-
Content Count
210,539 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Ilo Xog-ogaal ah ayaa u sheegay warbaahinta Puntland Post xafiiskeeda Warqabadka ah ee Muqdisho in Ra’isilwasaare Xasan Cali kheyre uu qorsheeynayo isku shaandheeyn uu ku sameeyo Golihiisa wasiirada. Sidoo kale Ra’isilwasaare Kheyre ayaa buuxinaya xilal wasiir oo banaan kuwaasi oo ay iska casileen wasiiradii ku magacaawnaa. Sidoo kale Xogtaan ayaa waxa ay sheegeeysaa in Ra’isilwasaare Kheyre uu xilalka ka qaadayo wasiiro hadda shaqeeyo kuwa kalena magacaabayo. Ra’iislwasaare Kheyre ayaa wasiirka Warfaafinta u magacaabaya Wasiir Maareeye oo ah Wasiirka Ganacsiga. Wasiirka Ganacsiga ayaa lagu badali doono Wasiir Isloow oo ah Wasiirka Amniga halka wasiirka Amnigana loo magacaabi doono Tuuryare oo horay u soo noqday Taliyaha Nabadsugida. Waxaa lga yaabaa in isbadal uu ku yimaado xubnahaasi la isku shaandheeynayo hayeeshee xogtaan waa mid aan ka soo xiganay xubno Og-ogaal ah. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Kheyre oo qorsheeynaya isku Shaandheeyn Golihiisa wasirada ah appeared first on Puntland Post.
-
Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ka dhacay kulan u dhaxeeyay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow iyo Gudoomiyihii hore Thaabid Cabdi Maxamed. Kulankaan ayaa waxa uu ka dhacay hooyga uu Muqdisho ka daganyahay Mudane Thaabid Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir halkaasi uu Gudoomiye Yariisoow ku booqday. Labada Masuul ayaa kulankooda kaga hadlay sida ay xilka u la kala wareegi lahaayeen iyo sidii ay u dhici laheyd xaflada xil wareejinta. Eng Yariisoow ayaa amaanay shaqadii Thaabid uu Gobolka ka qabtay isaga oo sheegay in ay sii dar dargalinayaan. “Waxaan u mahadcelinayaa Madaxweyne Farmajo iyo RW Khayre oo igu aaminay xilka Guddoomiyaha G/Benadir Ahna Duqa Muqdishu, waxaana Shacabka ka codsanayaa inay nagala shaqeeyaan horumarinta caasimada dalka, si aan u dardargelino dadaalkii Thabit Ab” ayuu yiri Eng Yariisoow Digreeto Ka soo baxday Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay xilka looga qaaday Gudoomiye Thaabid iyada oo xilkaasina loo magacaabay Eng Yariisoow Wasiirka warfaafinta xukuumada Soomaaliya. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir iyo Gudoomiyihii hore oo kulmay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)- Xubno isugu jiray wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil isla markaana uu ka mid ahaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ayaa xalay gurigiisa ku booqday guddoomiyihii xilka laga qaaday, Taabit Cabdi Maxamed. Kulankaasi oo ahaa mid albaabada u xirnaa ayaa u muuqday in lagu soo afjaray xiisadii maalmahan ka taagneyd goboklka Banaadir. Kulankan ayaa ahaa mid lagu soo afjarayay xiisada, isla markaana labada dhinac ay uga xaajoon lahaayeen ka bixida xilliga kala guurka ee uu galay Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha cusub iyo Guddoomiyaha xilka laga qaaday ayaa isu mar xabeeyay, waxayna isku afgarteen in munaasabadda xil wareejinta ay u dhacdo si habsami leh. Waxaa kaloo la isla gartay in Taabid Cabdi Maxamed uu dib ugu laabto xarunta Gobolka Banaadir, si uu u diyaariyo xil wareejinta, iyadoo lagu wado inuu magacaabo Guddi Xil wareejin oo dhankiisa ka socda. Sidoo kale Guddoomiyaha cusub Eng. Yariisow ayaa isna soo magacaabaya Guddi xil wareejin oo diyaariya xaflada xil wareejinta iyo habsami u socodka howlaha xilliga kala guurka. Xubnaha kulanka ka qeyb galay ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirka Boostada Eng. Canshuur, Wasiir kuxigeenka Dekedaha Cusmaan daalo, Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida. The post Sawirro: Eng Yariisow oo gurigiisa ku booqday Taabit iyo qodobo ay isla garteen appeared first on Caasimada Online.
-
Thabit Cabdi oo ahaa shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka, horayna u soo noqday Agaasime ku xigeenkii Villa Somalia ayaa April 6, 2017 waxaa uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo duqa Muqdisho. 3dii bil ee ugu horreysay waxaa aad u fiicnaa xiriirka guddoomiye Thabit iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre, Thabit waxaa uu ka qeyb-geli jiray shirka khamiis kasta yeeshaan golaha wasiirrada halka ra’iisul wasaare Kheyrre uu si joogta ah u tagi jiray xarunta maamulka gobolka, xafladaha isla qaban-qaabin jireen, illaa markii dambe labada nin isku dhaceen. Hadaba, Inta aanan ka hadlin isku dhaca ra’iisul wasaare Kheyre iyo guddoomiyaha gobolka Thabit bal aan wax yar ka hadalno, waxyaabaha uu Thaabit Cabdi qabtay 9kii bil ee uu xafiiska joogay. Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo duqa Muqdisho Thabit Cabdi waxaa uu soo kordhiyay siyaasad maaliyadeed oo sax ah uu gobolka yeesho, sida halka ay maaliyadda gobolka marto, waxaa kale uu account u baddalay lacagtii mushaarka ee shaqaalaha gacanta ku qaadan jireen, tiiyoo keentay in hay’adaha deeqda bixiya ay mar kale aaminaan xafiiska gobolka Banaadir. Hay’adda Bangiga Adduunka tusaale ahaan, waxaa ay maal-gelisay in muddo lix biloodna ah ay lacag siiso illaa kun dhallinyaro ah oo gobolka Banaadir shaqo abuur u sameeyay, waxaa kale oo jira mashaariic dib loogu howl-geliyay Iskuullo iyo goobo kale oo hay’ado kale lacagta bixiyeen. Muddaddii uu Thaabit Cabdi guddoomiyaha ahaa waxaa la dhisay 4 waddo oo kala aha: 30-ka, Kaaraan, Kaahiye iyo Gen. Daa’uud, waxaa kale oo uu sameeyay daadejin maamul oo waxaa si fiican u shaqeyn jiray agaasimayeyaasha iyo degmooyinka gobolka Banaadir, waxaa intaas dheer mushaarka waxaa ay shaqaalaha u qaadan jireen si joogta ah. Khilaafka Thaabit iyo dowladda Federaalka Ah: Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo duqa Muqdisho Thabit Cabdi ma ahayn nin nasto, sababta shaqada looga ceyriyay qofba meel ayuu la aadi karaa sida khilaafka isaga iyo ra’iisul wasaaraha, lacagta dekadda, maqaamka Muqdisho, amniga gobolka, hankiisa siyaasadeed, xiriirkiisa mucaaradka ama xitaa arrimo dhul, laakiin waxaa xaqiiq ah in uu ahayn nin meel fadhiya. Heerarka Khilaafka: Lacagta Dekadda: Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo duqa Muqdisho Thabit Cabdi waxaa uu damcay madaxbannaani maamul iyo mid maaliyadeed in uu ka hirgeliyo gobolka, isaga oo marka hore golaha wasiirrada ka codsaday in la kordhiyo miisaaniyadda uu ka helo dekadda Muqdisho oo halkii ay ka ahayd 15% laga dhigo 25% taas oo isjiid-jiid badan gashay. Maqaamka Muqdisho: Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo duqa Muqdisho Thabit Cabdi oo ka hadlay furitaanka kalfadhigga 2aad ee golaha shacabka July 8, 2017 halkaasi uu joogay sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu yiri “Go’aanka Maqaamka magaalo madaxda Muqdisho iyo soo saarista sharciyadeeda gaarka ah waxa uu dusha u saaran yahay golaha shacabka xildhibaannada sharafta leh ee maanta aan horjoogno, annaga waxa aan geed dheer iyo mid gaaban aan u fuushannahay in aan wadatashi baaxaad leh la yeelano, reer Muqdisho waa dad dulqaad badan oo jecel dowladda oo bixiya canshuurta waxa ay codsanayaan in gacan laga siiyo sidii ay u dhisan lahaayeen maqaamka dastuuriga ee loo oggolyahay magaalada madaxda Soomaalida” sidaasi ay tahay arrintaasi waa laga diiday in uu dhaqaajiyo, waxaana loo arkay nin awood raadis ah. Amniga Banaadir: Thaabit oo xiganaya xeer NO 2 sanadkii 1963 ee sheegaya in hay’adaha amniga gobolka ay hoos yimaadaan maamulka gobolka ayaa xukuumadda marar badan ka dal-baday in la hoos keeno ammaanka gobolka Banaadir isaga oo soo bandhigay barnaamij loo bixiyay “Isha Xaafadda” oo booliiska iyo nabad-sugidda ay xog uga heli karaan shacabka Muqdisho tabbeelle, Waax, Xaafad ilaa Degmo, qorshahaasi waa laga diiday. Damac Siyaasadeed: Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo duqa Muqdisho Thabit Cabdi waxaa uu waqti badan ku bixiyay in uu u muuqdo shakhsi qaban kara labada jago ee dalka ugu sarreysa, waxaa uu xiriir fiican la yeeshay beelaha dega Muqdisho, isaga oo ku xirmay odoyaasha iyo siyaasiyiinta. Is fahamka Mucaaradka: Dhacdadii December 17 lagu weeraray hoyga siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur waxaa uu ka mid ahaa dadkii gacan ka geystay soo deyntiisa, taasi oo lagu tiriyay in aanu ka raalli ahayn wixii dhacay. December 30, 2017, Markii la weeraray guriga Cabdi-qeybdiid waxaa uu booqday guriga isaga oo yiri“Waxaan aad ugu xumahay falkii argagaxa lahaa ee loo geystay qoyska & Hoyga Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Labada Gole ee Baarlamaanka Senator Cabdi Xassan Cawaale (Sen Cabdi- Qeybdiid), wax la aqbali karo ma ahan in muwaadin si sharci-darro ah gurigiisa lagu weeraro, familkiisana argagax loogu geysto, iskaba-dayee Senator Qaran oo xasaanad buuxda leh. Waa in sharciga si deg deg ah loo horgeeyaa kuwa falkan argagax leh geystay iyo cid alaale ciddii amarkaas bixisay”. Iyada oo Thaabit mucaaradka is fahmeen ayuu madaxweynaha safar ugu baxay gobollada bariga iyo bartamaha dalka, xitaa Thabit waxaa uu ka mid ahaa dadkii ka qeyb-galay heshiiskii Dhuusa-mareeb ee Galmudug iyo Ahlu-sunna. Xiisadda Cusub: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu dorraad soo saaray lagu sheegay in uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Sida uu tilmaamayo Qodobka 43aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhulku waa khayraadka koowaad iyo saldhigga nolosha dadka. Ilaa inta laga soo saarayo habraacyada sharci ee waafaqsan Qodobka 43aad ee Dastuurka, dhulka dowladda lama hibeyn karo, bixin karo, lamana wareejin karo.” Habeen hore xilli saq-dhexe ah ayuu Thabit Cabdi isugu yeeray saxaafadda isaga oo damacsanaa in uu iscasilo, laakiin odayaal la shiray ayaa ka dhaadhiciyay in uu go’aankiisa baddalo, waxaana arrintaasi ka dambeysay in xalay January 20, 2018 xarunta gobolka Banaadir lagu qabtay shir-weyne la sheegay in looga tashanayo masiirka iyo aayaha gobolka Banaadir, shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen xubno ka socda 3.5-ka deggan xamar oo isgu jira goleyaasha degmooyinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada waxaa ay Thabit si KMG ah ugu doorteen inuu sii hayo xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa magaalada 2da sano ee soo socota, iyada oo muddadaasi laga sii shaqeyn-doono maqaamka, lana dar-dar-gelin doono isku-duubnida bulshada iyo horumarinta adeegyada dadweynaha, laakiin looguma sugin oo saaka ayaa shaqada laga eryey, waxaana booskiisa loo magacaabay wasiirka warfaafinta Eng, Cabdiraxmaan Yarisow. Ugu dambeyntii, lama saadaalin karo waxa xiga, laakiin waxaa muuqata in dowladda ay ka dhammaatay Thabit Cabdi, isagana ma aamusi-doono oo galaan-gal ayuu wadaa, waqtigana waa marqaati ah. Xigasho: Goobjoog News, The post Billow illaa dhammaad: Heerarka uu soo maray khilaafka Thaabit iyo dowladda Federaalka appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu kala diray maamulka Gobolka Banaadir isla markaana magacaabay maamul cusub ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur. Xaashi Cilmi oo u waramaayay Idaacadda SMN ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Madaxweynaha Somalia uu xor u yahay inuu magacaabo cida la shaqeynkarta, isla markaana xil ka qaadis ku sameynkaro cida uu u arko mashaqeyste, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu Xaashi Cilmi sheegay inaanu jirin cid si maalaayacni ah xilka looga qaadayo iyadoo aan lagu helin qaladaad uu ku kacay, waxa uuna soo dhaweeyay kala dirista maamulka Gobolka Banaadir iyo magacaabida maamulka cusub. Waxa uu tilmaamay in Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha lagula xisaabtami doono wixii khaladaad ah oo ay geystaan shaqsiyaadka ay magacaaban, isagoo taa bedelkeeda sheegay inay xaq u leeyihiin inay xilka ka qaadan cida ay u arkaan inaanu shaqeysaneynin ama ay magacaaban cida gudankarta waajibka Qaran. Xaashi Cilmi, ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho inay taageeran hanaanka shuruucda u degsan dalka, iyadoo la eegaayo danaha Qaranka. Sidoo kale, guddoomiyihii hore ee Maxkamadda gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur, oo wax laga weydiiyay arrinta Maqaamka Muqdisho ayaa sheegay in go’aan ka gaarista Maqaamka Caasimadda ay tahay mid u taala baarlamaanka Federaalka ah ee Somalia. Waxa uu intaa raaciyay inaanu jirin cid xiligaan ay mas’uuliyad gara ka saran tahay inay raadiso Maqaamka Gobolka Banaadir, hase ahaatee uu ugu dhow yahay baarlamaanka Somalia. Dhinaca kale, maamulka Gobolka Banaadir ee magacaaban ayuu ugu baaqay inay ka fogaadan khaladaadka ay xilka kuwaayen kuwii hore, haddii kale ay mari doonaan halka ay kuwaasi mareen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Muxuu guddoomiyihii maxkamada G/Banaadir ka yiri kala dirista maamulka Gobolka? appeared first on Caasimada Online.
-
By Ahmed Abdi Yemen— Djibouti President said on Saturday that the global powers presence in his country will not undermine the peace of his tiny state, despite warnings from regional experts. Japan, U.S, France, Italy and UK are a presence in Djibouti militarily, While Saudi Arabia is building a base as well India, Turkey and Russia are considering a naval presence in Djibouti amid pursuing national and defense interests that lie in the Red Sea and the Indian Ocean, in terms of influence and expansion of trade. Relations between Turkey and Saudi Arabia have deteriorated in recent months, following Qatar Crisis. Sino-Japanese relations are still mired in tension. “Even if they go to war with each other somewhere else, I think that they will not undermine the peace of Djibouti,” said President of the Republic of Djibouti Ismail Omar Guelleh. Speaking with the Universal TV’s Abdisalam Harari, he said that the superpowers are here for a common objective and same goal which is participating in the peace of the region, which probably means to ward off any terror threat. Djibouti with dreams of becoming Africa’s Dubai approached all are welcome to Djibouti policy after September 11, 2001, terrorist attacks at the World Trade Center site, United States. “I am inviting more foreign militaries because I want my people to get a better life.” Mr.Guelleh said his government provides health-care and schooling to his country’s population despite limited national resources, referring to IMF’s criticism of the government’s policy. The president believes that Egypt and Ethiopia will not go to war with each other, however, the war of words over the Nile waters grow. He also blamed Somali media for assisting in Al-Shabaab in terms of its propaganda war by “posting old images of the group carrying many bullets, instead of posting a weakened image of the terrorist group when a soldier from Somali National Army (SNA) lacks bullets supplies. Politico, a U.S news-outlet published last week, January 15, a piece sub-titled: “DJIBOUTI — “World War III will start here” and authored by Bruno Maçães. Djibouti’s Minister for Economic and Finance Ilyas Moussa Dawaleh took to social media to respond to the author’s piece, “The most valuable military real estate in the world”. “Instead of guessing Djibouti as a potential place of war between superpowers, what if it becomes the place of valuable cooperation for Global security and stability,” The Minister tweeted, on Wednesday, January 17. Djibouti is open to any kind of approach from Turkey such as building a military base to secure the Red Sea, Djiboutian ambassador to Ankara Aden H. Abdillahi said late last year— December 29, 2017. Djibouti is strategically located near some of the world’s busiest shipping lanes, controlling access to the Red Sea and the Indian Ocean. It serves as a key refueling and transshipment center and is the principal maritime port for imports from and exports to neighboring Ethiopia, according to Wikipedia entry
-
Major motels in style with vacationers or Westerners across the globe have been prime targets of jihadist teams for years. Source: Hiiraan Online
-
Qoraal uu u qeeybiyay Warbaahinta Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed ayuu ku aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay. Gudoomiye Thaabid ayaa faah faahiyay sababaha keenay qilaafkii sababay in xilka looga qaado ee dhexmaray isaga iyo madaxda sare ee dalka. Gudoomiye Thaabid ayaa codsaday in ciidamada laga kor qaado Xarunta Dowlada Hoose si uu xilka u wareejiyo. ugu dambeeyntii shacabka Muqdisho ayuu ugu baaqay in ay ilaaliyaan amaanka oo ay meel iska dhigaan wax kasta oo dhibaato keeni karaan islamarkaasina la la shaqeeyo dowlada. Hoos ka Aqriso Qoraalka uu soo saaray Thaabid. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Thaabid oo Aqbalay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne Farmaajo appeared first on Puntland Post.
-
Rising piracy on Indian Ocean spells high insurance charges
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Cases of piracy in Indian Ocean off Somalia coast increased in 2017, raising fears that sustained attacks could raise insurance and freight costs for Kenya importers. Source: Hiiraan Online -
Mogadishu (HOL) - Somalia on Sunday commemorated 45th anniversary of Somali press amidst world media watchdog called for a stop to threats to journalists in Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Wasaaradda caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ee Magaalada Muqdisho. Waxa ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka in ay doonayso in hubiyo tayada howlwadeennada caafimaadka ee dalka ka howlgalaya, iyo in lala socdo shaqadooda cafimaad.
-
The Ministry of Agriculture in conjunction with the information ministry launch a joint national guidance program aimed at encouraging local farming production to reach food self sufficiency. The project will help Somaliland to be self- sufficient in food production and the mission is to discourage the country banking on imported food from overseas. The Agri Ministry is working very closely with the farmers in terms of providing support to the farmers. The Ministry of Agriculture will consult the farming communities as this is due to lead improved food security and lessen the dependency on foreign imported food that are skyrocketing prices and push the inflation which has impacted the country’s standard of living. The joint program is to revive and encourage more farmers to focus on enhancing local production to promote food and income security. The two ministers along with the director generals have gotten together to come up with the best possible way forward for attaining self food sufficiency.
-
HARGEISA–Vice Minister of Foreign Affairs and the Minister of Education of Somaliland met with two different delegations from USA and Sudan. The Sudanese delegation consist of an ex-Foreign Minister and the US delegation consisted of investors. The delegation showed sympathy for the cause of self determination of Somaliland. The government of Somaliland is keen to cooperate with the Sudanese government to develop education and water projects. The government of Somaliland appreciates the enthusiasm of the newly formed relations between Somaliland and Sudan, referred to support being extended by Sudan to Somaliland in the field of education, especially the admission of the Somaliland students in the Sudanese universities. The Vice Minister expressed concern in the drought which is a reoccurring phenomenon. Many Somalilanders suffered from a drastic decrease in their livestock. The Somaliland government is trying its hardest to tackle the drought regardless of having insufficient funds. MOFA, Somaliland
-
Afhayeenka ciidanka daraawiishta Puntland Gaashaanle sarre Maxamuud Maxamed Axmed (Gubadle) oo maanta warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garowe ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii shalay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo uu ku eedeeyay shaqsi fudud oo dagaal ooge ah. Afhayeen Gubadle ayaa sheegay inaysan isku darajo ahayn Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo Muuse Biixi, wuxuuna carabka ku dhuftay inay labo korneyl yihiin isaga iyo Madaxweynaha Somaliland oo uu sheegay inuu masuul ka noqonayo wixii dhibaato ah oo ka dhex dhaca labada maamul. Wuxuu intaas ku darey Korneyl Gubadle inay muddo dheer Puntland ilaalinaysay nabadgalyadda iyo daris wanaaga, balse ay soo xadgudubtey Somaliland ka dib markey duulaan ku qabsatey deegaanka Tuko Raq oo ay ka talinaysay Puntland. Isku soo wada duuboo waxaa cirka isku shareertey labadii todobaad ee u dambeeyay xiisad iyo saansaan colaadeed oo u dhaxaysay Puntland iyo Somaliland. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Afhayeenka Ciidanka Puntland oo u jawaabay Madaxweynaha Somaliland. appeared first on Puntland Post.
-
By: Ms. Farrah Mohumed BERBERA–The Vice President, Hon. Abdirahman Abdilahi Ismail aka Sayli’i has today officially opened a fishing port which the Food & Agriculture Organization (FAO) has rebuilt, revamped and expanded. The North-East Coast Fishing Enterprise (NECFISH) operates the fish port. The Norwegian government has provided the funds while FAO has implemented. The Vice president, the minister of Livestock Husbandry and Fisheries Hon. Hasan Mohamed Ali aka Gafadhi and official from the Norwegian government, and Berbera Marine College officials attended the function held for handing over locally produced vessels by the Marine College in Berbera. Both FAO and Norwegian officials who spoke at the function have spoken about the training and improving the knowledge based skills enhancement for the trainees which they urged the government to benefit from their honed skills. The minister for livestock husbandry and fisheries have thanked Norway for the support it provides to Somaliland. He praised the the working relations between Somaliland and FAO and further said that the new administration under incumbent president, Musa Bihi Abdi is concentrating on farming production and benefiting from local marine resources. The minister stated that the Nec-Fish Revamp ushers a new beginning.
-
The Garissa county government has started demolishing structures along Ring Road following the expiry of a two-week notice. Source: Hiiraan Online
-
Al Shabaab militants have destroyed a Hormuud communication mast located on the Somalia border town of Elwak. Source: Hiiraan Online
-
Garowe (Puntlandi) Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in Soomaaliya sannadka 2020 ka dhacdo doorasho dadweyne oo loo dhan yahay. Hadalkaan waxaa sheegay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Eng, Cabdixakiin Camey oo ka hadlayay shir looga hadlayo aragtida doorashada Soomaaliya ee 2020, kaasoo Garowe ka socda. Waxaa madaxweyne ku xigeenka sheegay inay Puntland tahay meesha kaliya ee Soomaaliya ka xoraynsan kooxaha argigxisada ee caqabada ku ah in Soomaaliya dimuqraadiyad gaarto. Eng, Camey wuxuu dowlada federalka ku adkeeyay inaysan kala reebin wacyi galinta doorashada iyo xoraynta degaanada gacanta ugu jira kooxaha argigixisada ee koonfurta iyo bartamaha ku sugan. Madaxweyne ku xigeenku wuxuu aragti ahaan sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in Soomaaliya doorasho cod iyo qof ka dhacayso, isagoo ka eegaya dedaalada ay wadaan guddiga qaran ee doorashada. Halkaan ka dhegayso codka Camey. Madaxweyne+kuxigeenka+Puntland+Camay2 (1) Puntlandi.cm
-
The new Council Coordination Minister, Hon. Mohamed Aden Elmi met with the Speakers of the Legislative and Elders chambers of Somaliland yesterday. According to a press statement the ministry issued stated that the aim of the meeting was to enhance the working relations between the the ministry and the Houses of parliament. The meeting took place at the office of Somaliland’s house assembly speaker, Hon. Bashe Mohamed Farah. The Elders house speaker, Hon. Sulieman Mohamoud Adan was also in attendance during the gathering. The talks ranged from the bills tabled in the houses, strengthening the working relationship between the ministry and the houses, and ways to boost the working ties with overseas parliament the likes of British parliament. The minister has said that he talked with the speakers ways to strengthen the ties between the government and the chambers of parliament as it is the sole duty of the ministry. The parliament speaker-the house of assembly, Hon. Bashe asserted that in the last sessions, the house passed ten bills. Both sides have reached a common understanding of enhancing close working relations.
-
Xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ayaa Maanta lagu qabtay kulan wada-tashi ah oo ay yeesheen Haweenka,Ururada Bulshada,Hay’daha Xoojinta Sharciga iyo Wasaaradaha Haweenka iyo Dastuurka ee Puntland,waxaana looga tashanayey sidii qodobada muhiimka ah u ah xuquuqda Haweenka loogu dari lahaa Dastuurka Soomaaliya. Kulankaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay’adaha TAG FOUNDATION oo u qareenta Xuquuqda Haweenka,gaar ahaanna dhinaca Siyaasadda,waxaana gacan ka siisay Hay’adda UNDP. Guddoomiyaha TAG FOUNDATION ,Marwo.Caasho Geelle Diiriye oo ka hadashay kulanka ayaa sheegtay in Hay’addaan Tag ay ka hawlgasho degaanno badan oo ku yaalla Dowlad Goboleedyada;Puntland Jubaland,iyo Galmudug,islamarkaana ay u qareento xuquuqda Haweenka Soomaaliyeed,gaar ahaanna ka qeyb qaadashada siyaasadda dalka. Marwo.Caasho ayaa sidoo kale Haweenka u soo jeedisay in aysan ku ekaan xilalka hoose oo keliyah,balse u tartamaan xilalka sare ee waddanka. Dhinaca kale madaxa u qareemidda Xuquuqda Haweenka ee SWDC,Marwo.Maryan Taqal Xuseen ayaa sheegtay in Dastuurka Soomaaliya aysan ku caddeyn Xaquuqda ay Haweenka lee yihiin,sidaasi darteedna loo baahanyahay in helo qodobadaasi. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dastuurka Puntland,Mudane.cabdiraxmaan Cali Cismaan oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ee haatan xilka haysa ay Haweenka muhiimad gaar ah siisay,islamarkaana jagooyin sare ka hayaan. Halkaan ka eeg sawirro. PUNTLANDPOST The post Hay’adda TAG Foundation oo Garoowe ku qabatay Kulan ku saabsan Xuquuqda dhinaca Siyaadda dalka. appeared first on Puntland Post.
-
H.E. Musa Behi Abdi, the recently elected president of the Republic of Somaliland, speaking to the press on Saturday, declared that Somaliland had no intention of crossing into Somalia territory even if Somalia’s Puntland engaged the army in battle. “Africa respects colonial borders and both of Somalia and Somaliland are subject to international laws confining nations to within pre-independence, demarcated boundaries,” president Behi stated. The President’s remarks were interpreted as a direct response to Puntland claims that the Somaliland army was planning to invade Garowe, the Somalia Federal State capital, some 8 kilometers beyond the Italian Somalia border with the former British Protectorate of Somaliland. “The Somaliland army is 60-plus kilometers this side of our border.If it so happens that Somalia’s Puntland engages it in battle, the Somaliland army will advance to secure its border and will not cross it,” he emphasized. The President also spoke of how committed the Republic of Somaliland was to the talks it started with Somalia seven years ago even though Somaliland fully well knows that Somalia leaders will never accept the inalienable fact that Somaliland has every right to fully and finally severe the flimsy ties still holding it to Somalia. President Behi touched a point that has of recent become a contentious issue – that of his government’s relations with the free press. “The press is the fourth state power,” the President said, continuing to say “We are, both, obliged to protect and develop this nation. That defines the boundaries of our mutual respect for one another”. Somaliland gained independence before Somalia but went over to join it to form the Somali Republic which was legally dissolved by a military coup de tat in 1969. The Somaliland public never fully accepted Somalia domination which bloomed into full effect within the first twelve months of the life of the ill-fated union in 1960-61. Somtribune
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Yariisow Oo Ka hadlay Xilka Gobolka Banaadir ee dhawaan loo doortay isagoo kawarbixiyay sida ay Madaxweynaha iyo Ra’isalwasaaraha ugu . Wasiirkii hore ee warfaadinta xukuumadda kheyre C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa ka hadlay xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo loo magacaabay. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saaka xilka looga qaaday Thaabid Cabdi Maxamed waxaana lagu magacaabay C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow. Wasiirkii hore ee Warfaafinta haddana ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa soo dhaweeyay magacaabistiisa Guddoomiyaha Gobolka. Yariisow ayaa sheegay in xilkan uu si wanaagsan uga soo baxayo maaddaama sida uu yiri uu ka soo shaqeeyay qeybbaha kala duwan ee dowladda islamarkaana uu awood u leeyahay in uu ka shaqeeyo wada shaqeynta shacabka iyo Dowladda dhexe. Yariisow ayaa hadalkaan kasheegay asagoo ka qeybgelayay Munaasibad lagu xusayay sanadguurada 45 aad ee Saxaafadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu madaxda uga mahadnaqayo xilka cusub ee ay u magacaabeen. ugu danbayntii Ra’isalwasaaraha iyo Madaxweyne ayuu uga mahad celiyay sida ay kalsoonida u siiyeen uguna aaminiin in uu noqdo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir sidoo kalena ah duqa Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post C/raxmaan yariisow oo ka hadlay xilka loo magacaabay Ee maamulka gobolka banaadir appeared first on Caasimada Online.
-
Somali President Mohamed Abdullahi sacked the mayor of the capital Mogadishu and appointed his information minister to replace him on Sunday. The president, in a decree, named Abdirahman Omar Osman as the new mayor, replacing Taabit Abdi Mohamed. The president’s office did not give a reason for Mohamed’s dismissal. Local media reported on Saturday that Mohamed and Prime Minister Hassan Ali Khaire did not get on, but it was unclear whether that was the reason for Mohamed’s removal from the post. “After deliberation with the prime minister and interior minister, the Somali president appointed Abdirahman Omar Osman as the new mayor,” a statement on the Somali government website said. Mogadishu residents said security forces had entered the mayor’s office on Saturday night and took control of it. They also closed most roads in the city and they were still blocked on Sunday. The information minister could not be immediately reached for comment. Somalia has been mired by security problems since 1991 when war lords toppled dictator Mohamed Siad Barre. Backed by the African Union force AMISOM, the government is struggling to defeat an Islamist insurgency by the al Shabaab group. Al Shabaab wants to topple the government and establish its own rule based on its interpretation of sharia law. Reuters