Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    201,824
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Egyptian President Abdel-Fattah al-Sisi stressed on Wednesday his country’s firm stance towards the unity and sovereignty of the Somalia. Sisi’s remarks came during a phone call with his Somali counterpart Mohamed Abdullahi Farmajo, state-run MENA News Agency reported. During the phone conversation, the two leaders discussed means of enhancing joint ties besides promoting bilateral cooperation in the field of fighting terrorism and extremism. They also reviewed the latest developments in Somalia and the efforts of the Somali government to restore security and stability so as to fulfill the aspirations of the Somali people in achieving development. For his part, Farmajo lauded the Egyptian stance backing his country and the support it offers in attaining stability. He further voiced his keenness on continuing the high-level coordination and consultations with Egypt pertaining to various issues of common interest topped by combating terrorism and bolstering joint cooperation in various domains. Egypt and Somalia have been facing rising waves of terror acts carried out by Islamist groups that left hundreds of civilians, army personnel and policemen dead. Source: – Xinhua Read More
  2. At least 28 people have been killed in rare protests in the capital of Eritrea, one of the world’s most reclusive nations, an official with the largest Eritrean opposition group said Wednesday. Another more than 100 people were injured in the protests in Asmara that began on Monday and escalated on Tuesday, spokesman Nasredin Ali with the Red Sea Afar Democratic Organization told The Associated Press, citing sources on the ground in Eritrea. The group is based in neighboring Ethiopia. The U.S. Embassy in Eritrea late Tuesday reported gunfire “at several locations in Asmara due to protests” and advised U.S. citizens to avoid the downtown area. The statement did not say why the protests occurred. Nasredin’s claims of deaths and injuries could not be independently verified. He said the demand by Eritrea’s government to control a Muslim community school in Asmara led to the clashes. “Following the refusal to hand over the school, some 40 people were arrested and this led to the massive protests,” he said, adding that Asmara was tense on Wednesday as a funeral ceremony took place. “The army is bringing forces from outside the capital.” Eritrea’s Information Minister Yemane Meskel downplayed the reports of unrest, saying on Twitter that “small demonstration by one school in Asmara dispersed without any casualty hardly breaking news.” Eritrean officials at the African Union mission in Ethiopia’s capital, Addis Ababa, were not immediately available for comment. The small East African nation is a major source of migrants arriving in Europe. Its government has long faced criticism by human rights advocates over its harsh military conscription laws. The government has denied allegations of abuses. According to a State Department report in 2016 on international religious freedom, roughly half of Eritrea’s population is Sunni Muslim and the country’s government includes Sunni Islam as one of four officially registered religious groups. Other practices of Islam are banned. The report also says religious education is allowed in private schools but religious groups are prohibited from any involvement in politics. Source: AP Read More
  3. Qahira (Caasimada Online)- Wakaaladda wararka ee Mena ayaa sheegtay inay wadahadleen Madaxweynayaasha Masar iyo Somali, kadib amni darida kusii baaheysa Somalia. Abdel-Fattah Al-Sisi, Madaxwaynaha dalka Masar ayaa maalintii shalay oo arbaco aheyd qadka Telefanka kula hadlay dhigiisa Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo. Abdel-Fattah Al-Sisi, oo wicitaanka ku hormaray ayaa dhigiisa u sheegay inay aaminsan yihiin midnimada Somalia iyo inay hesho awoodii Qaranimo ee lagu yaqiinay. Abdel-Fattah Al-Sisi iyo Farmaajo mudadii ay kuwada hadlayeen khadka isla soo qaaday hanaanka lagu xoojin lahaa xiriirka labada dal, Amniga, Siyaasada iyo in leyska kaashto dhammaan waxyaabaha ku xeeran xiriirka. Abdel-Fattah Al-Sisi, waxa uu Farmaajo uga hambalyeeyay isbedelada ka jira Somalia, markii laga soo tago dhibaatooyinka yaryar ee ka taagan magaalada Muqdisho, waxa uuna sheegay in leyska kaashan doono si meel looga soo wada jeesto Kooxaha argagixisada ah. Intaa kadib waxa ay si gaara uga wadahadleen arrimo khaas ah oo quseeya xaalada ka taagan Somalia iyo sida haboon ay dowlada Masar uga qeybqaadan laheyd. Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo, ayaa dhankiisa Al-Sisi ku ammaanay doorka Masar ay ka qaadaneyso xal u helida Somalia iyo taageerada ay u fidiso Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku waxbarta dalkaas. Farmaajo waxa uu sidoo kale Al-Sisi ka dalbaday inay il gaara ku hayaan xaalada Somalia waxa uuna u cadeeyay inay ahmiyad gaara u leedahay inay garab dhan waliba leh ka helaan dowlada Masar oo uu kala dhexeeyo xiriir soo jireen ah. Dhinac kale, labada Madaxweyne ayaa isla gartay inay ahmiyad leedahay in la xoojiyo xiriirka Siyaasadeed si leyskula shaqeeyo isla markaana leysaga warqabo. Caasimada Online Xafiiska Qahira Caasimada@live.com Read More
  4. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xalay casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Muqdisho Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland. Kulankan wuxuu ahaa mid Madaxweynahu uu Xildhibaanada uga xog-waramayay xaaladaha deeganada Jubbaland iyo mid guud ee dalka gaar ahaan Arimaha la xiriira sidii Xildhibaanadu ay deeganadii laga soo doortay dib ugu noqon lahayeen isla markana hawlaha jira uga qayb qaadan lahayeen. Madaxweynahu wuxuu sheegay in Xildhibaanadu ay Jubbaland tagaan oo ay Bulshada la qaybsadaan duruufta adage e ay ku jiraan wuxuu hoosta ka xariiqay in ay lagama maarmaan tahay in Xildhibaanadu ay ka warqabaan Bulshada ay matalaan oo ay dareenkooda la darsaan lana qaybsadaan riyooyinkooda iyo hiigsiga ay leeyahiin. Mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu sheegay in ay dhibaatada ugu badan ee deegaanka taala ay tahay Al-Shabaab oo meelaha qaar wali jooga taasna lagaga bixi karo iskaashi iyo wadajir. “ Al-Shabaab in aan dalkeena ka xorayno oo aan Bulshadeena la qabsano xanuunka ay Argagixisadu ku hayaan waa masuuliyad ina wada saran” ayuu yiri Madaxweynahu. Xildhibaanada ayuu Madaxweynahu ku booriyay in ay mushaarkooda iyo wixii taakulo ah oo ay heli karaan ay kaga qayb qaatan dagaalka Argagixisada lagula jiro oo ay furimaha tagaan ciidamadana dhiiri galiyaan. Xiriirka Dowlad Goboleedyada iyo Federaalka ayuu Madaxweynahu sheegay in uu hadba ku xiran yahay sida loo wajaho marxaladaha jira iyo in sharciga la ilaaliyo iyadoo arimaha masiiriga ahna Dowladu ay ka talo galiso Dowlad Goboleedyada. “ Wadankeenu wuxuu kasoo kabanayaa dhibaato adag oo u baahan in tartiib tartiib aan uga soo kabano taas ayaana wanaagsan in aan wada xusuusnaano in dalkan lawada leeyahay go’aamadiisuna ay saamaynayaan cid walba oo dalkan wax ku leh” ayuu yiri Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam. Madaxweynahu wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay shirka wadatashiga ah ee hada kasocda Muqdisho isagoo xusay in hadii shirkii Kismaayo uuna dhicin aan Xamar la isugu imaadeen ajinabina loo kala dacwoon lahaa. Wuxuu hoosta ka xariiqay in Shirka Kismaayo uu soo xiray albaab furaa mudadii burburka oo Soomaalidu marka ay wax kala tabato shisheeyaha loo kala dacwoon jiray. Xildhibaanada ayuu Madaxweynahu ku booriyay in Xukuumada ay la shaqeeyaan oo hawlaha socda ee mustaqbalka u wanaagsan ay ku tageeraan oo aysan marnaba dib u dhigin. The post Madaxweynaha Jubbaland oo kulan casho sharaf ah u sameeyay Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Jubbaland. appeared first on Puntland Post.
  5. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30 gaari oo Ethiopian ah ay shalay iyo maanta ka soo gudbeen xuduuda Somalia ee Doolow ee Gobolka Gedo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka caawin doonaan ciidamada Soomaaliya duulaan cusub oo uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka dhan ah al-Shabaab, kadib qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee 14-kii October ka dhacay Muqdisho. Saraakiisha Gobolka Gedo ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan ciidamadan iyo ujeedadooda, hase yeeshee waxey ku gaabsadeen in ciidamo Ethiopian ah ay horey u joogeen gobolka, isla markaana uu socdo abaabulka duulaan xooggan oo ka dhan ah al-Shabaab. Ethiopia ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo qeyb ka ah kuwa AMISOM, bishii October ee sanadkii tagayna ciidamo badan oo aan qeyb ka aheyn howlgalka oo Ethioopia ka joogay Soomaaliya aya baaneeyay saldhigo badan oo ay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kaga sugnaayeen. PUNTLAND POST The post Ciidamo Badan oo Itoobiyaan oo ka soo Gudbay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiyo appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in dareen la xiriira dhanka amniga ay ka qabaan Qaraxyada maalmihii u dambeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho, iyaga oo sheegay ammaanka Muqdisho inuu u muuqdo mid farah ka sii baxaya. Qaar ka tirsan shacabka Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in feejignaan dheeri ah ay ku jiraan maalmahan, kadib labadii Qarax ee ugu dambeysay ka dhacay Muqdisho, kuwaasi oo dad badan ay ku dhinteen. Mararka qaar oo Magaalada aad dhex socoto waxaad arkeysaa shacabka oo ka xuub siibanaya Gawaarida Xamuulka ah, tan iyo markii uu dhacay Qaraxii Zoobe, kaasi oo loo adeegsaday Gaari (TM) ah, oo galaaftay nolosha dad badan. Sida muuqata Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada caqabada ugu weyn ee dhanka amniga ka heysata waa ururka Al-shabaab. Shan Dagaalame oo ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa Sabtidii ina dhaaftay 28-kii bishan waxa ay weerareen Hoteelka Naasa Hablood laba oo Madaxtooyada Soomaaliya u jira wax ka yar Hal Meyl. Hadaba aynu eegno Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada sida ay uga hadleen ammaanka Muqdisho. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay inaan loo baahneyn mar walba oo ay wax dhacaan in Tacsi iyo Baroordiiq la sameeyo, balse taas bedelkeeda ay muhiim tahay in dagaal fool ka fool ah lala galo Shabaabka. Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay Dowladda in ay heysato hawada, Shabaabna ay heystaan dhulka, taasna aysan aheyn mid macquul ah oo la doonayo in wax laga qabto. Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay Muqdisho jidadkeeda keliya in ay furan yihiin boqolkiiba 30%, halka boqolkiiba ay xiran yihiin 70%, sidaasi oo ay tahayna aysan ammaan aheyn. Madaxweynaha Jamhuuiyaradda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in la abaabulayo Ciidamo loogu magac daray Ciidanka Difaaca, si ay ula dagaalamaan Shabaab oo ay dalka uga saaraan. Madaxda Dowladda oo dhaliilo kulul kala kulmay qaybaha bulshada, ayaa dadaal ugu jira, sidii ay u sixi lahaayen khaladaadka ka jira suggida nabadgelyada. Weerarkii ugu dambeeyay ee Shabaabku ku galeen Hotel Naasa Hablood 2 oo ku yaala meel ku dhow Xarunta Madaxtooyada Somaliya, ayaa Madaxda Dowladda ku khasbay in ay xilalkii ka xayuubiyaan Taliye-yaashii Booliska iyo NISA. W.Q. Abdirashiid Ali Dubbad Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com Read More
  7. Xildhibaanada kooxda Damu-Jadiid ugu jira baarlamanka Sooomaaliya ayaa billaabay olole la doonayo in lagu dumiyo dowaldda aan weli sanadkan jiran ee Soomaaliya, si loo soo dhiso dowlad kale oo ay qeyb ka yihiin. Shalay ayaa waxaa warbaahinta qabsaday xildhibaanada kooxdan oo ku baaqaya in xilka laga qaado madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, ayaga oo ku eedeeyey wax qabad la’aan dhinac ammaanka ah. Xildhibaanada ololahan wada waxaa ka mid ah Mahad Salaad, Axmed Cismaan Daqarre iyo Cabdiraxmaan Odawaa, kuwaasi oo intii ay kursiga fariisteen illaa iyo hadda ahaa mucaarad kasoo horjeeda dowladda, oo doonayey inay dhacdo. Mucaaradnimada ma ahan wax xun, haddii ujeedadeedu tahay in wax lagu saxo, laakiin waxaad is-weydiisaa qofkii mucaaradnimadiisa billaabay xili ay dowladda aysan jirin hal bil, ma yahay qof mas’uuliyiinta waqti siinaya oo doonaya in wax la xaliyo. Waa run in labadii toddobaad ee tagay Muqdisho ay ka dhaceen qaraxyo dhowr ah, hase yeeshee su’aashu waxay tahay imisa qarax ayaa Soomaaliya ka dhacday, imisa kun oo qof ayaase ku dhimatay afartii sano ee ay dalka hogaaminayeen Damu-Jadiid. Haddii lix bil kasta marka qalad uu dhacaba la yiraahdo ha la beddelo dowladda oo idil, goorma ayay dowladda qaladkeeda khibrad ku qaadaneysaa oo ay saxeysaa. Marka ay noqoto qaraxyada, waa wax Soomaaliya kaliya aysan la tacaaleyn ee dalal horumaray oo boqolaal sano dowlad ay u dhisneyd ayaa maanta ka hortagi la’ weerarada argagixisada. Intii ay jirtay dowladda cusub ee Soomaaliya waxa ay weeraro argagixiso ka dhaceen, Faransiiska, Britain, Spain iyo Mareykanka oo laba habeen ka hor un dhowr qof lagu dilay magaalada New York. Waxaan soo jeedin lahaa in dowladda la siiyo waqti, lagan war sugo dagaalka ay iclaamisay ee Shabaabka lagu qaadayo, hase yeeshee in dowlad kasta ayada oo lix bil ka badan aan jirin la yiraahdo hala ceyriyo, waxay guul u tahay Shabaabka. Waxaa xusid mudan in mar kasta oo dowlad cusub iyo shaqsiyaad cusub ay yimaadaan ay qaadato waqti badan inta ay kala qabsanayaan xaaladaha dalka ku sugan yahay, taasna ay fursad u tahay Shabaabka dadka leynaya. Xildhibaanada Damu-Jadiid ee hadda qeylada billaabay, waxaan dhihi lahaa Soomaaliya waxay kasoo kabsan la’dahay dhibkii aad geliseen. Afar sano ayaad mushahar la’aan dhigteen ciidamada, ciidamo badan oo Soomaliya loo soo tababaray ayaa hubkooda iibiyey, kadibna iska aaday xaafadahooda markii aad mushaharkooda dhacdeen. Haddii aad inta aad xukunka joogteen ahaan lahaydeen dad daacad ah oo aan qiyaamin dalka iyo dadka, Soomaaliya sidan maanta ma ahaatee. Dowladda hadda jirtay waxay dhayeysaa dhaawacyadii aad geysateen ee umaddan dhaawac kale ha u horseedina. Cabdi Xuseen Mataan Muqdisho, Soomaaliya Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Axmed ayaa aad u dhaliilay Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia oo ka shaqeynaaya mooshin ka dhan ah joogitaankiisa. Shariif Xasan, ayaa sheegay in Xildhibaanada qaar ay yihiin kuwo aad uga soo horjeeda jiritaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia, balse aysan dhici doonin inay hirgasho riyadooda. Shariif Xasan, waxa uu tilmaamay in Koonfur Galbeed aysan u joogsan doonin waxa uu ugu yeeray qaswadayaasha deegaanka. Waxa uu carab dhabay inaanu hirgali doonin hamiga kuwa qorsheynaaya diyaarinta Mooshinka, waxa uuna cadeeyay inaanu u dulqaadan doonin shaqsiyaad isku uruursada carqaladeynta maamulka. Sidoo kale, Shariif Xasan, ayaa xildhibaanada iyo dadka deegaanka ugu baaqay inay ilaalsadan maamulkooda, si deegaanka uu usii ahaado mid nabdoon. Tani waxa ay kusoo beegmeysaa xili Xildhibaano ka tirsan Koonfur galbeed ay aad uga soo horjeesteen mooshin laga keenay Hogaamiye Shariif Xasan Sheekh Aadan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com Read More
  9. Mudane Ra’isal Wasaare; Ka hor magacaabiddii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee DFS Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Daahir, Wasaaradda waxay lahayd qaab-dhismeed (Ministry Structure) ku Salaysan baahida shaqo shaqaale ee ay u baahan yihiin Shacabka loo adeegayey oo ahaa mid ka tarjumayey 2 garab ee wasaaradda oo kala ahaa 1) Waxbarashada Hoose, iyo 2) Waxbarashda sare iyo Hidaha, Sidaas awgeed, wasaarddu waxay lahayd Laba Agaasime Guud iyo Xoghaye Joogto ah oo ayaga ka sareeya, Nasiib daro markii uu yimid wasiir C/raxmaan wasaaradda isla markiiba waxa uu xilkii ka qaaday Agaasimayaashii Guud ee labada ahaa ee hagayey shaqada labada qaybood ee wasaaradda , Nasiib daro halkaa kuma joojine wuxuu magacaabay Agaasime Guud oo cusub oo uu u magacaabay Nin ay saaxiibo ahaayeen oo aan ahayn shaqaale dawladeed, sidaas ayaa waxa uu ku lumiyey qaab-dhismeedkii Wasaaradda Waxbashada, Qaab-dhismeedkaan Cusub (Agaasime waaxeed— Agaasime Guud—- Xoghaye Joogto ah—- Wasiir Xigeen— Wasiir Dawladeed— Wasiir) oo aan ahayn mid sax ah kana soo horjeedo dhamaan hab-raaca shaqo waxa wasiirka ku kalifay oo kaliya Aqoon xumi iyo Nin jeclaysi aan loo aaba dayin. Mudane: Waxa kasii darnaa Taariikhdu markay ahayd 25/10/2017, Wasiir C/raxmaan waxa uu kasoo muuqday Saxaafadda asagoo magacaabay Agaasimayaal Waaxeedyo cusub asagoo xilka ka qaaday dhamaan agaasimayaashii hore ee Xilalka ka hayey qaybaha wasaaradda, Asagoo aan wax wada tashi ah iyo ogysiinba siin isla markaasna cadayn sababta keentay in dhamaan agaasimayaashii waaxyaha wasaaradda xilka laga qaado, sidaas oo kale ma jirin wax tartan ah oo loo galay xilalka uu magacaabay, waxaase la yaab noqotay in uu wax wada tashi ah ka galin Wasiiru dawlaha iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda markii ay waydiiyeena ugu jawaabay aniga ayaa kaligeey wixii aan doonayo sameenayo ee meel fadhiista. Wasiir C/raxmaan waxa uu ku been abuurtay sida aad ka aragtaan warqadda uu soo saaray Qodobka 60aad ee dastuurka waxaana dhici karto in uusan fahmin Dastuur laga been sheego waxa ay sababsan karto, Mudane; Taariikhdu markay ahayd 28/10/2017 Dhamaan agaasimayaashii wasaaradda ee Xilka ka qaaday wasiir C/raxmaan waxa ay dacwad u qorteen Gudiga Shaqaalaha Rayidka (Eeg Lifaaqa), Gudiga Shaqaalaha Rayidka 30/10/2017 (eeg Lifaaqa) waxa uu kasoo jawaabay warqadii wasiirka Asagoo dib u celiyey Magacaabidii uu sameeyey Wasiir C/raxmaan oo uu ku tilmaamay mid aan haboonayn habka loo maray xil ka qaadista iyo magacaabida shaqaalaha, waxa intaa xigay in uu Warqad kale oo sharci ah soo saaray, Wasiiru Dawlihii Wasaaradda Mr Jaabir 31/10/2017 (Eeg Lifaaqa) oo ahaa kusimaha wasiirka maadaama wasiirku ku maqnaa Nairobi, Warqadaas oo soo dhaweeysay goaanka gudiga shaqaalaha rayidka oo ahaa mid ilaalinaya xuquuqda shaqaalaha inaan lagu tuman. Wasiir C/raxmaan, Waxa uu Horay u lumiyey Kalsoonidii wada shaqayn ee Wasaaradda waxbarashada Jubbaland iyo Puntland, Sidaas oo kale waxa uu lumiyey Wada shaqayntii Wasaaradda waxbarashada Galmudug (eeg Lifaaqa), Wasiirku waxa uu door biday in uu wasaaradda ku soo xareeyo kooxo ay isku fikir siyaasad yihiin halkii uu hor marin lahaa danta guud ee bulsho waynta soomaaliyee, Wasiirku wuxuu dhawr goor si bareer ah ugu celceliyey in uu Saaxiib dhaw la yahay Raiisal wasaaraha qaranka Mr Xasan Cali Khayre oo uu awood buuxdo u leeyahay in uu wuxuu doono samayn karo, Wasiir C/raxmaan wuxuusan fahmin xuquuqda shaqaalaha Rayidka ah ee XEER 11 iyo Dastuurka qaranka qodobka 116, Wasiirku waxa caado u noqotay in uu u hanjabo shaqaalaha iyo cid kasta oo ka hor timaado fikirkiisa guracan. Mudane: Sidaas awgeed waxa aan halkaan uga codsanayaa Raiisal Wasaare Khayre in ay umadda uu ka qabto C/raxmaan Cabdi Daahir oo ah shaqsi aan gaarsiisanayn hawsha dusha laga saaray, Galiyey wasaaradda heer Federaal iyo heer Maamul goboleedba Khalkhal iyo Jahawareer dhan kasta ah , isla markaasna uu ka hor keenayo dawladda shacabka iyo Shaqaalaha Xalaasha ah ee Soomaaliyeed. Fadlan Daalaco Dhamaan Cadaymahan hoose. Read More
  10. Magaciisa waa Sayfullah Saipoy, sida ay qortay warbaahinta Maraykanka, waana ninka lagu tuhunsanyahay in uu geystay weerarka magaalada New York ee loo adeegsaday gaariga. Illaa 11 qof ayaa ku dhimatay weerarkaas. Waxa uu Maraykanka tagay sanadkii 2010-kii , isaga oo ka yimid dalka Uzbekistan, halkaas oo uu ku dhashay sanadkii 1988-dii. Waxaa la rumeysanyahay in uu ku noolaa gobolada Ohio, Florida iyo New Jersey tan iyo intii uu heley kaarka cagaaran ee u fasaxaya in uu ka shaqaysto dalka Maraykanka. Wadaad Uzbek ah oo Maraykanka ku nool oo lagu magacaabo Mirrakhmat Muminov ayaa sheegay in wiilkan ay duufsadeen kooxo xag jir ah oo internetka uu kala xiriiray. Wadaadkan oo BBC-da u waramay ayaa sheegay in qiyaas ahaan 70,000 qof oo Uzbek ah ay ku noolyihiin Maraykanka, kuwaas oo badankood ku nool magaalada New York oo uu weerarka ka dhacay. Markii ugu horaysay oo ninkan uu sharciga ku xad gudbay ayaa ahayd sanadkii hore, xiligaas oo lagu ganaaxay xadgudub xagga gaadiidka ah. Waxaa la rumeysanyahay in uu ka kici doono dhaawaca xabbada booliiska, kadibna la waraysan doono. Waxaa jira aragtiyo la qabo oo ah in ninkan uu kaligiis maleegay weerarka, oo aysan jirin qorshe balaaran oo weerar lagu geysanayo, ama ay jirto cid soo abaabushay si toos ah. Ninkan ayaa ka yimid magaalada Peterson, New Jersey, halkaas oo uu gaariga kasoo kireysay, islamarkaasna ay ku noolyihiin illaa 30,000 kun oo muslimiin ah. Wasaarada arrimaha dibedda ayaa sheegtay in ay baareyso in ninkaas uu yahay nin dalkooda u dhashay. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhaleeceeyay weerarka. Haddii la xaqiijiyo dalka uu u dhashay ninkan in uu yahay Uzbepakistan, ma noqon doono qofkii ugu horeeyay ee dalkan u dhashay ee weerar lagu eedeeyo, sanadkii hore waxaa 15 sano oo xarig ah lagu xukumay weeraro uu ka qorshaynayay gudaha Maraykanka. Read More
  11. Nabadoonada Puntland oo kaso horjeestay Shirkada Maamulaysa Dekeda Boosaso
  12. HALKAAN KADAAWO Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30 gaari oo Ethiopian ah ay shalay iyo maanta ka soo gudbeen xuduuda Somalia ee Doolow ee Gobolka Gedo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka caawin doonaan ciidamada Soomaaliya duulaan cusub oo uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka dhan ah al-Shabaab, kadib qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee 14-kii October ka dhacay Muqdisho. Saraakiisha Gobolka Gedo ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan ciidamadan iyo ujeedadooda, hase yeeshee waxeyku gaabsadeen in ciidamo Ethiopian ah ay horey u joogeen gobolka, isla markaana uu socdo abaabulka duulaan xooggan oo ka dhan ah al-Shabaab. Ethiopia ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo qeyb ka ah kuwa AMISOM, bishii October ee sanadkii tagayna ciidamo badan oo aan qeyb ka aheyn howlgalka oo Ethioopia ka joogay Soomaaliya aya baaneeyay saldhigo badan oo ay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kaga sugnaayeen. Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa ciidamadan wax ka weydiiyay gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isaaq alqaadi, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay dhaqdhaqaaqyada ciidan ee gobolka laga soo sheegayo. Halkaan ka akhriso
  13. Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna maxamud xaaji omar caydh-boob oo Arrimo yaab leh daaha Ka qaaday kana hadlay xaalada deegaanka SSC. HALKAN KA DAAWO….. Halkaan ka akhriso
  14. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta kula kulamy xafiiskiisa dhinacyada isku haya siyaasadda maamulka Galmudug. Wararka aan ka helayno Villa Soomaaliya, ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu Xalay Kulamo gooni gooni ah la yeeshay labada dhinac, isagoo kala hadlay soo afjarida xiisadaha ka taagan Galmudug. Kulanka hore wuxuu Madaxweynaha la qaatey Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey, Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Maalin. Sidoo kale, waxa uu qaabilay Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle “Xaaf” oo isla arinta Galmudug iyo qaabkii looga gudbi lahaa dhibaatada taagan kala hadlay, waxaana labada dhinac aqbaleen in la dhex-dhexaadiyo. Illo-wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa Warsidahan usheegay in Madaxweyne Farmaajo uu rajo wanaagsan ka qabo Xalinta Khilaafka Galmudug, oo dhinac ay dowladdiisu taageertay. Waxaa socda hadda qorsho la doonayo in si fool-ka-fool ah la isku soo hor-fariisiyo labada dhinac, oo la doonayo inay dib usoo celiyaan wadashaqeyntii ka dhaxaysay. Halkaan ka akhriso
  15. Doolow (Caasimadda Online) – Dowladda Itoobiya ayaa u muuqato inay jawaab cad ka bixineyso safarkii uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo dhawaan ku tagay dalkaas, isagoo ka codsaday in laga caawiyo sidii meesha looga saari lahaa Ururka Al-Shabaaba. Haddaba Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30 gaari oo Ethiopian ah ay shalay iyo maanta ka soo gudbeen xuduuda Soomaalyia ee Doolow ee Gobolka Gedo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka caawin doonaan ciidamada Soomaaliya duulaan cusub oo uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka dhan ah al-Shabaab, kadib qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee 14-kii October ka dhacay Muqdisho. Saraakiisha Gobolka Gedo ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan ciidamadan iyo ujeedadooda, hase yeeshee waxeyku gaabsadeen in ciidamo Ethiopian ah ay horey u joogeen gobolka, isla markaana uu socdo abaabulka duulaan xooggan oo ka dhan ah al-Shabaab. Ethiopia ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo qeyb ka ah kuwa AMISOM, bishii October ee sanadkii tagayna ciidamo badan oo aan qeyb ka aheyn howlgalka oo Ethioopia ka joogay Soomaaliya aya baaneeyay saldhigo badan oo ay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kaga sugnaayeen. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maalmo ka hor socdaal ku tagay dalalka Itoobiya,Jabuuti iyo Uganda,waxaana uu u tagay si looga gacan siiyo Dowladda Federaalka Dagaalka ay kula jirto Al-shabaab. Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay Al-Shabaab ku qaadi doonto weerarkii ugu dambeeyey oo meesha looga saarayo kadib markii ay kooxdaan qarax musiibo ahaa ka fulisay Isgoyska Soobe halkaas oo lagu waayey ilaa 358 qof oo Soomaaliya halka dhawaaca uu gaarayo 220. Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa shir uga socdaa Muqdisho, waxaana kamid ah qodobada looga hadlayo dagaalka lagu qaadi doono Al-Shabaab iyo sida loo wajahayo, waxaana la filayaa inay kasoo bixi doonaan qodobo xasaasi ah. Ururka Al-Shabaab ayaa gacanta ku hayo qeybo ka mid ah Soomaaliya, sidoo kalana waxay qaraxyo iyo dilal ka geystaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo 6 sano ka hor laga saaray. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku wareejisay 450 askari oo la sheegay inay qeyb ka noqon doonaan dagaalka lagu qaadayo Kooxda Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com Read More
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kulan khaas ah oo u dhexeeyay Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka iyo Wasiirka Wasaarada amniga gudaha Maxamed Abuukar Isloow ducaale. Kulanka oo ahaa mid khaas ah ayaa waxaa ku sugnaa Kusimayaasha Talisyada Booliska iyo Nabadsugida Qaranka, oo iyagu wehlinaayay Wasiir Ducaale. Waxaa kulanka shir guddoominaayay Xildhibaan Foosiyo Maxamed Sheekh, oo ah Guddoomiyaha guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka. Waxa uu kulanka ahaa mid la xiriiray qaraxyadii u dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee galaaftay nolosha boqolaal ruux oo shacab ah. Wasiir Ducaale ayaa waxaa inta uu kulanka socday la weydiiyay su’aalo dhowr ah oo ku xeernaa qaraxyada dhacay si looga feejignaado khaladaadkii dhacay. Ducaale waxa uu kulanka ku sharaxay waxyaabihii sababay qaraxyada ka dhacay Muqdisho iyo siyaabaha looga hortagi karo. Read More
  17. Illaa iyo 50 mudane oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaas, Shariif Xassan Sheekh Aaden. Read More
  18. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30 gaari oo Ethiopian ah ay shalay iyo maanta ka soo gudbeen xuduuda Somalia ee Doolow ee Gobolka Gedo. Read More
  19. Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo ay Tababartay, isla markaana qalabeysay Dawladda Imaaraadka Carabta, laguna wareejiyay maanta taliska guud ee ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed. Khayre oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday dugsiga tababarka ee gacanta ay ku hayso Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa ciidamada ugu hambalyeeyey sida wanaagsan ee ay ugu diyaar garoobeen xoreynta dalka. Waxuuna u sheegay in looga fadhiyo door lixaad leh iney ka qaataan cirib-tirka kooxaha argagixisada ah ee Al-shabaab. “Ciidamadan waxay tusaale u yihiin sida ay nooga go’an tahay in aan dalka ka xoreyno kooxaha argagixisada ah, kalsooni buuxda ayaan ku qabnaa in aad noqon doontaan kuwo soo celiya sharaftii iyo kala dambeyntii Qaranka Soomaaliyeed. Waxaa la idin kaga fadhiyaa inaad door lixaad leh ka qaadataan cirib-tirka Al-shabaab,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre oo u mahad-celiyay Xukuumadda Imaaraadka ee gacanta ku haysay ciidamadan. Sidoo kale, Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Dowladdu ay muhiimadda koowaad siinayso sidii ay xuquuq dhameystiran u heli lahaayeen ciidamadu, si ay u gutaan waajibaadka ka saaran difaaca dalkooda. “Waxaa la idin saaray masuuliyad weyn oo ah difaaca dalkiina Hooyo iyo inaad argaixisada ka xoreysaan, anaguna waxaan ka shaqeyneynaa inaad heshaan waxa aad u baahan tihiin. Madaxda qaranka oo anigu ugu horeeyo waxay idin kugu imaan doonaa furimaha dagaalka, waana idin garab istaageynaa,” ayuu mar kale yiri RW Xasan Sheekh. Ugu dambeyn, Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka, Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan ciiidanka xoogga dalka. PUNTLAND POST The post Dowladda Somalia oo lagu wareejiyay Ciidan ka qayb-qaadanaya Dagaalka Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  20. CALABAR, Nigeria—When Daouda Chikoto lived in Tongo Tongo in southwestern Niger, a grenade fired from an unknown location fell on a compound in the village, where children were playing on a Tuesday afternoon in September 2016. As he recalls, six were killed, and without knowing where the grenade came from the locals blamed it on the Americans. The children were slaughtered just at the moment media reported that the United States was building a $100 million drone base in central Niger. Never mind that the reports said specifically the drones were for surveillance, Tongo Tongo villagers understood whatever they heard to mean that the U.S. had already established a drone station and was going to target villages close to Mali. After the September incident they concluded that America had targeted them. “It was just about four days after we heard about the weapon [drone] station that this happened,” Chikoto, who now lives in the central Niger city of Agadez, told The Daily Beast. “Everyone said it was America.” The rumor appeared to have emanated from Islamist militants living among the villagers, and before nightfall, on the day of the incident, it had spread like wildfire. The belief that the U.S. wanted to wipe out the Muslim Zarma people who live in Tongo Tongo, and who own most of the arid Sahel lands in Niger, grew stronger afterward. “Most of the information we got about the U.S. and the Nigerien government came from militants,” Chikoto said. “Everyone believes they [the militants] have a strong intelligence network and probably know everything that happens in Niger.” Talk of the U.S. firing a grenade at civilians carries no cost and appears to be part of a concerted strategy by militants in southwest Niger to develop hatred for America and, in the process, win the hearts and minds of the local population. So far, it seems to be working. The U.S. insists that it has not been involved in any combat operations in Niger since President Barack Obama deployed the first set of 100 military personnel to the country in 2013, and it certainly didn’t fire the grenade that killed the children. But rumors like this may have encouraged villagers into playing a supporting role in the Oct. 3 militant attack in Tongo Tongo on U.S. Special Forces service members that left four Green Berets dead. The 2016 incident and accompanying propaganda may also have influenced the Nigerien government’s reluctance to authorize armed drones because it “wants to protect the civilian population,” as a well-informed African military official told The Daily Beast. “These drones don’t just target terrorists, they also kill civilians,” said the official, who did not want his name mentioned because he was not authorized to speak on the issue. “The situation in Niger, up until the incident on Oct. 3, did not warrant the authorization of armed drones.” Before the attack, which also claimed the lives of five Nigerien soldiers, American officials had been seeking the authority to arm drones in Niger, but to no avail, according to a CNN account. In the prolonged skirmish that cost the Green Berets their lives, as The Wall Street Journal reported, a request by U.S. military officials to send an armed drone near a patrol of Green Berets in Niger was denied. Immediately the exchange of fire began, the service members called in an unarmed American reconnaissance drone but it took an hour before they called in French Mirage 2000 jet fighters. It was another hour before those arrived on the scene, but they did not strike because they could not distinguish the militants from the American and Nigerian soldiers in the close combat, according to the French military. A spokesperson for U.S. Africa Command (AFRICOM) declined to comment on whether the U.S. sought the permission of the Nigeriens to arm its drones before and during the attack because the incident in Niger “remains under investigation,” but he confirmed to The Daily Beast that “there are no armed remotely piloted aircraft in Niger.” From the role jihadists play in Tongo Tongo, it is easy to conclude that they were aided by persons in the local community when they set up the ambush that killed the soldiers. A number of U.S. and Nigerien officials suspect foul play. Almou Hassane, mayor of Tondikiwindi, the rural district where Tongo Tongo is located, told the Voice of America that “the attackers, the bandits, the terrorists [in Tongo Tongo] have never lacked accomplices among local populations.” After the incident, Nigerien forces arrested Mounkaila Alassane, the village chief in Tongo Tongo, and have kept him in detention since then, as they investigate the level of involvement of the villagers in the attack. Jihadists in Africa and also in the Middle East seem to be building local relationships and strengthening capabilities they intend to use against local and external forces, especially the U.S., in the future. It appears to be the new strategy of terrorist organizations in the two regions since the project to build a cohesive “caliphate” controlling extensive territory in Iraq and Syria has been crushed. One report by the Counter Extremism Project, an international organization formed to combat the growing threat from extremist ideologies, revealed that the Somali militant group, al-Shabab, now partakes in infrastructure construction, provides social services to increase its support among Somalis, and collects money to be redistributed to the poor. Somali youths, it said, “are also offered salaries of up to $700 a month for joining the militant group, and promised additional payments if they bring a wife and children.” In Syria, the jihadist group best known as Jabhat al-Nusra is cultivating local alliances and providing social services in a bid to gain support and influence the religious views of a section in the country. As Jennifer Cafarella of the Institute for the Study of War wrote in her recent article for CNN, the al Qaeda affiliate “is leveraging its battlefield contributions to create relationships with civil society, civilian populations and other Syrian opposition groups.” “It then manipulates those relationships in order to achieve dominance,” Cafarella notes. “And it directly targets U.S.-backed groups, and defeats them when it can, in order to ensure that moderate forces do not find footing in a new Syria.” Early this year, AFP reported that the Boko Haram faction loyal to the so-called Islamic State was trying to win over civilians in northeastern Nigeria by holding meetings with villagers and assuring them of their safety and freedom to carry out their businesses. “Things changed dramatically,” one man said about life under the ISIS-backed faction of the group in the town of Shuwaram. “The raids and the killings [that were frequent under the Abubakar Shekau faction] stopped and we were free to move with our herds for grazing.” That’s pretty much the same kind of freedom villagers enjoy in Tongo Tongo despite living in a stronghold of jihadists in the Sahara. Tongo Tongo is located in Tondikiwindi commune in Niger’s southwest Tillaberi Region, an area where al Qaeda in the Islamic Maghreb (AQIM) and ISIS militants are often present. The impoverished village has far fewer than 100,000 inhabitants, many of whom own cattle, goats, and sheep. When rustlers began to steal cattle and other livestock, militants offered protection for these animals and later began to pay young boys—and their families—to join their ranks. One evening, a friend of Chikoto had five goats stolen by a group of armed bandits. The man reported the incident to two militants who recovered the animals and returned them to the owner. Another day, it was Chikoto himself who was attacked by armed men close to the market. Militants heard him shout for help and quickly came to his rescue while they seized his attackers. “At least they are protecting Tongo Tongo from danger,” Chikoto said. “That’s what the government should ordinarily be doing.” The Nigerien government believes that the Movement for Unity and Jihad in West Africa (MOJWA), linked to both ISIS and al Qaeda, is the dominant terrorist group operating in the country. Authorities say the group is responsible for the kidnapping of Jeffery Woodke, a 56-year-old American humanitarian worker, who was seized from his home in the southwestern city of Abalak last year by armed men who killed two guards before driving him across the desert into neighboring Mali. In March, the Nigerien government declared a state of emergency in Tahaoua region, where Abalak is located, and in Tillaberi region, which covers Tongo Tongo, in response to attacks on police stations and refugee camps in the two areas by MOJWA militants. But the impact wasn’t felt in the country’s most talked about village at the moment. “We didn’t see soldiers in Tongo Tongo,” Chikoto said. “We rather saw more militants.” Last week, U.S. Marine Corps Gen. Joseph Dunford, chairman of the joint chiefs of staff, said American forces intend to continue operations in Niger, despite the deadly ambush. But success in the war against Islamist militants in the country will depend on how soldiers counter the new jihadists strategy in Africa, and the cooperation of the Nigerien government. “With this new development [in Tongo Tongo] I’m certain the [Nigerien] government will look at the possibility of armed drones,” the African military official said. “We will do everything we can to defeat these terrorists.” Source: – Daily Beast Read More
  21. Mogadishu — While most people run away from the site of a bomb explosion, the dedicated staff members of the Aamin Ambulance company rush to the scene to offer first aid to victims and ferry the injured to hospitals. For the past ten years the rescuers have remained true to their calling, offering emergency medical aid to those in need. Dr. Abdulkadir Abdirahman Adan, the founder of the 24-hour free ambulance service in Mogadishu, says he was motivated to start the voluntary service by the deplorable state of health services in the city. “When I came back to the country, there was a war going on and people were using wheelbarrows to get patients to hospitals. It led to deaths on the way to hospitals, the persons carrying the patient would be tired. That motivated me to respond and set up Aamin Ambulance services. It has helped to stop deaths,” Dr. Adan observes. In a general climate of apprehension, Dr. Adan and his colleagues had to think seriously about the name they would use for the service to win the trust of the people. “The word Aamin, if I put ‘I’ before it, it becomes ‘Trust Me’. We chose this name because people in Somalia are not used to having volunteers. So, I wanted them to trust my voluntary service. I chose the name because I wanted their trust,”Dr. Adan explains. The ambulance service has grown over the years, and today it boasts a team of 35 nurses, paramedics, and drivers, along with a fleet of ten vehicles. The increase in the number of employees and the demand for the service have stretched the available resources to the limit, forcing the founder to seek assistance from well-wishers and international organizations. “The initiative came from Somalis in the diaspora. They have so far collected between $25,000 and $28,000, the walkie-talkie radios that UNDP (United Nations Development Programme) donated to us and the ten grams of gold from my wife,” the ambulance founder says. The medical doctor is particularly grateful to UNDP for the walkie-talkies, which he said will drastically change the way Aamin Ambulance operates especially in emergencies. “When there is an emergency, everyone tries to make a telephone call and there is a jam on the telephone networks. But the walkie-talkies will make a difference. They will simplify communication among us, coordination among ambulances and collaboration with hospitals,” the dentist-turned-philanthropist explains. Dr. Adan, who still practices dentistry in Mogadishu, explains that his team faces enormous challenges and physical risks as first responders to emergencies, as they witness traumatizing scenes. “Sometimes some soldiers fire at us or block you from accessing the scene to rescue someone,” he explains. Although he is no stranger to blast sites in Mogadishu, Dr. Adan singles out the attack on 14 October at the city’s Zoobe junction, in which more than 300 civilians were killed, as the worst he has ever seen. “We could see people who were burning who could not move but were still talking, yet we could do nothing. We could see people who had died as they were driving in vehicles, people bleeding, people buried in the rubble and yet we could not help. It was an explosion that traumatized us,” he recalls. Dr. Adan is undeterred by the challenges he and his employees face and has great plans for Aamin ambulance services. “My dream is to reach every district, every village in the regions, everywhere in Somalia, so that my ambulances can reach there and serve them. In the next five to ten years, I can reach two to three regions,” Dr. Adan says. The ambulance service founder adds that, with adequate support, he could have a footprint in every region of Somalia within the next ten years. Source: UNSOM Read More
  22. Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ay tababareen isla markaana qalabeeyeen dawladda Imaaraadka Carabta, lagu wareejinayay taliska guud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday dugsiga tababarka ee gacanta ay ku hayso dawladda Imaaraadku, ayaa ciidamada ugu hambalyeeyey sida wanaagsan ee ay ugu diyaar garoobeen xoreynta dalka. Waxuuna u sheegay in looga fadhiyo door lixaad leh iney ka qaataan ciribtirka kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab. “Ciidamadani waxay tusaale u yihiin sida ay nooga go’an tahay in aan dalka ka xoreyno kooxaha argagixisada ah, kalsooni buuxda ayaan ku qabnaa in aad noqon doontaan kuwo sharaftii iyo kala dambeyntii qaranka Soomaaliyeed soo celiya. Waxaa la idin kaga fadhiyaa inaad door lixaad leh ka qaadataan ciribtirka argagixisada Al Shabaab”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre oo u mahadceliyey dawladda Imaaraadka ee gacanta ku haysay ciidamadani. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xusay in dawladdu ay muhiimadda koowaad siineyso sidii ay xuquuq dhameystiran u heli lahaayeen ciidamadu, si ay u gutaan waajibaadka ka saaran difaaca dalkooda. “Waxaa la idin saaray masuuliyad weyn oo ah difaaca dalkiina Hooyo iyo inaad argaixisada ka xoreysaan, anaguna waxaan ka shaqeyneynaa inaad heshaan waxa aad u baahan tihiin. Madaxda qaranka oo anigu ugu horeeyo waxay idin kugu imaan doonaa furimaha dagaalka, waana idin garab istaageynaa” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan CIiidanka Xoogga dalka. Halkaan hoose ka dhageyso Codka Ra’isulwasaaraha http://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2017/11/Xasan-Cali-Kheyre-.mp3 Read More
  23. Xildhibaan Goodax Barre oo kamid Ah Barlamaanka Soomaaliya Ayaa kulankii Maanta Ee Barlamaanka Ka Jeediyay Qudbad Kulul oo Uu Ku Karbaashay Xildhibaano Faro Ku Tiris Ah Oo U Sheegay Inay Barlamaanka Ugu jiraan Cadowga Soomaaliya Islamarkaana yihiin Xubno Isku Baheestay Curyaaminta Dawladda Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Halkaan ka akhriso
  24. Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa wali ka socda shirka u dhaxeeya madaxda Dowladda Soomaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda dalka ka jira. Shirkaan waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) waxaana ka qeyb galaya Raisulwasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda iyo Maamulka Gobolka banaadir. Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaliya ayaa sheegaya in labada dhinac ay isla meel dhigeen qodobadii hor yaalay oo ay ugu horeeyaan arrimaha amniga, Kheyraadka iyo dib u eegista Dastuurka. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaliya ay ogolaatay inay xayiraadda dhaqaale ka qaado maamul Goboleedyada dalka Ka jira, iyadoo markii ugu horeysay xukuumadda Soomaaliya ay lacago u kala diri doonto maamul Goboleedayada. Galinka dambe ee Maanta ayaa lagu wadaa in shirka War-murtiyeed laga soo saaro islamarkaana lagu shaaciyo waxyaabaha la isku afgartay. PUNTLAND POST The post Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo Qodobo ku heshiiyay appeared first on Puntland Post.
  25. Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Dhawaan soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo in hantida dawladda lagu galo ololaha doorashada ee socda. Read More