-
Content Count
205,127 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
I first tasted samosas when I was about eight years old. They’re very child friendly. A warm handheld pastry snack is always welcome but when it has potatoes and a mild curry flavour, it’s just perfect on a cold day. I haven’t made them in years but my little girl spotted Fizzy, from Emye Ethiopian food, making vegan sambusas at our local market in Midleton and she loved them. So I’ve started to make them at home now but have been baking them in the oven. So far I’ve been able to cram all sorts of vegetables in. Source: Hiiraan Online
-
Democratic rights are increasingly not respected in Kenya, states a new report on the global status of freedom. Source: Hiiraan Online
-
KNEC has cancelled KCSE examinations results of 1,205 candidates alleged to have been involved cheating. Source: Hiiraan Online
-
Ganacsatada Qaadka ee magaalada Garoowe ayaa joojiyay nooc kamid ah Qaadka oo loo yaqaanno”Miru” kadib markii la sheegay in uu fool xumaaday. Qaar kamid ah ganacsatada magaalada ayaa PUNTLAND POST u sheegay in Qaadka”Miru” uu aad u fool xumaaday,islamarkaana ay adkaatay in la calaliyo,taaso ku khasabtay dadkii cuni jiray in ay gebi ahaanba diidaan. Wararka aan ka helaynno Suuqa Qaadka ee Garoowe ayaa tibaaxaya in jawaanno Miru ah oo xumaaday magaalada la soo geliyey,islamarkaana lagu dhexdaray kii hore ee yaallay,dabadeedna dhammaantiisba la diiday. “Foolxumadiisi iyo qashinkiisi ayaa la iska daayey,wuxuu noqday waxaan la calalin karin oo qurmuun haddana uraya,marka gebi ahaanba waa istaagay,annaguna ma doonayno inaan lacagtayada gelinno”,ayey tiri mid kamid ah ganacsatada Qaadka ee Garoowe. Ganacsada Keena Qaadka Miru-ga ayaa sheegay in ay baarayaan wararka tilmaamaya in Miru xumaaday uu ku jiray jawaannadii Qaadka ee laga keenay waddanka Kenya,waxayna ballanqaadeen in ay maalmaha soo socda keeni doonaan jawaanno cusub oo Miru ah fiican ah. Dhinaca kale waxaa magaalada Garoowe suuq ka helay Qaadka Hareeriga ah ee laga keeno degmada Hawadeey ee dalka Ethiopia,kaasoo sannadkii hore aad ugu yaraaday suuqyada Puntland,kadib markii dagaallo ka dhex qarxeen Soomaalida iyo Oromada dalka Ethiopia. Maalmaha soo socda ayaa la filaya in magaalada Garoowe la keeno jawaano badan oo Qaadka Miru-ga ah,kuwaasoo laga soo daabulay waddanka Kenya. The post Qaadka loo yaqaanno Miru oo laga diiday magaalada Garoowe. appeared first on Puntland Post.
-
Kampala, Uganda | IAN KATUSIIME | When I flew to Mogadishu, Somalia’s sandy capital, on December 16, 2017; I was filled with a heady mix of anxiety and excitement because of the image we all have of Somalia; bomb wreckages, lone wolf assassins, and Al Shabaab Muslim militants lurking in the shadows everywhere. Source: Hiiraan Online
-
Shacabka degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal oo kaashanaya maamulkooda ayaa meel wanaagsan marinaya dhismaha waddo dhererkeedu yahay 57km oo jid caddo ah. Waddadaan ayaa haatan la dhameystiray qeyb kamid ah, waxayna isku furtay degmada Godob-jiraan iyo tuulooyin badan oo awal hore uusan gaadiidku gali karin sababo la xiriira waddo la’aan. Hirgalinta Jidkaan ayaa fududayndoona in tuulooyin badan oo abaaraha ay saameyeen la gaarsiiyo gurmadka biyo dhaamiska iyo mucaawinooyinka loogu talo galay, kuwaas oo markii hore loo mari jiray masaafo dheer. Dadka degaanka ayaa si iskutashi ah u dhisanaya jidkaan kadib markii la ogaaday baahida loo qabo in la helo waddo isku xirta degmada Godob iyo tuulooyinka hoos yimaada. Guddoomiyaha degmada Godob, Axmed Siciid Maxamed ayaa Puntlandi u sheegay in qarashka lagu dhisayo Waddadaan uu yahay xoolo lagasoo aruuriyay dadka degaanka iyo ciidanka degmada oo xooggooda ku tabarucay. Waxaa uu guddoomiyuhu sheegay in booyada biyaha ah markii hore tuulooyinka lagu gayn jiray lacag $500, balse haatan wuxuu sheegay inay hoos u dhacday oo ay gaartay $100 halkii booyad, sidoo kale wuxuu sheegay dumarka Uurka leh ee tuulooyinka ku dhaqan inay xaalado adag kala kulmi jireen waddo la’aanta.
-
Brazilian World Cup winner Ronaldinho has formally confirmed his retirement from football, more than two years since his last appearance as a professional, reports in Brazil said Tuesday. Source: Hiiraan Online
-
Wararka aan ka helayno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in ay dib u dhacday Munaasabaddii lagu dhammaysiri lahaa Heshiiski Galmudug iyo Ahlu-sunna oo Saaka la filayey in lagu qabto magaaladaasi. Weriye ku sugan Dhuusamareeb ayaa PUNTLAND POST u sheegay in dib u dhaca Munaasabaddu la xiriiro qaar kamid ah wufuuddi ka qeyb gali lahayd dhammaystirka Heshiiska oo aan weli soo gaarin magaalada,iyadoo isla Maanta la filayo in madaxweynahayaasha Puntland iyo Koonfur Galbeed ay halkaasi tegaan. Dhinaca kale Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed islaan(Axmed Madoobe)ayaa baajiyey safarkii uu ku tegi lahaa magaalada Dhuusamareeb ee lagu dhammaystirayo Heshiiska.Axmed Madoobe ayaa baaqashadiisa ku sheegay “mid shaqo”. PUNTLAND POST The post Munaasabaddii dhammaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna oo dib u dhacday. appeared first on Puntland Post.
-
Rag hubaysan ayaa Xalay Xaafadda Saalama ee magaalada Gaalkacyo ku dhaawacay Sarkaal ka tirsan waaxda Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo. Sarkaalka la dhaawacay oo lagu magacaabo Muuse Afriix ayaa qaabilsanaa uruurinta Canshuurta laga qaado Xaafadaha magaalada Gaalkacyo,waxaana fiidnmadii Xalay lagu weeraray halka lagu magacaabo Falluuja oo ka tirsan Xaafadda Saalama ee magaalada Gaalkacyo,sida PUNTLAND POST u xaqiijiyey mas’uul ka tirsan Waaxda Canshuuraha. Dhaawaca Sarkaalkaan ayaa haatan lagu dabiibaya Isbitaalka Maxammed Jaamac ee magaalada Gaalkacyo,iyadoo aanay jirin weli cid loo qabtay iyo cid sheegatay midna. Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Sarkaal ka tirsan Waaxda Canshuura Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo. appeared first on Puntland Post.
-
A total of 123 migrants including 22 children were rescued off Libya’s northwestern coast Tuesday evening, according to the country’s coast guard. Source: Hiiraan Online
-
Ciidamada Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ee Koonfurta,ayaa hawlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab,sida ay soo werisay Warbaahinta Maxalliga ah ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga dalka qeybtooda gobolka Baay ay gacanta ku soo dhigeen 5 xubnood oo ak tirsan Al-shabaab iyo mootooyin ay wateen,kadib hawlgal kooban oo ay ka sameeyeen degaanka Manaas oo hoostaga magaalada baydhabo. Mas’uuliyiinta gobolka Baay laga soo xigtay in dagaallamayaashan ay qorshaynayeen qaraxyo lagu dhibateeyo shacabka degaannada gobolka Baay,gaar ahaanna magaalada Baydhabo. Ma jirto cid si madax-bannaan u xaqiijisay warkaan,balse Al-shabaab ayaa ku xooggan degaannada ka tirsan gobolka Baay ee hoosyimaada magaalada Baydhabo,waxaana marar badan ay weerarro ku qaadeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan gobolka. PUNTLAND POST The post Xubno ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in lagu qabtay gobolka Baay. appeared first on Puntland Post.
-
Dhuusamareeb, 17 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa shalay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud si loo dhameystiro heshiiskii Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlu Sunnah Wal Jamaaca. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo galinkii dambe ee shalay ka soo amba-baxay magaalada Cadaado, ayaa socdaal dhanka dhulka ah ku soo maray deegaannada Goodinlabe, Mareer Gur iyo Mirrig ee ka tirsan gobolka Gal-guduud. Madaxweynaha ayaa si heer sare ah waxaa ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxa Golaha Xukuumadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Axmed (Bukhaari), Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Galmudug iyo Hirshabeelle, Xildhibaanno heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa goob fagaare ah kula hadlay dadweynihii isu soo baxay, isagoona ku ammaanay sida wadinayadda leh ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu ku suganyahay Dhuusamareeb waxa uu kulamo wadatashi la yeelan doonaa madaxda heer Dowlad goboleed iyo heer degmo, culumada, duubabka dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. The post Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobolka Galguduud+Sawirro appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud,ayaa maanta la filaya in uu goobjoog ka ahaado dhammaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna. Heshiiska oo ay garwadeen ka tahay dowladda Soomaaliya ayaa qeybihiisi hore lagu soo dhammaystiray magaalooyinka Muqdisho iyo Jabuuti,waxaana inta harsan lagu saxiixi doona magaalada Dhuusamareeb,sida qorshuhu yahay. Mudane.Farmaajo ayaa gelinkii dambe Shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb,kadib socdaal dhinaca dhulka ah oo uu kaga yimid degmada Cadaado,waxaana sidoo kale lagu wadaa in uu booqdo degmooyinka Cabudwaaq iyo Guraceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud,sida ay qortay Idaacadda Radio Muqdisho. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo bilowday degaannada Puntland,halkasoo uu ku soo maray safar dheer oo dhinaca dhulka gobollada Nugaal,Karkaar,iyo Bari,isagoo sidoo kale booqday gobolka Mudug. PUNTLAND POST The post Heshiiski Galmudug iyo Ahlu-sunna oo lagu dhammaystirayo magaalada Dhuusamareeb. appeared first on Puntland Post.
-
For a brief moment last week, Ethiopia seemed poised to shed its reputation as Africa’s Stasi state. Source: Hiiraan Online
-
The Israeli authorities have warned officials at Jerusalem's Al-Aqsa Mosque against undertaking any restoration works inside the flashpoint mosque compound, a Palestinian official said Tuesday. Source: Hiiraan Online
-
His arms wrapped around his wife and two teenage children, Jorge Garcia's eyes welled up Monday morning as he looked into their eyes one last time near the entrance to the airport security gate at Detroit Metro Airport. Source: Hiiraan Online
-
Maritime security has become a priority for most of Africa’s regional communities since the early 2000s when kidnappings were on the rise and later in that decade when Somali piracy became a major threat to international trade. Source: Hiiraan Online
-
On January 6, 2018 Wardheernews ran an editorial piece which they named it “Wardheernews of the person of the year 2017: Fahad Yasin”. Source: Hiiraan Online
-
Popular Contributors