Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,206
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa dhagax dhigay dhismaha Dekedda Hobyo iyo waddo laami ah oo isku xiri doonta magaalooyinka Hobyo, Cadaado iyo Caabudwaaq. Madaxweynaha oo uga mahadceliyey shacabka isugu soo baxay soodhaweyntiisa ayaa sheegay in Hobyo oo deked ay saldhig u noqoneeyso horumarka Galmudug iyo guud ahaan Gobollada Dhexe ee dalka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kahor inta uusan gaarin Hobyo, waxa uu ku hakadey magaalada Cadaado, halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula qaatay odayaasha dhaqanka deegaanka. Madaxweynaha ayaa wadatashiyo uu la yeeshay Madaxda iyo Wax-garadka Galmudug, waxa uu sheegay in Baarlamaanka Galmudug uu kusii shaqeynayo magaalada Cadaado, isagoona ugu baaqay culimada, odayaasha dhaqanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug in ay sii amba qaadaan dadaallada lagu xallinayo tabashooyinka bulsho ee deegaanka, si loo xaqiijiyo maamul horumarsan oo ka tarjumaya Galmudug oo mideysan. “Waxaan rabnaa in aad ogaataan in aan la idin ka tagin, Baarlamaanka Galmudug halkan ayuu ku sii shaqeynayaa. Sidoo kale Wasaaradaha Dowladdu waxa ay ku shaqeynayaan halkan iyo deegaanno kale oo kamid ah Galmudug, annagoo taas uga dan leh in uu noqdo maamul la wada leeyahay.” Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey wax-garadka iyo masuuliyiinta Galmudug sida ay ugu heellanyihiin wada-hadalka, isu tanaasulka iyo is-ogalaanshaha, taas oo horseedaysa midnimo iyo wadajir. Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dhagax dhigey dhismaha garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado. Halka uu dhagax dhigey Xabsi Dhexe oo laga hirgelinayo deegaanka Bangeelle oo hoos yimaada degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tobankii maalmood ee u danbeysay ka wadey gobollada Mudug iyo Galguduud, dadaallo iyo wadatashiyo ku saabsan dardargelinta Nabadeynta iyo dib-uheshiisiinta, oo asaas u ah socdaalka uu Madaxweynuhu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka.
  2. Muqdisho-(Caasimadda Online)-wararka ka imaanaya deegaanka KM 13 ee duleedka magaaladda muqdisho ayaa sheegaya in lala eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda soomaaliya oo halkaas marayay. qaraxa oo nuuciisua ahaa miinooyinka dhulka lagu aaso kaas oo lala beegsaday gaari aysaarnaayeen ciidamada dowladda. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Caasimaada Online u xaqiijiyeen in qaraxaas ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 5 Askari oo ka mid ahaa Ciidamadii qaraxa lala eegtay waxaana sidookale jira khasaare dhaawac ah oo soo gaaray dad Rayid ah oo goobta marayay. Ciidamadda ayaa rasaas oodakaqaaday Qaraxa kadib in kastoo aan la ogeyn khasaaraha ay ugeysatay rasaastaas dadka rayidka ah. waxaa caadi kusoolaabtay isko socodka dadka iyo Gaadiidka oo hakad galay markii uu qaraxa ka dhacay Deegaanka KM13 . Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  3. Hobyo-(Caasomadda Online)-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Dekedda Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug. Maamulka Galmudug ayaa horay u sheegay in Dekeddaan ay tahay mid muhiim u ah ilahooda Dhaqaallaha, isla markaana ay doonayaa in lagu dayac tir lagu sameeyo, waxayna intaas ay ku dareen in ay dardargelin doonaan Dhismaha Dekedda Hobyo. Madaxweynaha ayaa waxaa uu sidoo kale maanta soo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado isaga oo Odayaasha dhaqanka Cadaado ku qanciyay in ay taageeraan heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna ay horay u diideen iyaga oo ku beddelanaya in Magaalada Cadaado ay noqoto xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa sidoo kale meel fagaare ah kula hadlaya shacabka Hobyo, iyadoo lagu wado in madaxweyne Farmaajo uu soo gabagabeeyo safarkii uu ku marayey deegaannada Puntland iyo Galmudug. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dakada Magaalo Xebeedka Hobyo. appeared first on Caasimada Online.
  4. Erigavo – At least 17 persons have been killed in Dararweyne of Sanaag region after fighting erupted few days ago between two clans. This is not the first time that these two clans have fought over resources, boreholes , land and a recurring past feud. The government has sent security forces last year to secure the borders of grazing areas used by both clans. This has not prevented the current fighting that has left 17 persons dead as confirmed to us by the locals. Clan elders also mediated between the two clans but it seems the conflict is not going away unless a permanent solution is found. Medeshi
  5. Afgooye-(Caasimada Online)-Kooxda Al-shbaab sheegtay in ay qasaaro xoogan gaarsiyeen kolonyo ciidamada nabad ilaalinta ujooga soomaaliya ee AMISOM kuwaas oo marayay waddada u dhaxeysa Shalanbood iyo Ceelwareegow ee Gobolka Shabeellaha hoose. wararku waxa aysheegayaan Ciidamada AMISOM oo ka baxay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose kuna siijeeday magaalada Marka in ay jidka u galeen kooxo hubaysan oo katirsan Al-shabaab halkaas oo uu dagaal ku dhexmaray. Al-shabaab waxaa ay sheegeen in labo ka mid ah Gaadiidka AMISOM oo uu midi Booyad yahay ay gubeen halka kan kalena uu yahay nooca Ciidamada qaada ee Towga loo yaqaan. marka laga sootago sheegasha Al-shabaab Majiraan ilo ka madaxbanaan oo xaqiijinaya weerarka ka dhacay Wadada xiriirisa Shalambood iyo ceel Wareegoow ee Gobolka Shabeellaha hoose. Intabada ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta ujooga ayaa lakulma weeraro gaadmo ah oo ay kalakulmayaan kooxda Al shabaab ee kadagaalanta wadanka soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kooxa Al-shabab oo sheegay in ay AMISOM gaadiid uga gubeen shabeellaha hoose appeared first on Caasimada Online.
  6. Lug haye (Puntlandi) Tahriibayaal ka tagay gobolada Somaliland, ayaa lagusoo warramayaa inay Miino kula qaraxday degmada Lug-haye ee gobolka Awdal, sida ay sheegeen masuuliyiin la hadlay warbaahinta. Warsidaha Puntlandi ayaa ogaaday in gaari ay la socdeen Tahriibayaashu ay Miinadu la kacday, waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 20 kamid ah dadkaan, ma jiraan wax dhimasho ah. Booliiska gobolka Awdal ayaa la sheegay inay u gurmadeen dadkaan, iyadoo sidoo kale gacanta ku dhigay kuwii ka badbaaday halka qaar kalena ay baxsadeen. Tahriibayaasha ayaa isugu jiray rag iyo dumar waxay u socdeen dalka Yemen ee colaaduhu aafeyeen, iyagoo doonayay inay halkaas ugasii gudbeen Dalka Suudaan, kadibna Libya. Puntlandi.com
  7. Somaliland occupies an area of 176,120 square kilometers. The country is rich in natural resources such as abundant marine life, livestock, rare minerals and vast unexploited arable lands. There are also highly prospective hydrocarbons exploration works going on in many Somaliland regions. Tourism is another promising means of economic growth for Somaliland, because it is a peaceful country with beautiful and breath-taking landscape, and it has hundreds of miles of untouched white sand beaches. Somaliland is host to many archeological sites. Not only have that, but thanks to Somaliland’s geographic location, it can easily serve as one of the best trade and air travel hubs in the world. Nonetheless, the Somaliland economy is still very much dependent on the export of livestock to the Gulf countries, which is a fly-by-night market. In the recent decades, Somaliland was harshly affected by the global warming blight. The occurrences of repetitive droughts have become a pattern of normalcy in this country. There are ongoing debates in Somaliland on ways to prevent or ameliorate the unforgiving effects of future droughts, but so far, there is no concurrence on a tangible plan. Even worst, the country is ailing with ever-growing inflation. In the short term, there are inescapable few steps that the government must take to perk up its national economy and bring inflation to its knees. 1. Trade disparity with Ethiopia Ethiopia is one of the closest allies and neighbors of Somaliland. It is a landlocked country and Somaliland is one of its gateway countries to the world. Furthermore, Somaliland acts as security buffer zone for Ethiopia. Somaliland is the number one importer of Ethiopia products, not only Kat, but it also imports other agricultural products from Ethiopia. On the other hand, Somaliland exports nothing to Ethiopia and this is a leading root cause of the skyrocketing inflation in Somaliland. Consequently, this Ethiopian export surplus must be brought down to an acceptable level, because the Somaliland economy will no longer be able to tolerate this Ethiopian trade inequality. For those reasons, the Somaliland-Ethiopian economy and security cannot be easily divorced from one another, thus there needs to be a fair trade agreement between these two sisterly countries. Somaliland needs to become a major supplier of much needed marine products to Ethiopia. The government must seek and encourage both national and international investors to jump in and invest in the Somaliland’s seafood production industry. Somaliland needs both local and international investor in the fisheries and salt production sectors. For example, we need people to invest on the fishing infrastructure such as cold storages, transportation means and seafood processing factories. This project can easily get off the ground; it will create jobs, will earn hard currency for the country and it will likewise reduce inflation. 2. The Kat (Qat) Problem One fact that is recognized by all is the negative impact of Kat on the Somaliland economy. The government has to look at ways of regulating the Kat imports. The quantity of Kat imports can be limited, tax hikes can be introduced, and it can only be permitted to be imported by air. This will boost the government revenues and keep a strict watch on the quantities of Kat coming into the country. There must be an enactment of regulations, were by Kat is not allowed to be sold inside major cities and towns. Special Kat markets must be created in the outskirts of cities and towns. These will dramatically reduce the availability, accessibility and consumption of Kat. Members of the armed forces and civil service must be prohibited to use Kat. These regulations will equally trim down the health, social and economic tribulations to the Somaliland society. 3. Agriculture and Livestock Another short term project that needs to start as soon as possible is in the area of agriculture and livestock. These two economic areas are mutually dependent on water supplies. First and foremost, the government must think of ways of reasonably exploiting its underground water and not only that but it must also efficiently and properly manage its rain waters. The government must send experts to examine the visibility of rehabilitating the Chinese wells along the Burao – Somalia road. Finally, livestock markets other than the Gulf countries must be explored. 4. Reduction of Taxation on the imports To generate more revenue, the taxation on imported goods must be reduced, this by itself will increase the volume of imported goods through Somaliland ports and as consequence Somaliland ports will be able to compete with other ports in the region. 5. Investment on light industry Somaliland needs to invest on light industry; it spends millions of dollars annually on imported produce. One good example is the imported cement. There is abundance of good quality deposits and in the vicinity of Berbera port. Somaliland can single handedly supply the regional needs of cement, but instead it pays hard currency to import cement from elsewhere. Some will argue that with the current energy costs it is impossible to establish a fully fledged light industry in this country. That supposition is completely wrong, because we can obtain a low cost energy and reduce our dependency on foreign oil by utilizing our Allah given renewable energy such as solar energy. In conclusion, I think these baby steps will go a long way in improving the Somaliland national economy and will bring the inflation numbers to the bottom. These projects will also alleviate our dependency on foreign imports, create jobs and will increase our chances of attaining food security. Dr. Yusuf Dirir Ali, MD E-mail: drdirir@gmail.com
  8. Awdal-(Caasimadda Online)-Gaari xamuul ah oo ay saarnaayeen dhalinyaro usocotay tahriib ayaa miino kula kacday degaanka Lughaya ee Gobolka Awdal. Axadii lasoo dhaafay ayay ahad markii Dhallinyaro ka kalayimid Magaalooyinka Hargeysa,Burco Boorama iyo goobo kale oo ka mid ah Maamulka Somaliland ayey miino kula qaraxday degaanka Lughaya ee Gobolka Awdal. Guddoomiye ku xigeenka Degaanka Lugahaya ee Gobolka Awdal Cumar Maxamed Dhimbiil ayaa sheegay in Miinadaasi ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah dhallinyaradii gaariga la socotay balse khasaare nafeed oo kale uusan ka dhalan. Waxaa uu sheegay in Gaari weyn oo ay Dhallinyarada la socdeen ay Miinada qabsatay iyada oo maamulka degaanka ay qaar ka mid ah dhallinyaradaas gacanta ku dhigeen. Waxaa uu xusay in Dhallinyarada oo u tahriibaysay dalka Yemen ay gaarayeen 40 Qof islamarkaana 15 ka mid ah ay qabteen kuwaas oo dhaawac iyo kuwo bad qaba isugu jira. Cumar waxaa uu sheegay in 25 ka mid ah dhallinyarada ay ku baxsadeen doontii ay markii horeba doonayeen in ay ku tahriibaan,taas oo ula carartay dhinaca xeebaha Dalka Yemen oo uu ku wajahan yahay Tahriibkooda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Faahfaahin kasaaharaha kadhashay gaari xamuul ah ay saarnaayeen dhallinyaro tahriib u socday oo ay miino kula qaraxday . appeared first on Caasimada Online.
  9. Hobyo-(Caasimadda Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug Wefdiga Madaxweynaha waxaa ka mida Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xubna ka socda labada Golle ee Dowlada Soomaaliya. Xildhibaano, Wasiiro,Masuuliyiin kala duwan iyo Bulshada Magaalada Hobyo ayaa si diiran u soo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo Ammaanka Magaalada Hobyo siweyn loo adkeeyey waxaana lafilaya wafdiga madaxweyanaha in uu kulamo la qaato masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne Farmaajo ayaa wada dadaallo iyo wadatashiyo ku saabsan dardargelinta hawlaha dib u heshiisiinta iyo nabadeynta oo saldhig u ah qorshaha socdaalka uu ku maray qeybo ka mid ah gobollada dalka. Madaxweyne ayaa kasoo ambabaxay Magaalada Cadaado oo uu Maanta tegay,waxaanalafilayaa inta uu ku sugan yahay magaaladda Hobyo in uu xariga ka jari doono dekada Magaalada Hobyo oo ladoonayo indib loo furo. DAAWO SOODHAWYNTA MADAXWEYNAHA EE MAGAALADA HOBYO Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Sidiiran Loogusoo dhaweeyay Magaalada Hobyo appeared first on Caasimada Online.
  10. In ka badan 20 ruux ayaa ku dhintay,ugu yaraan 30 kalena waa ku dhaawacantay dagaal Maalintii Axadda ka dhacay degaanka Darar-weyne ee gobolka Sanaag,sida ay sheegeen mas’uuliyiinta gobolka. Dagaalka oo u dhexeeya laba beelood ayaa ka bilowday nin si bareer ah loogu dilay halkaas,wuxuuna salka ku haya aanooyin qabiil oo mar heshiis laga gaaray,laakiin dib u soo cusboonaaday. Wararka aan degaanka ka helayno ayaa tibaaxaya in dhimashadu ay hal dhinac u badantahay,taasoo sii adkaynaysa xal nabadeed oo laga gaaro colaadda. Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in ciidan la dhexdhigay beelaha dagaallamay,balse nabadoonnada iyo cuqaasha degaanka ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu hubaynayo hal dhinac. Suldaanka guud ee salaadiinta Somaliland, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu hubaynayo hal dhinac oo ah beeshiisa,islamarkaana uu ciidankii dowladda u adeegsanayo dagaal beeleed. Suldaan.Maxammed Suldaan Cabdulqaadir oo hadalkiisa sii wata ayaa Muuse Biixi ku tilmaamay madaxweyne qabiil oo aan u dhexayn dhammaan shacabka Somaliland,waxaana Suldaanku ku hanjabay dagaal ka dhan ah Muuse biixi iyo beeshiisa. Halkaan ka daawo. PUNTLAND POST The post Daawo:Muuse Biixi oo lagu eedeeyay in uu hal dhinac la saftay dagaalkii Dararweyne. appeared first on Puntland Post.
  11. Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland ugu bishaaraynayaa inuu soo kordhiyay hab cusub oo Online ah (Maqal iyo Muuqaal) oo aad Qur’aan iyo Culuumtiisa ku dhigan karto, adigoo jooga goobkasta. Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxaa wax ku baran kara Caruur iyo Waalidba waxaana ka helaysaa barashada Higaada carabig. Barashada Qur’aanka Kariimka ah. Tajwiidka [qurxinta quraanka] & ducooyinka Caqiidada Islaamka. Fiqiga iyo Axkaamta Siirada Rasuulka [taariikhda islaamka] Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah Xadiiska Nabiga SCW Luqada Carabiga, Somaliga, iyo dhamaan Culuumta barashada Diinta Islaamka. Machadk AL- ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa waxaa casharadu ku baxayaan ONLINE IYO IMAANSHO, wuxuuna ku yaalaa Magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana diyaar kuugu ah Macalimiin Soomaali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka. Machadku waxa uu qaadanayaa arday cusub oo isugu jirta Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah! Machadkan waxaa loogu tala galay Walaalada Soomaaliyeed ee Qurbo Jooga ah. Macadku wuxuu habka Online-ka ah wax kuugu baraayaa dhamaan baraha Bulshada (Social media) sida Skype, Viber, Whats App, Youtube iyo sidoo kale Telephone free ah oo aad Dal iyo Dibad ka soo wici kartid lagaana soo wici karo WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD KALA XIRIIRI KARTAA: Tel+252906790745/+252661703694 Whets App number +252907512121 Vibe number +252907512121 Skype: alitqaan114@outlook.com Email kadiid8@gmail.com The post Garowe:- Macadkha Al- ITQAAN ee barshada Qur’aanka oo hab Online oo casri ah soo kordhiyay appeared first on Puntland Post.
  12. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dhameeyay Qilaafaadkii u dhaxeeyay Gal-Mudug iyo Odyaasha Cadaado. Madaxweynaha oo gaaray Cadaado ayaa ku dhawaaqay in magaalada Cadaado ay fadhiisin u noqon doonto Xildhibaanada Baarlamaanka. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in Xildhibaanada Federaalka doorashooda ay ka dhaceeyso magaalada Cadaado. ugu Dambeeyntii Madaxweynaha ayaa sheegay in inta sida rasmiga ah caasimada loogu rari doono Magaalada Dhuusamareeb uu maamulka Gal-Mudug ku shaqeeyn doono Cadaado. Arintaasi ayaa meesha ka saartay khilaafkii u dhaxeeyay Odoyaasha Cadaado iyo maamulka Gal-Mudug kaasi oo ay qaadaceen dhowaan shirkii ka dhacay Dhuusamareeb. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Hobyo halkaasi oo si weeyn loogu soo dhoweeyay. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Madaxweyne Farmaajo oo soo Afjaray Khilaafkii Gal-Mudug iyo Odoyaasha Cadaado appeared first on Puntland Post.
  13. Cadaado-(Caasimadda Online )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo masuuliyiin heer gobol iyo heer degmo. Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan laqaatay Odayaasha Magaalada Cadaado ayaa sheegay in Magaalada Cadaado ay noqoneyso xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Madaxweyne somaaliya Farmaajo,Madaxweynaha Galmudug xaaf iyo madaxa Xukuumadda Galmudug shaakir ,ayaasi wadajir uga sheegay Magaalada Cadaado in ay fadhiga Baarlamaanka ahaaneyso halka Caasimadda Galmudugna ay tahay Dhuusamareeb. waa booqashadii labaad oo madaxweynaha kutago caddado waxa uuna doonayaa in uu kaqanciyo wiixii ay tabanayeen odayaasha beesha cadaado waxa uu sidookale soo hadal qaaaday in cadaado loodhisi doono garoon diyaaradeed iyo Xabsi,halka Dekaddana lagadhisayo Magaalada Hobyo oo uu maanta tagayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Maxamad C/laahi Farmaajo Oo Ku dhawaaqay Maqaamka Ay yeelan doonto magaaladda Cadaado. appeared first on Caasimada Online.
  14. Madaxweyne Farmaajo oo maanta Cadaado gaaray ayaa sheegay in Cadaado noqonayso xarunta barlamaanka Galmudug, isagoo go’aan ku qanciyay beesha Cadaado oo dhawaan kasoo horjeestay heshiis Xaaf iyo Shaakir. Farmaajo ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu ku sii shaqeyn doono Cadaado inta laga diyaarinayo Caasimadda Dhuusamareeb. Goobta looga dhawaaqay arintan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Nabadoonada iyo Waxgaradka Cadaado oo tabasho ka qabay heshiiska Ahlu sunno iyo Galmudug. Go’aankaan kadib, madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyne Xaaf ayaa u safray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Puntlandi.com
  15. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow Gaaray Magaalada Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkaan waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Gal-Mudug Madaxweyne ku xigeenka iyo Madaxa Xukuumada. Madaxweynaha ayaa si baalaran loogus oo dhoweeyay Magaalada Cadaado waxaana halkaasi kaga sii horeeyay Xildhibaano iyo Wasiirada Gal-Mudug. Madaxweynaha ayaa xalin doono khilaafaadka soo kala dhaxgalay Gal-Mudug iyo Odoyaasha dhaqanka Cadaado. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa isla maanta tagaya magaalada Hobyo. Faah Faahinta dib kala soco insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Cadaado appeared first on Puntland Post.
  16. The dromedaries paraded down a dusty racetrack as judges rated the size of their lips, cheeks, heads and knees. Crowds of men watched from the bleachers, hooting when the beasts representing their own tribe loped down the track. Source: Hiiraan Online
  17. DAVOS,(HOL)-Somalia prime minister, Hassan Ali Kheire will be attending the World Economic Forum's (WEF) which is scheduled to kick off Tuesday in Davos Switzerland. Source: Hiiraan Online
  18. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo weftigii la socday ayaa hadda soo gaaray magaalada cadaado, madaxweynuhu wuxuu hadda ku suganyahay garoonka diyaaradaha ee Cadaado. Waxaa la filayaa inuu la kulmo odayaasha reer Cadaado oo kasoo horjeestay heshiiskii Xaaf iyo Shaakir. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu Odayaasha u saxiixo qodobbo dhowr ah oo ku saabsan horumarinta degaanka, sidoo kale waxay ka wada hadlayaan sidii loo dhisilahaa Galmudug ay dadka degaanku ku wada qanacsanyihiin. Puntlandi.com.
  19. The 35th ordinary session of the AU Permanent Representatives Committee (PRC) officially opened yesterday at the continental bloc’s HQ in the Ethiopian capital, Addis Ababa The meeting is being held under the framework of the 30th African Union (AU) summit. The meeting brought together ambassadors of the 55 AU member states based in Addis Ababa and key AU officials, among others. Running under the main theme of the forthcoming summit of Heads of State and Government – “Winning the Fight against Corruption: A Sustainable Path to Africa’s Transformation” – the PRC session will consider and deliberate on issues related to agriculture, transport, science and technology, information and communication technology as well as on issues related to legal and financial matters, according to Moussa Faki Mahamat, Chairperson of the AU Commission. In his opening remarks, Mahamat reiterated that AU member states should play a primary role in the fight against corruption, which the pan-African bloc focuses on the year 2018 and beyond. ”The relevance of the choice of this is obvious because of the scope of the scourge of corruption on the continent with its devastative effects on economic development, corrosion for our social cohesion and destabilising our political order,” he said. The AU commission would do its best and implement decisions that would be adopted, said the chairperson, adding, “the primary responsibility rests upon the shoulder of the member states.” Mahamat further called on AU member states to resolutely fight against illegal and illicit financial flow. He has also reiterated the importance of the AU reform towards the effectiveness of the union. “I would like to stress the crucial importance of this reform, its conclusion is a guarantee for an increased effectiveness of our union in order to make it a tool that is likely to carry for our ambitions and translate it into deeds,” he said. “It is the very condition over financial independence which itself guarantees that we take our destiny in our hand and our decision making sovereignty,” he said, adding “without this independence Africa is nothing.” The PRC meeting will prepare the agenda of the AU Summit with appropriate recommendations for consideration by the Executive Council, comprising AU foreign ministers, and scheduled to take place from Jan. 25 to 26. During the opening of the PRC session, it was noted that the issue related to US President Donald Trump’s recent remarks describing African nations as “shithole countries” would be consided and a declaration would be issued by the AU Commission on the matter. – Xinhua/Herald Reporter Source: – The Herald The post 35th AU ordinary session kicks off in Addis Ababa appeared first on Caasimada Online.
  20. Penny Mordaunt and the UK Ambassador to Somalia David Concar listen to the UN Secretary General’s Deputy Special Representative for Somalia and UN Resident and Humanitarian Coordinator, Peter de Clercq during a meeting with UN humanitarian aid workers in Mogadishu. Picture: UN Photo / Omar Abdisalan The International Development Secretary has travelled to Somalia, where she saw how the UK is tackling both the causes and consequences of instability, including how UK aid is saving lives and helping those impacted by extreme drought. This was Ms Mordaunt’s first visit to Somalia as International Development Secretary. During the visit, Ms Mordaunt saw how life-saving water, food and healthcare provided by DFID helped avert famine in 2017, in the face of devastating drought across East Africa. She was also told about the extreme and challenging climate conditions, which the country will continue to face in 2018. Low levels of forecasted rain threaten crops and livestock, leaving half the Somali population hungry and at risk of disease. Without sustained relief and recovery there is a real risk of famine in the near future. The International Development Secretary said: The devastating consequences of drought in Somalia remain a major concern. The UK led the global effort to avert famine last year, but the country is facing further difficult conditions in 2018. The job is not yet done. I am very clear that this is not just Somalia’s problem. The whole world is less safe when instability, poverty and extreme weather triggered by climate change are left to feed extremism and mass migration. This is why the work we are doing here is so important, from British troops helping develop Somali forces, to world-class diplomats delivering a peaceful future and aid workers providing life-saving water and food. This is why the international community also needs to step up their support to Somalia before more innocent lives are lost. Ms Mordaunt pledged an additional £21 million for immediate lifesaving aid in Somalia, which will include: Screening and treatment for 130,000 children at risk of life-threatening acute malnutrition Providing nutrition support for over 300,000 vulnerable people including with cash support Maintaining access to water and improved sanitation for over 155,000 people Food security and livelihoods support to approximately 40,000 beneficiaries Vaccinations for 12.5 million goats against respiratory tract diseases, benefitting over 2 million farmers Ms Mordaunt met with Prime Minister Hassan Ali Khayre and members of his Government during the visit. In a meeting with Peter de Clercq, the UN’s humanitarian coordinator in Somalia, she also learned how NGOs and other agencies effectively pooled their resources last year to tackle the debilitating drought. The UN Drought Operations Coordination Centre established in February 2017 played a crucial role in tackling the effects of a fourth bad harvest in a row. She also learned during the trip about the progress made on vital reforms agreed at last year’s landmark Somalia Conference in London; including finding a political settlement, supporting economic recovery and building stability to reduce the risk of violent extremism, which is keeping the UK safe at home. She discussed with civil society and private sector representatives ways to empower youth, women and marginalised groups, including disabled people, in the restoration of democracy and building a more inclusive economy. Ms Mordaunt’s visit follows a two-day trip to Kenya where she saw the UK working in partnership with the government to break down barriers to trade and encourage economic growth, allowing British companies to harness the untapped potential Africa presents for business after Brexit. Notes to Editors In 2017, UK aid was first on the scene with life-saving water, food and healthcare after widespread drought across East Africa, saving many thousands of lives. We provided a total of £170 million humanitarian funding, which included providing over 1 million people with access to safe drinking water, and over 1.5 million people with emergency food assistance. In addition to this £21 million, a further £40 million will be provided as planned in 2018 to sustain the relief and recovery effort, totalling £61 million already planned for the 2018 response. Somalia is one of the world’s smallest and poorest economies. Driving Somalia’s economic recovery to support livelihoods and create jobs will be essential for building peace, stability and sustainable development. The post International Development Secretary in Somalia: “The UK averted famine last year, but the job is not yet done” – Gov.uk appeared first on Caasimada Online.
  21. At least seven people died after clashes broke out between security forces and worshippers taking part in a religious ceremony marking Epiphany in northern Ethiopia over the weekend, officials said. Source: Hiiraan Online
  22. The U.S. embassy in Israel will move to Jerusalem before the end of 2019, U.S. Vice President Mike Pence told Israeli parliament, the Knesset on Monday. “In the weeks ahead, our administration will advance its plan to open the U.S. Embassy in Jerusalem — and that United States Embassy will open before the end of next year,” Pence said in a speech to the Israeli parliament in Jerusalem. Pence defended U.S. President Donald Trump’s controversial decision to recognize Jerusalem as Israel’s capital, which has been condemned by the Palestinians and the Muslim world. “Jerusalem is Israel’s capital — and, as such, President Trump has directed the State Department to begin initial preparations to move our embassy from Tel Aviv to Jerusalem,” said Pence, explaining the decision. He did not give an exact date. The move was rejected by the international community Dec. 21 at the United Nations General Assembly as 128 members voted in favor of a resolution condemning it. Source: Daily Sabah The post US embassy in Israel to move to Jerusalem by end of 2019, US VP Pence says appeared first on Caasimada Online.
  23. Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada amaanka dowlada ayaa gacanta ku dhigay Rag ku shaqaysan jiray kaarar been abuur ah oo lagu dhici jiray shacabka. Ciidamadan ayaa ragaan labada ah ku wareejiyay Maamulka Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir,waxaana lasoo sheegayaa in ragaani ay ka tirsanaayen shabakad ku shaqeysan jirtay dhaca. Maamulka Degmada Kaxda ayaa soo bandhigay labadaan ruux iyo Kaarar been abuur ah oo ay ku shaqeysan jireen. Labadan nin oo lala soo qabtay gaari NOAH ahaa, ayaa lagu eedeeyay inay dadka barakacayaasha ee ku nool Degmada Kaxda u qaybinayeen kaararkaasi, iyagoo markaasi lacago kaga qaadanayay. Gudoomiyaha Degmada Kaxda, Maxamed Ismaaciil C/laahi, ayaa sheegay in muddo dheer lagu daba joogay raggan, ugu dambeena ay suurtagashay in gacanta lagu soo dhigo. Maxamed Ismaaciil C/laahi, ayaa sheegay in ragaasi loo gudbinaayo Maxkamada, isla markaana laga abaalmarin doono falka dhaca ah oo ay ku geysteen Kaararka. The post Sawirro: Muqdisho oo lagu qabtay Rag ku shaqeysanaayay qaab ku cusub shacabka appeared first on Caasimada Online.
  24. Facebook warned on Monday that it could offer no assurance that social media was on balance good for democracy. Source: Hiiraan Online