Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,208
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Jannaayo 24, 2018 – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in mudnaanta 1aad ee Wasaaradda xilligan ay tahay sidii loo dhisi lahaa Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loogu talo galay inay nidaamiso isgaarsiinta dalka. Wasiirka oo ka hadlayay aqoon-is-weydaarsi socday muddo 3 maalmood ah oo loo qabtay shirkadaha isgaarsiinta, shirkado la-talin iyo Kooxda Hawl-fulinta oo loogu talo galay inay taageero farsamo ka geystaan sidii loo dhisi lahaa hay’addii ugu horreysay ee nidaamisa isgaarsiinta dalka. Wasiirka ayaa sheegay in markii Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu saxiixay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka bishii Oktoobar 2017, ay Wasaaraddu ka dalbatay Bankiga Adduunka taageero farsamo oo lagu dhisayo Hay’adda, iyadoo Bankigu uu gacan ka geystay in la hawl-geliyo khubaro Wasaaradda kala talin doona sida ugu habboon ee lagu dhisi karo Hay’ad nidaamisa, isla markaana horumarisa isgaarsiinta dalka. “Waxaad haysataan fursad naadir ah oo aad ku aasaaseysaan hay’ad cusub oo aysan xannibeynin caqabadaha maamul ee haysta hay’adaheena dawladeed ee hore u jiray. Waxaad mas’uul ka tihiin guusha ama guul-darrada hay’addan cusub, waxaana idinku adkeynayaa inaad sameysaan wax kasta oo awooddiina ah – qof qof iyo koox ahaanba – oo aad dalka ugu aasaaseysaan hay’ad sharaf iyo awood leh,” ayuu yiri wasiirku. Wasiirka ayaa ku adkeeyay in cid kasta oo ku lug leh dhismaha hay’addan laga doonayo in ay ka soo dhalaasho kaalinteeda kaga aaddan dhismaha hay’addan cusub. “Waxaan dooneynaa inaan dhisno hay’ad tusaale u noqota oo ay ku daydaan hay’adaha kale ee dawladeed” ayuu intaasi ku daray. Ugu dambeyntii Wasiirka ayaa u mahad celiyay Bankiga Adduunka oo taageero farsamo u fidinaya dhismaha Hay’addan Isgaarsiinta Qaranka, isla markaana marti-geliyay aqoon-isweydaarsigan. DHAMMAAD The post Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo sheegay in la dhisayo Hay’ad nidaamisa isgaarsiinta dalka appeared first on Puntland Post.
  2. 24 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray. Madaxweynaha oo Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey socdaalkii Nabadda iyo dib u heshiisiinta, isagoona sheegay in si dhow uu ula soconayo dhammeystirka fulinta mashaariicda uu dhagax dhigay. “Maalmaha soo socda waxaan magacaabayaa guddi dabagal ku sameeya mashaariicdii aan soo ballan qaadey, si aan ula soconno dhaqan galkooda. Dowladda waxaa ka go’an in ay kaalinteeda ka qaadato.” Madaxweynaha ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo qurbajoogta Soomaliyeed in ay kaalin ka qaataan dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha. “Waxaan ugu baaqayaa ganacsatada iyo qurba joogta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan mashaariicda horumarineed iyo dib u dhiska dalkooda.” Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ayaa uga mahadceliyey shacabka sida wadaniyadda leh ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna ku tilmaamay mid ka tarjumeysa biseylka iyo hanka ay u qabaan shacabka Soomaaliyeed dowladnimada iyo wadajirka. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug dadaalka ay ugu jiraan horumarinta, xasilinta, nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada ku dhaqan deegannadaas. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguuud, halkaas oo uu ugu kuur-galay baahiyaha nololeed ee dadka iyo arrimaha dib u heshiisiinta. _______DHAMMAAD__________ The post Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay appeared first on Puntland Post.
  3. The first harvest | Credit: Seawater Greenhouse A ground-breaking project to grow vegetables with seawater has produced its first harvest in Somaliland, green tech start-up Seawater Greenhouse announced today. The UK start-up has reaped a successful crop of lettuces, tomatoes, cucumbers and onions from the ‘greenhouse’ – a shade net covered with cardboard pads. Seawater is trickled over the pads to keep the air damp and cool for the plants, cutting the need for irrigation by up to 90 per cent. The remaining water for the plants comes from an on-site desalination plant – the first in the country – powered by solar. The Somaliland set-up, Seawater Greenhouse’s first in the Horn of Africa, adapts the start-up’s design from similar projects in Australia, Abu Dhabi and Oman, in particular by replacing glass panels in the greenhouse with netting. This cuts costs tenfold compared to previous projects and is better suited to Somaliland’s climate, Seawater Greenhouse said. The greenhouse is also helping to regenerate nearby land thanks to the moisture produced by the indoor plants. This ‘oasis effect’ is allowing local farmers to start growing beans, melons and aubergines outdoors on the site. Somaliland is one of the poorest countries in the world, with millions of its citizens in need of emergency aid such as food and water due to severe drought and ongoing conflict in the region. According to the UN, the number of Somalis – across Somalia and Somaliland – on the brink of famine has grown tenfold since this time last year. Seawater Greenhouse’s founder and director Charlie Paton said the setup will not only act as a vital food source for local people, but could also provide a scalable solution for water-stressed sites around the world. “Water shortages are a global crisis that is worsening dramatically,” he said. “So is land degradation. This represents a scalable model that could be taken anywhere there is limited or no fresh water.” Paton now wants to expand the project from one to five hectares, but needs to find local investors willing to back the scheme. “This project’s ongoing success is going to be dependent on local ownership,” he said. Source: BusinessGreen
  4. Garowe (Puntlandi) Taliyaha ciidanka difaaca Puntland, Gen, Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere), ayaa sheegay ciidamada difaaca Puntland inay heegan buuxa ugu jiraan sidii ay dhulkooda uga xorayn lahaayeen maleyshiyada maamulka Hargeysa ee duullaanka kusoo qaaday Tukaraq. Taliye Siciid Dheere oo ah sarkaalka ugu sareeya ee hogaaminaya ciidanka difaaca Puntland, ayaa haatan ku sugan jiida hore ee Tukaraq, waxaana uu sheegay inuu meel wanaagsan marayo qorshaha dib u xoraynta dhulka maqan. Wuxuu intaas ku daray inay dowladdu qorshe cad ka yeelatay difaaca dalka. General Siciid Dheere waxaa uu uga mahad celiyay shacabka reer Puntland sida ay diyaar ugu yihiin inay ka qeyb qaataan difaaca dhulkooda, wuxuuna u sheegay ciidamada difaaca Puntland inaysan dib usoo jeesandoonin illaa ay ka xaqiijiyaan ama soo sugaan xuduuda Puntlan meesha ugu dambeysa. Puntlandi.com
  5. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi iyo Wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u jooga Dalka Nigeria ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la qaatay xubno kamid ah Madaxda sare ee dalkaasi iyo Madaxa hay’adda UNDP ee dalka Nigeria. Guddoomiyaha ayaa ugu horrayn kulan la qaatay Madax ugu sarreeya UNDP ee dalkaasi Dr. Samuel Bwalya ee Dalka Nigeria iyo kuxigeenkiisa iyagoona guddoomiyaha u soo bandhigay soojeedin ama (Presentation) ay kusoo bandhigayaan waxyaaba ay ka taageeraaan Baarlamaanka Nigeria iyo waxyaaba ay kabaran karaan Baarlamaanka Puntland. Guddoomiyaha iyo madaxda sare ee UNDP waxay si gaar ah u lafo gureen sidii dhaqso loogu hirgelin lahaa Mac-hadka tababarka iyo daraasaadka Baarlamaanka Puntland kaas oo wax badan ka beddeli kara dar-dargelinta shaqada iyo kobcinta aqoonka Baarlamaanka Puntland. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa kulamo la qaatay xubno ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi gaar ahaa guddoomiyayaasha guddiyada Anshaxa iyo Habdhwrka iyo guddiga Maaliyadda golaha shacabka dalkaasi Hon. Dr Ossai iyo Hon. Dr Ita Enang oo muddo 20-sanno ah kusoo jirey baarlamaanka dalkaasi. Labada dhinac ayaa isla qaatay in la sameeyo xiriir wanaagsan oo u dhexeeya guddiyada kala duwan ee labada Baarlamaan si laysu weydaarsado khibrad iyo waayo aragnimo kala duwan maadaama labada dhinac mid waliba uu kusoo shaqeeyey xaalado kala duwan. ???????????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ???????????????????????????????????? ???????????????????????????????????? The post Baarlamaanka Puntland oo kulamo la qaatay Baarlamaanka Nigeria appeared first on Puntland Post.
  6. ADDIS ABABA, Ethiopia–Somalia has appealed to the United Nations and the United States to lift the arms embargo they imposed during the civil war. Anadolu Agency caught up with Somalian Ambassador to Ethiopia Mohamed Ali-Nur Hagi on the sidelines of an African Union meeting of the Permanent Representatives Committee (PRC) in preparation for the 30th Assembly of heads of state and government slated for Sunday. The ambassador said the embargo had outlived its purpose. The UN Security Council first imposed an arms embargo on Somalia in January 1992. Although it has been relaxed in subsequent years, the embargo is still in effect. In 2014, the Security Council reaffirmed the overall arms embargo on Somalia. “Our appeals for the lifting of the arms embargo are well justified due to the fact that Somalis are no longer fighting a clan-based civil war, which had lent a reason for the U.S. and U.N. to impose the embargo,” the ambassador said. “So long as there is a national government that is committed to the country and to the international protocols and agreements, I think there is no reason Somalia is still kept under the embargo,” he said He added that the arms embargo had significantly eroded the capacity of the Somalian government to fight the al-Qaeda-linked insurgency al-Shabaab that has been wreaking havoc in Somalia for the past decade. “Sometimes al-Shabaab fighters have had more firepower than the Somalian National Army,” he lamented. While, conditions have greatly improved in Somalia with a peaceful transition of power, a process to implement institutions and a growing economic performance, the ambassador said his government wants a gradual takeover from the multinational peacekeeping force AMISOM. “The implementation of the pact for AMISOM to hand over to the Somalian National Army needs a lot of resources, a lot of planning,” he said. “I think some of the preparations are in place already, but at the moment, as the international community has already indicated, a gradual handover to the national army is in the best interest of the Somali government, people as well as in the interest of the region as a whole.” According to the ambassador, the threat posed by al-Shabaab remains though the insurgents’ capacity to be harmful has largely diminished over the years. “With the help of AMISOM, we have been able to liberate more and more areas from the grip of al-Shabaab. Although there have been suicide bombings even in the capital Mogadishu, the number of attacks from the insurgents have gone down,” he said. Relations with Turkey The relations between the governments and peoples of Turkey and Somalia have been “strong”, the ambassador said voicing appreciation that Turkish President Recep Tayyip Erdogan “[…] is the first leader in the world who came to Somalia while Somalia was absent for nearly 25 years from the international arena”. “And since the Turkish government opened its base in Mogadishu, we get the impression that we have a real friend from somewhere in the world,” he said. “And that has enhanced the capacity of the security apparatus of the Somali people and the Somali government.” He called on the people and the government of Turkey to “increase direct investment in Somalia”. “We have abundant fishery and livestock resources which remain untapped and we would like Turkey to open international markets for Somalian products. “We would also like to receive technological assistance from Turkey,” he said. He added fishery and livestock resources constituted an opportunity for the Horn of Africa to become competitive on the world stage, with the help of such partners as Turkey. Hagi said the theft of the country’s fishery resources continued to this day — a trend that started decades ago while Somalia was in civil war. “There are many countries from Europe, Asia and the Middle East that keep on fishing near Somalian shores,” he said. “Because we have the longest coast in Africa, it is difficult for Somalia to control all that area.” The ambassador also lashed out at Eritrean President Isaias Afwerki who called the Turkish presence in Somalia “unacceptable” in an interview. “There are so many [things] unacceptable in the world,” he quipped. “And if it is not acceptable to them, it is a million times acceptable to us and the region.” AA
  7. Somaliland President, Hon. Musa Bihi Abdi made a special inspection visit today to the health ministry premises. The visit made by the Head of State was mean to know the duties that the ministry is in charge for the nation and to find out the challenges faced with the ministry in execution of its responsibilities. The health minister, Dr. Hasan Ismail Yusuf flanked by the Director General Dr. Mohamed Abdi Hergeye greeted the president upon arrival at the ministry of health. The Health Ministry’s DG Hon. Hergeye has reiterated that the daily day tasks of the ministry is going on smoothly and added that the staffers and the official are committed to deliver the promises made by the ruling party “Kulmiye” during the presidential election. The DG has said that the promise was to improve the quality of health standard where all Somaliland citizens should have access to basic health services. The health Minister, Dr. Hasan who made remarks at the event said that the ministry remains ready to turn the plans into actions which aims at bettering the healthcare in Somaliland. The Head of State, Hon. Bihi has reiterated that there is a huge burden on the shoulders of the staffers of the health ministry as a blunder which the midwives commit would have negative impact which may lead to death or renders disabled. The president stressed that all professionals at the ministry be it doctors, nurses and midwives exercise good ethics during their work.
  8. Shir muddo dhowr toddobaad ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Qorashaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland isla markaana looga arrinsanayey dib u eegista shacriga Istaatiitiga dawladda ama sharciga hubinta iyo tiro kooba ayaa lasoo geba-gebeeyey iyadoo muddadii uu soconayeyna si weyn loo lafo guray sharcigaasi. Xeerkaan oo hore ay u meel mariyeen golaha fulinta ee Puntland ayaa waxaa soo celiyey golaha sharci dejinta si wax looga beddelo isla markaan dib markale loogu celiyo goleyaasha dawladda iyada oo wax laga beddeley dhammaan qodobadii ay soo calaamadiyeen golaha sharci dejintu, isla markaana lagu daray talooyinkii ay soo jeediye Baarlamaanku. Sidoo kale mudda uu shirkaani socdey ayaa waxaa laga talo geliyey dhammaan hay’adihii dawladda ee ay khusaysey arrintaani , ururada bulshada rayidka ah, ururka looyarrada iyo xafiiska garyaqaanka guud ee dawladda Puntland si uu shirku u noqdo mid miro dhal wanaagsan la yimaada isla markaana dhaxal gale u noqda bulshada Puntland. Sharcigaan ayaa dhowaan la horgeyn doonaa goleyaasha dawladda si ay u ansixiyaan isla markaana waxaa uu noqon doonaa mid wax badan ka beddela hannaanka hubinta iyo tiro koobka iyo sidoo kale inuu xakameeyo xog uruurin aanay dawladdu ogayn in aan laga samayn Karin dalka. The post Shir looga hadlayey Sharciga Hubinta iyo tiro koobka Puntland oo Garoowe lagu qabtay appeared first on Puntland Post.
  9. Taliyaha Ciidamada difaaca dowladda Puntland,Sarreeye guud,Siciid Maxammed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay warar lagu baahiyey baraha bulshada oo sheegaya in xilka iska casilay. Siciid Dheere oo haatan ku sugan jeedda hore Tukaraq ee ay fadhiyaan ciidamada difaaca Puntland ayaa u sheegay Puntland Post in kuwa wararkaas faafinaya ay doonayan in ay jaah-wareeriyan Shacabka iyo dowladda Puntland ee ka midaysan dagaalka lagu soo celinayo degaannada ka maqan Puntland. Dhinaca kale xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa kacsan,kadib markii Somaliland bilowday uruurinta hubka gaarka loo leeyahay ee shacabka,islamarkaan lagu wargeliyay dhammaan qorileeyda in ay maamulka ku wareejiyan hubka ay haystaan,sida aan xogta ku helnay. Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa weli isku horfadhiya jiidda hore degaanka Tukaraq ee gobolka Sool halkaasoo dhowaan ay la wareegtay Somaliland,waxaana laga cabsi qaba in dagaal ka qarxo degaankaas oo inta badan shacabkii ka bara-kacay. SOURCE: PUNTLAND POST
  10. Mogadishu (HOL) - Three Al-Shabaab Islamist militants in Buloburde town last night after the militants raided AMISOM base, a district official said Wednesday. Source: Hiiraan Online
  11. The killings suggest a state that is now more predator than protector. Source: Hiiraan Online
  12. Kenyan film "Watu Wote" - all of us - has been nominated for an Oscar award for best live action short film. Source: Hiiraan Online
  13. Kenyan film "Watu Wote" - all of us - has been nominated for an Oscar award for best live action short film. Source: Hiiraan Online
  14. Mogadishu (HOL) - With a historic visit to the coastal town of Hobyo in Mudug region, President Mohamed Abdullahi Mohamed 'Farmaajo' two-week tour to Puntland and Galmudug drew to a close. Source: Hiiraan Online
  15. Somali envoy to Ethiopia speaks to Anadolu Agency prior to AU summit Source: Hiiraan Online
  16. MOGADISHU (Reuters) - As an undercover operative for Somalia’s al Shabaab militia, Nasteh spied on the insurgent group’s senior commanders to ensure their loyalty and planned bombings and assassinations in government-controlled territory. Source: Hiiraan Online
  17. Galdogob-(Caasimadda Online)-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka goboleedka Puntland Xasan Maxamed Khaliif ayaa sheegay in ay gacanta ku soodhigeen askartii ka dambeysay dilka Taliyihii Booliska Degaanka Galdogob ee Maamulka Puntland. Xalay ayay ahayd markii ay Ciidamo ka mid ah Booliska Puntland ay ku toogteen Gaashaanlle C/Xamiid Warsame degaanka Bursaalax ee Gobolka Mudug. Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif ayaa sheegay in ragga dilka geystay gacanta lagu soo dhigay sharcigana lagu wareejinayo si loo waafajiyo caddaaladda. gudoomiye Khaliif ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo sababta loo dilay Taliyaha waxa uuna hadalkiisa ku soo gaabiyay in uu socdo baaritaan ay waddo laanta dambi baarista ee maamulka Puntland lana geyn doono Raggaasna Maxkamad. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Ciidamadda Maamulka Puntland oo dad usoo qabateen dilka Taliyiha Booliska Galdogob appeared first on Caasimada Online.
  18. Mogadishu (HOL) - Al-Shabaab militants fired motor shells on military bases manned by African Union troops in Lower Shabelle region.The attacks which happened simultaneously on Tuesday night at AMISOM bases in 60km and Golweyn localities. Source: Hiiraan Online
  19. As an undercover operative for Somalia’s al Shabaab militia, Nasteh spied on the insurgent group’s senior commanders to ensure their loyalty and planned bombings and assassinations in government-controlled territory. Source: Hiiraan Online
  20. Map of Ethiopia and Eritrea. Addis Ababa – The United Nations human rights chief expressed concern on Tuesday over the deaths of at least seven people chanting anti-government slogans during a religious festival in Ethiopia last week. The unrest in the city of Woldiya in the northern Amhara region was the latest bloodshed to occur since widespread anti-government protests began in Ethiopia in 2015 that have killed hundreds and posed one of the biggest challenges to the ruling party’s 27 years in power. The deaths in Woldiya occurred during the Ethiopian Orthodox Church’s Timkat celebration of Jesus Christ’s baptism, a two-day festival where replica Arks of the Covenant are paraded through the streets and people baptised en masse. Ravina Shamdasani, spokesperson for the High Commissioner for Human Rights, said the deaths occurred when security forces allegedly shot people chanting anti-government slogans. She added the UN was “concerned by the use of force by security officials against worshippers”. “This incident is all the more regrettable, as it comes just two weeks after Ethiopia’s ruling coalition, the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front, officially announced its intention to undertake reforms,” Shamdasani said. “We call on the authorities to ensure that the security forces take all feasible measures to prevent the use of force.” Earlier this month, Prime Minister Hailemariam Desalegn announced Ethiopia would release some jailed politicians. So far, hundreds of prisoners have been freed, though most of the country’s most notable detainees remain behind bars. The demonstrations against the ruling coalition started in 2015 when Ethiopia’s largest ethnic group, the Oromos, protested a proposal to expand the boundaries of the capital Addis Ababa, that they claim would have deprived them of their land. They were soon joined by the Amharas, the country’s second-largest ethnicity who predominate Woldiya and have long complained of marginalisation. In October 2016, the government imposed a state of emergency that lasted 10 months as a way to stop the unrest, but protests and deaths have occurred sporadically in the Oromo and Amhara federal states since it ended. AFP
  21. Siyaasi muddo dheer Mucaarad ku ahaa dowladda Puntland ayaa maanta shaaciyay in uu si buuxda u taageersanyahay qorshaha xukuumadda madaxweyne Gaas ee ku aaddan soo celinta dhammaan degaannada maqan ee gobolka Sool. Siyaasigan oo lagu magacaabo Xaaji.Maxammed Xaaji. Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe isagoo uu dhinac taaganyahay guddoomiyaha gobolka Nugaal Mudane.Cumar Cabdullaahi Maxammed(Fara-weyne) ayaa sheegay in haatan guud ahaan shacabka Puntland ka midaysanyihiin taageerada xukuumadda Gaas iyo dagaalka lagu soo celinayo degaannada maqan ee gobolka Sool. Xaaji.Maxammed ayaa sidoo kale sheegay in aanay Somaliland qiil u noqon doonin in safarkii Farmaajo ku dhaliyey weerarkii Tukaraq lagu qabsaday,maadaama buu yiri”aan Farmaajo ugu horrayn madaxweyne Federaal oo Puntland soo booqda”. Dhinaca kale siyaasigan ayaa eedayn kulul u jeediyay Cali Khaliif Galaydh oo uuku tilmaamay nin la dayriyey oo wixii arkaaba ka carareen,balse Somaliland oo aan weli baran ku riixaya burbur iyo dagaal uusan ka saari doonin. Halkaan ka daawo shirka jaraa’id ee siyaasiga. PUNTLAND POST The post Daawo:-Siyaasi muddo dheer Mucaarad ku ahaa Puntland oo Maanta si buuxda u taageeray Xoraynta Sool. appeared first on Puntland Post.
  22. Buula burde-(Caasimadda Online)-Ciidamo katirsan Dowladda soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo howgalo ka Sameeyey Degmada Buule Burde ee Gobolka Hiiraan howlgalkaan ayaa daba socday kadib dagaal kooban oo xalay ka dhacay Degmada Buule burde ee Gobolka Hiiraan. Ciidamada baaritaanka sameeyay ayaa meel isugu geeyay dhaliyarada xaafada ay kasoo qabteen inta ay howlgalka ay kawadeen una baarayay halhal. Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM ayaa duleedka Magaalada iyagana ka bilaabay howlgallo ay ku baadi goobayaan dhalinyaro la sheegay in ay katirsan yihiin Al-Shabaab. Howlgalkan waxaa sabab u ahaa kaddib markii xalay la weeraray Saldhigyo Ciidan oo ku yaalla Magaalada kuwas oo laga maqlayay israsaaseynta ka dhacaysay Magaalada Buulo Barte. Buule burde waxa ay go’doon ugu jirtaa kooxda Al-Shabaab waxaana inta badan habeenadii dhaafay ka dhaca weeraro lagu qaadayo Saldhigyada Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jabuuti ee ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika . Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Hawlgal Ciidamada dowlaalo ka sameeyey gobolka hiiraan kadib saldhigyo ciidan oo weeraray appeared first on Caasimada Online.
  23. The German Government announced its commitment of EUR 23.4 million to support infrastructure work in Somalia. Channeled through the World Bank’s Multi Partner Fund (MPF) the contribution will strengthen municipal planning and implementation capacity to improve access to basic infrastructure. “Germany joins the MPF at a critical and exciting juncture,” said Marius Rauh, Head of Development Cooperation: “Investments in infrastructure through municipalities will not only contribute to generating growth in urban areas and improving the living conditions for Somali citizens, but will also support local governments in planning and managing more resilient cities.” In addition, an amount of Euro 1.2 was committed to support necessary preparatory studies. The MPF has been investing in urban infrastructure through the Somali Urban Investment Planning Project and through the Somalia Financing Facility for Local Development. The German contribution will allow for an expansion in the support to urban development through the MPF. The contribution from the German Government recognizes the key role of government in the development and implementation of the urban agenda in Somalia, in line with the MPF’s approach to using country systems and putting the government in the lead in the country’s development. “The World Bank’s role in Somalia is about working with and through government and building the capacity of the authorities to spearhead reform and development,” said Hugh Riddell, World Bank Country Representative for Somalia. “Germany’s contribution to the MPF will allow us to build on the initial work in urban resilience and to expand this agenda across the country.” “The Federal Government appreciates Germany’s commitment to use government systems and channel funds through the MPF. We cannot underestimate the importance of government leadership in rebuilding the country,” said H.E Hon. Abdirahman Beileh, Minister of Finance for the Federal Government. “We also welcome the important contributions that Germany will bring to the agenda, given their role in co-chairing the Infrastructure Working Group.” The Multi Partner Fund works predominantly through Somali authorities and includes institution-building, economic growth and urban development activities. MPF is supported by the European Union (EU), United Kingdom’s Department for International Development (DfID), the German Federal Ministry for Economic Cooperation and Development (BMZ), the Swedish International Development Cooperation (SIDA), the Royal Norwegian Embassy, Danish International Development Agency (DANIDA), the Swiss Agency for Development Co-operation (SDC), the Ministry of Foreign Affairs of Finland, United States Agency for International Development (USAID), Italy’s Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, and the World Bank’s State- and Peacebuilding Fund (SPF). www.worldbank.org
  24. By Ahmed Abdi NAIROBI, Kenya, (Somaliland Informer) Ethiopia reached out ONLF to pursue a peaceful solution to the Ogaden conflict, according to an official statement released by the ONLF group last week. ONLF has been fighting to help Ogadenia become a sovereign nation since 1984 and waged a long, bloody war against Ethiopia’s military and security forces. The re-open of the peace talks with the ONLF will bring an end to a half-century conflict as many factions previously involved in this Eastern Africa’s long-standing conflict which has ravaged Ethiopia’s Ogaden region. “We have agreed to meet each other in Kenya as part of the peace talks and will continue doing so,” said ONLF in a statement published on its official website, Ogaden News Agency (ONA). Last week, Kenya dispatched a delegation led by a former State Minister for Defense and member of parliament representing Garissa County, Mohamed Yusuf Haji to meet ONLF executive officials in Sweden to pave the way for the talks, according to local reports. On Monday, Officials from ONLF group held a meeting with the Somali Ogaden Communities in North America to hear their recommendations on the intended talks with the current Ethiopian government. The Human Rights Groups, such as Amnesty International and Human Rights Watch said the Ethiopian military have committed human rights violations against Somalis in the Ogaden, which borders Somalia, Kenya and Djibouti. The government has always denied the allegations. Peace talks between Ethiopia and the ONLF stalled in October 2012 and many hope the upcoming peace talk with the ONLF will bring an end to a half-century conflict as both sides are willing to compromise after two decades of bitter fighting. On January 09, 2018, Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO) called on the International Community, the European Union and the United States to stand up for the Somalis in Ogaden for their legitimate grievances in terms of serious political, economic and humanitarians crisis. In its press release, UNPO brought to the International Community’s attention to a forgotten region and its 7-10 million people including to the notorious detention camp better known as ‘Ogaden jail’, which is home to several thousand men and women inmates including political prisoners. Several hours of fighting around Shilabo district in the Korahey Province near a Chinese-run oil field, about 150 km from the Somali regional capital of Jijiga have left at least 30 Ethiopian combatants dead. Among of them were the Ethiopian National Defense Forces that have controlled the region on the border with Somalia, according to Ethiopian Satellite Television and Radio (ESAT). The officials of the Ogaden Regional Government feel that the uprising of the Oromia and Amhara regional states were helped the rebel to wage a large-scale offensive against the regular army— Amhara and Oromo are the two largest ethnic groups in the country. When TPLF took over the central government in 1991 it formed Federalism and new charter in which the people in the Somali territory applied to article 39 of the Ethiopian Constitution, which defines the right of ethnocultural communities to self-determination, including the right to establish a regional state or independent state. In 1994, Ogaden Parliament held their first vote for independence, where 84% of voters said they wanted ‘Ogadenia’ to be an independent state. Since then, Ogaden relations with the TPLF-EPRDF soured. Ogaden was part of Greater Somalia until the British annexed to Ethiopia on November 29, 1954. Since then the people of the Somali territory waged an armed struggle against its occupation. The government failed to crush Ogaden rebellion militarily since 1994 and relied on harsh policies pursued by Ethiopia’s military several attempts to end the Ogaden conflict politically provided fruitless.
  25. Swezerland-(Caasimadda Online)-Ra’iisul wasaaraha Xakuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyo shirka Dhaqaalaha Aduunka. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Swezerland Faadumo C/llaahi Insaani oo la hadashay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in Maanta uu R/wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre khudbad ka hor jeedin doono madaxda ka qeyb galeysa Shirka dhaqaalaha Aduunka oo sanadkan lagu qabtay Magaalada Davos ee Dalka Swezerland. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa inuu shirka ka dib kulamo kala duwan la qaado Madaxda Shirka ka qeyb galaysa isagoona hor dhigi doona Baahiyada ay qabaan bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamku Maalgashi buuxa ugu samaysan lahaa Dalka Soomaaliya oo loo arko in uu yahay Dalka Dihin kuna fiican Maalgashi dhaqaale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post R/wasaare Kheyre oo maanta Khudbad ka jeedin doona Shirka Dhaqaalaha Aduunka appeared first on Caasimada Online.