Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,266
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. On the outskirts of the city of Baidoa, in southwestern Somalia, lies a tent city of small dome shelters that have been cobbled together with branches, plastic tarp, pieces of cloth, and old grain bags, held in place with a random assortment of string. Source: Hiiraan Online
  2. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Shir madaxeedka wadamada Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in maalinta beritu ah uu ka furmo magaalada Addis-Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya,kaasi oo ay ka qeybgalayaan hoggaamiyaasha Dowladaha Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxmed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya shirkaasi,iyadoo lafilayo in madaxweyne Farmaajo uu maanta u amba boxo Dalkaasi Itoobiya. Shirka oo uu socondoono muddo labo maalmood ayaa looga arrin sanaya xoojinta nabadageliyada,ladagaalanka Musuqa iyo Arggagixisada ee Qaaradda Afrika. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay madasha shirkaasi waxaa la filayaa in kulamo uu la yeeshey madaxda hoggaamiyaasha dalalka Afrika ka socda. Ugudanbayntii shir madaxeedka wadamada Midowga Afrika waxaa sanadkaan lagu casuumay madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas Abuumaasin oo halkaasi ka jeedin doona khudbad la xiriirta arrimaha Falastiin iyo Israel,isagoo sidoo kale soo bandhigi doona aragtidiisa ku aadan go’aankii madaxweyne Trump ee Qudus. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka Midowga Afrika Oo lagu Qabanayo Dalka Ethiopia. appeared first on Caasimada Online.
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan kasoo xigan mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Somalia waxaa socda qorsho Xukuumada Somalia ay uga soo dhexmuuqan lahaayen Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Daljir. Qorshahaani oo kasoo bilowday magaalada Cadaado, iminkana ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa wada Xubno ku dhow dhow Madaxweynaha Somalia, iyadoo ujeedka ugu weyn ee isku soo dhaweyntaani uu yahay in Seddexda sano ee u harsan Farmaajo lagu dhameeyo Siyaasad degan. Qorshaha socda ayaa ah in Xisbiga Daljir lasiiyo Wasaarada Amniga iyo laba Wasiir ku-xigeen oo ay kala qaadan doonaan xubno kala beel ah, oo midi uu ka imaan doono baarlamaanka Somalia. Madaxweyne Farmaajo oo xiliga doorashadiisa codadka ugu badan ka helay Xildhibaanada Daljir ayaa iminka u muuqda mid garwaaqsaday in dowladiisa ay xal ku raadiso Siyaasada cakiran, waxaana xusid mudan in Xildhibaano miisaan badan ay kamid yihiin Daljir. Daljir ayaa waxaa kamid ah Xildhibaan Xasan Macalin iyo Axmed Fiqi oo garab midig u ahaa Madaxweyne Farmaajo, iyadoo tashwiish laga dhex awuuray aawgii ay ku kala tageen Siyasaada, wallow uu iminka socdo wadahadal aan weli soo ifbixin. Dhinaca kale, Siyaasiyiinta madaxa-banaan iyo dhinacyada ka faalooda arrimaha Siyaasada ayaa qaba in Dowlada Somalia iyo Daljir ay ku kala tagi doonaan xilalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog cusub: Qorsho Xubno ka tirsan Daljir ay uga mid noqonayaan Xukuumada Kheyre oo socda appeared first on Caasimada Online.
  4. Somalia’s government decided to set up the country’s first regulatory body for the telecoms sector, the National Communications Authority. Source: Hiiraan Online
  5. Somalia on Friday expressed its support for Turkey's military operation in Syria's Afrin. Source: Hiiraan Online
  6. Two planes were yesterday detained at Wilson Airport over claims that they had engaged in illegal activities. Source: Hiiraan Online
  7. Drone strikes by the United States military are "wiping out" Shabaab militants in Somalia, the head of the African Union mission in the country told AFP in an interview Friday. Source: Hiiraan Online
  8. The U.N. refugee and migration agencies say the bodies of at least 30 Somalis and Ethiopians were found drowned this week off the Yemeni coast near Aden. They are believed to have been traveling in a smuggler's boat. Source: Hiiraan Online
  9. Former Somali child refugee Abdoul Abdi said Friday he's fearful of being deported to a country he has no connection to, for reasons that are largely not of his own making. Source: Hiiraan Online
  10. Dowladda Mareykanka ayaa kor u qaaday hawlgalladeeda ka dhanka ah kooxaha argigixisada ee ka dagaalama Soomaaliya, isaga oo bartilmaameedsanayay xarumaha argigixisada ku tababartaan. Weerarada duqaynta ah ee Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya waxay xaaqeen ama tirtireen tiro badan oo kamid ahayd dagaalamayaasha argigixisada,” ayuu yiri Francisco Madeira, oo ah madaxa ugu sarreeya 22,000 askari ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ciidamadiisa Soomaaliya ku sugan amar kusiiyay inay tilaabo ka qaadaan cid kasta oo argigixiso looga shakiyo, iyagoo aan u baahnayn in wax oggolaansho ah ka qaataan aqalka cad. Francisco Madeira. ayaa sheegay inaysan wax su’aal ah ka taagnayd suurtagalnimada in waqtiga loo kordhiyo ciidamada Amisom ee ku sugan Soomaaliya, oo hadda waqtigooda uu ku egyahay 2020, isagoo hoosta ka xariiqay inay muddo dheer qaadan karto in ciidamada Soomaaliya loo diyaariyo inay la wareegaan masuuliyada ammaan ee waddankooda. Puntlandi.com
  11. Two Iranians who were jailed for 15 years in 2013 over terror related charges on Friday secured their freedom after the Court of Appeal ruled that there was no sufficient evidence to link them to the bomb making material recovered in 2012. Source: Hiiraan Online
  12. Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka ka imaanaya Xabsiga Dhexe ayaa sheegaya in halkaa uu ku dhex dhintay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka ku xirnaa Xabsiga. Marxuumkan ayaa la sheegay in lagu soo qabtay howlgal, isla markaana lagu eedeeyay inuu xubin ka ahaa maleeshiyaadka al-Shabaab, sida laga soo xigtay adeerka marxuumka. Marxuumka ku dhex dhintay Xabsiga ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamuud Xasan, waxaana la xaqiijiyay in maalmahaani danbe uu ahaa mid xanuunsan. Nin adeer u ah wiilka ayaa sheegay in geerida wiilkiisa ay soo degdegtay kadib markii ay kubad wada cayaareen mid ka mid ah dhalinyaradda xabsiga ku xiran ka dibna ay is dagaaleen sidaasna lagu geliyay Konteenar , islamarkaana uu kusoo kacay xanuunka sidaana ku dhintay. Adeerkan oo ka hadlaayay qaabka loo soo qabtay wiilkiisa marxuumka ah ayaa sheegay in Markii lasoo qabtay la waydiistay Laaluush, islamarkaana ay diideen in ay bixiyaan sidaasi lagu xukumay wiilka. Adeerka oo arrintaa ka hadlaayay ayaa yiri ‘’Markii aan diidnay bixinta lacago laaluush ah, waxaa naloo sheegay in wiilkooda aysan dib u arki doonin waxaana xigay xukun degdeg ah oo lagu riday’’ Waxa uu intaa raaciyay ‘’Geerida wiilkeyga ka sokoow xanuunka waxaa u sabab ah garsoorka waayo si bareer ah ayaa la ii weydiiyay laaluush, markii aan dhahay mahayi waxaa ku dhacay xukun’’ Dowlada Somalia weli kama aysan hadal geerida wiilkaan dhalinyarada ah, waxaana horay u jiray maxaabiis badan oo Xabsiga ku geeriyootay. Dhinaca kale, Garsoorka Somalia ayaa lagu eedeeyaa inuu ku dhisan yahay hanaan qabiil iyo mid laaluush, sida ay qabaan inta badan shacabka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wiil sabab cajiiba ugu dhex dhintay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in la hakiyay dhaqdhaqaaqyad Akoono dhowr ah oo ay lahaayen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ee aan weli xilka wareejin iyo Guddoomiyayaasha Degmooyinka qaarkood. Akoonada ugu badan ee la xiray ayaa la sheegay in mas’uuliyiintaas ay uga furnaayen ilaa laba shirkadood, oo qaar kamid ah laga helay dhaqaale xoogan. Hakinta dhaqdhaqaaqa Akoonada ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ka danbeeyen guddi ay madaxtooyada Somalia u xilsaartay, iyadoo baaritaano degdeg ah kadib la hakiyay dhaqaalaha ku jiray. Xogtu waxa ay intaa kusii dareysaa in dhaqaalaha ugu badan laga helay ilaa Shan akoon oo sababo jira aawgood aan halkaan lagu sheegi Karin. Dowlada Somalia ayaa horay u sheegtay inay ka hortageyso dhaqaalaha keydsigooda loo maro qaabab khaldan, waxaana lagu wadaa in Akoonada la xiray ay dowladu kasoo saarto war cad. Geesta kale, Akoonada dhaqdhaqaaqooda la xanibay ayaa ilaa iyo hadda loo la’ yahay shaqsi difaacda, kadib markii baaritaanka uu ku dhacay si kadis ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Akoonada qaar kamid ah mas’uuliyiinta G/Banaadir ee aan xilka wareejin & Gudoomiyayaal Degmo oo la xiray appeared first on Caasimada Online.
  14. BEYAAN KA SOO BAXAY GUURTIDA BEESHA UGAADHYAHAN SIYAAD Annaga oo ah Guurtida iyo Waxgaradka Beesha Ugaadhyahan Siyaad, Kaddib markii aannu yeelannay Shir Khadka Telefoonka ah oo ay Beeshu ku kulantay markii ay Taariikhdu ahayd:- 21/01/2018 Gudo iyo Debad, Shirkaas oo uu Shir Guddoominayey Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxa la isla qaatay Qodobada soo socda:- – In lagu jiro Abaabul Dagaal dib loogu Xoraynayo Dhulka ku jira Gacanta Jabhadda SNM ama Jeegaanland, Dagaalkaas oo ay Beeshu isla qaadatay Dal iyo Debadba inay Naf iyo Maalba u hurayso. – Waxaannu u mahad celinaynaa, Dawladda Puntland iyo Beelaha aannu Tolka iyo Ehelka nahay oo iyana si hagar la’aan ah ugu diyaar garoobey inay Qayb Libaax ka qaataan Xoreynta Dhulka la haysto. – Waxay Beeshu cambaaraynaysaa si toos ahna uga soo horjeeddaa, Cid kasta oo isku deyeyasa inay ku qadhaabato Magacyada Madhalayska ah sida:- Khaatumo, Guurti, Iwm, Kuwaas oo Maalmihii u danbeeyey Dad ku maxaafsadaa ka sii daayey Saxaafadda Warar lagu manjaxaabinayo Abaabulka iyo Diyaar garowga loogu jiro dib u xoraynta Deegaannada Cadawgu haysto. Xubnahaa waxa caado u ah oo lagu yaqaan in ay Dawladda Puntland ku tilmaamaan Cadowgooda Kowaad, Taas oo ay u dheer tahay iska hor keenka iyo isku dirka Shacabka Dhulbahante. – Waxay Beeshu ka digaysaa Bayaan ku sheeg Been abuur ah oo ay soo saareen xubno isku magcaaba Guurti, Magacaas oo ay ugu shaqeeyaan Maamul ku sheegga Jeegaanta, Isla markaana la wada ogsoon yahay inay qayb ka ahaayeen Mashruucii fashilmay ee ka jar oo ku dar oo SL u maalgelisey Oday Cali Khaliif, Hadana hawshoodu tahay dhammaystirka wixii weli qabyo ka ah mashruucaas. Xubnaha Magac Guurti sheegtaa waxay goobjoog iyo saxeexayaal ka ahaayeen, Waraaqihii Beenta ahaa ee ay Adisababa isdhaafsadeen Wakiilladii Cali Khaliif iyo Dhigoodii Jeegaanta ka socdey. – Dhammaan Beelaha Dhulbahante waxaannu ugu baaqayanaa inay iska kaashadaan sidii Cadowga looga xorayn lahaa degaanada SSC, Muruq iyo Maalna loogu midoobo hawgalka socda iyo Dagaalka, Dibna loo dhigo Shirkii loo ballansanaa iyo hawl kasta oo kale inta laga salgaadhayo Xoraynta iyo dib u hanashada Degaannada maqan ee SSC. – Ugu dambayn waxa laga codsanayaa xubnihii Beesha kaga jirey Guddiga Qaban-qaabada Shirkii hore loo iclaamiyey inay Shir degdega Beesha ugu yimaaddaan. WA BILAAHI A RAWFIIQ
  15. Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir Shabelle ayaa shaaciyay in uu u tartamayo Mudane katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Kursigaan ayaa waxaa baneeyay Cabdullaahi San Baloolshe oo loo magacaabay Taliyaha NISA. Doorashadaan ayaa waxa ay ka dhici doonto magaalada Jowhar ee xarunta KMG ah ee Maamulka Hir Shabelle. Sidoo kale waxaa Kursigaan u tartamaya siyaasiin kale oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ee Bartamaha dhulka Soomaaliya. Magaalada Jowhar ayaa waxaa gaaray siyaasiin badan oo doonaya in ay ku guuleeystaan kursigaasi. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweynihii Hore ee Hir Shabelle oo u Tar Tamaya Xildhibaan appeared first on Puntland Post.
  16. Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Somalia ayaa shaaca ka qaaday mowqifkeeda ku aadan duulaanka ay dowlada Turkiga ka waddo gudaha dalka Siiriya gaar ahaan gobolka Afrin. Dowlada Somalia ayaa sheegtay inay ku garab tahay dowlada Turkiga oo iska difaaceysa Kooxaaha daandaansiga ku haya ee Saldhigyada ku leh gobolka Afrin. Wasiirka Arrimaha Dibbada Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa u sheegay wakaalada wararka Anadolu ee dalka Turkiga in Somalia ay taageersan tahay si walba oo ay suurtagal u tahay in looga hortago qataraha kusoo wajahan dal weynaha Turkiga. Wasiir Cadaw, waxa uu tilmaamay in dowladda Somalia ay si buuxda u taageersan tahay howlgalka ka dhanka ah Kooxaha Kurdiyiinta Suuriya, waxa uuna sheegay inay sii kordhin doonaan taageeradooda. Nuqul kamida hadalka Wasiir Cadow ee taageerada Turkiga ayaa ahaa “Turkigu waxa ay xaq u leeyihiin inay is difaacaan, waxaan la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibbada Turkiga Mevlut Cavusoglu una cadeeyay taageerada Somalia ay u hayso howlgalada ka dhanka ah Kurdiyiinta” Waxa uu intaa ku daray hadalkiisa “Waxaan taageersanahay howlgalada Milatari ee ay ciidamada Turkiga ka wadaan Afrin dowlada Soomaaliya waxay garab taagan tahay dowladda Turkiga” Haddalka Wasiir Cadow ee lagu qeexaayay Mowqifka Somalia ee Dagaalka Kurdiyiinta, ayaa kusoo beegmaaya xili Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu sheegay in dagaalka ka dhanka ah kurdiyiinta waqooyiga Ciraaq ay sii xoojin doonaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post DF oo cadeysay Mowqifkeeda ku aadan duulaanka uu Turkiga ku qaaday Kurdiyiinta Syria (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  17. To the west of Ethiopia near the Sudanese border lies a place called the Asosa zone. This may be the location of the oldest gold mine in the world. Dating back some 6,000 years, it provided a key source of gold to the ancient Egyptian empire Source: Hiiraan Online
  18. Machakos Governor Alfred Mutua has disparaged Nasa leaders Raila Odinga and Kalonzo Musyoka’s planned swearing in. Raila’s oath-taking is scheduled for Tuesday but Mutua termed it a recipe for chaos. He further described it as the planting of seeds of civil war “which will turn our nation into another Somalia and Sudan’. On Thursday, Wiper boss Kalonzo Musyoka, who is also to be sworn-in, pushed for dialogue and said only God can keep Kenya from the circumstances of these two countries. NASA leaders have not backed down and have released a document with details of the August 8, 2017, election, which they say shows why Raila must be inaugurated. The Maendeleo Chap Chap party leader said Kenyans should learn from the experiences of their war-torn neighbours. “As Kenyans, we should start questioning ourselves on where we are going as a nation. Politics should be done to achieve development, not scare away investors,” he said. “This swearing-in business by NASA is another example of why some people consider our continent to be a shithole continent. How do you get sworn-in when a tough Chief Justice [David Maraga] has already sworn-in another leader? Only in Africa. Shame!” President Uhuru Kenyatta and DP William Ruto were sworn-in on November 28, 2017, and hours later in Eastlands, Nairobi, Raila announced that he would also be inaugurated. The governor noted the country cannot have two presidents and added a deputy president is also in office and that counties are in operation. “This talk of two presidents is bad for the nation. We are going to have a dangerous situation,” Mutua said. “This talk of swearing-in is not only bad for our people but makes us look bad to the international community. If other people out there hear that Kenya is having another swearing-in, so that we have two presidents, they will look at us and will say ‘there goes another failed nation’.” Mutua spoke at his office flanked by deputy governor Francis Maliti and Machakos MCC chairman Timothy Kilonzo. He said those pushing for the inauguration, that will be considered treason, have accumulated property unlike the millions of poor Kenyans. “Urge our friends to please forget about these shenanigans and work towards developing our country,” the governor said. Source: – The Star The post Raila oath will show world that Africa is a shithole, says Alfred Mutua appeared first on Caasimada Online.
  19. US President Donald Trump ordered the firing of special counsel Robert Mueller last June, only to back down when his own White House lawyer threatened to resign, US media claim. White House counsel Donald McGahn said the sacking would have a “catastrophic effect” on the presidency, the New York Times reports. Mr Mueller is leading an inquiry into whether the Trump campaign colluded with Russia to influence the election. Both Moscow and Mr Trump deny this. Mr Mueller, a former FBI director, was appointed special counsel last May to look into the collusion allegations. His appointment came after Mr Trump had fired FBI director James Comey, saying in an interview it was because of “this Russia thing”. Mr Mueller is also looking into whether that represented an obstruction of justice. Mr Trump is currently at the World Economic Forum in the Swiss town of Davos, where he is due to give a speech later Special Counsel Mueller learned of his near-dismissal in recent months, while his team interviewed past and present White House officials, the New York Times reports.. As speculation mounted that Mr Mueller could be building an obstruction case against the president, Mr Trump allegedly argued that the special counsel had three conflicts of interest that should stop him heading the inquiry. These were said to be: That Mr Mueller abandoned his membership of the Trump National Golf Club in Sterling, Virginia in 2011, over a fee dispute That Mr Mueller could not be impartial as he had worked for a law firm that previously acted for Jared Kushner, the president’s son-in-law That the investigator had been interviewed to return to his former job as FBI director the day before he was appointed special counsel in May 2017 The White House did not immediately comment on the New York Times report, which cited four unnamed sources. A later story in the Washington Post cited two people familiar with the episode. Hints have continued n US media, including this December, that the president might fire the special counsel. His opponents in the Democratic party would see any such move as a bid to stifle justice, and it could trigger an effort to impeach Mr Trump. However, Mr Trump in December denied that he was planning to fire Mr Mueller. In response to the latest reports, Senator Mark Warner, the Democratic vice-chairman of the Senate intelligence committee, warned that “firing the special counsel is a red line that the president cannot cross”. “Any attempt to remove the special counsel, pardon key witnesses or otherwise interfere in the investigation would be a gross abuse of power,” he said. Mr Trump said on Wednesday that he was willing to be questioned under oath by the Mueller inquiry. He told reporters he was “looking forward” to it, subject to the advice of his lawyers, and that an interview could happen within two to three weeks. Source: – BBC NEWS The post Trump-Russia inquiry: President ‘tried to fire Robert Mueller’ appeared first on Caasimada Online.
  20. A Somali staff member with UNICEF shot dead one of the aid agency’s foreign workers in Somalia’s capital Mogadishu on Friday. The victim whose name and nationality have not yet been released was killed inside agency’s compound in Wadajir district. Reports say the deceased was the head chef in the compound. The murderer reportedly escaped from the scene before the security forces the area could arrive. Sources say African Union troops who man the base near the UNICEF headquarters reached the scene where the first on the scene. Aid workers and journalists have often been kidnapped in Somalia, although kidnappings have become less frequent in recent years. In 2016, 158 major attacks against aid operations occurred, in which 101 aid workers were killed, 98 wounded and 89 kidnapped. The number of attacks and victims increased only slightly from 2015. According to the 2017 Report on aid worker security, most aid worker attacks are perpetrated by ‘national-level’ non-state armed groups (NSAGs) seeking control of the state Neither Somali government nor UNICEF has commented on the incident, nor has any group claimed responsibility for the kidnapping. The post UNICEF worker killed in Mogadishu appeared first on Caasimada Online.
  21. The music video went up on December 22. It's got all the ingredients to go viral: a catchy beat, smooth vocals and easy-to-copy dance moves. Source: Hiiraan Online
  22. Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta si ay ugu suurto gasho hirgelinta isbedelka ay wado, isagoo tilmaamay inay lama huraan tahay in Soomaaliya ku soo laabto saaxadda caalamka. Isagoo ka hadlayay kulan maanta ku qabsoomay Fagaaraha Dhaqaalaha Caalamka (WEF2018) ee magaalada Davos si gaar ahna diiradda loogu saaray arrimaha Soomaaliya, wuxu yidhi mudane Khayre “Dowladda Soomaaliyeed way ka go’antahay in ay fuliso ballamaha ay u qaaday ummada Soomaaliyeed. laakiin waxaan ognahay in hirgelinta mashaariicda dib-u-habeynta iyo qorshaheega horumarineed oo ay ka mid tahay dhisidda amniga, mashaariicda kaabayaasha, dhismaha hay’adaha dawliga ah iyo dib u soo noolaynta dhaqaalaha ay u baahanyihiin hanti .” “Soomaaliya kaligeed ma fulin karto arrimahaas iyada oo dhaqaalaheegu xaddidan yahay culayska daynta ay dhaxashayna uu gaadhsiisan yahay ilaa lix bilyan oo doolar,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre, isaga oo hoosta ka xariiqay in dar-dargalinta dayn dhaafka iyo la xidhiidhka hay’adaha maaliyadda caalmiga ay muhiim u tahay horumarka waddanka.” “Xukuumaddaydu waxay ku howlantahay la shaqaynta hay’adahaas waxayna ku dadaaleysaa sidii ay u fulin lahayd shuruudaha loo qoondeeyay si ay u joogtayso xidhiidhka una wanaajiso maaraynta maamulka maaliyada,” ayuu yidhi, isagoo timaamaya in uu ku kalsoon yahay in lagu guulaysan doono fulinta arrintaasi. Isaga ku ammaanaya ganacsatada Soomaaliyeed doorkii ay ka qaateen badbaadinta dalka, wuxu yidhi: “In kasta oo ay dhib badan soo mareen, haddana shirkadaha gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed waxay si joogta ah u bixinayeen adeegyo muhiim ah ee ku saabsan badbaadinta iyo soo noolaynta ummadda, isagoona tilmaamay in xawaaladuhu ay yihiin illaha maalgashiga ee muhiimka ah, wuxuuna ku baaqay isbaheysi wax-ku-ool ah in ay samaystaan dawladda iyo shirkadaha ganacsiga leh. Wuxu tilmaamay warbixinta Bangiga Aduunku ku qeexay in wax soo saarka Soomaaliyeed uu koray boqolkiiba shan sannadkii 2015 iyo boqolkiiba lix sannadkii 2016, wuxuu ku nuux-nuuxsaday baahida degdega ah ee loo qabo sahaminta qaybaha kale ee dihin ee khayraadka dalka. “Biyaha Soomaaliya waxay ka mid yihiin meelaha ugu qanisan ee kalluumeysiga qaaradda Afrika iyada oo haddana khayraadka baddeena dhererkeedu yahay 3,330 km aan sidii la rabay looga kalluumaysan .” Waxa kale ee uu sheegay Mudane Khayre in khayraadka kale ee wax soo saarka ay ka mid yihiin 8.5 milyan oo hektar ee dhul beereed ah iyo in ka badan 50 milyan oo xoolo ah marka lagu daro macdanta aan wali la taaban. Mudane Khayre ayaa tilmamaay haddii si sax ah loo isticmaalo dhammaan khayraadka dalkeena, waxaa Soomaaliya u suurto geli doonta in aysan ka wel-welin helitaanka cuntada, abuurista shaqooyinka, kordhinta dakhliga dawladda, iyo in ay gacan ka geysato ganacsiga caalamiga ah. Waxa kale ee uu sheegay in ay samayeen bartilmaameed lagu yareynayo saboolnimada iyada oo la adeegsanayo hirgelinta marin-raacyo lagama maarmaan ah, qaab-sharciyeedo iyo jawi maalgashi oo cusub. “Soomaaliya, waxay diyaar u tahay inay dib u bilaabato kaalinteedii taariikhiga ahayd ee ahaa in ay noqoto albaabka ganacsiga Afrika, iyada oo adeegsanaysa xeebteeda badweynta Hindiya iyo badda Cas,” ayuu yidhi Mudane Khayre. Wuxuu tilmaamay in Soomaaliya oo shacabkeena u badan yahay dhallinyaro, ay si xoog leh uga faa’iidaysan karto fursadaha jira, fulin karto siyaasadaha loo baahan yahay, isbedel dhaqaalana ku guulaysan karto. “Adeegyada ay bixin karto waxa ka mid ah waxbarashada, shaqo abuurka iyo kor u qaadista maciishada, taas oo aad u yarayn karta in dhallinyarada lagu duufsado been abuurka ay ku adeegsadaan kooxaha xag jirka ahi,” ayuu yidhi Mudane Khayre, wuxu raaciyey in dawladdu qaaday talaabooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sugida amniga iyo isbedelo siyaasadeed iyo kuwo dastuuriya. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kulamo dhowr ah la yeeshay madaxda sare ee hay’adaha caalamiga ah iyo madaxda caalamka ee shirka ka soo qayb galay, waxaana ka mida ahaa Christine Lagarde oo ah Madaxa IMF, Kristalina Georgieva, Madaxa Agaasimaha Bangiga Adduunka, Akinwumi Ayodeji Adesin, Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika, Madaxa WEF Borge Brende iyo sidoo kale Madaxda waddamo dhawr ah sida Ra’iisul Wasaaraha Norway Ernest Solberg, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Ruushka ahnaWasiirka Warshadaha iyo Tamarta Arkady Dvorkovich, Raiisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Qadar Sheikh Mohammad bin Abdulrahman Al Thani, iyo kuwa kale. Waa markii ugu horaysay uu wafti Soomaaliyeed ka qaybgalo shirkan caalamiga ah ee Fagaaraha Dhaqaalaha Aduunka (WEF2018) ee lagu qabto magaalada Davos ee dalka Switzerland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kheyre ”Qorshaheenu waa inaan Somalia ku celinaa maqaamkeedii hore ee lumay” appeared first on Caasimada Online.
  23. MOGADISHU (Xinhua) -- The UN migration agency said Friday it has opened an office in Dollow in the Gedo region of Somalia in response to the large-scale displacements caused by drought and insecurity. Source: Hiiraan Online
  24. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta si ay ugu suurto gasho hirgelinta isbedelka ay wado, isagoo tilmaamay inay lama huraan tahay in Soomaaliya ku soo laabto saaxadda caalamka. Isagoo ka hadlayay kulan ka qabsoomay Fagaaraha Dhaqaalaha Caalamka (WEF2018) ee magaalada Davos si gaar ahna diiradda loogu saaray arrimaha Soomaaliya, wuxu yiri mudane Khayre “Dowladda Soomaaliyeed way ka go’antahay in ay fuliso ballamaha ay u qaaday ummada Soomaaliyeed. laakiin waxaan ognahay in hirgelinta mashaariicda dib-u- habeynta iyo qorshaheega horumarineed oo ay ka mid tahay dhisidda amniga, mashaariicda kaabayaasha, dhismaha hay’adaha dawliga ah iyo dib u soo noolaynta dhaqaalaha ay u baahanyihiin hanti .” “Soomaaliya kaligeed ma fulin karto arrimahaas iyada oo dhaqaalaheedu xadidan yahay culayska daynta ay dhaxashayna uu gaarsiisan yahay ilaa lix bilyan oo doolar,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Khayre, waxuuna hoosta ka xariiqay in dar-dargalinta dayn dhaafka iyo la xiriirka hay’adaha maaliyadda caalmiga ay muhiim u tahay horumarka waddanka.” “Xukuumaddaydu waxay ku howlantahay la shaqaynta hay’adahaas waxayna ku dadaaleysaa sidii ay u fulin lahayd shuruudaha loo qoondeeyay si ay u joogtayso xiriirka una wanaajiso maaraynta maamulka maaliyada,” ayuu yiri, isagoo timaamay in uu ku kalsoon yahay in lagu guulaysan doono fulinta arrintaasi. Ganacsatada Soomaaliyee ayuu ku aamaanay doorkii ay ka qaateen badbaadinta dalka, wuxu yiri: “In kasta oo ay dhib badan soo mareen, haddana shirkadaha gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed waxay si joogta ah u bixinayeen adeegyo muhiim ah ee ku saabsan badbaadinta iyo soo noolaynta ummadda, isagoona tilmaamay in xawaaladuhu ay yihiin illaha maalgashiga ee muhiimka ah, wuxuuna ku baaqay isbaheysi wax-ku- ool ah in ay samaystaan dawladda iyo shirkadaha ganacsiga leh. Wuxu tilmaamay warbixinta Bangiga Aduunku ku qeexay in wax soo saarka Soomaaliyeed uu koray boqolkiiba shan sannadkii 2015 iyo boqolkiiba lix sannadkii 2016, wuxuu ku nuux-nuuxsaday baahida degdega ah ee loo qabo sahaminta qaybaha kale ee dihin ee khayraadka dalka. Biyaha Soomaaliya waxay ka mid yihiin meelaha ugu qanisan ee kalluumeysiga qaaradda Afrika iyada oo haddana khayraadka baddeena dhererkeedu yahay 3,330 km aan sidii la rabay looga kalluumaysan . Waxa kale ee uu sheegay Mudane Khayre in khayraadka kale ee wax soo saarka ay ka mid yihiin 8.5 milyan oo hektar ee dhul beereed ah iyo in ka badan 50 milyan oo xoolo ah marka lagu daro macdanta aan wali la taaban. Mudane Khayre ayaa tilmamaay haddii si sax ah loo isticmaalo dhammaan khayraadka dalkeena, waxaa Soomaaliya u suurto geli doonta in aysan ka wel-welin helitaanka cuntada, abuurista shaqooyinka, kordhinta dakhliga dawladda, iyo in ay gacan ka geysato ganacsiga caalamiga ah. Waxa kale ee uu sheegay in ay samayeen bartilmaameed lagu yareynayo saboolnimada iyada oo la adeegsanayo hirgelinta marin-raacyo lagama maarmaan ah, qaab-sharciyeedo iyo jawi maalgashi oo cusub. “Soomaaliya, waxay diyaar u tahay inay dib u bilaabato kaalinteedii taariikhiga ahayd ee ahaa in ay noqoto albaabka ganacsiga Afrika, iyada oo adeegsanaysa xeebteeda badweynta Hindiya iyo badda Cas,” ayuu yirii Mudane Khayre. Wuxuu tilmaamay in Soomaaliya oo shacabkeedu u badan yahay dhallinyaro, ay si xoog leh uga faa’iidaysan karto fursadaha jira, fulin kartana siyaasadaha loo baahan yahay, isbedel dhaqaalana ku guulaysan karto. “Adeegyada ay bixin karto waxa ka mid ah waxbarashada, shaqo abuurka iyo kor u qaadista maciishada, taas oo aad u yarayn karta in dhallinyarada lagu duufsado been abuurka ay ku adeegsadaan kooxaha xag jirka ahi,” ayuu yidhi Mudane Khayre, wuxu raaciyey in dawladdu qaaday talaabooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sugida amniga iyo isbedelo siyaasadeed iyo kuwo dastuuriya. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa kulamo dhowr ah la yeeshay madaxda sare ee hay’adaha caalamiga ah iyo madaxda caalamka ee shirka ka soo qayb galay, waxaana ka mida ahaa Christine Lagarde oo ah Madaxa IMF, Kristalina Georgieva, Madaxa Agaasimaha Bangiga Adduunka, Akinwumi Ayodeji Adesin, Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika, Madaxa WEF Borge Brende iyo sidoo kale Madaxda waddamo dhawr ah sida Ra’iisul Wasaaraha Norway Ernest Solberg, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Ruushka ahna Wasiirka Warshadaha iyo Tamarta Arkady Dvorkovich, Raiisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Qadar Sheikh Mohammad bin Abdulrahman Al Thani, iyo kuwa kale. Waa markii ugu horaysay uu wafti Soomaaliyeed ka qaybgalo shirkan caalamiga ah ee Fagaaraha Dhaqaalaha Aduunka (WEF2018) ee lagu qabto magaalada Davos ee dalka Switzerland. PUNTLAND POST The post RW Khayre “Waa Lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka.” appeared first on Puntland Post.
  25. ADDIS ABABA – Authorities in Ethiopia’s restive Oromiya province have pardoned over 2,000 prisoners jailed for involvement in unrest that gripped the country in 2015-2016, officials said on Friday. The move is part of government efforts to calm unrest that has lingered since mass protests broke out in the region over accusations of land grabbing. Hundreds have died in the violence, with protests broadening into demonstrations against political restrictions and perceived human rights abuses. On Friday, Oromiya regional President Lema Megersa announced that 2,345 inmates had been pardoned, of whom 1,568 had already been convicted and sentenced. The move followed the release of Merera Gudina, an opposition leader who was arrested on his return from Brussels where he had addressed members of the European Parliament on the violence in Oromiya. He was freed alongside 114 other inmates. The government in Addis Ababa has long been accused by rights groups of using security concerns as an excuse to stifle dissent and media freedoms. It denies the charges. Last week the United Nations urged the Horn of Africa country to review the status of a “large number of people” still behind bars. U.N. human rights spokesman Liz Throssell said the Addis Ababa government should review anti-terror legislation and laws “to ensure that they are neither interpreted nor implemented too broadly, thereby resulting in people being arbitrarily or wrongfully detained”. Laws placing “undue restrictions” on non-governmental organisations and restricting the media should also be revised, Throssell told a news conference in Geneva earlier this week. Reuters