Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Hunguri

    Diamond

    Abtigiis , Waxaa hubaal ah inaan kaa badiyo. Maxaad rabtaa inaad dhulkaas ka ogaatid. I spent lots of time in that region. Almost a quarter of my life . I would rather stop talking about alot. Otherwise, Haneefa may have the though of Hunguri scoring some cheap,haasaawe shots!
  2. Hunguri

    Diamond

    Haneefah, I know you are Ikhwaan and more serious . Dee ina adeer, aniga iyo inantu waanu kaftamynaaye alaab yar qof lagu maaweeliyo way ka wayntahay . Wah! Dadkan reer Fiiq iyo Dhagax Buur na waa wada serious . PS:- Nepathy, haye Diamond-ka maxaan ku daraa Nin hadhaya ninkani maahe. See your thread is almost in danger
  3. Hunguri

    Diamond

    Nepathy, Its alright. We will work it out. I can see, there is a will .
  4. looooooooool@Northner. Wallaahi sxb waan qoslay. Waar adiguba, waadigii NGONGE sutdents-kii ka raacay . This is simply an answer to that. Anyhow, they were 5 and including me became 6. And, you are 2 . Dee gurmad u yeedho
  5. Hunguri

    Diamond

    loooooooool. Waaba dadka aan raadinayo. If you own the industery, I will be your best retailer. Mmmmm above all, dee waaynuba isu qalanaaye. Aan iska dhamayno hawsha . Siraad iyo tooj ayaanba qofkaasoo kale ku raadinayee
  6. Hunguri

    Diamond

    Nepathy, do you really love diamond rings ? If so, I own a diamond,red gold shop in Dubai. Kindly, aan isku qabano nooh
  7. Waa sidee, meeshii waxay noqotay. Blood is thicker than water. Che, you are in dangour dude. I am afraid, that you may be marked and beign written into the black list book . You will be one of the Cyber warlords against civilians in the eyes of the Somali landers lool
  8. Malika, there is nothing special in India. I am just here to meet some of my family members. Its pretty hot though. Haye, CL some years back, when I was in Kenya and Dara-Esalam. I still remember some swahili words. Like, the one you just wrote "Una Fanya nini". I think, its: What are you doing. That is, if I am not wrong. Laakiin, dee I remember when I was schooling. I had many Somali Kenyan friends. Most of the North Eastern dudes did not use to speak proper Swahili . They used to stone people with big Swahili words, a thick heavy accent lool
  9. CL and Malika both of you morning too. I heard, CL went direct from the N-Eastern of Kenya to UK. She used to head cattles near the river banks of Tana River, some where close to Garisa . I must have seen her, a decade ago. I was on a cattle business trip and wanted to buy to export to UAE . Tii yarydee cadayga dheer afka ku sidatay sow adiga maahayn huuno
  10. Northner, will not tell you where I am at . Saaxiib, the world is not save place to live lately. I am some where in Nagakar street, where they sell red pan and Kat. What about the Euro first kick, I hope you will be there in UAE!
  11. Zaylici, illeeyn adigaa intaad vedeo clip iska qaaday. Youtube isku dhex tuuray. Waar nimanyohow, Somalidu waa mucjiso . Dhubad, ayaa ku qarxiyoo. Markuu Vedeo clip-kii kaa dhex arkay. Ayuunbuu lasoo boodayoo ku yidhi. School kii hebel ahaa ma dhigan jirtay. Oday fashilmay iga dheh . Saaxiib farahaaga iska taag taag. Shirku wuu soconayaa !
  12. Faarax. Below, is a letter written by Jacaylbro to his brother, who neither writes Somali nor reads. Jacaylbro, is using direct transilation from Somali into English ========================================= Dear bro Qawdhan, I am sending you the best greatings, which comes from the bottom of my heart. You have the information, that I opened my wife. Because, the whole family knows that she cut of my leg. More and much problem, you remember our little dukkaan or shop. The shop stood up. Meaning, "got bankcrupted". Brother, I am very much worried. But, no problem. Allah, will enter into my shoulder. Lately, these days. My stomach is walking too much, and I frequently go to toilet. "meaning odayga calooshaa aad u socota". Waayo jacaylkiisii ayaa ka tagay . Brother, Every body of our relative laughs at my love, and how I love this woman. I dont know, am I mad or people singing from Adan or Cadan. Walaahi, this woman made my life very miserable. Because, she stired the love with her leg. Meaning, "Jacaylkii ayay lugta ku walaaqday"... To be continued! Sincerely, Jacaylbro Jucuf Jaanbad!
  13. Ninkii Northner ahaa, waxbaa haysta . Siduu Somali land isleeyahay u diffaac. Ayuu qaffilo isku jabinayaa. Waakaase hakkaa saarto
  14. Show, meeshaba dadka jacayl ayaa wada hayay! Waxaan moodayay, jacaylku inuu kaligay igu yahay
  15. Ahahaha Waaryaahee. Orodoo niyow hadal-kan wax ku shukkaanso. This must be very impressive. Waa well written love letter. Laakiin, maxay kuugu taallaa waa hadal meel cidla ah ku dhacay! they call this calaacal.com lol
  16. Dee laakiin, kitaabkiinu waa kitaab nin waalan idniin qoray, ama miyyir qab laguma qorine waxaan filayaa idinkoo mirqaansan ayaad qorteen lool. Malaha idinkoo jabane ama qasaal jaad ah ku guraya dee . Waayo, waxaan la yaabanahay kittaabka arki waayay! (1)Rayaale (2)Ismail kii reer Samatar, ee Arrimaha gudaha (3)Cirro (4)Faisal-ka waalan ee aan miyyirka qabin (5)Siilaanyo oo ay kursi kaga dhegtay I heard, habeenkii he sings this song while asleep Kusrisaagaan Caashaqayeey Kursigaasaan Caashaqayeey Madaxwayne Mar i dhaha eey Madaxwayne maruun dhaha eey Sug, yaan kaloo illaawayaa. Wallee qolyo badana maskaxdayda ayay hada ka maqqanyihiin. Markaa bal buuga eega!
  17. Che, aduunka wax ka dacwad iyo cabasho badan maynu arag qoladan Hargaisa . Aniga i waydii dee. Waar adigaaga Che ah ayay ku odhanayaan. Sanadkii 1978, Bishii January, Maalinkii 16-ka, saacadu ahayd 12:30 habeenimo, ayuu 13 oday oo annaga ah basaasay ama af duubay . Markaa dacwadoodu ma dhamaato. loool. Hada, waliba waa qofkeey doonayaan inay dacweeyaan. Waayo Rayaaleba basaas ayuu ahaayoo, hadaad hada JB waydiisid. Wuxu ku odhanayaa. Aaaah, Xaasha waar ma Waliga naloo soo diray. Waligii waxba ma eegin Waa ummad nooc ah
  18. Che, wallee. And, how many did you kill? or paid the blood compensation money or mag of a cuzn killed an inocent soul! Anigu, I have never dont either! Allaw naga nabad gali. I dont think every Somali has a blood on his hand!
  19. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: Sheekh Shariif Ahmed, waa nin nadiif ah. Oo gacantiisu nadiif ka tahay dhiig iyo ummad Somaliyeed Waar ma la inaga hubaa ?? ,,,, Adiga dee meel baa ku bugta. Hadda, ninkaa la wada garanayo ayaad danbi u raadinaysaa. Waxba maaha qoladiina Hargaisa, inaad maalin dhaw Sheekh Shariif qabsataan. Oo tidhaahdaan, Waar dee Hargaisa ayuu odayaal ku dilay barigii Dawladii Siyaad Barre. Waniyow, Quraan halaydin saaro
  20. Jacaylbro , waniyow adigu sheekkada ha iga kufsane sug. Abtigiis, saaxiib I have a proof for you, forget about the hear say. Hassan Dahir has a blood on his hands and killed people and young educated men right on their land. Dont you simply ask your self, what took him to the out skirts of Saliid,Laasqoray and Dabra. Was there Xabasha or Ethiopians, were there White American red neck,fanatic Christians. Who was there saaxiib. What was his stance on this war. The answer is, he was a warlord puting on the relegion uniform. He mislead so many youngesters and set them up against their own paretns,their own Muslim mothers. Saaxiib, orodoo taariikhda soo baro. I think, you are from the North Eastern Kenya and has less information about Somalia. Sheekh Shariif Ahmed, waa nin nadiif ah. Oo gacantiisu nadiif ka tahay dhiig iyo ummad Somaliyeed. Hadana, raba xal iyo wanaaga umada Somaliyeed. Indha Cagaarane, ina Aways, iyo Juqqoow Jinni Qabow kulli waa danbiilayaal!
  21. Abtigiis, you prefer Yuusuf Indha Cagaarane over Sheekh Shariif. Very ironic wallee. If there were any thugs and looters amongest Somalis, more over a blood loving bed bug. Waxay noqonayaan Yuusuf Indha Cadde iyo Xassan Daahir. Waa true worlords puting on a relegion uniform. From Southern Somalia to the out skirts of Laasqoray, Hasan Dahir Aways dad ayuu ku dilay. Markaa orodoo taariikhdiisa soo baro. Hadana, waadba aragtaa oo xalba ma rabo! Blood and power hungary!
  22. Ahahahahaha. NGONGE, u remind me of my school age. How did you get this picture? Kabtii uun ayaa hadhsan. School kids
  23. CL , no wallee I am sorry. I am sorry for the fact, that I have been into your cupoard today. And, for your good information. Jacaylbro is a professional Somali expert tailor. He is good in stiching Googarado,and what ever goes with that . He can virtually send you one of your size through Via Wireless with a dedicated satalite frequency. Si kale kuma garatide. You will get ( Googarad duulaysa ) loool!
  24. Waniyow, I doubt this Nomad bearing the nick of MARC, I think he is the off spring of Oodwayne. may be his son! Qoraal badanaa too much of Big English, the one of King Edward and Cajuuso Elizebith!
  25. Ma anigaa Ciyaala suuq ah. Cl, I never knew u put on Googarad! I am sorry walaalo, if I hit a nerve