Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,029
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Sports stadiums in Saudi Arabia will open their doors to women to attend football matches for the first time ever on Friday, the government has announced. Source: Hiiraan Online
  2. Garoowe (Caasimadda Online) – Degaansho cago badan aan ku taagneyn ayaa laga soo sheegayaa deegaannao ka tirsan gobolka Sool oo ay shalay ku dagaallameen ciidamada Puntland iyo Somaliland. Wararkii ugu dambeeyay ee Caasimadda Online ka heshay halka lagu dagaallamay ayaa sheegaya in Labada dhinac u kala tageen gurmadyo xooggan. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in dadkii ugu badnaa ay saakay isaga barakaceen deegaanka Tukaraq oo shalay subax lagu dagaallamay. Ciidamada Somaliland ayaa lahaa weerarka dagaalkan, kadib markii ay shalay dagaal ku qabsadeen deegaanka Tukaraq. Maamulka Puntland oo dagaalkan ka hadlay wuxuu sheegay in Somaliland uga dan leedahay carqaladeynta safarka madaxweyne Farmaajo ee deegaannada Puntland. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegananadii Ay Ku Dagaallameen Ciidamada Puntland Iyo Somaliland appeared first on Caasimada Online.
  3. Military forces of two semiautonomous regions in Somalia clashed on Monday over a disputed border town. Local media reported that fierce fighting erupted in Tukaraq town in Sool region between Somaliland and Puntland armies in which the former took control of the town. The two warring sides did not report any casualties. Puntland accused Somaliland of “aggression” and claimed that the move was intended to jeopardise the visit by Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo. President Farmajo began his visit in Puntland on Sunday, the first since he took office in February last year. “Because of the blatant aggression, we are stopping the passage of vehicles from Puntland to Somaliland,” the regional commissioner of Nugal region in Puntland, Mr Omar Abdullahi Faraweyne, told journalists. In a statement, Somaliland authorities accused the Somali federal government of “incitement” saying its action could trigger hostilities. Somaliland’s Minister of Information, Abdirahman Abdillahi Guri-Barwaqo, pointed to a recent visit to Sanaag, another disputed region along the border, by Somalia’s minister of Planning and Puntland’s Security minister, accusing them of “inciting speeches”. “Somaliland and its people declare that they will not tolerate such situations and they are ready to defend their security and their country,” Mr Gur-Barwaqo told the BBC. Somaliland and Puntland both claim ownership of Sool and Sanaag regions that lie between them. Somaliland declared independence from the rest of Somalia in May 1991 and does not have any relations with the Somali federal government. But it has yet to achieve any formal international recognition as a sovereign state. East Africa
  4. Addis Ababa, January 8, 2018 (FBC) – Prime Minister Hailemariam Desalegn received and held talks here today with the Sudan Armed Force’s (SAF) Chief of the General Staff, Lt. General Emad al-Din Mustafa Adawi. The Lieutenant General handed over a letter from Sudanese President Omar al-Bashir to PM Hailemariam. During the meeting, the two sides exchanged views on bilateral, regional, continental and global issues, according to office of the Prime Minister. In the meeting, which focused on cementing cooperation, PM Hailemariam reaffirmed Ethiopia’s commitment to further strengthen the ties between the two countries, Zadig Abrha, head of media and public relations deliverology unit at the PM office said. The cooperation between the two countries has been gaining momentum since the launching of the construction of the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), Zadig said. Stating that Ethiopia is Sudan’s strategic partners, Adwi for his part said that the two countries will strengthen their cooperation so as to tackle their common challenges. During the meeting the two sides agreed to scale up their cooperation on various continental and global for a as well as to achieve their mutual benefit. Ethiopia and Sudan have strong social, political, and economic relations. Last year, the two countries also signed a memorandum of understanding (MoU) providing to enhance joint security and military cooperation between the two neighboring countries to fight terrorism. Translated and posted by Amare Asrat
  5. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Al-shabaab ay dhibka ku hayaan Soomaaliya oo dhan ee aanay jirin meel gaar ah oo dhibkooda ku egyahay. Waxa uu tilmaamay madaxweynaha in Al-shabaab markii ay cadaadis dareemeen ay u carareen Puntland iyo deegaanno kale oo gobollada Waqooyi ah. Sidoo kale, madaxweynaha ayaa sheegay in si wadajir ah loola dagaallami doono Xarakada Al-shabaab meel walbo oo ay dalka ka joogaan, waa sida uu hadalka u dhigaye. “Dhibka Koonfurta yaalla Puntland iyo Waqooyi meel walbo wey yaalaan, dhibka kuwa nagu haya ee Shabaabka ah markii ay culeys dareemaan qasbiyan waxay aadi karaan meelaha ay is leeyihiin waad ku dhuuman kartaan, oo aan is leeyahay hadda iney bilaabeen iney soo galaan buuraha Puntland, isku mowqif ayaan ka nahay, isku furun baan ku jirnaa, waana la wada dagaaleynaa cadowgaas Soomaaliya haysta ee dhibka ku haya, haddi ay joogaan Puntland ama haddii ay joogaan Koonfur” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo. Xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in maalmihii ugu dambeeyay ay gaarayeen deegaanno ka tirsan Puntland. Goobjoog News Source
  6. Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qara Miino oo saakay ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Miinadan oo la sheegay iney ku aasneyd dhulka ayaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa Booliiska. Qaraxan ayaa haleelay qeybta dambe ee gaariga, waxaana ku dhaawacantay Labo askari, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiil dhanka amniga ah. Goobta uu qaraxan ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, kuwaasi oo halkaasi baaritaan ka bilaabay, balse lama sheegin cid ay arrintan usoo qabteen. Warkaan wixii kuso kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  7. Maamulka Puntland ayaa ku dhowaaqay in ay hakiyeen isku socodkii gaadiidka dadweynaha ee deegaannada maamulkaasi iyo kuwa Somaliland. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne, ayaa u sheegay warbaahinta in gabi ahaanba la joojiyey isku socodkii Labada dhinac. Waxa uu tilmaamay guddoomiyaha in si kooban loo ogol yahay iney socdaan gaadiidka mas’uuliyiinta maamulkooda iyo sidoo kale kuwa ciidamada. Sidoo kale, guddoomiye Faraweyne ayaa sheegay in dadka kasoo jeeda deegaannada Somaliland ay si nabad ah ku joogi karaan Puntland, balse aan la aqbali doonin in ammarkooda la jabiyo. “Waxaa la joojiyey wax walbo oo gaadiid ah oo u socda gobollada isku magacaabay Somaliland ama waqooyi Soomaaliya, ma rabno iney dhibaato gaarto dad Soomaaliyeed oo safar soo galay, kaliya waxaa la ogol yahay gaadiidka mas’uuliyiinta iyo kuwa ciidamada, sababtana waa la wada ogyahay” ayuu yiri guddoomiyaha. Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa ku dagaallamaya deegaanno ka tirsan gobolka Sool. Goobjoog News Source
  8. Degaansho cago badan aan ku taagneyn ayaa laga soo sheegayaa deegaannao ka tirsan gobolka Sool oo ay shalay ku dagaallameen ciidamada Puntland iyo Somaliland. Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News ka heshay halka lagu dagaallamay ayaa sheegaya in Labada dhinac u kala tageen gurmadyo xooggan. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in dadkii ugu badnaa ay saakay isaga barakaceen deegaanka Tukaraq oo shalay subax lagu dagaallamay. Ciidamada Somaliland ayaa lahaa weerarka dagaalkan, kadib markii ay shalay dagaal ku qabsadeen deegaanka Tukaraq. Maamulka Puntland oo dagaalkan ka hadlay wuxuu sheegay in Somaliland uga dan leedahay carqaladeynta safarka madaxweyne Farmaajo ee deegaannada Puntland. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  9. Dowladda Suudaan ayaa sheegtay inay fashilisay isku day lagu doonayey in lagu tahriibiyo 85 KGM oo dahab ah kaasi oo laga soo saaray galbeedka gobolka Daafuur lana doonayey in si sharci darro ah loo geeyo dalka Chad. Afhayeen u hadlay ciidamada Suudaan oo lagu magacaabo, Korneyl Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay u suurto gashay inay gacanta ku dhigaan labo ka mida dadkii doonayey in si sharci darro ah dahabka ku tahriibiyaan sidaasna waxaa uu u sheegay wakaaladda wararka Sana ee Suudaan ka soo baxda. Corneylka oo sii hadlay ayaa sheegay inay nabad gelyo tahay xaduudka u dhaxeeya dalalka Suudaan iyo Chad ayna deganyihiin xaaladaha amni. Ilaa iyo hadda lama hayo tiro rasmi ah oo ku saabsan mugga uu dhan yahay dahabka la doonayey in loo tahriibiyo dalka Chad,balse wasaaradda Macdanta Suudaan ayaa sheegtay warbixin ay soo saartay sanadkii 2016 ayna uga hadleysay waxsoo-saarka dahabkeeda ayaa waxay sheegtay inay soo saarto 28.9 tan waana Namber aad u yar marka la fiiriyo waxsoo-saarka guud . Waxsoo-saarka dahabka ee Suudaan ayaa gaaray 2017, ku dhawaad 105 tn,bishii November ee tagtay, ayuu sheegay bankiga Suudaan, in la xayiray iibsiga dahabka iyo dhoofintiisaba,balse dib ayuu uga laabtay go’aankaas oo waxaa loo ogolaaday shrikadaha ka shaqeeya macdanta inay soo saaraan dibadda wadankana ay u dhoofiyaan. Tan iyo markii Suudaanta Koofureed ay ka go’day suudaanta kale shidaalka Suudaan waxaa uu ahaa %75, dahabka ayaa noqday isha dhaqaale ee ugu weyn gudaha dalka. Source
  10. Hargeysa (Caasimadda Online) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland Faysal Cali Waare ayaa si weyn u taageeray dagaalka ay Somaliland ku qabsatay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Mudane Waraabea ayaa sheegay in loo baahnaa mar hore in la qato degaanka Tukaraq, isla markaana ay ahayd meel canshuur xaaraan ah ay ku qaadaan maamulka Garowe, ayna kasoo sheegteen dadka degaanka sida uu yiri. Faysal Cali Waare waxaa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay qaadeen tilaabo horay loogu baahnaa Maadaama uu sheegay in degaanka laga qabsaday ciidamada Puntland ee Tukaraq ay Somaliland leedahay. http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/01/Faysal-Cal.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dhageyso: Feysal Cali Waraabe: “Maamulka Garowe ayaa canshuur xaaraan ah ku qaadi jiray Tukaraq ..” appeared first on Caasimada Online.
  11. Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa maanta ku wajahan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar halkaasi oo haatan looga diyaar garoobayo soo dhowayntiisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa hadda kasoo baxay jaamacadda bariga Afrika halkaasi oo uu kula hadlay kumanaan kamid ah kumanaan kamid ah ardayda jaamacadaha wax ka dhigta, kuwaas oo madaxweynaha ka dhegaystay warbixin dheer oo ku saabsanayd siyaasada dowladdiisa uga degsan jihaynta mustaqbalka jiilka soo baxaya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale kormeer ku sameeyay qaar kamid ah xarumaha dowladda ee Garowe, waxaana kormeerkaas ku wehliya madaxweyne Gaas. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa Qado sharaf ugu diyaariyay magaalada Qardho. Puntlandi.com Garowe
  12. Ethiopia’s PM Hailemariam Desalegn has announced plans to drop charges against political prisoners and close a notorious prison camp [Michael Tewelde/AP] Earlier this month, Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn announced plans to release political prisoners in a surprise move the government says aims to “foster national reconciliation”. The prime minister also declared that the government would close the Maekelawi detention facility in Addis Ababa, which has been considered “one of the country’s most notorious police stations” since its construction in the 1970’s. While the international community welcomed the government’s unexpected announcement as a step in the right direction, many in Ethiopia, especially civil society and political organisations, took the news with a grain of salt. The obvious question many are asking is: What is in it for the government and why now? Perhaps the answer partially lies in the fact that Ethiopia is host to a very important African powerhouse – the African Union (AU). The AU has long been trying to disentangle itself from Africa’s poor human rights record, including systematic suppression of basic rights and detention without trial of political prisoners. Ethiopia is currently seen as an impediment to these ambitions. Over the years, the Ethiopian government has repeatedly failed to deliver basic services to its citizens and protect their fundamental human rights and freedoms. In this context, it is understandable for the Ethiopian government to try and live up to its responsibilities as a founding member of the AU, by promising to release thousands of political prisoners. But there is certainly more to this recent announcement than an honest desire to please the AU and improve the country’s human rights record. An attempt to curb foreign interference In the past few decades, the Ethiopian government has marginalised several ethnic groups by allowing a single ethnic group, Tigrayans, to dominate the political sphere. This has resulted in deep-seated, widespread dissatisfaction with the political establishment, and has caused occasional flare-ups of protest. The government, rather than starting a dialogue with these marginalised communities, tried to suppress dissent by force. According to Amnesty International, the government of Ethiopia has engaged in a “crackdown on the political opposition which has resulted in mass arbitrary arrests, torture and other ill-treatment, unfair trials and violations of the rights to freedom of expression and association”. This has led to a number of armed groups forming and waging war against the government of Ethiopia. The most prominent among these groups is the Ogaden National Liberation Front (ONLF). Since 1984, the ONLF has been fighting for an independent homeland for ethnic Somalis in the region known as Ogaden, in eastern Ethiopia. Another one of these groups is the Oromo Liberation Front (OLF), which was established in 1973 to promote self-determination for the Oromo people. The Oromo people are the largest ethnic group in Ethiopia, however, their economic and political participation remains minuscule. Over the years, both organisations have managed to establish support beyond the borders of Ethiopia. The Ethiopian government has repeatedly accused neighbouring Eritrea of supporting the ONLF, and Somalia of providing equipment as well as moral and organisational support to armed groups in the Ogaden region. This foreign interference has damaged the national cohesion in Ethiopia and hindered the government’s efforts to improve the economic, social and political conditions in the country. By promising to release political prisoners, many of whom have been imprisoned for their alleged support for these organisations, the government of Ethiopia is extending an olive branch to the country’s marginalised communities. This gesture of goodwill may lead to an easing of tensions and give the government an opportunity to concentrate its resources on Ethiopia’s new economic and political interests in the region. A possible truce with the ONLF and the OLF will serve to counter any attempts by the governments of Eritrea and Somalia to intervene in Ethiopia’s domestic politics. By positioning itself to start direct political negotiations with these groups, Addis Ababa will finally have a chance to derail efforts by its neighbours to create conflict within the borders of Ethiopia. A mega dam project Another reason behind Ethiopia’s sudden decision to release political prisoners may be its determination to complete an ambitious construction project, the Grand Ethiopian Renaissance Dam, without hindrance. The Grand Ethiopian Renaissance Dam, formerly known as the Millennium Dam, is a gravity dam on the Blue Nile River in Ethiopia that has been under construction since 2011. It is in the Benishangul-Gumuz Region of Ethiopia, about 15 km east of the border with Sudan. The dam will be the largest hydroelectric power plant in Africa when completed, and the seventh largest in the world. It is expected to solve Ethiopia’s ongoing energy crisis and help the country expedite its development. Ethiopia needs to ensure that the construction of the dam is completed without any disturbances. It is therefore in the interest of the country – and its main investor, China – to make truce with the ONLF and OLF at this time. Also, the dam project may ignite another confrontation between Egypt and Ethiopia in the coming days. Egypt has long been at odds with Ethiopia over the $4.8bn megaproject, with Cairo fearing that the dam’s position may affect its access to water from the Nile River basin, which will feed the dam. Therefore, as Ethiopia prepares itself for the completion of this monumental project, it is forced to re-evaluate threats and priorities. Addis Ababa’s sudden decision to release political prisoners is not only a necessary move aiming to fix the country’s human rights record, but also an important chapter in a complex political strategy. Ethiopia is prepared to make truce with its internal dissenters in a bid to end foreign interference in the country’s domestic affairs, and ensure the swift completion and smooth operation of the Grand Ethiopian Renaissance Dam. by Thembisa Fakude
  13. Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2018-01-09 05:32:55Z | | Ministry of Foreign Affairs’ Secretary-General Dr Ahmed bin Hassan al-Hammadi met yesterday with Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development Jamal Mohamed Hassan. During the meeting, they discussed bilateral relations and ways of developing them, in addition to matters of common concern.
  14. Garowe (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa sheegay sheegay xubno ka tirsan Shabaab ay ku soo carareen buuraha Galgala ee Puntland. Askar iyo saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab oo ka baxsanaya Duqeymaha cirka ah ee Mareykanka ay lka wadaan gobolada dalka ayaa la sheegay in ay gaareen dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari. Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Dowladda Federaalka iyo Puntland ay iska kaashadaan sidii gabi ahaan Shabaab looga ciribtiri lahaa guud ahaan dalka. Farmaajo oo booqasho ku maraya qeybo ka mid ah gobolada dalka ayaa la kulmaya qeybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuna socdaalkiisa la xiriira nabada iyo dib u heshiisiinta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dhageyso : Farmaajo “Shabaab baxsanaya ayaa soo galay Puntland” appeared first on Caasimada Online.
  15. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo hore u soo noqday taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa hambalyo u diray bahda NISA, sanad-guurada 48-aad ee ka soo wareegtay aasaaskeeda. Xildhibaanka oo ka mida mucaaradka ugu waaweyn ee dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa sheega in NISA lagu bartay sumcad, magac wanaagsan & mas’uuliyad ayey hey’adani, wuxuna bogaadiyey shaqaalaheeda kala duwan oo si xirfadaysan shaqadooda u qabsada. “Waa waajib in magacaas wanaagsan la dhowro oo aan hey’addan laga dhigin mid dad dawladda xilal ka haya oo dano gaar ah leh ay ku shaqeystaan ama gacmaha u galiyaan dhiig iyo magac xumo taariikhdeeda daba socda…:” ayu yiri xildhibaan Fiqi oo warkan ku soo beegay dabaaldegga sanadguurada 48-aad ee NISA. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xildhibaan Axmed Fiqi: “NISA waa inaan laga dhigin mid ay ku shaqeystaan dad dawladda xilal ka haya..” appeared first on Caasimada Online.
  16. Sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Tunisia hal qof ayaa ku dhintay dibad-baxyo looga soo horjeedo xukuumadda kuwaas oo ka dhacay Tiberias. Dibad-baxyaasha ayaa waxay ka careysanyihiin sare u kac ku yimid qiimaha badeecada iyo canshuur cusub oo lagu soo rogay magaalooyin ka tirsan dalkaasi. Sidoo kale dibad baxaan ayaa waxaa ku dhaawacmay 5 qof oo kale ka dib markii uu isku dhac uu dhex maray dibadbaxyada iyo ciidamada ammaanka sida ay sheegeen dad ku sugan magaalo ku taallo galbeedka caasimadda Tunisia. Dibad-baxyaasha ayaa waxay ku fideen ku dhawaad 10 magaalo oo ka tirsan Tunisa waxaana ka mida magaalooyinka ay ku faafeen dibad-baxyaashaan Sidi Bouzid, Bou Hajla. Ciidamada ammaanka ayaa waxay adeegsadeen gaaska indhaha ka ilmisiiya si ay u kala ceyriyaan dibad baxyaasha ka cabanaya sare u kaca ku yimid badeecooyinka canshuuraha cusub ee lagu kordhiyey. Source
  17. Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo ka hadlayay munaasabad uu xilka ku wareejinayay oo ka dhacday Muqdisho ayaa ka hadlay arimo kala duwan. Juxa ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu soo maray marxalado kala duwan hayeeshee iminka ay kala daadsantahay kalsoonida Shacabka ay ku qabaan Dowlada Soomaaliya. Juxa ayaa sheegay in Koox kale ah ama shaqsiyaad dalka aanay waxba ka qaban karin isaga oo sheegay in hadalo kala duwan loo isticmaalo dadka siyaasad ahaan ka soo horjeedo Dowlada. “Intii burburka inagu dhacay sanadihii u dambeeyay waxa ugu weyn ee na soo maray waa Wadaad kaa fikir duwan oo kugu dhufta Shabadda Cadaabta ama Madax ka fikir duwan tahay oo kugu dhufata shabadda Mucaaradnimada ama qaran dumis”ayuu yiri Cabdi Faarax Juxa. Dhowaan Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa xilkii ka qaaday sadax wasiir uu kamid yahay Wasiir Juxa. Hoos ka dhageyso Codka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/Cod-Juxa.mp3Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Juxa “Dalka Soomaaliya waa uu dayacanyahay” appeared first on Puntland Post.
  18. Garowe (Puntlandi) La taliyaha madaxweynaha dalka Jibuuti, Cabdiraxmaan Cabdulaahi Cali, ayaa sheegay dowladda Jibuuti inay diyaar u tahay in diyaaradooda Jibuuti Air ay duulimaadyo ka bilowdo garoomada Puntland. Taliyaha madaxweynaha Jibuuti oo kamid ahaa masuuliyiintii lagu casuumay furitaanka garoonka diyaaradaha Garowe, ayaa cadeeyay inay ku faraxsan yihiin in diyaaradoodii ugu horeysay oo ganacsi ah ay kasoo degto Puntland, isagoo sheegay Puntland iyo Jibuuti inay yihiin dad walaalo ah oo wax badan ay ka dhexeeyaan. Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa balanqaaday dowladdu inay gacmo furan kusoo dhoweyndoonto shirkad kasta oo doonaysa inay duulimaad ka sameyso garoomada Puntland, wuxuu si gaar ah uga mahad celiyay diyaarada Air Jibuuti oo noqotay diyaaradii ugu horeysay oo heer caalami ah oo kasoo dagta garoonka cusub ee Garowe. Dhinaca kale, garoonka diyaaradaha Garowe, ayaa isla shalay waxaa ka bilowday duulimaadyadii ugu horeeyay, waxaana ka duulay dadkii ugu horeeyay oo shacab ah, iyagoo aad usoo dhoweeyeen sida garoonka loo dhisay. DAAWO SAWIRRADA. Puntlandi.com
  19. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane.Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta uu kormeer ku sameeyeyo xarumo kala duwan oo kuyaala Caasimadda. Mudane. Farmaajo ayaa booqan doona Isbitalka Guud ee magaalada Garoowe,isagoo u kuurgalaya xaaladda Bukaanada kujira Isbitalka iyo adeegyada caafimaad ay helayaan,sidoo kale wuxuu warbixin ka dhageysan doona maamulka iyo howlwadeenada Isbitalka. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigi doona xarumo kala duwan oo isugu jira Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed,kuwaasi oo laga dhisayo magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Dhinaca kale waxaa la filayaa in uu la kulmo ardayda wax ka barata Jaamacadaha,isagoo maamulada Jaamacadaha dhegaysan doona warbixinno ku ku saabsan adeegyada waxbarasho iyo baahiyaha ay qabaan. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo Saaka booqanaya xarumo Muhiim ah oo ku yaalla Caasimadda Garoowe. appeared first on Puntland Post.
  20. Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ka dhacay Qarax miino oo la la eegtay ciidamo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya, Qaraxaan ayaa ka dhacay wadadda Warshadaha ee Magaalada Muqdisho waxaana la la eegtay kolonyo gaadiidka ciidamada Dowlada Soomaaliya. Wararka Ay heleeyso PUNTLAND POST ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxaan la la eegtay gaadiid la socday Taliyaha ciidamada Booliska Degmada Deyniile Cor Abtidoon inkastoo aanu saarneyn. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxaasi uu qasaare ka soo gaaray Ciidamadii la la eegtay inkastoo aan si dhab ah loo ogeeyn qasaaraha rasmiga ah. Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Wadda Warshadaha Gaar ahaan meel aan ka fogeeyn Warshada Biyaha Caafi oo dhowr jeer oo hore qaraxyo ceenkaan oo kale ah lagula eegtay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Qarax Ciidamada Dowlada Lagula eegtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  21. Garowe (Puntlandi) Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku ammaanay shacabka reer Puntland inay yihiin dad ilaashada nabadooda islamarkaana soo dhoweeya gacantana ufidiya dowlad kasta oo Soomaaliyeed, “Nabadu waa furaha nolshada, Haddii aysan Puntland nabadi ka jiri lahayn intaas oo Airport, intaas oo laamiyo ah iyo horumarka dhismayaasha haatan socda ma suurto gali lahayn in lagu tilaabsado,” ayuu yidhi madaxweyne Farmajo, isagoo intaas ku daray in uu ku faraxsan yahay muuqaalka uu kala kulmay Puntalnd. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale shacabka Puntland ku ammaanay sida ay u garab istaagan yihiin dowladdooda ugana qeyb qaadanayaan horumarka iyo isku tashiga lagu dhisay kaabayaaal badan oo uu kamid yahay garoonka diyaaradaha Garowe, kaasoo usoo qaatay tusaale wanaagsan oo ku dayasho mudan. “Shacabka Puntland waxaan leeyahay waad ku mahadsan tihiin sida aad ugu kalsoon tihiin dowladdiina, dowladda waxaa laga rabaa inay kalsoonidaas ka dhabeyso oo aan idiin qabano waxaad naga filaysaan.” ayuu yidhi Farmaajo.” Halkaan ka dhegayso codka madaxweynaha. Madaxweyne Farmaajo - Madaxweyne Farmaajo Puntlandi.com
  22. Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay inay dadajiyaan qorshaha Somalia looga cafinaayo deymaha lagu leeyahay. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa sheegay in Somalia ay ku adkaaneyso bixinta deymahaasi, maadaama uu yiri ay iminka ka gudbayaan xaalada duruufeed ee ka dhalatay colaadihii muddo fog ka taagnaa Somalia. Kheyre waxa uu tilmaamay in Somalia qudheeda ay weli ku dhex jirto guddoonka deeqo kaga imaada adduunka intiisa kale, sidaa aawgeed ay adag tahay in la helo dhaqaale ay ku magi karaan deymaha lagu leeyahay. Kheyre oo wareysi siinaayay Wargeyska Fanancial Times ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa sheegay inay ku celcelinayaan in laga dhaafo deymaha, maadaama Somalia ay weli ku jirto xili ay u baahan tahay saaxiibada. Waxa uu sheegay in dowladda ay ku dadaaleyso sidii ay u dhisi lahayd hanaan Maamul oo la aamini karo, islamarkaana waxaa uu rajo ka muujiyay in Somalia ay noqon doonto meel Qatar la’aan ah oo cid waliba ay isku aamin karto. Waxa uu Kheyre xusay in miisaaniyada dowladda ay hadda tahay 274 Million oo kaliya, taas oo uu sheegay in aysan ku filneyn in laga sameeyo barnaamiyada bulsho. Waxaana uu tilmaamay in si loola dagaalamo al-Shabaab loo bahan yahay Dowlad wanaagsan, waana sabab aan Beesha Caalamka uga dalbaneyno kaalmo dheeraad ah ayuu yiri RW Kheyre. Si kastaba ha ahaatee, dowlada Somalia ayaa lagu leeyahay deymo gaaraya 4 Bilion oo Doller, taas oo inta badan ah dul saar iyo ganaaxyo ka dhashay Deymihii lagu Lahaa Dowladdii Dhexe ee dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kheyre oo hal arrin ugu baaqay Beesha Caalamka xili ay jiraan caqabado dhowr ah (Maxay tahay) appeared first on Caasimada Online.
  23. MIAMI — A Miami federal judge has further halted the expulsion of 92 Somalis suing the U.S. government for turning them into potential targets of an extremist group with a botched deportation flight. Source: Hiiraan Online
  24. Nairobi (Caasimada Online)-Qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Kenya ayaa ku baaqay in Soomaalida degan deegaanka Kitui ee bariga dalkaasi, ay gabi ahaan isaga guuraan. Xildhibaanada ayaa sheegay in sababta guuritaanka Soomaalida ay tahay in deegaanka uu saaxiib u noqday mid uu ka guuray daaqa iyo biyaha, sidaa aawgeed la doonaayo inay isaga baxaan deegaanka. Xildhibaan Nimrod Mbai oo ah mudane lagu soo doortay deegaankaasi kana tirsan baarlamaanka Kenya ayaa ku goodiyay inay la dagaalami doonaan Soomaalida ku nool deegaankooda Kitui ee bariga Kenya. Xildhibaan Nimrod Mbai waxa uu Soomaalida ugu baaqay in muddo Toban cisho gudahooda ay isaga guuran deegaanka, iyadoo wixii intaa ka badan aysan sameyn doonin dulqaad degnaanshi. Xildhibaanka oo garabsanaaya Xildhibaano kale ayaa sheegay in Soomaalida ku dhaqan deegaanka laga soo doortay ay dhibaato baaxad leh ku hayaan muwaadiniinta dhulka leh, waxa uuna cadeeyay inay kamid tahay waxa uu ugu yeeray Nabad-guur iyo xasil daro, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale, waxa uu sheegay in cabashada ugu badan ay tahay in hoos u dhac ay ku timid abuurka sababo la xiriira in xoola dhaqatada Soomaalida ay xoolahooda ku fasaxaan abuurka muwaadiniinta. Xildhibaan Nimrod Mbai ayaa yiri ”Tani waa midii noogu xumeyd ee aan aragno Xoolahoodii ayaa Beerihii iska daaqaya dadkeeniina waxay la’yihiin wax ay Cunaan sababtoo ah way ka cabsanayaan in ay Beerahooda Beertaan” Dhinaca kale, Xildhibaan Nimrod Mbai ayaa Soomaalida ugu hanjabay inay iska qaban doonaan haddii aysan wax ka bedelin dhibaatooyinka ay ku hayaan dadkiisa. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com The post Xildhibaan Kenyaan ah oo Hanjabaad adag u jeediyay Soomaali badan oo ku nool deegaankiisa +Sababta appeared first on Caasimada Online.
  25. Ministry of Foreign Affairs’ Secretary-General Dr Ahmed bin Hassan al-Hammadi met yesterday with Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development Jamal Mohamed Hassan. Source: Hiiraan Online