Hunguri
Nomads-
Content Count
1,740 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Hunguri
-
Ms DD, Im fine walaalo. Alxamdulillaah, bariis caano iyo subag leh ayaa la ruugayaa . Haa meeshani waa i qarisayoo waxaay u egtahay Boosaaso
-
I heard, waa meesha Ngonge iska dhiibay . I happen to have a link with the home office, and saw a yellow file with the name of Mmmmmm written on it lool Odaygu muxuu belaayo sheegay si loo aqbalo
-
loooooooool Ngonge wallaahi waa qoslay. Waar ileeyn meesha waad taqaanaa. Its the city of 2 hostile tribes lol
-
dee maxaa ah you are 24/7 bussy
-
Saaxiib ma adigii baa magac kale soo qaatay ? lol waxaan joogaa Tuuladii yarayd ee Balli dhiig, Taala Buur
-
Very good, I admire the laws of God. Ps:- That, does not mean or I support Alshabaab
-
My stance on This goverment! (1) No Sheekh Shariif (2) No Ethiopian invaders or Foreign troops (3)No warlords ( Qaybdiid, Suudi, Maxamed Dheer, Jeelle ) (4)No Sheekh Daahir Aways (5)No Al-shabaab (6)No Somali land (7)No Puntland Dee No nothing.......
-
Somali land Tax justice V Mogadisho and warlords Tax havens! Source
-
Somaliland president candidate meets with Somaliland Diaspora Pics.
Hunguri replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I bet, they are all from ***** tribe [ June 21, 2009, 11:14 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] -
Alla haw naxariisto aamiin.
-
Acuudu billaahi. Waar sxb dee kan waxaad soo galisaa www.congo-online.com meeshan waxa weeye www.somaliaonline.co m. Acuudu billaahi wamaxy daayeerkan dabada laga gooyey. Kani Mugabi ayuu u egyahay!
-
Faisal Ali Waraabe horta madaxii ma waynaaday ? Waxa la yidhi islaan fooxa ugu rida, ayaa waxay ku tidhi. Waxaad madaxwayne noqonaysaa marka madaxu ku waynaado sida Daahir Rayaale Kaahin.
-
loooooool waaryaahee xilligaana masoo jeedaa . Waniyow, malaha Rayaale group4 security guard ayaad u shaqqaysaa. Odaygii waxan maqlay Kuwait ayay geeyeene maxaa ka jira ?
-
Originally posted by Ms DD: Actually Nuune.. I would never take daallo airline cos I was told "no TV"..for 7-8hrs!?? That is madness. Now I wanted to know whether there was a competition against Daallo from London to Somalia? Cos weyna addoonsadaan. Yes, Cosob Airlines will soon start its flights with the latest Jet and Airbus Tvs hooked up. It also has Vonage voice over IP wireless telephones hooked up. You can receive a call from a man heading his camels in the upper hills mountains of "Meer Meer-ka" !
-
loool General-ku dee waa nin dhib badan. Markaa haduu maqqanyahay iyo haduu joogaba waa in taariikhdiisa laga sheekeeyaa Gheele, ninka Jacaylbro la yidhaahdo waa Faisal Ali Waraabe oo internet-kii bartay Aniga i waydii lol waliba madaxa ayay isaga eg yihiin
-
Almost all police stations in Mogadishu are now operational, pics included
Hunguri replied to Hassan6734's topic in Politics
Sawiradani ma waanay ahayn kuwii Adeer Abdullaahi xilligiisii Hassan saaxiib kuwo kale soo sawir ! -
Gheele . Sxboow waligaa ma aragtay General Duke oo Masaajid ama Malcaamad soo sawiraya lol Waar Masaajidku xaggee kaa dhaafay General?
-
Originally posted by Gheelle.T: Hunguri, sow adigan concede gareeyay iyadoon la is arag. Kash-ka waa bootaala wuu ku waabsan. Gheele, sxb ninka waxaan rabaa inuu bannaanka usoo baxo. You know, its very hard to distunguish Alshabaab agents amongest women and children lol They wear Jilbaab, they put masks on their faces, they put on bed sheets. Name it . Marka raggu banaanka ha usoo baxeen...
-
Jacaylbro, beign a Faarax in Hargaisa since when did you learn using a Blackberry hand held device. Niyow, ninkani Pirate speed boat ayuu saaranyahay! Norf, Saxb aad ayaan kuu salaamay!
-
Mogadishu: happless Sharif Ahmed loses again to Al Shabaab
Hunguri replied to General Duke's topic in Politics
You know what. An old Somali man had a cup of tea with me. He's been in the diaspora for almost more than 4 decades. Wuxu igu yidhi. Adeer, anigu markaan Somalia joogay. Raggu si geesinimo leh ayay u dagaalami jireen. Face to face with a hand talk, spears, Toorey ama Somali Ableey. Hada wuxuu yidhi waxaa badalay. Qolo Alshabaab la yidhaahdo oo fulaynimo heerkay ka gaadheen iyagoo Afku duubanyahay ayay ku dilayaan ama ku tooganayaan! Warkaas waxbaa ka jira! -
Warkii Faysal Ali Waraabe waxbaa ka jira. Hadal xun ma ahayn, haduu yidhi reer Mogadisho ha tashadaan
-
Originally posted by Kashafa: Hunguri, war nin yahow maa ka joogtid ? war nin yahow ka waran hadaa kugu helo meel aysan joogin Amisom ? . Amaa la maqlaa nin qaylinaayo oo dahaayo: "Alayaaay, Antarnashanal Kamoonity, iga soo gaara. Balaayo baas oo Kashafa la dahaayo, built like a tank, aa meeshaan igu haysto. Wuxuu dhaar ku maray inoo karbaash'ka igu wadaayo inta aa Gaalo-raac'nimo ka towbad keenaayo. " Lol. Nah, abti. Gacan-ka-hadal looma baahno.(except on the ground in Somalia against Deal ? I'll let you know when I'm in town. Don't chicken out. Ma fogid, hadaad mar kaftamysid. Now, you sound more a human than a software pot . Alright, will let you know my address and the area that I rule by msg. Laakiin, marka u horraysa aniga haddaad iga adkaatid . I will cry out for my tribe not Xabashi and African troops. We will root you out dude
-
Waar horta Kashafa qof nool ma yahay Mise waa sidii kii horee magaca Dalibaan soo qaadan jiray. SOL produces many stage drama, disguised players, simply to balance the load of discussion and opinions . Kashafa, saaxiib anigaa Sheekh Shariif ka socdee. Give me your address, and we will have a hand talk of Bakoorad and Budh. Waana iga dhab !
-
looooooooool ciyaala suuq waaxid. Hadalkaa maxaad ku tidhi? Sorry, its just a question!
-
Fufu, waakuma ninka qabaa labadaas naagood
-
Popular Contributors