Qurac&qansax
Nomads-
Content Count
430 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
12
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qurac&qansax
-
Daawo: Marwada 1-aad oo ballan qaad muhiim ah u sameysay 16 gabdhood - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Marwada koowaad ee qaranka Qamar Cali Cumar ayaa galabta soo booqatay xarunta gabdhaha agoonta ah ee Boondheere, iyadoo u mahad celisay dowladda Jabuuti oo hir... marwada madaxweeynaha oo agoonta xarunta Boondheere oo ah xarun dowladda Jabuuti hir gelisay u banalqaatay 16 ka mid ah in ad deeq waxbarasho oo jamacadeed (4 years) sii nayso. marwo suu aasha meesha taagan waxa weeye. 1. xaruntaan dowlad jabuuti baa waxtartee, xarumaha kale ee aan wax la tarin ee wadanka ka jira maad wax tartid. 2. hadii aad deeq 16 arday siinaysid, maa xarumahoo agoonta meelkasta wdanka ka jooga u wada qaybisid. 3. lacagtaan deeq waxbarasho oo 100K oo doolar gaaraysa ma mid aad lee dahaa mise waa mid dowladeed.
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
MMA, your video from Garoowe, is missing dhuula tuska. -
priminsterku balanqaad buu sameeyay ee ma ka soo bixi doonaa in ammaankeena ay san sugin Midowga Afrika ee ATMIS iyo in dhulkka la isaga kala safro dalka gudihiisa si nabad ah ma ka soo bixi doonaa
-
(Unsubstantiated) Disgraced Minister Beyle embezzled $193 Million
Qurac&qansax replied to Dalmar1's topic in Politics
so far, ku waan ku wa wax helaya uma eka. Their line of question is childish and scratch the surface. Byle is smarter than that. They need to get to the bottom and check where every $ went and account for. Wasaarado aan shaqaale badan laheen baa budgetkoodu yahay $100s of Million of dollars. They need more than an hour igu tus ah, gudi forensic accounts ah loo saaro, who sepend hours sifting through the money from account to the end user, then it is easy to find it, but the way wax u socdaan, they just want to show Bayle can not be trusted and therefore we can not re appoint him to the Minster. Jug jug meeshaada joog. -
Dowladda soomaaliya oo ka jawabatay eedeynta uga timid Somaliland. WWW.JOWHAR.COM June 29 (Jowhar.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uga timid Somaliland, taasoo la xiriirta in la musuq maasuqay saamigii ay... somalia oo xajkii u qaybsatay sida loo kala danbi badan yahay 1. qeebta ugu ween Xamar 2. Hiroshabeele 3. GalMudug 4. jubaland 5. Somaliland 6. Puntland. Puntland way ku qanacday, haday reer Unuka saas danbi uga dhaqmayo, waxba kama qabaan.
-
(Unsubstantiated) Disgraced Minister Beyle embezzled $193 Million
Qurac&qansax replied to Dalmar1's topic in Politics
in gudoonkii hore asi laftarkiisa wax laga weydiiyo iyo sabatii eesan barlamanka in ay ansaxiyaan ay u diideen hadii ay jiro warka wasiirka... Accountability is always good, let's not turn this into witch hunt against Bayle, but Khayre and Rooble should also be questioned, they were his boss. it is the first time, since the civil war, the parliment is talking about Accountability so it is good. Not sure, if it is going to continue!!!!! -
Rooble was the most corrupted PM ever so mara Somalia. If he was not there, the election would have happened months ago. He was the reason, for the delay. Farmaajo was a weak leader, he could not have caused a civil war.
-
(Unsubstantiated) Disgraced Minister Beyle embezzled $193 Million
Qurac&qansax replied to Dalmar1's topic in Politics
MMA, i am not who you think. i dont support HSM, or Farmaajo, or shariif, or yeey, or Qaasim, or Mahdi, or Caydiid, or Siyaad, or infact any leader somalia soomaray. They were all corrupted, and don't deserve to lead. Webpagekaan aad soo galisay, adigaa garanayee meeshuu ku jira daqligii shantii sano, ee farta ku fiiq. Anigu ku ma arag, adigu ka soo dhex saar. -
(Unsubstantiated) Disgraced Minister Beyle embezzled $193 Million
Qurac&qansax replied to Dalmar1's topic in Politics
this is nothing to do his education. He is publick figure and need to be accountable his action. may be true. It has nothing to do. They doing their job. exactly. -
(Unsubstantiated) Disgraced Minister Beyle embezzled $193 Million
Qurac&qansax replied to Dalmar1's topic in Politics
waxyaabaha lagala soo baxi karo 1. deen baa la qaatay aan parliman la soo marin. Parlimen waa jiray, looma geen, hadaan idiin keenaynaa markii lacagtii laada isticmaalay. Dowladii NN waxay noqotay dowladii ugu horeeysay oo deen qaadata 2. hadii aan lacagtii deenta la heli laheen, meeshaan ma joogi laheen. NN waxay wax ku kala waday deen, ee maamul fiicni ma aheen. 3.Accounkii waxaa kijira $14M (deentii ka hartay) +$1M. Accoun buuxa ma jiro. 4.socdaalka, oo wax lagu cuno. Bayle waa la isticmaalay, and haduu sharaf leeyahay, sidii Gabadhii buu uga carari lahaa farmaajo, ee wax uu ku joogaa la tusay, and he is now paying the price. galbeedi this is a new parliment. They have noting to do the old one. So far, they are doing the right thing. There was a parliment. It was corrupted by your dear leader Farmaajo. Yes, even if there was 2 months left, still has to do their job and debated. i dont think so. The truth will come out. Warkii jira cakaaruu imaan. That is NN fantacy. Auditing baa la sameeyay and so on. There is no evidence. where is the webpage. give us the link. That is not true. I know at first hand how easy is to still in there. They made it easy, because they all want to still. -
(Unsubstantiated) Disgraced Minister Beyle embezzled $193 Million
Qurac&qansax replied to Dalmar1's topic in Politics
i agree with you. NN ceebteedii haday soo baxaysaa. Wasiir bayle wuxuu yiri deen $155 baan qaadanay, parlimenka ma jirin aan u sheegno, sababta uu shacabka soomaliya ugu sheegi waayay maxay aheed. Xageeyse ku baxday (electionkii) 2017 budgetkii markii ay soo xireen oo lacag $40M la waayay meeel ay ka baxday, aya NN go aaan satay in aan budget danbe la xirin, parlimankiina la cag lagu harqiyay say u aamusaan. Bayle waxaas oo dhan wuu ogaa, wuuna ka indho xirtay. Qarshe iyo Qaate waa isku mid. tomorow waxbadan baa soo baxaya. Dadka wax weeyniyana dad yaqaan si wax loo waydiiyo uma eka, balse waan arki doonaa. Habka parlimenkaan wax ku bilaalay, it is good. Ma ka aargoosi baa mise wa New way of accountibility, time will tell. Way fiicnan laheed in Mahad salaadna meesha keenaan, oo wax laga waydiiyo eedihii loo soo jeediyay iyo ku wa parlimenka ku jira oo Nisa madaxda u ahaa. Khayre isna in meesha la keeno oo la waydiiyo way uu parlimaka warqad ugu qoray in aan budget papaerka la keeni karin, what about Rooble intuu joogay yaa warqadaas qoray, isna ha la keeno. Bayle ma looma ooyaan buu noqqday. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
ninka hoteelka la siiyay, magaciis!!!. It is possible, but need evidence. -
I 100% agree with Galbeedi. The flag is fine, don't destroy the only symbol that left of what was know as Somalia. You can dismiss as you like, but that is what inspired Mr Awaale of choosing the5 star, that is his own words.
-
Does someone know where the word Waqooyi comes from?
Qurac&qansax replied to Abdul12's topic in General
waaq + ooyi -
what is the evidence. UN flag is Blue. Did they copy from Italy too. Tunisa and Turkish Flag almost the same. Do they copy each other. how many country has their flag as three stipes of colors but different orders, or different orientation, do they copy each others. What about Malaysia and US. What about Australia and Newzealand. And so on They are all happy and appreciate, except somali maryooleey. Halyeey geeda la hartooy. Things can look the same but different.
-
There is nothing to celebrate. The constitution is torn down, the parliament and its speaker are corrupted, youth are fooled with empty patriotic words and fake news, rule of law is violated, nepotism is upheld, and polarization is fueled by bad leaders.
-
Libiya propably copied from us. There is no time stamp indicating it was before our flags. Maxamed Cawaale liibaan, the farther of Somali flag deserve better. Reerka unuku baryahaan waxay ku mashquuleen in waxkasta from Puntland ha la badalo, included calanka. lets focus others. Calanku is fine.
-
Character assassination against wasiir Beyle
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dont make bayle an angel. Bayle was soo good becuase all others were rubbish. Laa shukran Calal Waajib. -
Character assassination against wasiir Beyle
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
ceeydu ma fiicna. Put your words-across without abuse. Bayle had made mistakes, and so many minsters in his cabinet (last cabinet). So, they either all have to be investigated or let them go. It is like invetigating Fahad, and letting others sit in the parliment. But yo dont rush judgement so quickly. Somalidaa tiraahda, kaadi badane waa loo gogol badiyaa. Wadamadaan horey u maray, unless you can presecute some one, you dont call into question. Waxa lagu haysto, waaa wax meel looga baxo leh weeye, even if he done it intentionally. Waxa lagu haysto waa, maxaad budgetkii parlimanka u keeni wayday. We know he can not bring budget papers to the parliment unless the parliment leadership acceept that. How do they know he tried but the parliment leadership refused to accept. None of those leaders are in the parliment. -
caaydu ma fiicna, platform kan dad badan oo leedership somalia ku leh ayaa warkooda ka qaata halkaan. Act on that. somalida iyo fudeedkeedii weeye. Videoga ninkaan soo duubay, wax badan oo alshaab ku saabsan oo xataa ciidenkeenu isticmaali karaan baa iiga baxay. Adi maxaa kaaga baxay, mise how to discredit this journalist uun baad ku mashquulsaneed. any information regarding how your enemy conduct business should be valued. Journalist si uu warkiisa ku helo waa in uu ugu ekeedaa neutral. if it was in any other country he would have won an award. mida ku saabsan, waxyaabihii uu ka yiri Farmaajo, it was spot on, except mida caayda ee uu ugu yeeray Majnuun. Caaydu ma fiicna, soomali badan baase saa warkooda ku gudbisata. Shows lack of words.
-
aqalka sare, represents the state and the state interest. Is not for 4.5 qabiil interest that is why odayaal qabiil aysan u soo dooran aqalka sare, but the state presidents, so can not say Jubaland represent the interest of both D Blocks. It is not la jiifiyaana banaan.
-
Aqalka Sare oo maanta meel mariyey xubnaha guddiga dastuurka ku metalaya - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay gudaha magaalada Muqdisho, waxaana shir... How on earth Jubaland has two memebers and Puntland does not have one. Puntland is the mother of the constitution, the mother of federalism, the mother of Somali Unity that HSM is now enjoying it. The Garoowe I and Garoowe II architecture. Waxaa ka soo baxaya dhoor arimood 1. Gudoomiye Cabdi Xaashi he is part of the problem 2. The Current admisntation HSM and the Beesha Unuku waxay is tuseen in Punland ay danahooda dastoorka carqalad ku tahay 3. The Current admisntation HSM and the Beesha Unuku waxay is tuseen sida kaliya oo Puntland loola dagaalami karo in ay tahay in ayaga iyo Jubaland lakala geeyo, laguna kala geeyo, Jubaland oo loo bursi (qeeb) badaniyo, Puntlandna la qadinayo. Madoobe ma yeeli doonaa, his true color will comeout soon. 4.The Current admisntation HSM and the Beesha Unuku wax yaabaha ay rabaan in ay dastuurka mariyaan oo Puntland ka soo horjeedo waa Maaqimka Xamar ama Banaadir. Puntland waxay rabtaa Xamar loo wada dhanyahay, dadka xoolahoodii xooga lagu hayso la soo celiyo. Xamar ay nooqato meel district sida Washingtown or Ottawa, oo federalka hoos tagta oo loo wada dhanyahay. 5. HSM has not learned anything from the past. The reason, HSM I and Farmaajo has not acheived much is becuuse they sidelined Garoowe. The reason Shariif who was dugsi quraan teacher acheived more, was becuase he did not see Puntland as an enemy but a force of good.
-
when I was growing up in Somalia. We were self sufficient in Tobaco, Sugar and rice...the three most imports
-
vegetables , is probably Qat from Ethopioa...and Kenya will Compete soon
-
i was supprised our most export is Gold....from where we export....Gold export contributes half of our export revenue and no one knows, where, which state or city or company export gold from somalia.....this proves there is a lot the average person does not know....our resources is been debellated without our knowledge