-
Content Count
205,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dagaal ku qabsadeen deegaanka Tukaraq oo markii hore ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland. Saakay aroortii ayaa la xaqiijiyey in halkaasi dagaal xooggan uu ka bilowday, kadib markii ciidamada Somaliland oo aad u hubeysan halkaasi soo weerareen. Ciidamada Puntland ayaa la xaqiijiyey in gabi ahaanba ay deegaankaasi isaga baxeen, welina lama oga khasaaraha halkaasi ka dhashay. Ma jirto weli wax war ah oo kasoo kala baxay Puntland iyo Somaliland, waxaana jirta dhaq-dhaqaaq ciidan oo Labada dhinac ah. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
-
Garoowe (Caasimada Online)-Madaxweynaha JFS Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir Gudoomiyay kulan gaar ah oo uu la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa shir guddoominta shirka Golaha Wasiirada maamulka ku wehlinaayay Hogaamiyaha maamulka C/weli Gaas iyo ku-xigeenkiisa. Waxaa marti ku ahaa shirka Golaha saraakiil katirsan madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale, waxaana inta uu socday leysla soo hadalqaaday arrimaha maaliyadda iyo wada shaqeynta dowladda Federalka Somalia iyo maamulka Puntland. Waxa uu kulanka si gaara uga dhacay dhismaha wasaaradda maaliyadda maamulka Puntland, waxaa diirada lagu saaray oo lagaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga guud ee deeganada Puntland, Dimqoraadiyada iyo dhaqangalinta nidaamka federaalka. Waxaa kaloo kulanka looga hadlay xuquuqaha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka iyo sidii deeqaha beesha caalamka bixiso si cadaalad ah loogu qaybsan lahaa. Sidoo kale, waxaa Kulanka lagu falanqeeyay sidii maxkamadaha iyo hay’adaha cadaalada ee dowladda federaalka iyo maamul goboleedyadu u wada shaqayn lahaayeen iyo sidii hoos loogu dhigi lahaa qiimaha dadka Soomaaliyeed ay ku xajiyaan oo afar labaad ka badan qiimaha ay bixiyaan shucuubta wadamada deriska ah. Waxaa kaloo looga hadlay sidii dib loogu howlgalin lahaa shirkadii diyaaradaha Somaliariline oo ahmiyad gaara u laheyd labada dhinac. Sidoo kale waxaa looga hadlay Muhiimada iyo miisaanka ay leedahay Isdhexgalka Bulshada Soomaaliyeed iyadoo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya uu amaanay sida dadka Soomaaliyeed ee reer Puntland u jecel yihiin Soomaalinimada iyo isdhexgalka bulshadda. The post Sawirro: Farmaajo oo la kulmay Golaha Wasiirada maamulka Puntland & Qodobo muhiim ah oo laga wada hadlay (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxda dalka Iran ayaa mamnuucay in lagu dhigo iskuullada hoose luqadda Englishka, waxayna timid arrintani ka dib markii hoggaamiye diimeedka Iran Cali Khumeyni iyo kooxdiisa ay ka horyimaadeen barashada Englishka waxayna ku sheegeen mid ka mida duulaanka dhanka dhaqanka ee reer galbeedka. Madaxa golaha sare ee waxbarashada Iran Mahdi Nawiid ayaa sheegay in barashada luqadda Englishka dugsiyada hoose ee dowladda iyo kuwa aan doladda laheyn oo aan aheyn manhajka Iran uu yahay mid ka hor imaanaya sharciga. Waxaa uu intaasi ku daray in barashada Englishka ee dugsiyada hoose ay tahay mid aan la ogoleyn badalkeedana loo dhigi doono maadooyinka ka hadlaya dhaqanka Iran. Cali Khumeyni ayaa qudbad uu jeediyey bishii May 2016 waxaa uu ku cambaareeyay dhiiro galinta loo sameynayo luqadda Englishka,isaga oo tilmaamay in dalka,dhallinyarada iyo caruurta lagu dhex faadinayo dhaqamo shishiiye. Khumeyni oo sii hadlay ayaa tilmaamay in Luqadda Englishka kaligeyd aysan aheyd luqadda Cilmiga. Cali Khumeyni ayaa sheegay in wadanka UK uu ka mid yahay wadamada u sameeya xayisiinta luqadda Englshka waxayna ku tilmaantaa inay tahay luqadda Cilmiga,Khumeyni ayaa hoosta ka xariiqay inay tahay luqaddaan luqadda dadka aan aqoonta laheyn waa sida uu u dhigay hadalkiisa. Goobjoog News Source
-
Maamulka Soomaaliland ayaa duulaan qaawan kusoo qaaday gobolka Sool ee Puntland, waxaana wararka ay Puntlandi sheegayaan in ciidan iyo gaadiid dagaal oo gaaraya boqolaal tikniko ay soo dhaafeen degmada Tukaraq ee gobolka Sool, halkaas oo ay saakay hiirtii waaberi xoog kusoo galeen. Ciidankaan ayaa haatan waxay ku sugan yihiin halka loo yaqaano labo madax oo ah duleedka magaalada Tukaraq, sida uu Puntlandi qof ku sugan Tukaraq. “Gaadiid dagaal oo gaaraya dhowr boqol oo qaarkood la jiidayay ayaa nagasoo gudbay iyo ciidan tiro badan, waxayna haatan ku sugan yihiin aaga labo madax, raashinkooda iyo saadkoodii wataan, xalay iyo shalay oo idil ayaanu warkooda maqlaynay, saakay waa duulaan, waana ciidamadii Somaliland ee Sool oo idil ku sugnaa.” ayuu yidhi goob joogaha aanu wareysanay. Ciidankii Puntland ee ku sugnaa Tukaraq ayaa halkaas isaga baxay waxayna ku sugan yihiin meel aan ka fogayn goobta ay ciidanka Soomaaliland ku sugan yihiin, waxaana dhexmaray iska hor imaad kooban Soomaaliland ayaa dhawaan ku hanjabtay inay qaadayso tilaabo ay kaga jawaabayso socdaalkii wasiirka qorshaynta Soomaaliya uu ku tagay gobolka Sanaag. Madaxweyne Gaas ayaa filayaa inuu arrintaan kaga hadlo xaflada garoonka diyaaradaha Garowem halkaas oo madaxweyne Farmaajo ku sugan yahay. Puntlandi.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay Qarax lala eegtay Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka. Jugta Qaraxa oo inta badan laga wada maqlay goobo farabadan ayaa waxaa ciidamada lagula eegtay nawaaxiga siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo lala eegtay gaari ciidan ayaa waxaa ku geeriyooday Seddax ka mid ah ciidamadii lasocday gaariga, halka askari kale uu soo gaaray dhaawac aad u daran. Qaraxa kadib waxaa halkaa laga maqlaayay shanqarta rasaas xoogan oo la sheegay inay ridayeen tirro ciidamo la socday gaariga Cabdi bilaha ee Qaraxa haleelay. Meydadka iyo Dhaawaca ciidamadii la socday Gaariga ayaa waxaa la dhigay xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibaayo xaaladooda Caafimaad. Si kastaba ha ahaatee, Qaraxyada ugu badan ee ka dhaca duleedka magaalada Muqdisho ayaa lala beegsadaa ciidamo ka tirsan dowlada iyo kuwa AMISOM. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Qarax culus oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowlada & Khasaaro kala duwan oo ka dhashay appeared first on Caasimada Online.
-
Talliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod oo shalay isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo gaareen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso nabadeyntii laga bilaabay magaaladaasi. Wuxuu taliyaha sheegay in ay filayaan dhameystirka heshiiska Gaalkacyo, iyadoo shacabka iyo sidoo kale maamullada ka jira magaaladaasi mideysan yihiin. “Waxaa farxad oo ilaahay uga mahadcelineynaa, Nabaddii halkaan aan ka wadnay la sheegay warbixintii aan ka helnay in meel wanaagsan mareyso, waxaan rajeyneynaa intaasi iyo in ka fiican iney gaari doonno.. Inta dhiman hadana waan dhameystireynaa” ayuu yiri Taliyaha. Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay amniga magaalada Gaalkacyo, kadib markii magaaladaasi ay kusoo bateen dagaallada u dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsanaa Puntland iyo Galmudug. Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya Waqooyi Bari Dalka Kenya ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka al-Shabaab ay halkaa ka jareen Isgaarsiinta. Maleeshiyaadka ayaa isgaarsiinta ka jaray magaalada Katulo ee Waqooyi Bari Dalka Kenya, waxaana xarunta Isgaarsiinta la faray inaanu sii deynkarin amar la’aan. Stephen Ngetich oo ah Taliyaha booliska Wajeer,ayaa xaqiijiyay in maleeshiyaad Hubeysnaa ay Hub culus ku dhufteen anteenooyinka isgaarsiinta. Taliyaha waxa uu sheegay in Hubka culus lagu dhuftay dhismaha laanta Sharikadda Safaricom ee magaalada Katulo, waxaana halkaa ku burburay anteenadii sahleysay xiriirka dadka degaanka iyo dalka Kenya intiisa kale. Stephen Ngetich waxaa uu sheegay in saraakiisha iyo Ciidamada Kenya ee degaankaas ay badqabaan islamarkaana uusan jirin qof ay wax ku gaareen weerarka al-Shabaab ee magaalada Katulo. Dhinaca kale, Stephen Ngetich waxa uu ku caga jugleeyay inay jawaab ka bixin doonaan weerarka lagu burburiyay anteenooyinka isgaarsiinta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Al-Shabaab oo Hub culus ku burburisay mid kamid ah anteenooyinka isgaarsiinta Kenya appeared first on Caasimada Online.
-
Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu xarigga ka jaro garoonka diyaarahada ee Garoowe. Waxaa la dhameystiray dhismaha garoonka diyaaradaha ee Garoowe, kaasi oo qaab casri ah loo dhisay. Mas’uuliyiinta Puntland u qaabilsan arrimaha garoomada ayaa sheegay in garoonkan ay kasoo degi karaan diyaaradaha waaweyn, islamarkaana yahay mid duulimaadyo caalami ah ka bixi karaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa safar ku jooga magaalada Garoowe, wuxuuna sidoo kale madaxweynaha tagi doonaa deegaanno kale oo Puntland ka tirsan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
-
Wararka PUNTLAND POST ka helayso magaalada Tuka raq ayaa sheegaya ciiidamo ka tirsan SOMALILAND inay la wareegeen halkaas . Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka oo igula hadlay Telefonka ayaa ii xaqiijiyay inuu halkaas ka socdo dagaal u dhaxeeya PUNTLAND iyo SOMALILAND . Xiisada Somaliland iyo Puntland ayaa kusoo beegmaysa xilli hadaladii uu jeediyay Madaxweynaha Somaliland ka mid ahayd hanjabaad culus , halka sidoo kalena ay kusoo beegmayso xilli uu magaalada Garowe ku sugan yahay Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya. Kala soco faahfahinta PUNTLAND POST The post Dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda Tuka raq appeared first on Puntland Post.
-
The perennial conflicts between the Kamba community and pastoralists from north eastern Kenya living along the border of Kitui and Tana River counties is likely to come to an end after herders accepted to move out of the area in the next ten days. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland oo ay sidoo kale ka qeybgaleen wasirro ka tirsan xukuumadda Federaalka ayaa sheegay in guud ahaan dalka u siman yahay dhaqaalaha lagu keeno magaca Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas waxa ugu horreeyo ee uu kala hadlay ahayd arrinta ku aadan dhaqaalahaasi iyo sida maamulkooda ku heli karo. “Dhaqaalaha dalka soo gala oo magaca Soomaaliya lagu keeno kaliya malahan meel gaar ah, dhaqaalahaasi waxaa loo asteenayaa guud ahaan baahida dalka ka jirta, maxaa yeelay dadka loo adeegayo ayeey kamid yihiin, waxaan idiin sheegayaa madaxweyne C/weli wax kale igalama hadlin, 90% wadahadalkeennii waa intaasi, waxaan umadda Soomaaliyeed loo keeno annag qeybteennii aaway, baahi badan baan qabnaa, howlo badan oo horumarin ah baan u baahannahay, waxaan u baahannahay in qeybteenna halkaasi lasoo dhigo, runtii awal wax badan ma jirin, hadda waxbaa bilowday insha Allah waan soo gaarsiineynaa Puntland guud ahaan umadda Soomaaliyeed” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo. Axaddii shalay, madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, halkaasi oo uu kula kulmay madaxda sare ee maamulkaasi iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Goobjoog News Source
-
Chaos reigned at New York's flagship airport for a third consecutive day Sunday with one terminal flooded and irate passengers stranded by chronic delays blamed on brutal cold and a deadly winter storm. Source: Hiiraan Online
-
Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ah iyo hey’adaha WHO iyo UNICEF, ayaa soo gabogabeeyay tallaalka jadeecada, kaas oo illaa 1 million oo caruur ah lagu tallaalay gudaha Puntland, caruurta da’dooda waxaa ay u dhaxeysay 6 bil illaa 10 sano, halka dalka oo dhan la talaalay 4.2 million. Sanadkii tagay 23,002 oo kiis ayaa laga sheegay jadeecada, caruurta ayaa waxaa uu da’dooda u badnaa 10 jir. Dr. Ghulam Popal, oo u qeybsanaha WHO ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegayaa in loo baahan yahay in dhammaan dowladda iyo hey’adaha iska kaashadaan sidii loo Kontoroli lahaa jadeecada isla markaana loo heli lahaa tallaal ku filan. Sanadkii hore bilihii March iyo April, waxaa la tallaalay illaa 516,934 oo caruur ah, da’dooda waxa ay u dhaxeysay 9 bil iyo 5 bil. Inta uu ololaha socday, caruurta waxaa la siiyay tallaalka iyo Vitamin A, waxaana muuqata in hadda lagu guuleystay. Goobjoog News Source
-
Ra’iisul wasaarihii hore ee Masar Axmed Shafiq ayaa sheegay inuu go’aansaday inuusan isku soo sharixin doorashooyinka madaxtinimo ee sanadkaani dhacaya. Axmed Shafiq ayaa sheegay inay jiraan siyaasiyiin waaweyn oo doonaya inay la tartamaan madaxweyne Cabdi Fitaax Al-siisi balse ma uusan sheegin illaa iyo hadda inuu ku guuleysan doono mar labaad. Axmed Shafiq ayaa ka soo laabtay dalka Imaaraadka Carabta isaga oo Masar soo gaaray bishii December ka dibna waxaa uu baahiyey inuu yahay musharax madaxweyne waxaanaka dib loo jeediyey dhaleeceymo loo marsiinayey warbaahinta madaxa banana iyo midda dowladda isaga oo maalmo lagu xiray Hotel ku yaallo Qaahira. Shafiq, waxaa uu ahaa taliyihii hore ee ciidamada cirka sidoo kale waxaa uu ahaa wasiirka hore ee duulimaadka rayidka, waxaana codad yar looga qaaday doorashooyinkii 2012 uuna ku guuleystay madaxweynihii hore Maxamed Mursi oo ka tirsan kooxda Ikhaawunl Muslimiinta, waxaana casilay sanadkii ku xigay ciidamada ka dib markii ay dhaceen dibad-baxyo looga soo horjeedo xukunkiisa. Goobjoog News Source
-
Nasa leaders have announced a nationwide campaign to build momentum for the swearing-in as the people’s president, of opposition leaders Raila Odinga and his deputy Kalonzo Musyoka on January 30. Source: Hiiraan Online
-
The hijab is simple, yet it has had the ability to affect my life in a complex way. The concept of the hijab is discussed in the Muslim holy book, the Qur’an, in Chapter 24, called an-Nur (the Light), in verse 30: Source: Hiiraan Online
-
Dalka Suudaan waxaa ka socda dibad-baxyo looga soo horjeedo sare u kaca ku yimid cuntada quuta daruuriga ah waxaana la xadidey sidoo kale rootiga. Mas’uuliyiin iyo goob joogayaal ayaa waxay sheegeen in dibad-baxyadaan uu ku dhintay hal arday waxayna ka dhaceen gobollada Daafuur iyo Neylu Arsaq halkaasi oo uu ka jiro muran u dhaxeeya dowladda iyo kooxaha Fallaagada ah. Sidoo kale magaalada Khartuum waxaa ka dhacay dibad-baxyo ay sameynayaan ardeyda dhigadda xarumaha waxbarasho waxayna booliska adeegsanayaan gaaska indhaha ka ilmasiiyo. Dabd-baxyo la mida kuwaan waxay ka dhaceen Suudaan 2016 markii uu qaaliyoobay shidaalka,waxayna madaxda ka hortageen joojinta banaanbaxa iyaga oo ka baqayey inuu soo laabto dabd-baxii dhiigga uu ku taaday ee dhacay 2013. Source
-
In today’s world, the extraction of oil resources in the third world is seen as a “necessary evil”. Many stable nations turned into an abyss of failure, as a result of massive injections of windfall profits from the proceeds of non renewable energy. We will deeply look into analysis some of those countries who suffered the plight of oil exploration which often referred to as a “Resource Curse” or “Paradox of Thrift.” Equatorial Guinea, a former colonial power of Spanish was one the poorest nations in the Central Africa before a large oil supplies were found in 1994, within a decade its oil production rose from 17,000 bopd in 2006 to a record 375,000 bopd in 2005. Its population is approximately half million people. The extraction of oil has attracted many profit seeking companies from the Western Countries who have never before heard of this tiny nation on the Atlantic Ocean. Under the autocratic regime of President Teodoro Obiang Nguema, Equatorial Guinea became a classic criminal state, with many top level institutions involved in various illicit behaviors; He was also charged with a number of human rights violations. The United States maintained a close relationship with this dictator to keep him in office just for the benefit of its Giant Oil Corporations. For example, in 2006, the then Secretary of the State Condoleezza Rice welcomed Washington to Obiang as a “good friend” of the United States. The oil struck caused a serious tribal cleavage among the different communities who used to live in a peaceful manner, in earlier times; it has also brought about a high level corruption at the top ranks of the bureaucracy. Obiang, the President of the nation bought a multi-billion “mansion” outside Washington DC. His son Teodorin, has become a frequent visitor in Manhattan and Paris, where he is famous for driving his many fancy cars. With the vast income generation by the oil industry other sectors of the economy, most notably agriculture crumbled while inequality and poverty persist. Rising sectoral inflation and devaluation in currency have also added to the seriousness of the situation. Sierra Leone is geographically located on the West Coast of Africa, it gained its independence from Britain in 1961, and it belongs to a vast abundance of diamonds. The people of this nation suffered terrible social and economic costs as a result of its civil war and fight over diamond control. The diamond wars caused heinous crimes against humanity in the form of murder, rape, and mutilation. The war between 1991 and 1994 claimed over 75,000 lives, caused 500,000 Sierra Leoneans to become refugees, and displaced half of its 4.5 million people. The prosperity from the rapid rise in income of diamond deals has precipitated a thriving sex industry, with the outcome of a high prevalence of AIDs patients. It is fact that foreign hands were collaborating with these atrocities, especially some of its neighbors who were acting as the “main financiers,” in this war of interest. As practically witnessed in many countries who managed to strike their potential resources, it turned into an abyss of failure because of massive injections of windfall profits from the proceeds of non renewable energy. Venezuelan politician once said: “Ten years from now, twenty years from now, you will see oil bring us ruin; oil is the devil’s excrement.” Among other socio-economic factors of resource curse literature include the following: Dutch Disease Effect – The Dutch Disease gets its name from the effects of oil discoveries on the economy of the Netherland in the 1960s and 1970s. The newfound oil created an export boom, but the domestic economy soon suffered from inflation and decline in manufacturing exports that led to lower economic growth and rising unemployment. The decline in the strength of other sectors in the economy is the crux of the “Dutch Disease Effect.” The oil boom of the 1970s and 1980s produced similar outcomes in countries as varied as Saudi Arabia, Nigeria and Mexico. Devaluation in currency – trade imbalances cause devaluation in currency as country’s export becomes less expensive while on other hand imports are more expensive due to the concentration of one sector of the oil resource economy. It also largely affects the skills of professional workers by getting new placements in the oil resources sector, and leaving job markets to the unskilled or semi-skilled laborers. Political Entrepreneurs – the massive resources create powerful tribal leaders who effectively take control of certain areas within the country particularly, in the regions where the non renewable energy were extracted and may have a power base, which could facilitate to recruit groups who fight on their behalf. Rent seeking behavior – economic gains from the government by particular individuals often happen under such cases. Government funds directly go into the hands of a few individuals who would reciprocate their supports in times of opposition, or political upheavals. Patronage politics, nepotism, enclave economies, kleptocracy, and other forms of immoral acts also further complicate the situation. Over the past years, some oil explorer companies were offered oil concessions to dig oil resources in our country; it has not yet fully succeeded in this trial. However, we all knew how the situation was when some of these foreign explorers came into our country, and how people reacted in this scenario, the main important question is: Will Somaliland follow similar steps to those nations, or will it be a mature nation enough to manage the common sharing of their communal interest? By Abdulqadir Omer Jama janaale59@gmail.com
-
MOGADISHU, Jan. 7 — The African Union peacekeeping mission in Somalia (AMISOM) vowed on Sunday to intensify training and mentoring of Somali security forces (SPF) to assume more security responsibilities in the Horn of Africa nation. Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia Simon Mulongo said the plan is aimed at building the capacity of the SPF to internationally acceptable standards. “This year is going to see more intensified training, more intensified mentoring of those who are there (SPF officers) and that means recruitment, training and forming the officer core that will see the police leap from the current stage to a higher one,” Mulongo said in a statement issued in Mogadishu. AMISOM troops are expected to relinquish the security of the key towns to the Somali forces through a conditions-based transition plan, to allow them take the lead responsibility as part of the planned exit. Under the exit strategy, some 1,000 soldiers were to be withdrawn from Somalia by Dec. 31, 2017 and AMISOM will deploy an extra 500 police officers to strengthen training and mentoring of Somali police. The move in is line with a United Nations Security Council resolution, passed in August 2017, which authorized AMISOM to start the transfer of security responsibilities to Somali national security forces. The UN Security Council also sanctioned the gradual reduction of AMISOM troops during the transition period. Xinhua
-
It was during those summer holiday nights that my mother would put a mattress in our balcony. She would tell us to all put on our PJs and come sit on the mattress, while she sat in front of us and started telling us stories. She was great at storytelling, some stories were based on true events while others were tales told to her when she was young and growing up in Jowhar. One of the stories I remember clearly was when she was told to take food to someone, you see this time she brought Farhan (her cousin) as back up. Previously while making the same journey a monkey attacked her and took the food, it attacked her as she was on her own. My father also used to tell us about his interactions with the local monkey who caused chaos in the streets of Beledweyne. Although my father did not like to tell us everything he got up to, he did tell us the odd story about his friends and how they all got their weird nicknames. Source: Hiiraan Online
-
Popular Contributors