-
Content Count
213,146 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Carmo ee gobolka Barri, halkaasi oo uu kaga qayb geli doono caleema-saarka beeldaaje Maxamed beeldaaje Ismaaciil beeldaaje Cabdulaahi. Madaxweyne Gaas oo safarkiisa ay ku weheliyeen xubno ka tirsan golayaasha dowladda iyo saraakiil ka socota madaxtooyada,ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey qaar kamida Goloyaasha dowladda Puntland, Isimo iyo qaybaha kal duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Carmo. Cabdiweli Gaas ayaa inta uusan u gudbin hoyga uu ka degay magaalada Carmo waxa uu booqasho iyo salaan ugu tegay beeldaajaha guud ee beelaha Cali Saleebaan,beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil beeldaaje Cabdulaahi,isagoo u hambalyeeyay,islamarkaana Allaah ugu baryay inuu u fududeeyo hawlaha muhiimka ah ee horyaala. Halkaan ka eeg sawirada. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Gaas oo la kulmay beeldaajaha lagu caleema-saarayo degmada Carmo appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha Ururka Xisbulah ee Dalka Iran Sheekh Hasan Nasrulah ayaa wax laga caroodo ku sheegay talaabada ay Israel duqeynta uga fulisay Garoonka Diyaaradaha ee Ciidamada Suuriya ku Leeyihiin Gobolka Homs ee Dalkaasi. Sheekh Hasan Nasrulah, ayaa sheegay in Israel ay ka weecaneyso xeerka dagaalka, balse waxa uu tilmaamay in itaal xumo ay iyada ku danbeyn doonto. Nasrulah ayaa Maraykanka iyo xulufadiisa ku dhaliilay qar iska xoornimo, waxa uuna intaa ku daray in ay iyagu qaadi doonaan mas’uuliyadd cawaaqibka ka dhasha weeraradaas. Nasrulah, waxa uu sheegay in diyaaradaha Dagaal Israeli ay si toosa gantaalo ugu dhufteen Garoonka Diyaaradaha ee Ciidamada Suuriya ku Leeyihiin Gobolka Homs ee Dalkaasi, waxa uuna cadeeyay in wixii khasaaro ah ay dusha saran doonto Israel, isla markaana Xisbulah ay is garabtaagi doonto Syria. Hassan Nasrulah oo qudbad ka Jeedinaayay Talefishinka isaga oo ku sugan Magaalada Beirut ee Caasimada Lubnan ayaa sheegay in weerarka Israel ka Geysatay Syria uu noqon doono Taariikh Qaldan oo ay Gashay. Hogaamiyaha Xisbulah ayaa dhanka kale weerarka Israel ku tilmaamay mid daan daansi iyo ka fiirsasho la,aan ah. Laba diyaarad oo ay wateen Ciidamada Israel ayaa Sideed Gantaal waxaa ay la Beegsadeen Garoonka ay Leeyihiin Milatariga Suuriya iyaga oo adeegsanayay Garoon ku yaal dalka lubnaan sida ay sheegeen Saraakiil Ka tirsan wadanka Ruushka. Sidoo kale, Nasrulah waxa uu qiray in weerarkaan uu ka dhacay meel qiyaastii 40 Kiilo mitir kaga beegan Galbeedka Magaalada Palmyra waxaana ku dhintay 14 ruux oo afar kamid ah ay u dhasheen wadanka iiraan. Tani waxa ay kusoo beegmeysaa xili Dowladaha Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ay xalay duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay u adeegsatay dadkeeda magaalada Duma ka fuliyay gudaha wadanka Suuriya. Dhinaca kale, Duqeymahan ayaa iyana lala beegsaday, xarun dhinaca cilmibaarista Seyniska a, goob lagu keydiyo hubka Kiimikada iyo xarun weyn oo military oo ka mid ah xarumaha laga hago milatariga Syria. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (PP) ─ Kulan si heer sare loo soo agaasimay oo ay isugu yimaadeen Gudiga Qaran ee Isku- Duwida arrimaha Badaha oo ay ka soo qayb galeen xubnaha gudiga ee kala ah Wasaaradaha Cadaaladda, Amniga, Gaashaandhiga, Arrimaha Dibadda, Maaliyadda, Dekadaha, Kaluumaysiga, Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka iyo wakiilada xubnaha dawlad goboleedyada uuna shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa looga hadlay sharciga la dagaalanka burcad badeedka iyo afduubka. Kulankan waxaa looga dooday sharciyada heer federaal ee la dagaalanka burcadka badaha iyadoo uu sharaxaad ka bixiyay sharciga burcad badeedka Wasiirka Cadaaladda xukuumadda federaalka Mudane Xasan Xuseen Xaaji waxuuna ka hadlay xeerarka qabyo qoraalka ah ee khuseeya arrimaha badaha, isagoona sheegay in maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran wadadamada shisheeye ay u baahan yihiin in loo sameeyo sharciyadii lagu dhaqi lahaa. Sidoo kale, waxaa ka hadlay wasaarada Amniga oo ka warbixisay howlgalada wasaarada ee Qorshaha qaran ee Ciidamada Amniga xeebaha, iyadoo Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhiga mudane Xagaa isna uu sheegay in sharciga qabyo qoraalka ah la ansixiyo si ay wasaaradaha u wada howl galaan ayna si wada jir ah uga shaqeeyaan amniga badaha. Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badaha ayaa laga dhagaystay sharciyada maraakiibta Ganacsiga ee shisheeye iyo kuwa wata calanka Soomaaliya ee been abuurka ah iyo xubinimda IMO. Wasaaradda Kaluumaysiga ayaa sidoo kale ka warbixisay socdaalkii Wasiirka Kaluumaysiga xukuumada federaalka iyo Qorshaha qaran ee hawlaha wasaarada ee khuseeya Qorshaha qaran ee qaybsiga khayraadka kaluunka. Dhanka kale wasaarada Arimaha Dibada ayaa laga dhagaystay warbixino la xiriiro heshiisyada caalimga iyo badaheena. Kulankan ayaa warbixino looga dhgaystay wakiilada iyo wasiirada dowlad goboleedyada sida Puntland, koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle, Jubbaland iyo Gal-Mudug dhamaantoodna waxay ka warbixiyeen baahiyaha ay u qabaan sida loo sugi lahaa amaanka badeena iyo sidii loo samayn lahaa sharciyada heer caalami ee badaha iyo in door shariif ah ay xukuumaddu ka qaadato arrimahan xasaasiga ah. Ugu dambeyn, Ra’iisul wasaare ku xigeenka Mahdi Khadar oo soo gaba-gabeeyay shirka ayaa ka mahad celiyay ka soo qayb galka dawlad goboleedyada iyo war bixinadii ay ka bixiyeen arrimaha la dagaalanka burcad badeedka iyo afduubka, isagoo bogaadiyay sidii ay ugu dhabar adeegeen waqtigii adkaa ee la soo maray. Sidoo kalena waxuu sheegay in dawladdu ay dar-dar galin doonto howlaha badaha,lana qaban doono doodo fara badan oo looga hadlayo Arimaha Amniga badaha. PUNTLAND POST The post RW ku-xigeenka DF oo shir-gudoomiyay kulan Guddiga isku-duwidda Arrimaha Badaha appeared first on Puntland Post.
-
Kismaayo (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS oo ay wehliyaan Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan wadatashi ah la yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Jubbaland. Kulankan wadatashiga ah ayaa ahaa mid Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Guddiyada ay shaqo wadaagayihiin ay Xildhibaanada Jubbaland ugu soo bandhigayeen Tubta Hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka. Wasiir Cabdi Xoosh ayaa ugu horeeyn ka hadlay muhiimadda kulanka isaga oo codsaday in la adkeeyo xiriirka wadashaqeeynta. “Muhiimad wayn ayuu kulankan u leeyahay sedexda hay’ad ee ku hawlan dib-u-eegista Dastuurka maadaama Xildhibaanada Jubbaland ay waxbadan ka ogyihiin arrimaha shuruucda, waxaan idinka codsanayaa in aan xoojinno wadashaqeynta inaga dhaxeysa si inaga oo gacmaha is heysanna aan guul uga gaarnno Geedi-socodkan” ayuu yiri Wasiirka. Dhankooda, Xubnaha katirsan labada Guddi ee shaqada ku leh dib-u-eegista Dastuurka oo iyagana hadleen ayaa waxay xaqiijiyeen inay ku mideysanyihiin hawsha socota, waxayna Xildhibaanada Jubbaland ka codsadeen in ay ku garabistaagan ka guul gaarista Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka. Ugu dambeyn, Xildhibaanada Jubbaland ayaa waxay talooyin ka bixiyeen Tubta Hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo bandhigeen sedexda hay’ad ee ku shaqada leh dhameeystirka Dastuurka. PUNTLAND POST The post Hay’adda u xil-saaran dib-u-eegida dastuurka Dalka oo la kulmay Xildhibaanada Jubaland appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dammaam ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Shir-Madaxeedka 29-aad ee Jaamacadda Carabta oo lagu lafa gurayo qaddiyadaha ugu dambeeyay ee ka taagan Gobolka iyo guud ahaan dalalka ku bahoobay ururkan Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed Ayaa ka warbixiyay Shirka uu madaxweynuhu ka qeeybgalayo. Hoos ka Daawo Muuqaalka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/04/Booqasho-Madaxweynaha.mp4 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya appeared first on Puntland Post. -
Russian President and Presidential candidate Vladimir Putin delivers a speech during a rally and concert marking the fourth anniversary of Russia’s annexation of the Crimea region, at Manezhnaya Square in central Moscow, Russia March 18, 2018. – Alexander Zemlianichenko | POOL | Reuters Russia responded angrily to a U.S.-led strike against Syria on Friday, warning of unspecified “consequences” that stoked fears the conflict could escalate. President Donald Trump ordered targeted military action in the country, following an alleged chemical weapons attack that reportedly left dozens of citizens dead. Russia, which has backed the government of Syrian President Bashar Assad, has joined Damascus in denying an attack even took place — even though U.S. authorities have declared it did with near certainty. The dispute over Syria was the latest wedge between the West and Russia, which has been embroiled in conflicts on multiple fronts with western governments. In a statement released on Twitter, Russia’s ambassador to the U.S. said the country was being “threatened,” and issued an ominous warning that reprisals could follow. In the near term, the military strike appeared to ramp up a searing war of words between Washington and Moscow, which regarded the action as a attack on Russia itself. The Associated Press, citing a Russian media outlet, quoted a top Russian official as likening Trump to Nazi leader Adolf Hitler. Alexander Sherin, deputy head of the State Duma’s defense committee, said Trump “can be called Adolf Hitler No. 2 of our time — because, you see, he even chose the time that Hitler attacked the Soviet Union,” the AP reported. Trump has singled out Russian President Vladimir Putin for his support of Assad, as well as Iran. In his speech announcing military action in Syria, Trump pointedly asked: “What kind of a nation wants to be associated with the mass murder of innocent men, women, and children?” Since 2011, the Assad government has been locked in a deadly and protracted conflict with resistance fighters, and elements of ISIS, and has been backed by Russian forces. The strikes were “quite measured, the administration wants to mete out punishment” without getting embroiled in a long-term conflict, said Behnam Ben Taleblu, a research fellow at the Foundation for Defense of Democracies. Noting that Trump extended “an olive branch” to both Russia and Iran in his speech, Taleblu added that “the question for the US and the coalition is how long are they prepared to sustain this,” he asked. “Fundamentally the U.S. is going to have to prove does it have a goal in Syria,” and that it has an endgame in mind, Taleblu added. Source: CNBC
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanka Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil; ayaa kamid ahaa Mudanayaashii waday Mooshinkii ka dhanka ahaa Afhayeenkii Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ee Kolkii dambe is casilay. Shaqsiga Xilkaan isku soo taagi karo waxa uu ku sheegay in shuruud ahaan ay hor taallo in uu kamid yahay Golaha Shacabka, sidoo kalana uu kasoo jeedo Beesha Xildhibaan Jawaari. Xildhibaanka waxa uu sheegay in awood qeybsiga lagu kala qaatay Hay’adaha Dowladda lagu qeybin doono, kaliyana Xilka looga wareejin karo kolka ay ku heshiin waayaan. Dhanka kale waxa aan hordhignay hadii uu Xilka u tar-tamo qof ay isku heeb yihiim Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha in labadooda ay Xilka ku weyn karaan, arrintaasina waxa uu ku tilmaamay in aanan isku xirneen, Labadaas mas’uul Xilkoodana aanan saameyn ku laheyn. Waa uu sii hadlay waxa uuna tibaaxay in dadka Soomaaliyeed laga doonayo in ay ka fakiraan doorashada Xildhibaanada Soo socda ee la qorsheynayo in ay ku yimaadaan Doorasho qof iyo Codkii ah. Shaqsiyaadka isku hayo Xilalka Hay’adaha Fulinta iyo Xeer dejinta ayuu ku sheegay in ay yaraadeen, taasina ay sababtay in Xukuumadda ay keento dad ka banaanka ah Golaha Shacabka. Caqabadaha ugu weyn ee horyaalla Xukuumadda waxa uu ku tilmaamay in ay yihiin Wasiirada, Wasiiro ku xigeenada iyo Wasiiro Dowlayaasha oo 90% laga keenay Banaanka, dhaliilaha loo jeedinaya ay wali taagan yihiin. Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa laga doonayaa in uu gudoomiye cusub doorto muddo ku siman 15-Maalin oo ka bilaabaneysa Maalintii uu Xilka iska Casilay Gudoomiyihii Golaha Shacabka.
-
Boosaaso-(Caasimadda Online)-Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inay la fasaxay diyaarad iyo saraakiil Imaaaraad ah oo ku xayirnaa garoonka magaalada Boosaaso. Saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan Garoonka Boosaaso,isla markaana Maanta diyaaraadaas xanibay ayaa waxa ay sheegeen in wadahadal kadib diyaaradii iyo saraakiishii la socotay la fasaxay. Maamulka Puntland wali faah faahin kama bixin Balse Wariyaal ku sugan Garoonka Boosaaso ayaa xaqiijiyay in diyaarada la sii daayay Islamakaana ay la baxday saraakiishii ka joogtay deegaanada Puntland ee Soomaaliya. Saraakiishii iyo shaqaalihii la socday diyaaradda Imaaraadka ayaa la sheegay in baaritaan la marsiiyay halka markii hore aysan sidaas dhici jirin. Xayiraada diyaaradaas ayaa sabab u aheyd kadib shaki ka yimid in ay wateen Saraakiisha Boorsooyin aan la ogeyn wxii ku jiray,waxana xusid mudan in 8-dii Bishaan Garoonka Muqdisho lagu qabtay Diyaarad ka timid Imaaraadka oo siday lacag dhan 9.6 Milyan oo dollar. Saraakiisha Imaaraadka oo ahaa saraakiil milateri oo degaanada Puntland ka howlgala, iyadoo arrintan timid kadib markii ay diideen in la baaro Boorsooyin iyo Sanaadiiq ay wateen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimad@live.com
-
Muqdisho-(Caasimadda Online)-Taliska Ciidanka Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka ee Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo isa soodhiibay. Horjoogahaan oo lagu magacaabo Cabdixakiin Xuseen Yuusuf Isxaaq oo ka mid ahaa kooxda Al-shabaab, isuna dhiibay ciidamada Nabad Sugida ee Degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo. Ninkan ayaa sheegay inuu kooxda Al-shabaab ka mid ahaa mudo afar sano ah waxaana uu ku sheegay sababaha uu uga soo baxay Al-shabaab in ay tahay dhaca xoolaha Umadda Soomaaliyeed. Horjooge Cabdixakiin ayaa ku baaqay in si wanaagsan loo soo dhaweeyo dhalinyaradii uu uga soo tagay Al-shabaab oo uu sheegay in qaarkood ay diyaar u yihiin sidii ay uga soo bixi lahaayeen falalka guracan ee Argagixisada. Saraakiisha NISA ayaa dhankooda sheegay in ay soo dhaweynayaan shaqsi kaste oo horay ugu mid ahaa dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ee isku soo dhiiba Dowladda soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimad@live.com
-
Boosaaso-(caasimadda Online)-Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee magaaladaasi ay ku xayireen garoonka diyaaradaha Boosaaso diyaarad laga leeyahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta. Illo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Diyaaradaas ay la socdeen Saraakiil tababarayaal ah oo u dhashay Imaaraadka,isla markaana ciidamada Puntland ay ka shakiyeen Diyaarada oo siday Boorsooyin,isla markaana Saraakiisha Imaaradka ay diideen in la baaro. Saraakiisha Imaaraadka ee tababarayaasha ah ee diyaarada la socda iyo kuwa puntland aya isku fahmi waayey in baaritaan lagu sameyo Boorsooyinka ay wado,xili 8,dii Bishaan Muqdisho lagu qabtay diyaarad siday Lacag ka timid Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta. Majiro illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay maamulka garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee la xiriira xayiraada diyaaradan loo geystey. Xiriirka dowlada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa sii xumaanayay tan iyo markii dhowaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho lagu qabtay lacag malaayin doolar ah taasoo sababtay in labada dal ay hadalo kulul isweydaarsadaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimad@live.com
-
Madaxdii iyo tababarayashii Imaaradka Carabta ee xerada ciidanka Badda Puntland PMPF ayaa ka dhoofaya garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso. Lama garanayo sababta ka damheysa, hase yeeshee arrintaan ayaa imaanaysa xili dowlada Faderaalka sheegtay inay lawaregayso mushaharadka ciidamada ay tababarto dowlada imaaradka. Xiriirka labada dal ayaa sii xumaanayey wixii kadameyey marki garoonka diyaradaha muqdisho lagu qabtay lacag gaaraysa $9.6 Milyan oo katimi dalka Imaaradka. Puntlandi.com
-
Waxaa maanta oo tiirkhdu tahay 14 bisha Abril 2018 laga xusey caasimadda Puntland ee Garoowe maalinta wax-soosaarka beeraha Puntland, Munaasabadda ayaa ka dhacdey xarunta PDRC waxaana soo qaban-qaabisey Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland. Munaasabadda Waxaa ka soo qayb-galay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, wasiir ku xigeenka beeraha iyo qaar ka mid ah beeralayda Puntland. Beeraleyda Puntland ayaa ku soo bandhigey munaasabadda waxsoosaarka beerahooda qaar kamid ah oo ay ka mid yihiin Khudaarta, miraha, bunka, timirta iyo waxyaabo kale oo badan. Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ammaan balaaran ujeediyay beeralayda Puntland, isagoo uga mahad celiyay kaalintooda wax soo saareed. DAAWO SAWIRRADA. Puntlandi.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) –Wasaaradda Difaaca Dalka Ruushka ayaa war ka soo saartay weerarka saaka Mareykanka iyo Xulafadiisa ay kula jarmaadeen dalka Syria. Warbixin war yar ka hor ay soo saartay Wasaaradda Difaaca Dalka Ruushka ayey ku sheegtay in Mareykanka,UK iyo France ay wax ka badan 100 Gantaal ku rideen dhulka Syria islamarkaana Nidaamka difaaca gantaalaha ee Syria uu fashiliyay kuwo badan. Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in Ruushka uusan wali tallaabo qaadin,islamarkaana hadda dowladda Syria ay ku jirto iska difaacidda weerarka gardarrada ah ee uga imanaya Mareykanka iyo isbaheysiga la socda. Dhinaca kale war ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibbadda Ruushka ayey ku sheegtay in Syria ay ka bad baadday Gugii Carabta,sidoo kale ka bad baadday Ololihii Daacish ee 2014/2017,haddana ay wajaheyso waxa ay ku tilmaameen Gantaallada caaqilka ah ee Mareykanka. Danjiraha Ruushka u fadhiya dalka Maraykanka ayaa digniin uu bixiyey ku sheegay in cawaaqib ay ka dhalan doonaan weerarka lagu qaaday Suuriya. Af-hayeen u hadashay wasaaradda arimaha dibadda ee Ruushka ayaa iyaduna sheegtay in weerarkani dhacay iyada oo fursad ay Suuriya nabadi kaga dhalan kartaa soo dhawaatay. Saraakiil Ruush ah oo Moscow joogaya ayaa sheegay in gantaalaha Suuriya lagu duqeeyey ku dhaceen meelo u dhaw goobo ku dhaw meelaha fadhiisimada u ah ciidamada Ruushka ee ku sugan Suuriya oo ay yaallaan gantaalaha difaaca cirku. Xukuumadda Suuriya iyo Iran oo ah dal ay gacan saar leeyihiin ayaa iyaguna sheegay in weerarada wada jirka ah ee dalkaa lagu qaaday yihiin kuwo xad gudub ku ah sharciga caalamiga ah. Iran ayaa Maraykanka iyo xulufadiisa ku dhaliishay qar iska xoornimo, waxa aanay intaa ku dartay in ay iyagu qaadi doonaan masuuliyadd cawaaqibka ka dhasha weeraradaas. Warbaahinta dawladda Suuriya ayaa ku warantay in weerarka lala beegsaday xarunta cilmi baadhista Dimishiq uu khasare kooban gaadhsiiyey goobtaa, hase yeeshee ay weeradda Xums ku dhaawacmeen saddex qof oo rayid ahi. Wararka kale ee ka imanaya Suuriya ayaa qaarkood tibaaxayaan in goobo milatari oo ay ku jiraan xarumahaas weerarada lagu qaaday, todobaadkan horraantiisii laga daabulay saanaddii taalay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimad@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo dhawaan uu xilkii iska casilay Pof: Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa durba soo baxaya shaqsiyaad ay kala wataan siyaasiyiin ay ka mid yihiin Shariif Xasan Sh. Aadan oo ah madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Fahad Yaasin agaasimaha madaxtooyada. Hadaba Shaqsiyaadka ay kala wataan kooxahaan iyo qabiilada ay ka soo jeedan Musharaxiinta doonaya oo aan xog hoose ku helnay. 1: Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul wasaare Khayre, Fahad Yaasin ayaa dhankooda wata Afar musharax una taagan qabashada Gudoomiyaha Baarlamaanka waxayna kala yahiin Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur oo haatan ah Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha una dhashay Digil & Mirifle, ninka labaad waa Wasiirka Gaashandhiga Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman una dhashay Digil & Mirifle jufada , Luwaay sidoo kalane ka tirsan kooxda Alla Sheekh ee xisbiga Madaxweynahii hore Dowladda KMG Sheekh Sharif, halka shaqsiga sedaxaad u yahay Maxamuud Macalin Yaxye oo katirsan Kooxda Damjadiid balse horey loogu diiday Wasiirka Awqaafta & Arrimaha diinta . Sidoo kale waxaa Jiro Musharax Madaxweyne Farmaajo wato oo uu Abti u yahay laguna Magacaabo Cabdicasiss Xasan Maxamed (Laftagareen) oo la rabo in uu ku guuleysto doorashada baarlamaanka. 2: Faarax Sheekh Cabdullqaadir oo ka mid ah Hogganka Sare Kooxda Damjadiid ayaa wata Musharax Shariif Maxamed Cabdalla una dhashay Digil & Mirifle jufada , Asharaaf oo kamid ah kooxda AL Islaax horayna isku xisbi u ahaayeen balse isku qabteen doorashadii 2012 oo aay soo kala sharaxdeen Cabdiraxman Baadiyoow iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu danbeyn xiligaas noqday Madaxweynahii haatan lagu badalay Maxamed Cabdullahi Farmaajo sidoo kale wata balse aynaan war isku heyn Gudoomiye ku xigeenka Golaha shacabka Cabdiweli Muudeey oo doonaya in isaga ku shaqeesto. Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa raba in hadii shaqsigaasi ku guuleesto Gudoomiyaha Baarlamaanka in Mooshin xilka loogu tuuro Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sidaasna ku taageerayo maadama is fahan uu dhex maray. 3: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Sheekh Aadan ayaa Musharaxa Gudoomiyaha Golaha Shacabka u wata Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen (Badni) oo udhashay Digil & Mirifle jufada , Dabare isaga oo dhankale u balan qaaday in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka dhigi doono shaqsiyaad kale. Maadama Kooxo baddan isku biirsadeen dhanka kale waxaa Mooshinkii xiligii ugu danbeeyay isaga baxay Sheekh Aadan Madoobe oo ogaaday in shaqsiyaad kale loo wado Gudoomiyaha Baarlamaanka balse waxaa la sheegay in aay ka go,an tahay in uu isku sharaxo Xilka Gudoomiyaha Golaha shacabka. 4:Sidoo kale Waxaa jiro Musharax , qofna aay wadan waa Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow, oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Ee Somalia isla markaana ah Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Boostadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo la xaqeejiyay in uu isku sharaxi doono Gudoomiyaha Golaha shacabka.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay dib u celineyso lacag lagu qabtay garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ku socotay safaaradda Imaaraadka. Lacagtan oo cadadkeedu ay Wasaarada Amniga gudaha ku sheegay 9.6 Milyan doolar ayaa xiisad diblomaasiyadeed ka dhex dhalisay dalalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, waxaa ugu danbeyn go’aan lagu gaaray in dib loogu celiyo dowladda Imaaraadka iyadoo loo marinayo safaaradeeda Muqdisho. Baaritaan ku saabsan lacagtan iyo halka ay ku socotay ayaa qaatay muddo ku dhow toddobaad, kadib markii ciidamada NISA ay la wareegeen, lana geeyay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. Xiriirka Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa maraya heerkii ugu xumaa, iyadoo labada dal ay is weydaarsadeen ereyo kulul, waxaana la sheegay inay labada dowladood ay ku dhex jiraan Sacuudiga iyo Masar oo dadaal ugu jira in xal loo helo xiisada diblomaasiyadeed. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Boqorka dalka Sacuudiga ku dacweysay dowladda Soomaaliya, waxaana laga yaabaa inay Sacuudiga dhex dhexaadin bilowdo isla markaasna lasoo afjaro xiisadda siyaasadeed ee hal sano jirsatay. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa faragelin qaawan ku heyso dalka Soomaaliya, waxaana Dakado ku yaalo Soomaaliya kula wareegtay qaab aan sharci aheyn taasoo keentay inuu Khilaafka cirka isku sii shareero. Dowladda Imaaraadka ayaa Soomaaliya u tababartay ciidamo badan kuwaas oo ay iyada u taliso, balse waxaa hadda la qorsheenayaa in ciidamadaas lagu soo daro kuwa dowladda maamusho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimad@live.com
-
Sabti, 14ka Abriil 2018: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga, halkaas oo uu ka furmi doono Shirka 29aad ee Madaxda waddamada ku mideysan ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan waxaa diirradda lagu saarayaa qadiyadda Falastiin, dagaalka ka dhanka argagixisada iyo xiisadaha ka taagan dalalka Suuriya, Yamen iyo Liibiya, iyadoona madaxda carabtu ay si qoto dheer uga doodi doonaan xal u helista dhibaatooyinka ka jira dalalka xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta. “Madaxweyne Farmaajo waxa uu khudbad ka jeedin doonaa shirka, isagoona Madaxda kale ee waddamada Carabta la wadaagi doona xaaladaha siyaasadda, ammaanka iyo horumarka ka socda dalka.” Ayuu yiri Agaasimaha Xadiiska Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed. Horey waxaa ugu sugnaa dalka Sucuudiga wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadad Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo hordhac u ahaa wafdiga Madaxweynaha, sidoo kalana ka qeyb galayay shir Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta oo Khamiistii ka furmay magaalada Riyaad, laguna qorsheynayey ciwaannada Shirka 29aad ee Madaxweynayaasha. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta shirkan uu socdo waxa uu shir-doceedyo la yeelan doona Madaxda qaar ee shirka ka qeybgalaya, iyagoona ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka, iskaashiga iyo danaha guud ee kala dhexeeya dalalkaas Soomaaliya. Puntlandi.com
-
Islam elucidate ”Education” precisely in this word”TARBIYAH” which has linguistic meaning: increase, growth, and loftiness. So from the terms, It is the matter of prosperity because one can learn and then initiate, also recognise his creator- the knower of everything (Allah). Referring to other scholars. …………………………………………… To begin with, American pragmatist philosopher and education reformer, John Dewey (1963) put it, a social process – ‘a process of living and not a preparation for future living’’. As well being concerned with learning that we set out to encourage – a process of inviting truth and possibility – it is also based in certain values and commitments such as a respect for others and for truth. Education is born, it could be argued, of the hope and desire that all may share in life and ‘be more’. For many concerned with education, it is also a matter of grace and wholeness, wherein we engage fully with the gifts we have been given. As Pestalozzi constantly affirmed, education is rooted in human nature; it is a matter of head, hand and heart (Brühlmeier 2010). We find identity, meaning, and purpose in life ‘through connections to the community, to the natural world, and to spiritual values such as compassion and peace’ (Miller 2000). Finally, Somalilanders, should know that education is the fact of all, and matter of everything, as well as, it is essential to life and progressing. At the same time, in our country, education is very crucial, since all basic needs are under the unwell standard. So receiving better education is the only way to ruined the condition which we call “hand to mouth”. Besides too, reducing corruption, and attainment of good governance. To conclude this topic, the writer is saying to a reader, Prosperity is cultivated in good education, always and forever, as those scholars that are mentioned above nurtured us. Khalil Abdi Mohamoud Ahdar (Khalil Cabqari) Email: cilmibulsho@gmail.com
-
DoTERRA and Ground partner Frankincense Environmental Impact We conduct a comprehensive environmental survey of evidences gathering and information sharing to Sanaag frankincense growers and harvesters, we also listen the chief elders complaints. Indeed, DoTERRA on-the-ground partner in Somaliland the Asli Maydi Export LTD, severely compromised both environmental sustainability and donations fraudulent and scams. Exploiting the vulnerable and voiceless frankincense harvesters and grower will have negative implication and consequences at international level. DoTERRA thrown aid funds into corrupted on the ground partner supplier. He has chosen to collaborate with doTERRA, because he was criminal fugitive at large escaped from United Kingdom, and then creates huge environmental impact.” It is time DoTERRA will hold accountable, null and void sustainable methods outlined remain fabrication and lies. Calmadow Mountain treasures the ancient and powerful frankincense resin. Quality source never protects both the trees and the harvesters’ but DoTERRS demand driver creates over harvesting and kills madar mooge trees as we demonistrate. Sanaag Frankincense resin has long been considered a most holy and precious resins worldwide. It is carefully extracted from the resin of the Boswellia frereana and Boswellia Carterii tree. Somaliland: DoTERRA and Local Partner Asli Maydi Impact Environment Negatively through Over-tapping Frankincense Trees In 2017, the Frankincense Oil sales in Skin care was XX, and it will reach XXX in 2023; while the sales Market Share in Skin care was XX% in 2017 and will be XXX% in 2023. DoTERRA is one of the Global Frankincense Oil Sales and Market Share of Key Players (2013-2018) the top players cover , AMÉO, De Monchy Aromatics, DoTERRA, AOS Products Private Limited and Nature’s Sunshine Products (NASDAQ:NATR) etc., which are playing important roles. Worldwide Frankincense Oil Sales 2018 Research Report presents a professional and complete analysis of Global Frankincense Oil Sales Market on the current situation. This press release was orginally distributed by SBWire The recent research, Frankincense Oil Sales market enables stakeholders, field marketing executives and business owners get one step ahead by giving them a better understanding of their immediate competitors for the forecast period, 2018 to 2025. Most importantly, the study empowers product owners to recognize the primary market they are expected to serve. To help companies and individuals operating in the Frankincense Oil Sales market ensure they have access to commensurate resources in a particular location the research, assess the size that they can realistically target and tap. The market intelligence report offers a clear sense of different consumer groups and their needs to help product owners meet the requirements and generate riches and profitability. Apart from this, the report aims at outlining whom the business owners operating in the Frankincense Oil Sales market should not target and also what are the main alternatives and competitive offerings are. Defining the major challenges and problems remains the key focus of the study. Problem definition covered in the report provides a systematic approach to recent investments and makes product marketing both easier and effective. Doterra over demand and overharvesting of wild frankincense trees, we were sad to see harm trees, and more international attention should give to this severe environmental concern. by doTERRA and their on ground supplier who is no social and environmental responsible, their previous harvesting sites were dead half of the frankincense trees mainly Ceel-Afweyn site, including Huluul, Laas-doomaare. doTERRA total failure to protects both the trees and the harvesters’ , and ensure the people in those producing communities have fair compensation for the work they doing. As the matter of fact, doTERRA supplier was taken advantage in need frankincense farmers, However, we urge other essential oil and aromatherapy companies to take environmental sustainable responsible way and recommend to buy directly from the harvesters, middle men or broker have been compromised the environment for decades. Over-tapped Frankincense Trees in Sanaag Somaliland so far, doTERRA has compromised to sourcing each essential oil responsibly—taking even didn`t care marginalized , vulnerable and underrepresented frankincense harvesting communities. Indeed, their on-the-ground partner in Somaliland has been criminal fugitive from UK, not trustworthy similar to those highlighted in the Somaliland media article. He has chosen to collaborate with doTERRA, because doTERRA is not socially and environmental responsible “ $ 3.3 million dollar pre-investment into the communities of Somaliland. dōTERRA plans to open a regional hospital in the Sanaag region of Somaliland in Spring 2018 which will serve 400,000 people, and has already constructed 2 schools which provide much needed education for local youth. We contact Somaliland ministry of Education and higher studies as well as Somaliland ministry of Health and Labor. Both confirmed the project funds were corrupted by DoTERRA partner ASLI MAYDI EXPORT LTD , and Dr. Anjanette Decarlo , DeTERRA environmental representative. In addition lacked to protecting frankincense trees and the surrounding environment, The doTERRA Co-Impact Sourcing Initiative were never support frankincense harvesters with fair wages by bypassing brokers and working directly with the communities who grow, harvest and sort the frankincense. But only invest their fraudulent supplier ASLI MAYDI EXPORT LTD, and shame to blame social abuse and environmental impact partnership. ASLI MAYDI EXPORT LTD only provides food as payment once the year in order to exchange frankincense resin, poor harvesters to feed their families. 1 kilo of resin value $5 dollar equivalent for food value prices, as well as the cleaning and sorting of the resins were never build neither doTERRA nor ASLI MAYDI LTD, sorting resin destination are handled other Burco City warehouses. Where ASLi MAYDI EXPORT LTD built their synthetic Frankincense distiller industry, where fair trade certification will never be possible, and environmental insecurity , and frankincense dual use oil for biological and chemical warfare are possible if not probable. Once a year- access to food and unfair price significantly increases the over-harvesting of trees in harvest every month by increasing desperation, ASLI MAYDI EXPORT LTD and DoTERRA collectively cause severe environmental damages to their previous harvesting sites like the Ceel-Afweyn frankincense farms that most of trees were dead, and harvesting communities complaints sky rocketed, the question is who guards the guardian ??? the community by paying $2 per day women to clean and sort the resins all while doTERRA failure to ensuring fair labor conditions and promoting safe and healthy working environments free from exploitive practices, harassment and kin discrimination presence. Because the cleaning and sorting of resins takes place directly in the other city called Burco areas where they are collected, sorted. Harvesting community women never benefit directly or indirectly from much needed income opportunities. One main factor caused Dr anjanette Decarlo deportation, after she fabricated lies to Doterra and wrong fully stands with her passionate boy friend who is her client supplier. Most notably, doTERRA lies about building schools and medical facilities in the vastly underserved regions of Somaliland. Not even registered government concerned institutions so far.baseless fake and fabrication building. Ultimately, we consider our stewardship of frankincense, the trees and DoTERRS partners a compromised responsibility. At moment Madar Moge frankincense forests are in danger and over harvesting ASLI MAYDI EXPORT LTD. We could ask for a greater motivation Doterra and that our on-the-ground partner “keeps doing environmental harm, rather than good work.” Community complaints doTERRA’s and extensively with their partner Somaliland ASLi MAYDI EXPORT LTD previous harvesting sites earlier in 2016 were overtapping harvesting seasons exceed eight months Ceel-Afweyn frankincense farms half were dies. We assess at-risk trees, it is devastated impact made by these companies, and presents such a professional environmental assessment report to make an informed decision maker and policy experts. Also wake up call for the Ministry of Environment and Natural Resources to take their responsibilities very serious. Compensate the exploited communities and restore their hope, before it is too late. Otherwise the doTERRA and Co-trader will face full fair trade certification review, at an international level. Ahmed Abdi Environmental Advocy Frankincense Harvesting Communities complaints & severing case study sareecan@gmail.com +252634108989
-
Djibouti—The governments of Somaliland Kenya, Ethiopia, Djibouti and UK signed an intergovernmental agreement on mutual legal assistance in criminal matters Somaliland Informer reports. The agreement which was attended a delegation led by Somaliland’s Chairman of the Supreme Court Professor Aden Haji Ali Ahmed was signed on Monday at the Djibouti Palace of Kempinski. Within the framework of the agreement, the law enforcement agencies of the sides will cooperate in criminal matters, including organized crimes, trial and prosecution as well as criminal investigation. Within the framework of the agreement, the law enforcement agencies of the two sides will cooperate in criminal matters, including criminal investigation, trial and prosecution.