Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,091
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Guddigii ka tirsanaa BFS ee loo xilsaaray baaritaanka Kiiska Qalbi Dhagax, ayaa diyaariyey warbixin ilaa iyo xad ku filnaankarta kiiska Qalbi Dhagax. Guddiga ayaa warbixintooda ku wiiqay macluumaad aan fadhin oo laga diyaariyay Qalbi Dhagax, taa oo muujineysay in la dafiraayay macluumaadka dhabta ah, si qodob xalaala looga dhigo dhiibista Sarkaalkan lagu magacaabo Qalbi Dhagax. Guddiga ayaa warbixintiisa ku adkeeyay inay khaldaneyd hanaankii loo maray dhiibista Qalbi Dhagax, oo sharci darro lagu tilmaamay. Haddaba Guddigaasi waxa ay sheegeen in Kiiskaasi ay maareysay Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed, islamarkaana aan xog badan la siin Madaxda dowladda. Is weydiintu waxa ay iminka tahay cida loo raacan doono mas’uuliyadda dhiibidda Qalbi Dhagax maadaama Madaxdii ugu sareysay dalka laga qariyay macluumaadka saxda ah?. Madaxda Dowlada Somalia ayaa mid waliba iska fogeeyay kiiska Qalbi Dhagax, waxa ayna tani muujineysaa in la doonaayo in lalumiyo kiiska. Sidoo kale, Taliyihii hore ee Hay’ada sirdoonka Somalia Sanbaloolshe ayaa qudhiisa kiiskaasi u heyn maareyn, inkastoo uu isaga kusoo biya shubtay. Dhinaca kale, talaabada noocaani ah ayaa noqoneysa mid fashil ku ah dowlada maadaama Madaxda ugu sareysa dalka qudhooda laga qariyay hanaanka loo maray dhiibista Qalbi Dhagax. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. The post Golaha Wasiiradda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Puntland Ee Sanadda 2018. appeared first on Puntland Post.
  3. BEIJING — Djibouti President Ismail Omar Guelleh will make a state visit to China next week, a Chinese spokesman announced Friday. The Djibouti president will visit China from Wednesday to Friday at the invitation of Chinese President Xi Jinping, Foreign Ministry spokesman Lu Kang said in a press release. Xinhua
  4. On 15th November 2017 demonstrations occurred in parts of Hargeisa, Buroa and Erigavo after members of Waddani opposition party held a press conference in which they made allegations of “irregularities”. On 13th November 2017, Somaliland held a presidential election competed by three political parties. Two civilians died in Burao and other four were injured by the security forces including the police and the military who used live bullets to disperse protestors. In Hargiesa, female street vendor died after she was hit by a bullet and at least five people were injured. In a statement, the Minister of Presidency stated that members of the security forces sustained injuries caused by stones thrown by protesters, according to the Minister. In Buroa the military was part of the security forces that intervened to disperse the protests, according to eyewitnesses. At the Election Day, opposition members were briefly detained. Hamse Khayre, the campaign manager of Waddani, was detained in Gabiley and Bashe Yousuf Ahmed, the Chief of Staff of the presidential candidate of Waddani and Fatimo Saeed, a senior member, were detained Hargeisa. They were all released on the same day. The social media was shut down from 13th to 17th November 2017. “We call on the security forces to restrain and avoid using live ammunition against civilian protestors. The military shall not be used to intervene in internal disturbances and protests of civilians,” says Faisa Aw Ali, the chairwomen of the Human Rights Defenders Group. “We call on all parties to use peaceful channels, and not to make any violence. All grievances shall be resolved peacefully” she added. The Human Rights Defenders Group is ad hoc gathering of human rights organizations and defenders who are united by the purpose of ensuring the protection and promotion of human rights during the election period. Faisa Aw Ali Yousuf Chairperson of the Human Rights Defenders Group Email: faizayussuf@gmail.com Phone: 063 4418771
  5. An intelligence report has revealed that Kenyan-born Al Shabaab leader, Ahmed Iman, is contemplating to quit the terror group after major fall-out with its leadership. The report says the Imam wants to quit the group and its activities after he became disgruntled with the persistent killing of Kenyan fighters within the group’s ranks. The dossier further notes that the spate of elimination and execution of Kenyans and other foreign fighters has brought a sharp division within Al Shabaab leading to hatred towards native Somalis. “The Al Shabaab video and online propagandist, Ahmed Iman Ali fell-out with its leadership. It is reported he is negotiating his way back from Somalia. It is not, however, clear if he stands a chance of making it from Somalia considering that Al Shabaab kills whoever attempts to leave. Iman has been very vocal against the execution of foreign fighters and is now weighing out his options,” the report. It further adds: “Some Al Shabaab leaders are, however, wary of losing Iman within the ranks as he has proven to be a good propaganda tool through his videos which he does with charisma taunting AMISOM forces in fluent Swahili.” Iman is the leader of ‘Jaysh Ayman’. He has been instrumental in recruiting youth into terrorism and orchestrating attacks in Kenya. The split is further accelerated by the battle on whom to pledge their allegiance to with one group led by former UK-based Abdul Qadir Mumin, who swore allegiance to ISIS in December 2015 immediately becoming target of exclusion. Al Shabaab has always pledged its allegiance to Al Qaeda. Online war Al Shabaab’s intelligence wing (amniyaat) has on several occasions targeted the pro-ISIS splinter group whose top commanders have been executed alongside their fighters. There has been an online war of words on Twitter where ISIS linked page, Jabha East Africa, blamed Al Shabaab of killing and imprisoning their leaders and fighters. The Al Shabaab and ISIS supremacy war was put to test during the Mogadishu October attack where more than 350 civilians were killed and several others injured. Even though none claimed responsibility, it is evident that the pro-ISIS group were rescarried out the attack to show Al Shabaab on how strong they are in executing suicide bombings. When contacted, the Somalia Minister of Information, Culture and Tourism Abdirahman Omar Osman said that the government has come up with a Comprehensive Approach to Security (CAS) architecture in consultation with stakeholders and international partners. “We now have plans to scale down AMISOM forces so that Somalia forces can take over the security of our country. We are optimistic We Africans are not good at publicising our successes and if this mission would have been in Western, the whole world would have known the success,” Osman said. The minister said the October attack in Mogadishu was an act of desperation because the Somalia military and AMISOM are winning. Largest number The Information minister insists that his security counterpart is committed to implementing initiatives that include stabilisation of security within Mogadishu and removal of heavy guns from the city’s streets. Source: – Standard Digital
  6. Abu Dhabi (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray dalka Imaaraadka Carabta, wuxuuna hor kacayey wafdi heer caalami ah si ay halkaas wada hadal ugala soo yeeshaan Madaxda ugu sareyso dalkaas. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Abu Dhabi kusoo dhaweeyey Wasiirka Cadaaladda Imaaraadka Carabta Suldaan Bin Saciid Al-Badi. Madaxweynaha ayaa waxaa la geeyey halkii loogu talagalay isaga iyo martida la socotay oo isugu jiray Wasiiro iyo xubno kale. Sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka socdo Madaxweynaha, Kulanka wada hadalka labada dowladood ayaa la filayaa inuu dhaco Maalinta Berri ah. Kulankaas ayaa la rajeenayaa in lagu soo dhameeyo mugdigii ku kala dhex jiray labada dowladood. Wixii warar ah ee kusoo kordha daqiiqad kasta waxaad kala socon doontaan Caasimadda Online Inshaa Allah.
  7. Egyptian President Abdel-Fattah el-Sissi, for the second time in as many days, has delivered a stern warning to Ethiopia over a dam it is building after the two countries along with Sudan failed to approve a study on its potential effects. Ethiopia is finalizing construction of Africa’s largest hydroelectric dam on the Blue Nile. Egypt fears that will cut into its water supply. Cairo said last week that the three countries had failed to approve an initial study by a consultancy firm on the dam’s potential effects on Egypt and Sudan. Ethiopia has repeatedly reassured Egypt, but Cairo’s efforts to engage in closer coordination have made little headway. El-Sissi sought to reassure Egyptians in televised comments Saturday, but stressed that “water is a matter of life or death.” Source: AP
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Wargeyska Standard Media, ayaa baahiyay inuu jiro khilaaf xoogan oo ka dhex aloosan Horjoogayaasha al-Shabaab iyo kuwa Kenya. Khilaafka al-Shabaabka Somalia iyo kuwa Kenya ayaa sababay inuu baxsad noqdo Horjoogaha al-Shabaabka Kenya Axmed Iimaan Cali. Sirdoonka dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen Hogaamiyaha Shabaab ee dalka Kenya Axmed Imaan uu doonaayo inuu ka baxo guud ahaan al-Shabaab, kadib markii uu yimid khilaaf. Axmed Iimaan ayey isku dhaceen hogaanka sare ee al-Shabaab, kadib markii uu ka hor yimid dilal lagu fuliyay xubno ka tirsan dagaalyahanada Kenya oo lagu eedeeyay inay ku xiran yihiin Al-Shabaab. Maleeshiyada Shabaab ayaa Magaalooyin ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe ku dilay rag Shabaab ka tirsan oo Kenyan ah, kuwaasi oo ay ku eedeeyeen inay jawaasiis ahaayeen. Axmed Imaan oo arintaasi ka carooday ayaa Saraakiisha Sirdoonka dalka Kenya waxa ay sheegeen inuu la wadaagay hoggaanka Sare, balse wax laga qaban waayay. Axmed Iimaan oo madax u ah Guutada Jeysh Al Ayman oo u badan dagaalyahano Kenyan ah oo ka bar bar dagaalama Al-Shabaab ayaa ka soo horjeestay qaabka al-Shabaab u fuliyaan dilalka dagaalamayaasha Kenyanka ah. Axmed Iimaan oo madaxiisa la dul dhigay mallaayiin doolar ah, ayaa horay uga soo muuqday Muuqaalo ay baahisay Al-Shabaab oo u badnaa farriimo loo diray Kenya, waxaana uu caan ku ahaa soo jiidashada dhalinyarada ay Al-Shabaab ka qorato Kenya. Dhinaca kale, Saraakiil ka tirsan Shabaab iyo Axmed Imaan ayaa hadda waxaa u socda wada hadal ku aadan sidii loo xalin lahaa khilaafka taagan, isla markaana hoggaamiyaha Shabaab ee Kenya shaqadiisa uu u wadan lahaa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Washington DC (Caasimada Online) – Dowladda Somaliya ayaa heshiis la geshay shirkad uu madax ka yahay senator hore oo Mareykan ah, taasi oo dowladda uga ololeyn doonta maamulka Trump iyo xubnaha aqalka Congress-ka. Heshiiskan ayaa dhigaya in dowladda Soomaaliya ay 120,000 oo dollar siiso shirkaddan oo uu madax ka yahay Alfonse Marcello D’Amato oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, horeyna senate-ka ugu matali jiray gobolka New York, intii u dhaxeysay 1981-kii ilaa 1999-kii. Heshiiskan oo hal sano ah, ayaa sidoo kale dhigaya in dowladda ay bixiso qarash kale oo gaaraya 36,000 oo dollar oo la siinayo shirkadda Park Strategies, kaasi oo ku baxaya qarashadaadka safarka iyo sidoo kale hotel-ka. Alfonse Marcello D’AmatoSida ku cad waraaqaha waaxda caddaaladda Mareykanka, heshiiskan ayaa ka mamnuucaya dowladda Soomaaliya in lacagta gargaarka uu u siiyo Mareykanka ay u adeegsato inay shirkaddan siiso. “Shirkadda Park Strategies waxa ay bixin doontaa talooyin iyo olole ay ku mataleyso dowladda Somalia, si loo hormariyo xiriirka dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya” ayaa ku qoran heshiiska. Taageerada Mareykanka ayaa muhiim u ah Soomaaliya. 10-kii sano ee tagay Mareykanka ayaa Soomaaliya ku bixiyey laba bilyan oo dollar, waxaana intaas dheer lacag 900 oo milyan oo dollar ah oo uu siiyey Amisom. Sidoo kale 720 milyan oo dollar oo Mareykanka ka timid ayaa lagu maal-geliyey howlgalka QM ee Somalia. Heshiiskan ayaa imanaya ayada oo ay jiraan walaacyo ku saabsan musuq-maasuqa Soomaaliya, ayada oo dadka dhaliilaha jeediya ay Mareykanka ugu baaqeen inuu ka fakaro taageerada uu siiyo Soomaaliya, taasi oo dowladda walaac ku abuurtay. Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka iyo QM ayaa warbixino ku sheegay in ciidamada Soomaaliya aysan si wax ku ool ah ula dagaalami karin Al-Shabaab, kadib taageero badan iyo tababar ay ka haleen Mareykanka. Hogaanka ciidamada ayaa sidoo kale loo jeediyey eedeo la xiriira musuq-maasuq. Mr. D’Amato oo xubin firfircoon ka ah xisbiga Jamhuuriga ee haya talada Mareykanka, ayaa awood u leh inuu saameeyo go’aanada Mareykanka ee Soomaaliya. Waxa uu saaxib dhow la yahay aqalka cad, isaga oo ka mid ahaa taageerayaashii Donald Trump intii uu ahaa musharaxa madaxweyne. Heshiiska ay dowladda Soomaaliya la gashay shirkadda Park Strategies ayaa caadi ka ah Mareykanka, ayada oo dowlado badan oo caalamka ka tirsan, uguna cad cadahay Israel ay Mareykanka ku leeyihiin ururo iyo shirkado dantooda u ololeeya. Caasimada Online Xafiiska Minneapolis Caasimada@live.com
  10. Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani, Afhayeenka ururka ONLF oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay sida ay u arkaan go’aanka golaha shacabka ee arrinta Cabdikarim Qalbi-dhagax iyo Jabhadda ONLF. Afhayeenka ururka ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge, waxaa uu yiri“Waxaa u aragnaa go’aan qiimo leh, oo guddi qiimo leh ka soo shaqeeyay, oo baarlamaan qiimo leh u xir-saartay, guddigaasi in ay mataalaan baarlamaanka waa ay cadeeyeen, baarlamaanka in uu umadda Soomaaliyeed matalo ayuu cadeeyay, marka aad iyo aadbaan raalli uga nahay go’aankaasi, waan ka fileynay, waana kaan ku laheyn” Cabdiqaadir Xasan Hirmooge, waxaa uu sidoo kale uu soo jeediyay mahad-celin dadka uu sheegay in ay qeyb ku lahaayeen xaq la soo celiyay“Waxaa uu u mahadceliyay baarlamaanka Soomaaliyeed, guddiga baarlamaanka iyo dhammaan sida: suugaan yahannada, warbaahinta, xubnaha baarlamaanka, aqoon-yahanka, Jaaliyaadka iyo ururada dhalinyarada” Golaha shacabka ayaa kulankiisii sabtida ansixiyay in dhiibiistii xukuumadda federaalka ah ee Cabdikarim Qalbi-dhagax ay qalad aheyd, sidoo kale waxaa ay sheegeen in jabhadda ONLF aaney aheyn urur argigixiso ah. Goobjoog News Source
  11. Harare (Caasimada Online) – Xisbiga maamula dalka Zimbabwe ee Zanu-PF ayaa Mugabe ka qaaday xilka hoggaaminta xisbiga. Waxaa loo magacaabay in xisbiga uu hoggaamiye ka noqdo madaxweyne ku xigeenkii hore, Emmerson Mnangagwa – kaas oo laba isbuuc ka hor uu Mugabe ka ceyriyay xilka. Shaqa ka tiriddii Mr Mnangagwa ayaa sababtay qalalaasaha siyaasadeed ee dalkaasi ka jira, taas oo dhalisay in militariga uu maamulka dalka la wareego si ay 93-sano jirka Zimbabwe hoggaaminayay 37-sano, uga hor istaagaan in xaaskiisa Grace ka dhigo madaxweynaha dalka. Tobannaan kun oo qof ayaa shalay oo Sabti ahayd ka qeybgalay dibadbaxyo ka dhan ahaa qoyska Mugabe. Mr Mugabe ayaa maanta oo Axad ah la filayaa in uu la kumo hoggaamiyayaasha militariga, waxaana la arkayay gawaari ka soo baxaysa gurigiisa gaarka ah ee Harare. Dagaalyahankii hore ee galaangalka badan ku leh dalka, Chris Mutsvangwa, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in xisbi ahaan ay isu diyaarinayaan sidii ay Mugabe uga qaadi lahaayeen xilka madaxweynaha dalka. Sidoo kale Reuters ayaa baahisay in Grace Mugabe lagala noqday dhammaan shaqooyiinkii ay ka haysay xisbiga Zanu-PF. Dhacdooyiinkii ugu dambeeyay: Laba isbuuc ka hor, Mr Mugabe wuxuu shaqada ka ceyriyay ku xigeenkiisii Mr Mnangagwa, ninkaas oo ka dib dalka ka cararay. Taliyaha Ciidamada, Janaraal Gen Constantino Chiwenga, ayaa sheegay in militariga ay faragelin sameynayaan si ay wax uga qabtaan dhibaatada ka dhex taagnayd xisbiga. Ka dib waxaa dhalleeceeyay taageerayaasha Mugabe Arbacadii, militariga waxay la wareegeen warbaahinta qaranka waxayna ku dhawaaqeen in ay ka hortagayaan dembiilayaal ku hareereysan Mugabe Mr Mugabe wuxuu markaasi ka dib galay dhowr maalmood oo xabsi guri ah Sabtidii, dibadbax ballaaran oo aan la fileyn ayaa ka dhacay Zimbabwe kaas oo looga soo horjeeday Mugabe iyo dadka taabacsan. BBC
  12. Harare (PP) ─ Xisbul-xaakimka dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa ka qaaday maanta xilkii hoggaaminta xisbiga Robert Mugabe, iyadoo isla xilkan loo magacaabay madaxweyne ku xigeenkii dalkaas oo uu dhawaan shaqada ka eryay. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa ayaa lagu eedeeyay inuu shir-qoolayo Mugabe, iyadoo la sheegay in madaxweyne Mugabe uu qorsheynayay inuu xilkaas u magacaabo xaaska Mugabe oo lagu magacaabo Grace Mugabe. Tallaabada hoggaanka xisbiga Zanu-PF looga eryay Mugabe ayaa billow u ah in xukunka laga qaado kaddib muddo 37-sano ah oo uu dalkaas xukumayay, iyadoo shacabka Waddanka Zimbabwe ay shalay dhigeen dibadbaxyo ay ku dalbanayana in Mugabe uu xilka uga dago. Robert Mugabe oo 93-jir ah ayaa dalka Zimbabwe xukumayay tan iyo markii dalkaas uu xoorriyaddiisa ka qaatay gumeystihii Ingiriiska, waxaana tani ay noqonaysaa markii ugu horreysay oo ciidamada dalkaas ay xukunka awood kula wareegaan. Sidoo kale, Robert Gabriel Mugabe ayaa maanta oo Axad ah la filayaa inuu la kumo hoggaamiyayaasha militariga dalkaas, waxaana la arkayay Gawaari ka soo baxaysa gurigiisa gaarka ah ee magaalada Harare. Chris Mutsvangwa oo ka mid ah xubnihii u soo halgamay xorriyada dalkaas, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay inay isu diyaarinayaan sidii ay Mugabe uga qaadi lahaayeen xilka madaxweynaha. Dhanka kale, xubnaha Xisbiga ZANU-PF ayaa la sheegay inay awoodihii oo dhan ay ka qaadeen Grace Mugabe oo ah xaaska madaxweyne Mugabe oo haatan xabsi-guri ku jira, inkastoo aan la ogeyn halka ay ku sugan tahay. Ugu dambeyn, Robert Mugabe ayaa laga rabaa inuu Talaadada soo socda uu si rasmi ah xilka madaxnimo ee dalkaas u wareejiyo, iyadoo haddii uu xilka ka tegi waayo la qaadan doono tallaabo xilka looga xayuubinayo. PUNTLAND POST The post Robert Mugabe iyo Xaaskiisii Grace oo laga Xayuubiyay Hoggaamintii Xisbiga ZANU-PF appeared first on Puntland Post.
  13. Wasiir ku xigeenka ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Cumar Islow ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in cutubkii ugu horreeyay ee ciidamada AMISOM ay ka baxeen Tuulada ciyaaraha ee Muqdisho. Waxa uu sheegay wasiir ku xigeenka in garoonka uu muddo 30 sano ah ku jiray burbur xooggan, balse hadda ay ku bilaabi doonaan dib u habeyn. “Markaan hadda nimid waxaan sameennay dedaallo aad u muhiim ah oo dib loogu soo celinayo bilicda garoonka, wejigii ugu horreeyay ee ciidamada AMISOM ayaa ka baxay, waxaana hadda la diyaarinayaa sidii loo dayactiri lahaa” Wasiir ku xigeenka wasaaradda ciyaaraha ayaa sidoo kale sheegay in ka wasaarad ahaan ay ku dedaali doonaan in dib u habeyn ballaaran lagu sameeyo garoonka Muqdisho oo ay u dhan yihiin dhammaan wax walbo oo ciyaaraha ku saabsan. Tuulada Ciyaaraha ee Muqdisho ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxay fariisimo u ahayd ciidamada AMISOM, kahorna waxaa deganaa ciidanka Itoobiya, iyadoo burbur xooggan uu soo gaaray. Goobjoog News Source
  14. To: UK Government , UK Parliamentary Parties We request the UK Government and UK Parliamentary Parties: 1) To hold the Somaliland government to account for the recent Election, 2017 irregularities and the alleged widespread voter fraud that took place 2) To hold the government of Somaliland and the National Election Commision to account for the wholesale of arrests, detentions, and the ordering of security forces to fire at innocent civilians which have resulted in casualties 3) To disregard the Election 2017 results if it becomes evident that the National Election Commision of Somaliland did not follow the correct electoral procedures that can make them implicit in the alleged voter fraud incidents. At the time of the election and during subsequent days for the counting of votes Why is this important? Somaliland’s relative peace and stability need to be safeguarded in the context of the wider Somali peninsula where conflicts, terrorism and lack of good-governance interplay every day. On Monday 13th of November 2017, Somaliland held its 3rd presidential election since 2003. This election, however, was different as it was the first ever in Africa to use iris-scan biometric technology to prevent anyone from voting more than once. The irony is that despite this latest technology, voter fraud has been alleged to take place in several regions. How? The National Election Commission which was appointed to oversee a smooth, fair and safe election and members of the current government have been alleged to populate ballot boxes with forged balloting papers for the incumbent party. Hence, as a result, demos by the opposition party supporters took place in major cities and security forces were ordered to fire live ammunition at civilians. We need to be all mindful of the pressing issues of poverty, natural ecology erosion, climate change and the lack of sustainable livelihood options for a growing population at the bottom of the Global Human Development Index (HDI). It is noteworthy to highlight that Somaliland’s coping mechanisms were stretched to a breaking point in the recent drought of 2016/17 which caused a widespread livestock mortality in pastoral rural areas. In addition, the drought diminished food access for the majority of the population and caused high levels of displacement from rural areas to urban cities where hardly any employment opportunities exist. In view of all these real challenges, it is important that voter fraud of Election 2017 in Somaliland must be addressed immediately in the interest of peace, security, stability and social justice for all citizens. As UKAID has helped facilitate this election, we urge UK Foreign and Commonwealth Office (FCO) to raise the importance of civic safety with Somaliland government and emphasize to them the need for impartiality in any adjudication grievance process against voter fraud. How it will be delivered We will deliver the signatures in person to UK FCO
  15. Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa meelmariyey xeerka la dagaalanka daabulka iyo ka ganacsiga dadka. Xeerkan ayaa ahaa mid horey loogu gudbiyey baarlamaanka Puntland, waxaana akhrin iyo ka doodis kadib la meelmariyey xeerkan. Guddoomiyaha guddiga shuruucda ee baarlamaanka Puntland, Axmed Jaamac Cabdulle ayaa sheegay in xeerkan uu yahay mid waxbadan looga hortagi doono, wuxuuna sheegay in xeerkaan usoo diyaariyeen si ka fiirsasho leh. Dhanka kale, xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, Maxamuud Xasan oo isna goob joog ka ahaa kulankii maanta lagu ansixinayey xeerkan, ayaa xildhibaannada wuxuu uga jawaabay su’aallo ay weydiiyeen, kuwaasi oo ku qotomay xeerkaasi. Xeerka la dagaalanka daabulka iyo ka ganacsiga dadka ee maanta uu meelmariyey baarlamaanka Puntland ayaa ah mid aad u muhiim ah, islamarkaana deegaannada maamulkaasi ay ka jiraan tahriibinta dadka. Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa ku jira ka doodista iyo meelmarinta sharciyada la horkeenay golaha wakiilada. Goobjoog News Source
  16. Muqdisho (Caasimadda Online) – Markii ugu horeysay ayaa xildhibanada Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa lagu soo rogay Canshuur ka qaadista Gunada ay qaatan. War Qoraal ah oo ku taariikheysan 9 Bishaan kaas oo ka soo baxay Wasiirka Maaliyadda looguna gudbiyay gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu wargeliyay in lag bilaabo Bisha Octoper laga goyn doono Canshuurta. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa warqad uu 9-kii bishan u qoray Guddoomiyaha Golaha shacabka ayuu ku wargeliyay in Xildhibaanada aan wax canshuur ah laga goyn, wixii ka dambeeya October 2017 la bilaabi doono in canshuurista Gunnada ay qaataan Xildhibaanada. Warqada ayaa lagu sheegay in talo bixi dhanka sharciga lala sameeyay Garyaqaanka Guud ee dowladda, taasoo lagama maarmaan noqotay in dib looga nodo canshuur dhaafkii loo sameeyay Xildhibaanada Golaha shacabka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa bil walba mushaar ahaan u qaataan (Saddex Kun oo dollar) waxana la filayaa in arrintaan ay maalmaha soo socda dood ka yeeshaan. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Somaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa sidoo kale shaaciyay inuu socdo qorshe canshuur looga qaadaayo shaqaalaha ka shaqeeya Shirkadaha gaarka loo leeyahay. Beyle ayaa xisay in hadda dadka qaar aanan laga qaadin canshuurta ku waajbtay, sababo ku aadan in shuruucda looga qaadayo iyo nidaamka hadda ay socoto, si qof waliba oo muwaadin ah oo dalka ku sugan looga qaado canshuurta. Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in canshuur dhaafka loo sameeyay Xildhibaanada uu ka hor imaanayo shuruudaha heshiiska SMP ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya kula jirto Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF. Heshiiska SMP ayaa la sheegay inuu yahay wadada kaliya ee loo mari karo in Soomaaliya laga cafiyo deynta badan ee Caalamka looga leeyahay, haddii Soomaaliya ay ku guuldareysto inay ka soo baxdo shruudaha heshiiskan waxaa 10 sano dib u dhici doona rajada laga qabo in laga cafiyo deymaha, taasoo meesha ka saareysa in dowladda Soomaaliya loo furo fursadaha mashaariic horumarineed oo waa weyn oo dalka kaga bixi karo dhibaatada dhaqaale.
  17. Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle iyo Xildhibaanno ka tirsan Maamulkaasi ayaa heshiis ka gaaray hanaanka loo soo dhisayo Xukuumada Cusub ee Hirshabelle. Kulan habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Jowhar, una dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Hirshabelle, ku xigeenkiisa, guddoonka baarlamaanka iyo xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi ayaa lagu lafa guray qaabka uu madaxweyne Waare usoo magacaabayo wasiiradiisa. Waxaa la isla gartay dood dheer kadib in fursad la siiyo madaxweyne Waare, waxaana la aqbalay in wasiirada banaanka laga keeno, si shaqada Hirshabelle ay u socoto. Sidoo kale madaxweyne Waare ayaa u sheegay xildhibaannada Hirshabelle in cid aan iyaga soo marin uusan wasiir ka dhigi doonin, si loo helo wasiiro iyo xildhibaanno wadashaqeyn buuxda ka dhaxeysa. Maalmihii ugu dambeeyay waxaa muran xooggan ka jiray sida uu madaxweynaha maamulka Hirshabelle usoo magacaabi lahaa golahiisa wasiirada. Goobjoog News Source
  18. Baarlamanka Puntland ayaa maanta codka xasaanada siiyay 4 Wasiir oo ka tirsan Gollaha Xukuumadda sida Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dib u dhiska iyo Horumarka Abshir Cabdulaahi Maxamed, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska,Wasiiru dowladaha Kaluumaysiga iyo Wasiiru dowle Quraan-jecel. Masuuliyiintan ayaa ka hor inta aan la siin xasaanada ka hor jeediyay fadhiga gollaha Wakiiladda Puntland khudbado ay kaga hadlayaan taariikh nololeedkooda. Wasiirada Xasaanadda la siiyay ayaa qaarkood ka mid ahaa gollihii Xukuumadda horre iyo kuwa cusub oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Baarlamanka Puntland oo maanta xasaanad siiyay Afar Wasiir. appeared first on Puntland Post.
  19. Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka aragti dhiibtey farqiga u dhaxeeya go’aankii xukuumadda ka qaadatay dhiisbitii Qalbi Dhagax iyo sidoo kale qaraarkii shalay baarlamaanku ansixyey ee ku aadan arrinta Qalbi Dhagax. Mudanayaashan oo la hadlay Goobjoog News ayaa soo dhoweeyay qaraarkii golaha shacabka, waxaana ay sheegeen in dalka uu leeyahay baarlamaan ka hortaga qalad walbo oo dhacaya ama la galay. Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo kamid ah mudanaayashan la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in go’aaanka Labada dhinac wax badan ku kala duwan yihiin, isaga oo sheegay go’aankii xukuumadda ka qaadatay arrinta Qalbi Dhagax uu ahaa mid qalad ah, oo lagu xalaaleynayo dhiibistiisa. Sidoo kale, xildhibaannadan ayaa sheegay in lasii wadi doono baaritaanka ku aadan arrintan oo madaxda xitaa wax badan la weydiin doono. Halkaan hoose ka dhageyso: http://goobjoog.com/wp-content/uploads/2017/11/XILDHIBANADA-SOOMAALIYA.mp3Goobjoog News Source
  20. Jowhar (Caasimaa Online) – Khilaaf Siyaasadeed iyo xiisad cusub ayaa ka taagan maamulka HirShabeelle, kaasi oo ku qotoma magacaabista Gollaha Wasiiradda, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay. Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo Baarlamaanka HirShabeelle ayaa isku khilaafsan halka ay ka imaanayaan Wasiiradda la magacaabayo, iyadoo taasi noqotay Ismariwaa Siyaasadeed oo soo wajahay maamulkaasi curdunka ah. Wararka ayaa sheegay in Madaxweyne Waare uu doonayo in Wasiiradiisa cusub ay ka yimaadaan dibadda Baarlamaanka, halka Xildhibaanada ay doonayaan in iyaga laga soo xusho oo Muraayadda Xukuumadda iska-arkaan. Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen “Guudlaawe” ayaa isna kasoo horjeeda aragtida Madaxweynaha, wuxuuna la saftay dhanka Xildhibaanada doonaya in Baarlamaanka laga keeno Wasiiradda. Khilaafkan ayaa lagu soo waramayaa inuu kusii xoogeysanayo HirShabeelle, waxaana magaalada Jowhar laga dareemayaa jawi kacsanaan ah, iyadoo ay Xildhibaanada qaadanayaan kulamo gaargaar ah, oo ku aadan magacaabista Wasiiradda. Baarlamaanka HirShabeelle ayaa xilkii ka qaadey Madaxweynihii hore Cali Cabdullahi Cosoble bishii August, kadib markii uu yimid khilaaf xooggan, iyadoo lagu bedelay Maxamed Cabdi Waare, oo dhawaan la caleema-saarey. Caasimada Online Xafiiska Jowhar Caasimada@live.com
  21. For more than two decades, Somaliland managed to hold free and fair presidential elections. Since 2003 there had been three presidential election held by an elected national electoral commissions. In addition, Somaliland had peacefully managed to hold and complete two local councils and one main parliamentary elections in the years of 2002, 2011 and 2005 respectively. In regarding to the Somaliland election profile – there had been minor mistakes done by the old and replaced national election commissions including improper counting of the voter cards, leakage of the voting papers, improper contracting of election materials and result mismanagement that resulted chaos and minor disputes. However, we know that Somaliland citizens who are eligible to vote were registered and Biometric technology was utilized with the help of the International Community including EU, UK and USA. Millions of foreign tax payer’s money were poured into Somaliland elections to hold free and fair election. It seems that the voter registration processes went right even though there had been minor cases reported including; under-age childern who were registered to vote and small amount of voter duplicates skipped by the server when screening the voter cards. Almost 700,000 plus citizens who are eligible to vote were published and voter cards were distributed throughout Somaliland regions during 2017. The fact is that Somaliland delayed parliamentary and presidential elections weakened the country’s democracy and global view to Somaliland has changed recently. This is due to the ever worrying elections and this negatively affected Somaliland. On another hand, the reason for nominating National Electoral Commission and application of the Biometric technology was to solidify Somaliland democracy and restore the hope of having free and fair election once in Somaliland. Even though five of the “National Electoral Commission” were appointed by the president, House of Elders and Kulmiye Party in 2:2:1 ratio respectively and two from the opposition parties of Waddani and UCID. The opposition parties trusted the National Electoral Commission (NEC) and closely worked with them during the election preparation processes. Waddani and UCID were keen to take part a free and fair election as they thought that such Biometric technology and National Electoral Commission will avoid corrupting the whole election process. As the election was held on 13th November 2017 in most parts of Somaliland and dozens of international observers from the International Community took part and deployed throughout Somaliland regions. Things were going rightly for the first and second nights after the election as the National Electoral Commission was counting the total number of voters per region and districts to produce the final election result. Unfortunately, Waddani Party highlighted fraud allegations and figured out that Kulmiye Party abused the election process in some areas while they forced out Waddani Party observers. Kulmiye Party already rejected these abuses and fraud allegations from their side and told Waddani Party to wait for the election outcome. It is worth noting, that Waddani Party task force and officials in the NEC head quarter held press conference and highlighted fake votes in Maroodi-jeex region and Gebilay district and clearly presented a copy of NEC voter books privately used by Kulmiye Party. Meanwhile, Waddani Party boycotted collaboration with the National Electoral Commission until their concerns are solved. Amazingly, National Electoral Commission chairman held press conference and told that there are no fake votes while he insisted the fairness of the election process. Once again, one day later, National Electoral Commission chairman Mr. Iman proved that there are signals of fake votes in Maroodi-jeex region and Gebilay district as he proved that the presented voter book is a national asset and one of the books that National Electoral Commission sent to Berbera. In his press conference Mr. Iman told that National Electoral Commission has apologized Waddani Party for such a mistake! Mr. Abdulrahman of Waddani Presidential Candidate bravely told that fake voter cards are abundant in all regions, but they are initially requesting strict checkup of these highlighted areas followed by Sahil region. However, there is a growing concern from Somaliland citizens and International Community of how fair the election is? And the trust level of the National Electoral Commission transparency is going down. So far, disputes arisen in three regions of Somaliland of mainly Togdheer, Sanaag and Maroodi-jeex as the armed police forces used life bullets to disperse and killed three underage childern. Also, further clashes and disputes are forecastable as the unfair election process continues. In a nut shell, the International Community highlighted that there were underage voters, human right violations and forced out Waddani observers in their initial report while Somaliland intellectuals are proposing tangible and concrete recommendations that would stop further clashes, chaos and disputes throughout Somaliland including; Cancellation of the current election process since there are growing concerns of fakes votes in all poll stations of Somaliland; Mr. Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo of the current president to stay in power for six months period and prepare another fair and free election; Termination of the current National Electoral Commission who are irresponsible and nominate their replacements. Careful consideration of these recommendations will maintain Somaliland peace and stability as all parties will be open to re-initiate the election process except the ruling party “Kulmiye”. MSc. Mr. Khalid Sahid Dirir Political Analyst
  22. Polls have closed and the counting of votes has begun in Somalia’s semi-autonomous region of Somaliland which is electing their fifth president Monday as the ruling party faces a strong challenge from opposition candidates.
  23. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa markii 2aad muddo 7 bil safar ku aaday dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in mar labaad uu madaxda Abu Dhabi kala hadlo xiriirka labada dal iyo sida la sheegay in ay ixtiraamaan madaxbannaanida dhul iyo dad ee Soomaaliya. Warar ka soo baxay Villa Somaila ayaa sheegay in Farmaajo uu sidoo kale ka hadli-doono in lagu tixgaliyo Soomaaliya go’aanka dhex dhexaadnimada ahaa ee ay ka qaadatay arrimaha Khaliijka, Fudadaynta howlaha la xiriira Socdaalka iyo dal ku galka iyo in Imaaraatka ay si toos ah uga qayb qaataan dagaalka Alshabaab. Madaxweynaha Soomaaliya mar bishii Ferbaayo uu booqasho ku tagay dalka Sacuudiga waxaa uu arrintan Imaaraadka kala hadlay Maxamed Bin Salmaan, kadib isaga ayaa Imaaraadka safar ku tagay April, xilligaas waxaa laga hadlaayey maalgeshiga Imaaraadka ee Dekadaha iyo saldhig Militari, balse haatan waxaa wehliya saameynta xiisadda Khaliijka. Goobjoog News Source
  24. Harare (PP) ─ Xubnaha Xisbiga talada dalka Zimbabwe haya ee ZANU-PF ayaa waxay maanta oo Axad ah yeelanayaan kulan ay go’aan lagu sheegay inuu yahay kii ugu dambeeyay uga gaarayaan mustaqbalka hoggaamiyaha 37-ka sano soo xukumayay dalkaas ee Robert Gabriel Mugabe. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Zimbabe, Emmerson Mnangagwa oo uu ka eryay shaqada toddobaadkii hore ayaa la filayaa inuu kulankan goob-joog ka ahaado, sidoo kalena waxaa la fliayaa in xaaska Mugabe laga yaabo in xilka garabaha haweenka ee xisbiga laga qaado, isla markaana laga saaro xisbiga oo dhan. Innocent Gonese oo ka tirsan hoggaanka baarlamaanka ayaa warbaahinta u sheegay in laga yaabo in Mugabe lagu soo oogo dacwado, wuxuuna xusay in xisbiga MDC-T iyo ZANU-PF ay kawada shaqeeyaan sidii hoggaamihahan 93-jir ah looga qaadi lahaa xilka. “Haddii Mugabe uusan ka tagin xilka Talaadada soo socota, taasi waxay ku noqonaysaa dalka oo dhan caqabad weyn… waxayna ka dhigan tahay iyadoo qorraxdu aanay kasoo bixin dhanka bari,” ayuu hadalkiisa ku daray Gonese. Wiil uu adeer u yahay Mugabe oo lagu magacaabo Patrick Zhuwao ayaa isna u sheegay Reuters in adeerkii uusan diyaar u ahayn inuu kursiga banneeyo, illaa inta uu go’aansanayo, isagoo xusay in isaga iyo xaaskiisa ay diyaar u yihiin inay doonsitooda ku dhintaan. “Adeerkey oo 93-jir ah caafimaadkiisu waa wanaagsan yahay, runtiina si aad u wanaagsan ayuu u hurday tan iyo markii ay ciidamadu xilka la wareegeen Arbacadii hore,” ayuu hadalkiisa ku darya Zhuwao. Tallaabadan ayaan kusoo beegmaysa iyadoo shalay oo Sabti ahayd ay ka dhaceen qaybo badan oo Zimbabwe ka tirsan dibadbaxyo lagu dalbanayo in Mugabe uu xilka ka dago, iyadoo dadku ay ku dhawaaqayeen erayo ay ka mid ahaayeen in waddanka lagu hoggaaminayo waddo ka duwan middii uu kusoo jiray 37-sano ee Mugabe uu xilka hayay. Dhanka kale, Madaxweyne Mugabe ayaa isaga qudhiisa laga yaabaa inuu la kulamo maanta saraakiisha hogaaminaya ciidanka xilka la wareegay, kuwaa oo la sheegay inay ku cadaadinayaan madaxweynaha inuu xilka ka dago si aanu dalka qalalaase u gelin. Ugu dambeyn, Millateriga Zimbabwe ayaa ku adkysanay in tallaabada ay qaadeen aysan ahayn inqilaab, laakiinse ay tahay mid ay wax ku saxayaan, inkastoo Mugabe uusan doonayn inuu xilka ka tago. PUNTLAND POST The post Xisbiga ZANU-PF oo lagu wado inuu Maanta Go’aan kama dambeys ah ka gaaro Mugabe appeared first on Puntland Post.