Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    394
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. prof soorkaa xaafada wardhiiglay isaguna wuxuu meesha la soo fariistay heshiiskii xasan iyo abey buugta taariikhda ayaa lagu qori doonaa, wuxuu ku candacoonayaa waa markii ugu horeeysay ee ethopia ay aqbashay in ay ilaaliso midnimada somalia prof soorka waxaan loo dhigin in madaxweeyne D block kasta ah, ethopia ku khasbayay in ay ictiraafto midnimada somalia 1.siyaad bare iyo mingisto bay aheed in 1988 kala saxiisday in dowladkasta ay midnimada mida kale ilaaliso oo aysan hooy siin mucaadka mida kale 2. dowladii cabdulahi yusuf bay aheed oo uu rasial wasaare ka ahaa Nuur cade ay heshiis kala saxiixdeen in ethopia ciidankeeda kala baxdo oo ay ilaaliso midnimada somalia 3. sidoo kale dowladii farmaajo
  2. i support the doctor; xasan baahane in lagu khasbay in uu qirto dhiiga ethopia, oo malinkasta ku soo xadgudubta xuduuda somalia waxay aheed wax aan laga fiirsan oo dad aan diplomasi wax ka aqoon miiska la fariisiyay.
  3. Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyey inuu aasay taariikhda ka dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Muqdisho (Wararka PP) — Dr Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah Senataor ka tirsan Aqalka Sare waxna ka dhiga Jaamacadda Minnesota… Sii akhri
  4. Masar Oo si weyn uga carootay kulankii Abiy iyo Xasan – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Masar oo daba socota kulankii Turkiga,ayaa Wasiirkeeda Arimaha Dibada,waxa uu lasoo xiriiray Wasiirka Arimaha Dibada DFS. Masaaridu,waxay ka caroodeen la kulankii Xasan Shiikh ee Abiy. Sida...
  5. Damjadiid oo qorshaynaya Raaskanbooni kadib in ay…… – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Shir looga hadlayay Gedo oo ay fadhiyeen Xasan,Xamse,Sanbalooshe iyo Faarax Cabdiqaadir,ayaa loo diiday in uu kusoo biiro Fartaag. Arinka Gedo ayay ku mashquulsan tahay Xasan iyo Kooxdiisu kadib Ra…
  6. isagaa Abiy raadsanaya si uu Madoobe presure u saaro. Abiy stupid ma ahan, he will drag his feet
  7. in every war, you have to know when is the right time to wage it. what made it easier this time is, Asad's backers have been weakened, Russia is not what it was before, it is fighting in Ukraine, Iran and Hizballah have been weakened by Israel, combined with the opposition who have learn how to manage the day after victory, and not interesting in blood shed and retaliation and happy to cooperate former leaders such as the prime minster.
  8. this is good leadership, to minimise the collapse of all the institutions. this is what the prophet done, for the opening of Makah, no retaliation, give respect the former leaders so they can surrender rather than fight, no interest of blood shed, only to change the government and everything else to work as normal.
  9. The outgoing Somaliland President “Fuels Targeted Attacks in Ceerigaabo” – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Ceerigaabo (PP Report) — For the past two weeks, Ceerigaabo, the administrative capital of Sanaag, has experienced targeted attacks and… Sii akhri
  10. https://x.com/JibrilQoobey/status/1862172707351097767
  11. Excetly....well said. MMA wuxuu ku khafiifay Federal Naceeb, is it fare, if every bad action Alshaab did/does , is attributed to Shareeca Islam.
  12. ala xasan, xasan u ekaa ninku isma badalo miyaa
  13. Caasho Geelle oo Warqad furan udirtay Madaxweyne Xasan Shiikh – Idil News WWW.IDILNEWS.COM Waraaq Furan Shalay Maanta u Ekaa Ujeedo: Nasteexayn iyo Tallo siin ku socota Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Dr Hassan Sh Mohmud Soo jeediye Caasha Gelle Dirie Siyaasi Madax...
  14. XSM markuu leeyahay Madoobe ha lasoo xiro, wuxuu soo xiray wadadii wadal hadalka iyo tii Madoobe muqdisho ku imaan lahaa, meel lagugu xirayo maxaad ka soo doonin