Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    394
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by Qurac&qansax

  1. the most well planed vilage in Somalia. waa meel lagu noolan karo Xaafada Cusub ee Amal Garoowe ka dhisayso. Sizes and Prices included. amal_garoowe.pdf
  2. Shirkad uu qeyb ka yahay safiir Soomaaliyeed oo lacag ku haysata safaarada Kenya WWW.CAASIMADA.NET Nairobi (Caasimada Online) - Shirkad ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa dacweysay, kana guuleysatay safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, balse Caasimada Online waxay ogaatay... Tarsan oo gurigiisa Kenya, renovation uu ku sameeyay ku dalacay dowlada, musuq intaa le eg xagee lagu arkay... alow na bad baadi
  3. Xasan baydan aqoon. Xasan is the most qabiilayste president somaliya soo maray. danta Somaliland wax qalqalina ma sameenayo, sidaas owgeed Buhoodle base is imposible. Jubaland iyo SW Land, Madoobe iyo laftgreen baan yeelayn, waxaa u soo haray oo kaliya feerfeer, Hiiraan. The ethopian knows this and that is why they putting alot of resourses in Godey, very close to feerfeer.
  4. Sacuudiga iyo Eriteria ayaad ka tagtay 1. Somalia signed Defence Cooperation with UAE 2. Somalia signed Security and Defence agreement with Saudi Arabia 3. Somalia signed Defence Cooperation with Ethiopia 4. Somalia signed Defence agreement with USA 5. Somalia signed Defence Cooperation with Turkey ( Ratified by both countries) 6. Somalia signed Defence Cooperation with Uganda 7. Somalia signed Defence Cooperation with Eritrea 8. Somalia signed Defence Cooperation with Egypt kenya iyo jabuutina waa dhiman yihiin
  5. XSM baysan aqoon. xasan iyo Marxuumka, si kastoo ay u jecelyiiin in ad Deni iyo puntland ku xumeeya. xasan waxaa oga ween 1. in aan another D Block state ay san miiska la soo fariiran 2. in aan somaliland terotorial keeda la taaban u maleen mayo in Maakhir estate xasan dhisayo, he will use them to make noises to annoy puntland but then he will throw them under bus. muxuu u qabtay SSC oo ilaa iyo hada uu u diidan yahay in ay miiska soo fariistaan.
  6. the prerequisite for Somali to participate should have been, Ethiopia to denounce the MOU and respect the Somalia territorial. If that is not achieved there should not have been a meeting. this shows the team we sent to Ankara does not even now the basic of mediation. No mediation if the two side can not agree simple principal. I thought Türkiye is going to defend our see, way do we need Ethiopian agreement
  7. I was suprised Farmaajo did not re open the relationship, he was scared
  8. do you know who was president at that time, none other XSM, he took bag of $50M
  9. Faallo:-Ma dhabaa in DFS aqbashay in ay Itoobiya usaxiixdo heshiis la mid kan SL la gashay? – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Weftiga Somalida ku matalaya wada xaajoodka Itoobiya,waxa uu gaaray Turkiga,iyadoo uu ku jiro Lataliyaha Amniga Qaranka Xasan Shiikh. Waxay ku timid tagida weftiga Somalida ee Turkiga,iyadoon wakht… HSM dowladiisu waxay u saxiixi doonaan heshii kii Somaliland la gashay Ethopia. Fiqi, reerkiisa Hobyo buu dekad uga soo dhameen in Ethopia ka sameeyso Turkiga, wuxuu iska dhigin in uu soomaliyo la jiro, balse wuxuu ku dadaalin siday ethipia u heli laheed waxay rabto Once again, Ethipia and Turkey are the winners and Somalia is the looser,
  10. Israel infiltrated the intelligent services for all the Muslim countries, specially middle east. this is humiliation in a grand scale for Iran. and shows Israel can eliminate any one they want in Iran with precision and a will. i think they also could kill him in Qatar if they want, but did not wan to because, that means they will loose all the gulf countries, so it was convenient not to kill him in Qatar rather than Qatar is stronger or less infiltrated than Iran. and i become to believe the downing for the airline, carrying the Iran president and his FM was Israel assassination. It was shot down by a missile.
  11. Shirkada Wadaagsin oo noqotay mid ka mid ah Maalgashiga guulaystay Ee Somaliyed – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Shirkad Somaliyed oo ay maalgashteen Dad Somaliyed oo gaaraya 700-Qof,ayay noqotay Shirkada Wadaagsin. Wadaagsin kaliya mahan Shirkad Somaliyed ee waa mid guulaysatay oo tilmaan unoqon karta...
  12. this is why they ban the airline Fadeexad weyn oo soo wajahday Shirkada Diyaaradaha Itoobiyaan Airlines – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Shirkada Diyaaradaha Itoobiyan Airlines,way ku Ceebowday muuqaalkan oo uu baahiyay Wariye ka tirsan TV-ga CNN. Ilaa iyo hada war lagu qanci karo kama aysan soo saarin Shirkada Itoobiyaan...
  13. Watch unnamed | Streamable STREAMABLE.COM Watch "unnamed" on Streamable.
  14. Thanks Che, but i do not really know it, i will let you know when i findout. it really looks better than any of the houses i have seen in Mogadisho or Hargaysa. The way they builind houses in Garoowe is very close to how they do in Western Countries. I said, close, becuase there is few things i could have done better, but never the less is a masive step up. one of the reason somalis buy houses abroad (istanbul, nairobi, dubai and so on) was becuase of the lack off quality of construction in somalia.
  15. Somalia’s Abdullahi Jama Mohamed excluded from Paris 2024 Olympics despite historic win WWW.HIIRAAN.COM Mogadishu (HOL) — Somalia's National Olympic Committee has excluded athlete Abdullahi Jama Mohamed from attending the Olympic Games Paris 2024, scheduled to be held from July 26 to August 11.
  16. caqliga reer UNUKA ee xamar, waxaad moodaa in aysan wadanka dan ka laheen
  17. Geeloooooow salaantaan ku la dhaafi waayay, ee maxaad ku barideen hadana Jabouti buu joogaa
  18. MMA XSM adaa ku daalaya ma soo qaban kartid. isbuuc gudaheeda, waa Norway, Switzerland iyo Turkiga
  19. Hadana Ordogan buu salaanata la dhaafi waayay, turkiguu joogaa si uu ciida ugu tukado
  20. This is beyond Humilation. Comminity Hall Conference, with Bunch of NGOs
  21. he is in Switzerland...waa cajiib Ujeedka Xasan Sheekh u tegay Switzerland + Sawirro WWW.CAASIMADA.NET Luzern (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Switzerland uga qeyb galay shirka nabadda iyo ganacsiga oo muhiim ah Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...