Qurac&qansax
Nomads-
Content Count
394 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
12
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qurac&qansax
-
NISA Director Mahad Salaad raises the Salaries of NISA Troops
Qurac&qansax replied to Dalmar1's topic in Politics
exactly. waa waxaan dowlad aqoon. miisaaniyad kasta waxay ku base gareesantahay budgetka. Budgetku wax agaasime siduu rabo ka yeeli karo ma ahan. -
MMA, that is why Arman is rear. Because even disgraced and convicted, when they correct, give credit where it is due.
-
Yusuf Garaad Qormadiisu waa fariin ka timid Itoobiya oo la rabo in lagu bajiyo Madaxweyne Xasan. “Dilkii Wasiir Siraaji Madaxweynaha Somaliya,waxaa ka hor ogaaday ra’isalwasaaraha Itoobiya”. Xogtaas muxuu horay ugu sheegi waayay Yuusuf haduu hayay oo hada kusoo beegay? Ujeedku waa Xasanow Itoobiya siday doonto ayay kaa yeeli kartaaye ee saas la soco.
-
He is a rear commodity. He is the only one who passed the test of time. Regardless of who is in power.
-
Mahad Salaad is destroying hay'adda sirdoonka
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
waxaa soo baxaya in Mahad Salaad iyo dadkiisa ka danbeeyeen, oo Alshaydaan la adeegsaday, dhul baa laysku haystaa. Ninkaan Waa dadka meesha degenaa, dadka kalena waa dad soo guuray. Ilaahay ha u naxariistor. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
HSM moving away Somali heshiis ah dunida la heshiis ah, by siding with Egypt and creating enemy with Ethiopia. Not even 2 months It is officially now, Somali iib ah ifkana ka iib ah -
Egypt and Somalia condemn Ethiopia over Nile dam dispute
Qurac&qansax replied to Che -Guevara's topic in Politics
this kind of strategic shift need time, what is the rush. Why not wait the minster to be named and consult with stake holders. If you choosing between two, need to ask the threat and the strength. Interms of strength they both the same, they can not offer much. But interms of threat, Ethiopia can do harm to us more than Egypt. Not only arming Alshaydaan, but prolonging famine by blocking water ways to Juba and Shabeele rivers. Did HSM thought all the scenario, or he was happy with the Samsonite of Sooryo. -
Egypt and Somalia condemn Ethiopia over Nile dam dispute
Qurac&qansax replied to Che -Guevara's topic in Politics
I am not surprised DAALMAR and WAARE supporting HSM, I was surprised thought Faisal supporting HSM diplomatic failure. Is Faysal doing this because of Hamza. Somali Qabiil baa dilay. I know, Ethiopia is our arch enemy but they are our neighbour too, and especially last 4 years of Abbey they were good neighbour. You can choose friend but you can not choose a neighbour. it is our Interest to be neutral of this conflict. -
wa dowlad wada unuka ah....cadaalad iyo mahad salaad maxay ka qabanayaan, every trip
-
Madaxtooyada Soomaaliya oo qarisay qodobkii ugu cuslaa ee ka wada hadleen Xasan sheekh iyo Siisi. WWW.JOWHAR.COM July 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana... Madaxweynaha Masar Abdelfatah Sisi ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka wada hadleen arrinta biyo xireenka Wabiga Nile ee Itoobiya, waxaana ay soo bandhigeen khatarta ay leedahay siyaasadda halka dhinac marka la fulinayo mashaariicda wabiyada isaga gudba xuduudaha villa somalia arintaan way qarisay
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Booqashadii Madaxweyne Xasan ee Tansaaniya,waxay ahayd qorshe lagu qarinayay kulan Shirkad Shidaal. Sida la filayo,waxaa jiri doona heshiis qarsoodiya oo dhexmari doona Somaliya iyo Kenya oo ku saabsan Shidaal baaristaas Bilooyinka soo socda. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
hamsa will be the weakes PM ever, weaker than Ina abdirashiid iyo Saacid Hurdaaye -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Qurac&qansax replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mahad Salaad ma alshabaab buu ku milmay. maxaa isku aadiyay, HSM oo ethopia isku yara xumaadeen iyo alshaab oo ethopia weerartay, for the first time in over 6 years. last time alshaab ethopia weeraraan waa wakhtigii HSM xukunka hayay. -
he could have sent Hamsa, but prefer himself humiliated.
-
HSM his first term, appointed three PMs, Laba Saacid iyo ina Abdirashiid. All were selected because their perceived weakness and qof si duu rabo la ga yeeli karo. HSM second term still looking that weak PM and found Hamsa. waxaa igu maqaala ah, in dhoor casimaad oo uu Hamsa dibada ka helay in HSM u diiday. HSM wuxuu rabaa in PM office uu weak noqdo oo oficekiisa hoos yimaado, meesha uu kor u qaadayo madaxweeynaha. Golaha wasiirada ee la soo wado, mostly were hand picked by HSM. Puntland iyo Jubaland ma ogalaan donaan in Hamsa booskaan uu ku helay 4.5 saas loola dhaqmo.
-
Are they dead, are they alive, are they fighting in a foreign war
Qurac&qansax replied to Che -Guevara's topic in Politics
ciidamadaan waa ku wo nasiib daran 110-milyan oo dolar ayay uxaniman yihiin Ciidamada Eretereya. 30-Milyan oo dolar Qatar,ayaa hormaris usii bixisay oo qayb ka ah Lacagtaas. 80-kii Milyan ee haray ilaa iyo hada Dowlad ka bixisa Somaliya lama hayo,iyadana haba sheegin xataa Milyan ma awoodo. Imaaraadkaa leh anaa Yemen ka shaqo galinayna iyo Liibiya ee na siiyaa 3000 oo ciidan lacagtana bixinayna iyo mushaar fiican ma mishinari bay noqdeen, marna tigree marna yemen iyo liibiya -
The Rise of O****** in Somali Peninsula; A New Political Realignment
Qurac&qansax replied to xiinfaniin's topic in Politics
nin yahoow nin dulusionist ah baad tahay puntland baad ku waalatay. iyo in aad wax kasta ku eedaysid hadii puntland iyo PM puntland ka soo jeeda wax kaa hor istaagsanaayeen,maxaad last five years, oo PM uu dad kale ahaa Farmaajo oo Khaatumu iyo adiguba aad saupportigareeynayseen uu madax weeyne ahaa aad wax u qabsan waydeen. Cuqdadle wiligiis meel ma gaarayo. -
The Rise of O****** in Somali Peninsula; A New Political Realignment
Qurac&qansax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Maakhiri and Duufaan, dhita idin haysata waa taas. ee taas xal u hela. Dadka wax sameeystay ha eedeenina. -
The Rise of O****** in Somali Peninsula; A New Political Realignment
Qurac&qansax replied to xiinfaniin's topic in Politics
it is intersting to see, you mentioning the one you do not have evidence for it, and ignoring the one we know it happend that is Farmaajo sending Og male to Ethiopia for arrest. Naceeb waa waxa adiga iyo dadkaaga meeshaas dhigay -
catchy slogan but not practical. HSM waxaa u soo baxaysa in uusan lawada heshiin karin UAE and Qatar. Qatar waxay joojisay, lacagtii ciidamda lagu tabaray ee Eritaria. UAE ma bixinayso. HSM waa in uu Kala doorto UAE and Qatar.
-
The Rise of O****** in Somali Peninsula; A New Political Realignment
Qurac&qansax replied to xiinfaniin's topic in Politics
the longest state president, Madoobe, time is coming to end soon. Waxaad moodaa in Madaxweyne Axmed caleentiisii Siyaasadu Cirka kasoo dhacday. 1. Hamsa iyo Madoobe waa reer ahaan dad aad iskugu dhow, reerkii Og ta madoobe waa ku soo jeesteen, in beeshiisu ay san isku haysan karin Labada darajo ee sare, oo halkaas Ogtii garabkii uu kawada haystay waa kala jabay. 2. Kenya is badal bay rabaan, becaue weli xududii sidii aya khata ugu jirtaa , qofkale oo reerka Og ta ayay rabaan ay uga guuraan Madoobe 3. Deni iyo Madoobe oo sii kala fogaanaya, Waxaa soo baxaya in Deni uu san baryahaan ka jawaabaynin Tele Madoobe. 4. Kenya iyo HSM waxay ku heshiiyeen in Madoobe tago. Madoobe wuxuu rabay in intii HSM joogay Nairobi in uu tago, balse kenya baa diiday. Hasan wuxuu uga baxay Madoobe in Wasiirka Amniga JL oo kasoo jeeda Gedo laga dhigo Talyaha Ciidamada Xooga ee Fadaraalka si uu Axmed Madoobe uga caawiyo arinka Gedo. 5. Waa Reer Gedo oo isku afgashtay Axmed oo taga mooyee in aysan wax wada hadal ah gelin. Xildhibaanadii kasoo baxay Ceel-waaq ee reer Gedo shir ay uqabteen Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Ganacsato waxay usheegeen in aysan Axmed ku xirnayn ee ay utaagan yihiin qadiyada reer Gedo waxa kaliya ee marana ay tahay…’Axmed oo xaqiijiya in uusan mar danbe isa soo sharaxayn doorashadana xiligeeda ku qabta”. 6. Ethopia waxay HSM ka rabaan in Gedo aan faragelin lagu sameen ee ay u dayaan dadkii Farmaajo uga tagay. Gobalku in uu sidiisa ahaado oo aan wax isbadal maamul iyo amni ah lagu samayn,ayaa laysku raacay. Dowlada Xasan iyo Maamulayaashii Gobolka xiligii F&F waxay isku afgarteen in aan Axmed madoobe lagu wareejin Gobolka. Madoobe, awal wuxuu la dagaalamay laba group waa Gedo, Ethopia iyo Federal. Wuxuuna support ween ka haystay Puntland, Kenya iyo reerka Ogta. Hada waxaad moodaa supportigii uu haystay in ay meesha ka baxayso oo waraabuhu banaanka ku cunayaan. Hamsa uma eka nin yac ka dhihi kara Ahmed waxa kaliya oo caawinaya lama hayo qof Og ta ah oo Axmed badali kara oo lagu aamini karo Jubaland -
The Rise of O****** in Somali Peninsula; A New Political Realignment
Qurac&qansax replied to xiinfaniin's topic in Politics
Khaatumo is too divided and weak, and Maakhiri can not do it by themselves. Awdali and Maakhiri could have but they dont have share location. The status quo will continue. Khaatumo in ta ay isku dhararinayaand MJ, they not going to get any where. -
i think a topic specific to Business in different region of Somali speaking will be beneficial to many people. This topic "somaliland" you have to sift through before you get to one topic about business.
-
Baala xoofto and Samafal, i both agree with you imports wax aan ku faano ma ahan, ee export, specially locally made (or adding value) is what what we need. I think somaliland is doing well when it comes to Manufacturing for Somali speaking peninsula. And we have to command on that. Remember we are not in competition but complement each other. Baala xoofo, can you create a topic, Somaliland Manafutures, warshada burka, the cement, the softdrink and so on. I know some of these are not manaufuctured but imported and added values for local distribution. it is good to talk about the positive (what is working for us) as well as what is not working for us (political) And other regions, we can have similar pages.