-
Content Count
205,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Majority of Kenyans are unhappy with President Uhuru Kenyatta’s decision of not retaining Ambassador Amina Mohamed as the Foreign Affairs Cabinet Secretary. Source: Hiiraan Online
-
Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen jaaliyadda beesha Celi Cumar ee ku nool UK oo ka dhacay magaalada London ayaa waxay ugu hadleen horumarinta deegaanada ay degto beeshaasi iyo sidii ay xoogga u saari lahaayeen dhinacyada arrimaha bulshada ee deegaanada beesha. Shirkaani oo ay kasoo qeybgaleen mas’uuliyiin, aqoonyahano, haweenka iyo qeybaha bulshada ee beesha ayaa xubnihii ka hadlay waxaa ka mid ahaa Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” ra’iisul wasaarihii dowladdii KMG iyo xubno kale.Waxay isla meel dhigeen jaaliyadda baahida loo qabo dhismaha wadada xiriirisa Ceel Macaan iyo Warshiikh oo ah wado halbowle u ah isku xirka gobolka Shabbeelaha Dhexe, gaar ahaan Muqdisho iyo degmooyinka Warsheekh, Cadale iyo deegaanada fog ee gobolka. Sidoo kale, waxaa saga hadlay baahida ay dadka deegaanka u qabaan helitaanka adeegyo caafimaad iyo waxbarasho, iyadoo goor dhow uusoo gabagabooway dhismaha isbitaal degmada Warshiikh jaaliyada ka hirgelisay.Xubnaha kulankaan hadalada kasoo jeediyay waxaa ka mid ahaa Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxuddiin Celi oo Swedan ugu yimid shirkaan, Ex-ra’iisul wasaare Nuur Cadde oo jaaliyada ku baraarujiyay inay u istaagaan horumarka deegaanadooda iyo in ay muujiyaan isku xirnaan iyo wadajir si horumar loo gaaro. The post Jaaliyadda beesha Celi Cumar ee Ingiriiska oo ka shirtay dhismaha jidka isku xira Ceel Macaan iyo Warsheekh: Sawirro appeared first on Caasimada Online.
-
A U.N. Security Council emergency meeting on the protests roiling Iran showed Tehran "the world will be watching" its actions, the U.S. ambassador said Friday. But Russia and some other countries said the U.N.'s most powerful body had no business weighing in on the demonstrations. Source: Hiiraan Online
-
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dad usoo xirey qarax miino oo ka dhacay degmada Buul-burde ee gobolka Hiiraan, kaasi oo uu ku dhintey askari ka tirsan ciidanka AMISOM, gaar ahaan kuwa Jabuuti. Duqa degmadaasi Maxamed Axmed Rooble ayaa u sheegay Goobjoog News, in howlgalkaan uu ahaa mid qorsheysan, islamarkaana ay ku qabteen Labo qof oo la tuhmayaal ah. Waxa uu tilmaamay Rooble, iney hadda baaris ku hayaan laamaha amniga dadkaan lasoo qabtay, islamarkaana cadaaladda la horgeyn doono. Sidoo kale, duqa Buulo-burde ayaa sheegay in dadkaan laga soo qabtay halkaasi qaraxa miinada lagula eegtay ciidamada Jabuuti. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Soomaaliya oo xilka dhowaan loo magacaabay ayaa xalay kulamo kala gaara iyo kulan wadajir ah la qaatay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha. Wasiirka cusub Cabdi Maxamed Sabriye oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa xalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ay ka wadahadleen xilka cusub iyo qaabka howlgalka wasiirka laga sugayo, iyadoo kulan saacad ka badan qaatay kadib ay kulan kale isugu tageen xafiiska Madaxweynaha. Kulanka labaad eee saddex geesoodka ahaa oo ay ka qeyb galeen madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wasiir Sabriye ayaa ahaa mid albaabada loo xirtay oo oo saddexda mas’uul ah arrimo gaara uga wadahadleen. Warar ku dhowdhow wasiirka cusub ayaa sheegaya in madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha ay ka dalbadeen inuu la wareego dejinta xiisadda siyaasadeed ee ay wadaan siyaasiyiinta beesha uu kasoo jeedo, iyadoo ay ku taageeri doonaan qorshe kasta oo uu la yimaado. Wasiirka cusub ee Arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu wadaa in maanta loo dhaariyo xilka loo magacaabay, iyadoo markaas kadib uu jagada la wareegi doono, waxaana arrimaha ugu adag ee sugaya ka mida xaaladda siyaasadda, kiiska C/raxmaan C/shakuur iyo dhaqangelinta heshiiska Galmudug iyo Ahlu suna. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post faahfaahin laga helay kulan xasaasi ah oo dhex maray Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha, Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha..? appeared first on Caasimada Online.
-
HARGEISA-– A delegate led by Somaliland president, Col. Musa Bihi Abdi has on Saturday embarked first state official visit to Djibouti. Mr. Musa Bihi has receive an official invitation from Djibouti President, Ismail Omar. This foreign visit that the president left for Djibouti is the first eversince his assumption to the presidency. Mr. Bihi is scheduled to hold meeting with President Ismail Omar to discuss wide range of issues, mainly boosting the bilateral cooperation between the two countries, security and development. The following Somaliland Officials are traveling with the president to Djibouti. Dr. Sa’ad Ali Shire, Foreign affairs minister Mr. Yasin Mohamud Xiir aka Faraton, Education minister Mr. Abdikani Mohamoud Ataye, Justice minister General Brigadier, Abdilahi Fadal Iman,Police Commissioner Head of Somaliland Coast Guards, Abdi Hirsi Duale Two reporters from Somaliland’s State run media are also part of the president’s entourage to Djibouti. Djibouti, a tiny state in the Horn of Africa does not recognize Somaliland’s secession efforts but maintains its stance that it is part and parcel of Somalia. Somaliland, Djibouti share land and sea borders and could strengthen bilateral ties on areas of security and development.
-
Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka tirsan guddiga beeraha, horumarinta reer miyiga iyo kaluumeysiga ayaa golaha shacabka hor keenay bishii August ee sanadkii tagay mooshin la xiriira sharciyeynta in dalka Soomaaliya laga joojiyo in la soo dhoofiyo alaab iyo badeecooyin laga heli karo dalka gudahiisa ama ay soo saari karaan ganacsato Soomaaliyeed sida Cusbada, Kaluunka, Galeyda, Digirta, Caano boodhaha..kuwaas oo sida uu sheegay keenistooda leedahay Khasaare dhaqaale, mid caafimaad iyo deegaan sida qaadka iyo bacaha!! Hadaba, Xildhibaan Maareeye oo mooshinkaas hor-keenay golaha shacabka ayaa hadda loo magacaabay wasiirka ganacsiga iyo warashadaha, waa nin xujeysan, oo isaga ayey maanta heysataa, waxaana lagula xisaabtami-doonaa in uu ka dhabeeyo wixii uu wasaaradaha ku hesytay! Hadaba, Aan Akhristayaasha Goobjoog News dib u xusuusinno Mooshinka Xildhibaan ee Maareeye ee ku aadanaa sharciyeynta in dalka Soomaaliya laga joojiyo in la soo dhoofiyo alaab iyo badeecooyin laga heli karo dalka gudahiisa ama ay soo saari karaan ganacsato Soomaaliyeed. Mooshinka Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye Ee August 2017: Mudanayaal iyo marwooyin, dawlad kasta oo adduunka ka jirta waxaa mas’uuliyadeeda 1aad tahay in ay dalkeeda iyo dadkeeda ka ilaaliso wax kasta oo u keeni kara dhibaato iyo xad gudub dhaqaale, caafimaad, amni, degenaanshiyo la’aan, maskax guur, faqri iyo wixii la mid ah. Hadaba, maadaama aynu gacmaheena ku burburinay dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991, dalkeenuna noqday meel fowdo ah oo cid kasta oo kastaa keeni karto kana qaadan karto wixii ay doonto, waxaa dalkeenna iyo dadkeenna ku socda dhibaatooyin iyo xadgudubyo dhaqaale iyo caafimaad oo ay ka mid yihiin: Waxa dadkeennii laga dhigayaa dad maskaxda iyo muruqa curyaan ka ah oo aan waxba qabsan karin, waxna soo saran karin ee u baahan in weligood la quudiyo. Si taas loo xaqiijiyo waxaa dalka qiimo aad u jaban lagu keenayaa alaabooyin iyo badeecooyin tayadoodu aad u hoosayso, oo ay ku jiraan kuwii dadkeenu soo saari jireen ee Soomaaliya ka buuxay, si beeraleydii iyo ganacsatadii alaabtaas soo saara ama ka ganacsada ugu khasaaraan ama u joojiyaan. Dhinaca qaadka iyo bacuhu waxaa ay dhibaato caafimaad, mid dhaqaale iyo deegaan ku hayaan dadkeena iyo dalkeena, tusaale ahaan(1) Qaadka oo lagu qiyaaso in ay maalintii Soomaaliya ku khasaarto USD 500,000,00 waa daroogo u xun caafimaadka iyo dhaqanka bulshadeenna oo aan wax faa’ido ah u laheyn dadkeena, isla markaana aaney jirin wax heshiis wax is dhaafsi ah oo aan kula jirno dalalka inoo soo dhoofiya (2) Bacaha waxaa ay keenaan dhibaato deegaan, nabaadguur iyo roobab la’aan. Mudanayaal kuligeen waan xanaaqi laheyn haddii aan maqalno ciidamo ajnabi ayaa soo galay dalkeena Soomaaliya, laakin nasiib darro ama ma dareemayno dhibaatada ay dadkeena iyo dalkeena u leeyihiin in ay soo galaan cuntooyin iyo badeecooyin ajnebi ah oo aan wax Kontoroollo ah laheyn, kuwaas oo haddii aan la xakameyn inoo keeno kara khasaare la mid ah ama ka xun kana ay geysan karaan ciidamada ajnebi ah oo dalkaada soo gala. Mudanayaal haddii aynaan wax ka qaban dhibaatooyinka dadkeena heysta ee dhinacyada bulshada, dhaqaalaha iyo caafimaadka kuma guuleysan karno kuwa siyaasadda iyo amni ee aynu xoogga badan gelinno, sidaasi awgeed waxaa soo jeedinayaa: In Baarlamaanka Soomaaliyeed ku amro wasaaradaha dowladda ee arrintani quseyso sida wasaaradda beeraha, xoolaha, kaluumeysiga in ay baarlamaanka horkeenaan daraasad muujineysa badeecadaha laga soo saaro ama laga soo saari karo dalka Soomaaliya iyo sida loo kala hor marin karo joojintooda, kadibna aynu soo saarno sharci mamnuucaya in dalkeena loo soo dhoofiyo cuntooyinka iyo badeecooyinkaas. In xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Kheyre la timaado siyaasad ku dhiirigelineysa ganacsatada Soomaaliyeed maalgeshiga wax soo saarka iyo warshadeynta dalka, waxna ka qabto qiimaha korontada oo dad badan u diidan iney warshado dalka keenaa. In dowladaha inoo soo dhoofiya qaadka lala galo heshiis ganacsi oo ganacsatada Soomaaliyeed u ogaalanaya in ay dalkooda geeyaan cuntooyinka dalkeenna ka soo baxa sida kaluunka, xoolaha iyo wixii la midka ah si aynu uga kabanno dhiigbaxa dhaqaale ee qaadka inoo geysanayo maalin kasta. Hadaba Wasiirka cusub ee loo magacaabay ganacsiga iyo warashada Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye ma fulin-doonaa arrimaha uu codsaday isaga oo Xildhibaan keliya ah?! Wasiirka dalka maka joojin-doonaa soo dhoofinta alaab iyo badeecooyin laga heli karo dalka gudahiisa ama ay soo saari karaan ganacsato Soomaaliyeed?! Wasiirka cusub Mr. Maareeye ma sameyn-doonaa meelo laga helo Cusbada, Kaluunka, Galeyda, Digirta, Caano boodhaha oo gudaha lagu sameeyay?! Wasiirka ma joojin-doona badeecooyin uu sheegay keenistooda iy leedahay Khasaare dhaqaale, mid caafimaad iyo deegaan sida qaadka iyo bacaha?! Goobjoog News Source
-
Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ka aragti dhiibtay safarka la filayo in maalinta berri ah uu magaaladaasi ku tago madaxweyne Maxamed C/laahi Maxame Farmaajo. Shacabka ayaa sheegay iney aad usoo dhoweynayaan safarka madaxweynaha, waxaana ay sheegeen in mudadii uu madaxweynaha joogay waxbadan uu qabtay, waa sidey hadalka u dhigeenne. Cabdi C/laahi Diiriye “Waan soo dhoweyneynaa madaxweynaha, waa midka kaliya ee aad mooddo inuu wax dhaqaajiyey, waxaana leenahay madaxweyne kusoo dhowoow Garoowe” Burhaan Maxamed Jibriil “Madaxweynaha waxaan leenahay kusoo dhowoow magaaladaadii, aad baan kuu taageersannahay, intey joogeen waxay soo celiyeen qarannimadii, waxaadna moodaa in hadda Soomaaliya cagta soo saareyso wadadii nabadda” Dhanka kale, isbedal aad u ballaaran ayaa laga dareemayaa guud ahaan magaalada Garoowe, iyadoo sawirada madaxweynaha iyo calanka Soomaaliya lagu dhajiyey meel walbo oo magaaladaasi ah. Sidoo kale, Garoowe waxaa gaaray wafdi horudhac u ah madaxweyne Farmaajo, kuwaasi oo usii gogol xaaraya safarka madaxweynaha. Goobjoog News Source
-
Dalka Mareykanka ayaa liiska argigixisada caalamiga ah ku daray ku-xigeenka madaxa xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda waxaa lagu sheegay in Abukar Cali Aadan la xayirayo haddii hanti ku lahaado Mareykanka, waxaa kale oo muwaadiniinta dalkaasi laga mamnuucay in ay la tacaamulaan. Qoraalka sidoo kale waxaa lagu sheegay in kooxda Al-shabaab ay ka dambeysay qaraxii October 14 ee Zoobe kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 512 qof. Mareykanka waxaa uu Al-shabaab u aqoonsaday Argigixiso March 2008. Trump-na waxaa uu sanadkii hore ogolaaday in la ballaariyo bar-tilmaameedka kooxda taasi oo keentay in Mareykanka geystaan illaa 35 dumeymo oo lagu dilay in ka badan 100 kooxda ah. Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa ku dhawaaqay in uu baaqday Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir, kaasoo lagu waday inuu Berrito 7-da Janaayo 2018 ah ka furmo Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha G/Banaadir ayaa sheegay in Howlo farsamo oo jira awgood uu shirka u baaqday, waqtiga shirka laqaban doono uu Maamulka dib ka soo sheegi doono., iyadoo aan waqti kale loo qaban. War xogogaal ah ayaa sheegaya in shirka uu dib u dhigay ilaa amar danbe madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo ay ugu wacan tahay safarka uu ku tegayo maamulka Puntland, waxaana qabashada shirka oo ahmiyad weyn ugu fadhiya maamulka Gobolka Banaadir uu madaxweynaha dalbaday in dib loo dhigo. Lama oga xilliga uu qabsoomi doono shirkan oo boqolaal dad ah loo diyaariyey inay ka qeyb galaan, waxaase lagu wadaa in dib loo abaabulo bartamaha bishan Janaayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Shirweynihii Wada-tashiga & Nabadeynta Gobolka Banaadir oo baaqday [Akhriso cidda joojisay] appeared first on Caasimada Online.
-
Bosaso[Puntland Post]-Siyaasiyinta iyo odayaasha ka soo jeeda gobalka Bari ayaa maanta kulan ay ku yeeshen magaalada Bosaso ee xarnta gobalka Bari waxa ay uga hadleen dhamystirka garoonka diyaardaha Bosaso waxana sida oo kale ay soo dhaweeyen imanshaha Puntland Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo. odayaasha ayaa marka hore ka hadlay wajiga labaad ee garoonka diyaaradaha Bosaso iyagoona sheegay in ay mihiim tahaya in la dhames tiro qeybaha ka dhiman garoonka waxana bulshada gobalka Bari ugu baaqeen in ay si wada jir ah uga qeyb qaatan dhameystirka wajiga labad ee garoonka diyaradaha Bosaso. ”Waxan u baahanahay i si wada jir ah looga qeyb qaato dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso wajigiisa labaad dhamaan shacabka. Dawlada Puntland oo uu hogaanka u hayo Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxan iyadan u sheegaynaa in ay mihiim tahay in il gaar ah lagu eego sidii loo dhamen lahaa qeybta ka qabyadaha ah garoonka diyaaradaha Bosaso si ay bilicdiisu u soo baxdo ”, sidaas waxa yiri qaar ka mid ah odayaasha gobalka bari oo kulanka ka hadlay. Dhinaca kale Siyaasiyiinta iyo odayaasha gobalka Bari ee kulanka ku yeeshay Bosaso waxa ay si weyn u soo dhaweeyeyn Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo safarka uu ku imanayo Deegaanada Puntland. hadalka siyaasiyiinta iyo odayaasha gobalka Bari ka soo jeeda ayaa imanaya xili isbuucan lagu wado in xariga laga Jaro garoonka diyaaradaha magaalada Garowe oo dhismihiisu dhamaaday. Hoos ka daawo Baaqa Odayaasha Gobalka Bari, The post Odayaasha Gobalka Bari oo soo dhaweyey Imanshaha Madaxweyne Farmaajo Fariina u diray Madaxweyne Gaas appeared first on Puntland Post.
-
Somali government officials are expected to attend the opening ceremony of the largest Turkish meletary base in Mogadishu. The Turkish military commander arrived in Mogadishu Yesterday and is also expected to attend the opening Ceremony of the new Turkish Meletary base in Somalia. The opening ceremony will also attent the Somalia soldeirs officails, and this base will be training the Somali National Army (SNA). The station is located in the Jazeera beach neighborhood of Mogadishu. The base of the station started in 2015 and built over $ 50 million. The station is built as a modern, and there are military schools equipment with Somali army forces. Late last year, the Turkish authorities opened their largest military base abroad in the Somali capital Mogadishu as a step towards consolidating ties with Somalia and establishing a presence in East Africa. Since then they have been seeking a military base in Sudan as the second Turkish base in Africa. Turkey signed an agreement with Sudan at a joint press conference in Khartoum this week at the end of Turkish President Recep Tayyip Erdogan’s three-day visit to Sudan. The agreement allows Turkey a military presence on the Red Sea in Sudanese territorial waters. Sudan is also leasing the Red Sea Suakin Island to Turkey, according to the new deal. Urgency has been added to Turkey’s push into Africa as the UAE, one of Ankara’s regional foes, is increasing its own military presence on the continent. The Turkish military base in Somalia is supposed to contain three military schools and other buildings, and Turkish officers are supposed to train more than 10,000 Somali troops at the base. Mohamed Abdel-Kader Khalil, editor of the Turkish Affairs magazine, said that “the Turkish choice of Somalia was not random but was based on several reasons. Somalia has an important coastline and is a main entrance to the Red Sea. It is free of any other military bases, giving the Turks a relatively free hand in Mogadishu.” African specialist Hani Raslan said that “the opening of the base is the culmination of a long process and plans set in action many years ago. Turkey started its push into Africa in 2002 from an economic perspective and then moved to a political and a security role.” “This has made Turkey one of the most important actors in the Horn of Africa and East Africa region. The Turkish moves are also not limited to Somalia, but include Ethiopia, Djibouti and Kenya. The Turks have also tried to build relations with Eritrea, but they have not been welcomed in Asmara,” he said. Sub-Saharan Africa is seeing an impressive surge in growth and urbanisation, and it has abundant natural and human resources. The continent recorded an annual average growth rate of five per cent over the last decade and is expected to continue this trend in the coming years. Six out of the 10 fastest-growing economies in the world are now in Africa. Turkey’s Trade and Economic Enhancement Strategy towards Africa lies behind the growth in Turkey’s bilateral relations with the African countries since 2003, when an economic boom in Turkey was accompanied by a renewed interested in Africa and a desire to grow trade volumes between Africa and Turkey. Trade tripled in value to $16.7 billion in 2016 from $5.4 billion in 2003. The strategy was updated during the Turkey-Africa Partnership Summit in Equatorial Guinea in 2014, and its objectives have been modified to increase Turkish investment in Africa. Relations between Turkey and the African continent constitute one of the prime orientations of Turkish foreign policy. In 2013, Turkey gave a further boost to its policies in Africa, turning them into a reinforced political-economic partnership. “If we were to think of any one country that should be present in Africa, that country would be Turkey,” commented Ahmed Kavas, a former Turkish ambassador to Chad. According to a study by the Carnegie Endowment for International Peace, a US think tank, the role of Turkish soft power was emphasised when Erdogan’s AKP Party government began its push into Africa in 2005 and particularly Eastern and Southern Africa. Educational institutions associated with controversial and now exiled Turkish preacher Fethullah Gulen were used to spearhead the Turkish push, only backfiring when Gulen fell out with Erdogan and the AKP. However, the Gulen Movement is now firmly entrenched in countries such as Tanzania, Kenya, Mozambique and South Africa. Ankara has had to resort to a mixture of coaxing and threats to get African governments to shutter Gulen-funded or Gulen-run schools on the continent. It has been looking to counter these by increasing the number of Turkish government-approved institutions in Africa, both aid-related and educational, and an initiative has been launched to encourage Turkish student volunteers to engage in aid and development projects in 18 African countries. Turkish universities are also providing scholarships to African students. The hope is that these will benefit Turkey in the future when the students rise to positions of influence in their countries. In 2009, there were only 12 Turkish embassies in Africa, five of them in North Africa. There are now 39. There is also a growing number of African embassies in Ankara, now standing at 32 and up from 10 some years ago. Guinea Bissau, Cameroon, Tanzania and Mozambique are all planning to open embassies in Ankara. Of Turkish development assistance to Africa, Khalil said that “Turkey’s approach is based on a combination of humanitarian and development assistance. Turkey has been providing substantial numbers of scholarships to African students. Between 1991 and 2014, the total numbers of scholarships was 4,380, but this has been substantially increased, and in 2015-16 Turkey provided 1,239 scholarships for students from Africa.” “In addition to technical training programmes undertaken by different ministries and institutions, around 200 junior diplomats have attended the International Young Diplomats Programme” organised by Turkish Ministry of Foreign Affairs since 1992. “The Programme also organises exclusive training programmes for individual African countries like Somalia, Madagascar, South Sudan, Sudan, Kenya, Nigeria and Namibia,” Khalil said. “In the development context, Ankara has taken an active role in settling the conflict in Somalia. It hosted the Istanbul Conference under the auspices of the United Nations in May 2010, which resulted in the Istanbul Declaration as a road map for settling the conflict,” he added. According to Raslan, “Turkey has chosen to become involved in reconstruction and relief work in Africa. In Somalia, it started with the reconstruction of the Mogadishu port and parliament and built about 10,000 housing units and a large hospital equipped with the latest equipment.” The Turkish construction industry has been one of the major drivers of Turkish economic growth in recent years, and it was dealt severe blows after losing lucrative markets in North Africa, the Middle East and Russia as a result of various crises. In line with its increased diplomatic presence in Africa, Turkey has opened commercial consulates in 26 African capitals. The Turkish Foreign Economic Relations Council has established business councils in 19 Sub-Saharan African countries. Turkey has signed trade and economic cooperation agreements with 38 African countries, in line with efforts to establish a sound contractual basis for mutual economic relations. Turkey attaches importance to peace and stability in Africa and contributes to United Nations missions deployed on the continent. It is currently providing personnel and contributing financially to seven of the existing nine UN peace-keeping missions in Africa. Turkey has been providing training to military personnel from African countries, and these have increased significantly in recent years, with 570 trainees received in Turkey in 2015. Khalil commented that “the beginning of the Turkish interest in Somalia was through the idea of training the Somalis. Then it developed into a military base on a 400 hectare site in parallel to security agreements with Uganda, Kenya and Ethiopia. The opening of the Turkish military base in Somalia comes in the same framework that aims to promote Turkish influence in Africa.” “The establishment of the base indicates Turkish objectives in an area that has extreme political, military, security and economic importance. Turkey is imposing itself as a powerful force in the strategic balance of the security of the Red Sea and the Straits of Bab Al-Mandab and in the Gulf of Aden, which is especially important for Egypt, Saudi Arabia, Yemen and Sudan.” “Turkey also aims to find markets for its military industries on the African continent, aiming to increase its economic and trade exchanges and to expand its influence in this region at the expense of the Arab states,” Raslan said. Turkish Airlines, the country’s flag carrier, has played an important role in helping Turkey’s expansion into Africa. The airline flies to 51 destinations on the continent, more than any other international airline. But there has been a dark side to this vast African network, as the EU has reportedly quietly been using Turkish Airlines flights to forcibly return African migrants to their countries of origin. The forced returns are being made under the re-admission agreement signed between Brussels and Ankara in 2013, which allows the EU to send migrants back to Turkey for deportation. According to Raslan, the Turkish push into Africa should “draw our attention to the importance of allocating our own national security resources through long-term plans. Otherwise, we will miss out on developments elsewhere and will remain the prisoners of inward-looking movements and speeches that do not produce anything.” Ahram
-
Soo dhowaynta madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Caasimadda Puntland ee Garowe waxaa laga dareemayaa mashqul baddan, tan iyo shalay waxaa gaaray wafuud kala duwan oo horu-dhac u ah wafdiga madaxweynaha, goobaha ay dadweynaha isugu yimaaddan, waddooyinka iyo barxadda bartamaha magaalada ayaa lugu xardhey calanka jamhuuriyada iyo calanka Puntland intaas waxaa dheer in meel walba la dhigay boorar ay ku qoranyihiin erayo lugu soo dhaweynayo madaxweynaha. Sidoo kale baraha bulshada ayaa aad looga dareemay booqashada uu madaxweynaha ku tagayo Puntland. Xubno katirsan guddiga qaban qaabada soo dhowaynta madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa warsidaha Puntlandi u sheegay inay haatan ku mashquulsan yihiin xafladii xarriga looga jari lahaa garoonka diyaaradaha Garowe, waxayna sheegeen madaxweyne Farmaajo inuu ahaandoono qofka ugu horeeya ee kasoo dega madaarka Garowe. Madaarka diyaaradaha Garowe ayaa si casri ah loo dhisay, inkastoo aan weli si rasmi ah loo dhameystirin, waxaana harsan qeybo yar oo lagu dhameyndoono muddo labo bilood ah. Puntlandi.com
-
Muqdisho (Caasimad Online)-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu u socdaalo Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa wehlin doona Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada Gole, waxaana lasoo warinayaa in magaalada Garoowe ay ka socto diyaar garow. Madaxweynaha ayaa la xaqiijiyay in safarkiisa uu ku qotomo labo ujeeddo oo kala ah in uu xarigga ka jaro Garoonka cusub ee Diyaaradaha Garoowe oo dhismahiisa la dhameeyay iyo in uu Magaalada Garoowe uga qaaybgalo munaasibadda 4 sano guurada xilka Hogaamiyaha Puntland C/wali Gaas. Safarka Madaxweynaha ee magaalada Garoowe ayaa noqonaaya kii ugu horeeyay ee uu ku tago magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Ciidamo farabadan ayaa la tubay dhammaan waddooyinka magaalada Garoowe waxaana aad loo adkeeyay amniga. Dhinaca kale, Safarka Madaxweynaha oo ahaa maalinta beri ayaa waxaa iminka lasoo sheegayaa in lasoo hormariyay, waa haddii aanu dhicin sabab kale oo uu ku dib dhaco. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada Garoowe & Amaanka oo aad loo adkeeyay appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa ka hadlay sababta ay dowlada Federaalka u magacaabi la’ dahay Taliyayaasha Hay’adaha amaanka Booliska iyo Nabadsugida. Kheyre waxa uu sheegay in dowlada Federaalka aysan magac ka raaceynin Taliyayaasha Hay’adahaasi ee la magacaaba, waxa uuna taa bedelkeeda sheegay inay jiraan Taliye xigeeno howsha sii wada. Kheyre waxa uu tilmaamay in xiligaan ay ahmiyad u arkaan keliya inay sii socto howsha amni ee dalka, isla markaana ay iminka ku socto si wanaagsan. Waxa uu Kheyre carab dhabay inaanu sahlaneyn magacaabida Taliye Hay’ad amni, balse ay fududaha in laga qaado xilka sidaa aawgeed ay xooga saarayaan in Taliyayaasha aan weli la magacaabin lagu soo xulo karti iyo in shaqsiga la magacaabayo uu yahay mid ka bixikara. Kheyre wuxuu sheegay muhiim inay tahay mas’uuliyadda qaran ee dalka in dusha loo saaro qof ka soo bixi karo, marka la eego marxaladda dalka ee horay u socodka ah ee xilligaan lagu guda jiro. Dhinaca kale, Kheyre ayaa ku nuux-nuuxsaday inaysan eegi doonin Taliyayaasha aan weli magacawneen, balse ay eegi doonaan keliya waxqabadkiisa iyo Khibrada shaqsiga la magacaabayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kheyre oo shaaciyay sababta ay u magacaabi la’ yihiin Taliyayaasha Hay’adaha amaanka Booliska iyo NISA appeared first on Caasimada Online.
-
Miraa transporters change route over threat from Al-Shabaab
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Transporters have changed the route they use to ferry miraa from Nyambene Hills in Meru County to North-Eastern and southern Somalia due to fear of Al-Shabaab attacks. From the previous route of Maua via Garba Tula-Modogashe and Wajir road, the traders now use the Isiolo town-Marsabit and Moyale highway before getting to Mandera via Takaba and Bute. Nyambene Miraa Growers’ Association chairman Isaiah Mwambiu and Miraa Exporters secretary Mungathia Mwilia said the vehicles taking miraa through the Wajir route to Mandera had on several occasions been attacked by Al-Shabaab militants. The new route is longer but faster as the road between Isiolo town and Moyale is tarmacked. From Moyale, some transporters take the commodity to Bute in Wajir North, while the second route through Takaba to Mandera serves the local retail market and parts of southern Somalia and markets in northern Ethiopia like Suftu. However, markets in upper Jubaland are still served through the Garissa route and parts of Wajir through Habaswein and Diif. Mr Mwambiu said taking miraa by road to parts of North-Eastern and southern Somalia had become risky and security personnel should address the issue. Source: – The Standard The post Miraa transporters change route over threat from Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online. -
Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdi Caziiz ayaa soo saaray tiro amarro ah kuwaasi oo shaqaalaha dowladda iyo ciidamada lagu siinayo badalaad lacageed ka dib markii ay sare u kacday maciishadda. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Sacuudiga boqorka waxaa uu amray in la siiyo kun Riyaal bil walba oo muddo sanad ah shaqaalaha rayidka iyo ciidamada taasi oo ay badal u qaadan doonaan sare u kaca ku yimid owgiis. Sidoo kale boqorka ayaa amray in 5 kun oo Riyaal la siiyo ciidamada ku sugan aagagga hore ee dagaalka gaar ahaan koofurta dalka oo ah xaduudka kala qeybiya Yeman iyo Sacuudiga. Amarada uu soo saaray boqorka ayaa waxaa sidoo kale lagu qeexay in la siiyo dadka da’ada ah oo aan shaqeynin lacag dhan 500 oo Riyaal kuwaasi oo ay siin doonto mu’asasada qaabilsan arrimaha bulshada iyo da’da. Amarada uu soo saaray boqorka ayaa waxay cadeynayaan sidoo kale:. In ardeyda wiilasha iyo gabdhah badal ahaan loo siiy lacag dhan 10% muddo sanad ah. Dowladda ayaa waxay qaadan doontaa mas’uuliyadda kororka qiimaha canshuuraha ee muwaadiniinta ka faa’ideysta adeegyada caafimaadka gaarka ah iyo waxbarashada gaarka ah. Dowladda ayaa waxay qaadan doontaa qiimaha kororka canshuura wax aan dhaafsiisneyn 850.000 oo Riyaal kaasi oo ah gadista guryaha. Amaradaan ayaa waxay imaanayaan xilli uu hogaaminayo dhaxal sugaha boqorka Maxamed Binu Salmaan tallaabooyin lagu hagaajinayo dhaqaalaha iyo in meesha laga saaro in dalka uu ku tiirsanaado kaliya shidaalka. Goobjoog News Source
-
It may soon be a criminal offense to be an atheist in Egypt. Shortly before New Year’s Day, the Egyptian Parliament considered enacting a law that would make it illegal to profess no belief in God. It is already against Egyptian law to “insult” or “defame” religion, and blasphemy arrests are on the rise. A conviction can bring up to five years in prison. The new measure would criminalize the act of not believing in God — no insults or defamation of another faith required. The legislation was proposed Dec. 24 by Amro Hamroush, head of the Parliament’s committee on religion. “It must be criminalized and categorized as contempt of religion because atheists have no doctrine and try to insult the Abrahamic religions,” Hamroush said in announcing the proposed law. The legislation has the support of Egypt’s highest Islamic religious organization, the Al-Azhar. Mohamed Zaki, an Al-Azhar official, called it necessary “to punish those who have been seduced into atheism.” The Egyptian government has long punished blasphemy and has targeted atheists since the 2014 inauguration of President Abdel-Fattah el-Sissi. At that time — three years after the 2011 revolution that ousted longtime Egyptian President Hosni Mubarak — the government announced a national plan to “confront and eliminate” atheism. Later, a government-run newspaper denounced atheists as “the country’s second enemy after the Muslim Brotherhood.” Since then, arrests of atheists have been on the rise. On Dec. 21, police in Cairo arrested a 29-year-old computer programmer who they say administered a Facebook page that is critical of religion. Under interrogation, the man acknowledged being an atheist. Under el-Sissi, there have also been crackdowns on journalists and LGBT people. A 2017 report from the London-based International Humanist and Ethical Union does not list countries that outlaw atheism but says that because of blasphemy and apostasy laws that carry the death penalty ”… in effect you can be put to death for expressing atheism in 13 countries.” Those countries, according to the IHEU, are: Afghanistan, Iran, Malaysia, Maldives, Mauritania, Nigeria, Pakistan, Qatar, Saudi Arabia, Somalia, Sudan, United Arab Emirates and Yemen. The proposed Egyptian law came in for harsh criticism from Ani Zonneveld, founder and president of Muslims for Progressive Values, an international group based in Los Angeles. “This criminalization of atheism contradicts the very essence of the Quran, verse 2:256, ‘There is no compulsion in faith,’” she said. “This legislation is anti-Islam.” Source: – USA Today The post Egyptian Parliament considers outlawing atheism appeared first on Caasimada Online.
-
During the final days of 2017, IOM, the UN Migration Agency succeeded in completing two movements of stranded Somalis and Ethiopians out of Yemen, despite immense security challenges and difficult sea conditions. Two boats were deployed, one headed to Aden to evacuate Somali refugees, while the other went to Hudaydah to evacuate Ethiopians, who were considered especially vulnerable due to the dangers of rising violence near that port city. The 27 December operation was the 19th assisted voluntary humanitarian return conducted by IOM out of the city of Aden sea port, taking 138 Somali men, women and children home in cooperation with UNHCR. With this final movement in 2017, IOM Yemen helped a total of 2,241 Somali refugees through its sub-office in Aden. The total number of Ethiopian migrants helped return home through Hudaydah seaport via Djibouti reached 746 people during 2017. It took several attempts to move a second group, some 71 Ethiopians, all occurring within days of the Somali movement. Complications beyond the control of IOM delayed the movement until 31 December but at 4:30 PM on New Year’s Eve, an IOM boat successfully left for Djibouti. The next morning (1/01/2018), maritime authorities informed IOM that heavy waves near Djibouti would prevent the continuation of the voyage, forcing IOM’s vessel to return to international waters near Yemen. Later that afternoon, authorities informed IOM its boat could set back on its course, ending what had become a long ordeal. “It was very challenging to conduct movements out of Hudaydah seaport due to the security threats that are present in Yemen’s northern Governorates. Those require us to liaise with different counterparts and authorities as well as the coalitions,” said Hanan Hajori, of IOM Yemen’s Assistance and Protection unit in the Hudaydah sub-office. Without such permission, return assistance might not happen. In addition, due to rough seas and weather a number of movements had to be cancelled several times. “At the end, migrants in Hudaydah were taken out safely despite of all these challenges,” Hajori added. While most UN agencies deal with the challenges that come with shortages in funding, IOM Yemen’s additional concern lies in the paramount issue of the safety of migrants and refugees while they are in IOM’s care. Providing food, shelter and medical assistance are key aspects of IOM’s operations. IOM must also deal with complex security situations and volatile changes on the ground that can derail weeks of preparations in a matter of seconds. Keeping up with a heavy demand for operational efficiency as well as psychosocial efforts to lift the spirits of the people under IOM care requires working day and night to effectively help migrants so they may reach their final destination safely. “This process usually takes from five to six hours, if everything is going smoothly,” said Rabih Sarieddine, an IOM official directing the sea-borne operations. “Nevertheless, on many occasions, the movement can be delayed for hours due to security matters, such as poor coordination between the security cells on the ground and the coalition, or due to lack of resources at a port, say, where a captain isn’t available.” None of these are easy passages. Embarkation at a collection/transit centre generally starts in the early morning hours before buses can move to a port. There, beneficiaries go through security and immigration checks, after which the IOM team begins assisting beneficiaries onto their vessel. A journey from Aden to Berbera typically takes between 12 and 15 hours, depending on the sea conditions, Sarieddine explained. Source: IOM The post UN Migration Agency Helps Nearly 3,000 Migrants Get Home from Yemen in 2017 appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in liiska Argagixiso ay ku dartay Hoggaamiye ku-xigeenka al-Shabaab ee Somalia. Warbixinta lagu muujiyay in liiska Argagixiso lagu daray Hoggaamiye ku xigeenka, ayaa waxaa lagu xusay Abuukar Cali Aadan oo la sheegay inuu yahay shaqsiga ku-xigeenka ka ah Shabaab. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in shaqsigaasi ay u aqoonsadeen halis sii kordheysa oo ku cusub Somalia, sidaa aawgeed ay ugu dareen liiska argagixisada. Hoggaamiye ku xigeenka, Abuukar Cali Aadan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay abaabulka weeraro ka tan cuslaa kuwii hore, sidaana uu ku muteystay in lagu daro liiska. Waxaa sidoo kale Abuukar Cali Aadan laga xanibay hantidiisa caalamka ,gaar ahaan mida Mareykanka, waxaana sidoo kale laga digay in muwaadiniinta uu xiriirka kala dhexeeyo Abuukar Cali ay xiriir la sameeyan. Sidoo kale, Abuukar Cali, ayaa la sheegay inuu ka halis badan yahay Hogaamiyaha maleeshiyada, waxa uuna shaqsigaan ku fogaaday howlaha argagixiso iyo naceybka nabada iyo xasiloonida. Si kastaba ha ahaatee, Mareykanka ayaa horay liiska argagixisada ugu dartay xubno ka tirsan al-Shabaab iyo sidoo kale Kooxda Daacish qeybteeda Somalia. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Hoggaamiye ku-xigeenka al-Shabaab oo lagu daray liiska argagixisada la doon-doonayo + Sababta appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aaden Barre Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday sababta ka danbeysay in dowlada Kenya ay ku dhaga adeegto dhismaha darbiga. Aaden Barre Ducaale, waxa uu sheegay in sababta ugu weyn oo ay u dhisayaan darbiga ay tahay inay ku khasabtay al-Shabaab, waxa uuna tilmaamay inay korortay dhibaatooyinka ay geystaan Shabaabka. Aaden Barre Ducaale, waxa uu tilmaamay in dhismaha darbiga laga bixiyay hadalo kala duwan, balse waxa uu cadeeyay in xaqiiqda ugu weyn ay xiligaan tahay al-Shabaab oo kusii kordheysa deegaanada Soomaalida. Waxaa uu sheegay in darbiga laga maarmi doono keliya haddii ay dhacdo in laga takhluusiyo al-Shabaab ama la ciribtiro. Wuxuu intaa raaciyay in dowladda Kenya ay ballanqaaday inaanu si kale ku joojin doonin dhismaha darbiga, iyadoo aan meel lagu hubsan maleeshiyaadkaal-Shabaab. Todobaadkii la soo dhaafay, waxaa muran ka dhex taagnaa dadka ku nool magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo iyo ciidamada Kenya oo la sheegay in ay waddeen dhul balaarsi. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Aadan Baree oo hal arrin ku micneeyay ku adkeysiga dhismaha darbiga Kenya appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ku faanay in Madaxweyne Donald Trump uu guul ka gaaray maqaam gaarsiinta dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga Mohammed bin Salman. Madaxda haysa xogta Aqalka Cad, ayaa arrintaan ku bayaaniyay buug cusub oo ku salaysan wareysiyada kaa oo cinwaankiisu yahay Fire and Fury. Michael Wolff ayaa jimcihii sheegay in buugiisa uu ku saleysan yahay in ka badan laba boqol oo wareysi oo lala yeeshay Trump iyo kuwa isaga aadka ugu dhaw. Magaca iyo rajada Mohammed bin Salman, ayaa la sheegay in abuurideeda uu lahaa Donald Trump oo wakhti badan siiyay. Donald Trump, ayaa ku faanay xitaa inuu lahaa talaabada Boqorka Sacuudiga uu jagada uga tuuray ninka dhaxalka u lahaa boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Nayef oo uu adeer u yahay isla markaana ka dhigay wiilkiisa 31 jirka ah, Mohammed bin Salman, amiirka dhaxal sugaha bishii June 2017. Buuga Fire and Fury ayaa lagu sheegay in Donald Trump uu aad u rumeysan yahay dhaxal sugaha dalka Sacuudiga, iyadoo sababta lagu sheegay inuu ka dhexeeyo xiriir damac ku saleysan Siyaasada iyo adduunyo cusub. Sidoo kale, Mohammed bin Salman iyo Trump ayaa waxaa u sabab ah wiilka soddoga u yahay Trump ahna la taliyahiisa, Jared Kushner. Iyada oo sara kaca iyo quwada uu yeeshay bin Salman inuu ku guulasto xilka dhaxalsugaha boqortooyada Sacuudiga ay noqotay arin lama filaan ah, waxaana ay badashay caadada lagu yiqiinay qoyska boqortooyada Sacuudiga. Si kastaba ha ahaatee, Michael Wolff ayaa mugdi galiyay kobaca ku imaankara xiriirka ka dhexeeya Trump, bin Salman iyo wiilka uu sodoga u yahay Trump ee lagu magacaabo Jared Kushner. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Donald Trump oo durba ku faanay sida fudud ee uu magac ku yeeshay bin Salman (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ee tan iyo markii uu madaxweynaha noqday Maalinta Bari oo Axad ah ku tagaya Magaalada Garoowe. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo madaxweyne Farmaajo ayaa laga dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga ka jari doono garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe halkaasi oo dib u dayactir balaaran lagu sameeyay. Sidoo Kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qaybgali doono Sanadguuradii 4-aad ee ka soo wareegatay Markii uu Madaxweyne Gaas ku guuleeystay madaxweynaha Puntland oo 8-da Bishaan ka dhaceeysa Garoowe. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale Waxa uu u safri doonaa Magaalada Qardho halkaasi uu kula kulmi doono Boqor Burhaan Boqor Muuse. Madaxweynaha Ayaa sida qorshahu yahay waxa uu safarkiisa ku soo gaba gabeeyn doono Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland. Qaban qaabada Soo dhoweynta Madaxweynaha ayaa si aad ah looga dareemayaa Deegaanada Puntland waxaana sawirka madaxweynaha lagu xardhay magaalooyinka Puntland. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Markii ugu horeeysay safar ku tagaya Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ee Bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa ku waramaya in Ciidamada Djabuuti ee qeeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya qarax Miino lagula eegtay Duleedka Degmada Buulo Barde shalay oo Jimco aheyd. Qaraxaasi ayaa waxaa ku dhintay Askar katirsan Ciidamadaasi Djabuuti inkastoo aan si rasmi ah loo sheegin tirada guud ee ku dhimatay qaraxaasi. Kadib markii uu dhacay qaraxaasi ayaa ciidamada Djabuuti Shalay ilaa xalay waxa ay wadeen howlgalo cuslus. Saraakiil katirsan Ciidamada Djabuuti ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay qaraxaasi. Ciidamada Jabuuti ayaa saakay sidoo kale ku faafay Duleedka Degmada Buulo Barde halkaasi oo ay howlgalo ka wadaan. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Ciidamada Jabuuti oo qarax lagula eegtay Buulo Barde appeared first on Puntland Post.
-
Popular Contributors