-
Content Count
205,206 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dawladda Puntland ayaa magaalada Garoowe Tababar uga furtay Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland, tababarkaas oo lagu qabtay Jaamacadda Puntland State University (PSU). Shaqaalahaan tababarka loo furay ayaa isugu jirey Madaxqaybeedyo iyo Agaasime waaxeedo kuwaas oo tiradoodu kor u dhaafayso 180 qof isla markaana ka kala hawl-gala xarumaha dawladda ee dhammaan gobollada Puntland. Tababarkaasi oo socon doono muddo 10 beri ah isla markaana waxa uu ka koobnaan doonaa labo qaybood oo kala ah in shaqaalaha la siiyo tababar sare advanced Training oo la xiriira shaqooyinka ay hayaan iyo qaybta dambe oo ah shaqaalah loo tababaro hab macallinnimo ama ToT . Ujeedadada ka dambaysa in shaqaalaha loo tababaro hab-macallinimo ama tababareyaala ah in laga maarmo tababareyaasha laga keenayo dalka dibaddiisa oo ay shaqaalaha dawladdu noqdaan kuwo iyagu dhinac walba isaga filan. Waxaana bixin doona tababarka khuburo isugu jirta Soomaali iyo Ajaanib kuwaas oo ay qayb ka yihiin Macallimiinta Jaamacadda PSU, iyadoona shaqaalaha tababarka loo qabanayo ay ka kooban yihiin boosaska HR, Finance, Procurement, M&E, ICT iyo Policy Planning and Research ee dhammaan xarumaha kala duwan ee dawladda. Shaqalahaan ayaa marka uu tababarku u dhammaado waxaa laga xulan doonaa koox walba lix qof oo iyagu noqonaya tababareyaasha mustaqbalka tababari doona shaqaalah dawladda iyagoona si weyn loogu diyaarin doono muddada uu tababarkaani socon doono inay tababareyaal kasoo bixi kara shaqada ay dawladdu ka sugeyso. The post Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Tababar uga furmay Garoowe appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaabka Somalia ay garab xoogan ka helaan Warbaahinta madaxa-banaan. Madaxweyne Geelle oo bixinaayay wareysi gaar ah ayaa cod dheer ku sheegay in maleeshiyaadka al-Shabaab ay leeyihiin awoodo muuqda oo aan laga hortagi Karin. Waxa uu Madaxweyne Geelle sheegay in maleeshiyaadka aan laga guuleysan Karin inta ay garabka ka heystaan Warbaahinta Madaxa-banaan. Madaxweyne Geelle, waxa uu cadeeyay in Warbaahinta madaxa-banaan aysan qeyb ka aheyn dagaalka lagula jiro maleeshiyaadka al-Shabaab, waxa uuna ku eedeeyay inay garab dadban siiyaan. Gelle ayaa warbaahinta madaxa bananaan ku eedeeyay inaysan ku jirin dagaalka ka dhanka ah waxa reer galbeedka ay ugu yeeraan argigixisada, waxaa uu tilmaamay in warbaahinta ay ka soo muuqdaan al-shabaab oo wata dareys qurxoon iyo hub badan taasi oo dadka ku abuureysa cabsi iyo argagax. ‘’U fiirso warbaahinta madaxa-banaan waxa ay buun-buunineysaa dagaalka ay qaadan shabaabka, waxa ay si muuqata usoo saraan awoodo aysan laheyn argagixisada Somalia iyo kuwa heerka caalami ah’’ ‘’Waxaad moodaa inay la shaqeeyan waxaa cadeyn ah in warbaahinta madaxa-banaan aysan buun-buunin nabada iyo horumarada, balse ay aad uga sheekeeyan Shabaabka iyo argagixisada kale’’ Waxaa uu intaasi ku daray in ciidanka dowladda Somalia aysan heli Karin rasaasta qoryaha, waxa uuna arrin layaab ah ku sheegay sababta ay Saxaafada madaxa-banaan uga shaqeyso burburka dal dhisan. Haddalkan ayaa imaanaya iyadoo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle uu ka mid yahay madaxda Saameynta ku leh ammaanka Soomaaliya waxayna ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Geelle oo qarxiyay arrin ku saabsan sida Warbaahinta Madaxa-banaan ay uga qeybqaatan awood siinta Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa dadka magaalada Muqdisho ugu baaqay inay ka shaqeeyan Amniga iyo xasiloonida magaalada. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu jiro dayacnaan shanka amaanka ah oo ay muujinayaan shacabka Muqdisho, waxa uuna ku dhiirigaliyay inay lamid noqdaan dadka ku nool Gobolada dalka. Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in shacabka Muqdisho ay muujinayaan dadaal balse laga doonaayo mid lamid ah kan ay muujinayaan shacabka ku dhaqan Gobolada dalka Sida Bari, Mudug iyo Galgaduud. ‘’Dadka ku nool Gobolada dalka waxa ay ilaalsadeen deegaanadooda oo ay ka dhigteen amni, waxaan dadka Muqdisho ku baraarujinayaa inay ku daydaan dadka Gobolada’’ Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale sheegay in dowlada Somalia ay xooga saari doonto amniga magaalada Muqdisho oo uu sheegay inay tahay mid muqadas ah. Waxa uu tilmaamay in qorshaha dowlada uu yahay in magaalada Muqdisho uu ku dhex soconkaro mas’uul iyo shacaba iyadoo aan lawada ilaalo iyo gaadiid kuwa hubeysan ah. Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa Hay’adaha amaanka faray inay gutaan waajibaadkooda waxa uuna si wanaagsan u bogaadiyay ciidamada difaaca Qaranka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kaaga baxay fariinta dhiiran ee uu Madaxweyne Farmaajo u diray shacabka magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxaya Degmooyin ka tirsan Gobolka Mudug,gaar ahaan Hobyo iyo Cadaado. Wafdiga uu hoggaaminayo Mudane Maxamed C/llaahai Farmaajo madaxweynaha oo maalmahan socdaal ku marayay Gobolka Galgaduud ayaa lagu wadaa in ay maanta ka ambabaxo degmada Cabudwaaq oo shalay kulamo wadatashi ah kula qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka,isagoona ugu baaqay in ay dardargeliyaan kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada deegaanka. Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweyne Kuxigeenka Mudane Maxamed Xaashi Carrabeey, Madaxa Golaha Xukuumadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan, Xildhibaanno heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, Wasiirro iyo masuuliyiin heer gobol iyo heer degmo. Amniga Guud ee Hobyo ayaa aad loo adkeeyay, Waxaana Goobaha uu tagayo Madaxweynaha la wareegay Ciidanka Madaxweyne Farmaajo horay ukexeystay, Kuwii Galmudugna waxey sugayaan amniga meelaha laga soo galo Magaalada Hobyo Safarka Madaxweynaha ayaa qaatay 15 maalmood,waxaana uu socdaalkiisa ka billaabaya Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland,isaga oo booqday magaalooyin badan oo Puntland ka mid ah sidoo kale waxaa uu booqday Magaalooyinka Galmudug oo uu ilaa hadda ku jiro. The post Ciidanka NISA oo la wareegay Amaanka Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug appeared first on Caasimada Online.
-
Jowhar (Caasimada Online)-Maamulka HirShabelle ayaa adkeeyay amniga wada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo waayadan aheyd mid saaxiib u aheyd amni darro. Maamulka ayaa wadadaasi geeyay ciidamo farabadan oo aad u hubeysan kuwaa oo wata dhowr gaari, waxaana intaa dheer ciidamo kale oo efentari ah. Maxamed Cali Caadle, oo ah Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeele, ayaa sheegay in saacadihii ugu danbeeyay ay sii laba jibaaren ciidamadii ku sugnaa wadada. Waxa uu sheegay in wadadaasi ay gabaad u noqotay Al-Shabaab iyo Kooxo kale oo ka macaasha dhaca iyo boobka dadka shacabka iyo gaadiidka. Wasiir Caadle, oo isbedelka amniga wadada isku xirta degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka hadlaayay ayaa yiri ‘’waan kordhinay dadaalkii lagu adkeynaayay amniga wadada, waxaan halkaasi geyn doonaa ciidamo kale oo dheeri ah’’ Waxa uu tilmaamay Wasiirka in hadda xalada amni ay tahay mid la isku haleyn karo marista wadadaasi, amnigana ay si buuxa gacanta ugu dhigeen ciidamada. Geesta kale, Wasiirka ayaa dadka deegaanka ah ugu baaqay in ciidamada maamulka ay kala shaqeeyan dhanka amaanka, waxa uuna ku goodiyay inay qaadi doonaan talaabo adag. Caasimada Online Xafiiska Jowhar Caasimada@live.com The post Xogo dheeraad ah oo kasoo baxaaya ciidamada la dhigay wada isku xirta Balcad iyo Jowhar appeared first on Caasimada Online.
-
Congress put the US government back in business Monday by voting to end a three-day shutdown, as President Donald Trump claimed victory in his standoff with Democrats in Washington. Source: Hiiraan Online
-
Uganda’s President Yoweri Museveni has vowed to enforce the death penalty again, despite opposition from non-governmental organisations (NGOs) in the country. Source: Hiiraan Online
-
The 35th ordinary session of the AU Permanent Representatives Committee (PRC) officially opened yesterday at the continental bloc’s HQ in the Ethiopian capital, Addis Ababa Source: Hiiraan Online
-
Guddoomiye Jawaari wuxuu soo hugtay labadiisa ku-xigeen isagoo ka dhiganaayaI IMPERMEABILE oo ah kan roobka laga hugto asagoo ula jeeda in haddii wax khaldamaan aan kaligiis la eedeyn balse ay ku xigeenadiisa la wadaagaan. Jawaari waa nin soo bartay qaynuunka, waxaana laga filaayay inuu ka fogaado wax kasta oo keeni kara in qodobada dustuurka qaarkood sidi la doono loo fasiro.(difernt interpretation or reading between lines) Dustuur, shjarci iyo heshiisyada adduunka la kala saxiixdo waxaa laga ilaaliyaa in si ka duwan siduu u qoran yahay loo fasiri karo. Dustuuyrka qabya-qoraalka Somalida waxaa ka muuqda qaladaad farsamo oo dhaawaci kara jiritaankiisa. Ma jiro sharci u fasaxaya barlamaanka inuu ka tala bixiyo maqaamka Muqdisho. Qodobada ku xusan dustuurka ee arrintaan ka hadlaya ma ahan kuwo sharci ku saleysan oo la oggolaan karo. Dustuurku ma aqoonsan yahay in Muqdisho ay tahay gobol ka mida kuwa dalka intiisa kale ka jira oo ay ku nool yihiinn tirada ugu badan ee umadda dalkaan ku abtirsada, mase waa meel dad gaar ah lagu takooraayo oon loo oggoleyn inay iyagu ka tashadaan wax ay ka damacsan yihiin mustaqbalkooda iyadoon lagu qasbin waxa ay dowladu u aragto danaha jiritaankeeda. Guddoomiye Jawaari ogaaw inay jiraan dad garan kara waxa soo socda, awoodna u leh inay ka gaashaantaan, siiba abaabulka socda oo maalmahaan aad u soo laba kacleeyay, loona arkay mid looga gonleeyahay barakicin jufa gaara oo ay saansaanteedi billaabatay lagana yaabo inay horseedo burbur iyo balaayo baahsan oo ay wadaan dadka manta dalka hogaanka u haaya. Gobolka Banaadir ma jirto qof la baraayo waana la wada yaqaan waxa uu ku fadhiyo iyo qiimaha uu u leeyahay ummadda Somaliyeed. Muqdisho waa magaalo Somali oo dhan ka wada dhexeysa, waxayse xaq u leedahay inay sameysato maamul u gaara oo la mida midka gobollada kale. Guddoomiye Tabid sababta uu ku waayay booski uu haayay waa inuu isku dayay inuu sameeyo maamul goboleed la jaan qaadi kara kuwa dalka ka jira, laakin waxaa caddaatay inuu R/wasaare Kheyre u arkay tallaabo isaga si gaar ah u khuseysa marki si hoose loo hadlo Waxaa u baahan in la qiro in horumarka uu ku tallaabsaday gobolka Banaadir muddadi yareyd uu Taabid joogay waa mid la wada qirsan yahay, laakin waxay fadeexad ku tahay M/weyne Farmaajo iyo R/wasaarihiisa inay wax dan ah ka lahayn inay Xamar hormarto mar haddii iyaga mashruucooda ay taako ku tahay. Dembiga kaliya uu galay Taabid waa inuu isku dayay inuu maamul u sameeyo magaalada ..nasiib darro, natiijadi waxay naqatay inay naftiisa manta khatar ugu jirto in laga takhaluso Magaalada Muqdisho cid loo sheegaayo ma jirto qof walibana waa ka dheregsan tahay…laakin qofki isku daya inuu wadciga ka jira beddelo ama shacabweynaha ku nool noloshooda khatar geliyo isagoo ilaalinaaya dano shakhsi ah ama mid jufo inay natiijo aan la mahadin ka soo bixi karto. Haddaba, waxaan Madaxda manta talada dalka heysa u sheegeynaa kana codsaneynaa inay ka fogaadaan ku dhaqanka danaha shakhsiyeed oo wax kasta ka hormariyaan danaha dadka iyo dalka. Guddoomiye Taabid waa loo gefay waxaana dembigaa dusha saartay R/wasaare Kheyre oo dano asaga u gaara kula diriray lagana yaabo inay meel ka sii fog gaarto maadaama ay arrinti isu rogtay dagaal shakhsi ah ee ka baxsan danta magaalada Muaqdihso. WAA LA HUBAA IN XAMAR XAQEEDA HELEYSO DHAWAA IYO DHEERAABA. W/Q: Axmad Calasow Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid The post Gefka guddoonka baarlamanka Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Maxaa ka dhexeeya taageerada Galmudug iyo xasaradaha Xamar?
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Muqdisho (Caasimada Online) – 35 Sano kadib waxaan fursad u helay in aan Caasimada cusub ee Galmudug ee Dhusamareb uga qeyb-galo soo dhaweynta MW Farmaajo iyo Xafladii dhameystirka heshiiskii maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunnah 16 – 18 bishaan. Nasiib daro Dhusamareb dhismooyinkii iyo adeegyadii ay uga tagtey dawladii dhex 1991 waxba laguma darin, waxeyna ku burburtay dagaaladii sokeeye ee dalka iyada oo ka muuqaal iyo adeegyo duwan Caasimadaha dawlad gobaledyada kale ayaa si hagar iyo kala har la’aan ah loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Qaranka, Madaxweyneyaasha Gobalada iyo Safiirada Beesha Caalamka. QIIMEYNTA MUDADII AAN JOOGAY II MUUQATAY: 1-In reer Galmudug taageera buuxda u hayaan dawlada fedaraalka iyo Madaxdeeda kadib markii ay si aan kala har laheen ugu soo dhaweeyeen Gaalkacyo, Gelin-soor, Cadaado, Godinlabe, Dhusamareb, Guri Ceel, Balanbal, Xeraale, Cabudwaaq iyo Hobyo, waana safarkii ugu dheeraa ee Madaxweyne kusoo maro gobaladaas tan iyo 1991. Sidoo kale Madaxweynaha iyo maamulka cusub ee Galmudug ayaa balanqaaday in bilo yar gudahood lagu soo celin-doono gacanta maamulka degmooyinka bariga Galmudug oo ay weli haystaan Al-shabaab sida; Ceel-buur, Ceel-dheer, Xarar-dheere iyo Gal-hareeri, waxaana been noqotay taariikhda Galmudug ee lala xiriiriyo mucaaradka dawlada laga soo bilaabo koofiya-dhuub ilaa maanta, markii ay muujiyeen Jaceylka iyo himilada ay u qabaan dawladnimada iyo taariikhdii ay ka qaateen halgankii Xorriyada iyo dawlad-dhiska Somaliya. 2-Reer Galmudug waxaa ka muuqatay; Somali jaceyl, midnimo jaceyl iyo dawlad jaceyl kadib markii ay meel iska dhigeen Calamadii kale, kuna soo dhaweeyeen Madaxweynaha Calanka Somaliya kaliya, markii laga reebo hal calan oo gaaban oo la suray madaxtooyada Galmudug kadib maalintii Xaflada midawga labada maamul la ansixiyey. 3-Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada reer Galmudug oo ka door-biday deegaankii ay kasoo jeedeen Caasimada Muqdisho oo ay maal gashadeen madaxna ka noqdeen, halka ay Galmudug u dib dhacday Hoggaan la’aan iyo Hanti la’aan, waxaana isku raacnay ganacsato reer Galmudug ah oo Xama ku leh ilaa 10 daarood, halka Dhusamareebna aysan ku laheen Villa kaliya. 4-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo loosoo dhaweeyey heer ka sareeya sida loosoo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda gobalada kale taa oo ku tuseysa saameynta iyo kaalinta ay Muqdisho ku leedahay Galmudug Posative ama Negative. 5-Xildhibaanadii iyo Siyaasiyiintii reer Galmudug ee xoog u joogay Gobalka sanadkii hore ee xilligii doorashada ayaa laga waayey xilligaan Gobalka in yar mooyee! soo dhaweyntii Madaxweynaha iyo dhameystirkii midnimada. Xilli hawl looga baahnaa Gobalka, fasaxna ay ku jireen ayaa la waayey, dhaan ka dhuumad miyaa mise cid ayey ku xummeynayeen?. Hadaba Galmudug iyo Caasimadeeda cusub waxey u baahantahay in ay aaminaan Siyaasiyiinteeda iyo Gancsatadeedu in ay wanaag iyo horumar ku hogaami karaan, maalna gashan karaan iyo la kala reebo Siyaasada Xamar iyo Galmudug!. W/Q. Dr Mohamed Gacal (Dr Gacal) The post Maxaa ka dhexeeya taageerada Galmudug iyo xasaradaha Xamar? appeared first on Caasimada Online. -
Beledweyne (Caasimada Online) – Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay facwad ka gudbin doonaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Xildhibaanadan ayaa sheegay in mudadii ay ku sugnaayen Gobolka Hiiraan isla markaana halkaa kawadeen waan-waanta iyo xalka uusan la shaqeyn Guddoomiyaha Gobolka. Xildhibaan Jeesow oo kamid ahaa Xildhibaanada gaaray Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in guul ay kusoo dhameysteen xalkii ay u aaden Gobolka Hiiraan, balse waxa uu tilmaamay in Guddoomiyaha Gobolka uu dhagaha ka fureystay xalinta ay wadeen iyo fariimo ay u direen. Xildhibaan Jeesow waxa uu sheegay in ilaa iyo iminka uu garan la’ yahay sababta keentay in Guddoomiyaha gabay howshiisa uu ula shaqeyn waayay Xildhibaanada, balse waxa uu cod dheer ku sheegay in dacwada iyo sababta uu ula shaqeyn waayay wax ka weydiinayaan Hogaamiyaha maamulka HirShabelle. Xildhibaan Jeesow waxa uu tilmaamay in socdaalkooda deegaano hoostaga magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan uu ahaa xalinta xiisado taagnaa, Amni darro iyo Nolol xumi heysatay dadka deegaanka, balse waxa uu tilmaamay in Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan uusan la socon xaalada dhabta ah ee Gobolka. Dhinaca kale, waxa uu cod dheer ku sheegay in Hogaamiyaha maamulka iyo Xildhibaanada ay su’aal ka weydiinayaan sababta keentay in mas’uul haya xil sidaa u weyn uusan hadana kawarqabin shaqooyinkiisa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xildhibaano dacwad adag ka gudbinaya guddoomiye gobol (Maxay tahay dacwada?) appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiirka cusub arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga Ahmed Isse Awad ayaa dalalka Islaamka ugu baaqay in loo midoobo falalka cadowtooyada leh ee Xuutiyiin si looga hortago mid la mid ah weerarkii ay ku bartilmaameedsadeen magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, oo ay u adeegsadeen gantaal balaastik ah. Wasiirka oo khudbad ka jeediyay shirkii ugu horeeyay ee uu ka qeybgalo oo ka dhacay dalka Sacuudiga ee wasiirada arrimaha dibada dalalka Islaamka, loogana tashanayay weerarkii gantaalka u adeegsadeen ee Riyaad. Ahmed Isse Awad ayaa falkaasi cambaareeyay isagoona soo jeediyay si dhibaatooyinka ka jira dunida muslimka loo xaliyo ay laga maarmaan tahay isbaheysi dhab ah oo taabbagal ah. Dhinaca kale, wasiirka arrimaha dibada Somalia ayaa kulamo gaar ah la yeeshay wasiirada dhigiisa ah ee dalalka Islaamka, iyagoo ka wada hadlay arrimaha Somalia iyo xiriirada ka dhaxeeya. The post Wasiir Axmed Ciise Cawad oo durba dalalka Islaamka ugu baaqay in loo midoobo Xuutiyiinta appeared first on Caasimada Online.
-
Caalim U Dhashay Dalka Marocco Oo Sharaxaya Hababka Loo Maro Duminta Xadaaradaha Bulshooyinka Dr. Mahdi Elmandjra, oo ahaa Qoraa iyo Caalim u dhashay Dalka Marooko oo ka Faalooda Arimaha Bulshada ayaa qoray Maqaal uu uga hadlayo Hababka loo maro Duminta Xadaaradaha Bulshooyinka. Qoraagu wuxuu yiri: si aad u Dumiso il-Baxnimada Bulsho dhisan uma baahna inaad u adeegsato Hubka Nuklayer iyo Gantaallada Ridada-dheer; kaliya waxay u baahantay inaad Dumiso Qoyska, Tayada Waxbarashada iyo inaad yasto Dadka Tusaalaha ah ee Bulshadaasi ku Dayato. Qoraaga oo sii Sharxaya Waddooyinka loo maro Hababkaan ayaa yiri sidan: 1) Si aad u Dumiso Reerka, meesha ka saar Kaalinta Hooyadu ku leedahay Barbaarinta Ubadka, si taas loo gaaro Bulshada u sheeg in Hooyadu u baahantahay inay Shaqeyso, si ay uga faanto in ay Guriga joogto una dayacdo Barbaarinta Ubadkeeda ayna Gurigaas ugasoo baxaan Carruur aan Tarbiyeysneyn. 2) Si aad u Dumiso Waxbarashada, Hoos u dhig Tayadeeda Aqoonta, Ardaydana u fududeey Qishka Imtixaanada. Hoos u dhig Qiimaha Macalinka, si ay Ardaydu u yasto Farriinta uu Macalinku Xambaarsanyahay una lumo Cilmigu, ayna Bulshadaas ugusoo baxdo Arday Qish kusoo baastay oo Muhiimaddoodu tahay inay qaataan Shahaado bilaa Cilmi ah. 3) Si aad meesha uga saarto dadka ay Bulshadaasi ku tiirsantahay, wax-ka-sheeg oo Bahdil ku samee Culimada iyo Mufakiriinta, si aan hadalkooda loo dhegeysan looguna Dayan, ayna halkaas ugasoo baxdo Bulsho Marti ka ah Diintooda oo aan Rabigood ku xirneyn. Haddaba, haddii uu Guriga kasoo Baxo Jiil aan Tarbiyeysneyn, ayna meesha ka baxdo Kaalinta Macalinkii Wax-ku-bari lahaa Dugsiga, Iskuulka iyo Jaamacadadda, meeshana laga saaro Doowrka Culimada iyo Mufakiriinta, yaa u maqan Bulshadaas? ayuu Qoraagu isku weydiinayaa dhammaadka Maqaalkiisa. Hadaba Natiijada uu Qoraagu sheegay oo la dhaqan-geliyay waa Mushkiladda iyo Dib-u-Dhaca maanta heysta Dalkeenna iyo Dadkeenna. Kasoo Kabashadeedana waxaa Saldhig u ah Guriga. Haddii Ubadkeenu helo Hooyo dhisan oo ku faanto kana shaqeysa Barbaarintiisa; uuna Goobaha Waxbarashada ku helo Macalin Kobciya Garaadkiisa, uuna heysto Culimo iyo Mufakiriin uu ku daydo; waxaa soo baxaya Jiil ku dhegan Diintooda iyo Dhaqankooda waxna u tari kara Dalkooda iyo Dadkooda. Qalinkii: Engineer Hussain Sabrie The post Sidee loo dumiyaa xadaaradaha bulshooyinka? appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Caabudwaaq kula kulmay mashaa’iqda iyo odayaasha deegaanka, isagoo kala hadlay dardargelinta kaalinta ay ku leeyihiin nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ay asaas u yihiin arrimaha dib u heshiisiinta, kaalin muhiim ahna ay ka soo qaateen samatabixinta dalka, balse haatan looga fadhiyo dhameystirka dadaallaadaas iyo sidii ay u horseedi lahaayeen xaqiijinta bulsho mideysan oo u jiheysan dhanka horumarka iyo wax wada qabsiga. Kaddib is xog wareeysi ku saabsan caqabadaha la xiriira dib u heshiisiinta magaalada Caabudwaaq iyo talooyin ay soo jeediyeen waxgaradka uu la kulmay Madaxweynuhu, waxa ay isla garteen sidii loo yagleeli lahaa guddi ka shaqeeya nabadeynta iyo wadashaqeynta odayaasha dhaqanka magaalada Caabudwaaq iyo deegannada hoos yimaada. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay culimada ayaa bogaadiyey kaalinta ay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada deegaanka, isagaoona ku ammaanay sida ay ugu taaganyihiin joojinta coolaadaha iyo khilaafaadka hareeyay nolasha iyo horumarka bulshada. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan idiin wadnaa fursad aad ka faa’iideysan kartaan. fursaddaasi waxa ay tahay inaan idiin keenno adeegyadii ay magaalada u baahnayd, adeegyadaasna ma imaan karaan haddii ay magaaladan kala qeybsantahay.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii saddexaad ku sugan magaalada Caabudwaaq ayaa wada dadaallo iyo wadatashiyo ku saabsan dardargelinta hawlaha dib u heshiisiinta iyo nabadeynta oo saldhig u ah qorshaha socdaalka uu ku maray qeybo ka mid ah gobollada dalka . The post Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo culumada iyo odayaasha Caabudwaaq u gudbiyay dalab appeared first on Caasimada Online.
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa caasimadda dalka Naigeria ee Abuuja ayaa halkaasi shir uga furmay. Waftiga uu hoggaaminayo guddoomiyuhu oo ay kamid ahaayeen Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo lataliyayaal Maanta ayaa waxay marti u ahaayeen Mac-hadka Xeer dajinta iyo Daraasaadka Barlamaanka Dalka Nigeria NILS (National Institute of Legislative Studies), iyo NASS (National Assembly ) oo ah Baarlamaanka Qaranka Nigeria. Xaflad soo dhoweyn ah oo loo sameeyey guddoomiyaha iyo waftigiisa isla markaana lagu qabtay xarunta Xeer dejinta iyo Daraasaadka Barlamaanka Dalka Nigeria ayaa waxaa ugu horrayn ka hadashay Agaasimaha Guud ee Mac-hadka Prof. Ladi Hamalai. Iyadoo sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay soo dhawaynta waftiga uu guddoomiyahu hooggaaminayo, iyadoo intaas ku dartay in ay tahay markii ugu horaysey taariikhda ee ay wafti Soomaali ahi soo booqdaan Mac-hadka. Agaasimaha Mac-hadkaana ayaa Baarlamaanka Puntland u ballan qaaday dhinacyada tababarka iyo sidii uu baarlamaanka Puntland u yeelan lahaa Mac-had u gaar ah tababarka Baarlamaanka Puntland, kaas oo xiriir dhow la yeelan doona Mac-hadka Tababarka dalkaani Nigeria. Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa uga mahadceliyey madaxda dalka Nigeria oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Barlamaanka Dalka Nigeria soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen isaga iyo waftigiisa. Guddoomiye Xaashi ayaa ka war bixiyey xaaladda guud ee dalka Soomaaliya isagoona si gaar ah uga hadlay Puntland oo uu xusay in ay tahay deegaanada ugu nabdoon dalka uguna horumarka wanaagsan isla markaana ay doonayaan muddada ay joogaan dalkaani Nigeria in ay xoogga saaraan sidii ay xiriir wanaagsan u samayn lahaayeen taasina ay tahay sababta ay ku doorteen in ay halkaani yimaadaan. Guddoomiyaha iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa muddo hal usbuuc aqoon kororsi u sii joogi doona Dalka Nigeria. Mudadaas waxay kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaan Guddoomiyaha Barlamaanka, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Nigeria. Kulamadaas ayaa la filayaa in ay kor u qadaan xiriirka ku dhisan iskaashiga dhinacyada tababaradda iyo tayaynta Golaha Barlamaanka Puntland iyo kan Dalka Nigeria. The post Baarlamaanka Puntland oo shir uga furmay dalka Nigeria. appeared first on Puntland Post.
-
President Musa, Is The Messiah Of Somaliland Somaliland: The former British Somaliland protectorate achieved full indepedence from the United kingdom on 26 june,1960,the state of Somaliland united with Somalia, a territory under a U.N mandated Italian Trusteeship until that same day, thereby creating the Somali Republic. The Republic of Somaliland restored its independence after the total collapse of Somalia on 18 May 1991 as result of the civil war of the late eighties and early ninties. The decision was made by the Congress of Council of Clan Elders held in Burao from 27 April to 15 May,1991. In addition,the Republic of Somaliland is situated in the Horn of Africa. Its boundries are defined by the Gulf of Aden in the north, somalia in the east, the Federal Republic of Ethiopia in the south-west, and the Republic of Djiboute in the north-west. Somaliland has a coastline which is 850 Kms long in the Red sea. Thus Somaliland is unrecognized state which was a part of Somalia before 1991 but the worsening crises in Yemen has increased the interest of countries to open military and naval bases in Republic of Somaliland such as the recent agreement made between Somaliland and U.A.E to use military airport of Somaliland. The Red Sea is very much sensitive for its geopolitical and ecomomic importance beause of its importance for world’s most powerful states for instance , the transport of goods from China to Europe transfers to Pacific ocean to Indian ocean via the Red Sea to Mediterranean sea. Market products from Europe pass through this route in bulk. The largest amount of oil movement is made the same through the same way to Europe. Thus the region is important to China, European countries and Russia and America . Solely China transacts trillion USD via Red Sea per annum. Therfore,the region is very close to Somaliland and has highest geopolitical ,geo-economic and geo-security importance. This has also great meaning to Saudi, Iran and major powers in the world. Similarly, the recent agreement made between Russia and Egypt to use military airport of Egypt and the decision of Egypt to provide two Islands in the Red Sea coast to Saudi though faced opposition from the public are intended to control the neck of the Red Sea strip to the Suez Canal . The political crisis along the Red Sea seems to have reached to its peak with the worsening crisis in Yemen, the intervention of Egyptian military commanders to Sawa Military Base in Eritrea and continued Saudi-led forces coalition operation in Yemen. The increased presence of world great powers and opening of new military bases in the region as well as the new marriage between Saudi and Egypt have now grabbed the eyes and ears of political analysts in the Horn of Africa which is considered as the most important part for its geopolitical location. Furthermore, Sudan has closed its borders and moved troops recently to the eastern parts bordering with Eritrea. It is also accusing neighboring Egypt for its provocation to clashes, training Sudanese anti government rebel groups and Eritrean militants. These days, the increased interest of countries to open military and naval bases along the Red Sea exerts an influence on the stability of Horn of Africa countries. They affect the pattern of cooperation and inter- conflicts within Horn of africa.Such relations define the parameters for search for external resources as well as for the extraction of domestic resources and military and naval bases. Even relations between the super powers ,countries of different ideological persuasions,those with competing national interest . Unfortunately, these countries are not building industrial zones but strengthening their military bases. These may lead the region to increasing competition among the various powers, and eventually to an obvious turmoil. YEMEN: Yemen is in sever crisis; several religious institutions have been destructed. About 80 percent of its population has been receiving food and non-food aid. Furthermore, Yemen is divided by race, religion and thought. And particularly, the religious dissimilarity between Shia and Sunni and the absence of political system that can accommodate these two dichotomies, is leading the country to the worst state failure. Yemen is presently the potential safe haven for militants and pirates similar to that were in Somalia. Thus, the incidents in Yemen during the last three years created rift to foreign intervention, the Saudi-led Military Coalition begun to undertake operations. Presently, the political chaos between Iran-led Shai and Saudi-led Sunni has been deepening in the region. Finally, these recommendations are imaportant for the goverment of Somaliland : To establish indepedent strategic study centers and institutions to deal such issues and provide timely reserach and advisory services to the government on the areas of international relation ,diplomacy anf recognition as well. Go to ensuring economic advancement in the country so that it can reduce the vulnerability of the nation to foreign challenges thereby keep its national intetest. 3, To have accurate foreign and national security policy and strategy.It must be scientific and to the right way in a manner to create smooth relations in the neighbouring countries and the globe. In Somaliland, development, democratization , peace and stability efforts at home matters more in order to protect Somaliland’s national interest in the Red Sea. At the domestic level, the government has to make every effort to narrow the divisiveness of the nation by adopting partnership policy rather than domination. HAMDI ABDI JAMA Hargeisa ,Somaliland.
-
Egypt’s Foreign Minister Sameh Shoukry telephoned his Ethiopian counterpart on Sunday night to express concern over a news report that Ethiopia had rejected Egypt’s proposal for the World Bank to mediate the technical studies on the environmental impact of the Grand Renaissance Ethiopian Dam. Egypt’s Foreign Ministry spokesperson Ahmed Abu Zeid appeared on Amr Adib’s television show “Kol Youm” (Every day) on Sunday night, where he relayed the conversation between Ethiopian Foreign Minister Workneh Gebeyehu and Shoukry. According to Abu Zeid, Gebeyehu stated the quotes attributed to Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn in the state-owned Ethiopian News Agency (ENA) were taken out of context. “Shoukry called to discern the accuracy of the statements and to express Egypt’s worry over them,” Abu Zeid said. “If any party rejects or has a problem with the initiative [to involve the World Bank in the negotiations over the technical studies], they must provide convincing reasons. The situation cannot bare further delays.” Abu Zeid reiterated Egypt’s desire to include the World Bank in the negotiations, which he stated are a technical rather than political matter. “We will wait for the tripartite meeting in order to reach a clear decision not subject to individual interpretations from Ethiopia and Sudan,” the spokesperson said. The Ethiopian News Agency spoke with Desalegn over the weekend, after he returned from a two-day Ethiopian-Egyptian summit in Cairo. “Seeking professional support is one thing. Transferring [arbitration] to an institution is another thing. So we told them that this is not acceptable to our side,” Desalegn was quoted as saying in ENA. The news story in which the prime minister’s comment originally appeared has since been taken down. Egypt’s Foreign Minister Sameh Shoukry proposed the World Bank’s involvement in the issue in December, but the Ethiopian prime minister did not pledge support for it. During a press conference marking the close of the summit, President Abdel Fattah al-Sisi expressed his “grave concern” over the state of the negotiations. In the leadup to the meeting, an Egyptian government official speaking on condition of anonymity told Mada Masr that negotiations with Ethiopia were becoming extremely bumpy and are approaching a “dead end.” Sisi also said that, while the Ethiopian prime minister did not agree to involving the World Bank, he affirmed the importance of involving Sudan in the negotiations and floated the possibility of bringing a different third party on board. Sisi, however, stated that more time would be lost in choosing another third party. The dam has been a site of diplomatic tension between Cairo and Addis Ababa since construction began in 2011. Egypt has continually reiterated its claim to its historic share of the Nile’s water, expressing concern that the filling of the dam’s reservoir will affect downstream flow to its 100 million-person population. Madamasr
-
Booliska Dalka Masar Oo Xabsiga U Taxaabay Ku Dhawaad 14 Dhalinyaro Oo Dhamaantood Soomaali Ah Iyo Dambiga Lagu Haysto.
-
His Excellency the Vice President of the Republic of Somaliland, Abdirahman Abdullahi Ismail ‘Zeili’i’, today toured army command posts beyond Tukaraq town which changed hands earlier this month in favor of the Somaliland army. The VP visit is the first of its kind the presidency makes since the town was captured from the Somalia Federal State of Puntland on January 9. H.E. Abdirahman Zeili’i’s visit is seen as a morale booster to the troops at the front. Accompanying the Vice President on this visit was a large delegation among whom were the Chief of Staff of the Somaliland army, Major General Noah Tani, Minister of Defense, Essa Ahmed Hiir, Minister for Water Resources, Suleiman Ali Koore, Vice Minister for Information, Mohamed Musa Abess, Sool Regional Governor, Abdi Khayre Dirir, Mayor of Las Anod Abdi Hussein Tarwale, Regional Police Commander, Army Divisions Commanders led by area Commander Brigadier General Ali Barre and many more. Tukaraq is still some 70 kilometers this side of the border with a Somalia that has ever since the collapse of the military regime in 1991 been feeding the international with false claims of sovereignty over large tracts of land on Somaliland soil based on ethnic affinities. Somaliland always maintained that it has willingly – albeit hurriedly – sacrificed its five-day, internationally recognized sovereignty to a union with Somalia in order to pave the way for a Greater Somalia dream nation which included the French Somaliland of Djibouti, Haud & Reserve area Plus Ogadenia in Eastern Ethiopia and the Northern Frontier District of Kenya – all of latter three failed to make it, hence the restoration of its independence, internationally defined boundaries and sovereignty of 1960. Somtribune
-
President Muse Bihi Abdi of the Republic of Somaliland is on an expedited mission to bring back the country to track after a dismal seven and half year of ailing President Silanyo’s tenure during which the institutions of governance deteriorated, public property and finance decimated, and the juridical processes marred. The challenges the new president has started to unwind are enormous but the public is anxious to support him all the way. The energy and enthusiasm shown thus far through his relentless efforts has delighted many an observer. At the foreign affairs scene, his quick and efficient contact with the neighbouring countries of Ethiopia and Djibouti are significant. Ethiopian friendship is paramount and any security concerns it may have over the United Arab Emirates proposed Military Facility at Berbera ought to be addressed in ways beneficial to both countries. The general public of Somaliland regard the agreement entered into by the former Somaliland regime ( Silanyo’s) as immature and far from reflecting the interests of the nation and essentially ill-acquired and illegal. Some of the points raised demonstrating the illegality include: The apparent use of bribery and corruption to gain votes in Parliament and payola tactics to neutralise public opinion by disseminating falsehoods on illusionary gains that cannot be substantiated The parliamentary joint session was unprecedented and illegally assembled. The Joint session can only be called on certain occasions promulgated by the Constitution. The House of Representative’s Chairman left the Session and hence that gesture principally abrogated the Joint session set-up. No agenda was formulated together by the parliamentary bodies and no discussion by MPs was permitted. No parliamentary procedure was followed and MPs were physically thrown out of the session after demanding procedural point of order. Such an infraction of procedure nullifies any outcome. The document circulated in the Joint session was not the Protocol Agreement purportedly signed by the two States. A flyer summarizing, what was alleged to the benefits to be gained, was distributed. It contained no terms, no conditions and no specifics on the points agreed upon contradicting the Constitutional requirement that agreements between The Republic of Somaliland and other foreign bodies ought to be forwarded to House of Representatives for appraisal and adopted if found commensurate with national interests. Such rudimentary requirement of evaluating the content of Agreements had been ignored. It still remains shrouded in secrecy up to this day as the new President and his government strive to rectify the ramifications caused by the ignominious deal. The purported financial gains have also not been revealed. The mention of 4 million dollars to be obtained by Somaliland in the deal is an outrageous rib-off which amounts to robbery. The mention of projects accompanying the deal and UAE administering the Projects, as their prerogative, is an insult to injury. The arrangement is made in such a fashion as to forestall the new government led by The President Muse Behi Abdi to affect the spending of the proceeds and make a determination as per the priorities of the state. President Behi’s immediate request to temporarily halt the Projects underway at the site is commendable but it turned out that the smug UAE representatives ignored the request and continued with their unilateral ways in spite of the order. An officer of the Sahil regional authority who was asked why the activities at the site still continue queried whether the UAE representatives would heed a local chapter of the government if the clear and succinct call of the President are being ignored. This is reminiscent of things to come when we know that they do the same in Mogadishu with their forces attacking and ransacking the house of an MP and blatantly casting aside government of Somalia security authorities. The deteriorating climate of peace and stability in the Horn and the audacious attempts to destabilize Ethiopia by some Arab countries allied with the Emirates is a sure sign that the facility being sought by them is for malicious intent. The crookery and deceit with which the so-called Agreement has been manipulated through the inept regime of the Silanyo era was done not for the somaliland’s interest but for the monetary gains of a few greedy characters. Such characters, who have the audacity to raise their voices in public recently, should be tried for their treasonous actions. The UAE treats Somaliland in ways similar to that they treat other Somalia regions. They neither respect our statehood nor respect our people’s quest and aspirations for independence and sovereignty. They have capitalized on our weak institutions and pauperism and have never indicated an iota of respect towards our people and government. The President is right to demand critical details of the secret UAE military base deal and to question the cost and effect valuation of the scandalous so-called Agreement. We would be anxious to know whether the Agreement made with Somaliland on the Military Base has been approved for them by the Somalia government of the past or present. In the case of that happening, such a revelation should automatically abrogate the Agreement. If the appropriations of funds are not satisfactory and in Somaliland’s interest, the Agreement should also be annulled. Somaliland should remain vigilant not to let its guard down and not allow hostile forces use it as a launching pad to harm our brotherly neighbours, primarily Ethiopia. Ali Ege Duale
-
Popular Contributors