Hunguri
Nomads-
Content Count
1,740 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Hunguri
-
Originally posted by Abtigiis &Tolka: Xinn, awoowe, anna meeshi lagugu weeraraba inaan difaac ku dhinto, adna kolkaad iin yar ii heshid durban idaba qaadatid halkaad iga asturi laheyd, ma xeerbaa? Peace Caravan'ka meel inaga dhig isaga'oo bal TFGmaxay ku danbeyn bay kula tahay? Ma TFG'da ciidanka ilaalada Nuur cadde ku aamini la' cid aan xaafada aheyn yaad lee dahay way sii socon? A&T, Foosha ama haween-ku markay umulaan. Amaba uur yeeshaan. Ma qarsoomaan. 2-duba wax la qarin karo ka wayn. Hadda adiga, waxaan u gartay ( Qabyaalad ) baad ummushay.
-
Xaaji, maanta gurigiina miyaa lagu qayilay ?? ma reerkaa sidaa kugu yidhi?
-
Waar ninkaa Duke faraha hala qaado . Anigu beri hore, ayaan waxaan u bixiyey magac la yidhaahdo. "Naf Quraarad ku jirta" Ninakani, Kambayuutarkaa ayuu ku dhex jiraa
-
Che, saaxiib mayee. Waxaan ka yaabay dadkaa cammal la'aanta awgeed "shinbiraha qaqabanaya"
-
Ofcourse, I am against him. For, I dont support secessionism. He is just another example of Xaabsade. I thought, he was in Baydhabo with the TFG. Malaha xaggaasna waxbuu kasoo waayay. Big time loser!
-
Nin daad qaaday xunbu cuskay!
-
Kulankii Jaaliyadaha Reer Uk ee London iyo warbixintii Gobolka Sanaag. Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacdey magaalada London ee xarunta dalka UK iyadoo ay kasoo qeyb galeen dadweyne isugu jira Waayeel, Aqoon yahano, Caruur iyo Dhalin yaroba taas oo socotey mudo dheer ayaa ku saabsanyd warbixino kala duwan oo la is dhaafsanayey waxaa isagu halkaas warbixin dheer ka soo jeediyey Mudane Xasan Maxamed Saalax oo ku magac dheer Xasan Somali oo dhawaan ka soo noqday Soomaliya Xasan Maxamed Saalax oo ku magac dheer Xasan Somali oo dhawaan ka soo noqday Soomaliya. Xafladan ayaa waxaa markii ugu horeysay Tacsi loo diray guud ahaan Ummadda Soomaliyeed gaar ahaa Eheledii iyo qaraabadii Marxuun Suldaan C/laahi Cartan Farah oo shalay ku geeriyooday Magaalada Hergaysa waxaana Ilaah looga beryey in uu Janadiisa geeyo waana loo duceeyey Marxuunka. Tacsi ka dib waxaa bilowday shirkii Jaaliyada waxaa u hadley Mudane Yusuf Cali Fanax oo ka warbixiyey in Hawlihii dhaqaale ururintu ay mareyso meel aad u wanaagsan oo weli lagu jiro sidii loo derder gelin lahaa in la helo wixii hore loogu balamay waxaa isaguna ka hadlay Ibraahim Mahamed guuleed oo ka socday Shafield. Dhinaca Liverpool waxaa u hadlay Maxamud Ducaale [Dabxaani]wuxuuna sheegey in ay diyaariyeen wixii hore logu balamay Rag iyo Dumar wuxuuna yiri Jaaliyada Liverpool waa kuwa markasta diyaar u ah wax qabadka dalka,Waxaa isaguna dhinaca Birmingham u hadlay Siciid C/laahi Uurcad oo sheegey in la wado howlihii welina lagu guda jiro sidii loo dhamaystiri lahaa. Waxaa lagu soo dhaweeyey Mudane Xasan Maxamed Saalax oo ku magac dheer Xasan Somali isagoo ka warbixiyey Safarkii dheeraa ee uu ku maqnaa Soomaliya kaas oo uu hore u sii Raacay Madaxweynaha Mustaqbalka Puntland General Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Mudane Xasan Maxamed Saalax Wuxuu sheegey in la sugay ammaanka gobolka: ciidammada gobolka sanaag ayaa la mideeyey,waxa lagu guulaystay in ciidammadaas mid laga dhigo, maantana waxay ku jihaysan yihiin wax ka qabashada gobolka oo ay ku ammaanan yihiin. Waxa ka mida hawlaha ciidanku gacanta ku hayo ilaalinta xeebaha gobolka si looga hortago falalka afduubka, budhcadnimada, iyo tahriibinta. La dagaallanka xaalufka degaanka iyo baya'da oo laga bilaabay in la joojiyo dhuxulaysiga oo keena dabar go'a dhirta, nabaad guurka degaanka, iyo amni xumo. La dagaallanka masiibooyinka sida daadadka, duufaannada badda, iyo cudurrada baaha. Bannaynta jidadka iyo daryeelka marinnada ganacsigu maro. Ka hortigidda colaadaha iyo difaacidda amniga gobolka. Ilaalinta agabka dhismaha dekedda laga hir gelin doono iyo hor tegidda khakhal gelinta ammaanka hawlaha mashruuca. Cashuuraha dawladda hoose Waxa lagu guulaystay in la hirgeliyo cashuuraha dawladda hoose ee heer gobol. Dadka gobolka cashuurta laga qaado ee maammulka Puntland urursado, waxba dib uguma soo noqon jirin gobolka. Taasi waa la dhammeeyey, isfahan ayaana lagu keenay dedaalkan. Imminka laga bilaabo hal meel ayaa dadku cashuurta ku bixin doonaan, waraaq sharciyaysanna way la tegi doonaan meelaha ay wax ka dhoofsanayaan. 7. Horumarinta Dhaqaalaha Waxa lagu guulaystay sidoo kale in Bangi laga furo magaalada Badhan, kaasoo kaydin doona dakhliga ka soo xerooda ilaha kala duwan sida xoolaha, beeraha, kalluunka, iyo ganacsida kale. Warbixin dheer ka dib waxaa loo gudbay qodobadii iyo sidii loo fulinlahaa gaar ahaan dhaqaalihii sugida Amniga gobolka 3 bilood ee soo socda kaas oo dhan inta u dhaxaysa 350 000 & 500 000 Doler USA iyo sidii Jaaliayada reer Uk uga qeyb qaadan lahaayeen waxaana la gudoonsaday in la bixiyo Qofkii shaqeeya in uu bixiyo 500$ Qofkii aan shaqeyn in uu bixiyo 200$ Waxaa loo xilsaaray Gudi sidii loo heli lahaa dhaqaalaha Waxaa lagu balamay in la soo xereeyo tariikhda la isku raacay Waxaa haboon in la xuso in ay Jiraan dad isla meeshii ku dhawaaqay dhaqaalaha ay bixinayaan waxaana jiray dhowr qof oo sheegey in ay bixinayaan 1000£ oo u dhiganta 1800$ Ugu danbayntii waxaa la isku afgartay in la soo xereeyo dhaqaalahaas wakhtiga lagu balamay waxaana saxiixay heshiiskaas 4 Jaaliyadood ee ka soo qeyb galay sida London,Liverpool,Birmingham,shaffield!
-
May Allah bless all those, who lost their loved ones in this horrible,barbarian sucide bombs. It nearly brought tears in my eyes. When saw this vedeo clip. I have seen some nomads smiling and laughing on explosion threads. Allah dadka dhibaatada hakka kor qaado. Mogadisho, Hargaisa, Boosaaso and every where in Somalia. Hargaisa was the most peacefull city in Somalia, maantana dadku baqdin ayay ku seexdeen. Waa dhibaato! Meeshan ayaan qaraxa Vedeo clip kiisa ku arkay. http://www.allsanaag.com/ http://www.allsanaag.com/
-
To stone to death those who do adultery, is a piller and an article in Islam. Allah baa Quraanka ku sheegay waana Aayad dhan. Qofkii ka hor yimaadana waa Gaal for no doubt. Laakiin, waxaa la odhan karaa, maadaama fusuqu batay, dadka intii xadka lagu oogi lahaa, haloo caqli celiyo. Oo halla waaniyo. Balse, ninkii ka hor yimaada aayadaha Eebe iyo Quraan-kiisa. Wallee, kaasi isagaa cirka roob ku og!
-
Jacaylbro, illeeyn adiga laftigaagu, you have spare shots for the blankets and furaashis in your dreams lol. Anyhow, Baaruud adiga waa gartaa weeye. Waxba maaha inay riyadaadu soo qabato Sarah Palin in her campaign looooool
-
Nepathy, its like ( Beer of a liver, and Beer of a farm ). Both are written same, but differ in pronounciation. I know, what you mean. Laakiin either way waa Ok. Hadda dadku waa isku wada mid weeye. Almuhim, Boon ( waa more like a bone of English ) the guy is too short. Bone Xirsi Bawdya-Gaab
-
loooooooooooooool@Jacaylbro. Waar mala hubaa inaad dhagta soo qabanysid . Niyow, yaan barrito adiga iyo xafiiskaaga ( Wa-Shamsi laydinku qaadin ). Anyhow, ninkaan after 2 decades of days and dnights ayuu still riyoonayaa. Wallee kani waa eber weeye. Saaxiib adigu riyadaada iskaga jir iyo heelladaada Furaashkaaga la dhac and shoot the blankets!
-
Very interesting. Waar kaas lagu daadiyey waakuma looool
-
Gen. ILKAJIR oo mashaariic dhawr ah ka hirgeliyey gobolka Sanaag
Hunguri replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Jacaylbro, lacagta halkaas ayaa iska leh. Waa kayd weeye. Wax dhamaaday maaha ninkii dhulkiisa wax ugu qabta . Mida kale, doorashadan hadii la waayo 2-daa dhagax dhexdooda iyo 4-taa askari ayaan la waayeyn -
NGONGE, pray for me tonight on the Laylatul Qadar in your Taraawiih
-
Malika, are you glad, coz its friday, the prayer and Muslim day , mise you r thinking about the week end of saturday and sunday off . Runta iska sheeg!
-
Mmmmmmm one one hour and 45 minutes remaining from the affur time !!!!
-
Me, Djabouti channel ma daawataa. Haduu kuugu jiraan. Si fiican u daawo. Halkaas ayaad ka daawan kartaa Pirates-ka iyo movements-kooda!
-
Waniyow, waxaan rabay inaan ku waydiiyo sawirkan meesha kuugu sawiran. This looks a flag. What does this represent. I am not wrong, but I have seen the pirates speed boats and they were waving this flag. I know, u were using this averter long time before the birth of Somali pirates. Laakiin, hada far baa kugu mudan
-
Me, suaal malagu waydiin karaa?
-
Alright, I hope next week will be alright Mise next week, you will be buying toys and bunnies for the Eid Tuesday and Wednesday both will be Eid days. Too busy for family men to watch CL
-
loool you know what Mar baan xaqiiqda kuu sheegi doonaa..
-
Norf, sxb the world is not blind to defend the international water and chase those boys. Since Somalia has become a forgoten land and the world turned a blind eye to support or feed the hungary Somali children, even endourse and support a long lasting peace and deploy troops that replace the Ethiopians. Then, let it be. International water maahee Medetaranian cruise ships-ka halasoo af duubo!
-
loooool@ Ngonge . Yes, I agree with you. Laakiin, the failure of Somali people to form a goverment and protect their land is more worsening and bad than hungary boyz chasing the ships. Ngonge, where is Norf he is gone straight to his bed for anger loool
-
Norf I am serious sxb. Pirates, never interupt Somali boats or ships. What they hunt is, the foriegners who have been passing the Somali sea trade route without taxes or paying a single Dirham. And, to me in my dictionary. I dont recognize any goverment existing in Somalia. Be TFG, Somali land or Puntland! Markaa hayska shaqaysteen. Badoodii ayay isbaaro dhigteen nimankani!
-
Popular Contributors