Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    201,814
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Gobolka Shabeellaha Hoose waxa Maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo Milateri oo ay wadaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Maxamed Ciise oo ka mid ah Saraakiisha ciidamada xoogga ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in dhaq dhqaaqyadaas looga gol leeyahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay Gobolkaas ka joogaan. HALKAN KA DHAGAYSO Halkaan ka akhriso
  2. Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay magaalada New York 11 kalena dhaawac halisa ayaa gaadhay ka dib markii nin baabuur nooca xamuulka ah wada uu dad ku jiidhay haadka ay maraan dadka baaskiillada wata ee wado ku taalla xaafadda Lower Manhattan. Ninka baabuurka waday oo 29 jir ah ayaa markii uu dadka jiidhay ka dhaadhacay baaburka waxaana toogasho ku dhaawacay askari boolis ah oo waa la xidhay, waxaanay saraakiishu sheegeen in uu ahaa weerar argagixiso. Warbaahinta ayaa ninkaa baabuurka waday magaciisa ku sheegtay Sayfullo Saipov, waxaanay sheegtay in uu dalka Maraykanka u haajiray sannadkii 2010-kii. Xog uu helay telefishanka CBS ayaa tibaaxday in qoraal baabuurka uu ninkaasi waday laga helay lala xidhiidhiyey kooxda la baxday Dawladda Islaamka. Eedaysanaha oo sida muuqata deganaa gobolka Florida ayaa la sheegay in isbitaal loo qaaday. Duqa magaalada New York, Bill de Blasio, ayaa yidhi “wuxu ahaa fal argagixiso oo fulaynimo ah oo lala beegsaday rayid aan waxba galabsan”. Waxaanu intaa ku daray oo yidhi “waanu ognahay in falka looga gollahaa in la nagu niyad jabiyo laakiin waxa kale oo aan ognahay in dadka ree New York ay yihiin dad adag, weligayo fal colaadeed oo looga dan leeyahay in lanagu cabsi geliyo u liici mayno” Madaxweyne Donald Trump ayaa isaguna fariin uu bogiisa Twitter-ka ku qoray waxa uu ku yidhi ” waxaan tacsi iyo duco ba u dirayaa dadka ku waxyeelloobay iyo qoysaska dadkoodii ku waayey falka argagixiso ee ka dhacay magaalada New York. Alle iyo dalkiinuba way idinla jiraan”. PUNTLAND POST The post 8 Ruux oo lagu Jiirsiiyay Gaari Dalka Mareeykanka appeared first on Puntland Post.
  3. Dilkan ayaa ka dhacay barxada suuq Sayarad ee Xaafada Caashir ee magaalada Qaahira ee dalka Masar marxuumkan ayaa da,diisa lagu sheegay 16 sano jir waaxaana lagu magacaabi jiry Shaakir oo magaciisa lagu soo koobay. Xilliga dilka dhacayay ayaa la sheegay in marxuumka uu ka soo baxay maqaayad wuxuuna ku sii jeeday gurigiisa. Ciidamada amniga Masar ayaa meydka marxuumka la wareegay waxayna sheegeen in aan la aasi doonin inta baaristu socoto. Ciidamada dambi baarista oo goobta tagay dilka ka dib ayaa dad 50 ku dhow usoo xirxiray dhacdadan dilka ah iyo dadkii ladaganaa guriga marxuumka la dilay Waxaana haatan ku socota dadka laqabtay baaritano laxiriira kulug laahnshiyaha dilkan iyo inay wax ka og yihiin. PUNTLAND POST The post Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Dilay Dalka Masar appeared first on Puntland Post.
  4. Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Rag miino aasayay in ay kula qaraxday deegaanka Daniga oo illaa 11km dhinaca Galbeed ka xiga Degmada Balcad ee Gobolkaas. Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Miinada ayaa la qaraxday ilaa afar Ruux oo ahaa kuwii aasayay, waxaana la sheegay in ay ka tirsanaayeen dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab. Sidoo kale wararka ayaa intaas ku darayaa in ragga miinada la qaraxday uu ku jiro sarkaal sare oo u qaabilsanaa Al-shabaab dhinaca miinooyinka balse aan la sheegin magaciisa. Miinada ayaa la dhigi rabay buundo caan ah oo la yiraahdo buundada Macalin Weyne. Deegaanka daniga ee Degmada Balcad waaxaa dhawaan ka dhacay qarax Miino oo lala eegtay gaari caasi ahaa waxaa ku dhintay qaraxaas afar ruux oo shacab ahaa kuwaasi oo baaraley ahaa. Maamulka Dowlada iyo Degmada Balcad ayaa sheegay in saacadaha soo socda ay ka hadli doonaan Dhacdadaasi. PUNTLAND POST The post Rag Miino Aasayay oo ay Kula Qaraxday Duleedka Degmada Balcad appeared first on Puntland Post.
  5. Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in qarax ka dhacay deegaanka Danida ay ku dhinteen ugu yaraan lix ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab. Read More
  6. Magaalada Muqdisho waxaa si si rasmi ah uga furmay oo ka socda shir u dhaxeeya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Read More
  7. Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ayaa xalay ka furmay magaalada Muqdisho. Read More
  8. Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u gudbisay baarlmaanka Somaliya nuqulka hindiso sharciyeedka Khayraadka dalka. Read More
  9. Guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Axmed Cabdullaahi (Fanax) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay ku sheegay inuu la kulmay handadaad iyo is hortaag, taasina ay ku qasabtay inuu xiro xafiiska. Read More
  10. Labo wareegta oo mamnuucaya gaadiidka waaweyn ee xamuulka qaado in ay maraan gudaha magaalada Muqdisho iyo waliba xadka culeyska rarka ee ay qaadi karaan ayaa ka soo baxey xafiiska gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed. Read More
  11. Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda al-Shabaab ay degaanka Buq-Aqable ee gobolkaasi ku toogatay nin la sheegay inay ku eedeyeen in uu basaas u ahaa ciidamada Amisom, qeybta saldhiga ku leh degmada Jalalaqsi. Read More
  12. Maalmihii ugu dambeeyey waxaa xirnayd dekedda magalada Boosaaso, oo dhowaan lagu wareejiyey shrikadda P&O oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magaalada Boosaaso. Read More
  13. Hoggaamiyayaasha dawladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleed-yada ayaa la sheegay inay guda galeen ajandayaasha shirkooda ka socda magaalada Muqdisho. Read More
  14. Digniin: Wareysigani waxa uu si qayaxan uga hadlayaa sidii dilalku u dhaceen, kuwaas oo uu ku jiray ilmo yar oo lix bilood jiray, markaa qofkii uu ku adag yahay dhageysiga wareysigani ha ka digtoonaado Read More
  15. Golaha wasiirrada Soomaaliya ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen taliyihii booliiska Cabdixakiim Daahir Saacid iyo Agaaismihii Nabadsugidda Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe kadib qaraxyadii iyo weerarkii shalay ka dhacay badhtamaha Muqdishu oo lala beegsaday huteelka Naasa Hablood. Read More
  16. Hassan, Somalia4Somalis, AbdiJohnson are banned from SOL for personally attacking one another, and lowering the quality of the forum. Warning to others. Please respect the rules of the website. If you are not familiar with SOL rules, click the following link. http://www.somaliaonline.com/community/topic/camel-milk-threads-golden-rules/ Admin Somalia Online
  17. @AbdiJohnson said: But you are from the terror faith AbdiJOhnson, please respect the rules of the website and stop insulting other nomads and their religion. This is your last warning. If you are new to the website, please read the Golden Rules. http://www.somaliaonline.com/community/topic/camel-milk-threads-golden-rules/ Admin Somalia Online
  18. AbdiJOhnson, please respect the rules of the website and stop insulting other nomads and their religion. This is your last warning. If you are new to the website, please read the Golden Rules. http://www.somaliaonline.com/community/topic/camel-milk-threads-golden-rules/ Admin Somalia Online
  19. CiidanSuldan is banned from Somalia Online for posting filth on the forum. Admin
  20. Nomads, please stop the insults against one another. There is no need for that. We are also in the middle of the blessed month of Ramadan.
  21. We are having server issues where nomads can't access the site or it is very slow. We are working to remedy this problem. Please bare with us.
  22. We've had access issues in the last 24 hours as our server was down. We apologize for the inconvenience.
  23. You don't need to do anything. You just paste the youtube link and it turns into a video.
  24. Isbarmuuto, please respect the rules of the website and don't mention clan names. Thank You Admin
  25. SOL was down since last night due to a maintenance work that had to be done. Please let us know if you run into a problem or can't login. contact@somaliaonline.com