-
Content Count
210,704 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Cadaado (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira socdaalkiisa nabadeed ee deegaanada maamulka Galmudug, gaar ahaan magaalada dhuusamareeb. Madaxweynaha ayaa horay socdaal nabadeed oo dhulka ah ugu soo maray laga billaabo Garowe ilaa Boosaaso waxa uuna dhageysanaayay soo jeedinta qeybaha kala duwan ee bulshada. Waxa uu Madaxweynuhu socdaal kaa lamid ah kusoo maray magaalad Gaalkacyo ilaa Cadaado oo uu dhulka ku safray, wuxuuna u sii tallaabay magaalada Dhuusamareeb oo hadda uu kula shiraayo Madaxda maamulka Galmudug, Odayaasha, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo wada tashi ah magaalada Dhuusamareeb kula qaadanaya Maamulada, waxaana wehliya Culumada iyo dhallinyarada Gobalka Galguduud. Madaxweynaha oo xalay kulan gaar ah la qaatay culimada Ahlusuna ee Dhuusamareeb ayaa bogaadiyey kaalintooda ku aadan wacyigelinta bulshada deegaankan isaga oo ku amaanay sida ay naf iyo maalba ugu hureen in laga cirib tiro deegaanadan kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab. Madaxweynaha ayaa yiri “Markii laga hadlayo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, waxaad tusaale wanaagsan u tihiin gobollada kale ee dalka, waayo idinkoo kaashanaya dhammaan qeybaha bulshada deegaankan waxaad ku guuleysateen in aad cadoowgaas la dagaalantaan oo aad ka dabar gooysaan deegannadan.” Madaxweynuhu waxa uu culimada deegaanka ku sheegay inay yihiin kuwo mudan in la abaalmariyo dadaalka maadaama ay si wada jira ula dagaalamaan Shabaabka Dhuusamareeb iyo guud ahaanba kuwa haminaaya amni darada Gobolka. Wuxuu sheegay in culimada Ahlusuna ay ka firfircoon yihiin kuwa kale marka loo eego dhanka dagaalka, waxa uuna taa sabab uga dhigay inay leeyihiin ad adeeg uu alle u dhaliyay. Sidoo kale, waxa uu Maamulka Galmudug, Dhalinyarada iyo Waxgaradka ugu baaqay inay isgarabtaagan culimada Ahlusun, maadaama xiligaan uu dalka yahay mid ku jira dagaal ka dhan ah Shabaab. Dhinaca kale, waxa uu madaxweynuhu ku booriyay Ahlusuna inay siiwadaan dagaalka iyagoo heysta dhalinyaradooda hiilka u ah. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post Farmaajo ‘’Ahlusuna cashar ayey u dhigtay Shabaabka waana lasii wadi doonaa dhaqaajintooda” appeared first on Caasimada Online.
-
Jailed Ethiopian opposition leader Merera Gudina has been freed after more than a year in detention. Source: Hiiraan Online
-
Donald Trump unveiled the winners of his much-touted "Fake News Awards" late Wednesday, escalating his already persistent attacks on a number of major US media outlets. Source: Hiiraan Online
-
Cadaado (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta uu qorshuhu yahay inuu dhaco shirka dhameystirka Mideynta maamulka Galmudu iyo Ahlusuna. Shirkaan ayaa lagu dhameystirayaa heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen maamulada Galmudug iyo Ahlusuna oo horay ugu kala duwanaa Siyaasada. Shirka ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo, Wasiiro uu kamid yahay Wasiirka arrimaha gudaha, Xildhibaano, Hogaamiyayaal maamul Goboleedyo, Siyaasiyiin iyo Saraakiil ciidan. Farmaajo oo ku guda jira xalinta khilaafyada ka jira Gobolada dalka ayaa xalay kulamo la qaatay dhinacyada Galmudug iyo Ahlusuna, Odayaasha dhaqanka, wuxuuna u sheegay inay muhiim tahay in heshiiskan la dhameystiro si horey loogu sii socdo. Sidoo kale, waxaa aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Dhuusamareeb, waxaana sugidda amniga iska kaashanaya Ciidanka Dowladda, kuwa Galmudug iyo kuwa Ciidanka Hiil walaal ee dalka aan walaalaha nahay Jabuuti. Dhinaca kale, Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Dhuusamareeb waxa uu kulamo wadatashi la yeelan doonaa madaxda heer Dowlad goboleed iyo heer degmo, culumada, duubabka dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post Shirka Mideynta Galmudug iyo Ahlusuna oo lagu wado inuu manta furmo (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
-
Opposition leader Raila Odinga has vowed to form a rival government when he is sworn in on January 30 even if it is based outside the country. Source: Hiiraan Online
-
A Somali national is wanted by police over allegations he defrauded some traders in Eastleigh, Nairobi. Source: Hiiraan Online
-
By Ahmed Abdi Galkayo — A Somali Female journalist says three members of a Somali President’s Bodyguards has attacked her amid reporting on corruption and politics. Bahjo Abdullahi Mohamed, One of the women reporters of Voice of Peace, a Galkayo-based radio station says Galmudug President Ahmed Dualle Geelle Haaf’s bodyguards tortured and sexually assaulted her during Mohamed Abdullahi Farmajo’s visit to Galkayo. In a post on her Facebook account on Tuesday, the journalist said that she is suffering both physically and psychologically after the incident. The motive for the attacking was not immediately clear. “A driver in a car masqueraded as my colleagues offered me a lift, only to fall into the hands of gangs,” said Mrs. Mohamed in a post that had been shared over 3,820 times and liked over 14,000 times. When she got into the car, she saw three strange men wearing Somali National Army’s uniform who locked the car’s tinted windows to stop her escaping from them before taking her to house in Northern Galmudug.Later the men turned to be guards of President Haaf. Attacking journalists in revenge after covering corruption and politics has been common in Somalia but a sexual assault against Somali women journalists is a new thing.
-
State Minister for Foreign Affairs Mrs. Hirut Zemene on Tuesday (16 January 2017) met with the Foreign Minister of Somaliland, Dr. Seid Shire. Foreign Minister Dr. Seid expressed Somaliland’s interest to contribute its part on the ongoing shared efforts towards ensuring peace and peace and security in the Horn of Africa. He further added shared Somaliland’s ambition to further heighten ties with Ethiopia via trade and infrastructure. State Minister Hirut, emphasized the fact that, Ethiopia is committed to supporting the development efforts of Somaliland
-
Jailed Ethiopian opposition leader Merera Gudina has been freed after more than a year in detention. The leader of the Oromo Federalist Congress was released.... Source: Hiiraan Online
-
Somaliland authority which its forces took control of Tukaraq has brought medical supplies to Maternity Child Center, the first of its kind. The major aim behind this is to see the center to benefits children and mothers residing in Tukaraq. Sool’s regional health coordinator in conjunction with staffers have visited the town as ordered by the minister of health of Somaliland, Dr. Hasan Ismail has said that the center up and running. The minister himself is expected to bring more medical supplies once he visits the town. Somaliland government which overpowered militia soldiers backed by Puntland who were stationed as they collect taxes but now as Somaliland army is securing its borders. The residents have welcomed the move with enthusiasm.
-
Ethiopia’s Foreign Minister Workneh Gebeyehu (R) with his Egyptian counterpart Sameh Shoukry (L) Ethiopia’s Foreign Minister Workneh Gebeyehu arrived in Cairo early Wednesday from Addis Abba to hold talks with his Egyptian counterpart Sameh Shoukry as part of a diplomatic cooperation committee between the two countries, Al-Ahram Arabic website reported. According to Al-Ahram Arabic website, Shoukry and Gebeyehu will discuss the latest developments regarding the Grand Ethiopian Renaissance Dam. Gebeyehu arrived as the head of a ministerial delegation that includes the Ethiopian ministers of trade, health, investment, irrigation and electricity. Tensions between Egypt and Ethiopia heightened in recent years over the construction of Ethiopia’s Grand Renaissance Dam, which Egypt worries could reduce its share of Nile water. Ethiopia, which aims to become Africa’s biggest electricity exporter, says the dam will not have a negative impact on Egypt. Ahram
-
A stock photo of an Ethiopian Railways locomotive. Addis Ababa, Jan 17 –The modern electrified railway that links Ethiopia with the port of neighboring Djibouti began transporting passengers, official sources announced today, a few days after the inauguration of this means of transport. Built in collaboration with China at a cost of 4 billion dollars contributed by the Import and Export Bank of the Asian country, the railroad provides Ethiopia with access to the sea, lost after the independence of Eritrea, with whose government it has stormy relations. The railroad is the first to be built using equipment and technical standards from China outside that Asian country.
-
Muqdisho (Caasimadda Online): Safarka madaxweyne Farmaajo uu kusoo maray Puntland hadana uu ku joogo Gal-Mudug, wuxuu u muuqdaa mid lumiyay isku xirkii siyaasadeed ee madaxdda maamul goboleedyadda Somalia. Dowladda dhexe ayaa lagu dhaliilay kal hore qaabkii ay u wajahday dagaalkii maamul goboleedyadda gaar ahaan iney awoodi weysay iney midkood xitaa gacanta ku dhigto si ay u kala jabiso, laakiin hadda waxaa muuqda wax taa ka duwan, Dowladdu markaan waxey ciyaartay door siyaasadeed cajiib ah. Tan iyo markii uu bilaawday safarka madaxweyne Farmaajo waxaa la sheegay inuu yaraaday xiriirkii iyo iska warqabkii madaxda maamuladda, ilo muhiim ah ayaa Caasimadda Online u sheegay iney aad isugu soo dhowaadeen Farmaajo iyo Gaas taas oo aaney jeclaan Shariif Xasan iyo Axmed Madoobe. Sidoo kale madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa la sheegay inuu maalmihii dambe ka furtay hogaamiyaasha goboladda isagoo aad uggu soo dhowadaday madaxda Villa Somalia. Ilaa hadda madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Xoghayaha Guud ee golaha iskaashiga maamul goboleedyadda Cabdi Cali Raage ayaa ka gadoodsan sidda ay wax u socdaan ,Shariif Xasan ayaa sidoo kale ku aragti ah. Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaan la ogeyn mowqifkiisa inkastoo uusan ku jirin hogaamiyasha Emirate-ka wax ka helay, markii uu dhamaado safarka madaxweyne Farmaajo ayaa la filaya iney shir isugu yimadaan madaxda Dowlad goboleedyadda si ay isaga wareystaan mustaqbalka iskaashigoodda. Caasimadda Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com The post Safarka madaxweyne Farmaajo oo kala fur furay siyaasadda madaxda maamul goboleedyadda appeared first on Caasimada Online.
-
The release of opposition politician Merera Gudina and hundreds of other detainees in Ethiopia today must only be a first step towards freedom for all prisoners of conscience in the country, Amnesty International said today as 528 detainees were set free from several jails. Netsanet Belay, Amnesty’s Research and Advocacy Director for Africa, said: “While by all means a welcome step, the release of Merera Gudina today and other detainees must not be the last. “Hundreds of prisoners of conscience continue to languish in jail, accused or prosecuted for legitimate exercise of their freedom of expression or simply for standing up for human rights. “The Ethiopian authorities must now immediately and unconditionally release all remaining prisoners of conscience, including those who have already been convicted, as they did nothing wrong and should never have been arrested in the first place. To continue holding them is to perpetuate the gross injustice that they have already bravely endured for too long. “The authorities must also take urgent steps to guarantee that these wrongful detentions do not continue to take place, including by repealing or substantially amending all repressive laws under which most of prisoners of conscience are detained, including the draconian Anti-Terrorism Proclamation.” The releases come after Prime Minister Hailemariam Desalegn announced plans to release opposition political leaders and hundreds of other individuals and close down Maekelawi Prison in the capital Addis Ababa, a notorious detention centre where widespread acts torture were being committed. View latest press releases
-
Addis Ababa January 17/01/2018 Ethiopia and Somaliland have agreed to jointly develop additional ports to strengthen economic integration. Prime Minister Hailemariam Desalegn held talks yesterday with President Musa Bihi Abdi of Somaliland at his office. The two sides agreed to strengthen their cooperation in peace and security, economy, trade, and education sectors. Ethiopia will strengthen economic integration with Somaliland by using Berbera Port, the Premier said, adding that the country will therefore develop roads to ensure accessibility to the port. Hailemariam said, Ethiopia, which views the development of neighboring countries as its own, will further continue its support by providing further educational opportunities to Somaliland. Ethiopia will also support the fight in combating Al- Shabaab that has repeatedly attacked Somaliland, he stated. Somaliland President Musa Bihi Abdi said on his part Somaliland has the desire to further strengthen its good relations with Ethiopia. ENA
-
Shirweynaha 4aad ee dib u eegista Waxbarashada Puntland oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiinta Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa Galabta lagu soo geba-gabeeyay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Shirweynahan oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ayaa diiradda lagu saaray dib u eegista waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda Waxbarashada Puntland sannadkii tegay ee 2017 iyo qorshaha sannadkaan bilowga ah ee 2018,taasoo qeyb ka ah qorshaha guud ee Wasaarraddu dejisay 5 sano ee soo socota. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland,Maxammed cabdulqaadir Cismaan ayaa sheegay in sannadkii dhammaaday ee 2017 ay Wasaaraddu hawl ballaaran ka qabatay horumarinta waxbarashada guud ahaan degaannada Puntland,sidoo kalena sannadka cusub la dejiyay qorshe weyn oo ku aaddan sare u qaadidda tayada waxbarashada. Halkaan ka daawo. PUNTLAND POST The post Daawo:Shirweynaha afraad ee dib u eegista Waxbarashada Puntland oo Galabta lagu soo geba-gabeeyay magaalada Garoowe. appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online): Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed oo ka mid ah wafuudda ku sugan magaaladda Dhuusamareeb ayaa galabta lagu sharfay inuu furo ciyaar kubadda cagta ah oo u dhaxeysay labadda magaalo ee Guriceel iyo Dhuusamareeb. Ciyaartan oo lagu xoojinayay iska dhaxgalka iyo nabadda ayey dhalinyaraddu codsadeen in gudoomiye Thabit uu kala so qeyb galo unna u furo, duqa caasimadda ayana ka qeyb galay kulanka isagoo tuuray kubadii koowaad. Daawadayaasha ciyaarta ayaa iyaguna fursad u helay iney gudoomiyaha gobalka Banaadir la sheekeystaan ,sawirana la wadaagaan. Thabit Abdi oo goobta ka hadlay ayaa ku baaqay in la dhiiri galiyo sportiga , sidoo kale ciyaarta kadib waxaa uu sheegay inuu ka helay hab ciyaareedka wanaagsan ee dhalinyaradda labadda magaalo. Kulankii u dhaxeeyay Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa kusoo idlaaday 0-0. Siyaasiyiin badan ayaa wali ku sugan Dhuusamareeb si ay goob joog uga noqdaan dhameystirka heshiiska Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug. Caasimadda Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com The post Gudoomiye Thabit oo lagu sharfay inuu furo kulan ciyaareed u dhaxeeyay Guriceel iyo Dhuusamareeb + Sawiro appeared first on Caasimada Online.
-
Kismaayo (Caasimada Online)-Ciidamada Kumaandooska Somalia ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degaanka baar sanguuri oo qiyaastii magaalada kismaayo u jirta 45 km ee gobolka Jubbada hoose. Ciidamada Kumaandooska ayaa garab ka helaayay CXD qeybtooda 43aad iyo ciidamada daraawiishta jubbaland oo ku hubeysnaa Gaadiid dagaal nooca casriga ah. Howlgalka Al-shabaab looga xureeyay deegaanka baar-sanguuri, ayaa qaatay dhowr saac, kadib markii la sheegay in Shabaab ay halkaa ka dhisteen Saldhigyo laga qaado duulaanka ciidamada dowlada. General Cismaaciil Saxardiid, oo ah Taliyaha ciidanka xoogga qeybta 43aad ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Somalia iyo kuwa Kumaandooska danab ay Al-shabaab ka saareen degaanka sanguuni ee gobolka jubbada hoose. General Cismaaciil Saxardiid ayaa sheegay in maleeshiyada al-Shabaab dagaalkaas looga dilay ilaa 7 maleyshiyaad ah iyo 4 horjooge uu ka mid yahay horjogihii Al-shabaab u qaabilsanaa degaanka. Ciidamada xoogga dalka soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gadiidka dagaalka oo ay lahayeen nabadiidka Al-shabaab kuwaasi oo taliye saxardiid uu ku sheegay labo gadiid oo ah kuwa dagaalka. The post Sawirro: Kumaandooska Somalia oo al-Shabaab kala wareegay deegaan muhiim ah appeared first on Caasimada Online.
-
The Galmudug administration and Ahlu Sunna Waljama’a (ASWJ) are today expected to sign a historic agreement in Dhusamareb, an event to be presided over by President Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmaajo’, some of the regional state leaders and representatives from the international community. President Farmaajo, who is on the final leg of his ‘peace and reconciliation’ tour, arrived in Dhusamareb on Tuesday evening to witness the official merger of Galmudug and ASWJ. Some of the regional state leaders are also in Dhusamarreeb including Hirshabelle’s president Mohamed Abdi Waare, while others are supposed to be arriving there today. However, Jubbaland President Ahmed Madobe, in a statement, said that he canceled his trip to Dhusamareb due to important tasks he will be undertaking in Kismayo and expected visits to some of the towns in Jubbaland. Galmudug and ASWJ officials held several talks in Dhusamarreb ahead of the key event. Meanwhile, President Farmaajo yesterday held talks with Galmudug and ASWJ officials, encouraging both sides to respect and implement the deal. Leaders of Galmudug State and the moderate Sufi paramilitary group, Ahlu-Sunna Waljama’a penned a political power-sharing deal in early December aimed at uniting the factions in central Somali regions following years of friction. The post Galmudug and ASWJ to sign historic merger in Dhusamareb today appeared first on Caasimada Online.
-
Beledweyne (Caasimada Online)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hogaamiyaha maamulka HirShabelle Waare ayaa waxaa xilka looga qaday Guddoomiyihii Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Aadan Axmed Xefow. Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye cusub oo lagu magacaabo Maxamed Cismaan Cabdi (Qalaafoow). Guddoomiyaha xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyay kiisas xad gudub ah, waxa uuna sidaa ku waayay xilkiisa, kadib markii kiiskaasi uu gaaray Hogaamiyaha maamulka. Guudoomiyaha Cusub ee degmada Baladweyne ayaa horay u soo noqday Guudoomiyaha degmada Baladweyne, waxa uuna xilkaani qabanayaa markii labaad. Maamulka Hirshabeelle ayaa dhowr mar isbedel ku sameyay Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne. The post Hogaamiye Waare oo wareegto ku magacaabay Guddoomiye cusub (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.