-
Content Count
204,967 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Qorsheynta Somalia, Jamaal Maxamed Xasan oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay billaaban doonaan fulinta wajigii koowad ee mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar ay ka fulinayso Soomaaliya. Wasiir Jamaal ayaa hadalkiisa ku daray in mashaariicdan ay kaalin muuqata ka qaadan doonaan dib u dhiska dalka, isagoo uga mahad-celiyay Dowladda Qatar sida u garab-taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed. “Dowladda Qatar waxaan uga mahad-celinaynaa kaalmada ay mar walba la garab-taagan tahay shacabka iyo dowladda Somalia, runtiina mashaariicda ay Qatar ka fulinayso Somalia waa kuwo faa’iiido u leh Soomaalida oo dhan,” ayuu yiri Wasiirka Qorsheynta Somalia. Mashaariicdan ayaa isugu jira dib u dhiska Waddada isku-xirta Muqdisho iyo Jowhar oo dhirirkeedu yahay 90-km, Waddada Muqdisho iyo Afgooye isku-xirta oo dhirirkeedu yahay 30-km iyo dhimsha xarumo kala duwan. Xarumaha ay Dowladda Qatar dhisayso waxaa ka mid ah; Xarunta Xisbiga oo ku taalla agagaarka Garoonka kubadda cagta ee Muqdisho Stadium oo la filayo in markii dhismaheedu uu dhammaado ay ku shaqeyso Xukuumadda Federaalka Somalia. Ugu dambeyn, Heshiiskan ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ay ku kala saxiixdeen Muqdisho 28-kii November, iyadoo la rajeynayo in hesiiskan uu qeyb ka qaato qorshaha qaran ee horumarinta dalka oo ay ka qeyb ka tahay dib u dhiska kaabayaasha dhaqaallaha iyo xoojinta dhaqaalle. PUNTLAND POST The post WASIIR JAMAAL: Mashaariicda Qatar ay fulinayso Dhawaan ay si rasmi ah u billaabanayaan appeared first on Puntland Post.
-
Hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka (PAC), ayaa qabatay kullan looga hadlayay jojinta takoorka iyo dhaleecaynta lagu hayo dadka la nool cudurka HIV/AIDS, ee ku nool Puntland Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay dad ka socday qeybaha kala duwan ee bulsahda, sida nabaddoonada, haweenka dhalinyarada iyo masuuliyiin katirsnan hay’addaha dowladda. Hay”ada la dagaalanka cudurka HIV/AIDS ee puntland ayaa sheegtay inay kulankan u qabatay inay bulshadu u naxariistaan dadka la nool cudurkaas lagana joojiyo takoorka loona fududeeyo waxyaabaha la macaamilka dadka . Guddoomiyaha dallada dadka la nool cudurka AIDS-ka, ee Daryeel, Cabdalla Maxamad Muuse ayaa madasha kullanka ka sheegay in loo baahan yahay in la joogteeyo kulamada nuucaan oo kale ah, si kor loogu qaado fahamka bulsahda ee ku saabsan cudurkaan iyo inay hoos u dhacdo takoorka ay la kulmaan dadka cudurkaan la nool, inkastoo Puntland ay tahay meesha kaliya ee aan faquuq sidaas u buuran loogu geysan dadka cudurkaan la nool. Madaxda dhaqanka ee kulanka ka qayb galay ayaa ku baaqay in dadkaas si fiican loola dhaqmo waxayna dawladda ka codsadeen in ahmiyad gaar ah loo sameeyo si ay daryeel fiican u helaan . Guddoomiye kuxigeenka gobolka Nugaal, Cali Salaad Diiriye Faarax, ayaa sheegay in xag diin iyo xag dhaqanba ay gef ku tahay in la takooro dadka ka nool cudurkaan, wuxuuna sidoo kale dadka cudurkaan qaba ugu baaqay inay iyagana ka feejignaandaan inay bulshada ku dhex faafiyaan. Agaasime ku xigeenka hay’adda PAC, ayaa sheegay kullankaan inuu qeyb ka yahay ol’ole balaaran oo ay ku midaysan yihiin hay’addaha dowladda iyo shacabka, kaasoo la doonayo in lagu joojiyo takoorka ka dhan ka ah dadka qaba cudurkaan. Waxaa u guddoomiye ku xigeenku qiray in la ogaaday takoorku inuu keenay in dadka qaba iyaguna cadowtinimo ufaafiyeen cudurka. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle, ayaa sii xoojiyay baaqa ku saabsan joojinta takoorka dadka la nool AIDska, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay dadku inay isku naxariistaan, iyadoo aan la eegayn mid caafimaad qaba iyo mid xanuunsan. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post PAC oo qabatay wacyigelin ka dhan ah takoorka dadka la nool cudurka HIV/AIDS.. appeared first on Puntland Post.
-
An English-speaking Islamic State fighter incites attacks in the West in a new video released from Somalia. On Dec. 25, the Islamic State released yet another video promoting attacks in the West. The production is unremarkable in that regard, but it is noteworthy another reason: It featured the group’s so-called “province” in Somalia. While the Islamic State has long promoted its upstart presence in East Africa, the latest video appears to elevate its fighters to an official provincial arm of the self-declared caliphate. Abu Bakr al Baghdadi’s organization maintains “provinces” in a number of countries, but many of them control little territory. This is true in Somalia as well. The video, titled “Hunt Them Down, O Monotheists,” opens with scenes of Christmas and New Year’s celebrations throughout the West. The Islamic State incites followers to lash out at those celebrating the holidays, with crosshairs superimposed on the heads of Pope Francis and other priests. Clips of past attacks in the West are interlaced between scenes. High-profile targets in New York, London and elsewhere are also shown. Three fighters speak into the camera, issuing threats to Western states and calling for Muslims, especially those in East Africa, to join the Islamic State’s cause. One of the fighters speaks in accented English, telling would-be supporters that killing an infidel is their “ticket out of hell.” Two other fighters claim to be from Ethiopia. The main Islamic State faction operating in Somalia is led by Abdulqadir Mumin, a former Shabaab official who appeared in many of its propaganda videos before defecting to the Islamic State in Oct. 2015. In Aug. 2016, the US State Department added Mumin to its list of global terrorists. Indeed, the new video appears to have been filmed in Mumin’s area of operations. Shabaab, an official arm of al Qaeda, has opposed the Islamic State’s expansion onto its turf. When Mumin first defected to Baghdadi’s cause, only a small cadre of Shabaab fighters joined him. According to Reuters, there were approximately 300 Shabaab members based in the Galgala hills of Puntland at the time, but only 20 defectors are said to have gone with Mumin. The Islamic State faction may have had around 200 to 300 members before a Puntland military campaign drove them back from the town of Qandala in late 2016, according to Voice of America. A recent defector reportedly told Puntland authorities that there are only around 70 people remaining in the group. The faction is largely based in the Golis and Bari mountains of northern Somalia. It is known to run at least one training camp in that area. The facility is named after Bashir Abu Numan, a Shabaab commander who defected to the Islamic State but was killed by Shabaab’s Amniyat (internal security force). Mumin’s group has carried out several operations in Bosaso, the capital of Somalia’s Bari region. The attacks include its first claimed suicide bombing in May and an assault on a hotel. Late last year, Mumin’s faction captured the port town of Qandala. It held the town for two months before Puntland security forces and clan militias finally drove it from the town. Smaller Islamic State-loyal cells are also present in central and southern Somalia. For example, they have claimed attacks in Mogadishu and Afgooye. However, it is unclear what their organizational relationship is, if any, to the larger Mumin-led faction in Puntland. In addition, many claims made outside of Puntland are often not confirmed by local reporting. It is not clear how many fighters the Islamic State currently has in East Africa. The group is likely eager to promote its Somali branch as it loses ground elsewhere. But its threats to holiday celebrations in the West are taken seriously by counterterrorism officials. In Dec. 2016, an Islamic State loyalist drove a truck into a Christmas market in Berlin, killing one dozen people. Weeks later, another jihadist massacred dozens of people celebrating New Year’s at a nightclub in Istanbul, Turkey. Images from the Islamic State’s video, “Hunt Them Down, O Monotheists” The end title card of the video reads “The Media Office of Wilayat al Somal [Somalia Province]”: “Targets” highlighted in the video: Foreign fighters, including at least two from Ethiopia: Islamic State fighters somewhere in Puntland: Thomas Joscelyn is a Senior Fellow at Foundation for Defense of Democracy and the Senior Editor for The Long War Journal. Caleb Weiss is an intern at Foundation for Defense of Democracy and a contributor to The Long War Journal.
-
Eng. Maxamed Cabdullahi Xuseen (Shoortaaye) isla markaana ah oday Soomaaliyeed oo bulshadu ay aad u taqaan ayaa baaq kal iyo laab ah u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Qoriley iyo Cagaare. Professor-ka ayaa baaqiisa ku sheegay in loo gurmado oo la xaliyo khilaafka ay ku filnaan waayeen. PUNTLAND POST The post Eng. Maxamed Cabdullahi Shoortaaye oo baaq ka diray colaadaha deegaan Qoriley iyo Cagaare appeared first on Puntland Post.
-
Former Somaliland’s 3rd President, Hon. Dahir Rayale Kahin paid a courtesy call on President Col. Musa Bihi Abdi this morning, at the President’s Office. The Former President was accompanied by former Finance Minister, Amb. Husein Ali Du’ale aka ambassador and former foreign minister, Hon. Abdilahi Mohamed Du’ale. The mission of the courtesy call was to greet the new president who just has been in office for a matter of two weeks.
-
Taye Stke-Selassie Amde (Photo: Al-Ahram Weekly) Ethiopian ambassador to Egypt Taye Stke-Selassie Amde had just come back from a visit to the Egyptian foreign ministry when he spoke to Al-Ahram Weekly, adding that he had had discussions with the Egyptian authorities on the possible dates of a visit by Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn to Cairo. The visit, Amde said, would be “in December”. However, earlier this week, Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry said it would be in January and after a visit he was planning to the Ethiopian capital Addis Ababa to meet his Ethiopian counterpart and the country’s prime minister. Amde had not sounded very convincing about the date of the possible visit. He said it should happen when the atmosphere was “positive enough” to allow for an overdue meeting of the joint Egyptian-Ethiopian Higher Committee on the building of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) that should have taken place last year in Egypt. The first round of the Committee meetings took place in Addis Ababa two years earlier. 2017 cannot be described as a year of positive movement in the negotiations, essentially between Egypt and Ethiopia, over the impact of the Dam that Addis Ababa is building on the Blue Nile. This provides Egypt with over 80 per cent of its annual share of Nile water, with this already falling far short of its needs. Amde acknowledged that there had been ups and downs in the negotiations, which also include Sudan, in the process launched in the Sudanese capital in 2015 under the title of the Khartoum Declaration of Principles (KDP). In that Declaration Egypt acknowledged the right of Ethiopia to build the Dam in return for undertakings related to its safety and the water rights of downstream states like Egypt and Sudan. However, he said the negotiations under the KDP were not the only reason for the delay in the meeting of the Joint Higher Committee. The delay was the result of tensions in bilateral relations that were not just about the GERD, but also about the attitude of the Egyptian media to Cairo-Addis ties, he said. The KDP is supposed to allow Ethiopia, the upstream country of the Nile, to discuss with Egypt and Sudan, the two downstream countries, its plans to continue the construction and then to start filling the reservoir of the GERD, which it started building in 2010 without agreement from Egypt. Egypt, according to the official narrative, was not happy to see Ethiopia expanding the capacity of the GERD reservoir from 14 billion cubic metres of water, as was originally announced, to 74 billion cubic metres. However, according to the same official narrative, Cairo chose to act in good faith in the hope of reaching an agreement that would accommodate the development aspirations of Ethiopia and its own water-shortage worries. Sudan, with much larger water resources than Egypt, does not share the worry over a drop in its annual share of water from the Blue Nile. However, it still needs, at least in theory, reassurance on the safety of the GERD, since if this were to crack or even collapse the resulting floods could inundate Khartoum. The objective of the negotiations thus far has been to grant Egypt and Sudan, which have not denied their differences within the process, reassurances on the safety of the Dam and on plans to fill the reservoir in a way that will not cause harm to Egypt’s water rights in accordance with prior agreements. Over the past two years, especially 2017, there have been hardly any positive messages from the Egyptian delegation. Both the political and technical teams working on the Dam have shared growing scepticism about what they found to be a “lack of commitment on the side of the Ethiopian delegation” with regard to a clear plan for the filling of the reservoir or a transparent sharing of information on the safety of the body of the Dam. Late in November, Egypt announced the close-to-total failure of the KPD negotiations. The announcement was made by the Egyptian minister of irrigation following a round of talks in Cairo. Speaking to the Weekly a few days later, the ambassador of Ethiopia insisted that “the process didn’t fail… it is still going on.” He argued that “the leaders cannot afford the talks to fail.” “No one wants to go into uncharted territory,” Amde said. “And nobody said the process has died… there is a meeting scheduled to take place in Khartoum” in a few weeks’ time, for example, he added. Amde sounded confident that the possible meeting between Egyptian president Abdel-Fattah al-Sisi and Desalegn could help things to move on. However, he insisted that it was the job of the technical teams to come up with ideas rather than to throw the ball into the court of the political leadership. He denied accusations coming from government bodies in Cairo to the effect that Ethiopia is simply “playing games and trying to buy time” while it continues its construction of the GERD. He insisted during a 40-minute interview with the Weekly that it was not at all the intention of Ethiopia to cause harm to Egypt’s water interests, especially since the water that would be amassed in the GERD reservoir would be used to generate electricity rather than for agricultural purposes. As for the questions of whether Ethiopia would start filling the reservoir without a conclusive agreement with Cairo and how many cubic metres of water would be subtracted from Egypt’s annual share, Amde said only that these were matters for the technical teams to discuss. He insisted that the Egyptian announcement of the failure of the talks was not about the reluctance of his country’s delegation to negotiate in good faith, but was rather about a disagreement over technical elements of the report presented by a consultancy firm on the construction of the Dam. Today, ahead of an anticipated visit by his prime minister, the ambassador of Ethiopia said that technical experts on both sides should be able to find ideas to share with the political leaders in order to help them give a positive push to the negotiations whose success was in the interest of all parties. He acknowledged some technical disagreements, including the interpretation of “current uses” of water and how to assess possible averages for the annual use of the downstream countries, Egypt and Sudan, to allow for the fair definition of a baseline. “But this is an impasse at most” Amde said. He added that it was not the first to face the negotiating teams and that it “could be solved by the technical committees.” Meanwhile, he would not acknowledge the complaints made by Egyptian official quarters about the “reluctance” of Ethiopia to commit to a Nile water-sharing agreement signed in 1959. He argued that Addis Ababa was not obliged to commit to this agreement, to which it was not a party. Nor, he added, was Ethiopia required by the KDP to acknowledge it. “We have an obligation to work on the basis of the Declaration of Principles… and we have an obligation to cooperate… so we are going to keep on discussing,” Amde said. He added that “we are trying as much as possible to keep all avenues open.” Amde suggested that this was an essential part of his talks with Egyptian officials while examining the preparations for the possible visit of the Ethiopian prime minister to Egypt. However, he was not willing to hide his blame for what he called the “negative narratives” that some in the Egyptian media had been offering about the path of the negotiations so far. For the most part, commentators have been sharing their concerns about the true commitment of Ethiopia to reciprocate Egypt’s accommodation of Ethiopia’s desire to build the GERD to provide it with electricity with a commitment to work out a way that will not mean the Dam’s having a devastating effect on Egypt’s already insufficient agricultural land and water share per person. Some commentators have argued that the time has come for the talks to be suspended and for the Egyptian authorities to pursue legal means to secure the compliance of Ethiopia to Egypt’s rights as a downstream Nile Basin country. For Amde, this kind of discourse does not help pave the way to successful cooperation between the two countries on their matters of disagreement. He said that for a successful outcome of the anticipated talks between al-Sisi and Desalegn to be guaranteed, there needed to be less tension in the air. He said that the Ethiopian authorities “were not happy last year” with the expected date of the second round of the joint Egyptian-Ethiopian Higher Committee and the line taken in the Egyptian media and “thought it wise to postpone” the meeting. That said, he insisted that the meeting would convene this year. He also insisted that the two leaders would be able to send a positive message to dispel concerns in Egyptian public opinion and to reassure Egyptians that Ethiopia would never act in such a way as to harm Egypt. They would also attend to the concerns of Ethiopian public opinion, he said. “This process shouldn’t be driven by emotions or by combat diplomacy. With serenity, we can bring about a solution,” he said. Amde said that he was expecting the joint Egyptian-Ethiopian Higher Committee to discuss matters of common concern to the two countries that go beyond the GERD to the benefit of both. *This story was first published in Al-Ahram Weekly.
-
Hay’adda la dagaalanka cudurka AIDS-ka (PAC), ayaa qabatay kullan looga hadlayay jojinta takoorka iyo dhaleecaynta lagu hayo dadka la nool cudurka HIV/AIDS, ee ku nool Puntland Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay dad ka socday qeybaha kala duwan ee bulsahda, sida nabaddoonada, haweenka dhalinyarada iyo masuuliyiin katirsnan hay’addaha dowladda. Hay”ada la dagaalanka cudurka HIV/AIDS ee puntland ayaa sheegtay inay kulankan u qabatay inay bulshadu u naxariistaan dadka la nool cudurkaas lagana joojiyo takoorka loona fududeeyo waxyaabaha la macaamilka dadka . Guddoomiyaha dallada dadka la nool cudurka AIDS-ka, ee Daryeel, Cabdalla Maxamad Muuse ayaa madasha kullanka ka sheegay in loo baahan yahay in la joogteeyo kulamada nuucaan oo kale ah, si kor loogu qaado fahamka bulsahda ee ku saabsan cudurkaan iyo inay hoos u dhacdo takoorka ay la kulmaan dadka cudurkaan la nool, inkastoo Puntland ay tahay meesha kaliya ee aan faquuq sidaas u buuran loogu geysan dadka cudurkaan la nool. Madaxda dhaqanka ee kulanka ka qayb galay ayaa ku baaqay in dadkaas si fiican loola dhaqmo waxayna dawladda ka codsadeen in ahmiyad gaar ah loo sameeyo si ay daryeel fiican u helaan . Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal, Cali Salaad Diiriye Faarax, ayaa sheegay in xag diin iyo xag dhaqanba ay gef ku tahay in la takooro dadka ka nool cudurkaan, wuxuuna sidoo kale dadka cudurkaan qaba ugu baaqay inay iyagana ka feejignaandaan inay bulshada ku dhex faafiyaan. Agaasime ku xigeenka hay’adda PAC, ayaa sheegay kullankaan inuu qeyb ka yahay ol’ole balaaran oo ay ku midaysan yihiin hay’addaha dowladda iyo shacabka, kaasoo la doonayo in lagu joojiyo takoorka ka dhan ka ah dadka qaba cudurkaan. Waxaa u guddoomiye ku xigeenku qiray in la ogaaday takoorku inuu keenay in dadka qaba iyaguna cadowtinimo ufaafiyeen cudurka. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle, ayaa sii xoojiyay baaqa ku saabsan joojinta takoorka dadka la nool AIDska, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay dadku inay isku naxariistaan, iyadoo aan la eegayn mid caafimaad qaba iyo mid xanuunsan. DAAWO SAWIRRADA KULANKA. Puntlandi.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo la hadlay Wakaalada SONNA ayaa sheegay in Maalmaha soo socda la bilaabayo fulinta wajiga Koowaad ee Mashriicda Hormarineed ee Dowlada Qatar ay ka fulineyso Soomaaliya. Wasiir Jamaal ayaa sheegay in mashaariicdan Dowladda Qatar Maalmaha soo socdo ay bilaabeyso lagu qiimeeyay lacag dhan 200 milyan oo doolarka Mareykanka ah, isaga oo kaga mahad celiyay Qatar kaalinta muuqata ee ay ka qaadanayaan dib u dhiska dalka Soomaaliya iyo garab istaaga shacabka iyo dowlada. Agaasimaha guud ee Sanduuqa Qatar ee Horumarinta Mr. Khalifa Jassim Al kuwari oo shalay la hadlay Warbaahinta Qatar ayaa sheegay in mashaariicda ay Soomaaliya ka fulinayaan ay ka mid yihiin dib u dhiska wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo dhirirkeedu yahay 90 KM, wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo dhirirkeedu yahay 30 KM, dib u dhiska qaar ka mid ah Xarumaha dowlada iyo Hormarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Dowlada. Heshiiskan ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar Magaalada Muqdisho waxay ku kala saxiixdeen 28- bishii November ee sanadkan, iyadoo la rajeynayo in Hesiiskan uu qeyb ka qaato qorshaha qaran ee horumarinta dalka oo ay ka qeyb ka tahay dib u dhiska kaabayaasha dhaqaallaha iyo xoojinta dhaqaalle. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasiir Jamaal“waxaan dhawaan bilaabanaya Wajiga Koowaad Mashaariicda Qatar ee Soomaaliya” appeared first on Caasimada Online.
-
Xildhibaannada haweenka ee ku jira aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen, xoghaye iyo qasnaji. Haweenka ku jira xildhibaannada aqalka sare ayaa tiro ahaan gaaraya 13, waxaana doorashada maanta soo xaadiray 12, iyadoo munaasabadda doorashadan ay ka dhacday xarunta aqalka sare ee magaalada Muqdisho. Shukri Aadan Maxamed ayaa noqotay guddoomiyaha haweenka ku jira aqalka sare, kadib markii ay u tanaasushay Faadumo Gariiro oo la tartameysay. Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka Koowaad ayaa loo doortay Samsam Ibraahim Cali, halka ku xigeenka Labaad loo doortay Deeqa Xasan Xuseen, waxaana xoghaye u doorteen xildhibaannada haweenka ee aqalka sare Samsam Daahir Maxamuud, iyadoo qasnajigana laga dhigay Fartuun C/qaadir Karaama. C/xaashi Cabdullaahi oo furitaanka munaasabaddan ka hadlay ayaa sheegay in ay wanaagsaneyd in haweenka ku jira guud ahaan baarlamaanka Soomaaliya ay hoggaan mid ah sameystaan, balse golaha shacabka haweenka ku jira oo hoggaan gaar ah sameystay awgeed lagu qasbanaaday in haweenka aqalka sarena ay iyaguna hoggaan doortaan. Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur u qabatay inuu muddo 7 Maalin ah ku imaado Maxkamadda horteeda si loo dhageysto dacwadda loo heysto. Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo kala diray Cabdiraxmaan Cabdishakuur Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir Taliyaha Saldhigga Boliiska Degmada Wadajir Sidoo kale waxaa waraaqdaan la ogeysiiyey oo wax ka og Hoggaanka Baarista Dembiyada Boliiska (CID). Maxkamadda ayaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku amartay inuu maxkamadda hor yimaado 03/01/2018. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxkamadda Racfaanka oo C/raxmaan C/shakuur u qabatay 7 maalin inuu ku imaado Maxkamadda iyo laamaha amaanka oo la faray inay.. appeared first on Caasimada Online.
-
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Saddexdii qareen ee u doodayey u sheegay inuu kala noqday wakiilnimadii, kadib warqad qoraal ah oo uu u diray. Waxa uu sheegay Shakuur in aysan qareennadaasi matalin, isaga oo sharci darro ku tilmaamay dacwadda loo haysto. Sidoo kale Shakuur ayaa sheegay in xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ku xadgudbay sharciga, qalad badanna uu ka galay, sida xariggiisa, weerarkii gurigiisa lagu qaaday iyo sidoo kale dadkii halkaasi ku dhintay. Siyaasigan ayaa qoraalkiisa ku sheegay in markii ay dhammaato cadaadiska siyaasadeed uu xeer ilaaliyaha ku dacweyn doono wixii dhacay. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka: Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa wakiilshadii kala noqday saddex qareen oo doodayey kiiska loo heysto, kadib qoraal uu u u diray Maxkamadda rafcaanka G/banaadir iyo Qareenada. Qoraalkan uu siyaasiga C/raxmaan C/shakuur kalsoonida wakiilashada ugala noqday qareenada kala ah Tahliil Xaaji Axmed, C/kariin Maxamed Axmed iyo Aamina Xaaji Axmed oo maanta soo baxay ayaa keenay in maxkamadda rafcaanka ay qareenada u sheegto inaysan dsifaaci karin C/raxmaan C/shakuur. Warqad qoraal ah oo uu qoray C/raxmaan C/shakuur ayuu ku sheegay inuu kala noqday wakaaladii Qareennimo ee Qareenada kala ah Tahliil Xaaji Axmed, Qareen C/kariin Maxamed Axmed iyo Qareen Aamina Xaaji Axmed. “Waxaan idin kaga mahad celinayaa sida hufan ee aad ii difaacdeen, dacwadii horgeynta Maxkamadda Gobolka Banaadir, hase ahaatee waxaa idin ku wargelinayaa inaan ka noqday idmashadii Qareen inaad iga noqotaan dacwadda siyaasadeysan ee uu Xeer Ilaaliga doonayo inuu igu socodsiiyo si aan waafaqsaneyn sharciga”ayaa lagu yiri warqad uu qoray C/raxmaan C/shakuur. Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa la sheegay inay maanta dib u celisay qareenadii C/raxmaan C.shakuur, maadaama aysan xilligaas wadan wax wakaalad ah, iyadoo la sheegay in dhageysiga dacwada dib loo dhigay maalin kale. Kalsooni darro weyn ayaa soo foodsaartay Siyaasiga eedeysan ee C/raxmmaan C/shakuur, waxaan dibn loo dhigay maxkamadeyntii maanta iyadoo aan la ogeyn inuu qareeno cusub qabsan doono iyo inuu isagu is difaaci doono. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso waraaqdii uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur kaga noqday Wakaaladdii Qareen ee saddex qareen ee u doodayay appeared first on Caasimada Online.
-
Every government pledges many things to its people before it comes to power. The people elect them based on their pledges, credentials, and sometimes because they simply want to do away with the government in power. The newly elected government of Somaliland has laid out many pledges to its general public during the election campaigns. Whether those promises could be fulfilled is something the government needs to ask itself. However, one thing that many governments around the world fail to do is to honour its commitments to the people. The leadership of Somaliland’s new government has to amicably address the challenges of good governance and restore people’s trust and confidence in the system. It has to promote a participatory, accountable, transparent, responsive, effective, efficient, equitable and inclusive model of statehood that can tackle the economic and unemployment crisis head on. Something new to Somaliland is to hold a consultative meeting for the new cabinet to lay out their plans for the first 120 days in the office. The meeting was unprecedented and was also commendable that the leadership arranged such a consultative workshop to enable the cabinet to perform their work on the basis of the election pledges. It was wrapped up yesterday by the president of Somaliland, Muse Bihi Abdi alone with his vice president and Somaliland speaker of House of Representatives who all stated that accountability inside the government will the primary responsibility under the Bihi’s leadership. As far as I know, grasping a consultative workshop for new ministers is the first one to be conducted in Somaliland since 1991. The 4 days meeting was opened by the president on the 23rd, December 2017, was aimed at ensuring the working cooperation and introduction between the new cabinet members. It was aimed to lay out the best way for the implementation of the incumbent Kulmiye party’s Six pillar agenda in compliance with the 2nd Phase of the National Development Program, while prioritizing issues, matters and areas as needs may be. As a freelance writer, I really appreciate the meeting to conclude with 13 points that will be a guiding for the new government activities but we the citizens are looking forward to the implementation of those points agreed. However, the meeting created higher expectation for the people to see that the government may be ready to put the interests of the citizens and the nation first than any other thing as accountability inside the government would be high. Somalilanders had diverse opinion on the matter. Some underlined that holding a workshop for the cabinet is a sign of dictatorship while others positively supported as a sensible conversation that can prevent from the conflict that paralyzed the former Silanyo administration. In my experience, it was fairly good and held the attention of the people to see that the new government is ready to discuss what they can perform based on their election campaign. Roughly, all political analysts expect a government where rule of law is to be the only force that has the means to fight against inflation, droughts, and unemployment which are all seemingly to cause insecurity in Somaliland in the near future. But we the citizens will assess how the government puts into perspective the priorities, collective responsibilities to be implemented in its first 120 days. In this situation, winning the people’s trust in Somaliland will be based on Kulmiye’s political platform achievement due to a huge anticipation from the grassroots. Thus, a trust is an essential not just for obtaining resources but also for making government work effectively but now the trust is a challenging sign to Somaliland leaders. The perception of the people about holding the first consultative meeting for the ministers in Somaliland is now positive but people are willing to see effective implementation of its outcome, otherwise people will show soon their frustration for the government not to win the trust of the citizens. A government is elected to serve the people. It is elected by the people. Therefore, it has the duty to keep the public informed of the progress, or problems that it faces in fulfilling its promises to the people. For that reason, it is the responsibility for the head of government and his cabinet to think ahead and move towards a direction of gaining the trust of its people by leaps and bounds. In a nutshell, doing what is needed to protect and to advance the common good of the people could be a factor that can revive the trust of the people. Trusting in institutions is important for the success of Somaliland government policies, programmes and regulations that depend on cooperation and compliance of the citizens. The cabinet must avoid the conflict trap but amicably and peacefully solve problems with others and come up with public administration that can prevent from any dishonest and distrust between the leaders and the nation being led. Muse Jeeh Muse Jeeh is a freelance writer based in Hargeisa, Somaliland. He can be reached at Majeex2004@hotmail.com
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa maanta dhageysatay Eedeymaha loo heesto Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warasme oo ay soo diyaariyeen Xeer-ilaalinta Qaranka. Dacwad oogayaasha oo ku balansanaa maanta in ay Maxkamadda Racfaanka hor geeyaan Cadeymo la xariira Dambiyada lagu soo oogay C/raxmaan ayaa la sheegay in ay Maxkamadda tagayn Islamarkaana ay soo gudbiyeen wixii warbixin ah oo ku aadan Kiiskaan. Dhinaca kale C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa maanta ka maqnaa Maxkamadda oo laga sugayay waxa uuna soo dirsaday Qareenkiisa Abukaate Tahliil Xaaji. Maxkamadda ayaa dib u celisay Qareenka C/raxmaan C/shakuur oo ay sheegtay in Abuukaate Tahliil Xaaji uusan wadan Warqad wakiilasho ah oo ka timid eedeysane C/raxmaan C/Shakuur Warsame fasax la’aantiisna uusan Difaaci Karin. Maqnaanshiyaha iyo Wakiilasho la’aanta C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa si rasmi ah loo ogeyn, balse wararka ay baahisay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdischo ayaa sheegaya in uusan ku qanacsaneen arintaan maadaama ay Maxkamadda G/Banaadir hore u sheegtay in aysan Xeer-ilaalinta Qaranka qaadan Karin Racfaan. Arintaan ayaa muujineysa Khilaaf u dhaxeeya Maxkamadaha Gobalka Banaadir maadaama ay hore Maxkamadda G/Banaadir u sheegtay in aan wax racfaan ah laga qaadan Karin Kiiska C/raxmaan oo ay soo afjartay, hadane ay Maxkamadda Racfaanka dib u bilaawday arintaan. Dadka Sharci yaqaanada ah ayaa sheegaya in Maxkamadda G/Banaadir ay ku qaldaneed go’aankii ahaa in Racfaan laga qaadan Karin Dacwadda Siyaasi C/raxmaan C/shakuur Warsame. Sharci yaqaanada Dalka ayaa sheegaya in Hay’adaha Garsoorka oo markii hore lagu qabin kalsooni buuxda ay hada ku sii milmeyn xiisadda Siyaasadeed ee u dhaxeysa Madaxda Dowladda iyo Siyaasiinta Mucaaradka. Caasimada Online
-
Muqdisho (Puntlandi) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar C/rashiid ayaa sheegay sannadkaan 2017 inay Soomaaliya kusoo korortay Fasahaad siyaasadeed, taasoo ah qofkii ka feker duwan dowladda haatan jirta in la isugu tago oo la gaaleeysiiyo, sida Alshabab. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu mar kasta ka hadlidoono wax alle wixii ula muuqdo qaladaad siyaasadeed oo ay dowladdu ku kacayso, isagoo sheegay inuusan cidina ugu aabbo yeelin talada wax lagu sixayo. Raysal Wasaarihii ee Soomaaliya, ayaa sheegay joogitaankiisa Imaaraatka inaysan ahayn mid uu dowladda ku duminayo, balse wuxuu sheegay inuu degen yahay lana mid yahay madaxweynayaal hore oo haatan degen Dubai. Halkaan ka dhegeyso codka. Cumar Puntlandi.com
-
Hargeysa (Caasimadda Online) – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay muuqaal ay dhowaan soo duubeen rag sheegaya iney ka tirsan yihiin Xuutiyiinta Yemen, islamarkaana ku hanjabay in gantaalo ku dhufan doonaan magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale. Wasiirka ayaa sheegay in aanu jirin war rasmi ah oo kasoo gaaray xuutiyiinta Yemen, balse wax walbo oo yimaada markaas un ay jawaab ka bixin doonaan. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in muuqaaladaas ay ka arkeen baraha bulshada, balse aanay jirin war rasmi ah oo ka soo gaaray Xuutiyiinya, isagoo xusay in heshiiskii ay la galeen Imaaraadka Carabta ay ogaayeen in wax walba ka imaan karaan. Waxaa uu sheegay in heshiiskii Imaaraadka Carabta lagula galay inay saldhig Milateri ka sameystaan Garoonka Berbera uu ahaa mid ay ansixiyeen Golaha Wasiirada, Golaha Wakiilada, isla markaana uu saxiixay Madaxweynaha, waxaa uu xusay in heshiiska sidiisa u taagan yahay oo aanay ka noqon. Sacad ayaa sheegay in markii ay Imaaraadka u ogolaanayeen dhismaha saldhigga ciidan ee Berbera ay ka war hayeen in waxyaabo badan imaan karaan. “Wax qoraal oo rasmi ah oo naga soo gaaray Xuutiyiinta oo arrinkaa ku saabsan Ma jiro, markii hore ee aynu arrinkaa galnay iney waxyaabo badan dhici karaan weynu ogsooneyn, innagu dan baan u galnay dantiina weli wey taagan tahay” ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Somaliland oo war cad kasoo saartay Hanjabaaddii Xuutiyiinta Yemen appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay muuqaal ay dhowaan soo duubeen rag sheegaya iney ka tirsan yihiin Xuutiyiinta Yemen, islamarkaana ku hanjabay in gantaalo ku dhufan doonaan magaalada Hargeysa iyo deegaanno kale. Wasiirka ayaa sheegay in aanu jirin war rasmi ah oo kasoo gaaray xuutiyiinta Yemen, balse wax walbo oo yimaada markaas un ay jawaab ka bixin doonaan. Sacad ayaa sheegay in markii ay Imaaraadka u ogolaanayeen dhismaha saldhigga ciidan ee Berbera ay ka war hayeen in waxyaabo badan imaan karaan. “Wax qoraal oo rasmi ah oo naga soo gaaray Xuutiyiinta oo arrinkaa ku saabsan Ma jiro, markii hore ee aynu arrinkaa galnay iney waxyaabo badan dhici karaan weynu ogsooneyn, innagu dan baan u galnay dantiina weli wey taagan tahay” ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland. Xuutiyiinta Yemen ayaa caqabad weyn u arka saldhigga Imaaraadka ka furanayo Somaliland. Goobjoog News Source
-
Garoowe (Caasimadda Online) –Ururka Daacish qeybtiisa Buuraha Galgala ee Bariga Somaliya ayaa soo duubay muuqaal ay ku hanjabayaan in ay weerari doonaan goobaha dadweynaha iyo dowladda ee Degaannada Maamulka Puntland. Saddex Qof oo midi Soomaali yahay labana ajaanibyihiin ayaa ka muuqda Muuqaalkan oo ay ku sheegayaan in ay kordhinayaan weerarrada ay ka fuliyaan Soomaaliya. Mid ka mid ah labada Ajaanibta ah ee muuqaalkan ku jira waxaa uu ka soo jeedaa Dalka Itoobiya,waxaana lagu magacaabaa Abuu Zubeyr Al-Xabashi. Daacish waxaa ay sheegeysaa in ay kordhineyso howlgallada ay ka fuliso Gobollada Puntland,islamarkaana ay beegsan doonto meelaha muhiimka ah sida meelaha ay dadka isugu soo baxaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Muxuu ahaa Itoobiyaankii kasoo dhex muuqday Muuqaalkii ay soo duubtay Daacishta Somalia? appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa beelaha ku dagaallamaya gobolka Sool ugu baaqay in si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaallada, qeybna ka noqdaan dedaallada nabadda lagu raadinayo. Biixi ayaa sheegay ineysan garaneyn sabab ay dagaalladan kusii socdaan, wuxuuna sheegay in cid walbo laga doonayo iney ka qeybqaadato daminta dagaalkaasi. Sidoo kale, madaxweynaha Somaliand ayaa ugu baaqay waxgaradka Sool in hormuud ay u noqdaan dedaalka nabadeed ee la doonayo in lagu xalliyo dagaalladan. “Waxaanu baaq u direynaa dadka walaalaha is dilaya, muddo ka badan 10 sano buu dagaalkaasi socdaa, dad badanbaa ku dhintey, sabab uu dagaalkaasi u socdo garan maayo, wixii Soomaali ah arrintaan wax haka qabtaan, waxa is dilaya waa dad Soomaaliyeed, Somaliland Kilinka Shanaad, marka arrintaan waa in degdeg wax looga qabto” ayuu yiri Biixi. In ka badan 20 qof ayaa ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ku dhow degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Inkastoo uu hore u ahaa ganacsato, isla markaana aanu ka mid ahayd siyaasiyiinta firfircoon ee xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaa haddana mar qura magaciisa baahiyey xeer ilaalinta Qaranka. C/saabir Nuur Shuuriye waxay dad badan maqleen oo qura markii lagu soo eedeeyay inuu qeyb ka ahaa kiis qarandumis lagu soo eedeeyay isaga iyo xildhibaan kale oo xeer ilaalinta ay dalbaday in xasaanada laga qaado si dacwad loogu soo oogo kadib markii ay ku lug yeesheen inay dal shisheeye danihiisa u shaqeeyaan. Shabakadda Caasimadda Online ayaa ogaatay in eedaha ay xeer ilaalinta u heysato xildhibaankan iyo qaar ka mida caddeymaha laga hayo ay muujinayaan inuu ahaa qasnajiga kooxda isku baheysatay inay mooshin ka dhan ah madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo abaabulaan, waxaana kooxdan ay lacag ka heleen Imaaraadka. Kharashka la bixiyey iyo laaluushka la siiyay xildhibaannada saxiixay mooshinka ayaa intiisa badan soo maray xisaab uu leeyahay Xildhibaan C/saabir Nuur Shuuriye, waxaana uu ahaa qofka qeybiya lacagta, isagoo xilliga ay xeer ilaalinta ku soo oogtay dacwadda u sugnaa Imaaraadka. Xildhibaankan mar uu shalay hadlay ayuu weerar culus ku qaaday madaxweyne Farmaajo isagoo ku eedeeyay inuu lacag siiyay xildhibaannada qaarkood, taasoo mar kale muujisay inuu ku lug leeyahay lacag uu ka helay dowlad shisheeye si loo dumiyo dowladda Somalia. Inkastoo codsiga xeer ilaaliyaha Qaranka u gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka ay caqabado heystaan, isla markaana xildhibaano badan ay ka cabsi qabaan in haddii dacwadan la dhaqaajiyo ay halis geliso kuraastooda ayaa haddana caddeymaha kiiskan ee soo baxaya waxay yihiin kuwo sii xoogeysanaya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaad ka taqaan Xildhibaan C/saabir Shuuriye.? [Qasnajiga Qorshaha Imaaraadka ee Mooshinka Farmaajo] appeared first on Caasimada Online.
-
Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen taliyahii xerada Inji ee magaalada Gaalkacyo. Taliyahan ayaa lagu magacaabayey Qaleey Yuusuf, waxaana la sheegay inuu ka baxay xerada, kuna sii jeeday hoygiisa. Ragga wax dilay oo wejiyada u duubnaa ayaa goobta isaga baxsaday, waxaana la sheegay in halkaasi ay gaareen ciidamada Puntland oo howlgallo sameeyay. Saraakiisha ammaanka magaalada Gaalkacyo weli kama aanay hadal dilkaan ka dhacay Gaalkacyo. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
-
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Senotor katirsan Cumar C/rashiid ayaa baaq u direy beelo walaalo ah oo ku dagaalamay dhulka hawdka ee gobolka Sool. Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in dowladda Puntland gacan lagusiiyo dadaalada ay wado ee ay ku doonayso in colaada lagu joojiyo laguna gaaro heshiis kama dambeys ah. Waxaa kale oo uu labada beelood ugu baaqay inay qaataan nabada iyagoo aan wax sharuud ah ku xirin. Senotor Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay colaada soo noqnoqashadeeda inay sabab u tahay fulin la’aanta wixii lagu heshiiyay ee loo baahnaa in la dhaqan galiyo. HALKAAN HOOSE KA DHEGAYSO CODKA SHARMAARKE. Cumar-cabdirashiid (1) PUNTLANDI.COM Dr.Cumar C/rashiid ka hadley arragtidiisa ku aadan sanadkan gaba gab
-
Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta KMG ah ee Maamulka Hir Shabelle ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi ay ansixiyeen Wasiiradii Cusbaa. Kulankaan ay ku ansixiyeen Baarlamaanka Maamulkaasi Wasiirada Cusub ayaa Waxaa Goobjoog ahaa 79 Mudane oo katirsan Baarlamaanka Maamulkaasi. 77-Mudane ayaa codka kalsoonida siiyay Golaha wasiirada maamulkaasi halka 2 Xildhibaana ay ka aamuseen mana jirin cid diiday. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir Shabelle Sheekh Cismaan Barre Ayaa ku dhawaaqay in ansax ay yihiin wasiirada uu soo dhisay madaxweynaha Hir Shabelle Maxamed Cabdi Waare. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Baarlamaanka Hir Shabelle oo Codka Kalsoonida Siiyay Wasiirada Maamulkaasi appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle ayaa sheegaya in Xildhibaanada maamulka ay codka kalsoonida u qaaden Golaha Wasiirada cusub ee uu yeelanaayo maamulka. Wararku waxa ay sheegayaan in Xildhibaanada ay codka kalsoonida ah siiyeen Wasiirada maamulka ee uu dhawaan soo dhisay Hogaamiyaha maamulka Waare. Xildhibaanada oo shalay kulankooda uu u baaqday kooram la’aan ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meelmariyey golaha wasiirada Hirshabelle. Xildhibaanada xaadirtay kulanka ayaa dhamaa 79 mudane, waxaa aqbalay xukuumadda cusub 77, Halka 2 ay ka aamustay, waxaana sidaasi ku meelmaray wasiiradan. Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle, Sheekh Cismaan Barre, oo kulankaan shir gudoominayey ayaa sheegay in wasiirada Hirshabelle ansax yihiin, iyadoona la dhaarin doono maalmaha nagu soo aadan. Si kastaba ha ahaatee, waxaa maalmahaani jiray murano ka dhashay hanaanka loo maray qeybinta Kuraasta Wasiirada maamulka, waxaana murankaasi la xaliyay maalin ka hor inta aan la meelmarin Golaha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Baarlamaanka HirShabelle oo codka kalsoonida u qaaday Golaha Wasiirada cusub ee maamulka appeared first on Caasimada Online.
-
Popular Contributors