Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wararka ka soo baxaya magaalada Muqdisho ayaa tibaaxaya in maanta si weyn oo aan loo kala harin ay beesha Hawiye garoonka Dayaaradaha ee Aden Cade ugu soo dhaweyeen Wasiirka Cusub ee loo magacaabay Wasaarada Arimaha Gudaha Mudane Cabdi Maxamed Sabriye. Soo dhaweynta Wasiirka oo caadifad weyn iyo jibo qabiil ka muuqtay, ayaa waxaa horboodayey oo ka qeyb galay, khudbado xamaasadeedsana ka jeediyey xubno ka tirasan golaha Wasiirada Dawlada Federaalka Somaaliyeed, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Xildhibaano ka tirsan labda gole, Siyaasiin hore, Oday dhaqameedyo iyo xubno ka socday ururada bulshada. Soo dhaweynta Wasiirka ayaa u muuqtay dhoolotus siyaasadeed oo beesha Hawiye ku muujinayso sida ay ugu farxsan yihiin, ee ay u afduubeen taladii dalka, isla markaana ay mar kale u hantiyeen xilka iyo masuuliyada Wasaarada Arimaha Gudaha, oo ay mudo sannad ku dhow ay ku taamayeen, halgana adagna u galeen sidii ay gacantooda ugu soo noqon laheyd,xilkan oo ay beeshu haysay mudadii 27 sano ee ina soo dhaaftay. Waxaa yaab laheyd oo soo dhaweynta qabiil ee Wasiirku mideysay oo isu keentay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka ah iyo Xubno lagu ogaa in ay ka mid ahaayeen ururada argagixisada ah ee Xisbul Islaam iyo Shabaab oo uu ka mid ahaa Ugaas Cabdi Daahir. Isku soo wada duub waxay soo dhaweynta Wasiirku marada ka feyday, oo ay banaanka soo dhigtay tuhunkii shacbiga Somaaliyeed iyo Beesha Caalamkuba qabeen ee aheyd in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu go’doon siyaasadeed ku yahay guriga Madaxtooyada ee Villa Somalia. Halkan ka daawo jibada soo dhaweynta Wasiirka cusub ee Arimaha Gudaha.
  2. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Maanta soo kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu dhammaaday. Garoonka cusub ee diyaaradaha magaalada Garoowe oo loo dhisay qaab casri ah ayaa la filayaa in si rasmi ah loo daah-furo 8 bishaan Jen,waxaana furitaankiisa ka soo qeyb galaya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Farmaajo,sid qorshuhu yahay. Madaxweynaha Puntland oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka socotay labada Gole ee dowladda iyo maamulka gobolka Nugaal ayaa Maanta kormeeray dhammaan qeybaha uu ka koobanyahay Garoonka cusub,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada oo Warbaahinta loo qeybiyey. Mudane. Gaas ayaa xaqiijiyay in Garoonka loo dhisay sidii loogu talo galay,islamarkaana uu noqon doona mid u shaqeeya sida garoomada Adduunka. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Gaas oo sheegay in Garoonka diyaaradaha Garoowe uu noqon doono sida garoomada Adduunka. appeared first on Puntland Post.
  3. Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanata oo taariikhdu tahay 06 January 2018 soo kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay. Kormeerka ayaa waxaa Madaxwaynaha ku wehelinayay Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada ee dawladda Puntland, wasiir ku xigeenka wasaaradaasi, maamulka gobolka nugaal, kan degmada Garoowe, masuuliyiin isugu jiray wasiiro, xildhibaano, saraakiil katirsan Madaxtooyada dawladda puntland, iyo masuuliyiin kale. Madaxwaynaha dawladda Puntland ayaa ugu horayn soo kormeeray dhammaan dhismaha garoonka, isagoona Madaxwaynuhu dul istaagay qaybaha uu ka koobanyahay garoonka cusub, madaxwaynaha, ayaa xog waraystay shaqaalaha kashaqeeya dhismahaasi, sidoo kale Madaxwaynaha ayaa ku amaanay masuuliyiinta wasaarada duulista iyo hawda ee puntland sida wanaagsan ee ay uga soo baxeen shaqadii loo igmaday, isla markaana waxaa uu Madaxwaynuhu xaqiijiyay in garoonka loo dhisay sidii uu qorshuhu ahaa ee loogu tala galay, madaxwaynaha dawlada puntland ayaa sheegay in dhismaha cusub ee garoonka xadhiga laga jari doono 08 january 2018. Dhinaca kale Madaxwaynaha ayaa xaqiijiyay in dhismaha garoonku uu marayo wejigii ugu danbeeyay, isla mar ahaantaana uu garoonku noqon doono mid u shaqeeya sida garoomada aduunka. Ugu danbayn Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kula dar daar may hawl-wadeenada gacanta ku haya dhismaha garoonka diyaaradaha Garoowe ilaa inta lagala wareegayo dhismaha cusub in ay sii wadaan shaqadooda. Puntlandi.com
  4. Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Banii’aadanimada,Mark Lokoc ayaa ka digay in haddii aan wax laga qaban xaaladda dalka Yemen ay ka dhacayso musiibadii ugu xumeyd muddo ku siman 50 sano. Mr.Lokoc oo wareysi siinayey Aljazeera ayaa ku tilmaamay xaaladda haatan ee waddanka Yemen in ay u muuqato meel Qiyaamihii ka dhacay,wuxuuna sheegay in Sanduuq gaar ah laga sameyn doono Qaramada Midoobay,si loogu taageero gargaarka deg degga ah,sanduuqaas oo noqon doona kii ugu weynaa ee gargaar ah taariikhda Qaramada Midoobay. Hadalkiis ayaa ku soo beegmay xilli Xafiiska Isku dubbarida Arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay uu soo saaray warbixin ku baaqaysa in gurmad deg deg ah lala gaaro waddanka Yemen bilowga sannadkaan 2018,iyadoo ay ka sii darayso colaadda dalkaasi. In ka badan 22 malyan oo ruux ayaa u baahan ilaalin iyo gargaar banii’aadannimo,kuwaasoo in ka badan 11 malyan oo kamid ah ay u baahan yihiin gurmad deg deg ah,sida warbixinta lagu xusay. Sidoo kale dadka rayidka ah ayaa wajahaya khatar weyn oo uga imaanaysa dhinacyada dagaallamaya,waxaana ilaa iyo haatan dhimashadu gaaraysa in ka badan 8000(Sideed kun),halka saddex malyan oo kalena ay ka carareen guryahooda. Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ku dhowaad 18 malyan oo ruux aanay haysan cunto nadiif ah,halka 16 malyan oo kalena ay harraad u dhimanayaan. Hay’adaha gargaarka ayaa Is-bahaysiga Sacuudiga ka dalbanaya in ay go’doonka ka qaadaan dalka yemen,si gurmad loo gaarsiiyo. Xigasho: Aljazeera Arabic PUNTLAND POST Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Qaramada Midoobay oo dalka Yemen ku tilmaantay meel Qiyaamihii ka dhacay. appeared first on Puntland Post.
  5. HARGEISA— President of Somaliland, Hon. Musa Bihi this week is due to embark first foreign tour after taking office in December, to Djibouti. According to information close to the presidency confirm that the Head of State has received an official invitation from Djibouti counterpart, His Excellency, Ismail Omar Gueleh. The current foreign affairs minister and the minister for justice are due to travel the president to Djibouti. Djibouti is said to have played a key role in the presidential election campaign held in Somaliland last year where the ruling Kulmiye party presidential candidate, the incumbent president defeated his main rival, the former parliament speaker, Abdirahman Irro by landslide victory. The president’s visit to Djibouti aims at further enhancing bilateral ties between the two countries. The high-profile visit will boost cooperation between the two countries in several sectors including trade, combat terrorism and piracy in the region. Somaliland President, Musa is to hold bilateral discussions with Djibouti counterpart, Ismail Omar to boost the bilateral relations. Djibouti does not recognize Somaliland as an independent state but sticks on its declaration that Somaliland is still part of Somalia. It is not known for how long is the visit going to take as far as President, Musa’s visit to Djibouti is concerned. The Head of State has received Djiboutian representative to Somaliland at the presidency a couple of days ago.
  6. Nin Soomaali qaxooti ah ayaa kufsaday haweeney kalkaaliso ah oo ka shaqeynaysay Isbitaal ku yaalla magaalada Rome,sida laga soo xigtay Jaraa’idka Waddanka Talyaaniga. Warbaahinta Talyaaniga ayaa ku warrantay in ninkaan oo da’diisu tahay 38 jir uu kufsi u geystay haweeney Kalkaaliso ah oo ku jirtay Qeybta Shaybaarka ee Isbitaalka Sant’Eugenio. Haweeneyda oo da’deeda lagu sheegay 43 sano jir aya shaqeynaysay xilliga tacaddiga loo geystay,sida ay qortay Jaraa’idka Maxalliga ah. Ninka kufsiga geystay ayaa la sheegay in uu dhar ka soo xaday kalkaaliso kale oo Isbtitaalka ka shaqeysa,si aanay u garan haweeneyda uu tacaddiga u geystay,taasoo keentay in aanay dareemin ilaa uu dharbaaxo ku bilaabay,inkastoo iyaduna iskacaabisay,sida ay soo weriyeen shaqaalihii Caafimaadka. Mas’uuliyiinta Amniga magaalada Rome ayaa sheegay in markii dambe la qabtay shakhsiga tacadiga ku kacay oo muddo 5 sano ah qaxooti ku ahaa Talyaaniga,balse ma ay xusin magaciisa. Kufsiga ayaa dhacay habeenkii damaashaadka sannadka Cusub,waxaana mar ninkaan maxkamad la horgeeyay la weydiiyey sababta uu Isbitaalka u aaday habeenkii damaashaadka?balse wuxuu ku jawaabay“Ilaah baa yaqaan”,sida uu qoray Wargeeska La Stampa ee dalka Talyaaniga. Wargeeska ayaa intaas ku daray in ninkaan laga baarayo cudurrada maskaxda,islamarkaana maxkamad mar kale la soo taagayo 10 bishaan Jen 2018. PUNTLAND POST The post Nin qaxooti Soomaali ah oo kufsi u geystay Kalkaaliso Talyaani ah. appeared first on Puntland Post.
  7. WICHITA, Kan. (AP) - Attorneys for three men accused of plotting to bomb a mosque and apartment complex housing Somali refugees urged a federal judge on Wednesday to include prospective jurors from rural western Kansas because they are more likely to have voted for President Donald Trump. Source: Hiiraan Online
  8. Somali State Minister for Defense Mohamed Ali Haga has confirmed to VOA Somali for the first time that the Turkish government has recently supplied weapons to the Somali army. Source: Hiiraan Online
  9. ADDIS ABABA, Jan. 5 (Xinhua) -- The Ethiopian government has arrested 107 individuals relating to recent conflict along the border of Somali and Oromia regional states, an official said on Friday. Source: Hiiraan Online
  10. The caution comes amid reports of rise in hunting of the reptiles in Puntland and Hirshabelle States, two semi-autonomous regions in northern and central Somalia, respectively. Source: Hiiraan Online
  11. Former Somaliland Minister of economy H.E Omar Shucayb believes politics is not the only source of income and his now busy with his new life as farmer.
  12. Shortage of funds threatens to jeopardise the World Food Programme (WFP) operations in East Africa, the UN agency has said. Source: Hiiraan Online
  13. Mogadishu (HOL) - A junior Al-Shabaab operational commander has surrendered to Somali security forces in Dolow town of Somalia's southern region of Gedo, according to Somalia's state-owned news agency. Source: Hiiraan Online
  14. Embarkation of beneficiaries. Photo: UN Migration Agency (IOM) Aden – During the final days of 2017, IOM, the UN Migration Agency succeeded in completing two movements of stranded Somalis and Ethiopians out of Yemen, despite immense security challenges and difficult sea conditions. Two boats were deployed, one headed to Aden to evacuate Somali refugees, while the other went to Hudaydah to evacuate Ethiopians, who were considered especially vulnerable due to the dangers of rising violence near that port city. The 27 December operation was the 19th assisted voluntary humanitarian return conducted by IOM out of the city of Aden sea port, taking 138 Somali men, women and children home in cooperation with UNHCR. With this final movement in 2017, IOM Yemen helped a total of 2,241 Somali refugees through its sub-office in Aden. The total number of Ethiopian migrants helped return home through Hudaydah seaport via Djibouti reached 746 people during 2017. It took several attempts to move a second group, some 71 Ethiopians, all occurring within days of the Somali movement. Complications beyond the control of IOM delayed the movement until 31 December but at 4:30 PM on New Year’s Eve, an IOM boat successfully left for Djibouti. The next morning (1/01/2018), maritime authorities informed IOM that heavy waves near Djibouti would prevent the continuation of the voyage, forcing IOM’s vessel to return to international waters near Yemen. Later that afternoon, authorities informed IOM its boat could set back on its course, ending what had become a long ordeal. “It was very challenging to conduct movements out of Hudaydah seaport due to the security threats that are present in Yemen’s northern Governorates. Those require us to liaise with different counterparts and authorities as well as the coalitions,” said Hanan Hajori, of IOM Yemen’s Assistance and Protection unit in the Hudaydah sub-office. Without such permission, return assistance might not happen. In addition, due to rough seas and weather a number of movements had to be cancelled several times. “At the end, migrants in Hudaydah were taken out safely despite of all these challenges,” Hajori added. While most UN agencies deal with the challenges that come with shortages in funding, IOM Yemen’s additional concern lies in the paramount issue of the safety of migrants and refugees while they are in IOM’s care. Providing food, shelter and medical assistance are key aspects of IOM’s operations. IOM must also deal with complex security situations and volatile changes on the ground that can derail weeks of preparations in a matter of seconds. Keeping up with a heavy demand for operational efficiency as well as psychosocial efforts to lift the spirits of the people under IOM care requires working day and night to effectively help migrants so they may reach their final destination safely. “This process usually takes from five to six hours, if everything is going smoothly,” said Rabih Sarieddine, an IOM official directing the sea-borne operations. “Nevertheless, on many occasions, the movement can be delayed for hours due to security matters, such as poor coordination between the security cells on the ground and the coalition, or due to lack of resources at a port, say, where a captain isn’t available.” None of these are easy passages. Embarkation at a collection/transit centre generally starts in the early morning hours before buses can move to a port. There, beneficiaries go through security and immigration checks, after which the IOM team begins assisting beneficiaries onto their vessel. A journey from Aden to Berbera typically takes between 12 and 15 hours, depending on the sea conditions, Sarieddine explained.
  15. The State Department has added three commanders from al Qaeda’s branches in Yemen, Somalia, and North Africa to the US government’s list of specially designated global terrorists. One of the jihadists is responsible for planning the Mar. 2015 Bardo Museum attack in Tunis, according to Foggy Bottom. Another serves as Shabaab’s deputy emir. State listed the three al Qaeda figures as Wanas al-Faqih from al Qaeda in the Islamic Maghreb (AQIM), Abukar Ali Adan from Shabaab (al Qaeda’s branch in East Africa), and Muhammad Al Ghazali from al Qaeda in the Arabian Peninsula (AQAP). The three al Qaeda branches wage insurgencies in their respective regions while continuing to plot terrorist attacks elsewhere, including against Western interests. Wanas al-Faqih Al-Faqih “is an AQIM associate who planned the March 18, 2015 Bardo Museum attack in Tunis, Tunisia that killed at least 20 people,” State says. The US government’s decision to finger al-Faqih for the Bardo Museum massacre is noteworthy, as there has been some confusion concerning responsibility for the operation. The Islamic State quickly claimed responsibility for the murders. The eighth issue of the group’s Dabiq magazine provided a brief overview of the plot. Dabiq’s editors wrote that a pair of Tunisian jihadists “were sent on their mission after having trained with their brothers in Libya and having declared their bay’ah [oath of allegiance]” to Abu Bakr al Baghdadi’s self-declared caliphate. “They returned to Tunisia, bravely advanced towards the security quarter in Tunis, entered the museum – located across from the Tunisian parliament – and poured terror on the kuffār inside, killing more than 20 of them and injuring a dozen others,” Dabiq’s editors added. That same issue of the group’s propaganda rag included an interview with Boubaker al-Hakim, a veteran jihadist who was implicated in high-profile assassinations inside Tunisia. Al-Hakim praised the Bardo gunmenand called on Islamic State supporters to follow in their footsteps. In Feb. 2016, the US targeted Noureddine Chouchane, a Tunisian, in an airstrike in Libya. Chouchane was an Islamic State facilitator who shuttled fighters between North Africa and elsewhere. The Tunisian government had identified Chouchane as a suspect in the assault on Bardo Museum. However, Tunisian authorities also blamed members of the Uqba bin Nafi Battalion, a wing of AQIM, for the Bardo slayings. Al-Faqih has long had ties to the group. In Apr. 2015, for instance, al-Faqih eulogized Uqba bin Nafi Battalion leader Lokman Abu Sakhr, swearing that the Tunisian jihad would outlive Sakhr. Tunisian officials had implicated Sakhr in the Bardo killings as well. In separate messages, al-Faqih has also called for additional attacks inside Tunisia. The Islamic State poached members from AQIM and its front groups in order to swell its ranks in North Africa. So, it is possible that the Bardo Museum terrorists were initially part of AQIM and its Uqba bin Nafi Battalion, but decided to defect to Baghdadi’s cause. Abukar Ali Adan State described Adan as the “deputy leader of al-Shabaab” but provided no other details on him. Research by FDD’s Long War Journal shows that Adan fits the profile of a rising star in al Qaeda’s East African branch. Adan’s career can be traced back to Mar. 2010, when he was identified in a Reuters report as Shabaab’s “chairman” along the border with Kenya. In May of that same year, he was reported to be Shabaab’s leader for the southern city of Kismayo. At that time, Kismayo was controlled by Shabaab and was a central hub for the jihadists’ economic and military operations in southern Somalia. As the emir for Kismayo, Adan wielded significant power, which he used to recruit and expand Shabaab’s footprint. In Dec. 2011, Adan said that teachers and students were obligated to participate in Shabaab’s jihad against the government and the West. Adan continued to rise within the ranks of Shabaab’s top leadership. In July 2012, a BBC Monitoringreport identified Adan as the emir of the Lower and Middle Juba regions, the two southernmost provinces in Somalia where Shabaab’s insurgency has been anchored. He answered directly to Sheikh Godane, Shabaab’s previous emir, at the time. By 2014, Adan had entered Shabaab’s top leadership circle. According to the International Crisis Group, Adan served as the “overall Al-Shabaab military/militia head.” As the head of its military, Adan would be one of the most powerful figures within Shabaab. Traditionally, Shabaab’s military emir also serves as the group’s deputy emir. Muhammad Al Ghazali State also provided few details on Ghazali. He is described as “a senior member of AQAP who is involved in internal security and training of the group’s operatives.” As a leader within AQAP’s internal security branch, Ghazali would be involved in rooting out “spies,” as well as suppressing dissent from rival jihadist groups such as the Islamic State. Bill Roggio is a Senior Fellow at the Foundation for Defense of Democracies and the Editor of FDD’s Long War Journal. Thomas Joscelyn is a Senior Fellow at the Foundation for Defense of Democracies and the Senior Editor for FDD’s Long War Journal.
  16. Washington (PP) ─ Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in buugga laga qoray ay ku jiraan eedo dhaawacaya maamulkiisa uuna yahay “mid been ah”. Buugga waxaa diyaariyay Steve Bannon, oo ahaan jiray kaaliyihii istiraatiijiyadda Aqalka Cad, wuxuuna qeexayaa in “la kullankii koox Ruushka ka socotay oo wiilka Trump uu fadhiyay” uu ahaa “khiyaano”. Buugga wuxuu sidoo kale sharaxayaa in Trump ay amakaag iyo fajac ku noqotay in uu ku guuleystay xilka madaxweynaha. Qareennada Trump waxay ku dadaaleen in ay hor istaagaan daabacaadda buugga oo Aqalka Cad uu aad uga careysan yahay: Waxaa loogu maagacdaray Gudaha Aqalka Cad ee Trump, waxaana qoray Michael Wolff. Buugga ayaa hadda la iibinayaa. Maxaa buugga ku qoran? Buugga oo la yiraahdo Fire and Fury: Inside the Trump White House, waxaa ku qoran arrimo aad xaasaasi u ah sida: In Bannon uu aaminsan yahay in kulan dhex maray Donald Trump Jr iyo koox Ruush ah uu ahaa “khiyaano qaran”. In kooxda Trump ay ka naxeen oo ka anfariireen guushii uu ka gaaray doorashada. In xaaskiisa, Melania, ay ilmaysay habeenkii doorashada. In Mr Trump uu ka xanaaqsanaa in xiddigaha caanka ka ah Maraykanka ay caleemasaarkiisa ka maqnaayeen. In Aqalka cad uu yahay “meel laga welwelo ama xataa laga yara baqo”. In gabadhiisa, Ivanka, ay iyada iyo ninkeeda Jared Kushner qorshaynayeen inay noqoto “marwada 1aad ee madaxweynaha”. Waxaa la sheegay in buugga uu ka kooban yahay illaa 200 oo wareysiyo, laakiin qaar ka mid ah ayaa la dhalleeceeyay waxaana la geliyay su’aal. Balse, haddii xitaa bar ka mid ah buugga uu run yahay, waxay sawir ka bixineysaa muuqaalka xun “ee nacasnimada madaxweynaha iyo Aqalka Cad oo isku qasan”, sida uu sheegay tafatiraha BBC ee Waqooyiga Amerika, Jon Sopel. Kullanka la sheegay in Ruushka lala yeeshay oo uu ka qeybgalay wiilka curadka u ah Trump, waxaa baaritaan ku haya guddi gaar ah oo uu hoggaaminayo Robert Mueller, kaas oo eegaya xiriirkii ka dhexeeyay kooxdii ololaha u qaabilsanayd Trump iyo Ruushka iyo kaalintii uu ku lahaa guushiisii madaxtinimo. Madaxweyne Trump ayaa si adag u diiday eedahaasi iyo in ay dheceen kulamo noocaas ah. Sidee looga fal-celiyay buugga? Mr Trump wuxuu sheegay in uusan Mr Wollf u ogolaan in uu Aqalka Cad gudaha ugalo, uusanna kala hadlin buugga oo uu ku tilmaamay “mid ay ka buuxaan been iyo wakiillo iyo marqaatiyo aan jirin”. Wuxuu sheegay Trump in Mr Bannon – oo shaqada laga tiray bishii August – uu “caqliga ka tagay” ka dib markii uu waayay xilkiisii Aqalka Cad. Balse Mr Bannon oo ka jawaabay eedda madaxweynaha wuxuu sheegay in uu yahay “nin wanaagsan” uuna taageeray Trump “Habeen iyo maalin”. Mr Trump oo Khamiistii la weydiiyay in ninkii u qaabilsanaa istiraatiijiyadda uu khayaanay wuxuu ku jawaabay: “Ma garanayo, wuxuu igu tilmaamay nin fiican xalay, marka waxaa iska cad in si degdeg ah uu maskaxdiisa u badalay.” Xubin ka tirsan Jamhuuriga Rebekah Mercer, oo sidoo kale ay isla shaqeeyeen Mr Bannon ayaa dhankeeda buugga cambaareysay. Afhayeen u hadlay Melania Trump wuxuu sheegay in ay saygeeda ku dhiiragelisay tartanka xilka madaxweynaha, ayna ku faraxsan tahay in uu ku guuleystay Afhayeenka Aqalka Cad, Sarah Sanders, wax kama jiraan ayey ka soo qaaday buugga oo ay ku tilmaamtay “sheeko mala awaal ah” oo laga buuxiyay “been iyo marin habaabin”. Khamiistii, Maamulka Aqalka Cad wuxuu sheegay in uu dhanka Galbeedka ee dhismaha laga mamnuucay qalabka dadka ay sitaan sida mobile-lada oo ay sheegeen in amni xumo ay sababeen. Xigasho: BBC PUNTLAND POST The post TRUMP: Waxyaabaha ku qoran buugga la iga qoray waa kuwo dhaawac ku ah maamulkeyga appeared first on Puntland Post.
  17. Conflict along the borders of Ethiopia's Oromia and Somali regions may separate up to 14,000 children from their families, the UNICEF said Friday. Source: Hiiraan Online
  18. MOGADISHU, Somalia – The United States government has designated the deputy leader of the Somalia-based al-Shabab extremist group a "global terrorist." Source: Hiiraan Online
  19. Muqdisho (Caasimadda Online) – Mudo labo bilood ah ayey baaga muudo yihiin haweenka Muqdisho ku nool ee ka ganacsadda Dahabka Jajabka ah, kadib markii ay canshuur xad-dhaaf dul dhigtay wasaaradda maaliyadda ee Somalia. Ilaa 500 haween ah ayaa howl gab noqday markii ay wasaaraddu sheegtay iney $1.7 dollar ku canshuureyso 1-kii garaan oo dahabkas ah dhoofin iyo soo dajinba, haweenkan ayaa qaadi jiray Dahabka jajabka ah kadibna geeyn jiray Dubai kadibna isagoo hagaagsan kusoo celin jiray Muqdisho si ay u iibiyaan. Haweenkaan waxey sheegeen in faa’iido ahaan ka raadiyaan 1kii garaan $0.5, waxey xisaab caqli ka fog ku tilmaameen qarashka ay dul dhigtay wasaaradda Maaliyadda iyo heerka uu gaarsiisan yahay macaashka ay ka raadiyaan, waxey sheegeen in qofkoodna uusan safrin tan iyo markii uu amarkani soo baxay. Dumarkaan ayaa cabashadooda gaarsiiyay gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed waxeyna ka codsadeen in arintooda la xaliyo, qaar dumarkaa ka mid ah ayaa sheegay iney caruur agoon ah ku koriyaan shaqadaan, duqa Muqdisho ayaa u balan qaaday inuu cabashadooda wax ka qaban doono, uuna xooga saari doono in la dhiiri galiyo ganacsiga. Waxey ku doodeen in canshuurtan xad-dhaafka ah aysan la wadaagin dumarka Dahabka Jajabka ah kasoo qaada magaalooyinka kale ee Somalia sidda Boosaaso, Kismaayo, Gaalkacyo, Hargeysa iyo Garoowe. Markii la dhoofiyaano Dahabka Jajabka ah waxaa 1kg (hal-kiilo) la dul dhigay $700 (todobo boqol oo dolar ) taas oo u dhiganta halkii garaan $0.70, markii lasoo dajinaayo waxaa canshuur ahaan la dul dhigay 1kg (hal-kiilo) $1000 (kun dollar) oo la micno ah halkii garaan $1 , sidda lagu sheegay amar kasoo baxay wasaaradda Maaliyadda, waxaa hoos ka arki karta warqad uu go’aankan ku xoojinaayo agaasimaha waaxdda furdooyinka ee wasaaradda maaliyadda mudane Leyloon. Wasaaradda Maaliyadda ayaa 2 cisho ka hor qabatay xaflad ay kusoo bandhigtay waxqabadkeeda xili ay 500 oo haween ah ganacsigoodii hakad galiyeen taas oo u dhiganta iney 500 oo qoys dabka ka damiyeen mudo 2 bilood ah. Dumarkaan ayaa sidoo kale sheegay in markii ay Dubai geenayaan lagu canshuuro $10 (toban dollar) dhamaan Dahabka ay wataan xitaa hadii uu 100 kiilo yahay taas oo kuu muujineysa heerka ay Emirate-ku ka gaareen dhiiri galinta ganacsiga. Waxey ka codsadeen madaxda sare ee Dowladda Somalia iney u naxaan bulshadda caasimadda ku nool oo marki horaba dhiibatooyin badan qabay. Waxaa Qoray: Cabdulaahi Cismaan Faarax raafac22@gmail.com The post Wasaaradda maaliyadda oo xayirtay 500 oo haween ah oo ka ganacsada Dahabka jajabka ah appeared first on Caasimada Online.
  20. North Korea has agreed to open dialogue with neighbouring South Korea for the first time in more than two years, according to officials in Seoul. Source: Hiiraan Online
  21. National Super Alliance leader Raila Odinga and his running mate Kalonzo Musyoka will finally be sworn-in before the end of January. Source: Hiiraan Online
  22. Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qarax aad u xoogan uu ka dhacay Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa lasoo sheegayaa inuu geystay Khasaaro kala duwan waxa uuna si gaara uga dhex dhacay Gudaha Garoonka Degmada Buulo Burde, sida aan xogta ku helnay. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Qaraxa uu ahaa mid lagu aasay Garoonka diyaaradaha degmada Buulo Burde, waxana goobjoogayaal ay sheegeen in uu ku geeriyooday mid ka mid ah ciidamada AMISOM qeybta Jabuuti. Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay laba ka mid ah askarta dowlada, waxaana jira burbur soo gaaray gaadiid ay lahaayen ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM. Garoonka uu ka dhacay Qaraxa ayaa waxaa si wada jira uga howlgala Ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM,waxaana haatan la soo sheegayaa in Ciidamadii ku dhaawacmay qaraxaas la geeyay isbitaal ku yaalla Gudaha degmada Buulo Burde. Sidoo kale, Ciidamadan Qaraxa lala beegsaday ayaa waxa ay qeyb ka yihiin Ciidamo cusub, iyaga oo bedelay Ciidamo laba sano halkaasi ka howlgalayay, kuwaasi oo waqtiga uu ka dhammaaday. Dhinaca kale, Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka ee degmada Buulaburde ayaa bilaabay Howlgallo amni xaqiijin ah iyo sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa raggii ka dambeeyay Qaraxan Ciidamada lala eegtay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Qarax ka dhex dhacay Garoonka diyaaradah Buulo Burde & Ciidamo ka tirsan Jabuuti oo waxyeelo ay soo gaartay appeared first on Caasimada Online.
  23. Following coordination with the United Arab Emirates, Egyptian forces arrived in Eritrea today, Al Sharq has reported. The forces are armed with modern technology and heavy armoured vehicles. Sources told Al Sharq that a meeting was convened between the UAE, Egypt and the Sudanese opposition representing groups in Darfur and eastern Sudan. There are no reported military confrontations. The military presence in Eritrea may be a response to Sudan allowing Turkey to take over Suakin Island in Sudan temporarily last year, as part of a broader Turkish engagement policy in Africa. Suakin was once Sudan’s largest port and governed by the Ottoman Empire but has fallen into disuse since the creation of Port Sudan in the 20th century just 60 kilometres to the north. Al Sharq reported that, according to diplomatic sources, Turkey is planning to build a military base on Suakin Island. It opened a military base in Somalia last year, deploying 200 troops to train local Somali forces. Relations between Abu Dhabi, Cairo and Khartoum have been strained as a result of Turkey’s presence in Sudan. An Egyptian military source denied that there were plans to establish a base in Eritrea back in May last year. Media reports in Sudan claimed that Egypt communicated with Somalia and Djibouti to establish a base for 20,000 to 30,000 soldiers. Sudan and Egypt are one Throughout 2017, Egypt was trying to put together an African lobby in a bid to defend its position on Ethiopia’s Renaissance Dam. Egyptian experts claim that the dam will harm Cairo’s access to 55.5 billion cubic metres of River Nile water. However, Ethiopia insists that the project will have a positive effect by assisting Egypt and Sudan with electricity generation. The construction of the dam began in 2011. It is located 15 kilometres east of the Ethiopia-Sudan border and has been a major cause of political tension between Egypt and Ethiopia. The reservoir of the dam is expected to hold 70 billion cubic metres of water, which will help to solve Ethiopia’s own power shortages. Once in operation, the dam will be Africa’s largest hydro-electric power station. Source: – Middle East Monitor The post UAE-backed Egyptian forces arrive in Eritrea appeared first on Caasimada Online.
  24. Defence attorneys for men accused of plotting to bomb an apartment building filled with Somali refugees have requested more Trump voters in the jury pool. Gavin Wright, Patrick Stein and Curtis Allen of Garden City, Kansas are charged with conspiracy to use a weapon of mass destruction for their alleged bomb plot, which they hoped would inspire others to attack Muslims, according to a complaint. The men have pleaded not guilty. Attorneys for the three men recently filed a motion claiming the jury selection procedure was discriminatory because it “exclud[ed] rural and conservative jurors,” according to the Kansas City Star. Authorities planned to pull jurors from the areas around Wichita, where the trail is taking place, rather than from western Kansas, where the alleged plotting occurred. Attorney Kari Schmidt, who represents Mr Wright, told the judge that there is a difference in belief systems between western Kansas and Wichita. “I don’t think I can say it’s legally recognizable, but factually recognizable,” Ms Schmidt said. In their motion, the defence argued that pulling from more rural areas would ensure the jury represented a “fair cross-section of the community” and give residents of those areas their “civil right to serve as jurors”. They also claimed that jurors from the western region are more likely to be conservative – and to have voted for Donald Trump. “This case is uniquely political because much of the anticipated evidence will centre around, and was in reaction to, the 2016 presidential election,” the attorneys wrote. The men planned to carry out their attack on 9 November – the day after the election – according to authorities. Prosecutors, however, argued that the defence was seeking to pick jurors based on ideology, which they claimed could open “a dangerous door” for future cases. They also cited prior cases finding that groups of prospective jurors defined by geographical location do not count as distinctive groups in these situations. Judge Eric Melgren pointed out that most Kansans supported Mr Trump in the 2016 election, and questioned whether there was a difference between jurors in areas that voted two-thirds for Mr Trump, rather than three-quarters. Mr Melgren took the issue under consideration on Wednesday. Investigators say the three men planned to detonate car bombs at an apartment complex and mosque in Garden City, specifically targeting Somalis and Muslims. They face up to life in prison if convicted. The trial begins on 19 March. Source: – Independent The post Men accused of bomb plot against Somali refugees ask for more Trump voters on their jury appeared first on Caasimada Online.
  25. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku guda jira qabanqaabadii ugu danbeysay ee uu ugu socdaali lahaa tirro Gobolo ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkiisa ku hormarin doona Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland oo ay ka socto diyaar garowgii lagu soo dhaweyn lahaa Madaxweynaha. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa qeyb ka noqon doona Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil iyo Siyaasiyiin ka tirsan dowlada. Waxaa Madaxweyne Farmaajo magaalada Garoowe uga sii horeeya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada kuwaa oo usii gogol xaaraya booqashada Madaxweynaha. Sidoo kale, qorshaha socdaalka Farmaajo ee magaalada Garoowey ayaa ah maalinimada Axada ee fooda nagu soo heysa, waxaana aad loo adkeeyay amniga guud ee Garoowe iyadoo Puntland ciidamo dheeraad ah banaanka usoo saartay. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkiisa Garoowe kadib soo mari doono deegaanada Galmudug iyo meelaha ay joogaan Maamulkii Ahlu-Suna ee markii danbe ku biiray Galmudug. Dhinaca kale, waxyaabaha uu Farmaajo kala hadli doono Puntland ayaa waxaa kamid ah xiisada Siyaasadeed ee Ra’isul wasaarihii hore Somalia Cumar C/rashiid u abuuraayo dowlada Somali. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kusoo kordhay Socdaalka Farmaajo uu ku gaari lahaa Magaalada Garoowe ee Puntland appeared first on Caasimada Online.