Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    394
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by Qurac&qansax

  1. Maxaan kala soconaa socdaalka Xasan Shiikh Ee Norway? – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Booqashadiisu ma ahayn mid Qaran oo ay casuntay Dowlada Norway. Laba arimood,ayuu uyimid Xasan Oslo,kuwaasoo kala ah…. 1.Dowlada Norway oo rabta in loo saxiixo Dad ay celinayso oo Somaliyed i…
  2. He is now gone.....waa is heen waayay to Norway to meet the "Somali Community" there XASAN oo maanta u baxay safar dibadeed + Qorshaha WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho shaqo oo muddo saddex maalmood...
  3. when all your engineering graduated from UNUKAA leh university and there is no check and balance, good luck any one who buys high rising property in somalia, dont kill yourself
  4. kENYUU Hadana aaday isagoo madaxweeyinhii Kenya ka maqan yahay, waa yaab yaa soo dhaween doona
  5. He is just saying what you are saying, Kenya is a head of us. but he is reminding some young folks, like Maakhiri, we were once ahead of them. That is all
  6. Xasan Sheiuk maxamuud isagu ma keenin, parlamankaa keenay, oo doortay, oo jeebka loo buuxiyay. Farmaajo way ku saxsaneed in laga huryimaado, Xasana laga horyimaado, CCW wuxuu tusay in uu qabiil iyo jeeba ka weenyahay, he is probably the best HAG politicians (with Shariif) so far.
  7. Which countries recognise Palestine as a state? WWW.THENATIONALNEWS.COM New recognitions reflect shifting international perspectives
  8. how that salatul janaza is different than the our (Suni) janazah, none, exactly the same. shame our somali religous leader who says, we have nothing in common with Shia, they are paid traitors by the gulf countries who hate Iran as they hate Turki becusae they stand for Islam. Shia and sunah has alot in common than we have difference, and are much closer and never wanted us to hurt as somalia then these thugs from Saudi, UAE, and QATAR. If iran was not there, Palastine people would not have existed. may alah unite the Umah.
  9. MMA, xasan waad ku daashay wuu is heen waayay, Nairobi kuu ku noqday
  10. Xasan Sheekh iyo James Swan si fiican ayay isku garanayaan. Xasan oo Mucarad ah baa u cabaadi jiray James Swan oo ku oran jiray in uusan Farmaajo doorasho rabin, inuu dalka kala jaraayo, inuu Puntland iyo Jubbaland isagu ka gardaran yahay iyo inuu yahay kaligii taliye. Markaan Xasan iyo Swan baa is arakaya, Swan baa oranaya Xasanoow wixii aad Farmaaje ku sheegi jirtay oo ay u dheertahay Mususmaasuq ba an baa lagugu sheegayaa... Xasan intuu qosluu dhahayaa, xaan yeelaaye...way iga noqotay... Swan, na soo wad, garoowaan ka lug bilaabaynaa
  11. https://www.idilnews.com/2024/05/14/yaa-sabab-u-ahaa-ilhaamada-ku-dhacday-hogaamiyaha-khaatumo-firdhiye/
  12. MMA, Illyare waa Bazanni reer mudug ah,
  13. galbeedi, saaxiib maxaa ku gu dhacay. Since you drink Xamar water, you have been poisoned with Puntland naceeb and Deni. Maxaa ku soo gaadhay xaaraantii la qaybinayay, mise waad u malafsanaysaa. please dont take credit away where it is due. Garacad is owned and built by the locals. No but or no If. I know it is hard to believe, because of the state that the rest of Somalia is in, but i can assure you, UAE dont own anything here. Where have you seen UAE doing something tangible for any one. I also can assure you, UAE will never going to be allowed to buy Garacad or run it. for the last three years we were hearing some people who want to discredit Deni, he sold Garacad to UAE, he sold Xaafuun, but never materialise. Any one can say what they like. But if there is no evidence It is a fake news. Garacad, is testimony for the people of Puntland, their corporation, their forward looking, their system, and any one who would like to take that away is dishonest and should be called out.
  14. Soomaaliya is the most corrupted nation on the earth according to the observers, for very long time. in rashinka ciidamada la musuqmaasay waa lagartay balse in ay xataa garan waayeen in musuq jiro oo dowlad shisheeye u sheegto waxay ku tusin dhibtu in ay tahay systematic ee aysan ku koobneen hal meel ama hal qof, ee system check and balance iyo transparency in uusan jirin Boobka Dhulka danta guud, raashinkii ciidanka iyo mushaharaadkii, rashinkii rashka ka yimid ee maskiinta sicir bararku ku dhacay loogu deeqay, , baabuurtii lagu deeqay, wax kasta oo gacanta XSM iyo xertiisa soo gala suuqaa la geeeyaa XSM wuxuu kala diray guddigii la-dagaalanka musuq-maasuqa markii uu kusoo laabtay xafiiska. haddii ay daacadnimo jirto oo la rabo in musuqa lala diriro waxay dowladda Xasan Sheekh awooday inay guddigaas dib u hagaajiso, xubnaha dib u qiimeyso, sharciga lagu dhisay eegto, kadibna barlimenka marsiiso, sidaasna lagu howl-galiyo guddig, ma dhicin. Inuu madaxweyne Xasan Sheekh umadda u sheego inuu la dirirayo musuq-maasuqa haddana uu burburiyo guddigii la dagaalanka musuq-maasuqa, waxay sawirtay in uusan madaxweynuhu arrintaasi daacad ka aheyn. Dowladda madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale diidan dhismaha guddiga madaxa-banaan ee iibka qaranka, si looga baaqsado hanaanka suuqa madow ah ee lagu kala iibsado hantida dowladda. Madaxweyne Xasan Sheekh 2017 iyo hada waa isku mid, horeyna musuq baa loogu yaqaanay hadana wixii lagu yaqaanay buu la soo baxay, horaa loo yiri waxaad barataa waa baaskaa
  15. hal shirkad oo ajaanibi ah qof ka socda kuma jirto the only shirkad "Natuon Media" waa ku wa conference u setup gareeyay. Meesha lagu qabanayo " Mogadisho Airport" fly in and fly out conference.
  16. Maxaa kala socotaa xogta Markabka Dekada Muqdisho ku xiran? – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Dalal badan oo Somaliya ay ka mid tahay,ayuu isku mari doonaa siday Dowlada Turkigu saxaafada la wadaagtay. Ujeedka socdaalkiisu,waa xusitaanka xiriirka siyaasadeed ee 134-sano jirsaday ee ka dhexe… Ujeedka socdaalkiisu,waa xusitaanka xiriirka siyaasadeed ee 134-sano jirsaday ee ka dhexeeya Turkey iyo Japan. Safarkiisa, Jeddah Sa’udi Arabiya Jabuti Muqdisho, Maldives. Japan Waa igu sawir, turkigu danba ka ma lahan. Mediaha Turkiga wax ka hadlaya Markabkan Mogadisho jooga ma jiro. wadamada uu soo maray iyo kuwa uu sii mari doono wax madax ah oo intay markabka fuulaan isku sawiray ma jiro. shaqaalihii markabku waa yaaban yihiin. xagee nalookaga yimid