-
Content Count
205,126 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasaarada Amniga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Ayaa Warbaahinta Gudaha ka mamnoocday Baahinta Wararka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali ibraahim (Xildhibaan) oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in aan la baahin Karin wararka Al-shabaab. Afhayeenka Ayaa ku goodiyay Cidii qilaafta amarkaan ay tilaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonto cidii amarkaan qilaafto. Dowladii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa amar ceenkaan oo kale ah ay ku mamnooceeyso tabinta wararka Al-Shabaab soo saartay. Hoos ka Dhageyso Codka Afhayeenka http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/Afhayeenka-Wasaarada-Amniga-By-Cowke.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Dowlada Soomaaliya oo Warbaahinta ka mamnoocday Wararka Al-Shabaab appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb si uu uga qayb galo Xaflada lagu soo gabagabaynayo Heshiiska Ahlusuna iyo Galmuudg. Madaxweynaha ayaa u baajiyay safarkaas shaqooyin muhiim ah oo uu ka qabanayo Xarunta KMG ah ee Kismaayo iyo Safaro uu ku tagayo Magaalooyin kale oo Jubbaland kamid ah. Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu soo dhawaynayaa dhamaystirka heshiiska ahlusuna iyo Galmudug oo uu rajaynayo in ay dhabaha u xaarto daganan Siyaasadeed iyo Hormarka Gobolka oo sii socda. DHAMAAD PUNTLAND POST The post Axmed Madoobe o baajiyay Safar uu ku tagi lahaa Dhuusomareeb appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb si uu uga qayb galo Xaflada lagu soo gabagabaynayo Heshiiska Ahlusuna iyo Galmuudg. Madaxweynaha ayaa u baajiyay safarkaas shaqooyin muhiim ah oo uu ka qabanayo Xarunta KMG ah ee Kismaayo iyo Safaro uu ku tagayo Magaalooyin kale oo Jubbaland kamid ah. Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu soo dhawaynayaa dhamaystirka heshiiska ahlusuna iyo Galmudug oo uu rajaynayo in ay dhabaha u xaarto daganan Siyaasadeed iyo Hormarka Gobolka oo sii socda. Puntlandi.com Kismaayo
-
Addis Ababa–Ethiopian Prime Minister, Hailemariam Desalegn, has conferred today with a delegation led by Somaliland President, H.E Musa Bihi Abdi. The two leaders held talks centered on boosting the bilateral ties and common interests. The two leaders exchanged views on ways and means to enhance existing cooperation in trade, security, economic development and combating terrorism and piracy in the region. They also reviewed ways to boost the current relations and preventing anything that will hinder its progress. The two leaders raised in their discussion the implementation of Berbera corridor, which is very strategic for both countries as Ethiopia, a landlocked country is heavily banking on the use of Berbera port for its import and export. Musa Bihi, Somaliland president speaking after the talks said that he has discussed with Ethiopian PM on security. Said he, ” We have talked about security and I believe that Ethiopia’s stability is in the interest of Somaliland and the vice versa.” Somaliland President leading a high level delegation started two days official working visit to Ethiopia. PM Desalegn has extended the invitation to Somaliland president. Musa Bihi met with Ethiopia’s FM Dr. Workneh.
-
President of Somaliland in Addis for Two-Day Official Visit
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Addis Ababa—- Musa Bihi Abdi President of Somaliland, an autonomous region of Somalia, has arrived in Addis Ababa today for a two-day official visit. Foreign Minister, Workneh Gebeyehu has welcomed Abdi who won the election in November 2017, upon his arrival at the Bole International Airport. The president said that his visit will strengthen the long and historical relationship between Ethiopia and Somaliland. He pointed out that Somaliland is eager to see a stable and prosperous region. “Somaliland is keen in maintaining peace and stability in the Horn of Africa and to work towards prosperity and good relations within the Horn of Africa”. In this regard, he appreciated the role that Ethiopia has been playing. “Ethiopia is a country with a long history and the African continent is proud of that tradition and history.” Foreign Minister Workeneh Gebeyehu noted the strong ties between Ethiopia and Somaliland. He added that they have a number of opportunities in enhancing cooperation. “The geographical location of Somaliland is one which is useful for both of us to strengthen our collaboration and work on enhancing it in the future.” During his stay in Addis Ababa, the president is expected to meet with Prime Minister Hailemariam Dessalegn. Various issues of common concern and bilateral cooperation including the issue of port are among the agendas that Abdi will discuss with the Ethiopian Premier. ENA -
Waxaa maalintii Axadii 14.01.2018 lagu qabtay Hotelka Sommertime Green Plaze magaalada Hargeisa Xaflada Meherka Nasir Cabdulqaadir Cadceed iyo Xamda Xaaji Axmed Oktober. Munaasibad oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay,oo ay ka muuqtay milgo, dhaqan iyo hido soo jireen ahi, ayaa kulmisay Isimo,Salaadiin, masuuliyiin heer walba ah leh, Suxufiyiin, Sugaanyahno, Qaraabo iyo Ehel ka kala yimid Dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba Xafladaas oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa ku soo gabagabowday jawi farxad iyo kaftan aad qurux badan laysku weydaarsaday Munaasibaadaa farxada leh awgeed waxay Jaaliyada Somaaliyeed ee Copenhagen ee Dalka Danmark tahniyad iyo hambalyo u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Nasir Cabdulqaadir Cadceed iyo Xamda Xaaji Oktober, Allaahna waxaay qoyskaa cusub uga baryayaan baraare,barwaaqo iyo awlaad saalix in Ebbe ku maneysto. Maamulka iyo hawlwadeenada Shabakada caalamiga ah ee Puntlandi waxay sidaa oo kale hambalyo iyo Tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Nasir Cadceed iyo Xamdi Xaaji oktober. Waxaanuna Ebbe uga bayeynaa bash-bash iyo barwaaqo. Wiil iyo caano iyo gabadh iyo caano Xubnaha Jaaliyada ee Taniyada diraya :- Bootan Bare Samatar Abdi Abshir Aden Xuseen Cabdullaahi Khaliif (Naftixoor) Caaqil Maxamed Farax Sandheer Suldaan Xuseen Ramadaan Dr.Said Ahmed oor Dr.Ahmed Cabdulqadir Cadceed Xaaji Mohamed Hussein Daaniye Cali Daahir Jamac Kawis ( Qalinle) Cabdirisaq Khalif Xirsi ( Biine ) Sharmaake C.Farax Qambi iyo xaaskiisa Deeqa Cabdi Nuur Cabdirisaaq Yusuf Cali Xoosh Cabdikariin Ciise Cali Oday Qandala Abdi Xasan Abuukar Suldaan Maxamuud Geele Cumar Hussein Baynax Barre Nabdoon Maxamed Aden Rooble Suldaan Cabdirisaq Xirsi Carab Eedo Xaliimo Soofe Haweeyo Farax Baashi Xasan Tubaako Axmed Dibe Cabdinaasir Wacbuudhan Cabdirshiid Burburshe Saciid Cabdille Cali Ilweyn Cumar Sheikh Xaashi Cali Foor Cabdirshiid Siyaasi Jamac Axmed Nuur Cabdimaalik Qar iskaxoor Cabdullahi Guuleed Ibraahim Cabdi Qayaad Liibaan Farax Xayir Maxamed Axmed(Bashiir Cagay) Cabdulahi xuseen Calas Cabdirshiid Shirwac Maxamed Jamac Sooyaan Mohamuud Khaliif Abdijabar shekh cumar(Afguriye) Faadumo abdiraxmar max,ed(dhoodi) Cabdiqadir Khalif Xirsi Dhamac (Biine) Cabdi Dhaanjoor Cabdi Sahid Axmed Barre Cabdullahi Warsame Xasan Ahmed A. Osman Cabdirisaq Sanweyne Maxamuud Axmed Cali (Ilkacase) Dr.Mohamed Jamac Dr.Cabdirizak Jamac Ciise Sheekh Ibraahim Saalax Aadan Cabdicasiis Gurxan Cbdullaahi Xaashi Wayrax Dr.Cabdi Muuse Shiil Cabdikhaliif Mire Cabdirashiid Jamac Ciise Ex- Govoner Maxamed Faarax Ciise Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Jamac Oday Yuusuf Shancad Cabdi Xasan Ciid Abdulaahi shiine Bashiir Quule Maxamuud cigaal Jakarab Mohamoud Omar Bulqaas Mohamed Abdulaahi Hussein (Shoortaayo) Mohamoud Osman (Surka) Ahmed Hussein Farax (Heeryo) Salah Said Diiriye Maxamuud Xarago Mustafe Yare Yusuf Cartan Abdullaahi Ahmed Haragweyn Eng.Omar Mohamoud Abdiqadir Sandeyl Cabdirisaq Cali Xaaji(Namhaan) Farah Isse Said Siciid Xuseen Faarax Siciid Maxamed Siciid Faadumo Cali Maxamed Xaawo Shabac Mulaaxo Xaraare Sahra Faarah Isir M Dhoore Asli Cabdulaahi Madaxey Maryan Jamac Aar Faadumo Axmed Ciid Ubax Axmed Ciid Bashiir Cali Adan Maxamed Axmed Shiino Abdirahman Hirsi Noor(Shiine) Ahmed Mohamed Isse(Dhakal) Jibriil Adan Galool Siciid Shabaab Daahir Maxamed Cali Cariif Cadnaan Maxamed Cusmaan Ubax Maxamed Cusmaan Idiris Xaaji Cali Cabdirisaaq Jamac Xasan Mursal Dhagaweyne Warsame Dhagacade Muuse Caydaruus Caydaruus Jamac Faarax Farxaan Ali Haashi Siciido Cusmaan Xaaji Xaawo Abdi Abshir Sucaad Mohamed Baynax Farxiyo Hassan Siciid caasho Koronto Farxiya Xasan Cali Xaashi Sahro Xasan Cali Xaashi Khadiijo Xaaji Axmed Ubax Maxamuud Kadawe Caasho Cusmaan Firin Sureer Cali Maad Hodan jeer Jeer Canab Cabaase Hodan Yusuf Nuux Hooyo Canab Xuseen Xaraare Idil Xasan Cusmaan Kenadiid Sagal diiriye Colaad Abdihalim M.Ali-ilwen Ahmed Mohamed Nuur Axmed Cabdi Yusuf Siciido Adan Bidaar Mohamed Shukri Cabdulaahi Joocaar Maxamed Xasan Dooyo Cabdulaahi Hoover Yusuf Ilweyn Iiman Maxamed Cali Farax Camashuluq Cabdinasir Axmed Cigaal Abdifatah Ali Maas Cabdulaahi Gabeyre Cali Geel-xoor Maxamed Yusuf Qaylo Cabdirashiid Khaliif Nuune salaad Saciid Daahir Barkhadle Cali Ciise Dheere Mahad Ali Mohamed( Qoloocow) Mohamed Guray Mohamed Abdulaahi Haashi (Elay) Mohamoud Muse Hasan Weli Mohamoud A/qadir Haaji Mohamed Ali Dheere Axmed Wariye Cabdiraxiin Xasan Jabuuti Saciiid Karuur Maxamuud Xaamud Maxamed Ciise Cabdi Cabdilaahi Khaliif Fiiqow Abdulaahi Ali Shaandhe iyo Mumtaas Mohamed Faraax Najiib Qoob-leex iyo Jamiilo Looyaan Axmed Faarax Siciid Maxamed Cali Mohamed Abdi Cartan Halkan ka daawo Xaflada Meherka Nasir iyo Xamda
-
Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab, ayaa sheegay inay dowladdu la xisaabtamidoonto idaacada BBC Somali, oo dhowaan faafiyay qoraal gef ku ah nabad gelyada Puntland. BBC Somali, ayaa dhowaan safarkii uu madaxweyne Farmaajo ku tagay Bosaso ku tilmaamay mid halis amni lahaa, waxayna ka qoreen warbixin ay ciwaan uga dhigeen, Farmaajo oo u bareeray qatartii amni ee ugu xooganayd, waxaa kaloo warbixinta ka jirtay been abuurashooyin kale iyo aqoon darri darro saxaafadeed oo baahsan. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay BBC Somali inay kamid tahay kuwa qalqalka ku haya Puntland iyo nabad galyadeeda, wuxuuna sheegay inay dowladdu go’aan ka qaadandoonto inay kasii shaqeyso Puntland. “Waa wax la ogyahay inaan Puntland dhibaato ka jirin oo madaxweynihii Soomaaliyeed uu si nabad ah ku maray meel kasta lugta dhigay, waxaase nasiib darro weyn ah in BBC-du u dhaqanto sidii argigixisada, iyadoo mar walba jecel inay Puntland ka fidiso dacaayad aan jirin,” ayuu yidhi Qarjab. Halkaan ka dhegayso codka Qarjab. 140815_002 - My Recording Puntlandi.com
-
Somaliland delegation led by President, Musa Bihi Abdi arrives in Addis Ababa, Ethiopia’s capital. The President, Bihi who was off to Ethiopia was welcomed with a red carpet at Bole International airport. President, Bihi was greeted at the airport by Dr. Workneh Gebeyehu is the Minister for Foreign Affairs. Mr. Musa Bihi, the Somaliland President received formal invitation from Ethiopia’s Premeire, Desalegn and is due to hold talks aimed at bolstering the common mutual interest between Somaliland and Ethiopia. The Head of State will spend three days of official working visit to Ethiopia and this will be his second foreign trip he has embarked since his assumption to the highest post in Somaliland. The President visited Djibouti in his first foreign trip. Ethiopia’s Foreign Affairs mInistry:- 𝗛𝗘 𝗗𝗿. Workneh Gebeyehu 𝗪𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲𝗱 𝘁𝗵𝗲 𝗣𝗿𝗲𝘀𝗶𝗱𝗲𝗻𝘁 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗥𝗲𝗽𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗼𝗳 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 Foreign Minister Dr. Workneh Gebeyehu today (16 January 2018) welcomed the President of Republic of Somaliland HE Musa Bihi Abdi.. The President has expressed his gratitude for the warm welcome accorded to him by Dr. Workneh. Upon welcoming the President, Dr. Workneh has expressed his appreciation for the cooperative role the Republic of Somaliland plays in the maintenance of peace and stability in its adjacent regions. Dr. Workneh also further added that, Ethiopia and the Republic of Somaliland have strong cooperative ties in the economic sphere.
-
Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa saacadaha soo socda marti-gelin doonta shir lagu saxiixi-doono heshiis kama dambeys ah oo dhex mara maamullada Galmudug iyo Ahlu sunna. Warar ka imaanaya halkaasi ayaa sheegaya in ay ku sugan yihiin madax ka socota dowladda federaalka ah, madaxda maamul goboleedyada, beesha caalamka iyo marti sharaf leh, dadkaasi oo marqaati ka noqon-doona heshiiska labada dhinac. Heshiiskan kadib waxaa lagu wadaa in Sheekh Shaakir uu si rasmi u noqdo madaxa xukuumadda Galmudug, sidoo kale in la isku daro Xildhibaannada labada maamul, lana qeysado jagooyinka ugu waaweyn. Ahlu-sunna waxaa ay qeyb ka aheyd heshiiska maamul u sameynta Galmudug, iyada oo ka mid aheyd saxiixayaashii heshiiskii July 30, 2014 ee qalinka ku duugeen Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid : Galmudug, Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye : Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Cabdullaahi Maxamed Cali Baarleex : Ximan iyo Xeeb iyo rag dowladda federaalka ah ka socday sida Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow, Ducaale Aadan Maxamed, Axmed Cali Salaad Taako iyo Mahad Axmed Salaad. In kasta oo natiijada maamul goboleedkii heshiiskaasi ka dhashay Ahlu-sunna wax laga siiyay hadana kuma qancin oo garabyo badan ayey yeelatay kooxda, waxaa ay qabsatay magaalooyin ay ku jiraan caasimadda Galmudug ee Dhuusa-mareeb. Sanadkii hore, dadaallo badan oo dowladda federaalka ah, Djibouti iyo hey’ado kale bixiyeen waxaa la gaaray heshiis hor-u-dhac ah. December 6, 2017: Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa si rasmi ah, waxay si rasmi ah ugu heshiiyeen 14 qodob oo lagu soo afjaray khilaafkii dhanka siyaasadeed. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Dhuusa-mareeb ku soo khatimaya socdaal-ka nabadda iyo dib-u-heshiisiinta ee uu ku tagay Puntland iyo Galmudug. Goobjoog News Source
-
Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab oo weeraro iyo qaraxyo joogto ah ka geysta magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, ayaa sheegay Sheekh Mukhtaar Rooboow oo ahaa afhayeenkoodii hore uu hore uu ka riddoobay, uuna ku biiray dowladda Somalia, isla markaana ay beegsan doonaan si ay u dilaan. Kooxda Al-shabaab iyo Sh. Abu-Mansur ayuu khilaaf soo dhex-galay sanadkii 2013-kii, isagoo tan iyo wixii markaas ka dambeeyay ku jiray dhul hawd ah oo ku yaalla gobolka Bakool, isagoo bishii Ogoosto ee sannadkii hore si toos ah ugu biiray Dowladda Somalia. “Haddii Mukhtaar Roobow uu moodayo inuu burburin karo islaamka, wuxuu iska dhaadhiciyay been iyo waxaan jirin, ALLE ayaana difaaca islaamka iyo isku-xukunkiisa, tallaabada uu qaaday awgeedna uma burburayso Kooxda. Isagana wuxuu ku biiray cadowga,” ayuu yiri afhayeenka Al-shabaab Sh. Cali Dheere oo soo duubay cajalad maqal ah. Afhayeenka Al-shabaab oo sii hadlay ayaa yiri. “Shaki kuma jiro Mukhtaar Abu-Mansur wuxuu ka tagay diintiisa, wuxuuna ku biiray gaalada, taasina waxay ka dhigan tahay inuu ka mid noqday cadowgeenna.” “Cid kasta oo ku biirta safka kuwa aan muslimiinta ahayn [Gaalada], waa mid Islaamka kasoo horjeeda, waana la dili karaa,” ayuu hadalkiisa ku daray afhayeenka ururka Al-shabaab. Dhanka kale, Al-shabaab ayaa ku eedeeyay Sheekh Roobow dhawr qodob oo ay ka mid yihiin inuu mudo dheer doonayay inuu xiriir la sameeyo Dowladda Somalia, sidoo kalena uu dalbaday in ogolaasho la siiyo hay’ado gaalo ah si ay uga hawl-galaan deegannada ay kooxdu maamusho. Sheekh Mukhtaar Roobow ayaan weli wax jawaab ah ka bixin hadalkaan ka soo yeeray Kooxda Al-shabaab. Ugu dambeyn, Kooxda Al-shabaab ayaa muddo sannado ah dagaal kula jirta Dowladda Somlaia si ay xukunka uga tuurto dowladda aan itaalka lahayn ee ay taageerto Qaramada Midoobay. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo sheegtay in Af-hayeenkoodii hore uu ka Riddoobay ayna beegsan doonaan appeared first on Puntland Post.
-
Somaliland has introduced a bill to outlaw rape and violent sexual crimes in the first piece of legislation to address gender based violence in the country’s history. The bill could see rapists imprisoned for up to 30 years and would criminalise rape, gang rape, sexual assault, child marriage and trafficking. Rapists who infect their victims with HIV would be jailed for life. Although the bill has been approved by the lower house of Somaliland’s parliament, it still needs approval from the upper house to become law. Ayan Mahamoud Somaliland’s representative in Britain, told the Thomson Reuters Foundation that it is possible that the bill could face resistance when it comes before the House of Elders as “members in the upper house tend to be more traditional.” Almost all Somaliland women have undergone female genital mutilation In the past, rape victims have been forced to marry their rapist by their family to avoid being shamed. However, it is hoped that the bill will be passed by President Musa Bihi Adbi on 1 March. Mr Mahamoud said that the new government is “very serious about tackling violence against women” and see it as a priority to “bring it (the bill) in to Parliament”. Somaliland is a self-declared nation and became independent from Somalia in 1991 after a civil war. Currently the nation does not have any legislation against violent sexual crimes. Although it is a big achievement to get the bill into Parliament, Guleid Ahmed Jama, chairperson of Human Rights Centre Somaliland told the Guardian that there are still some shortcomings in it. The bill does not cover domestic violence or female genital mutilation. He said: “The shortcoming of the bill is that it does not make lack of consent the key determinant of rape. The victim has to prove ‘use of force, intimidation or threat.’” Figures released by the World Health Organisation show that one in three women will experience physical or sexual violence in their lifetime. Despite the shocking figures, some countries still have laws in place which allow perpetrators to escape justice. In Greece, Iraq, Jordan, Kuwait, Russia, Serbia, Thailand and Tunisia rapists can escape justice if they marry their victim. In some countries such as Philippines, Serbia, Thailand, Turkey, Romania and Singapore rapists can escape punishment if the survivor forgives the perpetrator. Standard
-
By: Ms. Farrah Mohumed HARGEISA–Ministry of Agriculture of Somaliland dispatched experts to farming regions in the country to investigate the reported caterpillar outbreak. This was disclosed by the minister for agriculture, Hon. Ahmed Mumin Seed who sent the teams to Awdal and Gebiley regions today. Their mission is to conduct awareness raising programs on ways and means to launch preventive measures against crop destroying caterpillar which has been reported in certain farming areas in Somaliland. The expert team is led by departmental director, Mr. Mohamed Said and is reported to take up to three days. The teams will assess and will find facts on the ground as they will see and talk to the farming communities. They will also see with their naked eyes on the impact of the outbreak of caterpillar in those areas. Their aim is also to prevent the insects to spread to farmers in the country as far as the situation is concerned. The minister in conjunction with the director general have been alerted of the eruption of the insect and have reached a swift decision to send the experts for fact finding mission.
-
MODERN African pirates prefer machetes, machineguns and ransoms to cutlasses and parrots. They can make millions of dollars from one captured ship. Source: Hiiraan Online
-
Gaalkacyo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka baaqday safar uu ku tagi lahaa magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii diyaarad ay leedahay UN-ka oo ka qaadi laheyd garoonka Gaalkacyo ay diiday in boorsooyin aan la baarin in la saaro diyaaradda. Arrintaan ayaa loo sababeeyay in ay ka dambeysay in Diyaaradu aysan qaadeyn Boorsooyin aan la baarin maadama horay loo bartay in aan wax baaritaano ah aan lagu sameyn Boorsooyinka ay leeyihiin dadka Madaxda ah. Saraakiisha Diyaaradda ayaa ku andacooday badbaadada diyaarada inay ka bilaabato dhulka, isla markaana waajib tahay in la baaro agabka ay madaxa wataan. Hase ahaatee Saraakiisha la socotay Madaxweynaha Puntland ayaa diiday in la baaro agabka ay wataan oo ay ku jireen ciidamo hubeysan. Mudo isjiid jiid kadib ayaa Diyaarada ay leedahay UN-ka waxa ay go’aan ku gaartay in aysan qaadin Madaxweyne Gaas iyo Masuuliyiinta la socotay ilaa laga baaro Boorsooyinka ay wataan taas oo keentay in Diyaaradu ay duusho iyada oo aan sidin wax rakaab ah. Dhinaca kale Saraakiisha la socotay madaxweyne Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa iyana diiday in la baaro Boorsooyinka uu wato madaxweyne Gaas iyo Madaxda la socotay. Sikastaba dhammaan madaxda kala duwan ee tagtay Dhuusa Mareeb ayaa loo diiday in ay hubka la galaan Magaaladaas, in kastoo badankood ay Diyaarad ku tageen waxaana arrintaan ay ku soo aadeysaa xili Maanta Barqadii loo diiday in ay Dhuusa Mareeb galaan Ciidamada Ilaalada gaarka ah ee madaxweyne Farmaajo ee loo yaqaano Koofi-Casta. Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa uga qeyb galaya magaalada Dhuusamareeb munaasabad lagu mideynayo Maamulada Ahlusuna iyo Galmudug, kaddib markii ay dhamaadkii sanadkii hore ku saxiixdeen Jabuuti heshiis awood qeybsi ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxay tahay sababta keentay in Diyaarad UN-Ka leedahay ay diiday in ay qaado Madaxweynaha Puntland? appeared first on Caasimada Online.
-
Violence and unrest have forced hundreds of thousands of Somalis to flee their country. Source: Hiiraan Online
-
‘My Australia’ is a special SBS News series exploring cultural heritage and identity, and asking what it means to be Australian in 2018. Source: Hiiraan Online
-
Bosaso (Puntlandi) Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Bosaso ayaa sheegay jabhadda SNM inay cawaaqib xumo kala kulmidoonto duulaanka ay kusoo qaaday degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay dhulka Puntland in muddo 28 sano ah duulaan lagu ahaa islamarkaana wuxuu cadeeyay inaanay jirin cid guul kaga gaartay duulaankaas, waxaa uu sheegay maamulka Hargeysa hubka iyo wiilasha uu usoo diray gobolka Sool inay khasaare iyo halaag kula laabandoonaan Burco, Berbera iyo Hargeysa. Qarjab waxaa uu sheegay maamulka Hargeysa inay taageero weyn u fidiyaan kooxaha argigixisada ee Puntland ka dagaalama, sababtuna ay tahay inaysan Puntland ka nasan dagaalka ay kooxahaan kula jirto, balse wuxuu xasuusiyay tageero kasta oo ay siiyaan argigixsada inaysan Puntland u nuglaandoonin sida koonfurta Soomaaliya oo kale. Halkaan ka dhegayso shirka jaraa’id ee wasiirka. 140815_002 - My Recording Puntlandi.com
-
Shirka dib u eegista waxbarashada Puntland oo maanta furmay
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Shirweynaha 4aad ee dib u eegista waxbarashada Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe waxaana ka qeybgalay wafuud ka socota Dowladda Federalka Soomaaliya, Maamulladda dalka, Hay,addaha bahwadaagta la ah Wasaaradda iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo daahfurtey shirka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cismaan ayaa ugu horeyn madasha shirku ka furmay kasoo jeediyay waxqabadka Wasaaradda Waxbarashada Puntland sanadkii lasoo dhaafey, wuxuuna sheegay inay wax badan u qabsoomeen sidoo kalena wax badan ay weli qabyo yihiin. Sidoo kale waxaa ka mid ahaa dadka madasha ka hadlay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federalka Soomaaliya Xasan Maxamed Cali oo sheegay inay wada shaqeyn dhaw la wadaagaan Wasaaradaha Waxbarashada Maamulladda ka jra dalka, Isagoona carabka ku dhuftey inay ku mideysan yihiin imtixaanka shahaadiga ee fasalka 4aad ee dugsiga sare marka laga reebo Puntland iyo Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Prof Abshir Awyuusuf Ciise ayaa sheegay in sanadkii tagey 2017 Wasaaradiisu dardar galisay %60 qodobadii kasoo baxay shiweynihii 3aad , Islamarkaana inta ka dhiman sanadka 2018 ay rajaynayaan inay dhamaystiraan. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Shirka dib u eegista waxbarashada Puntland oo maanta furmay appeared first on Puntland Post. -
A lot of things are waiting for the cabinet ministers approved in Somaliland. The most pressing matters to be faced by the ministers are included by inflation, poverty, poor healthcare, education, corruption, lack of water in Hargeisa and tremendous youth unemployment which are all threats to social stability and peace. In fact, approving the new cabinet is quite interesting as they can be legally able to work for the nation after their appointment, but those unlimited number of challenges and obstacles may likely hinder the success of the first 120 target days for the government to start winning the people’s trust. Somaliland legislators approved 21 ministers for the new government in the past three days while the remaining two are in working visit to abroad. It seems that the government is facing financial crisis with higher inflation in the exchange rates. According to ministerial degree sent to all government institutions by the new finance minister, Mr. Yusuf Mohamed Abdi stated that 70% of all expenses for the new government have been cut off unless the new government budget is approved. This is going to be the first challenge for the cabinet to perform their operations well, since a month has already left following the inauguration of the new president, Muse Bihi Abdi in the country. The contemporary financial crisis has already impacted the government employees’ salaries and incentives. Many employees are still waiting their salaries for the past month, although the government started the payment during these days but what is really making the matters worse, is that inflation is still soaring to the sky. Life is very complicated for the people because of the exchange rates. The government employees have also been affected by the exchange rate as they are receiving their salaries in Somaliland shillings. I have observed that the current rate of one hundred dollar is above one million Somaliland shillings which is the highest rate it reaches for ever. On the other hand, the new government’s top priority should be security and securing the borders of Somaliland since the country reclaimed its independence from Somalia. Government was elected to defend the country from any enemy at any cost. The cabinet was a trained on their duties and responsibilities as well as the function for their ministries to afford any misleading and job-conflict which was a serious issue paralyzed the former administration. I call for the new government to quickly approve the national budget for 2018 and try to come up with a national strategy for Somaliland youth employment, which can be a threat to the security. However undertaking all those issues would be the responsibility of the new cabinet but if the new budget is not adopted dramatically, all those things will end up in smoke. The ministry of finance should hastily submit the annual budget to the cabinet and to the House of Representatives in order to enable the cabinet to work effectively. Muse Jeeh is a freelance writer based in Hargeisa, Somaliland. He can be reached at majeex2004@hotmail.com.
-
The nominated President of Somalia Mohamed Abdullah Farmajo received wide diplomatic and financial support from Saudi Arabia and UAE during his selection-based election process. The Saudi and UAE governments sponsored millions of dollars’ worth projects in Somalia including building of the nation’s army and police. Saudi government received Farmajo in Riyadh with highest diplomatic reception ever recorded for Somalia President during his latest visit to Riyadh, in order to show their commitment towards solidifying the relations with Farmajo regime in Mogadishu. In other hand, UAE funded creation of modern military training in Somalia, and equipped the Somalia Army with latest state-of-art weapon, which helped the defeat of Al-Shabab in many parts of this fragile country, Somalia. UAE has undertaken mega projects covering political, diplomatic military, developmental, economic and humanitarian fields as part of its efforts to support the Federal Republic of Somalia. Many former presidents of Somalia called on other countries to follow in the steps of the leaders and people of the UAE, in suppoting Somalia However, Farmajo switched sides and allied with Muslim Brotherhood including Qatar and Turkey, overlooking the centuries old Saudi-Somalia trade ties. The 99% of the income of the Farmajo government is from the revenue generated from the livestock exports to Saudi Arabia and UAE via Mogadishu Port. Somalia trade with gulf countries sustined due to many factories including geographical, political and economical. Former Somali Republic (1960-1991) had the majority of its national budget generated from livestock exports via Berbera Port. One of the major factors that led the quick collapse of Siyad Barre regime in Mogadish is after SNM blocked the Berbera Port revenue, and the regime failed to pay the salaries of the soldiers. In other hand, Turkey and Qatar had no critical economic link with Somalia in last century, particularly after the Othman Empire vanished. Farmajo, who controls Mogadishu under the AMISOM protection, disregarded the economic damage that Saudi blockade on Somali livestock exports would result. He overlooked Saudi Arabia’s continuous support to Somalia as he recently turned down Saudi request to downgrade its diplomatic relation with Qatar, after Qatar violated the GCC agreements. “Somalia is not profiting from livestock exports to Saudi Arabia, instead Somaliland administration is the main beneficiary.” Farmajo administration replied to Saudi delegates who recently visited Mogadishu, in an attempt to damage Somaliland economically. Saudi Arabia and UAE should support the government of Somaliland and campaign for getting Somaliland a diplomatic recognition, in addition to permanent seat in the UN. The government of Somaliland is an important ally against Muslim Brotherhood regimes in the region. Somaliland is part of the fight against the Pro-Iran Houthi militia, where the Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Somaliland announced that they are officially part of the Saudi led coalition in Yemen. Houthi rebels threatened Somaliland, after Hargeisa government allowed UAE to establish military at the strategic city of Berbera. Moreover, Turkish government withdrew all its development and educational projects from Somaliland, in order to punish Somaliland over its pro-Saudi-UAE policy. Saudi-UAE collation should know that a faithful friend like Somaliland a strong defense, and it is far better to be alone than to be in bad company. By\ Abdulaziz Al-Mutairi Email: az.almutairi@yahoo.com
-
Mogadishu (HOL) - President Mohamed Abdullahi Mohamed 'Farmaajo' and his delegation are Tuesday set to visit Dhusamareeb town in Galgadud region to attend a ceremony that will see the amalgamation of the Galmudug and Ahlu Sunna Waljama'a administrations. Source: Hiiraan Online
-
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag la sheegay iney yihiin burcad habeenkii dadka taleefannada ka qaadan jiray. Ragga lasoo qabtay tiro ahaan waa Afar, waxaana taliska uu sheegay in ay shacabka ku dhici jireen Mootooyin bajaaj iyo qori. Qaasim Axmed Rooble, Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa warbaahinta u sheegay in raggan sidoo kale lagu soo qabtay Taleefanno badan oo gacanta kuwa lagu qaato ah. Waxa uu Afhayeen Qaasim uu sheegay in raggan muddo badan la baadigoobayey, islamarkaana sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga la horgeyn doono. Ciidamada Booliisa ayaa maalmahan dambe waxay Muqdisho ka wadeen howlgallo ay ku baadigoobayaan dhallinyaro hubeysan oo dhac u geysanaya dadka shacabka ah. Goobjoog News Source
-
Adeegga farriimaha codka la iskugu diro waxa uu leeyahay shacbiyad aad u ballaaran dadka isticmaala WhatsApp, maxaa yeelay waxaa u suurtogalaysa iney farriimahooda iyo dareenkooda ay cod ku gudbiyaan si ka sahlan qoraalka shaashadda mobile-ka lagu qoro. Sida lagu qoray website-ka Business Insider qeybta af-Jarmalka ku hadasha, dadka WhatsApp-ka isticmaala waxaa haysata mushkilad aad ay ugu dhibaatoodaan, taas oo qabsata marka ay codkooda duubayaan ee meel dhaxe ay marayaan ee la soo waco ama mobile-ku ka damo, in waxii ay duubeen oo dhan ay lumayaan, oo ay ku khasban yihiin iney mar kale codkooda duubaan. Hadaba, haddiii aad haysato iPhone ku shaqeynaya nidaamka 2.18.10, waxaa kuu suurtogalaysa inaad dib u soo ceshato farriimihii kaa kala ga’ay, waxaanad u dhameystiraneysaa si sahlan, iyadoo dhanka kale ay kuu suurtogalayso farriin kasta inaad dib u dhagaysto inta aadan dirin ka hor. Adeeggan cusub waxaa ka faa’ideysan kara dadka isticmaala iPhone oo qura, halka dadka Android is ticmaalaa muddo ay iska sugi doonaan inta adeeggan cusub loosoo fasaxayo. Source
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaan in saacadaha soo aadan ee maanta ay gaaraan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Waxaa la socda madaxweyne Farmaajo, madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka, wasiirro ka tirsan xukuumadda Federaalka iyo mas’uuliyiin kale. Ammaanka degmada Dhuusamareeb oo uu madaxweynaha ku wajahan yahay ayaa aad loo adkeeyay, waxaana magaaladaasi isugu soo baxay shacab badan oo isku diyaariyey iney caleemo qoyan kusoo dhoweeyaan madaxweynaha. Sidoo kale, Dhuusamareeb waxaa tagi doona madaxda maamul goboleedyada dalka, kuwaasi oo iyaguna goob joog u noqon doona heshiis kama dambeys ah oo qalinka ay ku wada duugi doonaan madaxweyne Xaaf iyo Sheekh Maxamed Shaakir oo hadda ah madaxa wasiirada Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay ku hoyday magaalada Cadaado, wuxuuna safarka uu ku tagayo Dhuusamareeb qeyb ka yahay socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
-
Popular Contributors