Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,610
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Observer ee kasoo baxa dalka Uganda oo soo xiganayay Wargeyska Guardian oo ayaa baahiyay in 46-askari oo u dhashay dalka Uganda, qaybna ka ah Hawl-gala Midowga Afrika lagu dilay weerarkii toddobaadkan ay Al-shabaab ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Jariidadda Guardian oo soo xiganaysay sarkaal Soomaali ah oo ku sugnaa saldhig ku dhaw saldhigga la weeraray ee Buulo-mareer ayaa sheegay in askarta lagu dilay weerarkaas ay qaarkood ahaa rag ay si wanaagsan isku yaqaaneen. Col. Cabdi Nuur Xaashi oo ah sarkaal u waramay wargeyska Guardian oo ka soo baxa isla Uganda ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid xoog leh oo lagu dilay askar badan oo dalka Uganda u dhashay, sidoo kalena lagu dilay goobta xoogag badan oo Al-shabaab ka tirsan. “Inta badan askarta lagu laayay weerarkan Buulo-mareer waxaanu ahayn saaxiibbo, kuwaasoo aan wadaagi jirnay cunnada iyo cabitaanka,” ayuu ku iri wargeysiga, isagoo intaas ku daray. “Waanu ku guul-darreysanay inaanu caawinno askartaas, waayo saldhiggeenna ayaa lagu soo weearray gaadiid qaraxyo lagu soo raray.” Sidoo kale, wuxuu hadalkiisa ku daray in askartan la dilay kaddib markii ay waayeen wax gurmad ah, waayo waxaa isku hareereeyay xoogaggii goobta weearray. Dhanka kale, Col. C/llaahi Cali Caanood oo ka tirsan saraakiisha sare ee ciidamada xoogga dalka oo u warramayay Idaacadda VOA-da ayaa isagana sheegay in 66-Al-shabaab ah lagu dilay weerarkaas, sidoo kalena ciidanka Uganda ay ka dhaawacmeen askar aan badnayn. Geesta ka kale, Afhayeenka ciidamada Uganda ayaa isagana horay u sheegay in afar askari oo qura weerarkaas looga dilay, iyaguna ay dileen tiro badan oo Al-shabaab ah. Ugu dambeyn, Al-shabaab ayaa dhankeeda sheegtay inay weerarkaas ku dileen 59-askari oo ciidamada Uganda ka tirsan, iyagana ay ka dhinteen 14 ka mid ah xoogaggoda, inkastoo aan sheegashooyinkan la kala saari karin. PUNTLAND POST The post Wargeys kasoo baxa Uganda oo sheegay in 46 Askari lagu dilay Weerarkii Buulo-mareer appeared first on Puntland Post.
  2. The president of Somaliland Musa Behi Abdi has effected major changes in his administration more so as pertains a number of Ministry’s Director Generals whom were fired and replaced immediately. Changes contained in the presidential decree # JSL/XM/WM/222-70/042018 also touches on the diplomatic corps as well as regional administration The president who justified his decision to powers conferred him by article90, section 3 of the Somaliland constitution said Upon guidance of the constitution and having satisfied that credentials to hold senior public offices avail I hereby appoint below mention persons to indicated positions within governement that take effect immediately. Abdinasir Ahmed Hirsi Mohamed Director General Ministry of Foreign Affairs and intl cooperation Ali Hussein Nuur Beegsi Director General Ministry of livestock and Fisjeries Dr. Ahmed Ali Maah Warsame Director General Ministry of Agricultire Mukhtaar Mohamed Ali DG Regional Administration Ministry of interior Prof. Abdi Nuur Ahmed (Abdi Guray) DG Security Ministry of interior Hussein Mahmud Mohamed Hasan DG ministry of justice Dr. Osman Husein Warsame Abdi DG Ministry of Commrce, industry and Tourism Eng. Abdirahman Mohamed Mahmud DG Ministry of energy and minerals Elmi Abdirahman Ashuur DG Ministry of public works, lands and housing Mohamed Elmi Adan (Ilka Case) DG Ministry of Social Services and employement Abdirizaq Jama Nuur Naakhuude DG Ministry of environment and rural development 12 Jamaal Abdi Muuse Diiriye DG Ministry of Water Developmemt Abdirahman Sheekh Hasan Ismaaciil Bile DG Ministry of Finance Ali Mohamed Ali Nuur DG Ministry of information, culture and guidance Mohamed Hussein Ahmed Dhabbeeye DG Ministry of councils coordination and constitutional affairs Ahmed Muse Muruud Muhumed DG Higher Studies Ministry of education and science Abdikarim Hussein Saeed DG Ministry of youths and sports Abdilahi Mohamed Haji Duale Ambassador to the African Union Mohamed Osman Haji Ahmed (Indha-balac) Governor of Gabile Region Ahmed Osman Hasan Elmi (Tima-cadde) Governor of Sahil Region Mustafe Andi Muuse Nuur Governor of Buhoodle Region Khadar Baaruud Omar Obsiye Deputy Governor of Maroodijeeh Region Mahmud Ibraahin Ahmed Duale (San-dheere) Deputy Governor of Sahil Region Faysal Aw Jaamac Hirsi Xawte (Ilka-case) Deputy chairperson disaster preparedness and food security agency In conclusion the president thanked all those replaced for diligence to service during their stint in government
  3. By Ahmed Abdi President of Somaliland appointed 24 directors Generals on Sunday. “After consulting with many parties and learning their competences, I have decided to appoint these Directors Generals,” Muse Bihi Abdi President of Somaliland said in a decree released Yesterday. Directors Of Ministries appointed by the president Abdi have included Foreign Affairs, Interior, Livestock husbandry & fisheries, agricultural development, Justice, Energy & Minerals, Public Works, Housing and Urban Development, Employment, Social and Family Affairs. Mr. Abdi also appointed new governors for Gabiley, Sahel, Buhodle, Maroodi Jeeh and Deputy-Chairman of Somaliland’s disaster emergency preparedness & food storage. Tir Magaca Xilka 1. Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah 2. Cali Xuseen Nuur Beegsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga 3. Dr. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha 4. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 5. Prof. Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray) Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 6. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda 7. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska 8. Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Muxummed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta 9. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta 10. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska 11. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Naakhuude Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga 12 Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha 13. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda 14. Cali Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka 15. Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka 16. Axmed Muuse Muruud Muxumed Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska 17. Cabdikariim Xuseen Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha 18. Cabdillaahi Maxamed Xaaji Ducaale Safiirka Somaliland u fadhiya Midowga Africa 19. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indha-balac) Guddoomiyaha Gobolka Gabiley 20. Axmed Cismaan Xasan Cilmi (Tima-cadde) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil 21. Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle 22. Khadar Baaruud Cumar Cabsiiye Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex 23. Maxamuud Ibraahin Axmed Ducaale (San-dheere) Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil 24. Faysal Aw Jaamac Xirsi Xawte (Ilka-case) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka
  4. Magaada Xaabo oo hoostimaada Degmada Caluula ee Gobolka Garda Fuu ayaa waxaa maanta laga bilaabay Olole Nadaafadeed oo ay iska kaashanayaan Maamulka iyo shacabka. Ololahan ayaa ujeedkiisu waxa ay ahayd sidii looga hortagi lahaa in ay cuduro ay ka dilaacaan goobaha Qashinka ladhigo , Maamulka Degmada Caluula ayaa sheegay in Isbitaalka Magaalada ay jiifaan ilaa iyo 500 oo qof oo la ildaran Cudurka Jadeecada ama Malaariyada sida ay hadaba dadku uyaqaanaan. Gudoomiye kuxigeenka Golaha Deegaanka ee degmada Caluula Ciise Maxamed Ciise ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan cida Qashika dhigta goobo aan loogu tala galin . Halkan ka dhagayso. Ciise Maxamed Ciise
  5. Saudi Arabia’s crown prince said Israelis are entitled to live peacefully on their own land in an interview published on Monday in U.S. magazine The Atlantic, another public sign of ties between Riyadh and Tel Aviv appearing to grow closer. Asked if he believes the Jewish people have a right to a nation-state in at least part of their ancestral homeland, Mohammed bin Salman was quoted as saying: “I believe the Palestinians and the Israelis have the right to have their own land. But we have to have a peace agreement to assure the stability for everyone and to have normal relations.” Saudi Arabia – birthplace of Islam and home to its holiest shrines – does not recognize Israel. It has maintained for years that normalizing relations hinges on Israeli withdrawal from Arab lands captured in the 1967 Middle East war, territory Palestinians seek for a future state. “We have religious concerns about the fate of the holy mosque in Jerusalem and about the rights of the Palestinian people. This is what we have. We don’t have any objection against any other people,” said Prince Mohammed who is touring the United States to drum up investments and support for his efforts to contain Iranian influence. Increased tension between Tehran and Riyadh has fueled speculation that shared interests may push Saudi Arabia and Israel to work together against what they see as a common Iranian threat. “There are a lot of interests we share with Israel and if there is peace, there would be a lot of interest between Israel and the Gulf Cooperation Council countries”, Prince Mohammed added. Saudi Arabia opened its airspace for the first time to a commercial flight to Israel last month, which an Israeli official hailed as historic following two years of efforts. In November, an Israeli cabinet member disclosed covert contacts with Saudi Arabia, a rare acknowledgment of long-rumored secret dealings which Riyadh still denies. Saudi Arabia condemned U.S. President Donald Trump’s move to recognize Jerusalem as the capital of Israel last year, but Arab officials told Reuters at the time that Riyadh appears to be on board with a broader U.S. strategy for an Israeli-Palestinian peace plan still in its early phases of development. Reporting by Stephen Kalin; Editing by Robin Pomeroy Source: – Reuters
  6. The army has refuted reports of a possible al-Shabaab attack on Kampala just days after four UPDF soldiers under AMISOM were killed and six others injured in battle which left 30 suspected al-Shabaab militants also dead. The army Spokesman Brigadier Richard Karemire on Monday assured Ugandans of safety as UPDF continues to mourn the loss of their soldiers. “As we continue to mourn the death of our four gallant soldiers in AMISOM, the public is assured that there is no any possible attack on Kampala as some media houses like …….have alleged. UPDF assure the public that Kampala is safe,” said Brig Karemire on Monday evening. He further noted that the six soldiers injured in the attack are now stable. Heavily-armed Al-Shabaab militants attacked an African Union military camp outside Mogadishu on Sunday, killing four Ugandan peacekeepers. Local sources said a massive blast was heard in the Bulomarer district, around 150 kilometres (93 miles) south of Mogadishu, and fighting broke out after dozens of heavily armed al-Shabaab militants stormed the base. Brigadier Karemire on Sunday said that 30 al-Shabaab militants had been killed, while the Islamists claimed in a statement to have killed 59 Ugandan soldiers. The Al-Qaeda linked al-Shabaab was pushed out of the Somali capital in 2011 — and subsequently other towns and cities — by soldiers from the African Union Mission in Somalia (AMISOM). But the Islamists still hold sway in large parts of the countryside and launch regular gun and bomb attacks on government, military and civilian targets in Mogadishu and ambushes on military convoys and outposts. East African leaders contributing to the 22,000-strong AMISOM force last month called for the United Nations to reconsider plans to withdraw troops by December 2020, saying the timeline was unrealistic and could lead to a reversal of gains. Source: – Daily Monitor
  7. Dowladda Uganda ayaa sheegtay in afar kamid ah saraakiisha ciidankooda lagu dilay weerar Alshabaab kusoo qaadeen oo ka dhacay gobolka Shabellada hoose. Sida lagasoo xigtay afhayeenka ciidanka Milatariga Uganda, saraakiishaan ayaa qeyb ka ahaa howgalka Amisom, waxayna naftooda ku waayeen weerarkii degmada Buula Mareer ka dhacay. Uganda ayaa sidoo kale sheegtay inay iyaguna dileen in ka badan 30 Shabaabkii weerarka soo qaaday. Waxaa kaloo ay sheegeen inay gacanta ku dhigeen hub iyo rasaas sidoo kalena ay burburiyeen sideed gaari oo ay labo kamid ah ay qaraxyo ku xirnaayeen. Warbaahinta gudaha ayaa soo bandhigtay sawirro lagasoo qaaday goobtii uu weerarku dhacay halkaas oo lagu arkay maydad badan oo Shabaabku ka carareen iyo Saanad ciidan. DAAWO SAWIRRADA.
  8. On the night of March 22 this year, a convoy of ten 25-tonne trucks carrying sugar smuggled from Somalia was stopped by Kenya Police Reservists (KPRs) on a smugglers’ route in Wajir East constituency. A stand-off ensued after the drivers and loaders refused to open the cabin doors as they made frantic phone calls. The eight KPRs stood their ground and refused to let the vehicles leave. But not long after they received a phone call, reportedly from a senior police officer, that made them change their minds. The truck drivers, it emerged, contacted a notorious smuggler who enjoys the protection of local officials and secured the intervention of the senior police officer. The Standard has obtained an audio clip of the telephone conversation in which the officer is heard instructing the KPRs to negotiate with the smugglers and let the vehicles through. “Elewana na huyo mtu na uache hizo magari (reach a agreement with the smuggler and let the vehicles through),” said the senior officer. One of the KPRs said they were ordered not to interfere with the convoy. A smuggler in a refugee camp who spoke on condition of anonymity said about 60 lorries, each carrying 500 sacks of sugar (each weighing 50kg) cross the Kenya-Somali border at Dobley every week. Other contraband Usually, the trucks, popularly known as ‘miguu kumi’ (10 wheels), ferrying sugar and other contraband come from Diif, Somalia, some 40km from the border. The cartels use 165km of dirt road routes from Diif-Ibrahim Ure-Hambalash-Wajir town of Wajir South, and in Wajir East. Konton-Riba-Qarsa-Riba-Wajir (185km). A two-week investigation by this reporter established other popular sugar smuggling routes are the border towns of Liboi, Mandera, El Wak and Hullugho. “We don’t know what these vehicles are carrying. They may be transporting arms and even facilitating the crossing over of terror operatives,” said one of the KPRs. The Government has posted an additional 200 KPRs in centres along the porous Kenyan-Somalia border to beef up security but such interference by senior Government officials has undermined their operations. Sugar smuggling is a multi-billion-shilling business. High-level connections with the security apparatus, politicians and other institutions has ensured a thriving and untouchable syndicate. Once the trucks loaded with smuggled goods get to the border, the Kenyan dealers, who have established illicit relationships with Government officers and security agents, intercede. Five cartels led by a Hassan control the Wajir market. They pay the officials huge bribes so the trucks are allowed to cross the border. Hassan tried to bribe this reporter and his colleague with Sh100,000 each and when they rejected the bribes, he issued death threats. The journalists were helped by two KPRs to flee. They reported the matter to the county police commander. North-eastern Regional Commissioner Mohamud Swaleh promised to follow up the matter. One of the KPRs who aided The Standard’s investigation has since been deprived of his gun and suspended. “As an officer manning the porous border, I am now unarmed and have received numerous death threats from the cartels. I have also heard county security heads are planning to take my colleagues’ guns. I will pay with my life. We cannot allow sugar cartels to destroy our peaceful nation”, said the KPR. Smuggling has been a thriving business along the Kenya-Somalia border since the fall of Siad Barre’s regime in the 1990s. It has created an ‘untouchable’ community of millionaires, mainly Kenyan Somali traders, who are protected by a ragtag army. Corrupt Government officials receive huge kickbacks to let the goods in. Sugar production Kenya’s annual sugar production is 500,000 metric tonnes against a consumption of approximately 800,000 metric tonnes. The shortfall of 300,000 metric tonnes ideally should be plugged with imports from the Common Market for Eastern and Southern Africa region. It is this deficit that smugglers exploit. The smuggled sugar is cheap – by more than half the price of the commodity produced locally. The cost of sugar production in Kenya is about $600 (Sh51,000) per metric tonne, which is way above the average production cost of $400 (Sh34,000). Given the high cost of production, local sugar retails for up to Sh120 per kilo. The smuggled sugar costs as low as Sh50 a kilo in the towns of Wajir, Garissa and Mandera. Shops in Wajir are awash with goods from Somalia, whose quality has not been certified by the Kenya Bureau of Standards. This serves to knock Kenyan-made products off the market. The cheap sugar imports enter Somalia via the ports of Kismayu, Bosaso and Mogadishu, and mainly originate from Brazil, having been packaged in Dubai. Besides sugar, smuggled rice comes to Kismayu from Pakistan. Following frequent incursions by Al Shabaab militia into Kenya, a number of security border posts have been closed down. This has led to major security gaps at the border. Due to the increased sugar imports to Kenya during the last six months, retail prices have fallen slightly compared to the same period last year as reflected in the price of sugar in North Eastern region. The smuggling is perfected by cartels that operate from refugee camps through links with their clans in Kismayu. They raise money and send it to their relatives in Somalia through forex bureaus locally known as ‘hawalad’. After receiving the money, their contacts in Somalia load the ordered quantities of sugar onto waiting trucks for onward transportation to the border points. These brokers usually have good contacts and are highly trusted by Government and security personnel because of their long-established relationships. Bribes amounting to between Sh100,000 and Sh130,000 are paid to be shared among Government officials and security agents along the smuggling routes in northern Kenyan counties. Our investigations established there are about 25 organised brokers in the three counties whose responsibility is to ‘smooth’ the way for incoming trucks as soon as the drivers report their departure from Kismayu. The Kenyan brokers and many Somali nationals with illegally acquired Kenyan identification documents usually drive around in four-wheel drive vehicles with tinted windows. Preferential treatment They enjoy unlimited access to many security areas and get preferential treatment at police stations and Kenya Revenue Authority (KRA) offices. They move in and out of police stations, customs and KRA offices to pay bribes so that their vehicles are allowed to cross unimpeded. The vehicles travel in convoys of 10 to 20 lorries at night, when there is less movement along the routes, getting through security roadblocks uninterrupted and unchecked. Is Kenya totally unable to rein in this illegal trade? The challenge is not lack of enough of officers to deal with the unscrupulous merchants. The challenge is corruption, lack of patriotism and indiscipline among the officers deployed in the region. And as a consequence of illegal imports of arms and ammunition, banditry has remained rampant in the region for many years. Further, the illegal trade in charcoal and sugar is believed to be funding the activities of Al Shabaab. Abdiraman Hussein, a member of Peace Committee in Wajir, says the smugglers also bring in firearms and ammunition hidden underneath the smuggled foodstuff. They take advantage of the fact that Kenyan security officers do not inspect their vehicles. These firearms are later used in crime in Kenya. Asked about the smuggling of sugar, Wajir Police Commander Steven Ngetich said: “I have just heard about your encounter with the sugar cartels and KPRs. We will launch an investigation but so far, we don’t have a conclusive report that we can make arrests.” Source: Standard Digital
  9. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena shalay ku sheegnay waxaa fashilmay wadahadalkii laga dhexwaday Guddoonka baarlamaanka Somalia iyo Xildhibaanada Mooshinka wada. Fashilka wadahadalka ayaa soo degdegay kadib markii garabka taabacsan Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Jawaari ay ka weecdeen qodobo loo jideeyay si xal waara looga gaaro buuqa ka dhashay Mooshinka. Wadahadalka u muuqda inuu fashilmay ayaa soo bilowday maalinta sabtidii aheyd ee la baajiyay kulanka codka loogu qaadi lahaa Guddoomiye Jawaari, waxaana shalay ilaa xalay soo baxaayay in wadahadalka uu ka socon waayay Jawaari iyo garabkiisa. Waxyaabaha wadahadalka raja beelka ku riday ayaa waxaa kamid ahaa in Xildhibaanada Jawaari ay weli Hoteelada Muqdisho ku qabanayaan kulamo lagu duraayo Madaxda dalka iyo Xildhibaanada Mooshinka kawada Jawaari, halka garabka kasoo horjeeda Jawaari ay xiisada hakiyeen wixii ka danbeeyay tallo soo jeedinta Madaxweyne Farmaajo ee lagu hakiyay kulanka Sabtigii lasoo dhaafay. Xildhibaanada garabka Jawaari ayaa ku goodinaaya in carqalad ka sameyn doonaan kulanka lagu balansan yahay maalinta bari oo ku beegan Arbaco, waa haddii Hoolka baarlamaanka la geeyo wax khuseeya Mooshin. Dhinaca kale Xildhibaanada difaacaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka, ayaa ka digaya suurtagalnimada in maalinta berri ah Baarlamaanka la horkeeno Mooshinka laga soo gudbiyay Gudoomiye Jawaari. Waxa ay ku goodinayaan in carqaladooda ay sii socondoonto inta uu taagan yahay Mooshinka Jawaari, hase ahaatee waxaan goodintaasi ka jawaab celin Madaxtooyada Somalia, oo rajo ka qabta in xal un loo helo xiisada taagan. Xildhibaanada qaar ayaa warbaahinta ka sheegay in Mooshinkooda uu yahay mid sax ah, maalinta Arbacada oo Berri ku beegana Baarlamaanka ay horgeynayaan si codka kalsoonida ah loogu qaado Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Maxamed Sheekh Cismaan ‘’Jawaari’’. Sidoo kale, Xildhibaanada Diafaaca baarlamaanka ayaa ku doodaya in la wado qorshe kulan hoosaasin ah inuu berri qabsoomo, waxayna sheegayaan haddii taasi ay dhacdo inay ka cabsi qabaan dalka inuu galo marxalad cusub oo foodo ah. Si kastaba ha ahaatee, waxaa aad looga cabsi qabaa in xiisada soo rogaal celisay ay kusoo baxaan Beesha Caalamka oo iminka laga dalbaday in xal u helida xiisada ay u madax-baneyso Madaxtooyada Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa daboolka ka qaaday inuu soo rogaal celiyay Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka ayaa sheegay in xiisada ka taagneyd Mooshinka ay dib ugu soo laabatay halkii ay horay u taagneyd. Waxa uu Xildhibaanku sheegay in Madaxda ugu sareysa ee dalka laga doonayo inay xoojiyaan dadaalada lagu doonaayo in lagu xaliyo xiisada soo rogaal celisay, waxa uuna si cad u sheegay in arrinku uusan aheyn mid sahlan. Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed waxa uu intaa ku daray inay jiran xildhibaano yar oo fowdo ka dhex wada baarlamaanka Somalia, kuwaas oo doonaya in ay qabtaan kulan cod gacan tag ah loogu qaado Mooshinka gudoomiye Jawaari taasina ay ka digayaan. ‘’Waxaan ka digayaa inaan dalka lagu sii hogaamin boholo mugdi ah, waxaan ku baaqayaa in wadada saxda ah loo maro Mooshinka, si loo samatabixiyo dalka’’ Sidoo kale, Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed, waxa uu sheegay in wakhtigaan ay ka digayaan in fowdo Siyaasadeed ay ka dhacdo kulanka Arbacada, islamarkaana Madaxweyne Farmaajo laga doonayo in xiisada Siyaasadeed ee taagan uu xalka keeno. Haddalka Xildhibaan Cabdi fitaax Axmed, ayaa imaanaya xili mar kale uu soo rogaal celiyay Mooshinka Guddoomiye Jawaari, wallow garabka iminka wada fowdada uu yahay kan Jawaari. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  11. Muqdisho (Caasimada Online)-Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ku dileen Horjoogayaal ka tirsan al-Shabaab. Taliska ayaa sheegay in Duqeyntaasi ay gelinkii dambe ee Axadii ka dhacday meel u dhow degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, isla markaana ay ku dileen shaqsiyaad ay aad u baadi-goobayeen. Qoraal kasoo baxay taliska ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaasi lagu dilay Shan Horjooge ka tirsan al-Shabaab, isla markaana duqeyn taasi aysan wax khasaara ah kasoo gaarin dad shacab ah. Todobaadkan weerar dhinaca Cirka ah oo ka dhacay degaanka Kaamjarroon ee Gobolka Jubada hoose ayaa lagu dilay dad rayid ah iyada oo ilaa hadda aysan jirin cid qaadatay mas’uuliyadda weerarkaas. Sidoo kale, Taliska Ciidamada Mareykanka ee howgallada kawada qaarada Afrika ayaa kor dhiyay weerarada duqeymaha ah ee ka geystaan qeybo ka mid ah gobolada Soomaaliya. Dhinaca kale Mareykanka ayaa sheegay inuu sii wadi doono talaabooyinka la xiriira Duqeymaha ay fulinayaan ee horey loo ansixiyay, si loo ilaaliyo ammaanka Muwaadiniinta Mareykanka iyo in la joojiyo khataraha Argagixisada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  12. RIYADH (Reuters) - Saudi Arabia’s crown prince said Israelis are entitled to live peacefully on their own land in an interview published on Monday in U.S. magazine The Atlantic, another public sign of ties between Riyadh and Tel Aviv appearing to grow closer. Source: Hiiraan Online
  13. The army has refuted reports of a possible al-Shabaab attack on Kampala just days after four UPDF soldiers under AMISOM were killed and six others injured in battle which left 30 suspected al-Shabaab militants also dead. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimada Online)-Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Cabdulaahi Cali Caanood ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaab cashar lama ilaaban ah loogu dhigay dagaalkii ay AMISOM kula galeen deegaanka Buula-mareer oo hoostagta degmada kuntuwaarey ee gobalka shabellaha Hoose. Abaanduulaha ayaa sheegay in weerarkaasi Buula-mareer laga war hayay islamarkaana ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM fashiliyeen. Cabdulaahi Cali Caanood, waxa uu intaa raaciyay in tirada guud ee dagaalka looga dilay al-Shabaab ay tahay 66 maleeshiyo oo ay ku jiraan Horjoogayaal dhowr ah, halka dhankooda waxyeelo ay kasoo gaartay ilaa iyo Seddex Askari oo dhaawac ah sida uu hadalka u dhigay abaanduule Caanood. Abaanduule Caanood, ayaa sidoo kale wuxuu sheegay Shabaab in xerada ay ku soo weerareen ilaa Saddex gaari oo midi uu soo gaaray ilinka hore ee xerada, iskuna qarxiyay, uuna dhaawacay Hal Askari, balse labada kale lagu qarxiyay meel aanan u dhaweyn xerada, sida uu hadalka u dhigay. Dowladda Federaalka ayuu sheegay in Saddex Askari ay ka dhaawacmeen oo haleelay qaraxa, kuwaasi oo hada xaaladooda caafimaad lala tacaalayo, diyaarna ay u yihiin in ay dalkooda u adeegaan. Abaanduule Caanood, wuxuu kaloo tilmaamay in dagaalka al-Shabaab looga furtay hub gaarayay 30 qori, kuwaasi oo kala ah 12 Qori AK-47 ah 20 Qori PKM ah iyo qori Dhashiiko ah. AMISOM iyo Ciidanka Dowladda oo isku dhinac ah iyo Shabaab guulo ayay ka sheegteen dagaalkan , kadib hadalo ay isku mariyeen warbaahinta, balse ma jirto ilo madax banaan oo xaqiijinaya sida ay wax uga dhaceen halkaasi. Si kastaba ha ahaatee, Cabdullaahi Cali Caanood Amaanduulaha ciidamada xooga dalka soomaliyeed ayaa sheegay in dhawaan dagaalka saf mareen ah lagu qaadi doono dagaalamayaasha al-Shabaab kaasi oo looga saarayo deegaanada iyo degmooyinka ay kaga suganyihiin dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  15. Mogadishu (HOL) - Sixty-six Al-Shabaab militants have been killed and three vehicles including Vehicle Borne Improvised Explosive device (VBIED) were destroyed following simultaneous attacks on bases of AU and Somali forces Bulamarer town, Somali military confirmed. Source: Hiiraan Online
  16. Toronto-based Somali Canadian poet Naeema Hassan recently posted a video in response to Punish A Muslim Day on April 3rd, offering support to Muslim women who face the threat of Islamophobic violence daily. Source: Hiiraan Online
  17. ADDIS ABABA — Ethiopia's new prime minister, Abiye Ahmed, promised on Monday to push through democratic reforms in an effort to end three years of unrest that first erupted in the province of Oromiya from where he hails. Source: Hiiraan Online
  18. In a dramatic about-face, Prime Minister Benjamin Netanyahu announced Monday evening that he was freezing a new agreement with the UN refugee agency that would have seen thousands of African migrants Source: Hiiraan Online
  19. In a result that comes as no shock to Egyptians and the rest of the world, Abdel Fattah el-Sisi has won the presidential elections with 97 percent of the votes, final results showed, securing another four-year term. Source: Hiiraan Online
  20. That isn't Photoshop in the photo above – that's a real phytoplankton bloom in the Gulf of Aden between Yemen and Somalia. Source: Hiiraan Online
  21. MOGADISHU, April 2 (Xinhua) -- At least seven people including six members of an extended family were killed in a roadside blast in Bula-burte district in Hiraan region of central Somalia on Monday. Source: Hiiraan Online
  22. “Had you come a day earlier, you’d have seen us loading camels onto ships heading to the Middle East. Somalia as a whole has the world’s largest number of camels, at six million,” said Ali Esmail Mahmoud, Head of Operations at DP World Berbera, as he took visiting journalists on a tour of the port. Source: Hiiraan Online
  23. On the night of March 22 this year, a convoy of ten 25-tonne trucks carrying sugar smuggled from Somalia was stopped by Kenya Police Reservists (KPRs) on a smugglers’ route in Wajir East constituency. Source: Hiiraan Online
  24. Villanova has its second national championship in three years after a 79-62 victory over Michigan.The Wildcats went 31 years between their first title in 1985 .... Source: Hiiraan Online
  25. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta Arbacada ay la mid noqon doonto sabtigii islamarkaasina Baarlamaanka la horgeeyn doono Mooshin Sharci daro ah sida uu sheegay. Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ku guuldareeystay in uu xaliyo khilaafaadka ka dhexjira Baarlamaanka iyo Xukuumada. Waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed Shan bari laga lumiyay islamarkaasina aanay muuqan ififaalo meesha looga saarayo khilaafaadka Jira. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta Arbacada ah uu dhici doono kulanka Baarlamaanka ee codka kalsoonida loogu qaadayo Gudoomiye Jawaari. Hoos ka Daawo Xildhibaanka. http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/04/Xildhibaan-Fiqi.mp4 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Xildhibaan Fiqi ” Madaxweynuhu waa ku Fashilmay Xalinta Qilaafaadka Dalka” appeared first on Puntland Post.