-
Content Count
214,905 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Kampala (Caasimada Online)-Dabley hubeysnaa ayaa toogasho ku dilay xildhibaan caan ah oo ka tirsan baarlamaanka dalka Ugandha. Xildhibaanka oo la sheegay inuu ahaa Muslim kana tirsan garabka Madaxwayne Yoweri Museveni ayaa lagu toogtay afafka hore ee guriga uu ka dagan yahay magaalada Kampala. Xildhibaan Ibrahim Abiriga ayaa kamid ahaa kuwa ugu caansan baarlamaanka dalkaasi, iyadoo dilka kadib ay taageerayaashiisa dhigeen dibadbaxyo aad u xoogan. Dibadbaxayaasha ayaa axaddii isugu soo baxay garoonka magaalada Arua ee waqooyiga Uganda, waxa ayna sidoo kale gudaha magaalada ku gubeen goobo ganacsi. Waxa ay dibadbaxayaashu isku dayeen inay dhulka dhigaan isla markaana gubaan saldhig booliisk deegaanka Arua. Xildhibaanka waxaa lala dilay mid kamid ah ilaaladiisa, waxaana lasoo sheegayaa in labaduba aysan naf dhul la gaarin. Sidoo kale, ammaanka ayaa si wayn loo adkeeyay guriga xildhibaanka la dilay iyo guud ahaan magaalada. Dhinaca kale, dilka Xildhibaan Abiriga ayaa imaanaya xili dhawaan gudaha Ugandha lagu dilay afhayeenka ciidamada Booliska. Caasimada Online Xafiiska Kampala Caasimada@live.com
-
The American soldier killed in Southern Somalia on Friday was part of a joint operation which had been in the works for years, The Daily Beast has learned. And by the time it began, the enemy was ready and waiting. Source: Hiiraan Online
-
Amnesty International on Friday accused the Ethiopian government of not doing enough to prevent escalating ethnic violence in some of its regions. Source: Hiiraan Online
-
Villagers in northern Mozambique have been under siege from alleged Muslim militants who have decapitated 23 civilians and burnt at least 230 houses in the past three weeks. Source: Hiiraan Online
-
Prospect of 2022 Qatar World Cup jumping to 48 teams fading
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
The prospect of the 2022 World Cup in Qatar growing to 48 teams faded Sunday after a discussion of the thorny issue was pulled from the agenda for FIFA's annual congress. Source: Hiiraan Online -
Muqdisho (Caasimada Online)-Isbedel weyn ayaa laga dareemayaa Xatunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho, kadib markii la casriyeeyay habka baaritaanka gaadiidka, dadka iyo ciidamaduba. Al-baabada laga galo xarunta Villa Somalia ayaa gabi ahaan la dhigay qalab casri ah oo baaraya dhammaan biraha ku xiran gaadiidka iyo shaqsiga wada gaariga. Qalabka oo noociisa laga isticmaalo Madaxtooyada caalamka ayaa leh biro banjariya lugaha gaariga isku daya inuu ku gudbo awood. Qalabka oo mishiino u badan ayaa waxaa la sheegay in laga dhexmaamulaayo shaashado waaweyn oo ku dhagan irdaha laga galo xarunta Villa Somalia, iyadoo gaadiidka aan la aqoon aysan u saamaxeynin inay ka gudbaan baaritaanada casriga ah. Isbedelada Villa Somalia ayaa waxaa kamid ah in lagu kordhiyay dhismooyin cusub oo lagu balaarinaayo Xafiisyada iyo wadooyinka dhexmara xarunta oo markii hore ahaa kuwo jajabsanaa. Waxaa sidoo kale lagu soo kordhiyay qeybo cusub oo loogu tallo galay in shaqaalaha Villa Somalia iyo kuwa booqashada ay dhigtaan gaadiidka raaxada oo ay wataan. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA CUSUB VILLA SOMALIA
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Taliska Milliteriga Maraykanka ee Qaaradda Afrika ‘’AFRICOM’’, ayaa ku goodiyay in la kordhin doono dagaalka ay kula jiraan xagjiriinta Al-Shabaab iyo Daacishta Somalia. Qoraal kasoo baxay taliska ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada khaaska ee Mareykanka ka jooga Somalia iyo guud ahaan Africa ay isha ku hayaan dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab iyo Daacish. Waxaa lagu sheegay in ciidamadu ay beegsan doonaan xarumaha waaweyn oo ay ku sugan yihiin labada Kooxood, si loo qafiifiyo dhaqdhaqaaqa ay iminka wadaan. Waxaa lagu sheegay qoraalka in Militeriga Maraykanka uu go’aansaday inay xaqiijiyaan dagaalkooda ka dhanka ah Al-Shabaab iyo cabsida ay Kooxda Daacish ku hayaan Somalia, sida lagu sheegay warbixinta. Jeneral Thomas Waldhauser, oo ah Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM, ayaa fariinta qoraalka ku sheegay mid lagu laba jibaarayo dagaalka lagula jiro xagjiriinta Somalia. Jeneral Thomas Waldhauser, waxa uu sheegay inay ciiddanka khaaska ah ee Maraykanka ay sii wadi doonaan in ciiddanka AMISOM ay kala qeyb galaan sidii loo wiiqi lahaa waxa uu ugu yeeray Cabsida Kooxaha xagjirka ee ku sugan Geeska Afrika, waa sida u uhadalka u dhigay. Jeneral Thomas Waldhauser, waxa uu sheegay in weerarada kaga imaanaya dhanka Al-Shabaab ay baraarun u tahay Mareykanka oo uu sheegay inay ku dhiiri galineyso kordhinta dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. ‘’Wey naga go’an tahay inaan dhabar jabino xagjiriinta u bareeray inay qalqal galiyaan xasiloonida Somalia’’ Sidoo kale, Jeneral Thomas Waldhauser, ayaa sheegay in Istaraatijyadda Maraykanka ee Bariga Afrika tagay sidii loo dhisi lahaa Awoodda AMISOM iyo Ciiddanka DFS ee looga hortegi lahaa colaadaha ay Kooxaha xagjirka ku doonayaan inay ku waxyeeleeyaan Gobalka. Si kastaba ha ahaatee, taliska AFRICOM ayaa ku celcelshay inay qaadi doonaan dagaal lagu soo gunaanadi doono dhaqdhaqaaqa maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacish. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa mar kale ka hadlay colaada weli ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Cabdiweli Gaas, waxa uu sheegay in Puntland ay dhacsan doonto dhulka gacanteeda ku jira iyo kan ka maqan, waxa uuna cadeeyay inaysan dooneynin dhul aysan laheyn. Cabdiweli Gaas, waxa uu tilmaamay in dhulka uu ka socdo dagaalka yahay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan dhul ay ka taliso Puntland, sidaa aawgeed ay lamahuraan tahay inay helaan dhulka uu ka socdo dagaal ee uu sheegay in loo daadiyay dhiiga dhalinyarada Puntland. ‘’Puntland waxaa u cad xaqeeda ka maqan anagu dooni meyno dhul aanu laheyn ee waxaanu dooneynaa inaanu helno kan naga maqan’’ ‘’Puntland wey garaneysaa sida ay kusoo ceshan laheyd dhulka kamaqan, Somaliland iyadaa garaneysa waxa u roon nabad iyo colaad daba dheeraata’’ Cabdiweli Gaas, waxa uu sheegay in ciidamada Puntland ee ku sugan Gobolka Sool ay yihiin kuwo ay u muuqato dhulka ka maqan, hase yeeshee Somaliland ay u furan tahay inay dib ugu laabato xadkeeda, sida uu yiri. Sidoo kale, Cabdiweli Gaas, ayaa shacabka ku nool Gobolka Sool ugu baaqay inay la shaqeeyan ciidamada amaanka, si buu yiri gacanta loogu soo dhigo dhulka Puntland ka maqan. Haddalka Cabdiweli Gaas, ayaa muujinaaya in maamulka Puntland ay ka go’an tahay inay awood kusoo ceshtaan Gobolka Sool oo ay aaminsan yihiin inay ka taliso Puntland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
MANKATO — When Mohamed Ahmed first came to Mankato in 2001, he had no idea he would own the very store he first worked at as a teenager. It goes by many names and has changed hands four times, but Brothers Restaurant.... Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in dagaal culus uu caawa ka dhacay deegaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyada al-Shabaab ay weerar dhowr jiho ah ku qaaden ciidamada NISA ee ka howlgala Siinka-dheer. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in dagaalka uu socday ku dhawaad saacad iyo bar, isla markaana leysu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan, kaa oo uu ka dhashay khasaaro kala duwan. Dagaalka ayaa la xaqiijiyay inuu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh, iyadoo dhimashada lasoo sheegayo inay gaareyso ilaa Lix oo labada dhinac ah. Dhaawaca ayaa sidoo kale gaaraya ilaa Shan oo labada dhinac ah, sida laga soo xigtay goobjoogayaal. Ciidamada Dowlada ayaa iska caabiyay maleeshiyaadka duulaanka kusoo qaaday, iyadoo markii danbe laga saaray xeendaabka halka uu dagaalka ka dhacay. Geesta kale, ciidamada ayaa weerarka kadib gudaha u galay xaafadaha Siinka-dheer oo ay ka sameynayaan howlgal lagu baadi goobayo maleeshiyaadka weerarka qaaday. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Madaxtooyada Somalia ayaa beenisay wararka sheegaya in xilkii laga qaaday agaasime kuxigeenka maamulka iyo maaliyada ee Villa Somalia, Drs Aamino Siciid. Saacidihii lasoo dhaafay, waxaa qaar ka mid ah warbaahinta madaxa banaan iyo baraha bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in Drs Aamino Siciid xilkii laga qaaday. Shabakada Caasimada Online ayaa xiriir toos ah oo ay la sameysay Villa Somalia ku ogaatay in warkaasi uu yahay been abuur. Drs Aamino ayaa maanta ku jirtay shaqo maalmeedkeedii caadiga ahaa, waxaa ay Villa Somalia sheegtay in Aamino ay tahay xubin muhiim ah iyo qof karti badan oo wax badan ku kordhisay guriga looga arimiyo Somalia. Caasimada Online ayaa ogaatay in wararkan been abuurka ah ay faafiyeen xubno si dadban ula shaqeeya madaxtooyada iyo kuwa horey looga eryay Villa Somalia. Faafinta warkaan been abuurka ah ayaa lagu bixiyay lacago si loo bahdilo agaasime kuxigeenka maamulka iyo maaliyada ee madaxtooyada. Tan iyo markii Aamino Siciid loo magacaabay agaasimaha maamulka iyo maaliyada ee Villa Somalia,waxaa is badal laga dareemay howlaha shaqada, billicda iyo hanaanka maaliyada ee Madaxtooyada. Lama oga sababta ku kaliftay shaqsiyaadkan iney faafiyaan hadalkaan looga been abuurtay Drs Aamino Siciid. Caasimada Online Muqdisho-Office caasimada@live.com
-
Garoowe (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Somaliland ee degmadaasi ay u goosteen dhanka maamulka Puntland. Ciidamada oo ka tirsanaa Booliska Somaliland ayaa la xaqiijiyay inay usoo goosteen Puntland sida ay sheegen mas’uuliyiinta Puntland. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Faarax Maxamed Warsame, oo goobjoog ka ahaa halka ay isku soo dhiibeen ciidamada ayaa sheegay in Puntland ay soo dhaweyneyso ciidamada. Isagoo ka hadlaayey ciidamada soo goostay ayuu yiri “Waxaan qirayaa in ciidamadan ay kasoo go’een Somaliland, waxaan orankarnaa waxa ay garteen wanaaga iyagoo qiimeeyay xaalada dhabta ah’’ Waxa uu intaa raaciyay ‘’Booliska kasoo go’ay Somaliland ee aan qaabilnay waxa ay dhigeen xilalkii ay u hayeen Somaliland waxaa ku jira Saraakiil ka Puntland ahaan aad ayaan usoo dhaweyneynaa’’ ‘’Saraakiisha iyo ciidamada hadda wixii ka danbeeya waxa ay ka mid noqonayaan Puntland waxa ayna u shaqeynayaan Qaranka’’ Sidoo kale, wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Faarax Maxamed Warsame waxa uu sheegay in gacmo furan ay kusoo dhaweynayaan ciidamada maadaama ay garteen wanaga. Geesta kale, arrintaan ayaa kusoo beegmeysa xili maamulada Puntland iyo Somaliland ay kala il duufsanayaan ciidamada ku sugan deegaanada leysku heysto.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay maleeshiyaadka al-Shabaab ayaa dagaalkii ka dhacay Deegaanka Baar Sanguuni ee J/hoose ku dilay askari kamid ah ciidamada Mareykanka ee deegaankaasi Saldhiga ku leh, waxa ayna dhaawaceen Afar kale. Ciidamada Mareykanka ayaa saacado un ka hore dhaawacyada afarta ah u qaaday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Afarta askari oo ka tirsan ciidamada khaaska ah ayaa la xaqiijiyay inuu soo gaaray dhaawacyo culus kuwaa oo wax looga qaban waayay Saldhigyada caafimaad ee uu Mareykanku ku leeyahay Somalia. Dhoofinta Askarta dhaawaca ah ayaa waxaa lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM. Qoraalka Taliska ayaa lagu sheegay inay Askartaasi daaweynayaan dhakhaatiir caafimaad oo ka tirsan Safaaradda Maraykanka ku leedahay Kenya. Sidoo kale, qorshaha muuqda ayaa lagu sheegay in Askartaasi loo duulinayo dalka Maraykanka ama Xarunta Dhexe ee AFRICOM oo ku taalla magaalladda Stuttgart ee dalka Jarmalka, si ay uga helaan daaweyn dhamaystiran. Docda kale, waxaa ilaa iyo hadda la magac dhabin Afarta askari, halka kan lagu dilay weerarka la baahiyay magaciisa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
The U.S. military vowed on Saturday to enhance fight against terrorism posed by al-Qaida and its affiliate, al-Shabab as well as the threat posed by the IS in Somalia despite the killing of its soldiers on Friday. Thomas Waldhauser, Commander of the U.S. Africa Command, said its special forces will continue to partner with African Union Mission in Somalia (AMISOM) to degrade terrorist threat posed by the extremist groups in the Horn of Africa nation. “Our strategy in East Africa is to build partner capacity to ensure that violent extremist organizations, who wish harm in the region, wish harm on the European continent, and ultimately wish to harm the United States,” Waldhauser said in a statement. The statement came after the U.S. Africa Command (Africom) said its soldier was killed and four others injured during a joint operation on Friday afternoon, about 350 km southwest of Mogadishu. Africom said about 800 U.S., Kenyan and Somali forces came under mortar and small-arms fire during a multi-day security operation. Waldhauser said the wounded Americans have been treated and discharged and are currently in Kenya as they await follow-on transportation for additional medical evaluation. Africom said the desired end state is to have a stable East Africa in which terrorist organizations are not able to destabilize Somalia or its neighbors or threaten Americans and its international allies. “Accordingly, the desired end state includes transitioning security responsibility from AMISOM to the Federal Government of Somalia and Somalia’s Federal Member States so the central and regional governments ultimately secure their own territory and neutralize the terror threat,” said Africom. Washington has stepped up operations in the Horn of Africa nation in the past year, killing several militants after President Donald Trump softened restrictions on the military in March 2017. Source: – Xinhua
-
North Korean leader Kim Jong Un has arrived in Singapore for what is shaping up to be a historic summit with President Trump, the first meeting between the leaders of two countries that have been sworn enemies for almost seven decades. However, it remains far from clear what kind of agreement on North Korea’s nuclear program the two leaders will be able to forge during their summit on Tuesday. Kim landed at Singapore’s Changi airport shortly before 3 p.m. local time Sunday and traveled in his armored Mercedes Benz limousine through one of the island state’s swankiest shopping districts to the five-star St. Regis Hotel. This trip is the farthest the third-generation North Korean leader has traveled since he took power at the end of 2011, and it has the highest stakes. Kim has embarked on a flurry of diplomacy this year, holding two meetings with South Korean President Moon Jae-in and two with China’s Xi Jinping, leading to this first-ever summit between a North Korean leader and a sitting American president. After overseeing rapid advances in North Korea’s nuclear and missile technology last year, Kim now appears to be turning his attention to his country’s economy and particularly to getting rid of the international sanctions that are hampering its growth. North Korean leader Kim Jong Un, arriving in Singapore, appears to have taken an Air China Boeing 747. (Terence Tan/Ministry of Communications and Information, Republic of Singapore) The nuclear program has enabled Kim to project confidence, analysts say, and he is now trying to metamorphose from a nuclear-armed tyrant into responsible international statesman. The streets were lined with tourists and journalists trying to catch a glimpse of the enigmatic North Korean leader, who is set to meet with Singaporean Prime Minister Lee Hsien Loong later on Sunday. Trump, meanwhile, is expected to arrive in Singapore at about 8:30 p.m. local time and is due to meet with Lee on Monday. Kim’s schedule on Monday is not known. Kim and Trump will sit down for talks at 9 a.m. on Tuesday morning at the Capella Hotel on the resort island of Sentosa, usually better known for hosting Singapore’s Universal Studios amusement park. Source: Washington post
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo maalinimadii shalay uu Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo amar ku bixiyay in dib loo furo waddooyinka ka xiran shacabka, ayaa waxaa iminka soo baxaaya in amarkaasi ay jabiyeen Hay’adaha amaanka DFS. Hay’adaha oo lagu amray inay culeyska ka qaadan dadka shacabka ayaa waxaa saacadihii ugu danbeeyay dib loo xiray inta badan waddooyinka Muqdisho. Waddooyinka ay dib u xireen ciidamada amaanka ayaa waxaa kamid ah Isgooska Debka oo laga celinaayo gaadiidka iyo mooto bajaajyada ka imaada dhanka Suuqa bakaaraha. Ciidamada ku sugan isgooskaasi iyo dhowr isgoos oo kale ayaa diidaaya inay in gaadiidka iyo mootooyinka kor usoo fuulan dabka. Ciidamada ayaa sidoo kale goordhow xiray waddooyinka yaryar ee kasoo baxa xaafadaha isla markaana gala laamiga Makka al-Mukarama, waxa ayna taasi u muuqaneysaa mas’uuliya darida Hay’adaha amaanka. Boqolaal Hooyooyin iyo carruur ayaa goordhow dib u bilaabay inay lugtooda maalan maadaama subixii hore ee saaka ay ku waabariisteen waddooyinka oo dib loo furay. Dhinaca kale, amar jabinta Hay’adaha amaanka ayaa daldaloolo u muujinaya dadka shacabka ah, hase yeeshee waxa ay shaki galineysaa kala danbeynta muddooyinkaani ka jirtay dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
North Korean leader Kim Jong Un has arrived in Singapore for what is shaping up to be a historic summit with President Trump, the first meeting between the leaders of two countries that have been sworn enemies for almost seven decades. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray waddo laami ah oo isku xirta wasaaradaha Dowladda iyo magaalada Garowe, taas oo dhawaan la hirgeliyay. Madaxweynaha Puntland waxaa ku weheliyey xafladda xarig ka jarka maamulka dagmada Garoowe, qaar kamida golaha wasiiradda, saraakiil ka tirsan madaxtooyada, ganacsato iyo marti sharaf kale. Waddadan cusub ee wasaaraddaha ayaa dheerakeedu yahay 1.5 KM, waxaana ku baxday lacag gaaraysa 200,000$, iyadoona ay dhistay shairkad laga leeyahay Turkiga, oo ah tii dhistay Garoonka diyaarada Garoowe ee Gen. Mohamed Abshir. Dhismaha wadadan ayay dowladdu sheegtay in lagu dhisay isku tashi, inkastoo warar xog ogaal ah ay sheegayaan in wadadan uu maal-galiyay Bangiga Aduunka ( World Bank ), waana mid marka lafiiriyo tayada iyo nashqadayntaba ka duwan kuwii hore. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyey xarig jarkii waddada ayaa sheegay in waddadan ay tahay wado halbowle ah oo faa’iidooyin badan wadanka kusoo kordhin doonta oo ay ugu horyso bilicda iyo isku socodka gaadiidka. Magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sanadihii ugu danbeeyay waxaa ku soo biirayay waddooyin laamiya iyo dhismayaal qurux badan, kuwaas oo kor u qaaday bilicda caasimamada. PUNTLAND POST The post Garowe: Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray waddo laami ah appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa sii kordhaaya tirada ciidamada Mareykanka ka jooga Somalia kuwaa oo la sheegay inay caawinayan ciidamada dowlada ee dagaalka kula jira al-Shabaab. Ciidamada Mareykanka ka jooga Somalia ayaa xoogooda ku kala sugan Xerada Xalane, Bali-doogle, Gobolka Bari iyo Garoonka magaalada Kismaayo. Ciidamadan oo hubkooda uu u dhameystiran yahay ayaa howlgalada ugu badan waxa ay kawadaan Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Jubbooyinka, Gobolka Bari oo ay ku badan yihiin xagjiriinta Somalia ee al-Shabaab. Mid kamid ah Saraakiisha waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada xiligaan ka jooga Somalia ay gaarayan ilaa iyo Shan boqol oo askari. Waxa uu sheegay inay wadaan qorsho lagu kordhinaayo ama lagu dhimaayo ciidamada, waxa uuna intaa raaciyay inay ka go’an tahay la dagaalanka waxa uu ugu yeeray argagixisada Somalia ee al-Shabaab. Wasaarada Difaaca Mareykanka ayaa sheegtaya in ciidamadooda ay gacan ka siiyaan ciidamada Soomaaliya hawlgallada ay fuliyaan, isla markaana uu sii socon doono howlgalada. Dowlada Mareykanka ayaa tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo laba jibaartay dagaalka lagula jiro maleeshiyaadka al-Shabaab. Sidoo kale, al shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay qaadayaan tan iyo bilawga bisha Ramadaan iyaga oo sheegtay weerro badan oo xidhdiidh ah oo ka dhacay gobolo kala duwan. Bishii May ayaa hal askari oo Maraykan ah lagu dilay tuulada Daara Salaam ee Shabeelaha Hoose, halka laba maalin ka hor Askari kale lagu dilay deegaanka Baar Sanguuni, labadaasi askari ayaa noqday kuwii ugu horeeyay ee ciidanka Maraykanka looga dilo Somaaliya tan iyo sanadkii 1993kii xiligaasi oo la soo riday diyaaradii ciidamada Maraykanka ee nooceedu ahaa Black Hawk. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Jamaal Abdilaahi Elmi had to bear the agony of burying his daughter , 18, in Balliga on 22 May. This village, 52 km west of Lughaya in Awdal region, was hit by the cyclone Sagar that caused devastation across the northern parts of Somalia. Jamaal told Radio Ergo that his daughter had been married for just two months. She was washed away by tides of flood water that inundated her house. Her body was found five km away after a day of searching. Jamaal Abdillahi, 60, has taken his other nine children to higher ground in the mountainous rural areas. This devastated father spoke to Radio Ergo by phone. “We discovered she was missing late at night, and we started to search for her in the morning,” he said. “Now we don’t have anything, no utensils, we collected some cooking pots from the flood debris, and we don’t even have shelter.” He lost 100 goats and three cows as well as his entire plantation of watermelons, pumpkins and different fruits. His four hectare piece of land is now muddy and bare. Jamaal confirmed that they received some food aid from the Somaliland administration. They received 25kg of rice, 25kg of flour, 25kg of sugar and five litres of cooking oil that was delivered by helicopter. Most of the people affected by the cyclone have not been able to go back home. Jamaal’s family and around 100 others are living in makeshift shelters. His wife is sick with a fever but the closest health centre is 72 km away in Borame and they have no money to pay for transport. Another cyclone victim, Hamud Muse Sidci, said his wife narrowly escaped being carried away by the flood waters. “It was at dusk when we broke our fast – she was hanging on to a tree 100 metres away, I ran down the valley and saved her while she was hanging on to the tree branches,” said Hamud. His wife Maryan, 42, broke her right hand and right leg. Hamud used traditional methods to fix her broken limbs hoping they will heal. “We have been battered by the sun in the daytime and cold nights here. We don’t have clothing, proper shelter or utensils, the only thing we can do is to move to the towns but we don’t even know how to get there,” said Hamud. Somaliland reported that 167,000 families have been displaced in Sagar cyclone, most of them still displaced in mountainous areas. Radio Ergo
