Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    204,994
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Bishii December ee sanadii 2017 waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ka dhacay dilal kala duwan oo loo geystay dad u shaqeeynaayay dowlada Federaalka ah ee Somalia. Dadka la dilay ayaa waxaa ku jiray dad shacab ah oo maleeshiyada al-Shabaab ay u arkeen kuwo kasoo horjeeda danahooda isla markaana la socday ama saaxiib la’ahaa dad u shaqeynaayay dowlada Federaalka ah ee Somalia. Dilalka ugu badan ayaa Bishii December ee sanadii 2017 ka dhacay Degmooyinka Hodan, Dharkiinley iyo Xamarweyne. HOOS KA AKHRISO TIRADA DILALKA DHACAY DECEMBER EE LA OGYAHAY 1- December 9, 2017, Waxaa Xaafada Siliga ameerikaanka ee Degmada Dharkenley lagu dilay nin la sheegay inuu kamid ahaa dadka degaanka oo dilkiisa loo adeegsaday Qori AK47. 2- December 10, 2017, Maleeshiyaad ku hubeysnaa bastoolado ayaa xaafada Seybiyaano ee degmada Hodan Gobolka Banaadir ku dileen Gabar lagu magacaabi jiray Ridwaan Salaad oo ka tirsaneyd Booliska Soomaaliya. 3-December 12, 2017, Maleeshiyaad ku hubeysnaa Bastoolad ayaa gudaha Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dilay nin lagu magacaabo Tima Jilac oo ka tirsanaa qeybta Lacag aruurinta Shirkadda Nadaafadda ee Green Life oo qeyb ka ah Shirkadda Ecco oo mas’uul ka ah Nadaafadda Gobalka Banaadir. 4- December 12, 2017, Maleeshiyaad ku hubeysnaa bastoolado ayaa Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ku dilay wiil dhalinyaro ah, kaa oo saaxiib un la ahaa ciidamada dowlada ee ka howlgala Degmada, mana uusan aheyn shaqaale dowladeed. 5- December 12, 2017, Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa agagaarka Masaajidka Sheekh Cali Suufi oo ku yaala Isgoyska KPP ee Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ahaa oo aan la garaneynin waxa uu ahaa. 6- December 14, 2017, Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgooyska Sanca lagu dilay laba ruux oo la sheegay inay horay u dileen askar ka tirsan dowlada oo qoryaha ay ka qaaten dilka kadib. 7- December 15, 2017, Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa Degmada Howlwadaag, gaar ahaan Xaafada 5-ta geed ku dishay wiil dhalinyaro ah, waxayna halkaasi ka qaadeen maydka ruuxa ay dileen. 8- December 23, 2017, Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dilay Guddoomiye Laameed la sheegay in muddo fog uu ka shaqeynaayay Degmada, waxaana dilkiisa fuliyay Maleeshiyaad la socday Mooto. 9- December 23, 2017, Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Xaafada Via Roma ee degmada Xamarweyne ku dilay Wiil Dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ka mid ahaa Shaqaalaha cusub ee Gobolka Banaadir. 10- December 23, 2017, Rag ku hubaysnaa bistoolado ayaa Degmada Xamar weyne ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada Nabad Suggida kaa oo magaciisa lagu soo koobay Ayaanle . 11- December 27, 2017, Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dilay qof shacab ah, waxa ayna wateen Mooto Bajaaj xiliga ay dilka geysanayeen. 12- December 27, 2017,Qof meyda oo karfaneysnaa ayaa waxaa laga helay Goob Ganacsi oo ku taalla agagaarka Kawaanka Malayga ee degmada Xamarweyne gobolkan Banaadir. Si kastaba ha ahaatee, dilalka dhacay Bisha December ayaa noqonaaya dilal aad u yar marka loo eego dilalkii horay u dhacay bilihii tagay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Imisa dil ayaa ka dhacay Muqdisho Bishii lasoo dhafay ee ugu danbeysay sanadkii 2017 appeared first on Caasimada Online.
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Qadar ayaa Imaaraadka Carabta uga digtay inay ka faa’iideysato itaal darada heysata Dowlada Somalia oo iminka kasoo kabaneysa burburka daashaday. Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani ayaa digniintiisa ku sheegay mid ku xeeran dhaqdhaqaaqyada Siyaasadeed ee Imaaraadka ak dhexwado Somalia ee lagu carqaladeynaayo Siyaasada qunyar socodka. Waxa uu Mr Sheekh Tamim bin Xamad sheegay in Somalia aysan ka bixi Karin faragalin shisheeye waxa uuna ku taliyay in dowlada Imaaraadka aysan ka dhex faa’iideysan dhibaatooyinka ka jira Somalia. Sheekh Tamim bin Xamad, waxa uu sheegay in faragalinta Imaaraadka ee Samalia ay sababi karto laba arrin oo halis galinkarta Rajada Somalia sida: 1-Burbur Siyaasadeed iyo mid amni oo ka dhalata Somalia, waxa uuna taa ku sheegay inay saameyn karto dalalka dariska la’ah Somalia ee iminka nabdoon. 2-Hoos u dhac ku imaada heerkii laga filaayay Somalia oo la jaanqaada dalalka dhigeeda ah, taa oo uu Sheekh Tamim bin Xamad ku micneeyay mid xanuunjin karta dowldaha kaalinta ka qaadanaayay kabashada Somalia. Sheekh Tamim bin Xamad, waxa uu tilmaamay in faragalinta Imaaraadka Carabta ay tahay mid qaawan oo leysaga horgeynaayo muxaafid iyo mucaaradka, waxa uuna ka digay in rajo beel lagu rido Somalia. Dowlada Qadar ayaa garabsi Siyaasadeed ku heysata Somalia taa oo bilaabatay tan iyo wixii ka danbeeyay go’aankii ay Somalia ka qaadatay xiisada Khaliijka. Docda kale, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani ayaa Madaxda Qaranka iyo dhinacyada mucaaradka ugu baaqay wadahadal si loo dhammeeyo qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhex aloosan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Qadar oo Imaaraadka uga digtay laba arrin oo halis galinkarta Rajada Somalia (Maxay yihiin) appeared first on Caasimada Online.
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Maamulka Puntland ayaa daboolka ka qaday in maleeshiyaadka al-Shabaab ay kusii kordhayaan deegaano dhowr ah oo ka tirsan maamulka. Maamulka ayaa tilmaamay in maleeshiyaadkaasi ay kasoo carareen Gobolada Somalia, gaar ahaan kuwa ay ka dhacaan duqeymaha ay fuliyaan diyaaradaha Mareykanka. Mid kamida Saraakiisha maamulka oo u waramaayay Idaacada KNN ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay sii kordheyso tirade al-Shabaabka Puntland, isla markaana deegaano dhowr ah lagu arkayo al-Shabaab cusub oo aan horay u joogin. Saraakiisha ayaa farta ku goday in ay heleen xogo dhameestiran oo muujinaya in Horjoogayaal iyo dagaalamayaal ka badan 150 ay galeen dhulka Buuraha ee Puntland. Saraakiishan ayaa walaac ka muujiyay dhaqdhaqaaqyada ay maleeshiyaadka ka dhexwadaan deegaanada maamulka waxa ayna tilmaameen inay bilaabi doonaan howlgalo joogta ah oo lagula dagaalami doono maleeshiyaadkaas. Maleeshiyaadkan ayaa ku biiray maleeshiyaad kale oo ka tirsan Shabaab oo hore ugu sugnaa Deegaanada Puntland. Dhinaca kale, Saraakiisha maamulka ayaa cadeeyay inay la socdaan dhaqdhaqaaqa tirade ku dhex jirta bulshada ee qaabka Sirdoon ugu shaqeysa al-Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Puntland oo ka hadashay qulqulka al-Shabaabka deegaanadeeda & Tirada ugu danbeysay ee gudaha u gashay oo la ogaaday appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Somalia Maryan Aweys Jaamac ayaa si kulul uga hadashay dadka caadeystay inay qashinka ku daadiyaan Xeebaha dalka. Wasiir Maryan ayaa dadkaasi ku eedeysay in qashinka ay kasoo fogeeyan guryahooda isla markaana usoo fogeeyan Xeebta, waxa ayna talaabada noocaasi ku sheegtay mid nasiib darro ah. Maryan waxa ay dadka shacabka ah ee ku nool eeryada Xeebah ugu baaqday in ay ilaashadaan degaankooda, waxa ayn xusuusisay in dhibaatada ka dhalata qashinkaas ay dhibaato u geysan karto. Dadka waxa ay ugu baaqday in wasaqda laga ilaaliyo xeebaha Soomaaliya, iyadoo sheegtay in dhibaatada ugu sukeysa ee ka dhalaneysa ay tahay Hawada oo wasaqeysan. Dhinaca kale, Ciidamada ayey ugu baaqday inay ka hortagaan dadka haleynaaya Xeebaha waxa ayna soo jeedisay in sharciga lala tiigsado dadka ceynkaasi ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasiir Maryan oo dadka shacabka ah uga digtay hal arrin oo saameyn weyn ay ka dhalankarta appeared first on Caasimada Online.
  5. In a message that Ugandan media houses were compelled to broadcast, President Museveni blasted religious leaders who criticised the age limit constitutional amendment. The Ugandan parliament recently amended the constitution removing age limits for presidential candidates, extending the term of elected officers of government from 5 to 7 years and restoring presidential term limits. The amendment was very controversial, sparking off numerous physical fights in parliament, protests on the street and condemnation from religious leaders. Instead of working for the independence of Africa, they are always in cahoots with foreigners – encouraging the latter to meddle in our affairs. In his end of year message to the country, President Museveni accused religious leaders of pushing the agenda of foreign forces striving to meddle into the affairs of Uganda. According to the president, these church leaders ought to have talked more about what he calls the “the strategic goals of our dear Africa.” The five strategic goals set by past African leaders, he says, included regaining independence; attaining democracy; working for the prosperity; guaranteeing our strategic security through the political integration of as much of Africa as possible in the form of political federations like the East African Federation; and guaranteeing the survival of our identity as Black People without losing our languages, culture, customs, foods etc., to avoid becoming Black Europeans. “To some of those elements, the five strategic goals do not exist. What, apparently, matters to them is political power for the political groups they fancy,” charged the president. ‘‘Instead of working for the independence of Africa, they are always in cahoots with foreigners – encouraging the latter to meddle in our affairs.’‘ The president went ahead to call religious leaders out on what he called ‘arrogance’ bordering on ‘betrayal’. “This is assuming they do not have evil intentions which would be worse. That would make them into the Kayaffas, the Chief Priest that betrayed Jesus.” His inspiration from the bible was also extended to the 317 members of parliament who voted in favor of lifting the age limit. . “Remember what Jesus said in Matthew Chapter 5 Verses 11-12. It says: “Blessed are you when they revile and persecute and say all kinds of evil against you falsely for my sake. Rejoice and be exceedingly glad, for great is your reward in heaven, for so they persecuted the prophets that were before you”. “Therefore, NRM cadres and all patriots; false accusations are nothing for we transcended the firing squads of Idi Amin, the extra-judicial killings, the imprisonments, the losing of comrades in battles, etc.” The message was derided on social media by Ugandans who had already expressed shock that all media houses in the country had to broadcast the president’s address; I salute the 317 MPs who defied intimidation, malignment, and blackmail and opted for a flexible Constitution to deal with destiny issues of Africa. The 317 are like the 28 cadres of Montepuez, 43 fighters who attacked Kabamba, 232 MPs who opened up term limits #M7Address2018 — Don Wanyama (@nyamadon) December 31, 2017 Source: – Africa News The post Uganda;Museveni calls religious leaders traitors in New Year’s message appeared first on Caasimada Online.
  6. Eight years ago, Khadija Abdi fled the fighting and chaos in Somalia that killed her father and brother and made it across the border to a refugee camp in southern Ethiopia. Life isn’t so bad here, she says. Tents have gradually been replaced by huts. She is safe, and her daughter goes to school. The problem: There’s not enough food. “Three times this year, rations have been cut,” Abdi, 40, said of their monthly allotment of grain, pulses, cooking oil and salt. Beset by funding shortages, the U.N. World Food Program has reduced the daily calorie intake for the 650,000 refugees it feeds in Ethiopian camps by 20 percent, leaving them with an average allowance of just 1,680 calories a day. According to the U.S. Department of Agriculture, men need on average about 2,500 calories a day, women about 2,000. If new funds do not come by March, the refugees will see a further drop, to about 1,000 calories a day. Meanwhile, nearly 10,000 new refugees, mostly from war-torn South Sudan, arrive every day. “It’s the huge demands that have outstripped donors’ ability to keep increasing funding,” Smerdon said. With near-famines in South Sudan, Yemen, Nigeria and Somalia, as well as a string of protracted conflicts and refugee crises in places such as Syria and Ethiopia, the need is simply too great. In 2016, the WFP needed $8.84 billion and received $5.92 billion, including the United States’ $2 billion. A year later, the need rose to $9.6 billion, but funding was just $5.96 billion — a slight uptick but a bigger shortfall. There is no reason to expect 2018 needs to shrink as conflicts continue unabated. “The donors are giving more, but I am concerned and worried that this cannot continue,” Smerdon said. “It’s only development that’s going to fix the problem. We are just the Band-Aid.” A Band-Aid, however, that is everywhere. The WFP funding cuts will affect a staggering number of people. In Syria, where a six-year-old civil war is slowly winding down amid massive devastation and displacement, the WFP has been able to feed fewer people every month, dropping from 4 million in November, to 3.3 million in December and an expected 2.8 million next month. In Yemen, where a civil war and a foreign blockade make it hard just getting food into the country, half of the 7 million people fed by the WFP are on 60 percent rations (1,260 calories a day). Similarly in Somalia, where 3 million people receive assistance, the WFP has had to suspend rations for many and reduce them for others. In Kenya’s sprawling Dadaab refu­gee camp, the ration cuts have put many of the more than 200,000 Somali residents into debt and forced them to go back to precarious lives in conflict-ridden Somalia in return for money to pay off their loans. so far in Ethiopia, in contrast, there has been no pressure from the government to repatriate Somalis, and what little most refugees hear about what’s going on there — including a truck bomb in Mogadishu in October that killed more than 500 people — keeps them from wanting to return. “I think about my father and my brother, and I don’t want to go back,” Abdi said. “When I heard the story of the bomb in Mogadishu, my mind went back to what happened eight years ago.” Before she made it to Ethiopia, Abdi and her family fled from city to city to escape the fighting that eventually claimed her father and brother. Lately, the camps in this area have been receiving U.S.-donated white sorghum, a grain used for food and animal fodder in many parts of Africa — but not in Somalia. The Somali refugees abhor the taste, and worse, can’t sell it to the local community. Most camp residents try to sell some of their monthly allotment of grain to buy things aid agencies don’t provide, such as milk, sugar and clothing. “The white one makes the animals sick when they eat it, never mind the humans,” said Mohammed Isak Hassan, who fled Somalia’s al-Shabab militant group nine years ago and now teaches children with developmental disabilities in the Bokolmanyo camp, not far from Melkadida. He also lamented that the ration of enriched CSB+ flour, popular with his five children, had been cut from three pounds a month to one. He eyed with suspicion the dried kidney beans now being distributed in place of the more familiar lentils. “It’s not just food for them, it’s income to meet the needs for what we don’t provide,” said George Woode, head of the U.N. refugee agency’s local office, about the ration. “It’s a bartering system.” As the cycle of conflict and refu­gee flows continues around the world, there is a glimmer of hope at least for those in Ethiopia, where in 2016 the government pledged to boost ties between the refugees and the host communities and help them initiate their own income-generating activities, including partnership ventures. The government has also promised to reserve some jobs for refugees in new industrial parks. These southern Ethiopian camps are among the best suited for this experiment in making refugees more self-sustaining because the members of the host community, Ethiopians of Somali origin, speak the same language as the refugees and in many cases are from the same clans. “What we are looking at more and more is a shift from basic services and basic assistance to self-reliance,” Woode said as he detailed plans for micro-credit schemes and vocational training.One of the most ambitious projects involves taking 24,700 acres of land donated by the Ethiopian government and irrigating it, letting both refugees and locals farm it. The project, already underway, could ultimately sustain much of the drought-stricken area’s population. For now, there are many mouths to feed. “When you have the same pot of money to support a growing number it just means everyone is going to get less,” said Leighla Bowers, the WFP’s Ethi­o­pia spokeswoman. “The fact of the matter is refugees just keep coming in.” Source: – Washingtonpost The post A widening budget gap is forcing the U.N. to slash food aid to refugees appeared first on Caasimada Online.
  7. Wasiirka qorshaynta dowladda federalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta oo talaaado ah ku wajahan degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo si weyn loogu diyaar garoobayo soo dhowayntiisa. Booqashadiisa waxay ahaandoontaa markii ugu horeysay oo wasiir katirsan dowladda federalka soomaaliya uu booqdo magaalada Badhan oo kamid ah magaalooyinka ka degsan laamiga ah ee uu horumarka haatan ka socdo. Maamulka gobolka Sanaag ee Puntland iyo shacabka reer Badhan ayaa diyaar garow xoogan ugu jira sidii ay usoo dhowayn lahaayeen wasiir Jamaal oo maalmahaan socdaal ku jooga Puntland. Socdaalka wasiirka qorshaynta ayaa salka ku haysa wadda-tashiyo uu laleeyahay bulshada iyo dowladda Puntland, waxaa sidoo kale wararku sheegayaan inuu hordhac u yahay socdaal uu todobaadka soo socda madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Faramajo ku imaandoono Garowe. Puntlandi.com
  8. Ra’isilwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa soo bandhigay waxyaabaha ay ku tilaabsatay xukuumadiisa muddadii yareyd ay jirtay. Ra’isilwasaare Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ku guuleeystay in Dhinacyada Amniga iyo hormarka ay ku Tilaabsatay Xukuumadiisa. Ra’isilwasaaraha ayaa sheegay in Dowlada ay bixisay mushaaraadkii ay xaqa ay u lahaayeen shaqaalaha Dowlada. Waxa uu sheegay in sanadka soo socdo in Xukuumada ay ku tilaabsan doonto hormar intaan ka badan isaga oo shacabka Soomaaliyeedna ugu baaqay in ay taageeraan Dowlada. Hoos ka dhageyso Codka Ra’isilwasaaraha http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/Cod-RW-Kheyre.mp3Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post RW kheyre” intii yareyd oo Xukuumada ay Jirtay Hormar Balaaran ayeey ku Tilaabsatay” appeared first on Puntland Post.
  9. Are you constantly playing video games and whenever you step away from this, your fingers are itching to get back? You could have a mental disorder. Source: Hiiraan Online
  10. Humanitarian crises around the world will worsen next year, with no let-up in civil wars in Africa, near-famines in war-torn regions and the threat of extremist violence, a Geneva-based think-tank warned. Source: Hiiraan Online
  11. Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo oo shir ku yeeshay degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa kasoo horjeestay qorshe maamullo loogu sameynayo degmooyinka gobolkaasi. Waxay waxgaradkan sheegeen in hadda aysan macquul ahayn in la sameeyo maamullo cusub, balse loo baahan yahay in laga shaqeeyo amniga iyo sidoo kale kala dambeynta. Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo kamid ah waxgaradkan ayaa u sheegay Goobjoog News, in Jubbaland looga baahan yahay iney ka shaqeyso waxyaabaha ay dadka u baahan yihiin. “Hadda ma arko iney jirto baahi loo qabo maamullo kale oo la sameeyo, degmooyinka waa ay kala xiran yihiin, meel Luuq 2-km u jirta Nabadoon ayaa lagu gowracay, qof banaanka aadi karto malahan, marka waxaa la doonayaa oo kaliya in laga shaqeeyo sidii nabad loo dhalin lahaa” ayuu yiri Ugaaska. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo ku sugan Gedo ayaa wada dedaal badan oo ku aadan sidii isbedallo loogu sameyn lahaa maamullada ka jira degmooyinka gobolkaasi. Goobjoog News Source
  12. Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa oo gaaray Degmada Baled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa halkaasi ka furaya Shir ku saabsan sameeynta Gole deegaan oo degmadaasi ay yeelato. Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in muhiim ay tahay in degmadaasi laga dhiso gole deegaan oo daboola baahiyaha kala duwan ee degmadaasi Baled-xaawo. Shirkaasi oo maanta oo Talaado ah furmaya ayaa waxaa daah furaya Wasiir Juxa waxaana goobtaasi ku sugan masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland iyo Maamulka Degmada Baled-xaawo. Wasiirka kama aanu hadlin xiisadihii baryihii ugu dambeeyay ka taagnaa degmada Baled-Xaawo oo ku aadanaa Dowlada Kenya oo soo xadgudubta xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Wafdiga wasiirka juxa ayaa isla maanta markii ay daah furaan shirkaasi dib ugu soo laaban doono magaalada Muqdisho. Hoos ka Dhageeyso Codka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/Cod-Wasiir-Juxa.mp3Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Wasiir Juxa oo Baled-Xaawo ka Furaya Shirka Dhismaha Golaha Deegaanka appeared first on Puntland Post.
  13. Kenya Defence Forces soldiers on Sunday killed five suspected Al-Shabaab militants believed to have been involved in the attack on Ijara Police Station in Garissa. Source: Hiiraan Online
  14. Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa iyo wafdi uu horkacayo oo shalay Doolow tagay ayaa isla galabtii u gudbey magaalada Beled-xaawo iyaga oo booqday xadka labada dal iyo goobaha ay ku soo xad-gudbeen Kenyaanka. Wasiir Juxa waxaa isaga iyo wafdigiisa ay booqdeen xadka, iyaga ay wehliyaan dad khubaro ah oo xeer-dheer xadka, waxaa kale oo ay dhageysteen dadka reer Beled-xaawo kuwaas oo Juxa uga war-bixiyay sida ay wax u jiraan, In kasta oo xalay wasiirka iyo wafdiga la socday ay dib ugu soo laabteen Dolow hadana lama oga waxa u qorsheysan saaka iyo in ay mar kale ku noqon-doonaan iyo in kale. Shalay ayey aheyd markii golaha shacabka soo saareen qodobo muhiim u ahaa arrimaha xadka sida: Guddiga waxaa uu arkey in xiriir ha ujeeda ah uu ka dhaxeeyo soo gelitaanka ciidamada Kenya ee Balad Xaawo ay u soo galeen arrimo la xiriira dariga iyo muranka badda. Guddiga waxaa uu cambaareeyay isku-day dhul boob oo ay wadaan Kenyaaka. Guddiga waxaa uu boggaadiyay shacabka Beled-xaawo oo si geesinnimo leh uga hortagay taangiyada Kenya. Xukuumadda waxaa loogu baaqay in ka bixiso jawaab mas’uuliyeed , loona diro guddi wasiirro ah iyo goleyaasha baarlamaanka. Guddiga waxaa ay arrinta Beled-xaawo u qabteen guddi ka kooban 5 xubnood oo la socon-doona xaalada Beled-xaawo. Wararkan oo faah-faahsan kala soco, Goobjoog News Source
  15. Wasaarada caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in dhowaan ay deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ka bilaabi doonaan talaalka cudurka Jadeecada. In ka badan Hal Milyan oo carruur ah, kuna nool deegaannada Puntland ayeey wasaaraddu sheegtay in laga talaali doono Jadeecada. C/naasir Cismaan Cawke, wasiirka caafimaadka Puntland ayaa sheegay in Lixdii bil ee ugu dambeysay loo soo sheegay 1,800 kiis oo cudurkaasi ah. Waxa uu wasiir Cawke ku baraarujiyey waalidiinta iney ka qeybqaataan talaalka cudurka Jadeecada. “Macquul ma ahan in talaalkii oo yaalla ay carruurteena u dhintaan sabab la xiriirta Jadeecada, carrurteenna aan talaalanno si aan u badbaadsanno” ayuu yiri wasiirka. Cudurka jadeecada ayaa kamid ah cudurada dilaaga ah, waxaana la sameeyaa dedaal badan oo lagaga hortagayo. Goobjoog News Source
  16. In a message that Ugandan media houses were compelled to broadcast, President Museveni blasted religious leaders who criticised the age limit constitutional amendment. Source: Hiiraan Online
  17. Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/hoose Ayaa waxa ay sheegayaan in Halkaasi qarax lagula eegtay Ciidamo katirsan kuwa AMISOM. Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeeyso Degmooyinka Baraawe iyo Buula Mareer ee Gobolka Sh/Hoose. dadka Deegaanka ayaa ku waramaya in Jugta qaraxa oo aheyd mid culus laga maqlay deegaano badan oo katirsan Gobolka Sh/hoose. Sida wararka ay intaasi ku darayaan qaraxa ayaa haleelay mid kamid ah gaadiidka AMISOM waxaana ka soo gaaray qasaare aan ilaa iyo iminka si rasmi ah loo ogeeyn. Ciidamadii qaraxa la la eegtay ayaa fariisin ka sameeystay goobta qaraxa uu ka dhacay iyga oo halkaasina ka sameeyay howlgalo. Warar Al-Shabaab ay ku faafiyeen baraha Bulshada ayeey ku sheegteen masuuliyada qaraxaasi iyaga oo sheegay in AMISOM qasaare badan uu ka soo gaaray. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamada AMISOM oo Qarax Miino lagula eegtay Gobolka Sh/Hoose appeared first on Puntland Post.
  18. The Chinese-built 756-km electrified rail project connecting landlocked Ethiopia to Djibouti officially started commercial operations on Monday with a ceremony held in Ethiopia's capital Addis Ababa. Source: Hiiraan Online
  19. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay Pakistan been iyo inay dhagar ay ku sameeyaan Mareykanka xilli lacag Balaayiin ah oo ay kaalmo ahaan ay uga hesho . Trump ayaa sanadkaan Twitterka waxaa uu ku soo qoray qoraalkiisii uu uga hadlayey Pakisatan waxaa uuna yiri “Pakistan waxay hooy u tahay argigixisada”. Pakistan ayaa dhankeeda si caro leh ugu jawaabtay hadalka uu soo qoray Trump “dhammaan maalgalinta waxay ku xirantahay xisaab iyo marmarsiino, Trump waxaa uu dareemayaa qaraarka jabkii ka soo gaaray Mareykanka Afghanistan”. Waxaa kale oo la sheegayaa in Mareykanka ka fiirsan-doono illaa $250 Milyan oo horay ugu ballan-qaaday Mareykanka in uu siin-doono Pakistaan. Goobjoog News Source
  20. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has stepped up training of Somali security forces in efforts to counter widespread use of explosives ahead of exit from the Horn of Africa nation. Source: Hiiraan Online
  21. 2017 has turned out to be another anus horribilis for journalists throughout Somalia. The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) recorded during the year four journalists killed, 12 wounded, while 22 journalists were arrested and 8 beaten up, or threatened with death or imprisonment. Source: Hiiraan Online
  22. Eight years ago, Khadija Abdi fled the fighting and chaos in Somalia that killed her father and brother and made it across the border to a refugee camp in southern Ethiopia. Source: Hiiraan Online
  23. Somali prosecutors have filed charges against five men in connection with the Oct. 14 truck bombing in Mogadishu that killed 512 people — the single deadliest terrorist attack in African history. Source: Hiiraan Online
  24. Mudisho-[Puntland Post]-Xildhibaan Maxamuud Mashruuc oo ka tirasan golaha Aqalka sare ee Soomaliya ayaa markii ugu horaysay ka digaya in Ciidamada Dawlada iyo garsoorka dalka loo adeegsado dano gaar ah oo dadka lagu dhibaataynayo. Xildhiban Maxamuud Mashruuc ayaa sheegay in dhacado xanuun badan oo Fool xun ay ahayd weerarkii lagu qaaday Senator Cabdi Cawaale Qaybdiid islamarkaan lagu xad gudbay Xasaanadiisa. ‘’Waa dhacdo Fool xun oo aan la garan Karin waxa lagu macnan karo Senator Aqalka sare ka tirasan oo gurigiisa la weerary waxana madaxda dawlada ugu baaqayaa in si dag dag ah shrciga loo hor keeno cidii ku lugta lahayd weerarkasi.’’ Sanator Maxamuud Mashruuc ayaa sida oo kale waxa uu sheegay in aan laga mashquulin Hay,addah Amniga waa jibadkii loo igmaday ee ahaa soo celinta nabada iyo kala dambenta dalka. Maxamuud Mashruuc oo ka tirasan Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa ugu damben sanadka cusub ee 2018 bulshada soomaliyeed u rajeeyey hormar iyo Nabad galyo. Cabdiqani Boos Puntland Post The post Xildhibaan Maxamuud Mashruuc oo ka hadlay Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Cawaale Qaybdiid. appeared first on Puntland Post.