-
Content Count
205,091 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Cadaado (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan AMISOM la geynaayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Ciidamadan dheeraadka ah ayaa kaabi doona ciidamo kale oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, waxaana lasoo sheegayaa in saacadaha fooda nagu soo haya ay gaarayaan magaalada. Ciidamadan ayaa magaalada kala degi doona Hubkooda, waxa ayna si rasmi ah ula wareegi doonaan amniga iyo gacan ku heynta goobaha muhiimka ah. Ciidamadan ayaa ka qeybqaadan doona xaqiijinta amniga magaalada Dhuusamareeb, oo uu ku wajahan yahay Madaxweynaha Qaranka Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Wafdigiisa. Magaalada Dhuusamareeb waxaa hadda ku sugan wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo hordhac u ah Madaxweynaha Somalia iyo madaxda maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaaya kulan lagu dhameystiraayo Heshiiskii maamulka Galmudug iyo Ahlusunna oo lagu dhameyn doono magaalada Dhuusamareeb. Geesta kale, waxaa amniga magaalada Dhuusamareeb iminka gacanta ku haya Ciidamo ka socda dowladda Jabuuti , kuwaasoo la sheegay in ay wax ka xaqiijinayaan Ammaanka Magaalada. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com The post Ciidamo ajaaniib ah oo la wareegayo amniga magaalada Dhuusamareeb & Diyaarad la filaayo inay… appeared first on Caasimada Online.
-
Hargeysa (Caasimada Online)-Maamulka Somaliland ayaa sheegay in dhawaan ay ka guuri doonaan furaha Teleefoonada oo ay la wadaagan Somalia inteeda kale. Maamulka ayaa sheegay in heer gabogabo uu maraayo qorshaha looga guuraayo furaha ay la isticmaalan Somalia, waxa ayna tilmaantay inay buuxinayaan shuruudaha la doonaayo. Wasiirka wasaarada isgaarsiinta iyo technology-yada maamulka Somaliland C/weli Sheekh, ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay ka dhabeyneyso sameysiga furo cusub. Wasiir C/weli Sheekh ayaa yiri ‘’waxaan wadnaa qorshihii Somaliland loogu sameyn lahaa furo gaara oo ka madaxbanaan kan ay isticmaasho Somalia inteeda kale’’ ‘’Qorshaha aan hadda wadno waa inaan Somalia uga guurnaa furaha 252, maadaama aanu waxba la wadaagin Somalia waxan garanay inaan helno furo gaar noo ah’’ Wasiirka maamulka ugu magacaaban Isgaarsiinta waxa uu intaa raaciyay in howsha hortaal ay ku fulin doonaan muddo kooban, inkastoo uu muujiyay inay jiri karaan culeysyo dhowr ah. Haddalka Wasiirka ayaa imaanaya xili maamulkii hore ee Somaliland uu horay u sheegay inay ka guuri doonaan furaha Somalia, waxaana xiga raja muujinta maamulka cusub ee uu Hogaaminaayo Muuse Biixi. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com The post Somaliland oo shaacisay qorshaheeda ku aadan ka guurista Furaha Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Ciidamo ka socdo Kuwa AMISOM Ayaa Tagaya Deegaano katirsan Gal-Mudug si ay u sugaan Amniga Madaxweyne Farmaajo. Ciidamadaan oo ka socdo Dowlada Djabuuti ayaa tagaya Gobolka Gal-Gaduud Gaar ahaan Magaalooyinka Dhuusamareeb Guriceel iyo Caabud Waaq. Shalay Ciidamo ka socdo Dowlda Jabuuti ayaa tagay Dhuusamareeb hayeeshee maanta ayaa lagu wadaa in ay halkaasi gaaraan ciidamo aad u farabadan. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Bari Booqasho ku tagaya Deegaano katirsan Gobolka Gal-Gaduud ee Bartamaha Dhulka Soomaaliya. Waa Safarkii ugu Dheeraa oo Madaxweyne Soomaaliyeed inta la xasuusto uu ku tago Gobolada Dalka Soomaaliya. Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo biloowday Puntland isaga oo ku soo gaba gabeeyn doono Gal-Mudug. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamo AMISOM ah oo Tagaya Gal-Mudug Si ay u sugaan Amniga Madaxweyne Farmaajo appeared first on Puntland Post.
-
Ethiopian Oromo refugees fleeing to Kenya to escape persecution say they are finding life on the streets of Nairobi no better than the insecurity they left behind, as they are targeted by bribes and harassment and forced into vast camps with few prospects or protections. Source: Hiiraan Online
-
The World Bank’s annual ranking of countries by ease of doing business has been compromised by politicized methodology, the bank’s top economist told the Wall Street Journal (paywall). The primary victim? The country of Chile. The high-profile rankings are intended to encourage governments to remove obstacles to business and incentivize economic development. The report combines measures of how easy it is for an entrepreneur to start a business, obtain credit, pay taxes and enforce contracts, among other things. Paul Romer, the World Bank’s Chief Economist since late 2016, found irregularities in how the survey’s methodology was updated from year to year, and intends to correct and republish the ranking for the past four years. Romer said the irregularities manifested themselves in shifts to Chile’s ranking, which was 55th in the 2017 rankings, but as high as 25th a decade ago. In fact, the Chile’s position in the rankings seemed to mirror the country’s politics: During the period in question, Chile alternated between electing socialist Michelle Bachelet and conservative Sebastián Piñera to the presidency. When Piñera was in office, Chile would climb in the rankings; when Bachelet was in office, the country would fall. According to Romer, the volatility resulted from new metrics added to the ranking that dragged down the country’s score, rather than a meaningful change in Chile’s business environment. “I want to make a personal apology to Chile, and to any other country where we conveyed the wrong impression,” Romer told the Journal. “Based on the things we were measuring before, business conditions did not get worse in Chile under the Bachelet administration.” The former director of the report, Chilean economist August Lopez-Claros, is on leave from the World Bank this year. In a statement e-mailed to Quartz, he defended the changes to the ranking method as improvements, implemented transparently and designed to make the product more useful. “The claim that the above methodological changes somehow targeted Chile is wholly without merit,” he writes. “In light of the concerns expressed by World Bank Chief Economist Paul Romer in the media and our commitment to integrity and transparency, we will conduct an external review of Chile’s indicators in the Doing Business report,” the bank said in a statement. Other countries’ positions in the rankings are likely to shift once the methodology is revised. In the current rankings, the top performers are New Zealand, Singapore, and Denmark, while the lowest were Venezuela, Eritrea and, coming in last, Somalia. The widely covered report provides guidance to global investors and governments alike. Some countries, like Nigeria, make improving their rank in the report a matter of explicit public policy. The World Bank has struggled in recent years to find a place in a world where development loans have largely been replaced by private investment in emerging markets—which are not called developing economies anymore. World Bank president Jim Kim has worked to re-orient the institution toward providing independent expertise and advice as much as capital. However, the suggestion that ideology, rather than data, is driving key World Bank communications will not make the institution’s job any easier Source: – Quartz The post A World Bank economist apologized for unfair country rankings and will redo four years of results appeared first on Caasimada Online.
-
Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ku geeriyooday Xildhibaan Katirsanaa Baarlamaanka Maamulka Gal-Mudug. Xildhibaankaan ayaa lagu magacaabi jiray Xildhibaan Cabdikariin Maxamed Cismaan Ciro. Xildhibaanka ayaa baryihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa xalay ku geeriyooday Xildhibaan C/kariin Maxamed Cusmaan (Ciro) oo kamid ahaa Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug. Xildhibaan Salaad Ceynte oo katirsan Baarlamaanka Gal-Mudug Ayaa Warbaahinta Muqdisho u xaqiijiyay Geerida ku timid Xildhibaan Ciro. Allaha u naxariistee Xildhibaanka ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Gal-Mudug oo Muqdisho ku Geeriyooday appeared first on Puntland Post.
-
We may never know the human or financial cost of the war in Somalia. The Kenyan government, which at the end of 2011 placed its soldiers under the African Union Mission to Somalia (Amisom), has never made public the number of its troops killed or amount of money it has spent on the war. Key among the numbers which remain a military secret is how many soldiers died in the twin Kulbiyow (2017) and El Adde (2016) attacks. A tally from various media reports show at least 1,000 Kenyans have died since Operation Linda Nchi was launched in 2011 over the abduction of two French tourists Meanwhile, hundreds of families of soldiers killed in the battle field continue languishing without their key breadwinners, some still awaiting compensation. Military insiders say it costs about Sh7,000 a day to keep a soldier in Somalia. This covers food, transport, medical care, communication and water expenses, which translates to Sh210,000 a month and Sh2.52 million a year. here are at least 4,000 Kenyan soldiers in Somalia, meaning it would cost Sh10.08 billion a year to keep them in a war that has no end in sight, at least according to President Uhuru Kenyatta. The war has become a hot political potato and one of the key issues in the last two presidential elections. President Kenyatta, who is serving his second term, has consistently said the Kenyan troops will remain in the war torn nation until the threat level posed by Al Shabaab is brought down. On the flip side, the Opposition insists Kenyan soldiers are better off defending Kenya from within its borders.“The threat remains and therefore we will continue our mission in Somalia,” President Kenyatta said on the campaign trail. “Even as we recognise the sacrifices made so far, we appreciate that this war is not yet won. I urge you all to stand firm in the support of our men and women as we continue our critical mission in Somalia,” he said. According to a survey done last year by Ipsos Synovate, majority of Kenyans (68 per cent), want KDF pulled out of Somalia. Another survey by Twaweza East Africa done after the Kulbiyow attack at a similar time last year said 70 per cent of Kenyans want our troops withdrawn, with 40 per cent saying KDF’s presence in Somalia was increasing the Al Shabaab threat level. For the Opposition, every attack in Kenya has given them an opportunity to reignite the debate on withdrawing troops from Somalia. None of the Opposition figures has offered an alternative strategy of combating Al Shaabab once the troops are recalled. The Al Shabaab has maintained that the continued stay of KDF in Somalia is the key reason it continues to mount attacks in Kenya. So many have been the Al Shabaab’s attacks on Kenyan soil since 2011 that the police and media stopped keeping track of casualties. The Westgate, Mpeketoni and Garrisa University College attacks remain the hallmarks of Kenya’s war in Somalia. Sixty eight people died in the Westgate attack in 2013, 148 students at Garissa University massacre in the 2015 and 128 people in the three weeks of terror in Mpeketoni, Lamu County. “What is clear from the sustained Al Shabaab attacks in Kenya is that they have been significantly weakened inside Somalia and these attacks are meant to scare the Kenyan government through propaganda,” says Patrick Kamau, who teaches International Diplomacy and Peace Studies at the United States International University (USIU). “Kenya’s greatest problem is that none of the countries who have donated troops to Amisom share a border with Somalia. But then again withdrawing the troops may still expose Kenya to terror and that is the dilemma we are facing,” Kamau says. Amisom soldiers are drawn from Uganda, Burundi, Djibouti, Sierra Leone and Kenya. Kenya joined the Amisom troops in 2012 after a year of going it alone through operation Linda Nchi. Soldiers allowances Amisom’s funding comes from multiple sources, including AU member states, the AU Peace Fund, the UN Trust Fund for Amisom (and, later, the Somali National Army), the UN Trust Fund for Somali Transitional Security Institutions, UN assessed peacekeeping contributions, and a range of AU/Amisom partners, including the EU. Soldiers allowances are paid by their governments. The EU then compensates the respective Troop Contributing Countries (TCCs) through Amisom on an annual basis. The funds are only released to Amisom once accounts from the previous payment are signed off. EU provides $1,028 (Sh102,800) for each Amisom soldier each month. Their respective governments then deduct about $200 (Sh20,000) for administrative costs, meaning the soldiers take home about $800 (Sh82,800). Above this, the TCCs still maintain their soldiers on their payroll when they are in Somalia. An MoU between the African Union and Amisom states that families of killed soldiers are entitled to $50,000 (Sh5 million) compensation. The post Kenya: Cost of the war in Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
The operation to hunt down suspected Al-Shabaab terrorists who killed a woman and injured five police officers at Nyongoro along the Lamu-Mombasa road on Saturday morning has been intensified. Source: Hiiraan Online
-
Siyaasi Saciid Ciise Maxamuud oo kamid ah raggii u tartamay xilka madaxweyne ee dalka doorashadii 8 February 2017 ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu ku sheegay in markii doorashada madaxtooyada ay dhacaysay dalku meesha uu joogay meel ka xun uu maanta marayo. Waxa uu tilmaamay in ay muhiim ahayd in wax laga qabto caqabadaha ka jira amniga, garsoorka iyo dhaqaalaha islamarkaana madaxda dalka aysan waxba ka qaban arrimahaasi waa sida uu hadalka u dhigaye. “Dhaqaalaha ayaa ah saldhigga horumarineed markaad fiiriso dalka maanta halkee ayuu joogaa meeshii aan ka soo tagnay meel ka xun buu joogaa, marka la doonayo in lala dagaallamo musuqmaasuqa waa in dowladdu tahay mid oggol isla xisaabtan” Waxaa uu sidoo kale sheegay mar uu garsoorka ka hadlayay in awooddii garsoorka ay qaateen madaxdii ugu sarreysay dowladda federaalka Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga: http://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/01/WAREYSI-SACIID-CIISE-MAXAMUUD-12-01-2018.mp3Goobjoog News Source
-
Mark Zuckerberg aasaasaha “Facebook” ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in isbedello waaweyn lagu sameyn doono adeegyada shirkaddiisu bixiso oo saameynaya wararka dadka barta isticmaa ay ishoodu qabaneyso. Zuckerberg ayaa bartiisa bulshada kusoo qoray in hortabinta la siin doono isdhexgalka bulshada ee macnaha leh, halkii markii hore wararka dadka caanka ah kuwa warbaahintu ay hortabinta lahaayeen. Waxa uu Mark hadalkiisa sii raaciyay “Xilliyadii lasoo dhaafay waxaa xoog badnaa ka qeybgalka shirkadaha, gacansiga iyo warbaahinta, kuwaas oo inta badan carqalad ku noqda xaaladaha gaarka ah iyo xiriirka bulshada.” Waxa uu tilmaamay in isbedelkan looga golleeyahay in dadka barta adeegsadaa ay dareemaan in wakhtigooda Facebook ay sidii loo baahnaa u qaadanayaan. Waxaanuu filanayaan markaa in dadku wakhti aad u kooban ay ku qaadan doonaan barta oo dadbadan wakhtiga ka lumisa. Source
-
Danjire Maxamed Maxamuud oo wax ka qora arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in safarka madaxweynaha uu gogol xaar u noqon karo rajada nidaamka Axsaabta badan ee 2021-ka. Wareysi uu caawa siiyay Goobjoog ayuu ku sheegay in safarka madaxweynaha uu yahay mid uu taageero kaga raadinayo bulshada Soomaaliyeed. Nidaamka iyo awood qeybsiga hadda uu Madaxweyne Farmaajo ku joogo kursiga oo ah habka qabiilka ee 4.5 ayuu sheegay danjiraha in laga guurayo taas bedalkeedna qof kasta oo siyaasi ah qasab ay tahay in uu u baahdo taageerada shacabka. Wuxuu sidoo kale ka hadlay waxa uu safarka madaxweynaha ee Gaalkacyo uu ka tari karo ballanqaadkiisa ahaa in dowladdiisu ay kaalin ka qaadan doonto nabadeynta magaaladaasi. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sidoo kale la xasuustaa in xafladdiisa caleema saarka uu ballan qaaday in dowladdiisu ay wax badan ka qaban doonto colaadaha ku soo noqnoqday magaalada Gaalkacyo kuwaas oo inta badan dhexmara malleeshiyaad iyo ciidamo kala taabacsan labada maamul ee Galmudug iyo Puntland. Halkaan hoose ka hageyso wareysiga: http://goobjoog.com/wp-content/uploads/2018/01/DANJIRE-MAXAMED-MAXAMUUD-13-01-2018.mp3Goobjoog News Source
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa isaga oo ku sugan magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay iney muhiim tahay ka shaqeynta nabadda iyo is dhexgalka bulshada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa sheegay muddada uu joogo magaalada Gaalkacyo in uu dardar gelin doono dadaallada dib u heshiisiinta iyo nabadeynta magaalada oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bilihii u dambeeyay wax badan ka qabatay. “Waxaan dooneynaa in aan ka shaqeyno sidii magaaladan ay ku noqon lahayd meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed, annaga oo meesha ka saareyna kala qeybsanaanta jirta.” Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku suganyahay Gobolka Mudug waxa uu kulamo wadatashi ah la yeelan doonaa masuuliyiinta heer Gobol iyo heer Degmo, duubabka dhaqanka, ganacsatada, culumada, iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee bulshada. Goobjoog News Source
-
There is no question that Kenya and Somalia are two countries that are deeply linked economically, socially and culturally. Source: Hiiraan Online
-
Sida ay qortay warbaahinta Kenya, dalka Kenya si cad weli ugama hadlin khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray ciidamadiisa ka jooga Soomaaliya. Ugu yaraan 1,000 oo Kenyaan ah ayaa la sheegayaa in ay ka dhinteen Kenya tan iyo 2011-dii kadib afduubkii labo dalxiise oo Faransiis ahaa. Qoysas badan ayaa dhibaato ka soo gaartay kadib markii Soomaaliya lagu dilay qofkii biili jiray, dowladda Kenya weli dadkaasi ma siin wax mag-dhaw ah. Khubaro xagga Militariga waxaa ay sheegayaan in dowladda Kenya ay Sh7,000 maalin walba ugu baxeyso si hal askari u sii joogo Soomaaliya, waxaa ku jira cunto, gaari-raac, caafimaad, xiriirka iyo biyaha, bishii Sh210,000 halka sanadka uu noqonayo Sh2.52 million. Hadda gudaha Soomaaliya waxaa ku sugan illaa 4,000 oo ciidamo Kenyan ah, lacagta sanadkii ku baxeyso waa Sh10.08 billion. Dhowr xog uruurin oo laga sameeyay gudaha Kenya, 68-70% dadka waxaa ay taageersan yihiin in ciidamada Kenya laga soo saaro Soomaaliya, 40% waxaa ay qabaan in Al-shabaab ay weeraro uga geysato gudaha Kenya sababta oo ah ciidamada Kenya oo jooga Soomaaliya. Goobjoog News Source
-
Gaalkacyo (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku guda jira booqashooyinkiisa, ayaa maanta lagu wadaa in dadka ku nool magaalada Gaalkacyo uu la qaato kulamo kala duwan. Madaxweynaha ayaa dadka reer Gaalkacyo kala hadlaaya arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin Nabada iyo wada noolanshiyaha labada dhinac. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo heshiisiin ah u furaaya maamulada iyo Odayaasha labada dhinac, waxa uuna xooga saari doonaa sidii looga gudbi lahaa caqabadaha ka taagan Mudug. Farmaajo ayaa sheegay mudada uu joogo magaalada Gaalkacyo in uu dardar gelin doono dadaallada dib u heshiisiinta iyo nabadeynta magaalada. Sidoo kale, waxa uu kulamo la qaadan doonaa mas’uuliyiinta heer Gobol iyo mid degmo, oo ay wehlin doonaan Siyaasiyiinta kuwooda laf-dhabarka u ah nabada. Waxa ay ka dhici doonaan kulamadaasi qeybta Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, waxaana saaka aad loo sii adkeeyay amniga magaalada. Si kastaba ha ahaatee, Farmaajo ayaa saacadihii ugu danbeeyay ee shalay waxaa u bilowday Safarka uu ku tagaayo degaanada Galmudug. Caasimada Online Xafiiska Gaalkacyo Caasimada@live.com The post Muxuu Farmaajo maanta kala hadli doonaa waxgaradka Gaalkacyo (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
-
Dhaqtarka aqalka cad ayaa sheegay in caafimaadka madaxweyne Donald Trump uu yahay mid aad u fiican, arrintaani ayaa timid ka dib markii lagu sameeyay baritaan caafimaad oo guud. Roy Jackson oo ah dhaqtarka aqalka cad ayaa sheegay in baaritaannada lagu sameeyay madaxweynaha Jimcadii ay socotay saddex saacadood, waxaa uu cadeeyay in madaxweynaha ay aad u fiicantahay xaaladdiisa caafimaad. Roy Jackson ayaa sheegay in wixii faafaahin dheeraad ah oo u soo gudbin doono weriyaasha maalinta Talaadada ah. Baaritaanka caafimaad ee lagu sameeyay madaxweyne Trump ayaa waxaa uu ku saabsanaa dhanka dhimirka iyo cuqdud nafsiga ka dib markii dhawaan la soo saaray bug dhaliyey khilaaf kaasi oo lagu durayey caafimaadka dhimirka ee madaxweynaha. Qoraaga buuggaan dab iyo caro Michael, ayaa sheegay in gacan yarayaasha madaxweynaha ay u arkaan sidii cunug yar oo mar walba doonaya inuu waxa uu jecelyahay loo sameeyo. Dhankiisa Trump ayaa ku tilmaamay in buuggaani ay ka buuxaan been iyo dhagar sidoo kale xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex W. Tillerson ayaa diiday in xaaladda caafimaad ee dhanka dhimirka ay baaba’santahay. Goobjoog News Source
-
Nairobi (Caasimada Online)-Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab ay weerar xoogan ku qaaden kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay dowlada. Kenya ayaa sheegtay in weerarka ay qaaden maleeshiyaadka uu dhaawac kasoo gaaray Askar ka tirsan ciidamada iyo dad shacab ah oo xiliga weerarka ku sugnaa goobta. Mwenda Njoka, oo ah Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya ayaa sheegay in gawaarida booliiska ah la weeraray ay maraayeen inta u dhexeeysa magaalada Mombasa iyo Lamu. Mr Mwenda Njoka, waxa uu intaa ku daray in weerarka lagu dilay ugu yaraan laba ruux, halka dhowr askari oo booliis ahna la dhaawacay. Waxa uu tilmaamay in weerarkaasi ay geysteen maleeshiyaadka al-Shabaab, isla markaana uu ahaa weerar gaadmo ah. Maleeshiyaadka al-Shabaab ee weerarka fuliyay ayuu sheegay inay ku jiraan goobaha lama galaanka ah, waxa uuna meesha ka saaray in al-Shabaabka weerarka geystay ay ka fog yihiin goobaha uu ka dhacay falka. Sidoo kale, ciidamada Kenya ayuu sheegay in looga fadhiyo gacan ku dhigista maleeshiyaadka weerarka qaaday, maadaama dareen cabsi leh ay muujinayaan dadka shacabka ah. Dhinaca kale, Shabaab ayaa horay ugu dhawaaqday dagaal kadhan ah dowlada Kenya oo ay ku eedeeyen inay kusoo duulen Somalia. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com The post Al-shabaab oo weerar khasaaro geystay ka fulisay Kenya & Xaalad cabsi leh oo taagan appeared first on Caasimada Online.
-
We may never know the human or financial cost of the war in Somalia. The Kenyan government, which at the end of 2011 placed its soldiers under the African Union Mission to Somalia (Amisom), has never made public the number of its troops killed Source: Hiiraan Online
-
Buug uu qoray guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo la magac baxay ‘Haybso Dhaqankaaga’ ayaa sabtidii lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Munaasabadda buuggan lagu daahfurayay ayaa waxaa kasoo qeybgalay, aqoonyahanno, abwaanno, xildhibaannada labada gole iyo mari sharaf kale oo lagu casuumay. Buuggan oo ka kooban illaa 142 bog ayaa ka hadlaya dhaqanka, luqadda iyo Hiddaha Soomaaliyeed ee ma guuraanka ah iyo sida ay u habboon tahay inaanu ilaashanno. Maxamed Cumar Dalxa oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa buugga ammaan ballaaran u soo jeediyay, Cabdi Xaashina ku tilmaamay inuu saaxiib dhow la yahay xildhibaannada golaha Shacabka oo muddo dheer uu ka tirsanaa: “Daahfurka Buuggan qiimaha leh ee uu soo diyaariyay guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi oo aan u haynno haddaan nahay golayaasha dowaladda qadarin ballaaran, siiba golaha Shacabka oo wakhti badan uu nala soo qaatay.” Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa dhankiisa waxa aad u soo jiitay magaca buugga ‘haybso dhaqankaaga, waxaanuu tilmaamay in haybin la’aanteed aan waxba la kororsan karin: “Haybso dhaqankaaga, reer koonfureedku waxay yiraahdaan ‘arkaayoo ma sheege ogow haybiyaan ahay’, yanii waxbaad taqaan walina waxbaad haybineysaa, waxbaad rabtaa inaad kororsato, haybin la’aanna waxba lama kororsan karo.” Prof Maxmed Cabdi Gaandi oo ah aqoon yahan Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dhaqamadii xumaa ee colaaduhu ay abuureen lagu bedelo in shacabka wax loo qoro oo wax loo kordhiyo: “Waxaan jeclahay dad farabadan oo meesha waxaa fadhiya karti u leh iney wax qoraan, iney shacbiga wax u soo kordhiyaan, in wadadaasi ay furanto oo ay bedesho waddooyin foolxun oo uu dagaalku abuuro iney bedesho oo anagu dhaqankeenna aan u noqonno waa qodobka koowaad.” Cabdi Xaashi C/llaahi, guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ah qoraaga buugga ayaa ka hadlay sababta ku kalliftay inuu buugga qoro, waxaana hadalkiisii ka mid ahaa: “Sababtii igu kalliftay inaan buuggan yar inaan qoro, saddex arrimood ayaa ii muuqatay, midi waxa weeyaan dhaqanka iyo afku waxa uu ka jiraa baadiyaha xoolo dhaqatada ah, beeraleyda iyo kalluumaysiga, waxaa ii muuqatay dalkeennu inuu magaalo u soo socdo oo baadiyihii beer ha noqoto ama bad ha noqotee ama xoolo dhaqato ha noqdee in in laga soo qulqulaayo, oo magaalo la imanaayo.” Waxa uu hadalkiisa ku daray in uu ka cabsi qabo 50sano ee soo aaddan haddii simada maanta lagu jiro ay wax u socdaan in luqaddii iyo dhaqankii Soomaaliyeed uu gabaabsi noqdo: “Qodobka labaad ee igu kallifay waxa weeyaan labo Af oo qalaad ayaa si xoogleh dadkeennii u qaatay, waxaan arkaynaa Af-Carabi iyo Af-Ingiriis ayaa iskuulada laga dhigaa, Af-Soomaaligii lama dhigo, weliba waxaan ka xumahay, hay’adaha dowladdu in Af-Ingiriis lagaga shaqeeyo oo lagu qoraayo, kolkaa waxa weeyaan labaa Af iyo dhaqamada ay wataan, waxay meesha ka saarayaan aakhirka haddii 50sano oo dambe iney noqonayso in Af-Soomaaligii inuu gabaabsi galayaayo.” Si kastaba, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Buuggiisan “Haybso Dhaqankaaga” uu yahay kiisii ugu horreeyay ee uu qoro, iyadoo la filayo in buuggani uu wadada u xaaro dhiirigelinna uu u noqdo madax farabadan oo haya xogo muhiim ah oo dalkani leeyahay, dhaxal ma guuraan ahana u noqon kara Qaranka. Goobjoog News Source
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira socdaalkiisa nabada ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dadka degan magaalada Gaalkacyo ay yihiin kuwo isku calool fiyoow isla markaana ay ka muuqato wada shaqeyn. Waxa uu Farmaajo sheegay in dhibta ugu badan ee ka taagan magaalada Gaalkacyo ay tahay mid ay gacanta ku sameynayaan labada maamul, hase yeeshee dadka deegaanka ay yihiin kuwo u bisil nabada. Madaxweyne Farmaajo oo booqday deegaano yaryar ayaa waxa uu halkaa ku arkay muuqaalo aan sidaa u wanaagsaneyn oo muujinaaya in magaalada Gaalkacyo ay tahay furun dagaal. Madaxweynuhu waxa uu Hogaamiyayaasha Puntland iyo Galmudug ugu baaqay in muuqaalka colaadeed ee ka muuqda qeybo kamid ah magaalada Gaalkacyo loo bedelo goobo bilicsan oo nabadeed. Waxa uu Madaxweyne Farmaajo labada Hogaamiye ka dalbada fulinta laba arrin oo uu sheegay inay horseedi karto in magaalada Gaalkacyo ay gasho jawi nabadeed waxa ayna kala yihiin: 1-In labada dhinac ay si wada jira uga shaqeeyan hagaajinta goobaha ku burburay dagaalada. 2-In la burburiyo dhammaan waxyaabaha keeni kara colaada iyo in la sameeyo iska warqab labada ciidamood ah. Sidoo kale, Farmaajo ayaa labada Hogaamiye u sheegay inaanu wanaagsaneen in muddo intaa kasii badan lagu jiro colaado abuurikara dhiig hor leh oo data. Haddalka Farmaajo ayaa imaanaya xili qeybo kamid ah magaalada Gaalkacyo ay weli ka muuqdaan calaamadaha ay abuureen colaadihii ugu danbeeyay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Farmaajo oo Gaas & Xaaf ka dalbaday fulinta 2 arrin oo laga hirgalinayo Gaalkacyo (Maxay yihiin) appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Qoraal kasoo baxay dawlada Turkiga ayaa waxaa loogu digay muwaadiniinteeda dooneysa inay u safraan dalka Mareykanka. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in muwaadiniinta Turkiga laga doonaayo inay ka feejignaadan safarada ay ku aadayaan dalka Mareykanka. Dowlada Turkiga waxa ay muwaadiniinteeda ugu baaqday haddii ay jiraan baahiyo gaara in laga doonaayo taxadar gaara mudada ay joogan dalka Mareykanka. Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa qoraalka ku sheegtay inay jiraan khataro argagixiso sida weeraro iyo xariga sharci daro ah. Wasaarada ayaa sheegtay inay jiraan cabsi galin ay dowlada Mareykanka ku heyso muwaadiniinteeda, sidaa aawgeed ay ku wargalinayaan inay ka hortagaan khataraha ay u maleegeyso dowlada Mareykanka. Wasaarada ayaa sidoo kale ka digtay in dowlada Mareykanka ay ku kacdo xarig aan loo meel dayin oo loo geysto muwaadiniinta Turkiga, oo ay ku jiraan shaqaalaha dawlada ee u safraya Mareykanka. Dhinaca kale, digniinta ayaa timid ka dib markii Maraykanku uu ku dhawaaqay digniin taas la mid ah ee safarada, iyagoo ku tilmaamay Turkiga oo ay weheliso Sudan, Pakistan iyo Guatemala inay yihiin waddamo halis dheeraad ah oo dhinaca ammaanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Turkiga oo digniin kasoo saaray u safrida Mareykanka & Khataro halis ah oo la shaaciyay (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa magaalada Muqdisho ku dhacay Xayawaanka loo yaqaan Diin-diinka oo waayadani danbe lagu kala iibsanaayay dhaqaale xoogan. Dhaca Xayawaankan ayaa ka dhacay Degmada Waabari gaar ahaan eeryada xaafadaha Buunda koowaad, waxaana lasoo warinayaa in kooxda Hubeysneyd ay dhaceen laba Diin. Diinka ayaa laga dhacay laba wiil oo dhalinyaro ah kuwaa oo qorsheynaayay inay beeciyaan, hase ahaatee waxaa dhacay dhalinyaro meelo fog kasoo raacay. Diinka la dhacay ayaa la sheegay inuu ahaa nooca aadka loo baadi-goobo oo haddii la saaro taleefoonka gacanta daminaaya. Dowlada Somalia ayaa horay uga digtay iibgeynta diinka oo la sheegay in marba marka xigta uu qiimihiisa cirka isku shareeraayay. Dhinaca kale, dhaca labada diin ayaa noqonaaya kii ugu yaabka badnaa, waxaana aad looga hadal hayaa magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Arrin cusub: Muqdisho oo lagu kala dhacay Xayawaanka loo yaqaan Diin-diinka appeared first on Caasimada Online.
-
GAROWE-– The parliament of Somalia’s Semi-autonomous State of Puntland declared war against Somaliland after Somaliland forces seized Tukaraq town in Sool region just days ago. The two authorities locked horns over Sool, Sanaag and Buhodle regions. Puntland claims that the eastern regions are part and parcel of its territory by clan based affiliation while Somaliland is arguing that it is their sovereignty due to border demarcation which dates back to the colonial era. Security Committee of the parliament chairman, Hon. Sadik Abshir Garad speaking at a press conference has made the announcement of waging war against Somaliland so as to emancipate its forces from Sool region. Deputy Puntland parliament speaker, Hon. Husien Yasin Dirie speaking at the press conference has said that Puntland has showed a sense of patience since 2004 and avoided to prevent the shedding of Somali blood. They all urged residents in Sool region to repel against Somaliland forces. The interior minister of Somaliland, Hon. Mohamed Kahin Ahmed has made clear that its forces are securing its borders and has no intention of instigating conflict with Puntland.
-
Popular Contributors