-
Content Count
214,875 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Jamaame (PP) ─ Waxaa dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay saaka diyaarado u geysteen saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan ayaa sida la sheegayo sababtay Qaraxyo waa-weyn ayaa cabsi-gelisay dadka Jamaame ku nool, kuwaasoo sheegaya inay duqeyahan cabsi weyn geliyeen, maadaama degmadaas ay ka mid tahay kuwa ay Kooxda Al-shabaab haysato. Shacabka ku nool Jamaame ayaa sheegay in saakay ay kusoo tooseen jugta madaafiicda culus, kuwaasoo ku dhacayay saldhig ay Al-shabaab degmadaas ku leedahay, waxaana magaalada oo dhan dul-hee-haabyay diyaarado kuwa dagaalka ah, sida ay dadku sheegeen. Duqeyntan ayaa la sheegay inay kusoo aaday xilli saldhigga la weerara ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo doonayay inay ka qayb-galaan shir degmadaas uga furmayay saraakiisha kooxda. Saldhigga la duqeeyay ayaa 5-km u jira degmada Jamaame, waxaana warar hoose oo la helayo ay sheegyaan in duqeyntaas ay khasaare xooggan kasoo gaartay saraakiisha Shabaab, inkastoo aan tiro rasmi ah la hayn. Ugu dambeyn, Duqeyntan ayaa imaanaysa xilli ay xilliyadii u dambeeyay sii kordhayeen duqeymaha ay diyaaradaha dagaalka Mareykanku ka geysanayeen deegaannada Koonfurta Somalia ee ay Al-shabaab ka taliso. PUNTLAND POST The post Diyaarado duqeymo culus ka geystay Saldhig ay Al-shabaab ku leedahay leedahay Jamaame appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Maxamed Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo dhawaan laga soo daayay xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay. Muwaadinkaan oo la hadlayay BBC-da ayaa ka sheekeeyay rafaadkii uu soo maray iyo dhibaatadii ku qabsatay dalka Liibiya. Maxamed ayaa sheegay in afar jeer lagu kala iibsaday gudaha dalka Liibiya. “Afarta jeer ee la i gatay qiimo kala duwan ayaa la igu iibsady, mar la iga bixiyay $5,500, mar al iga bixiyay $6,250 iyo mar $4000 la iga bixiyay” ayuu yiri Maxamed Tahriibayasha ayaa doonaya in ay Liibiya uga sii gudbaan dalalka Yurub. Liibiya ayaa waxaa muddooyiinkii ugu dambeeyay ka jiray addoonsi la sheegay in lagula kaco muhaajiriinta gaar ahaan kuwa Afrikaanka ah, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka adduunka ee IOM. Dalka Liibiya waxaa ku xiran ama tahriib sugayaal ah boqolaal Soomaali ah oo doonaya in ay dalkaasi uga sii gudbaan dhanka Taliyaaniga. Dadkan xiran waxay isugu jiraa kuwa xabsiyada dowlada Liibiya ku jira iyo kuwo gacanta ugu jira maleeshiyaad aan cidna ka amar qaadan. Maxamed ayaa xusay in ciaqaab kala duwan la amrsiiyo muhaajiriinta la afduubay. “Ciqaantu way kala duwan tahay. Mararka qaar cunnada ayaa lagaa jarayaa,xerooyiin usha ayaa laguugu badinayaa, halka meelaha qaarna biyo qabow lagugu rusheynaa” ayuu intaa ku daray Maxamed. Baxsashadii Maxamed Maxamed C/raxmaan Maxamuud, ayaa sheegay inuu kooxdii u dambeysay ee afduubka u haysatay uu si lama filan ah uga soo baxsaday. “Markii salad subax la tukaday intaan iska dhigay wax suulida aadaya ayaan aayar albaabka iska furay dabeedna gidaar dheer ayaan ka booday” ayuu yiri Maxamed. Maxamed ayaa sheegay in markii uu gidaarka ka booday uu suuxsanaa muddo 20 daqiiqo ah balse waxaasi oo dhan ay uga darnaayeen in dib ugu laabto gacanta kooxdii haysatay. “Markii dambe waxaan is iri xanuunkan lagaaga daran, aniga oo si daciifnimo ah ku kacaya oo gidaarada cuskanaya ayaan is iri sidan haddii laguugu soo gaaro xaaladaada way cuslaanaysaa”ayuu yiri Kaddib markii uu sii lugayanay muddo laba saaca ah ayuu gaaray magaalo yar halkaa oo uu masaajid ku yaalla ku noolaa muddo lix bari ah. Waxaa dabadeedna u suuragashay inuu Tripoli gaara halkaasi oo uu la xiriiray safaarada Soomaaliya oo uu u sheegay in uu doonayo in uu dib ugu laabto Soomaaliya. Waxa uu sheegay inuusan mar dambe tahriib ku laaban doonin, balse uu rajeynaya inuu fursado shaqo ka hela dalkiisa, dibna ugu laabto waxbarashadii uu markii hore ka tagay. Xigasho; BBC PUNTLAND POST The post AKHRISO: Muwaadin Soomaliyeed oo Afar jeer Addoon ahaan loogu kala iibsaday Liibiya appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Warfaafinta dowladda ayaa sheegtay inay la soo wareegtay qalabkii Idaacada Andalus ee Al Shabaab ugu tiilay degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha hoose. C/raxmaan Iidaan Yoonis oo ah Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Somaliya, ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi ayaa warbaahinta u sheegay in qalabka Idaacaasi lagu soo qabtay howlgal ay sameeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in hadda ay si buuxda ula wareegeen, islamarkaana ay hadda gacanta ku hayaan. Wasiirka ayaa ku ammaanay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed howlgalkaasi qorsheysanaa oo ay ku burburioyeen saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose, sida Mubaarak,Awdheegle,Sablaale,Kunturwaarey iyo Tuulooyin kale. Qalabkii laga soo furtay Idaacadii Al-Shabaab ee ku taalay deegaanka Mubaarak ayaa la soo gaarsiyay magaalada Muqdisho,iyadoo ay gacanta ku hayaan Hay’adaha Ammaanka Dowladda Soomaaliya,sida uu xaqiijiyay Mudane C/raxmaan Iidaan siihayaha Wasiirka Warfaafinta. “Waxaa guul u soo hooyatay Umadda Soomaaliyeed iyo Dowladdooda in Shabaab la gala soo wareegay Idaacadii ay dadka ku marin habaabin jireen,taasina waxaa ku ammaanaan Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo u taagan difaaca dalka iyo bur burinta Al-Shabaab,hadana qalabkaasi waxaa gacanta ku haya laamaha ammaanka Soomaaliya.” Ayuu yiri Wasiir Iidaan Yoonis. Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa sii kordhiyay bilihii ugu dambeeyey howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab,waxaana howlgaladii ugu dambeeyey ay ka dheceen Gobolada Gedo,Shabeelooyinka iyo Hiiraan,kuwaasi oo Alshabaab looga qabsaday deegaanno badan sida ay sheegeen saraakisha ciidamada xoogga dalka. Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Cabdullaahi Cali Canood ayaa sheegay in maalmo ka hor ay Burburiyeen Idaacadda Anduluus Laanteeda degaanka Mubaarak. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa ka jiro inay Dowladda la wareegtay qalabkii Idaacada Shabaab? appeared first on Caasimada Online.
-
Somaliland marked its National Youth Day on Tuesday and urged to face the life challenges in the country with courage. In Hargeisa, Somaliland President, Musa Bihi has attended the 36th anniversary of National Youth Day which is commemorated in nationwide. As part of President’s pledge is that the youth graduates from high schools and universities must enlist into the national services. The Head of State has revealed that the new govt created Somaliland Youth Fund account which is intended to improve the quality in terms of education and skills. The President has vowed to combat corruption in his administration and has asserted that the new cabinet received their first pay since the assumption of office. Hon. Musa has reminded the attendees that Somaliland youth confronted with military junta in students protest using stones to topple the regime which deprived all sorts of freedom from Somaliland citizens during the emancipation struggle. He announced that public school students will receive free text books under the his leadership which will be spearheaded by the education ministry. Somaliland National Youth Day is commemorated every year on 20th of February in remembrance of the youths who play a huge role in the ongoing development in the country. The President has pledged to improve the quality of education in public schools against their counterparts. Somaliland is facing massive domestic problems including the high inflation, unemployment and the lack of provision of basic services to its citizens.
-
KENYA: One suspect arrested over Wajir school terror attack
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Police in Wajir have arrested one person suspected to be among the group that carried out an attack an attack at Qarsa Primary School that left three people. Source: Hiiraan Online -
Iyadoo Weli uu Taagan yahay Muranka Wasaarada Maaliyada ee Canshuuraha ayaa qof Soomaali ah oo igala soo xiriirey Mid ka mid ah Wadamada Yurub oo diidey Magaciisa Warbaahinta loo adeegfsado ayaa ii sheegey in Sababta Canshuurta Dheeraadka oo ay Xukumada ku soo rogtey Ganacsatada Soomaaliyee ay Tahay markii Ra’iisul Wasaare Khayre uu ka qayb galey Shirkii Dhaqaalaha ee Magaalada Devos ee cariga Switzerland Bishii Hore ayaa Wadamadii ka soo qayb galey Shirkaas oo u Badnaa kuwaa Dhaqaalaha ku hormaray waxay Raiisul Wasaare Khayre u sheegeen In Soomaaliga looga baahan yahay in ay Bixiso Deymaha lagu leeyahay. Raiisul Wasaaraha ayaa ka dalbadey Wadamadii ka qayb galey Shirkaas sida ay Deyntaas ku Gudi karto Soomaaliya waxay u sheegeen ‘Deyntaas Soomaaliya u Gudi kartaa iyadoo Xukuumada ay qaado Canshuur Dheeraad ah oo Noqoneysa Mid Tafaariikh Tusaale “Koobkii Shaah waxay Dowlada ku yeelaneysaa Cent-yo Canshuur ah marka Dowlada sidaa sameyso ayey Wadamadaas Sheegeen Soomaaliya Heli Doonto Deyn kale, Hadaba Su’aasha is weydiinta Mudan waxay tahay ma Muqdisho kaliya ayaa Dhabar u ridn doonto in ay Deyntaas bixiso mise Dalka oo dhan baa laga rabaa . Canshuurta Noocaan ah waa Mid Soomaaliya ku cusub waxaana Isticmaala Wadamada Reer Galbeedka oo Dhinaca Amaanka , Dowlad Wanaaga, la Dagaalanka Musuqa iyo Horumarka Meel sare ka gaarey marka Canshuur Devos laga soo Waaridey oo Xanibtey Dhaqdhaqaaqii Dekeda iyo Suuqa Bakaaraha W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail:amiinkhasaaro@hotmail.co.uk E-Mail:amiinkhasaaro@yahoo.co.uk Tel 00252615532494 The post Canshuur Devos laga soo Waaridey oo xanibtey dhaqdhaqaaqii Dekeda iyo Suuqa Bakaaraha AK appeared first on Caasimada Online.
-
Djibouti (HOL) - The Somali Maritime Police force honed their skills in Djibouti earlier this month with other maritime forces from East Africa, West Indian Ocean nations, Europe and the United during the seventh annual Cutlass Express maritime exercise. The event marked the first time that Somalia has participated in a multinational security exercise outside its borders in nearly 30 years. Source: Hiiraan Online
-
HARGEISA– HE President of the republic of Somaliland, Musa Bihi Abdi met Tuesday with HE Walid Ismail, Egyptian ambassador to Somalia who is based in Nairobi, Kenyan capital. The Egyptian ambassador to Somalia on working visit to Hargeisa, is accompanied by his deputy Hon. Ahmed Shadid. During the meeting, they discussed bilateral relations and ways of enhancing and developing them, in addition to matters of mutual interest.
-
It has been a year since the Kenyan government’s plan to shut down Dadaab refugee camp was scuppered. The High Court deemed the decision un-constitutional and ordered the government to continue giving asylum to new refugees. But if anyone thought the landmark ruling would herald the end of years of suffering for Somali refugees, they will by now be bitterly disappointed. Source: Hiiraan Online
-
Baydhabo (Caasimadda Online) – Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in xilligaan aanay dhanka amniga wax badan kusoo kordhin karin Saddex taliye oo shalay lagu magacaabay shirkii golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga K/galbeed C/raxmaan Shariif Baraf ayaa sheegay in markii horeba ay qalad ahayd in shaqooyinka laga ceyriyo taliyeyaashii ka horreeyay kuwan cusub. Waxa uu sheegay in madaxda dowlada dhexe laga doonayey in markii horeba ay ka fiirsadaan cidda ay xilalka u dhiibayaan, sidoo kalena aanay ahayn in sanad gudahiisa taliyeyaal badan la kala bedalo, waa sida uu hadalka u dhigaye. “Wax walba oo lagu degdego dhibaatadeeda ayey leedahay, laguma degdego taliyeyaasha sida Booliiska iyo Nabad-sugidda, markii horeba haddaan laga fiirsan wixii ka dhashay waa la ogaaday, waxay ahayd in dowladda sida ay hadda sameysay ka fiirsato muddo badan, balse ma qabo in wax dheeraad ah ay soo kordhayaan, inkastoo rag ruug-caddayaal ah xilalkaan loo magacaabay” ayuu yiri Baraf. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay magacawday Taliyeyaasha ciidamada Booliiska, Nabad-sugidda iyo Asluubta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post K/galbeed: Waxba Masoo Kordhineyso Taliyeyaasha Ay Magacawday DFS appeared first on Caasimada Online.
-
Nairobi (Caasimadda Online) – Saraakiisha Amaanka dalka Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-Shabaab , kuwaasoo doonaayay in ay weeraraan Gudaha Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Saraakiisha Amniga ayaa intaa ku daray in xubno ka tirsan Al-shabaab kiraysteen Hoteel ku dhegan saldhiga ku yaala Nairobi, islamarkaana ay qorsheeyeen in ay weerar qaadaan. Kenya waxa ay sheegtay in ay fashilisay weerarkaasi oo la doonayay in lagu qaado Kenya, islamarkaana ciidamada Booliska ay xireen ilaa iyo Shan ruux ka dib markii ciidamada Booliska ay xog u soo gudbiyeen dadka Al-shabaab ah. Ciidamada Boolisa ayaa sheegay in xireen Cabdi Majiid Aadan 24 Sano jir ah oo gurigiisa laga helay Shan Qori oo AK 47, islamarkaana dhawaan la horkeeni doono Caddaaladda Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada Booliska ayaa u sheegay Warbaahinta dalka Kenya in sidoo kale ay xireen Saddex xubnood oo kale oo la tuhmaayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Weerar culus oo ay Al-Shabaab ka fulin rabeyn Magaalada Nairobi oo si la yaab leh u fashilmay appeared first on Caasimada Online.
-
Kismaayo (Caasimadda Online) –Iyadoo uu xalay magaalada muqdisho ku geeriyooday Allah u naxariistee nabadoon Axmed diiriye cali oo kamid ahaa Odaaysha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed kuwa ugu Caansan ayaa waxaa geeridaasi ka tacsiyadeeyay Madaxda dowlada dhexe iyo kuwa Maamul Goboledyada qaar. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Nabaddoon Axmed Diiriye Cali. “Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun, Waxaan uga tacsiyeynayaa Shacabka Soomaaliyeed geerida Nabadoon Axmed Diiriye oo xalay ku geeriyoday Muqdisho. ilaahay ha u naxariisto nabadoonka, samir iyo iimaanna ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay ayaa alagu yiri qoraal ka soo baxay Xafiiska madaxweynaha Somalia. Sidoo kale reysulwasaaraha xukuumada Somalia xasan cali kheyre ayaa dhankisa ka tacsiyeyay geerida ku timid Nabadoonka waxaana uu rabi uga baryay Naxariista Janno. Axmed ducaale geele xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug oo la hadlay idaacda kulmiye ayaa tilmaamay in Axmed diiriye uu ahaa nabad u dhaxeeyay umada Somaaliyeed uuna ka qeybqaatay nabadeynta dalka uuna shacabka soopmaliyed uga tacsiyadeuynayo Geeridaasi. Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa muqdisho Craxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in dhamaan shacabka soomaaliyeed gaarahaan ehelada marxuumka uu la wadaagayo xanuunka geerida Allah u naxariisteen nabadoon Axmed diiriye. Inaalilaah wa inaa ileyhi Raajicuun. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxda Dowlada Dhexe iyo Kuwa Maamul Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye appeared first on Caasimada Online.
-
Kismaayo (Caasimadda Online) – Col. Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha dowladda federalka ah ee Gedo ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan magaalooyinka ay joogaan ay yihiin kuwa qaba dhibaatooyin badan. Ciidamada Itoobiya iyo Kuwa Kenya ayuu ku eedeeyay iney hab gumeysi ah ula dhaqmaan bulshada isagoo tusaale usoo qaatay qof haweeney ah oo ay ciidamada Kenya ka hor istaageen in isbital la geeyo si ay u dhasho kadibna dhimatay. Sidoo kale wuxuu sheegay in ciidamada Kenya wadaan iney ku dhul ballaarsanaan degmada Beledxaawo, si lamid ahna wuxuu ku eedeeyay iney gubeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta qaarkood. Wuxuu qaadacay shirka amniga looga hadlayo ee magaalada Kismaayo isagoo Axmad Madoobe ku eedeeyay kaligi talisnimo iyo falalka tarxiilka ah ee uu kula koco dadka uusan rabin ama ka aragtida duwan. Mar wax laga weydiiyay booqashadii ay wadaada Ictisaam ku tageen magaalada Kismaayo ayuu sheegay inuu aad uga xun yahay in rag uu ku sheegay inay wadaadnimo sheeganaya ay booqdaan magaalo aan xor ahayn oo ku jirta gacanta ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya sida uu hadalka u dhigay. “Sheekh Bashiir anigu nimaan aqaano ma ahan laakin Sheekh Umal iyo qolada la fatwoota waxaan u aqaanaa culimada cadiifadda qabiilkooda u fatwoota” ayuu yiri Rufle, isagoo ku eedeeyay in 2008 uu ciidamadii amxaaro kalkaalka ee Kismaayo laga saaray ku xukumay Rido, haddana uu isagii Kismaayo ka dhisanayo guryo uu ku sheegay sharci darro xilli waliba ay magaalada joogaan ciidamo Itoobiyaan iyo kuwa Kenyaati ah. Sheekh Umal ayaa dhawaan dhagax dhigay dhul uu muran ka taagan yahay oo ku yaalla magaalada Kismaayo, dhulkaasoo sida uu sheegay uu ka iibsaday dadkii gacanta ku hayay waagii dowladda iyo burburkeedii kadib. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post ” Sh. Umal Shalay wuxuu nagu xakumay Riddo haddana Kismaayo oo Itoobiyaan heysto ayuu ….” sidaas waxaa yiri. appeared first on Caasimada Online.
-
Ilhan Omar is a policy analyst, community organizer, education advocate, and mother of three. In 2016, Omar also became the first Somali-American Muslim person elected to serve in political office. As a new Minnesota State Representative, Omar instantly drew national and international attention. She has been featured on the cover of Time, interviewed by Trevor Noah on The Daily Show, and inspired a “hijarbie” doll, all while maintaining daily office hours open to her constituents. Writer Stacie Nielsen Bortel sat down with Omar to talk about her daughter, her downtime, and how she has overcome obstacles—reflecting, too, on Omar's physical assault during the 2014 DFL Party caucus. Source: Hiiraan Online
-
Waaxda Tayo-dhowrka Puntland iyo Taliska Qeybta gobolka Nugaal ayaa maanta magaalada Garoowe ku soo bandhigay 50 kartoon oo timir dhacday ah,taasoo lagu soo qariyay gaari xamuul ah oo ka yimid magaalada Boosaaso. Goobta lagu soo bandhigay gaariga siday timirta dhacday ayaa waxaa goob joog ahaa Agaasimaha waaxda Tayo-dhowrka Puntland,Salaad Aadan Maxamuud,Duqa Caasumadda Garoowe ,Xassan Maxammed Ciise Goodir,guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal, Calisalaad Diiriye Faarax iyo guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Fara-weyne. Agaasimaha waaxda Tayo-dhowrka Puntland,Salaad Aadan Maxamuud ayaa sheegay in aanay aqbali doonin badeecooyin dhacay in Puntland lagu isticmaalo si shacabka loogu dhibaateeyo,islamarkaana ay isha ku hayaan cid walba oo arrintaasi ku hawlan. Duqa Caasumadda Garoowe,Xassan Maxammed Ciise Goodir ayaa sheegay in Puntland aysan ahayn meel wax kasta la soo geliyo,maadaama ay ka jirto waax dhan oo qaabilsan hubinta tayada badeecooyinka la soo gelinayo degaannadeeda. Taliska Qeybta gobolka Nugaal,G/sare Faarax Cabdiraxmaan Warsame(Galangoolli) oo soo qabtay timirtaan dhacday ayaa ballan qaaday in ay Waaxda Tayo-dhowrka Puntland kala shaqeyn doonaan sidii dadka reer Puntland looga ilaalin lahaa badeecooyinka dhacay ee dalka la soo gelinayo. G/sare Galangoolli ayaa sidoo kale sheegay in ay xalay ciidanka Booliisku ay magaalada Garoowe ku soo qabteen dad looga shakisanyahay in ay Al-shabaab ka tirsan yihiin oo lagu soo dhex qariyay gaari xamuul ah oo xoolo siday,kaasoo ka yimid Koonfurta Soomaaliya. Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cumar Cabdullaahi Fara-weyne oo dhankiisa ka hadlay goobta lagu soo bandhigay badeecadan dhacday, ayaa sheegay in ay si isku mid ah ula dhaqmayaan dadka gawaarida qaraxyada ku soo qariya iyo kuwa badeecooyinka dhacay ku soo qariya,maadaama ay ka siman yihiin dabar-go’yta shacabka. Halkaan ka daawo dhammaan mas’uuliyiinta PUNTLAND POST The post Dad shabaab looga shakiyay iyo badeecooyin dhacay oo Garoowe lagu qabtay appeared first on Puntland Post.
-
Kismaayo (Caasimadda Online) – Kooxda Al-shabab ayaa shaacisay i ay dishay Askari Mareykan ah, kaddib weerar ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose. Warbaahinta Xarakada Al-shabaab ayaa baahisay in dagaalka lagu dilay askariga Mareykanka uu ka dhacay inta u dhaxeysay Tuulooyinka Yoontooy iyo Buulo Guduud, isla markaana ay isla dagaalkaasi ku ciidamo tirsan AMISOM markii labada dhinac uu dagaal culus dhex maray maanta. Al-shabaab waxaa ay sheegtay in dagaal u dhaxeeya Ciidamada Isbaheysanaya iyo kuwa Al-shabaab oo shalay iyo maanta ka socdo Gobolka Jubada hoose gaar ahaan inta u dhaxeysa Buulo Guduud iyo Yoontooy. Warka ka soo baxay Al-shabaab waxaa intaas lagu daray in Ciidamada labada dhinac ay tan iyo saaka dagaallamayaan iyada oo diyaarado dagaal ay dul heehaabayaan degaankaas. Saraakiisha u hadlay Al-shabaab ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya,Kenya,Mareykanka iyo kuwa Jubaland ay maalintii labaad kula dagaallamayaan degaanka Buulo Guduud. Ma jiraan ilo ka madaxbanaan Al-shabaab oo dagaalkaas xaqiijiyay iyada oo duleedka kismaayo uu shalay ka dhacay dagaal. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Jubbaland iyo Mareykanka oo ku saabsan dagaalka saaka ka dhacay duleedka Kismaayo oo Alshabaab sheegatay inay ku dishay askari Mareykan ah iyo 4 ka tirsan ciidamada AMISOM. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Al-shabab oo sheegtay in Askari Mareykan ah ku dishay Jubada Hoose appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) _ Maxamed C/raxmaan Maxamuud waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo dhawaan laga soo daayey xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay. Wuxuu ka warramay qisada xanuunka badan ee wixii soo marau oo rafaad iyo dhibaato ah intii uu ku sugnaa dalka Liibiya. Maxamed ayaa sheegay in afar jeer lagu kala iibsaday gudaha dalka Liibiya isagoo adoon ah oo marba ay koox heysatay. “Afarta jeer ee la i gatay qiimo kala duwan ayaa la igu iibsaday, mar waxaa la iga bixiyay $5,500, mar la iga bixiyay $6,250 iyo mar $4000 la igu iibsaday” ayuu yiri Maxamed oo ka sheekeeyay xaaladii xanuunka badneyd ee ku soo martay Liibiya. Tahriibayasha ayaa doonaya in ay Liibiya uga sii gudbaan dalalka Yurub. Liibiya ayaa waxaa muddooyiinkii ugu dambeeyay ka jiray addoonsi la sheegay in lagula kaco muhaajiriinta gaar ahaan kuwa Afrikaanka ah, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka adduunka ee IOM. Dalka Liibiya waxaa ku xiran ama tahriib sugayaal ah boqolaal Soomaali ah oo doonaya in ay dalkaasi uga sii gudbaan dhanka Taliyaaniga. Dadkan xiran waxay isugu jiraa kuwa xabsiyada dowlada Liibiya ku jira iyo kuwo gacanta ugu jira maleeshiyaad aan cidna ka amar qaadan. Maxamed ayaa xusay in ciqaab kala duwan la marsiiyo tahriibayaasha la afduubtay. “Ciqaantu way kala duwan tahay. Mararka qaar cunnada ayaa lagaa jarayaa, Usha ayaa laguugu badinayaa, halka meelaha qaarna biyo qabow lagugu rusheynaa” ayuu intaa ku daray Maxamed. Baxsashadii Maxamed Maxamed C/raxmaan Maxamuud ayaa sheegay inuu kooxdii u dambeysay ee afduubka u haysatay uu si lama filan ah uga soo baxsaday. “Markii salad subax la tukaday intaan iska dhigay wax suulida aadaya ayaan aayar albaabka iska furay dabeedna gidaar dheer ayaan ka booday” ayuu yiri Maxamed. Maxamed ayaa sheegay in markii uu gidaarka ka booday uu suuxsanaa muddo 20 daqiiqo ah balse waxaasi oo dhan ay uga darnaayeen in dib ugu laabto gacanta kooxdii haysatay. “Markii dambe waxaan is iri xanuunkan lagaaga daran, aniga oo si daciifnimo ah ku kacaya oo gidaarada cuskanaya ayaan is iri sidan haddii laguugu soo gaaro xaaladaada way cuslaanaysaa”ayuu yiri Ka dib markii uu sii lugayanay muddo laba saaca ah ayuu gaaray magaalo yar halkaa oo uu masaajid ku yaalla ku noolaa muddo lix bari ah. Waxaa dabadeedna u suuragashay inuu Tripoli gaara halkaasi oo uu la xiriiray safaarada Soomaaliya oo uu u sheegay in uu doonayo in uu dib ugu laabto Soomaaliya. Waxa uu sheegay inuusan mar dambe tahriib ku laaban doonin, balse uu rajeynaya inuu fursado shaqo ka hela dalkiisa, dibna ugu laabto waxbarashadii uu markii hore ka tagay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso Qisada Maxamed C/raxmaan: Tahriibe Soomaali ah oo saddex jeer lagu kala iibsaday Dalka Liibiya appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidanka amniga ee ka howlgala kantaroolka konfureed ee magaalada Garowe, ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo looga shakisan yahay iany katirsan yihiin kooxda Alshabab. Labadaan nin ayaa xalay ka dagay gaari xamuul ah oo siday Ari, kaasoo ka yimid magaalada Baladweyne kuna wajahnaa magaalada Bosaso, sida uu sheegay taliyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal gaashanle Faarax Cabdiaxmaan Warsame (Galangooli). Taliyaha oo shir jaraa’id qabtay, ayaa sheegay raggaan in loosoo ekaysiiyay Kurushbeeyada gaariga. Waxaa sidoo kale uu tilmaamay in la hayo Darawalkii Gaariga waday, kaasoo loo haysto inuu raggaan gaariga soo saaray kuna dajiyay meel ka fog kantaroolka, si aanay ciidanku u arag. Wuxuu sheegay in baaritaan lagu sameyndoono raggaan lasoo qabtay oo haatan ku xiran saldhiyada magaalada Garowe. Halkaan ka dhegayso codka Taliyaha. Taliyaha Qeybta Policeka Gobolka Nugaaal. Faarax Maxamuud Warsame Faarax Galan Gooli Puntlandi.com
-
IOM, the United Nations Migration Agency, has partnered with Americares to donate more than eight tonnes of medical supplies, for distribution across IOM project locations in Somaliland, Puntland, Lower Juba, Gedo and Banadir regions. The supplies will immediately be dispatched to IOM’s static and mobile clinics, to increase local access to life-saving primary healthcare services. Inadequate funding for healthcare continues to hinder the delivery of life-saving health services to populations in need across Somalia. The situation is further exacerbated by ongoing disease outbreaks including Acute Watery Diarrhoea (AWD)/cholera and measles. In 2017, IOM provided emergency primary healthcare to over 470,000 beneficiaries. This is Americares’ seventh major shipment to Somalia to tackle the drought and AWD/cholera outbreak. The shipments include more than 190,000 litres of intravenous fluids, enough to treat 24,000 patients with AWD/cholera and other waterborne diseases. Americares responds to an average of 30 natural disasters and humanitarian crises worldwide each year, establishing long-term recovery projects and bringing disaster preparedness programmes to vulnerable communities. IOM Somalia Chief of Mission Dyane Epstein stated: “Improving access to medical supplies to ensure health facility stock outs are avoided is of the utmost urgency to alleviate the impact of the current crisis.” “The crisis in East Africa is one of the worst humanitarian emergencies in decades,” said Americares Director of Emergency Response Kate Dischino. “IOM and Americares are partnering to ensure families have access to basic medicines and medical supplies, including lifesaving cholera treatments.” More than five million people in Somalia have limited access to healthcare. The situation is worsened by a ravaging drought – the worst in decades. In 2017, more than 60,000 AWD/cholera cases and 800 deaths were reported in 52 districts across 16 regions of the country. IOM
-
Ugu yaraan hal ruuxu dhaawac culus ka soo gaaray shil gaari oo xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe,sida uu xaqiijiyay taliyaha ciidanka Ilaalada Waddooyinka gobolka Nugaal. Shilka ayaa ka dhacay inta u dhexaysa tuulooyinka Laanta-hawada iyo 22 aad oo bari ka xiga madaalada Garoowe,waxaana halkaasi ku geddoomay gaari xamuul nooca loo yaqaan Caga-badanta,kaasoo ka yimid dhinaca Boosaaso kuna sii jeeday Koonfurta Soomaaliya. Gaariga shilka galay ayaa siday xamuul raashin ah oo ay leeyihiin ganacsato ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya. Taliyaha ciidanka Ilaalada Waddooyinka gobolka Nugaal,Ismaaciil Xirsi Shirwac(Qabaal) oo warbaahinta kula hadlay goobta shilkaasi ka dhacay ayaa faahfaahin ka bixiyay sida uu dhilku dhacay. Halkaan ka daawo PUNTLAND POST The post Daawo: Gaari xamuul ah oo shil ku galay duleedka Garoowe. Maxaa khasaare ka dhashay? appeared first on Puntland Post.
-
By Dr. Hussein Mohamed Nur In the preceding part (13) of this series, the surprise invasion of the SNM after the peace accord between Barre and Mengistu was detailed. The knee-jerk response of reaction of the government troops to that is discussed in this part. They (the government oops) began shelling and bombing urban populations (especially in Hargeisa) and the rural areas alike mercilessly and indiscriminately. Half million civilians, let alone hundreds of thousands who became internally displaced, fled their sweet homes forming the largest human exodus as refugees in the neighboring country Ethiopia. As part of the massive international exodus of refugees to the rest of the world ensued thousands of these eventually became asylum seekers and refugees in Europe, North America, Australia and New Zealand. The total number of civilians slaughtered in the process is not known yet. However, conservative estimates put the number of people massacred by the government troops to in the North to about 50,000. Nonetheless, the experiences of survivals considerably show colossal traumas haunting them. Today they express a point of no return to the union with Somalia in the South. Some graphic details and analysis of the dynamics of the fighting between the SNM and government forces and the atrocities, the brutal response, and crimes against humanity ensued during the period of the conflict is briefly dealt with here (details are available in the author’s forthcoming book ‘The Rebirth of Somaliland’). Frantic indiscriminate shelling and aerial bombardments of towns, villages, and rural areas clearly indicate that about 50,000 civilians lost their lives (besides the thousands of martyred liberators). But on the other hand, the sad exodus helped survivors to be united and to form a distinct identity which is still strong among all Somalilanders. The exodus also provided an opportunity for the opposition organization (SNM) as a form of fertile grounds for recruitment of the able-bodied, who without any restraint, chose voluntarily to join the liberation. That strengthened the SNM’s muscle and finally contributed to the defeat of the government troops and finally the fall of the regime. Hargeisa, Somalia, 1977 the Plane has endured war in Ogaden as numerous internal interclan conflicts and later has been disassembled at airport Mogadishu as a source of spare parts. Somalia has received 54 MiG-17 and MiG-17F in 1967 from the USSR. One squadron of MiG-17 was based in Hargeisa and took part in the conflict to Ethiopia in Ogaden 1977-1978 At that time cars basically the Pakistan mercenaries piloted. The shelling was covered by aerial bombardments by the government’s air force MIG-fighter and Hunter fighter planes. The latter planes were piloted by White South African mercenaries who were paid by the government millions of tax payer’s money. Soon after the invasion and by June 1988, the SNM claimed most of the regions of the north save few isolated pockets in and around Berbera to clear. South African pilots pose for a picture before takeoff on another killer sortie in Hargeisa, 1988 In Nairobi evacuated foreign expatriates from the international community eyewitness accounts and reported thousands of dead bodies in the streets of Hargeisa after only a week after the fighting. They also confirmed at least 80 corpses behind a wall in a back street in the city. That was firmly supported by Human rights organization such as the Amnesty International, Human Rights Watch and Africa Watch (managed by Raqiya Omaar). Other reports corroborated the government troop’s massacre as well as the civilian exodus fleeing to cross the border. A reputable international report noted that the Somali army killed at least 60,000 civilians in the early times of the conflict in the North. The Ethiopian government confirmed hundreds of thousands who arrived in Ethiopia in the early weeks of the war. Water and power lines were cut in Hargeisa and other towns. The aerial bombardments claimed tens of thousands (between 20,000 and 50,000 civilians). In addition to that hundreds of thousands of civilians were internally displaced in the rural parts of the country. In the process, Hargeisa became a ghost city to the extent two German journalists described it in relative similarity to Hiroshima and Nagasaki of Japan during WWII in terms of destruction ensued. 90% of the buildings of Hargeisa were destroyed and erased to the ground. Hargeisa was literally carpet-bombed. War-damaged houses in Hargeisa, a major city in northern Somalia, 1991. The defeated government soldiers in frenzy looted the shops, malls, bazaars, hotels, homes of the civilians and government offices etc. According to my witnesses, it was really unbelievable to see uniformed soldiers while fleeing dressing new clothes and shoes (discarding the boots) from the shops and the markets wearing them over the uniform. Some of them even threw away the military boots and the uniform. The streets were chaotic with merchandise and litter thrown off the shops. After shelling and the building walls got softened, government soldiers started ripping the damaged buildings and started ransacking taking away valuables, furniture from the rubble. Even telephone heads and the electric cables and wires were not spared and taken away. According to witness accounts, they (the defeated soldiers) were taking doors, windows, and their hinges. Everything was up for grabs. They were not fighting but in cruelty every single building/home that was looted was then mined after they finish with so as to render it uninhabitable and, of course, to kill if residents return one day. It was late Colonel Aden Abyan (Aden Adde) who commented (in an interview) and described the immorality of the government soldiers. In his words the Colonel said “… they were immoral. They were making attempts to rape women even in their defeated situation…” (HCTV’s Xussus Reeb programme). Reports described the atrocities committed by the government forces and their extensive abuses of human rights. Survivors interviewed gave eyewitness accounts of similar pattern and personal ordeals they went through. Testimony statements and impartial accounts of foreign relief workers of an Australian aid organization, the Community Aid Abroad (CAA), who were evacuated during the fighting in the Hargeisa, confirmed mass executions by the government troops and the ruthless campaign of terror leashed against the people. Persistent torture, lengthy detentions without trials, arbitrary arrests for ransom by the unpaid government soldiers and security personnel and gang rapes of women, pregnant women bayoneted to death, became routinely common in the daily life of the people. Samantar and Barre on gold thrones Brutal acts of genocide and war crimes were perpetrated against the people. Government air force jet fighters conducted dawn-to-dusk sorties of bombing main towns and villages. Wells and water supplies were destroyed and poisoned. Columns of civilian people fleeing the fighting zones were reported being strafed by the planes and machine-gunned down. Tanks and artillery shelling pounded civilian properties and flattened schools, mosques, markets, hospitals, etc. Nevertheless, all those activities only strengthened the determination of the SNM. While the SNM controlled most of the North, the USC (a southern rebel force) also controlled most of the South. Lieutenant Colonel Ahmed Mohamed Hassan was one of the Somali Air Force pilots who was brought from Ballidoogle as part of a squadron of MIG 17/19 fighter planes and Hunter planes from Baidoa to take the task of bombing escaped and later explained the operation. He reported that they joined another squadron of 13 MIG Fighters which arrived Hargeisa before them. In total 42 fighter planes took part in air attacks on Hargeisa city and suburban areas. Colonel Hassan, on his first sortie, defected to the neighboring Republic of Djibouti after his morals did make him refuse bombing civilian targets. He gave an exclusive telephone interview to the British Newspaper (the Guardian) and to the BBC correspondent at his residence in Luxembourg. The colonel explained the composition of the pilots. The pilots were a mix of Somali nationals and white South African mercenaries. They were conducting sorties by taking off from the Hargeisa airport in the North. The account of the defected pilot provides detailed information and compelling is available elsewhere (in the author’s forthcoming book ‘Rebirth of Somaliland). Colonel Awes Geddow In an interview with Muse Bihi Abdi (the current president), this process together with aerial bombardments went on for six hours a day as a routine for about 4-5 consecutive months. The details provided about the shelling of the rockets and the artillery was planned in such a way to reach varying ranges in terms of the distance they reach in targets so that they take over each other to literally conduct carpet-bombing of the city of Hargeisa to erase all blocks buildings to the ground. Literally, every meter of land was planned to be hit. The plan of the government forces was to launch a rocket or a missile on each I meter of the land area of the city. Details of the technical plans were laid by the commanders such as General Morgan, Colonel Munye and Colonel Abdulaziz to destroy the northern cities and towns especially Hargeisa by indiscriminate artillery shelling, mortar attacks, persistent firing by numerous battalions under instruction and air cover by government planes carpet bombing buildings and homes and even strafing civilians fleeing the war zone. Colonel Awes Geddow (now a resident refugee in the USA) who was directing the artillery shelling to the city. That was recorded by own video (“Kill All But the Crows”) made by government forces army commanders intended to serve their ego and as a show off to their superiors for promotions. However, it later fell into the hands of the SNM forces. The video highlights Colonel Awes Gedow command of artillery shelling of Hargeisa, as follow of instructions of his commander superior, General Mohamed Ali Samatar was recently prosecuted in the US courts for his responsibility of the actions in direct artillery shelling Hargeisa city. Awes Geddow was one of the lead commanders. In the video, he was seen explaining the strategy they were using to destroy the buildings to flush out the SNM fighters and described damage of building and decimation of the civilians as collateral damages. But the rocket artillery was shelled indiscriminately at buildings, whether suspected or not of harboring SNM fighters. Colonel Geddow ruthlessly coordinated. He was directing locations from which the artillery was to be fired from: (1) The artillery command unit, or the Headquarter which housed artillery weapons consisting of D30, M30, M105, 35mm, BMB, and BM21; (2) from the artillery unit at the Tarmac factory (Warshadda Daamurka) which had M30, 105, 121 and 85mm artillery and (3) from the Masalaha unit (near Hargeisa Airport) which was ‘the most important’ (in his own words) which consisted of BM21, 130mm and BM13. He explained that all units were used non-stop aiming at various targets but in combination. The shelling of the Hargeisa city was also coming from the hill near the Repairs and maintenance factory (Warshadda Kabista). Their main purpose was to eliminate the local population and to deprive them shelter so as to not be able to support the SNM fighters. The displaced Hargeisa civilian take refuge in immediate suburban areas such as Geed-Deeble. Yet, the planes were bombing in their bush shelters. The planes were strafing refugees crossing the border to Ethiopia. Other military commanders such as Colonel Abdullahi Shaarub gave orders by shelling at public places (mosques, schools, and business buildings. General Siad Daud, was reported uttering (in own videotape) that the destruction and the destitution of civilians of Hargeisa was a purely natural fate pre-ordained by Allah and as a result of spiritually a natural fate (Qadar) implicating that it should be accepted. What the General denied it was a deliberate choice and purely a philosophical argument to ignore the basic Islamic fundamentals that Allah (SWT) prescribes to distance from and avoid so as not to fall in sins. He was only patronizing the hand-picked audience. Others still clearly insist that the indiscriminate elimination of the population young, elderly, fighter or not, sick, women and children etc. was justified. In other words, their order was to ‘Kill All But the Crow’. The government Colonels who were present in that meeting all voiced and that it is the soil they come from and they belong to it to be return to, i.e., not to survive any longer and killed by their hands neglecting the will of Allah. With the tolerance of the people and the sheer determination of the SNM liberation fighters defeated the government troops at cost. Barre lost the war. On 18 May 1991, the people of Somaliland claimed independence The US intervention in the conflict During the fighting in the North, the US provided aid including defensive arms and a mobile hospital to Barre regime. The US aid was criticized for that as it was only fanning the flames of the civil war and keeping the dictator in power at the expense of massacre of the innocent civilians. Mogadishu was also criticized before the Congress. But pressure from the U.S Congress to the administration later forced the US administration to reduce aid to the Somali government, especially the military aid for offensive purposes markedly which dropped from the U.S $5.5 million in 1985 to $34 million in 1988. Further pressures from the Congress and humanitarian organizations were also urged. Despite all these pressures, however, the U.S administration was still adamant in their intervention of the internal affairs of Somalia. In its fighting with the SNM, the U.S delivered arms shipments such as M-16 and Kalashnikov rifles, grenade launchers and ammunition to Somalia. As was later confessed by the US administration, the U.S military personnel helping the government troops in the war by repairing and maintaining the military communications damaged during the war. Mogadishu, more U.S military personnel arrived and some were reported to be living in an American humanitarian organization’s residence (CARE America) this clearly manifested America’s direct intervention in the war by helping the crumbling regime. Due to the news blackout of the conflict in the North, the US involvement was not known about its involvement in aiding the fading regime until signal alerts came from the US Congress in support of American institutions such as the Human Rights Watch reports and testimonies before the House Foreign Affairs Subcommittee on Africa on 9 March 1989 and before the Subcommittee on international Development Institutions and Finance on 20 June 1989 and comments by the Lawyers Committee for Human Rights and reports by the US National Academy of Science and the Institute of Medicine (for details of the reports see section on Human rights violations). Because of the forceful human-faced combination of pressures, the US Administration was eventually deprived of its freedom of action and, thus, brought its freewheeling policy of support to the dying regime of Siyad Barre. The North was finally liberated within about three years after SNM’s invasion. The SNM administration had to take the next step the restoring the peace, the rehabilitation and rebuilding processes.
