ASC Waad salaamantihiin Dhamaan marwooyin iyo mudaneyaal:
Baafin: Laba_Xiniinyood wuxuu baafinayaa duqeyda magacyadoodu hoos ku xusantahay. Fadlan waxaa laga codsanayaa ciddii meel ku sheegta ama maqashay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen inay ila wadaagto. Inay noolyihiin ama xijaabteen, inay SOL ku dhaqayoobeen ama ka dhaqaaqeen markay dhiriqowdey, in xoog-xaraashnimadii ay waaya badan la xarbinayeen xaglaha goysey oo loo haatan loo xoolagooyo iyo in kale, ciddii xogtooda haysow, warka ila soo gaar.
General Duke (tolow Cabdullahi yusuf miyuu raacay)
Xiinfiniin
Isseh/Jamaal-11/Paragon
Sophist
Baashi
Nin Brown
Northerner
Shehrezade (Ayaanley aqal ma weydo, tolow mala guursadey)
Kashafa (tolow ma is qarxiyey)
Ducaysane
NG [just words on a screen]
AT&T
Emperor
Oodweyne (tolow ingiriisku ma aqoonsadeen)
Nuune
Nuur
Mujahid RedSea
Miskiin Macruuf Aqyaar (MMA – waa ku salaamay)
============== =
Ninba sadada meel baa llaah uga sameeyaaye
Anse taydu waxay saaran tahay sudiyo geelwaabe
Senge dhabarkii saymiyo colbaan saami ku' lahaaye
Sahlanaa ammurtaydu sow lalama sooyaamo.