Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    204,967
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Captain Abdi Mohamed Rodol, the newly appointed Director of the Somaliland Civil Aviation Authority The Republic of Somaliland called on ICAO and other relevant UN agencies to intervene in Somalia’s projected takeover of Somalia takeover of what the latter terms as “Somalia airspace’ which includes that of Somaliland. Captain Abdi Mohamed Rodol, the newly appointed Director of the Somaliland Civil Aviation Authority, fielding questions from the local press on the issue, stated that Somaliland will in no way or form accept management of its airspace from Mogadishu. “Somalia has violated the Istanbul I and Istanbul II provisos on airspace and the continuation of Somalia-Somaliland talks as equal partners,” he said. He continued to add that with or without international recognition, the Republic of Somaliland had an inalienable right to control its airspace. “Somalia has a right to celebrate a takeover of its airspace. That right does not extend to our airspace,” he said. Mr. Rodol said the United Nation’s International Civil Aviation Office (ICAO) was, to them, still the only caretaker of the so-called ‘Somalia’ airspace it administered since the collapse of the central government of the Siyad Barre regime in 1991. Mr. Rodol, reading his statement from a paper, was, however, neither convincing nor authoritative enough to quell the growing concerns of Somalilanders that the right to their airspace had long changed hands in favor of Somalia. Aviation Ministers of the previous government had always made lulling statements assuring the nation that Somaliland was well on top of its grip on its airspace. They, same as the new Director, never said anything about taking the issue up with ICAO or contesting the takeover in international legal channels based on the internationally-chaperoned talks between Somaliland and Somalia on common issues. Today, Somalia went live on the official inauguration of equipment and services giving it the edge to fully control Somalia/Somaliland airspace and consequent revenues. There is a lot Somaliland can do to prevent FISS office relocating to Mogadishu as planned. The new Somaliland government has time enough to make the right moves yet. Bringing culpable officials – past or present – who may have given Mogadishu the green signal to account and the removal of collaborators and incompetent officials from positions of authority in aviation can be a welcome starting point. Clearly, the new Director of Somaliland Aviation has proven to Somaliland, today, that he is not the right person for the task at hand at this crucial turning point. Below is a scything comment made by a Somaliland on Facebook, today, following Mr. Rodol’s bumbling responses to the press: Somtribune
  2. MOGADISHU, Dec. 28 — The Somali government on Thursday announced that it has officially regained control and management of its airspace after 27 years being run by the United Nations International Civil Aviation Organization (ICAO) regional office in Nairobi. Somali President Mohamed Abdulahi Farmajo officially inaugurated the offices and equipment installed at Mogadishu International Airport on Thursday and said that the move represents a significant step towards the development of the country. “It is a great honor for us to witness this historic day that we retake control and management of our airspace. This did not come simply and luckily, but through hard work,” Farmajo said. He thanked the officials of the Ministry of Transport and Civil Aviation for their efforts as well as ICAO which has been running the airport. He added that taking over the running of Somalia’s airspace is part of his government’s commitment to restore important public services. Somali Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Abdulahi Salad, said that all equipment for the control of the airspace is ready and secure with its staff who are currently based in Kenya’s capital city of Nairobi. Salad thanked all those who have played a role in the return of Somalia’s airspace control back to local oversight. He added that the government has also reestablished direct flights between Mogadishu and Nairobi, which previously required a stopover in Wajir in North East Kenya for security reasons. Xinhua
  3. The post Daawo Muuqaal Madaxwaynaha Puntland oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Wadooyina Xarigga Ka Jaray Magaalada Gaalkacayo appeared first on Puntland Post.
  4. The Somali government on Thursday announced that it has officially regained control and management of its airspace after 27 years being run by the United Nations International Civil Aviation Organisation (ICAO) regional office in Nairobi. Somali President Mohamed Abdulahi Farmajo on Thursday officially inaugurated the offices and equipment installed at Mogadishu International Airport and said that the move represents a significant step towards the development of the country, Xinhua reported. “It is a great honour for us to witness this historic day that we retake control and management of our airspace. This did not come simply and luckily, but through hard work,” Farmajo said. He thanked the officials of the Ministry of Transport and Civil Aviation for their efforts as well as ICAO which has been running the airport. He added that taking over the running of Somalia’s airspace is part of his government’s commitment to restore important public services. Somali Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Abdulahi Salad, said the government has also re-established direct flights between Mogadishu and Nairobi, which previously required a stopover in Wajir in North East Kenya for security reasons. The post After 27 years, Somalia regains control of airspace management appeared first on Shabelle. View the full article
  5. The post Dawo Muuqaal Madaxwaynaha Puntland oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Wadooyina Xarigga Ka Jaray Magaalada Gaalkacayo. appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (PP) ─ Ku-xigeenkii Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo ay kasoo baxayaan warar kala duwan qaabka xilka looga qaaday. Warar hoose ayaa sheegaya in Xeer-ilaaliye ku-xigeenka xilka looga qaaday wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, inkastoo aanay weli warbaahintu helin wareegtada xilka looga qaaday Dr. Abuukar. Sidoo kae, Warar ku dhaw Xeer-ilaaliye ku-xigeenka ayaa sheegaya in xil ka qaadistiisa ay la xiriirto kiiska C/raxmaan C/shakuur oo la sheegay inuu ka hor-yimid qaabka Xeer-ilaalinta ay u wajahday dacwadda lagu soo oogay iyo habkii loo maray xarigiisa. Dhanka kale, Wararka ayaa sheegaya in xilka Xeer-ilaaliye ku-xigeenka loo magacaabay mas’uul kale oo magaciisa lagu soo koobay Muuse Macallin oo markii hore ka mid ahaa ku-xigeennada Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka. Hay’adaha garsoorka dalka ayaa isku khilaafsan kiiska C/raxmaan C/shakuur oo dib ay u furtay Maxkamada racfaanka, isla markaana soo saartay Warqad ay ku mudeysay dhageysiga Dacwadiisa, kaddib markii Xeer-ilaalinta ay sheegtay inay racfaan ka qaadatay. Ugu dambeyn, Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa 21-kii bishan sii daysay C/raxmaan C/shakuur, kaddib markii Ciidamada Amniga ay 17-kii bishan ka soo xireen gurigiisa weerar ay ku qaadeen oo lagu dilay ilaaladiisa, waxaana qaraar ay soo saartay Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku diiday in wax racfaan laga qaato kaddib markii maxkamadu sheegtay inaan loo marin hab sharci ah. PUNTLAND POST The post Xeer-ilaaliye ku xigeenkii Dalka oo shaqada looga eryay Arrin la xiriirta Kiis Dacwadeed appeared first on Puntland Post.
  7. Kismaayo,December, 28, 2017. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qado sharaf u sameeyay Xulka kubada cagta Jubbaland ee dhawaan ku guulaystay koobka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Madaxweynahu kuu Ciyaartooyda ku booriyay in ay u diyaar garooban tartamada kale isla markana dhawaan ay bilaabi doonan hanan mushaar ay bil walba ku qaadan doonan isla markana dib u habayn lagu samayn doono xiriirka iyo dhamaan Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha si ay hawlaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha la xiriira u noqdaan kuwo taaba gala. “Ciyaarahu waxay noo yihiin hadaf guud marka arimaha Bulshada laga hadlayo waxaan doonaynaa in bil walba Ciyaartooyga kamidka ah Xulku uu helo mushaar ku filan” ayuu yiri Madaxweynahu. Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland wuxuu Ciyaartooyda ku booriyay in ay ka fogaadan qabyaalad iyo kooxaysi taas oo ka horimanaysa sababta Ciyaaraha iyo is dhexgalka Bulshada loo abuurayo. “Qabiil iyo Kooxaysi shuqul kuma laha Ciyaaraha sidaas darteed waa in aan ka fogaana oo aan noqono Ciyaartooy deegaan iyo Gobolo matala” ayuu yiri Madaxweynahu. Dhamaan qaybaha kala duwan ee Adeegyada Bulshada ayuu Madaxweynahu xusay in wakhti badan la galin doono Ciyaarahuna ay bilaw u yihiin. …………DHAMAAAD………..
  8. Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa maanta shaqada laga diray xeer-ilaaliye ku-xigeenka 1aad ee Soomaaliya Axmed Cali Aybakar Warar ay heshay Shabakadda Caasimadda Online ayaa sheegaya in Axmed Aybakar loo ceyriyay sababo la xiririira xarigii siyaasiga mucaaradka ahaa ee Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame. Xeer ilaaliye ku xigeenka ayaa xilka looga qaaday digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha, inkastoo aanan helin digreetada. Warar ku dhow dhow Xeer Ilaaliye kuxigeenka shaqada laga casilay ayaa sheegaya in xil ka qaadistiisa ay la xiriirto kiiska siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo la sheegay inuu ka hor-yimid qaabka Xeer Ilaalinta ay u wajahday dacwadda lagu soo oogay iyo habkii loo maray xarigiisa. Xiriir aan la sameynay Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa inoo xaqiijiyay inuu maqlay xil ka qaadistay, balse aanay jirin wax warqad ah oo soo gaartay. Wararka ayaa intaa ku daraya in xilka Xeer Ilaaliye kuxigeenka loo magacaabay mas’uul kale oo magaciisa lagu soo Muuse Macalin. Axmed Cali Aybakar dhankiisa weli wax war ah kama soo bixin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada Online The post Xeer-ilaaliye ku-xigenka 1aad ee Soomaaliya oo shaqada laga ceyriyay appeared first on Caasimada Online.
  9. Militeriga Maraykanka ayaa shaaciyay in duqeyn kale oo ay Xalay ka gaysteen gudaha Soomaaliya ay ku dileen 4 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Qoraal uu soo saaray Taliska Ciidanka Maraykanka Afrika ee(AFRICOM) ayaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday fiidnimadii Arbacada lagu beegsaday gaari qaraxyo siday oo u socday dhinaca magaalada Muqdisho,xilli uu marayey meel 25km galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho. Taliska ayaa sheegay in halkaasi lagu dilay 4 ka tirsan Al-shabaab,sidoo kalena la burburiyay gaarigii ay saarnaayeen,si looga hortago in qaraxyadaas lagu dhibaateeyo shacabka magaalada Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu xusay in aan wax rayid ah khasaare ka soo gaarin duqeynta. Arbacadii shalay, war uu soo saaray Taliska Ciidanka Maryakanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in 13 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen duqeyn ay Axaddi ay ka geysteen gobolka Jubada Hoose. Diyaaradaha drones-ka Maraykanka ayaa Soomaaliya sannadkaan ka geystay 35 weerar oo lagu beegsaday Al-shabaab,kadib markii maamulka Trump uu ballaariyey hawlgallada ka dhanka ah mintidiinta xagjirka ah ee Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Militeriga Maraykanka oo shaaciyay in uu dilay xubno kale oo ka tirsan Al-shabaab. appeared first on Puntland Post.
  10. Dowladda Maraykanka ayaa qaaday duqayn cusub oo lagu dilay afar kamid ah argigixisada Alshabab laguna burburiyay gaari waxyaabaha qarxa siday oo ku sugnaa meel u dhow Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay taliska Maraykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay duqayntaan oo dhacday xalay in laga geystay goob 25km dhinaca galbeed uga beegan magaalada Muqdisho, si looga hortago qaraxyo lala maleegayay shacabka Muqdisho. Lama sheegin wax khasaaro shacab ah oo ka dhashay howlgalkaan, iyadoo Maraykanku uu tilmaamay inuu qiimaynayo natiijada kasoo baxda. Maraykanka ayaa 35 weerar oo cirka ah ka geystay gudaha Soomaaliya sannadkaan sii dhamaanaya 2017, weerarada ugu badan ayaa lala bartilmaameesaday kooxda Alshabab, halka kooxda Daacishna lala eegtay weerarkii ugu horeeyay ee looga hortagayo koritaankooda. Trump ayaa meelmariyay sannadkaan qorshe lagu balaarinayo howlgallada milatari ee gudaha Soomaaliya. Puntlandi.com
  11. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay isla-xisaabtan iyo daah-furnaan. Mudane Xasan Cali Khayre waxuu rajo ka muujiyey sanadka soo socda ee 2018 Soomaaliya inay u noqon doonto mid ay ka gudubto musuqmaasuqa ragaadiyey sanooyinka badan, isla markaana la gaari doono nidaam ku dhisan isla xisaabtan sharcigu sareeyo. “Xukuumaddeydu waxay xoogga saareysaa isla xisaabtanka iyo daah-furnaanta, waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”.Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dar-daarmay Wasaaradda Maaliyadda in lasii xoojiyo qorshaha la dagaalanka musuqmaasuqa. Iyadoo ay Kormeerkan Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyeen xubno ka tirsan golleyaasha dawladda. —DHAMMAAD—- The post Kheyre “Waxaan Rajeynayaa Sanadkan 2017 In Dowladda Aan Wax Deyn Ah Looga Yeelan Doonin Gudaha Dalka” appeared first on Puntland Post.
  12. Waxaa maanta shaqada laga diray xeer-ilaaliye ku-xigeenka 1aad ee Soomaaliya Axmed Cali Aybakar Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in Axmed Aybakar loo ceyriyay sababo la xiririira xarigii siyaasiga mucaaradka ahaa ee Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame. Axmed Cali Aybakar dhankiisa weli wax war ah kama soo bixin. December 17, 2017: Waxaa goor habeen ah gurigiisa lagu weeraray siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, 5 ilaaladiisa ka tirsan ayaa goobta lagu dilay, isagana waana la xiray, is-jiid-jiid iyo maxkamadeyn kadib waa lagu waayey wax dambi ah, waana la sii daayey. Waxii ku soo kordha kala soco, Goobjoog News Source
  13. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay isla-xisaabtan iyo daah-furnaan. Mudane Xasan Cali Khayre waxuu rajo ka muujiyey sanadka soo socda ee 2018 Soomaaliya inay u noqon doonto mid ay ka gudubto musuqmaasuqa ragaadiyey sanooyinka badan, isla markaana la gaari doono nidaam ku dhisan isla xisaabtan sharcigu sareeyo. “Xukuumaddeydu waxay xoogga saareysaa isla xisaabtanka iyo daah-furnaanta, waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”.Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dar-daarmay Wasaaradda Maaliyadda in lasii xoojiyo qorshaha la dagaalanka musuqmaasuqa. Iyadoo ay Kormeerkan Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyeen xubno ka tirsan golleyaasha dawladda. —DHAMMAAD—- Source
  14. MOGADISHU– Somali Federal Government officially takes over the control of its airspace on Thursday 28 Dec. A colorful ceremony was launched in Mogadishu which saw the attendance of Somalia’s present, Mohamed Abdilahi Farmajo who formally opened the airspace control tower at Aden Abdulle International Airport. The Internationale Civil Aviation Organization (ICAO) handed over the airspace administration to Somali authority which it administered for two decades since the collapse of its central government in Somalia in the 1990’s. Somali President has inspected the control tower and the equipment and has commended the ongoing work. The ceremony was attended by Somalia’s government ministers, Members of parliament and ICAO officials. As Somalia is rejoicing, Somaliland which is located in north-western Somalia is outraged at Mogadishu for assuming full control of the country’s entire airspace, including that of Somaliland.” Somaliland’s Civil Aviation Manager, Hon. Abdi Mohamed Rodol has accused Somalia of breaching the Istanbul accords by failing to live up to the terms of the agreement singed during the airspace talks brokered by Turkish government which was held there where officials from Somalia and Somaliland met and came up with a deal that was meant to end the airspace standoff between the two regions. Somaliland is adamant that it won’t accept that its airspace will be controlled from Mogadishu. He called on the United Nation, ICAO and neighboring countries to intervene the airspace deadlock and bring the two sides to resolve the matter to negotiation table. Somaliland unilaterally declared independence from Somalia in 1991, but it is still regarded as part of Somalia by Mogadishu. File Photo HOL Credit
  15. Taliyaha saldhiga Garoowe Fardafuul Muuse Bille ayaa maanta usoo bandhigay Warbaahinta PUNTLAND POST dabagal iyo baaritaan boolisku ku sameeyay kiis looga been abuurtey labo muwaadin ku nool magaalada Garowe oo mid ka mid ah yahay Agaasimaha mashaariicda Madaxtooyadda Puntland Cabdiqani Dhaashane. Taliye Fardafuul ayaa sheegay inay socdaan baaritaano lagu raadinayo shaqsiyaad xadgudub u geystay dhaqanka islaamka iyo sumcadda gabadh dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Garowe iyo Masuul u shaqeeya Dowladda Puntland. Dhinaca kale Warbaahinta PUNTLAND POST oo la kulantay Deeqo Cumar Maxamuud oo ah gabadha lagu been abuurtey ayaa sheegtay sawiro ugu jiray telefon gacanta oo laga xaday mar sii horeysay in lagu faafiyay baraha bulshada, Iyadoona sheegtay inay sharciga la mari doonto cid kasta oo ku lug leh arrintaas. Aabaha dhalay Deeqo Cumar Maxamuud oo isna la hadlay PUNTLND POST wuxuu sheegay inay argagax ku noqotey fadeexadda laga sameeyay gabadhiisa,isagoona ka codsadey hay,addaha amniga iyo saaxafadda inay gacan ka siiyaan dadka sharaf dhaca u geystay Gabadhiisa Deeqo Cumar. Daawo Muuqaalka. Sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo door muhiim ah ka qaatey dabagalka arrintaan ayaa u sheegay PUNTLAND POST inay jiraan shaqsiyaad lagu tuhunsan yahay kiiska baaritaankiisa boolisku gacanta ku hayo. Ma ahan markii ugu horeysay oo been abuur iyo dayaacad laga faafiyo masuul ka tirsan Dowladda Puntland, waxaana si la mid ah arrintaan oo kale bartamihii sanadka 2017 loogu soo eedeeyay Xoghayihii horre Dowlada hoose Garoowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST. The post Booliska Garowe oo ka hadlay fadeexad laga faafiyay labo muwaadin. appeared first on Puntland Post.
  16. 28 Dec 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay xarunta laga maamulayo Hawada Soomaaliya oo ka dhacday Muqdisho ayaa xariga ka jaray mudo 27-sano ka dib xarunta hawada Soomaaliya oo ku taalo Muqdisho. Madaxweynaha Farmaajo oo Khudbad qiimo leh ka jeediyay Munaasabada ayaa sheegay in maanta ay marqaati ka yihiin Taariikh weyn oo lagula soo wareegayo Hawada Soomaaliya,isagoona sheegay in hawada Soomaaliya ay si rasmi ah gacanta ugu jirto Dowladda Soomaaliya. Wuxuu sheegay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo in arintaan ay ku timid shaqo adag oo ay si wada jir ah u sameeyeen shacabka iyo Dowladda Soomaaliya. Wasiirka Gaadiidka,Cirka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar),oo ka hadlay Munaasabada ayaa qiray in guusha maanta la gaaray ay ku timid howlo mudo badan soo socotay oo mas’uuliyiin kala duwan midba meel uu keenay. Mas’uuliyiinta goobta ka hadashay ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin ku weyn ummadda Soomaaliyeed taariikhina ah in Hawada Soomaaliya laga maamulo gudaha Soomaaliya oo tan iyo 1991-kii ka maqneyd gacanta Dowladda Soomaaliyeed. The post Madaxweynaha JFS oo sheegay in maamulka Hawada Soomaaliya si rasmi ah u soo galay gacanta Dowladda+Sawirro appeared first on Puntland Post.
  17. Hargeysa (Casimadda Online) – Maamulka Somaliland ayaa ka soo horjeestay go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay kula wareegeyso hawada dalka si looga maamulo gudaha Soomaaliya. Maareeyaha Sadaasha Hawada maamulka Somaliland Cabdi Maxamed Rodol ayaa sheegay in Xarunta Muqdisho laga furay maanta ay Somaliland aqbaleyn. Waxaa uu sheegay Maareeyaha Saadaasha Hawada Maamulka Somaliland in go’aanka dowladda Federaalka ah kula wareegeyso maamulka Hawada ay qalad tahay. Dhinaca kale waxaa uu xusay in go’aankan uu saameyn taban ku yeelanayo wadahadallada u dhaxeeya Somaliland iyo Dowladda Federaalka ah ee lagu doonayay in lagu dhameeyo muranka siyaasadeed. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada Online The post Somaliland oo hadal yaab leh kasoo saartay go’aankii ay dowladda Soomaaliya kula wareegtay maamulka Hawada appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Wasaaradda oo ugu horeeyo Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa uujeedka kormeerkiisu wuxuu ahaa u kuur gelida howlaha shaqo ee ka socda Wasaaradda Maaliyadda iyo siday u shaqeynayaan shaqaalaha Wasaaraddaasi. Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inta uu kormeerkiisa ku guda jiray in Xukuumadiisu xoogga saareyso isla xisaabtanka iyo daah furnaanta. “Xukuumaddeydu waxay xooga saareysa isla xisaabtanka iyo daah-furnaanta, waxaan rajeynayaa marka uu dhamaado sanadkan 2017 in wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”, ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre. Dhanka kale,Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale maanta kormeeray xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliya,iyadoo halkaasina uu kula kulmay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Bankiga dhexe. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ugu jira sidii loola dagaalami lahaa masuq-maasuqa iyadoona Hay’adaha caalamiga ah oo ay ugu horeysay Hay’adda Lacagta Aduunka ee (IMF) ay ku amaantay Dowladda Soomaaliya hufnaanta hanaanka maaliyadeed ee dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada Online The post Sawirro:- Kheyre “Xukuumaddeydu Waxay Xoogga Saareysaa Isla-Xisaabtanka Iyo Daah Furnaan appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho,December 28, 2017—Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay isla-xisaabtan iyo daah-furnaan. Mudane Xasan Cali Khayre waxuu rajo ka muujiyey sanadka soo socda ee 2018 Soomaaliya inay u noqon doonto mid ay ka gudubto musuqmaasuqa ragaadiyey sanooyinka badan, isla markaana la gaari doono nidaam ku dhisan isla xisaabtan sharcigu sareeyo. “Xukuumaddeydu waxay xoogga saareysaa isla xisaabtanka iyo daah-furnaanta, waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”.Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dar-daarmay Wasaaradda Maaliyadda in lasii xoojiyo qorshaha la dagaalanka musuqmaasuqa. Iyadoo ay Kormeerkan Ra’iisul Wasaaraha ku weheliyeen xubno ka tirsan golleyaasha dawladda. Puntlandi.com
  20. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta maamulka hawada Soomaaliya oo Muqdisho lagu daah-furay. Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa wasiirro uu ugu horeeyay wasiirka gaadiidka, Xildhibaanno, Saraakiisha ciidanka xoogga dalka, marti sharaf ajaanib ah iyo madax kale. Madaxweyne Farmaajo oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in arrintan ay tahay natiijada dadaal badan “Waxaa sharaf weyn inoo ah inaan marqaati ka nahnay maalintaan taariikhiga ah oo aan dib ula soo wareegnay maamulkii iyo gacan ku heynta hawadeenna, arrintaasi kuma imaanin sida uu wasiirka sheegay wax iska nasiib ah, ee waxay ku timid shaqo badan iyo dadaal badan” Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay cid walba oo ka shaqeysay”Waxaa mahaddeeda iska leh ilaahey waxaa kaloo leh wasiirka iyo wasiir dowlaha iyo maareeyahay iyo guud ahaan howlwadeennada wasaaradda, waxaan kaloo uga mahad-celineynaa hay’adda ICAO oo la shaqeysay wasaaradda muddo dheerna soo maamulayey hawadeenna” Farmaajo waxaa uu intaasi ku daray in shaqadan ay dowladdiisa qabatay “Arrintaani waxay tahay dadaalka ay wadday dowladda 9 bilood ee la soo dhaafay oo aan galinay dadaal iyo shaqo badan sidii aan umadda Soomaaliyeed ee aan mas’uulka ka nahnay aan ugu adeegi laheyn, howshaan aad arkeysaan maanta waxay ku timid wadashaqeyn, waxay ku timid khilaaf la’aan waxaad ogtihiin haddii khilaaf iyo is qab-qabsi uu yimaado dowladda dhexdeeda wax allaala wixii horay loo waday waa aay joogsanayaan .” Madaxweynaha Soomaaliya, waxaa madaxweyne Farmaajo sheegay in badda ay xigi-doonto”Maanta waa maalin Taariikhi ah hawadeenna gacanta ayay noogu jirtaa anagaana maamuleyna tani waa bilow oo ah inaan xoojino qarannimada,waxaa noogu xigi doono in sha allah oo aan gacan noogu jirin inaan soo ceshano maamulka baddeenna muddo kooban dhexdeeda ayaan soo cesho doonaa oo aysan jiri doonin cid ku soo xad-gudubta”. Ugu dambeyntii waxaa uu ka hadlay la-dagaalanka musuqa iyo sida hey’adaha lacagta u ammaaneen Soomaaliya isaga oo soo jeediyay in laga shaqeeyo midnimada, isla markaana bilaabi-doonaan dib u heshiisiin. Goobjoog News Source
  21. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya munaasabada daah furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo hadda ka socota magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xariga jaraya xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya,isagoona halkaasi ka jeedin doona khudbad taariikhi ah oo ka hadleysa muhiimadda ay leedahay soo wareejinta Hawada Soomaaliya iyo dadaalka Dowladda ay ku bixisay. Sidoo kale, Munaasabada waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakiil Ciidan iyo Xubno Wasiiro hore iyo Madax ka tirsan Maamul Gobolleedyada. Munaasabadda xilligan ka socota Xarunta Hey’adda Duulista iyo saadaasha hawada ayaa Madaxweynuhu waxaa uu kormeer ku sameeyay qalabka laga hagi doono Maamulka Hawada, isagoo boggaadiyay howsha socotat. Madaxweynaha ayaa mar loo dhiibay qalabka isgaarsiinta ee laga hago diyaaradaha ku jira Hawada Soomaaliya, isagoo la hadlay diyaarado hawada ku jiray. Waxaa Munaasabadda ka qeyb galaya Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanada labada Gole, Madaxweynaha Galmudug, marti sharaf kale, qeybaha bulshada iyo madax ka socota Hey’adda ICAO. Dowlada Soomaaliya ayaa ku guuelysatay inay la soo wareegto maamulka Hawada Soomaaliya oo tan iyo sanadkii 1991 laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana gacanta ku heysay Hay’adda ICAO. Halkaan hoose ka daawo sawirada Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada Online The post Sawiro: Madaxweyne Farmaajo oo Xariga Ka jaray Xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  22. Muqdisho (Caasimadda Online) – War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ciidamada Mareynkanka ee Africa (Africom), ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya duqeyn diyaaradeed ay ka fuliyeen subaxnimadii 24-kii December 2017-ka koonfurta Soomaaliya laguna dilay 13-malseehiyo oo ka tirsan Al-Shabaab. Sidoo kale,Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka ay sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya,meeshana laga saaro iney kooxaha Argagixisada nabad ku noolaadaan. Mareynkanka ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM iyo Ciidamada Amaanka Qaranka Soomaaliya (SNSF), ay kala shaqeyn doonaan sidii si wada jir ah loogu bartilmaamedsan lahaa xarumaha ay ku tababartaan Argagaxisada,goobaha ganbaadka u ah guud ahaan Soomaaliya iyo Gobolka intuba. Mareynkanka oo kaashanaya saaxiibadiisa caalamiga ah ayaa balaan qaaday iney siinayaan Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo AMISOM iney siinayaan tagaarada dagaalka dhanka ah Kooxaha Argagixisada. Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgalo ka wada gobollada dalka kuwaasoo bur buriyay saldhigyo kooxaha argagixisada ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah dalka,islamarkaana horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku qaarijiyay howlgaladaasi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada Online The post Mareykanka oo ku dhawaaqay tirada Al-Shabaab looga dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  23. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Ciidamada gaarka ah ee Dowladda Soomaaliya ay xalay Degmada Wanllaweyn ku dileen sarkaal dhinaca Maaliyadda u qaabilsanaa Al-shabaab. Wasiirka ayaa Bartiisa Facebook ku qoray in Nabaddoon Macallin Jeelle uu ka mid ahaa AL-shbaaab gaar ahaan qeybta Maaliyadda. Ehellada Nabaddoonka Xalay lagu dilay Wanllaweyn ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada dowladda ay weerar ku qaadeen guri uu ka degganaa Magaalada Wanllaweyn islamarkaana la toogtay. Odayaasha uu nabaddoonka u ahaa Macallin Jeelle ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Meydka Nabaddoonka la geeyay Garoonka Balli-doogle oo ah saldhigga Ciidamada xalay dilay,halkaasna ay Odayaasha iyo saraakiisha saldhigga ku wadahadlayaan. Abaan duulaha Ciidanka Balli-Doogle Korneyl C/Salaan ayaa sheegay in uusan isaga joogin Saldhigga Xilliga weerarkaasi la qaadayay hayeeshee uu Afgooye ka baxay kuna sii socdo Saldhigga Balli-doogle oo ay ku suganyihiin Saraakiisha Ciidamada weerarka qaaday iyo odayaasha uu ka soo jeedo Nabaddoonka la dilay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada Online The post Wasiir Yariisow oo sheegay in Nabaddoon xalay lagu dilay Wanllaweyn uu ahaa Al-shabab appeared first on Caasimada Online.
  24. Muqdisho (Puntlandi) Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa soo dhoweeyay in Soomaaliya lagusooo wareejiyo maamulka hawada, taasoo xafladeeda ay haatan ka socoto magaalada Muqdisho. “Waxaa Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa in hawada dalkeenna maanta kaddib laga maamuli doono magaalada Muqdisho, waxaan rabaa inaan u sheego shacbiga in dadaalo badan socdaan loona baahan yahay dal iyo dibad in la taageero dowladnimadda maadama aan iyada wax ku nahay. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa u mahad celiyay cid kasta oo ka qayb qaadatay dib usoo celinta maamulka hawada Soomaaliya. Puntlandi.com