Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,077
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. HALKAAN KADAAWO Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30 gaari oo Ethiopian ah ay shalay iyo maanta ka soo gudbeen xuduuda Somalia ee Doolow ee Gobolka Gedo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka caawin doonaan ciidamada Soomaaliya duulaan cusub oo uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka dhan ah al-Shabaab, kadib qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee 14-kii October ka dhacay Muqdisho. Saraakiisha Gobolka Gedo ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan ciidamadan iyo ujeedadooda, hase yeeshee waxeyku gaabsadeen in ciidamo Ethiopian ah ay horey u joogeen gobolka, isla markaana uu socdo abaabulka duulaan xooggan oo ka dhan ah al-Shabaab. Ethiopia ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo qeyb ka ah kuwa AMISOM, bishii October ee sanadkii tagayna ciidamo badan oo aan qeyb ka aheyn howlgalka oo Ethioopia ka joogay Soomaaliya aya baaneeyay saldhigo badan oo ay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kaga sugnaayeen. Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa ciidamadan wax ka weydiiyay gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isaaq alqaadi, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay dhaqdhaqaaqyada ciidan ee gobolka laga soo sheegayo. Halkaan ka akhriso
  2. Waxaanu Halkan idiin ku soo bandhigayna maxamud xaaji omar caydh-boob oo Arrimo yaab leh daaha Ka qaaday kana hadlay xaalada deegaanka SSC. HALKAN KA DAAWO….. Halkaan ka akhriso
  3. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta kula kulamy xafiiskiisa dhinacyada isku haya siyaasadda maamulka Galmudug. Wararka aan ka helayno Villa Soomaaliya, ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu Xalay Kulamo gooni gooni ah la yeeshay labada dhinac, isagoo kala hadlay soo afjarida xiisadaha ka taagan Galmudug. Kulanka hore wuxuu Madaxweynaha la qaatey Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey, Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Maalin. Sidoo kale, waxa uu qaabilay Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle “Xaaf” oo isla arinta Galmudug iyo qaabkii looga gudbi lahaa dhibaatada taagan kala hadlay, waxaana labada dhinac aqbaleen in la dhex-dhexaadiyo. Illo-wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa Warsidahan usheegay in Madaxweyne Farmaajo uu rajo wanaagsan ka qabo Xalinta Khilaafka Galmudug, oo dhinac ay dowladdiisu taageertay. Waxaa socda hadda qorsho la doonayo in si fool-ka-fool ah la isku soo hor-fariisiyo labada dhinac, oo la doonayo inay dib usoo celiyaan wadashaqeyntii ka dhaxaysay. Halkaan ka akhriso
  4. Doolow (Caasimadda Online) – Dowladda Itoobiya ayaa u muuqato inay jawaab cad ka bixineyso safarkii uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo dhawaan ku tagay dalkaas, isagoo ka codsaday in laga caawiyo sidii meesha looga saari lahaa Ururka Al-Shabaaba. Haddaba Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30 gaari oo Ethiopian ah ay shalay iyo maanta ka soo gudbeen xuduuda Soomaalyia ee Doolow ee Gobolka Gedo. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka caawin doonaan ciidamada Soomaaliya duulaan cusub oo uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka dhan ah al-Shabaab, kadib qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee 14-kii October ka dhacay Muqdisho. Saraakiisha Gobolka Gedo ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan ciidamadan iyo ujeedadooda, hase yeeshee waxeyku gaabsadeen in ciidamo Ethiopian ah ay horey u joogeen gobolka, isla markaana uu socdo abaabulka duulaan xooggan oo ka dhan ah al-Shabaab. Ethiopia ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo qeyb ka ah kuwa AMISOM, bishii October ee sanadkii tagayna ciidamo badan oo aan qeyb ka aheyn howlgalka oo Ethioopia ka joogay Soomaaliya aya baaneeyay saldhigo badan oo ay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kaga sugnaayeen. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maalmo ka hor socdaal ku tagay dalalka Itoobiya,Jabuuti iyo Uganda,waxaana uu u tagay si looga gacan siiyo Dowladda Federaalka Dagaalka ay kula jirto Al-shabaab. Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay Al-Shabaab ku qaadi doonto weerarkii ugu dambeeyey oo meesha looga saarayo kadib markii ay kooxdaan qarax musiibo ahaa ka fulisay Isgoyska Soobe halkaas oo lagu waayey ilaa 358 qof oo Soomaaliya halka dhawaaca uu gaarayo 220. Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa shir uga socdaa Muqdisho, waxaana kamid ah qodobada looga hadlayo dagaalka lagu qaadi doono Al-Shabaab iyo sida loo wajahayo, waxaana la filayaa inay kasoo bixi doonaan qodobo xasaasi ah. Ururka Al-Shabaab ayaa gacanta ku hayo qeybo ka mid ah Soomaaliya, sidoo kalana waxay qaraxyo iyo dilal ka geystaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo 6 sano ka hor laga saaray. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku wareejisay 450 askari oo la sheegay inay qeyb ka noqon doonaan dagaalka lagu qaadayo Kooxda Shabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com Read More
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kulan khaas ah oo u dhexeeyay Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka iyo Wasiirka Wasaarada amniga gudaha Maxamed Abuukar Isloow ducaale. Kulanka oo ahaa mid khaas ah ayaa waxaa ku sugnaa Kusimayaasha Talisyada Booliska iyo Nabadsugida Qaranka, oo iyagu wehlinaayay Wasiir Ducaale. Waxaa kulanka shir guddoominaayay Xildhibaan Foosiyo Maxamed Sheekh, oo ah Guddoomiyaha guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka. Waxa uu kulanka ahaa mid la xiriiray qaraxyadii u dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee galaaftay nolosha boqolaal ruux oo shacab ah. Wasiir Ducaale ayaa waxaa inta uu kulanka socday la weydiiyay su’aalo dhowr ah oo ku xeernaa qaraxyada dhacay si looga feejignaado khaladaadkii dhacay. Ducaale waxa uu kulanka ku sharaxay waxyaabihii sababay qaraxyada ka dhacay Muqdisho iyo siyaabaha looga hortagi karo. Read More
  6. Illaa iyo 50 mudane oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaas, Shariif Xassan Sheekh Aaden. Read More
  7. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30 gaari oo Ethiopian ah ay shalay iyo maanta ka soo gudbeen xuduuda Somalia ee Doolow ee Gobolka Gedo. Read More
  8. Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo ay Tababartay, isla markaana qalabeysay Dawladda Imaaraadka Carabta, laguna wareejiyay maanta taliska guud ee ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed. Khayre oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday dugsiga tababarka ee gacanta ay ku hayso Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa ciidamada ugu hambalyeeyey sida wanaagsan ee ay ugu diyaar garoobeen xoreynta dalka. Waxuuna u sheegay in looga fadhiyo door lixaad leh iney ka qaataan cirib-tirka kooxaha argagixisada ah ee Al-shabaab. “Ciidamadan waxay tusaale u yihiin sida ay nooga go’an tahay in aan dalka ka xoreyno kooxaha argagixisada ah, kalsooni buuxda ayaan ku qabnaa in aad noqon doontaan kuwo soo celiya sharaftii iyo kala dambeyntii Qaranka Soomaaliyeed. Waxaa la idin kaga fadhiyaa inaad door lixaad leh ka qaadataan cirib-tirka Al-shabaab,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre oo u mahad-celiyay Xukuumadda Imaaraadka ee gacanta ku haysay ciidamadan. Sidoo kale, Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Dowladdu ay muhiimadda koowaad siinayso sidii ay xuquuq dhameystiran u heli lahaayeen ciidamadu, si ay u gutaan waajibaadka ka saaran difaaca dalkooda. “Waxaa la idin saaray masuuliyad weyn oo ah difaaca dalkiina Hooyo iyo inaad argaixisada ka xoreysaan, anaguna waxaan ka shaqeyneynaa inaad heshaan waxa aad u baahan tihiin. Madaxda qaranka oo anigu ugu horeeyo waxay idin kugu imaan doonaa furimaha dagaalka, waana idin garab istaageynaa,” ayuu mar kale yiri RW Xasan Sheekh. Ugu dambeyn, Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka, Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan ciiidanka xoogga dalka. PUNTLAND POST The post Dowladda Somalia oo lagu wareejiyay Ciidan ka qayb-qaadanaya Dagaalka Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  9. CALABAR, Nigeria—When Daouda Chikoto lived in Tongo Tongo in southwestern Niger, a grenade fired from an unknown location fell on a compound in the village, where children were playing on a Tuesday afternoon in September 2016. As he recalls, six were killed, and without knowing where the grenade came from the locals blamed it on the Americans. The children were slaughtered just at the moment media reported that the United States was building a $100 million drone base in central Niger. Never mind that the reports said specifically the drones were for surveillance, Tongo Tongo villagers understood whatever they heard to mean that the U.S. had already established a drone station and was going to target villages close to Mali. After the September incident they concluded that America had targeted them. “It was just about four days after we heard about the weapon [drone] station that this happened,” Chikoto, who now lives in the central Niger city of Agadez, told The Daily Beast. “Everyone said it was America.” The rumor appeared to have emanated from Islamist militants living among the villagers, and before nightfall, on the day of the incident, it had spread like wildfire. The belief that the U.S. wanted to wipe out the Muslim Zarma people who live in Tongo Tongo, and who own most of the arid Sahel lands in Niger, grew stronger afterward. “Most of the information we got about the U.S. and the Nigerien government came from militants,” Chikoto said. “Everyone believes they [the militants] have a strong intelligence network and probably know everything that happens in Niger.” Talk of the U.S. firing a grenade at civilians carries no cost and appears to be part of a concerted strategy by militants in southwest Niger to develop hatred for America and, in the process, win the hearts and minds of the local population. So far, it seems to be working. The U.S. insists that it has not been involved in any combat operations in Niger since President Barack Obama deployed the first set of 100 military personnel to the country in 2013, and it certainly didn’t fire the grenade that killed the children. But rumors like this may have encouraged villagers into playing a supporting role in the Oct. 3 militant attack in Tongo Tongo on U.S. Special Forces service members that left four Green Berets dead. The 2016 incident and accompanying propaganda may also have influenced the Nigerien government’s reluctance to authorize armed drones because it “wants to protect the civilian population,” as a well-informed African military official told The Daily Beast. “These drones don’t just target terrorists, they also kill civilians,” said the official, who did not want his name mentioned because he was not authorized to speak on the issue. “The situation in Niger, up until the incident on Oct. 3, did not warrant the authorization of armed drones.” Before the attack, which also claimed the lives of five Nigerien soldiers, American officials had been seeking the authority to arm drones in Niger, but to no avail, according to a CNN account. In the prolonged skirmish that cost the Green Berets their lives, as The Wall Street Journal reported, a request by U.S. military officials to send an armed drone near a patrol of Green Berets in Niger was denied. Immediately the exchange of fire began, the service members called in an unarmed American reconnaissance drone but it took an hour before they called in French Mirage 2000 jet fighters. It was another hour before those arrived on the scene, but they did not strike because they could not distinguish the militants from the American and Nigerian soldiers in the close combat, according to the French military. A spokesperson for U.S. Africa Command (AFRICOM) declined to comment on whether the U.S. sought the permission of the Nigeriens to arm its drones before and during the attack because the incident in Niger “remains under investigation,” but he confirmed to The Daily Beast that “there are no armed remotely piloted aircraft in Niger.” From the role jihadists play in Tongo Tongo, it is easy to conclude that they were aided by persons in the local community when they set up the ambush that killed the soldiers. A number of U.S. and Nigerien officials suspect foul play. Almou Hassane, mayor of Tondikiwindi, the rural district where Tongo Tongo is located, told the Voice of America that “the attackers, the bandits, the terrorists [in Tongo Tongo] have never lacked accomplices among local populations.” After the incident, Nigerien forces arrested Mounkaila Alassane, the village chief in Tongo Tongo, and have kept him in detention since then, as they investigate the level of involvement of the villagers in the attack. Jihadists in Africa and also in the Middle East seem to be building local relationships and strengthening capabilities they intend to use against local and external forces, especially the U.S., in the future. It appears to be the new strategy of terrorist organizations in the two regions since the project to build a cohesive “caliphate” controlling extensive territory in Iraq and Syria has been crushed. One report by the Counter Extremism Project, an international organization formed to combat the growing threat from extremist ideologies, revealed that the Somali militant group, al-Shabab, now partakes in infrastructure construction, provides social services to increase its support among Somalis, and collects money to be redistributed to the poor. Somali youths, it said, “are also offered salaries of up to $700 a month for joining the militant group, and promised additional payments if they bring a wife and children.” In Syria, the jihadist group best known as Jabhat al-Nusra is cultivating local alliances and providing social services in a bid to gain support and influence the religious views of a section in the country. As Jennifer Cafarella of the Institute for the Study of War wrote in her recent article for CNN, the al Qaeda affiliate “is leveraging its battlefield contributions to create relationships with civil society, civilian populations and other Syrian opposition groups.” “It then manipulates those relationships in order to achieve dominance,” Cafarella notes. “And it directly targets U.S.-backed groups, and defeats them when it can, in order to ensure that moderate forces do not find footing in a new Syria.” Early this year, AFP reported that the Boko Haram faction loyal to the so-called Islamic State was trying to win over civilians in northeastern Nigeria by holding meetings with villagers and assuring them of their safety and freedom to carry out their businesses. “Things changed dramatically,” one man said about life under the ISIS-backed faction of the group in the town of Shuwaram. “The raids and the killings [that were frequent under the Abubakar Shekau faction] stopped and we were free to move with our herds for grazing.” That’s pretty much the same kind of freedom villagers enjoy in Tongo Tongo despite living in a stronghold of jihadists in the Sahara. Tongo Tongo is located in Tondikiwindi commune in Niger’s southwest Tillaberi Region, an area where al Qaeda in the Islamic Maghreb (AQIM) and ISIS militants are often present. The impoverished village has far fewer than 100,000 inhabitants, many of whom own cattle, goats, and sheep. When rustlers began to steal cattle and other livestock, militants offered protection for these animals and later began to pay young boys—and their families—to join their ranks. One evening, a friend of Chikoto had five goats stolen by a group of armed bandits. The man reported the incident to two militants who recovered the animals and returned them to the owner. Another day, it was Chikoto himself who was attacked by armed men close to the market. Militants heard him shout for help and quickly came to his rescue while they seized his attackers. “At least they are protecting Tongo Tongo from danger,” Chikoto said. “That’s what the government should ordinarily be doing.” The Nigerien government believes that the Movement for Unity and Jihad in West Africa (MOJWA), linked to both ISIS and al Qaeda, is the dominant terrorist group operating in the country. Authorities say the group is responsible for the kidnapping of Jeffery Woodke, a 56-year-old American humanitarian worker, who was seized from his home in the southwestern city of Abalak last year by armed men who killed two guards before driving him across the desert into neighboring Mali. In March, the Nigerien government declared a state of emergency in Tahaoua region, where Abalak is located, and in Tillaberi region, which covers Tongo Tongo, in response to attacks on police stations and refugee camps in the two areas by MOJWA militants. But the impact wasn’t felt in the country’s most talked about village at the moment. “We didn’t see soldiers in Tongo Tongo,” Chikoto said. “We rather saw more militants.” Last week, U.S. Marine Corps Gen. Joseph Dunford, chairman of the joint chiefs of staff, said American forces intend to continue operations in Niger, despite the deadly ambush. But success in the war against Islamist militants in the country will depend on how soldiers counter the new jihadists strategy in Africa, and the cooperation of the Nigerien government. “With this new development [in Tongo Tongo] I’m certain the [Nigerien] government will look at the possibility of armed drones,” the African military official said. “We will do everything we can to defeat these terrorists.” Source: – Daily Beast Read More
  10. Mogadishu — While most people run away from the site of a bomb explosion, the dedicated staff members of the Aamin Ambulance company rush to the scene to offer first aid to victims and ferry the injured to hospitals. For the past ten years the rescuers have remained true to their calling, offering emergency medical aid to those in need. Dr. Abdulkadir Abdirahman Adan, the founder of the 24-hour free ambulance service in Mogadishu, says he was motivated to start the voluntary service by the deplorable state of health services in the city. “When I came back to the country, there was a war going on and people were using wheelbarrows to get patients to hospitals. It led to deaths on the way to hospitals, the persons carrying the patient would be tired. That motivated me to respond and set up Aamin Ambulance services. It has helped to stop deaths,” Dr. Adan observes. In a general climate of apprehension, Dr. Adan and his colleagues had to think seriously about the name they would use for the service to win the trust of the people. “The word Aamin, if I put ‘I’ before it, it becomes ‘Trust Me’. We chose this name because people in Somalia are not used to having volunteers. So, I wanted them to trust my voluntary service. I chose the name because I wanted their trust,”Dr. Adan explains. The ambulance service has grown over the years, and today it boasts a team of 35 nurses, paramedics, and drivers, along with a fleet of ten vehicles. The increase in the number of employees and the demand for the service have stretched the available resources to the limit, forcing the founder to seek assistance from well-wishers and international organizations. “The initiative came from Somalis in the diaspora. They have so far collected between $25,000 and $28,000, the walkie-talkie radios that UNDP (United Nations Development Programme) donated to us and the ten grams of gold from my wife,” the ambulance founder says. The medical doctor is particularly grateful to UNDP for the walkie-talkies, which he said will drastically change the way Aamin Ambulance operates especially in emergencies. “When there is an emergency, everyone tries to make a telephone call and there is a jam on the telephone networks. But the walkie-talkies will make a difference. They will simplify communication among us, coordination among ambulances and collaboration with hospitals,” the dentist-turned-philanthropist explains. Dr. Adan, who still practices dentistry in Mogadishu, explains that his team faces enormous challenges and physical risks as first responders to emergencies, as they witness traumatizing scenes. “Sometimes some soldiers fire at us or block you from accessing the scene to rescue someone,” he explains. Although he is no stranger to blast sites in Mogadishu, Dr. Adan singles out the attack on 14 October at the city’s Zoobe junction, in which more than 300 civilians were killed, as the worst he has ever seen. “We could see people who were burning who could not move but were still talking, yet we could do nothing. We could see people who had died as they were driving in vehicles, people bleeding, people buried in the rubble and yet we could not help. It was an explosion that traumatized us,” he recalls. Dr. Adan is undeterred by the challenges he and his employees face and has great plans for Aamin ambulance services. “My dream is to reach every district, every village in the regions, everywhere in Somalia, so that my ambulances can reach there and serve them. In the next five to ten years, I can reach two to three regions,” Dr. Adan says. The ambulance service founder adds that, with adequate support, he could have a footprint in every region of Somalia within the next ten years. Source: UNSOM Read More
  11. Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ay tababareen isla markaana qalabeeyeen dawladda Imaaraadka Carabta, lagu wareejinayay taliska guud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday dugsiga tababarka ee gacanta ay ku hayso dawladda Imaaraadku, ayaa ciidamada ugu hambalyeeyey sida wanaagsan ee ay ugu diyaar garoobeen xoreynta dalka. Waxuuna u sheegay in looga fadhiyo door lixaad leh iney ka qaataan ciribtirka kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab. “Ciidamadani waxay tusaale u yihiin sida ay nooga go’an tahay in aan dalka ka xoreyno kooxaha argagixisada ah, kalsooni buuxda ayaan ku qabnaa in aad noqon doontaan kuwo sharaftii iyo kala dambeyntii qaranka Soomaaliyeed soo celiya. Waxaa la idin kaga fadhiyaa inaad door lixaad leh ka qaadataan ciribtirka argagixisada Al Shabaab”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre oo u mahadceliyey dawladda Imaaraadka ee gacanta ku haysay ciidamadani. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xusay in dawladdu ay muhiimadda koowaad siineyso sidii ay xuquuq dhameystiran u heli lahaayeen ciidamadu, si ay u gutaan waajibaadka ka saaran difaaca dalkooda. “Waxaa la idin saaray masuuliyad weyn oo ah difaaca dalkiina Hooyo iyo inaad argaixisada ka xoreysaan, anaguna waxaan ka shaqeyneynaa inaad heshaan waxa aad u baahan tihiin. Madaxda qaranka oo anigu ugu horeeyo waxay idin kugu imaan doonaa furimaha dagaalka, waana idin garab istaageynaa” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre. Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan CIiidanka Xoogga dalka. Halkaan hoose ka dhageyso Codka Ra’isulwasaaraha http://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2017/11/Xasan-Cali-Kheyre-.mp3 Read More
  12. Xildhibaan Goodax Barre oo kamid Ah Barlamaanka Soomaaliya Ayaa kulankii Maanta Ee Barlamaanka Ka Jeediyay Qudbad Kulul oo Uu Ku Karbaashay Xildhibaano Faro Ku Tiris Ah Oo U Sheegay Inay Barlamaanka Ugu jiraan Cadowga Soomaaliya Islamarkaana yihiin Xubno Isku Baheestay Curyaaminta Dawladda Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Halkaan ka akhriso
  13. Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa wali ka socda shirka u dhaxeeya madaxda Dowladda Soomaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda dalka ka jira. Shirkaan waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) waxaana ka qeyb galaya Raisulwasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda iyo Maamulka Gobolka banaadir. Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaliya ayaa sheegaya in labada dhinac ay isla meel dhigeen qodobadii hor yaalay oo ay ugu horeeyaan arrimaha amniga, Kheyraadka iyo dib u eegista Dastuurka. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaliya ay ogolaatay inay xayiraadda dhaqaale ka qaado maamul Goboleedyada dalka Ka jira, iyadoo markii ugu horeysay xukuumadda Soomaaliya ay lacago u kala diri doonto maamul Goboleedayada. Galinka dambe ee Maanta ayaa lagu wadaa in shirka War-murtiyeed laga soo saaro islamarkaana lagu shaaciyo waxyaabaha la isku afgartay. PUNTLAND POST The post Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo Qodobo ku heshiiyay appeared first on Puntland Post.
  14. Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Dhawaan soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo in hantida dawladda lagu galo ololaha doorashada ee socda. Read More
  15. Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii mudaaharaad rabshado watey ay ka dhaceen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Read More
  16. Mudaharaad rabashado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kadib markii ay isu soo baxeen dad kacabanaya dekedda Boosaaso oo xiran in kabadan todobaad. Dadka mudaharaadayay ayaa isugu jiray xoogsato, ganacsatada wax kala soo daga dekedda Boosaaso iyo qaar kamid ah shacabka magaalada. Inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhintay rabshado ka dhashay bannaanbaxaas, waxaana sidoo kale dhaawacmay 3 kale. Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa xiray waddooyinka muhiimka ah ee magaalada gaar ahaan kuwa gala dekedda Boosaaso, iyagoo ku gooyay dhagaxaan iyo taayaro. Qaar kamid ah dadka cabanaya oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay inaysan saamaysay dhibaatada ka taagan dekedda, taasoo salka ku haysa lacago ganacsatadu sheegeen in lagu kordhiyay gaadiidka badeecooyinka keena. Balse arrintaas waxaa goor sii horaysay beeniyay wasiirka wasaaradda Dekedaha iyo gaadiidka Puntland Siciid Maxamed Raage oo sheegay in muranku salka ku hayay khidmada laga qaadayo ganacsatada maadama Boosaaso la keenay mashiinka hubinaya tayada cuntada, kaasna xal laga gaaray. “Dab gurigeena lagama shidan 24 saac, waxaana wax loo dul qaadan karo maaha waa in deg deg naloo ku furaa dekedda, carruurtii Gaajaa naga laysay, rafaad baa nahaysta,” sidaas waxaa yiri Maxamed Bile oo kamid ah dadkii dibadbaxa dhigayay. Sidoo kale qof kale oo aan magaciisa sheegin ayaa yiri, “Dekedda waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed cid gooni ah uma xirnaan karto, deg deg ha loo furo waxaa ku dhex dhumaya dhibaatadan waa shacabka.” Xaaladda ayaa hadda u muuqata mid soo dagaysa, waxaana waddooyinka magaalada lasoo dhoobay ciidamo kuwaasoo kala eryay dadkii dibadbaxa dhigayay. Dhinaca kale waxaa maanta isla magaalada Boosaaso ka dhacay shir ay isugu yimaadeen ganacsatada gadoodsan iyo nabadoono, waxaana qodobo ay kasoo saaren shirkooda kamid ahaaa in dowladdu wax ka qabato dhibaatada ka taagan xarunta gobolka Bari. Majirto ilaa hadda wax war ah oo kasoo baxay dowladda Puntland, waxaana dhacdadan kusoo aaday xilli Madaxweyne Gaas oo safar shaqo u joogo magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Halkaan ka akhriso
  17. Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maanta ka dhacay Mudaaharaad ay ka qayb-qaateen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Bosaso. Mudaharaadka ayaa ka dhashay kadib markii muddo toddobaad ka badan ay xiran tahay Dekada Bosaso oo ah Isha dhaqaalaha Puntland. Dadka mudaahraadayay oo u badnaa xaamalatada Dekada Bosaso iyo ganacsatadii jeeblayaasha ahaa ee magaalada Bosaso ayaa dhagaxaan ku xiray wadooyinka waaweyne ee soo gala Dekada waxaana ay ku dhawaaqayeen erayo ay ka mid tahay waa in si deg deg ah loo furaa Dekada Bosaso, dooni meeyno Shirkadda DP World iyo erayo kale oo ay uga soo horjeedaan dhibaatada ka taagan xirnaanshaha Dakeda. Dhinaca kale Warbaahinta Puntland Post oo la xiriirtay isbitaalka guud ee Bosaso waxa ay noo xaqiijiyeen in la soo garsiiyey sadex qof oo qaba dhaawacyo ka soo gaaray rasaas ay rideen ciidamada dawalada, kadibna uu markii danbe uu geeryoodaya mid ka mid aha sadexdii qof. Xaalada guud ee magaalada Bosaso ayaa aad u kacsan waxana jira shirar u socda dawlada iyo ganacasatada sida uu xogta ku helayso warbaahinta Puntland Post Daawo Muuqaalka Mudaharaadka. Cabdiqani Boos Puntland Post -Bosaso The post Daawo Banaanbax looga soo horjeedo Xirnaanshaha Dekada oo ka dhacay Bosaso appeared first on Puntland Post.
  18. Muqdisho (PP) ─ Xeer-iaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa faahfaahin ka bixiyay halka ay marayso Dacwaddii muranka Badda ee u dhexeysay Somalia iyo Kenya, taasoo taalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalladda ee fadhigeedu yahay dalka Netherlands. Dr. Axmed Cali Dahir ayaa sheegay inuu dhamaaday wajigii koowaad ee dacwada, isla markaana laga sugayo Kenya inay gudbiso jawaabta dulucdii dacwada ee ay horay Somalia u gudbisay. “Dacwadda wajigeedii koowaad wuu soo dhamaaday, Maxkamadduna waxay horay u sheegtay inay awood u leedahay inay dhageysato, go’aan ka gaarto, waxaana hadda ay Kenya ku khasban tahay in kama dambeys 18-ka bisha December ee sannadkan inay gudbiso dulucdii jawaabta dacwada,” ayuu yiri Dr. Dahir oo la hadlay warbaahinta gudaha. Sidoo kale, Xeer-ilaaliyuhu wuxuu sheegay in wixii ka dmabeeya 18-ka bisha December ay maxkamadda dhageysan doonto dulucda dacwada iyo doodaha labada dhinac sida uu hadalka u dhigay. Dhanka kale, wuxuu hadalkiisa ku daray in Maxkamadda ay labada dhinac u diri doonto wixii go’aano ah ee ka soo baxa jawaabta laga sugayo Kenya, isla markaana ay ka war sugayaan. Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ayaa sanadkii hore ku dhawaaqday inay awood u leedahay inay dhageysato dacwada u dhaxeysa labada dal, isla markaana ay go’aan ka gaarto, taasoo meesha ka saartay is hor-taagii ay Kenya ku dooneysay ee ahaa in aysan dacwadan qaadi karin Maxkamadda. Ugu dambeyn, Muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa ahaa mid soo jiitamayay, waxaana horay ay Kenya dalbatay in wada hadal ay ka yeeshaan arrintan, hase ahaatee ay diiday Dowladda Soomaaliya. PUNTLAND POST The post AKHRISO: Halkee Maraysaa Dacwadii Muranka Badda ee u dhexeysay Soomaaliya iyo Kenya? appeared first on Puntland Post.
  19. HALKAAN KADAAWO Shan qof oo saaxiibo ahaa oo u dhashay dalka Argentina ayaa ka mid ah kuwa lagu dilayweerarkii gaariga loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada New York. Siddeed qof ayaa lagu dilay, 11 kalena waalagu dhaawacay weerarka. Nin waday gaari xamuul ah ayaa dhex galay waddo loogu talagalay baaskiillada oo ki tirsan xaafadda Lower Manhattan. Dhimashada shanta qof ee Argentina waxaa xaqiijisay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkooda. Waxay qeyb ka ahaayeen 10 qof oo New Yor u tagay dabaaldegga sanad guurada 30-aad ee ka soo wareegatay markii jaamacadda ay ka qalin jebiyeen, sida warbaahinta ku warrameyso. Sida wasaaradda ay sheegtay, ragga oo dhan waxay da’dooda u dhexeysay 49-49 sano. Kuwa dhaawacmay ayaa weli lagu daawaynayaa. Mid ka mid ah dadkii dhintay wuxuu u dhashay dalka Belgium, halka labada kale aan weli la sheegin dalka ay ka soo jeedaan. Nin 29 sano jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda Uzbek ayay booliska dhaaweceen, markii uu isku deyay in uu gaariga ka dego, waxaana lagu tyilmaamay weerar argagixiso. Warbaahinta ayaa ninkaa baabuurka waday magaciisa ku sheegtay Sayfullo Saipov, waxaanay sheegtay in uu dalka Maraykanka u haajiray sannadkii 2010-kii. Xog uu helay telefishanka CBS ayaa tibaaxday in qoraal baabuurka uu ninkaasi waday laga helay lala xidhiidhiyey kooxda la baxday Dawladda Islaamka. Eedaysanaha oo sida muuqata deganaa gobolka Florida ayaa la sheegay in isbitaal loo qaaday. Duqa magaalada New York, Bill de Blasio, ayaa yidhi “wuxu ahaa fal argagixiso oo fulaynimo ah oo lala beegsaday rayid aan waxba galabsan”. Waxaanu intaa ku daray oo yidhi “waanu ognahay in falka looga gollahaa in la nagu niyad jabiyo laakiin waxa kale oo aan ognahay in dadka ree New York ay yihiin dad adag, weligayo fal colaadeed oo looga dan leeyahay in lanagu cabsi geliyo u liici mayno” Madaxweyne Donald Trump ayaa isaguna fariin uu bogiisa Twitter-ka ku qoray waxa uu ku yidhi ” waxaan tacsi iyo duco ba u dirayaa dadka ku waxyeelloobay iyo qoysaska dadkoodii ku waayey falka argagixiso ee ka dhacay magaalada New York. Alle iyo dalkiinuba way idinla jiraan”. Halkaan ka akhriso
  20. Kumanaan dibad-baxayaal ah ayaa Salaasadii shalay buuxiyey waddooyinka waaweyn ee caasimadda Eritrea ee Asmara,kuwaasoo dalbanaya in si deg deg ah loo sii daayo maamule iskuul islaami ah oo ay xireen Booliiska dalkaasi,kadib markii lagu eedeeyay in uu diiday fulinta awaamiir ka soo baxday dowladda oo la xiriirtay mamnuucidda xijaabka,sida ay soo werisay Idaacadda Erena oo ay leeyihiin weriyaal reer Eritrea oo deggan magaalada Paris. Maamulaha la xiray oo lagu magacaabo Muasa Mohamed Nur ayaa madax ka ahaa iskuulka Islaamiga ah ee Aldiaa ee caasimadda Asmara,waxaana sidoo kale lagu eedeeyey diidmada awaamir kale oo ku saabsan in uu is-beddel ku sameeyo manhajka iskuulka oo uu ka saaro qaar kamid ah buugaagta tarbiyadda,islamarkaana gabdhaha iyo wiilasha ardayda ah isku-dhex daro. Muddaharaadka ayaa bilowday,kadib markii ay la helay warar sheegaya in dowladdu raadinayso in ay gebi ahaanba la wareegto iskuulka,taasoo keentay in guddiga waalidiinta ay soo abaabulaan in ka badan saddex kun oo arday ah,kuwaasoo dalbanaya in loo sii daayo maamulahooda,sidoo kalena faro-gelinta laga joojiyo iskuulkooda. Booliiska Eritrea ayaa rasaas huwiyey dibad-baxayaasha,waxayna xireen qaar kamid ah waddooyinka,si ay u xakameeyaan muddaharaadka oo lagu tilmaamay kii ugu horreeyey ee taariikhda ka dhacay dalkaasi. Safaaradda Maraykanka ee magaalada Asmara ayaa soo saartay digniin ku socota muwaadiniinta Amerikaanka ah ee ku sugan Eritrea,waxayna talo ku siisay in ay ka fogaadaan bartamaha magaalada oo laga cabsi qabo in rabshado ka bilowdaan,sidoo kalena ay taxaddar dheeri ah muujiyaan,xilliyada ay joogaan goobaha lagu badanyahay. “Safaaraddu waxay heshay xog ah, in dhowr goobood oo Asmara ku yaalla rasaas ka dhacday muddaharaadka awgiis,waxayna kula talinaysa in laga fogaado bartamaha magaalada oo u muuqata in muddaharaadku ku sii fidi karo,iyadoo laga yaabo in la xiro waddooyinka bartamaha magaalada oo Booliisku si weyn u joogaan”,ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saartay Safaaradda Maraykanka. Warka ay soo saartay Safaaradda ayaa intaas ku daray”xataa haddii muddaharaadkan loogu talo galay in uu si nabad ah ku qabsoomo,wuxuu isu rogi karaan iska hor imaad iyo rabshado.Ka fogaada goobaha ay ka dhacayaan dibad-baxyada,taxaddar dheeri ahna muujiya marka aad joogtaan meelaha lagu badanyahay”. Wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane Gebremeskel ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka wuxuu ku sheegay in muddaharaad yar uu ka dhacay magaalada,kaasoo aan wax khasaare ah ka dhalan sida uu hadalka u dhigay”muddaharaad yar oo uu dhigay hal iskuul ayaa Asmara ka dhacay wax khasaare ahna kama dhalan”,ayuu yiri Gebremeskel. PUNTLANDPOST Cabdiraxmaan Ciise Cumar The post Muddaharaadkii ugu horreeyay taariikhda oo ka dhacay Eritrea.Yaa looga horjeedaa? appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Qaramada Midoobay ee Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO ayaa soo saartay warbixin ku saabsan tayada Jaamacadaha ugu wanaagsan Somalia. UNESCO waxay sheegtay in siddeed ka mid ah Jamaacadaasi ay yihiin kuwo ay aqoonsatay, kaddib markii qiimeynta ballaaran ay sameysay ku ogaatay in tayada waxbarashadooda ay tahay mid heer caalami ah. Sidoo kale, Warbixinta UNESCO ee Waxbarashadda Sare (UNESCO World Higher Education Datebase) ayaa lagu sheegay in Liiska Jaamacadaha ku yaalla Somalia ee aqoonsiga ka helay UNESCO ay ka mid yihiin; Mogadishu University (MU) East Africa University (EAU) Puntland State University (PSU) SIMAD University (SU) Banadir University (BU) Somali National University (SNU) University of Burao University of Hargeysa. Afar Jaamacadood oo ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa ka mid ah Liiska UNESCO, halka Puntland ay kasoo galeen labo Jaamacadood, Sidoo kalena Somaliland ayaa waxaa kasoo galay labo Jaamacadood Dhanka kale, Warbixintaan kasoo baxday UNESCO ayaa waxay imaanaysaa xilli dhawaan ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya sheegtay inay dib u eegayso tayada Jaamacadaha dalka ku yaalla, kuwaasoo ay xustay in qaar ka mid ah aysan u qalmin jaamacado. Ugu dambeyn, Tobankii sano ee u dambeeyay ayaa waxaa Soomaaliya kusoo kordhayay Jaamacadaha, iyagoo haatan maraya in ka badan boqol jaamcadood, kuwaasoo qaarkood la sheego in tayadoodu aysan ahayn mid wanaagsan. PUNTLAND POST The post Hay’adda UNESCO oo soo bandhigtay Jaamacadaha ugu Tayada Wanaagsan Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  22. Muqdisho (PP) ─ Waa wado godad badan oo ku taalla Degmada Kajiado ee dalka Kenya. Waa meel aad u kulul oo boodh badan. Waxa maraya laba nin oo xoolo dhaqato ah oo huwan go’yaasha guudan ee ay caanka ku yihiin dadka halkaa ku nooli. Waxa ay carraabinayaan ilaa lixdan neef oo lo’ ah, waxaanay sheegeen in ay ka yimaadeen dalka Tanzania. Laba sanadood halkaa roob kama da’in, xoolo dhaqato badan oo Joshua Nchoki ka mid yahay ayaa hayaamay oo xadka ka talaabay. Laakiin imika Kenya ayuu ku soo noqday ka dib markii dawladda Tanzania bilawday in ay qabqabato dadka ajaanibka ah ee xoolahooda sida sharci darrada ku daajinayey seerayaasha dalkaas. Laba boqol oo neef ayuu lahaa laakiin haatan wuxuu la soo noqday kala badh in ka yar. Julius Nchoki wuxu dul taaganyahay meel ay ku dhinteen neefaf kale oo lo’diisa ka mid ahaa oo markaas uun dhintay oo raqdooda diqsi ka buuxo. Wuxu yidhi gaajay la dhaqaaqi kari waayeen oo geedi dheer bay soo galeen oo halkan bay ku dhinteen. “Neefka halkaa ku dhintay wuxu ku jiray lo’dii aan Tanzania u hayaamiyey laakiin qasab bay igu noqotay inaan soo celiyo dhibaatadii halkaa naga qabsaday awgeed. Waayadii hore kolka abaaro dhacaan aayar uun baanu Tanzania u talaabi jirnay oo ilaa inta roob ka da’ayo xagan aanu ku maqnaan jirnay, laakiin imika waa la isku dacareeyey oo deg deg baan uga soo noqonay.” Ayuu ku cataabay Julius Nchoki Ilaa intii xadhigu bilaamay waxa la qabtay tobanaan qof oo Maasai-ga reer Kenya ah ayaa Tanzania lagu xidhay bishii la soo dhaafay oo keli ah. kumanaan neef oo lo’ ah ayey dawladdu qabsatay oo dadkii watay laga xaraashay. Magaalada ku taala xadka ee Loi-tok-tok ayaa cabsida ay dadku ka qabaan in la xidhaa ay aad u sii kordhaysaa, dad badan oo Maasai-ga Kenya ah ayaa ka cadhooday xoolahooga laga xaraashay. Gudoomiyaha dhinaca Kenya Harsama Kello ayaa sheegay in boolis la geeyey goobaha ay joogaan xoolo dhaqata ka too talaabay Tanzania si looga hor tago in weeraro aar goosi ahi dhacaan. “Haa waxa jirta cabsi laga qabo weeraro aar goosi ah. dadka Maasai-ga ah eek u nool dhinacan Kenya ayaa lo’ ka soo qaada Maasaaiga Tanzania. Markaa waxaanu ka baqaynaa in Masaai-ga reer Tanzania ee xagan u soo talaabay lo’da laga qaado, waana arrin aad u halis ah oo aanan doonayn in ay dhacdo.” Ayuu yidhi Harsama. Mar la weydiiyey sida ay doonayaan in ay arrinta ku xaliyaan, ayaa wuxu ku jawaabay “Waxaanu doonaynaa in dublamaasiyadu shaqayso, danjirahayaga ayaa wasaaradda arimaha dibadda Tanzania la xidhiidhaya rajo fiicanna waanu qabnaa.” Ilaa haatan Maasai-ga Kenya waxay Tanzania ka soo qaadeen ugu yaraan shan kun oo neef oo lo’ ah, laakiin dawladda Tanzania waxay ku adkaysanaysaa in aanay xoolo dal kale ka yimid daaqi karin dalkeeda. Warbxin ay soo saartay ayey ugu sheegtay Maasaai-ga reer Tanzania ee xoolahoodu joogaan Kenya in ay si dhakhso ah ugu noqdaan dalkooda. Luhanga Mpina oo ah wasiirka xoolaha iyo kalluumaysiga ee Tanzania, waxaanu yidhi “Daaqsintu qayb kama aha heshiisyada aanu dalalka jaarka ah la galnay. Xiidhiidhka naga dhexeeyaa waa mid sharciga ku salaysan, markaa qofka dalkayaga xoolahiisa iskala soo galaa wuxuu noola midyahay qof dambiile ah talaabo sharci ahna waanu ka qaadaynaa. Waxa jira xoolo dhaqato badan oo maxkamadaha dacwado kaga socdaan, sababtuna waaa in ay jabiyeen xeerarka heshiishyada laba geesoodka ah ee dalkayaga iyo kooga ka dhexeeya.” Khilaafkan u dambeeyey ee dhex yaal dawladaha Tanzania iyo Kenya wuxu tilmaan u yahay xiisada isa soo taraysa iyo sida ay hakadka u gashay wada shaqayntii fiicnayd ee labada dal lahaan jireen. Ugu dambeyn, Bulshada xoola dhaqatada ah ee labada wadan ku nool ayaa iyagana ay arintaasi saamaysay waxaanay caddayn u tahay dhaqaalaha labada dal ee xidhiidhkan xumaaday wax yeelay. Xigasho; BBC PUNTLAND POST The post WARBIXIN: Xaaladaha Nololeed Xoolo dhaqatada Abaaruhu ku habsadeen ee Bariga Afrika appeared first on Puntland Post.
  23. Waxaa Muqdisho iyo Baydhabo ka dhacaya Shirar iska soo horjeedo, oo ku aadan mooshin la sheegay in laga keenay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Magaalada Baydhabo waxaa kulan gaar ah ku yeeshay maanta Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi, iyadoo sheegay in xilligan in aysan habooneyn Mooshinka in laga keeno Madaxweynaha. Xildhibaan Xasan Macalin Iidow (Xasan Black) wuxuu xusay in Xildhibaanada Baydhabo ku kulmay ay tiro ahaan gaarayaan 50 Mudane oo kasoo horjeeda Mooshinka laga diyaariyay Madaxweynaha. Waxay isku raaceen Xildhibaanada inay difaacaan Madaxweynaha, islamarkaana ay ka hortagaan mooshin iyo isku day kasta oo awooda looga xayuubinayo Shariif Xasan, oo hadda Muqdisho ku sugan. Xildhibaano kale ayaa kulan kaasi kasoo horjeeda ku yeeshay dhowr jeer Muqdisho, kuwaasi oo shaaciyay inay saxiixeen mooshin xilka looga qaadayo Shariif Xasan, oo waxqabad la’aan ku dhaliileen. Mooshinkan ayaa imaanaya iyadoo Madaxweyne Shariif Xasan uu 22-kii bishii lasoo dhaafay ka furay Baydhaboo kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka, isagoo kula dardaarmay Xildhibaanada inay maamulkaasi la shaqeeyaan. Shariif Xasan wuxu kamid yahay hogaamiyaasha maamul goboleedyada dalka, ee la saftay Sacuudiga iyo Xulufadiisa, islamarkaana hareer maray go’aankii dhex-dhexaadnimo ee dowladda Federaalka ee ku aadan khilaafka khaliijka. Halkaan ka akhriso
  24. Dibadbax rabshado wata, oo dad ay ku dhinteen ayaa saaka ka socda magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari kaasi oo looga soo horjeedo xirnaashaha dekedda magaaladaasi. Wariyaha Warsidahan uga soo waramaya Boosaaso, ayaa sheegay in banaan baxa xooggiisa uu ka dhacayo nawaaxiga Dekedda, iyadoo dadweyne caraysan ay isku dhaceen ciidamada Booliska. Isku dhaca ciidamada amniga ayaa ka dhashay khasaaro isagu jiro dhimasho iyo dhaawac, waxaana Goobjoogiyaasha sheegeen in ugu yaraan hal labo ruux ay ku dhinteen rabshadaha socda, halka saddex kale ay ku dhaawacmeen. Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb-qaadanaya boqolaal qof, oo ganacsato, haween iyo dhalinyaro ay kamid yihiin kuwaasi oo dalbanayay in la joojiyo canshuurta lagu kordhiyay badeecadaha kasoo dega Dekedda Boosaaso. Fahfaahinta warka kala soco wararkeena damne haddii ALLE idmo. Halkaan ka akhriso
  25. Gobolka Shabeellaha Hoose waxa Maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo Milateri oo ay wadaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Maxamed Ciise oo ka mid ah Saraakiisha ciidamada xoogga ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in dhaq dhqaaqyadaas looga gol leeyahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay Gobolkaas ka joogaan. HALKAN KA DHAGAYSO Halkaan ka akhriso