Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,014
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimadda Online) – Shaki kama taagnaa inuu jiro isbedel dhanka cimilada oo wayn, iyadoo dadka ku nool Magaalada Muqdisho ay dareemayaan isbedelkaan ku yimid dhanka Cimilada Somaliya. Isbedelka wayn ee dhanka Cimilada ee la dareemay ayaa ah habeenkii oo dadka reer Muqdisho ay dareemaan qabow badan oo qar qaryo wata, horay uma aysan arki jirin dadka reer Muqdisho qabowga noocaan oo kale ah. Sidoo kale maalintii waxaa ka jira Magaalada dabeyl badan oo carada kicinaysa, waana mida keentay dhaqdhaqaaqa socodka dadka maalintii inuu gaabis noqdo, qof walibana uu ku ekaado goobtiisa, shaqada gurigiisa iyo meesha uu ku sugan yahay. Inta ugu badan dadka oo ah kuwa ka shaqeeya goobo kala duwan oo Magaalada ah ayaa qabowga aroortii jira wuxuu saameeyay jadwalkooda shaqada, maadaama ay ku adkaatay inay kacaan subaxdii xilli hore. Qaybaha Bulshada oo isugu jira kuwa shaqaale ah iyo kuwa aanan shaqaale aheyn oo xarumaha shaqada milki u leeyihiin, ayaa dadka milkiyada leh goobaha shaqada waxa ay sheegayaan hurdada inay ku gaaraan illaa 9-ka Subaxdii iyaga oo ka kici waaya hurdada, sababo ku aadan qabowga subaxdii ka jira magaalada. Shaki kama taagna qofka ku nool Muqdisho haddii aad tahay inaad dareentay qabow badan oo kugu kalifay inaad aroortii hore aad hurdada ka kici waydo ama aad qubeysan waydo, laakiin sababta ay tahay isbedelka dhanka Cimilada ee Muqdisho lagu arkay. Marka laga hadlaayo dhulka Somalida Muqdisho waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu wanaagsan dhanka Cimilada ee aan qabow iyo kuleyl midna aheyn, maadaama cimiladadeeda dhexdhexaad ay tahay. Deeganada Somalida waxaa aad ugu qabow dhulka ku xayndaaban Buuraha, sida Magaalooyinka Ceerigaabo, Sheekh, Wajaale, Boorama, Hargaysa iyo deegano kale oo intooda badan dhaca Waqooyiga dalka, dadkana ay la qabsadeen qabowga xoogan ee ka jira deeganadaasi. Dadka ku taqasuusay arrimaha isbedbedelka Cimilada, illaa hadda sabab rasmi ah kuma sheegin isbedelkaan dhanka Cimilada ah ee laga dareemay Magaalada Muqdisho. Heerkulka Muqdisho ayaa maraya 23, markii hore wuxuu ahaan jiray 34 illaa 30 inta u dhaxeysa, balse hadda farqi wayn ayaa u dhaxeeya. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post Maxaa kala socotaa Isbedelka dhanka Cimilada ah ee laga dareemay magaalada Muqdisho? appeared first on Caasimada Online.
  2. Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa sheegay inay kaalin xoogan ka qaateen sugida Amniga Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Booqashadiisa uu Puntland ku marayo, taasoo haatan gabagabo ku dhow. Qoraal kooban oo kasoo baxay PSF, ayaa lagu sheegay in madaweyne Farmaajo iyo wafdigiisa intii ay ku sugnaayeen gudaha Puntland iyo haatanba aanay la kulmin wax dhibaato amni ah, iyagoo taas badelkeed dareemayay neecowda amni ee ka jirta Puntland iyo soo dhowayn aan kala joogsi lahayn oo illaa iyo haatan socoto. Saraakiisha ciidanka PSF, waxay xaqiiyeen in ciidan aan ahayn ciidanka Puntland uusan sugayn ammaanka wafuuda madaxweynaha iyo meelaha uu booqanayay, marka laga reebo ilaalo kooban oo madaxweynaha uu watay. Saraakiisha ciidanka PSF waxaa kale oo ay beeniyeen in habo yaraatee wax khatar amni ay ka jirto gobolka Bari gaar ahaan buuraha Galgala, halkaas oo ay sheegeen inay ciidamada difaaca Puntand ku baacsanayaan kooxaha argigxisada oo iyagu laftooda baxsad ah.
  3. Puntland iyo Soomaaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa kusoo daabulay gobalka Sool gaar’ahaan duleedka tuulada Tukaraq oo ay xiisad dagaal ka qaraxday 08-Janaayo-2018 markii ay halkaas iska hor-imaad kooban kula wareegeen ciidamada Soomaaliland. Tukaraq oo horay u ahayd saldhiga u weyn ee Puntland ku leedahay gobalka Sool ayaa tan iyo markii ay la wareegtay Soomaaliland waxaa ka aloosnaa xiisadii ugu cuslayd, Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa ku dhaawaqay dagaal ay Puntland isaga difaacayso wuxuu ugu yeeray duulaanka Hargeysa, sidoo kale maamulka Soomaaliland ayaa sheegay inay gaarayaan xaduudkooda oo ay u arkaan inay tahay meel aan sidaa uga fogeyn caasimada Puntland ee Garowe, waxayna tan iyo xiligaas labada dhanba boqolaal ciidana oo si aada u hubaysan ku daabulaayeen degaanadaas. Wararka aan ka helayno jiidaha ay isku hor fadhiyaan labada dhan ayaa sheegaya inay ciidamadu isku muuqdaan xili walbana la filan karo dagaal ka qarxa degaanadaas. Ma jirto haba hayaraate wax waan-waan nabadeeda oo laga dhex wado labada dhan, waxayna wararka ay helayso PUNTLAND POST sheegayaan inay guuldaraysteen xal nabadeed oo ay wadeen xubno kasocda qaramada midoobay iyo Dawladaha deriska markii ay Soomaaliland ka dhega adaygtay inay ciidamadooda kala noqdaan degaanka Tukaraq oo ay maalmo kahor la wareegeen. Sidoo kale odayaasha iyo Isimada Gobalka Sool ayaa ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan degaanadaas inay iska diifaacaan duulaanka Soomaaliland. Marka la eego inaysan jirin xal nabadeed oo laga dhex wado dhinacyada isku hor fadhiya Tukaraq, Ciidamada lagu soo daabulaayo iyo hanjabaadaha culus ee hawada la isku marinaayo waxay u muuqataa inaan laga fursan doonin collaad ka qaraxda gobalka Sool. PUNTLAND POST The post Xiisada Tukaraq iyo diyaar garowga dagaal ee labada dhinac oo maraysa meeshii u danbaysay appeared first on Puntland Post.
  4. Governor of the Blue Nile State Hussein Yassen Hamad said 13,000 out of 55,000 Sudanese refugees have returned to their home areas from Ethiopia. Source: Hiiraan Online
  5. Ururka Al-shabaab ayaa xukun Karbaash ah ku riday mid kamid ah shacabka degmada Kurtunwaarrey ee gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu eedeeyay kufsi. Maxkmadda Al-shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa xukuntay in boqol jeedal lagu karbaasho ,islamarkaana degmada laga musaafuriyo,Cabdi Axmed Abuukar oo ku eedaysan in uu kufsi u geystay gabar ku dhaqan degmadaasi Fagaaraha xukunka laga fuliyay ayaa waxaa daawanayey boqollaal shacab ah oo isaga yimid xaafadaha degmada Kunturwaarrey,kuwaasoo ay ku jiraan carruur aad u da’yar. Al-shabaab ayaa sidoo kale eedaysanaha ku ganaaxday in uu bixiyo”qaalin geel oo xaal ah”,taasoo ku cusub xukunnada ay Al-shabaab riddo. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo xukunno ku ridday qof shacab ah. appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka laga Helayo hanta dheer ee Degmada deyniile ayaa sheegaya in gaari ay Saarnayaeen ciidamo ka tirsan Militiriga Dowlada Soomaaliya Qarax miino lala beegsaday. Qaraxa Miinada ayaa Waxaa la sheegay in la dhigay Wadada dhinaceeda,islamarkaana uu haleelay gaariga Cabdi Bile oo ay saarnaayen askarta ka tirsan militiriga Dowlada Soomaaliya. Inta la Xaqiijiyay Sedex Askari ayaa ku dhaawacantay Qarax miino,inkastoo aan la ogeyn Tirada rasmiga ah ee ku geeryootay qaraxaasi. Goobjoogayaal ku sugan Haanta Dheer oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in ay maqleen jug culus,islamarkaana ay arkeen Qiiq iyo uuro ka baxaysa goobta,halkaasina uu yaalay gaari ciidan. Maamulka Degmada Deyniile iyo Saraakiisha laamaha Amaanka ayaan weli faahfaahin ka bixinin Qaraxa Miino ee lala beegsaday Askarta ka tirsan Militiriga Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa inta badan Waxaa ka dhaca Qaraxyo miino oo lala eegta ciidamada ka tirsan dowlada Federaalka Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post Faahfaahin ku saabsan Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  7. There is no question that Kenya and Somalia are two countries that are deeply linked economically, socially and culturally. Source: Hiiraan Online
  8. U.S. President Donald Trump's White House physician declared him in "excellent health" after the president received his first medical checkup at Walter Reed military hospital on Friday, undergoing a physical examination amid suggestions in a recent book and by his detractors that he's mentally unfit. Source: Hiiraan Online
  9. The African group of ambassadors to the United Nations has demanded an apology from Donald Trump, after the US president reportedly aimed a racist remark at some Caribbean nations and Africa. Source: Hiiraan Online
  10. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in uu halkaasi ka furo shir dib u heshiisiin ah. Shirkaasi oo ah mid muhiim ah ayaa looga hadli doonaa sidii nabad waarta loo kala dhax dhigi lahaa Dadka ku dhaqan Gobolka Mudug oo dagaalo soo laa laabtay uu ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo. Shirkaasi waxaa goobjoog ka noqon doono Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Gal-Mudug Odoyaasha iyo waxgaradka Gobolka Mudug iyo Maamulada Magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa qudbad dheer ka jeedin doono Shirkaasi isaga oo ka hadli doono Doorka Dowlada Soomaaliya ay ka qaadaneeyso Nabadeeynta Gobolka Mudug. ugu dambeeyntii Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmi doono qeeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada Gaal-kacyo isaga oo maalinta bari ahna ku wajahan Magaalada Cadaado. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacyo ka furaya Kulamo Dib u heshiisiin ah appeared first on Puntland Post.
  11. The US has been talking tough about South Sudan President Salva Kiir, threatening to cut aid to the country. Does Washington plan any other action beyond sanctions? Source: Hiiraan Online
  12. Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ka dhacay Qarax Qasaare geeystay oo la la eegtay Ciidamo katirsan kuwa Dowlada Soomaaliya. Qaraxaan oo ahaa nooca Dhulka lagu aaso ayaa la la eegtay Gaadiid ay wateen Ciidamada Dowlada oo marayay Nawaaxiga Haanta Dheer degmada Deyniile ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal halkaasi ku sugan ayaa u sheegay Warbaahinta PUNTLAND POST in qaraxaasi uu geeystay qasaare isugu jiro dhimasho dhaawac. 3 Askari oo katirsan Ciidamada dowlada ayaa qaraxaasi ku geeriyootay halka ku Dhowaad 5 kalena ay ku dhaawacmeen qaraxaasi. Qaraxaasi kadib waxaa xirmay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee wadadaasi waxaana halkaasi gaaray ciidamada dowlada. Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaca qaraxyo isugu jir kuwa ismiidaamin ah iyo kuwa dhulka lagu aaso oo la la eegto Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Qarax Qasaare Geeystay oo Ciidamada Dowlada lagula eegtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  13. Khawlah Noman was walking to her Toronto school when a man suddenly appeared behind her and cut her hijab, police said. Source: Hiiraan Online
  14. To leave one's home, to abandon one's family for a new start in a new land is never an easy choice. To get up and walk away, not knowing if one will ever return is not an easy decision. Source: Hiiraan Online
  15. Cadaado (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan AMISOM la geynaayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Ciidamadan dheeraadka ah ayaa kaabi doona ciidamo kale oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, waxaana lasoo sheegayaa in saacadaha fooda nagu soo haya ay gaarayaan magaalada. Ciidamadan ayaa magaalada kala degi doona Hubkooda, waxa ayna si rasmi ah ula wareegi doonaan amniga iyo gacan ku heynta goobaha muhiimka ah. Ciidamadan ayaa ka qeybqaadan doona xaqiijinta amniga magaalada Dhuusamareeb, oo uu ku wajahan yahay Madaxweynaha Qaranka Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Wafdigiisa. Magaalada Dhuusamareeb waxaa hadda ku sugan wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo hordhac u ah Madaxweynaha Somalia iyo madaxda maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaaya kulan lagu dhameystiraayo Heshiiskii maamulka Galmudug iyo Ahlusunna oo lagu dhameyn doono magaalada Dhuusamareeb. Geesta kale, waxaa amniga magaalada Dhuusamareeb iminka gacanta ku haya Ciidamo ka socda dowladda Jabuuti , kuwaasoo la sheegay in ay wax ka xaqiijinayaan Ammaanka Magaalada. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post Ciidamo ajaaniib ah oo la wareegayo amniga magaalada Dhuusamareeb & Diyaarad la filaayo inay… appeared first on Caasimada Online.
  16. Hargeysa (Caasimada Online)-Maamulka Somaliland ayaa sheegay in dhawaan ay ka guuri doonaan furaha Teleefoonada oo ay la wadaagan Somalia inteeda kale. Maamulka ayaa sheegay in heer gabogabo uu maraayo qorshaha looga guuraayo furaha ay la isticmaalan Somalia, waxa ayna tilmaantay inay buuxinayaan shuruudaha la doonaayo. Wasiirka wasaarada isgaarsiinta iyo technology-yada maamulka Somaliland C/weli Sheekh, ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay ka dhabeyneyso sameysiga furo cusub. Wasiir C/weli Sheekh ayaa yiri ‘’waxaan wadnaa qorshihii Somaliland loogu sameyn lahaa furo gaara oo ka madaxbanaan kan ay isticmaasho Somalia inteeda kale’’ ‘’Qorshaha aan hadda wadno waa inaan Somalia uga guurnaa furaha 252, maadaama aanu waxba la wadaagin Somalia waxan garanay inaan helno furo gaar noo ah’’ Wasiirka maamulka ugu magacaaban Isgaarsiinta waxa uu intaa raaciyay in howsha hortaal ay ku fulin doonaan muddo kooban, inkastoo uu muujiyay inay jiri karaan culeysyo dhowr ah. Haddalka Wasiirka ayaa imaanaya xili maamulkii hore ee Somaliland uu horay u sheegay inay ka guuri doonaan furaha Somalia, waxaana xiga raja muujinta maamulka cusub ee uu Hogaaminaayo Muuse Biixi. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com The post Somaliland oo shaacisay qorshaheeda ku aadan ka guurista Furaha Somalia appeared first on Caasimada Online.
  17. Ciidamo ka socdo Kuwa AMISOM Ayaa Tagaya Deegaano katirsan Gal-Mudug si ay u sugaan Amniga Madaxweyne Farmaajo. Ciidamadaan oo ka socdo Dowlada Djabuuti ayaa tagaya Gobolka Gal-Gaduud Gaar ahaan Magaalooyinka Dhuusamareeb Guriceel iyo Caabud Waaq. Shalay Ciidamo ka socdo Dowlda Jabuuti ayaa tagay Dhuusamareeb hayeeshee maanta ayaa lagu wadaa in ay halkaasi gaaraan ciidamo aad u farabadan. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Bari Booqasho ku tagaya Deegaano katirsan Gobolka Gal-Gaduud ee Bartamaha Dhulka Soomaaliya. Waa Safarkii ugu Dheeraa oo Madaxweyne Soomaaliyeed inta la xasuusto uu ku tago Gobolada Dalka Soomaaliya. Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo biloowday Puntland isaga oo ku soo gaba gabeeyn doono Gal-Mudug. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamo AMISOM ah oo Tagaya Gal-Mudug Si ay u sugaan Amniga Madaxweyne Farmaajo appeared first on Puntland Post.
  18. Ethiopian Oromo refugees fleeing to Kenya to escape persecution say they are finding life on the streets of Nairobi no better than the insecurity they left behind, as they are targeted by bribes and harassment and forced into vast camps with few prospects or protections. Source: Hiiraan Online
  19. The World Bank’s annual ranking of countries by ease of doing business has been compromised by politicized methodology, the bank’s top economist told the Wall Street Journal (paywall). The primary victim? The country of Chile. The high-profile rankings are intended to encourage governments to remove obstacles to business and incentivize economic development. The report combines measures of how easy it is for an entrepreneur to start a business, obtain credit, pay taxes and enforce contracts, among other things. Paul Romer, the World Bank’s Chief Economist since late 2016, found irregularities in how the survey’s methodology was updated from year to year, and intends to correct and republish the ranking for the past four years. Romer said the irregularities manifested themselves in shifts to Chile’s ranking, which was 55th in the 2017 rankings, but as high as 25th a decade ago. In fact, the Chile’s position in the rankings seemed to mirror the country’s politics: During the period in question, Chile alternated between electing socialist Michelle Bachelet and conservative Sebastián Piñera to the presidency. When Piñera was in office, Chile would climb in the rankings; when Bachelet was in office, the country would fall. According to Romer, the volatility resulted from new metrics added to the ranking that dragged down the country’s score, rather than a meaningful change in Chile’s business environment. “I want to make a personal apology to Chile, and to any other country where we conveyed the wrong impression,” Romer told the Journal. “Based on the things we were measuring before, business conditions did not get worse in Chile under the Bachelet administration.” The former director of the report, Chilean economist August Lopez-Claros, is on leave from the World Bank this year. In a statement e-mailed to Quartz, he defended the changes to the ranking method as improvements, implemented transparently and designed to make the product more useful. “The claim that the above methodological changes somehow targeted Chile is wholly without merit,” he writes. “In light of the concerns expressed by World Bank Chief Economist Paul Romer in the media and our commitment to integrity and transparency, we will conduct an external review of Chile’s indicators in the Doing Business report,” the bank said in a statement. Other countries’ positions in the rankings are likely to shift once the methodology is revised. In the current rankings, the top performers are New Zealand, Singapore, and Denmark, while the lowest were Venezuela, Eritrea and, coming in last, Somalia. The widely covered report provides guidance to global investors and governments alike. Some countries, like Nigeria, make improving their rank in the report a matter of explicit public policy. The World Bank has struggled in recent years to find a place in a world where development loans have largely been replaced by private investment in emerging markets—which are not called developing economies anymore. World Bank president Jim Kim has worked to re-orient the institution toward providing independent expertise and advice as much as capital. However, the suggestion that ideology, rather than data, is driving key World Bank communications will not make the institution’s job any easier Source: – Quartz The post A World Bank economist apologized for unfair country rankings and will redo four years of results appeared first on Caasimada Online.
  20. Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ku geeriyooday Xildhibaan Katirsanaa Baarlamaanka Maamulka Gal-Mudug. Xildhibaankaan ayaa lagu magacaabi jiray Xildhibaan Cabdikariin Maxamed Cismaan Ciro. Xildhibaanka ayaa baryihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa xalay ku geeriyooday Xildhibaan C/kariin Maxamed Cusmaan (Ciro) oo kamid ahaa Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug. Xildhibaan Salaad Ceynte oo katirsan Baarlamaanka Gal-Mudug Ayaa Warbaahinta Muqdisho u xaqiijiyay Geerida ku timid Xildhibaan Ciro. Allaha u naxariistee Xildhibaanka ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Gal-Mudug oo Muqdisho ku Geeriyooday appeared first on Puntland Post.
  21. We may never know the human or financial cost of the war in Somalia. The Kenyan government, which at the end of 2011 placed its soldiers under the African Union Mission to Somalia (Amisom), has never made public the number of its troops killed or amount of money it has spent on the war. Key among the numbers which remain a military secret is how many soldiers died in the twin Kulbiyow (2017) and El Adde (2016) attacks. A tally from various media reports show at least 1,000 Kenyans have died since Operation Linda Nchi was launched in 2011 over the abduction of two French tourists Meanwhile, hundreds of families of soldiers killed in the battle field continue languishing without their key breadwinners, some still awaiting compensation. Military insiders say it costs about Sh7,000 a day to keep a soldier in Somalia. This covers food, transport, medical care, communication and water expenses, which translates to Sh210,000 a month and Sh2.52 million a year. here are at least 4,000 Kenyan soldiers in Somalia, meaning it would cost Sh10.08 billion a year to keep them in a war that has no end in sight, at least according to President Uhuru Kenyatta. The war has become a hot political potato and one of the key issues in the last two presidential elections. President Kenyatta, who is serving his second term, has consistently said the Kenyan troops will remain in the war torn nation until the threat level posed by Al Shabaab is brought down. On the flip side, the Opposition insists Kenyan soldiers are better off defending Kenya from within its borders.“The threat remains and therefore we will continue our mission in Somalia,” President Kenyatta said on the campaign trail. “Even as we recognise the sacrifices made so far, we appreciate that this war is not yet won. I urge you all to stand firm in the support of our men and women as we continue our critical mission in Somalia,” he said. According to a survey done last year by Ipsos Synovate, majority of Kenyans (68 per cent), want KDF pulled out of Somalia. Another survey by Twaweza East Africa done after the Kulbiyow attack at a similar time last year said 70 per cent of Kenyans want our troops withdrawn, with 40 per cent saying KDF’s presence in Somalia was increasing the Al Shabaab threat level. For the Opposition, every attack in Kenya has given them an opportunity to reignite the debate on withdrawing troops from Somalia. None of the Opposition figures has offered an alternative strategy of combating Al Shaabab once the troops are recalled. The Al Shabaab has maintained that the continued stay of KDF in Somalia is the key reason it continues to mount attacks in Kenya. So many have been the Al Shabaab’s attacks on Kenyan soil since 2011 that the police and media stopped keeping track of casualties. The Westgate, Mpeketoni and Garrisa University College attacks remain the hallmarks of Kenya’s war in Somalia. Sixty eight people died in the Westgate attack in 2013, 148 students at Garissa University massacre in the 2015 and 128 people in the three weeks of terror in Mpeketoni, Lamu County. “What is clear from the sustained Al Shabaab attacks in Kenya is that they have been significantly weakened inside Somalia and these attacks are meant to scare the Kenyan government through propaganda,” says Patrick Kamau, who teaches International Diplomacy and Peace Studies at the United States International University (USIU). “Kenya’s greatest problem is that none of the countries who have donated troops to Amisom share a border with Somalia. But then again withdrawing the troops may still expose Kenya to terror and that is the dilemma we are facing,” Kamau says. Amisom soldiers are drawn from Uganda, Burundi, Djibouti, Sierra Leone and Kenya. Kenya joined the Amisom troops in 2012 after a year of going it alone through operation Linda Nchi. Soldiers allowances Amisom’s funding comes from multiple sources, including AU member states, the AU Peace Fund, the UN Trust Fund for Amisom (and, later, the Somali National Army), the UN Trust Fund for Somali Transitional Security Institutions, UN assessed peacekeeping contributions, and a range of AU/Amisom partners, including the EU. Soldiers allowances are paid by their governments. The EU then compensates the respective Troop Contributing Countries (TCCs) through Amisom on an annual basis. The funds are only released to Amisom once accounts from the previous payment are signed off. EU provides $1,028 (Sh102,800) for each Amisom soldier each month. Their respective governments then deduct about $200 (Sh20,000) for administrative costs, meaning the soldiers take home about $800 (Sh82,800). Above this, the TCCs still maintain their soldiers on their payroll when they are in Somalia. An MoU between the African Union and Amisom states that families of killed soldiers are entitled to $50,000 (Sh5 million) compensation. The post Kenya: Cost of the war in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  22. The operation to hunt down suspected Al-Shabaab terrorists who killed a woman and injured five police officers at Nyongoro along the Lamu-Mombasa road on Saturday morning has been intensified. Source: Hiiraan Online
  23. Siyaasi Saciid Ciise Maxamuud oo kamid ah raggii u tartamay xilka madaxweyne ee dalka doorashadii 8 February 2017 ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu ku sheegay in markii doorashada madaxtooyada ay dhacaysay dalku meesha uu joogay meel ka xun uu maanta marayo. Waxa uu tilmaamay in ay muhiim ahayd in wax laga qabto caqabadaha ka jira amniga, garsoorka iyo dhaqaalaha islamarkaana madaxda dalka aysan waxba ka qaban arrimahaasi waa sida uu hadalka u dhigaye. “Dhaqaalaha ayaa ah saldhigga horumarineed markaad fiiriso dalka maanta halkee ayuu joogaa meeshii aan ka soo tagnay meel ka xun buu joogaa, marka la doonayo in lala dagaallamo musuqmaasuqa waa in dowladdu tahay mid oggol isla xisaabtan” Waxaa uu sidoo kale sheegay mar uu garsoorka ka hadlayay in awooddii garsoorka ay qaateen madaxdii ugu sarreysay dowladda federaalka Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga: http://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/01/WAREYSI-SACIID-CIISE-MAXAMUUD-12-01-2018.mp3Goobjoog News Source
  24. Mark Zuckerberg aasaasaha “Facebook” ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in isbedello waaweyn lagu sameyn doono adeegyada shirkaddiisu bixiso oo saameynaya wararka dadka barta isticmaa ay ishoodu qabaneyso. Zuckerberg ayaa bartiisa bulshada kusoo qoray in hortabinta la siin doono isdhexgalka bulshada ee macnaha leh, halkii markii hore wararka dadka caanka ah kuwa warbaahintu ay hortabinta lahaayeen. Waxa uu Mark hadalkiisa sii raaciyay “Xilliyadii lasoo dhaafay waxaa xoog badnaa ka qeybgalka shirkadaha, gacansiga iyo warbaahinta, kuwaas oo inta badan carqalad ku noqda xaaladaha gaarka ah iyo xiriirka bulshada.” Waxa uu tilmaamay in isbedelkan looga golleeyahay in dadka barta adeegsadaa ay dareemaan in wakhtigooda Facebook ay sidii loo baahnaa u qaadanayaan. Waxaanuu filanayaan markaa in dadku wakhti aad u kooban ay ku qaadan doonaan barta oo dadbadan wakhtiga ka lumisa. Source
  25. The recent unannounced destruction of several informal settlements on the outskirts of Mogadishu, together with the forced evictions of thousands of families living there, are having devastating effects on children, UNICEF and Save the Children said today. Source: Hiiraan Online