Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    210,589
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Minnesota has the highest population of Somalis outside the country itself. Three close friends from the Twin Cities think because of that, all Minnesotans should know more about the country of Somalia. And it took extreme measures for them to make that connection. Riverside Plaza — the bright towers that mark the Minneapolis skyline — host many a story: of friendship, of food, of coffee. of love. Somalia is a pivotal part of Minnesota’s story, from the Cedar Riverside neighborhood and beyond. “When we lived in Elliot Park, we play soccer with Somali folks. That was probably my first interaction with the Somali community,” said Simon Trautmann. Growing up, Trautmann and Ethan Miller knew many Somalis live in Minnesota. But it wasn’t until they went to college at North Central University in the early 2000s that they got to know their Somali neighbors — who became Somali friends. “Not necessarily because I’m their friend, because I wear a hijab, because I’m Muslim, because I’m African American, because I’m immigrant,” said Saeciido Shaie. “It’s just that one-on-one human connection.” Shaie was born in Somalia and educated in Minnesota. She started a nonprofit after college: an after-school mentoring programs for children of Somali decent. Ten years ago, a friend connected her Trautmann, then a young lawyer. “The ink was still wet on my law degree,” Trautmann said. “[Shaie said] ‘You should be their lawyer.’ So that was the basis of our friendship, and my connection, deeper connection to the Somali Community.” The three became friends, taking on each other’s highs and lows, especially after Saeciido’s uncle in Somalia died from not having enough water. “This was the first time in my life that a famine had ever involved people that I knew,” Trautmann said. “It wasn’t the abstraction of people on the television or people on the other side of the world, but friends like Saeciido were sending me video and telling me stories of their family members.” They decided together they needed to do something, so the three of them flew together to Somalia. Miller documented the journey. When they got there, they toured the damage to see what the famine had left behind and took away. “It would probably be like us going to Lake of the Isles, and it being not there. Just nonexistent,” Miller said. “The effect of that on their livestock was a huge thing.” They toured a hospital destroyed by explosives, and met a doctor who is working to help the country recover. That is what they say moved them most: all the people who are working to rebuild, and many of whom are using the knowledge they learned in the United States. “There’s a lot of Somalis from the Twin Cities that are in Somalia or in Kenya doing work,” Shaie said. So they decided to also do some work, taking their knowledge and video footage back to their friends in Minnesota. They were able to raise enough support to send $128,000 in medical supplies and 250,000 meals to Somalia. “They’re not just a lost cause. There’s hope there. They need help,” Miller said. “We need to come alongside them, help alongside them, but there’s hope.” A journey they say they will keep sharing. They are neighbors who understand they each have more in common than they have differences. “It’s just like people are the same, and we all are interconnected in somehow, someway because of that human-to-human connection,” Shaie said Source: – WCCO
  2. A fact-finding excursion by a miraa traders’ lobby has reported a huge untapped market for the stimulant in the semi-autonomous republic of Somaliland headquartered in Hergeisa. The Nyambene Miraa Traders Association (Nyamita) said the market in the region was so huge that the issue was not about the quality of Kenyan produce but whether local producers had sufficient quantities for a year-round supply at a steady price. Nyamita Chairman Kimathi Munjuri said the association was pushing for an agreement between the two governments. “We have been told many stories about Hergeisa, the capital city of Somaliland, most of them not true,” said Mr Munjuri. Although highly in demand, miraa imports into the peaceful and stable Somaliland face a 100 per cent duty and flight charge that make it uncompetitive compared to Ethiopia’s hereri, a stimulant of the same family that is brought in from the nearby region by road. Tax obligation Somaliland places large tax obligation on importers from nations such as Kenya that do not recognise it as a semi-autonomous region of Somalia. A bunch of hereri retails for Sh,1500 in Hergeisa compared to miraa, which sells at Sh2,500, according to Nyamita. According to the association, the market in Hergeisa at 150 tonnes daily remained the prime target that could give an expected boost to the sub-sector. Supply challenge Kenya’s miraa imports to Somaliland currently stand at only 72 tonnes a month delivered direct into Lasanod and Badan towns – 700km from Hergeisa — some 18 days a month. Nyamita admits that one of the challenges will be a reliable supply throughout the year at a steady price, adding that the miraa-growing area can hardly guarantee 50 tonnes daily in dry weather. The association is urging the Government to diplomatically recognise the breakaway region to ease access to its markets. Source: – The Standard
  3. More than 9,000 people have been displaced following floods in Beledweyne town of Hiiraan region after River burst its banks. Families in Hawo-tako, Koshin and Bundaweyn suburbs have been forced to seek shelter on higher ground in the outskirt of Beledweyne town after their houses were submerged and valuables washed away Speaking to the media Abdullahi Ahmed Moalim, the governor of Hiiraan region said various riverine villages were washed away after the river flooded following the heavy downpour. He said that about 9,000 residents in Beledweyne had moved to El-Jalle village for fear of being carried away by the floodwaters. The governor warned the residents to seek high ground areas as looming floods flashed from Ethiopian Highland and Hills in the region are imminent. Moalim called on NGO and well-wishers to help the victims as they are spending their nights without shelter and the risk of flood-related diseases. In a report, UN Office for the coordination of Humanitarian Affairs said the river level was at 7.75 meters, which is 0.45 meters above high flood risk level leading the displacement of more than 500 people from Hilaac, Kutimbo and Donsubagle who moved with some moving with their possessions, including livestock to safer areas. Beledweyne Airport has been unserviceable for extended periods over the course of the last week due to inundation by rain waters, which hampers the delivery of supplies UN also said more than 7,000 people in Jowhar town have also moved to Hanti-Wadag village fearing floods from the river which was filled to the brim with frenzied heavy flushing water. Ahmed Mohamed A
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah Musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta oo Arbaco ah jeediyay khudbado ay ku cadeynayaan waxa ay qabanayaan hadii la doorto midkood. Musharaxiinta jeedisay khudbada ayaa mid waliba qeexay qodobada uu wax ka bedeli doono, waxyaabaha uu ka fogaan doono iyo isbedelka uu sameyn doono haddii la doorto. Musharaxiinta maanta jeedisay khudbada oo ka kooban 6 Musharax ayaa dhammaantooda u hardamaaya qabashada xilka Guddoomiyenimo. Lixda Xildhibaan ee maanta khudbaha jeediyay ayaa waxa ay kala yihiin:- Ibraahim Isaaq Yarow, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Cali Sheekh Maxamed (Xaaji Cali), Saalim Caliyow Ibrow, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo Idiris Cabdi Dhaqtar.
  5. Muqdisho (PP) ─ Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran Dowladda Dhexe ee Somalia ayaa fariin uu soo diray wuxuu kaga hadlay xaaladda amaan ee Soomaaliya iyo arrimaha siyaasadda, Wuxuuna si kulul u weeraray kooxda Al-shabaab oo uu horay gua tirsanaa. Aweys oo farriintiisu ay socotay 53-daqiiqo ayaa Waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ugu weyn dilalka Al-shabaab ay ka fuliyaan Somalia ee lagu beegsado dadka muhiimka u ah hogaanka bulshada iyo waayihii ururka Al-shabaab iyo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abuu-Mansuur]. Wadaadka ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in la dilo culumada, indheer-garadka, odayaasha iyo ganacsatada, isagoo in arrintan ay cadeyn u tahay inaan waxba la is-dhaamin, khaladaadkuna badan doonaan. Sidoo kale, Sheekhu wuxuu sheegay in Sh. Abuu Mansuur uu Al-shabaab ka caawiyay inay qabsadaan meelo badan oo waddanka ah, Wuxuuna sheegay in lagu abaal dhacay isagoo Cali Dheere ku cambaareeyey hadalladii uu ku sheegay inuu Abuu Mansuur diinta ka baxay. ”Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere wuxuu meelaha lahaa – Abuu Mansuur wuu ridoobay, marka qofkii ka hor-yimaada fikirkooda ma gaalbaa, Xitaa haddii qofka uu Khilaafada Islaamka ka hor-imaado Diinta miyuu ka baxay… Abuu-Mansuur waa ninkii gacanta idiin geliyay Gobollada Bakool, Bay iyo Hiiraan, sidaad u dhaqmaysaa iyo sida diintu tahayna isma-lahan,” ayuu ku yiri hadalkiisa Sheekh Xasan Daahir. Dhanka kale, Wadaadku wuxuu Al-sshabaab ugu baaqay inay wax badan ka beddelaan habkooda dagaalka, isagoo ka digay inay dalka u hoggaamiyaan meel halkaan kasii hooseysa. Ugu dambeyn, Hadalka Sheekh Xasan Daahir ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo madaxda Dowladda Somalia ay dhawaan sheegeen inay qorsheynayaan inay dagaallo ku qaadaan kooxda Al-shabaab si ay uga saaraan goobaha ay weli gacanta ku hayaan. PUNTLAND POST The post Sh. Xasan Daahir Aweys oo fariin uu soo diray si kulul ugu weeraray kooxda Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
  6. Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Somalia ayaa waxaa ka bannaan Toddoba jago oo Wasiirradii hayay ay is-casileen intooda badan, iyadoo wasiirradii ugu dambeeyay ee xilalkooda iska-casila ay u tartamayaan xilka guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Somalia oo doorashadiisu ay dhici doonto 30-ka bishan aynu ku jirno ee Abriil, iyadoo lagu wado in dhawaan la buuxiyo xilalkan. Wasiirradii is-casilay ee u dambeeyay waxaa ka mid ah: Wasiirkii Difaaca Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo lasoo magacaabay dhammaadkii bishii November ee 2017-kii iyo Wasiirka Tamarta iyo Biyaha, Saalim Caliyoow Ibroow kuwaasoo ka mid musharraxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia. Sidoo kale, Muddo fog bannaan Wasaarada Gargaarka iyo Bini’aadamnimada oo ay iska casishay Maryan Qaasim 15-kii November 2017-kii, kaddib markiii ay sheegtay inay ku shaqeyn karin isku dhex-yaaca Xukuumadda Kheyre iyo Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta, Iimaan C/llaahi Cali oo xilka laga qaaday 26-kii November ee isla sannadkii hore 2017 kii. Dhanka kale, Waxaa iska haawanaya xilkii Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta Somalia oo uu banneeyay Inj. C/raxmaan Cumar Cismaaan loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho 20-kii January ee sanadkan 2018-ka. Haddaba, Xilalka ka bannaan xukuumadda Kayre ayaa waxay kala yihiin; Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Bini’aadanimada Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa la sheegay inuu qorheynayo isku shaandheyn uu ku sameeyo Golaha Wasiirradiisa markii ugu horreysay, iyadoo xubno cusub lagu soo darayo Xukuumadda Somalia, isla markaana lagu xoojinayo shaqsiyaad baarlamaanka ku jira. PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaare Khayre oo Qorsheynaya inuu buuxiyo Xilalka ka Banaan Golaha Wasiirada appeared first on Puntland Post.
  7. Wararka ka imaanayaa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA). Sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Axmed Maxamuud Buulle(Xamaada) ayaa laba dhalinyaro ah oo baastoolado ku hubaysan ku dileen degmada Waaberi ee gobolka Banaadir,sida ay xaqiijisay warbaahinta Maxalliga ah ee Muqdisho. Raggii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday,waxaana halkaasi ka socda hawlgal ay ciidamadu ku baarayaan xaafadaha degmadaasi. Weli ma jirto cid sheegatay dilka sarkaalkan,hayeeshe ururka Al-shabaab ayaa ku caan ah weerarada qorshaysan ee lagu beegsado mas’uuliyiinta dowladda iyo saraakiisha ciidamada ee magaalada Muqdisho. PUNTLAND POST The post Sarkaal ka tirsanaa NISA oo Muqdisho lagu dilay. appeared first on Puntland Post.
  8. A fact-finding excursion by a miraa traders’ lobby has reported a huge untapped market for the stimulant in the semi-autonomous republic of Somaliland headquartered in Hergeisa. Source: Hiiraan Online
  9. For Nairobi-based journalist Soila Kenya, technology is a tool to unearth the truth. She recounts an attack by terrorist group al-Shabab last year, when militants struck an army base in Kulbiyow, Somalia. Kenya's defense forces downplayed the damage and claimed they had repelled the attackers. Source: Hiiraan Online
  10. Diaspora groups – migrants, refugees and their descendants – are important development actors in countries affected by protracted conflict and poverty. Their assistance ranges from remittances to disaster relief and development projects, providing a lifeline in crisis and contributing to long-term processes of change. Somali-Swedish engagement is a case in point. Source: Hiiraan Online
  11. By Ahmed Abdi Hargeisa—Somaliland reopened a former school for street children in Sahel region and laid the foundation stone of a new well on Tuesday. “We have learned the importance of reopening this school for the street kids and we requested from the ministry of water development to help us find a water well for the school,” Minister of Justice Eng. Abdiqhani Mohamoud Atieh said. Minister of Water development Saleban Ali Koore said that the government is responsible for the well-being of the children that will contribute the development of the nation. Minister Koore called on the Business-people, diaspora and International NGOs to participate in executing this plan which he said will discourage young kids to turn gangs that can harm the nations well being.
  12. WASHINGTON -President Donald Trump's effort to ban immigrants from several Muslim-majority countries heads to the Supreme Court Wednesday, which will decide if his argument asserting national security interests was tainted by religious bias. Source: Hiiraan Online
  13. Nyambene Miraa Traders Association Chairman Kimathi Munjuri, who defended transporters, saying they do not flout rules. A fact-finding excursion by a miraa traders’ lobby has reported a huge untapped market for the stimulant in the semi-autonomous republic of Somaliland headquartered in Hergeisa. The Nyambene Miraa Traders Association (Nyamita) said the market in the region was so huge that the issue was not about the quality of Kenyan produce but whether local producers had sufficient quantities for a year-round supply at a steady price. Nyamita Chairman Kimathi Munjuri said the association was pushing for an agreement between the two governments. We have been told many stories about Hergeisa, the capital city of Somaliland, most of them not true,” said Mr Munjuri. Although highly in demand, miraa imports into the peaceful and stable Somaliland face a 100 per cent duty and flight charge that make it uncompetitive compared to Ethiopia’s hereri, a stimulant of the same family that is brought in from the nearby region by road. Tax obligation Avoid fake news! Subscribe to the Standard SMS service and receive factual, verified breaking news as it happens. Text the word ‘NEWS’ to 22840 Somaliland places large tax obligation on importers from nations such as Kenya that do not recognise it as a semi-autonomous region of Somalia. A bunch of hereri retails for Sh,1500 in Hergeisa compared to miraa, which sells at Sh2,500, according to Nyamita. According to the association, the market in Hergeisa at 150 tonnes daily remained the prime target that could give an expected boost to the sub-sector. Supply challenge Kenya’s miraa imports to Somaliland currently stand at only 72 tonnes a month delivered direct into Lasanod and Badan towns – 700km from Hergeisa — some 18 days a month. Nyamita admits that one of the challenges will be a reliable supply throughout the year at a steady price, adding that the miraa-growing area can hardly guarantee 50 tonnes daily in dry weather. The association is urging the Government to diplomatically recognise the breakaway region to ease access to its markets. Standard
  14. Come the end of the 2017-18 campaign, Liverpool's 5-2 victory over Roma on Tuesday will probably be remembered as the greatest night of the club's campaign -- depending, of course, upon whether they go one better and win the final itself. Source: Hiiraan Online
  15. Rahma Mohamed's book, 'Muhiima's Quest,' follows a Somali-Muslim child on unique journey Source: Hiiraan Online
  16. As human rights’ activists and advocates of community policing, we condemn violence by police officers and the special protections, aka Police Bill of Rights, they are afforded by the state. We are also Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xukuumadda Soomaaliya oo lasoo dhisay 21 kii March 2017 kii, waxay hadda shaqaynaysaa muddo sanad iyo bil ah, Xukuumadda waxaa ka maqan Wasirro, Wasiir ku xigeen iyo Wasiiru dowle. Wasiiradda maqan waxaa kujira kuwo muhiim ah oo qaaarkood ay bilo kooban Xafiiska joogeen, sidoo kale Wasaaraddo ayaa banaan muddo ka badan Shan bilood. Shan Wasiir, Wasiir ku xigeen iyo Wasiiru dowle ayaa ka banaan Xukuumadda khayre. Wasiirkii Gaashaandhiga, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan oo lasoo Magacaabay 26kii November 2017 kii ayaa Xilka iska casilay si uu ugu tartamo Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waana Wasiirkii Labaad ee Gaashaandhigga iska Casila Sanad gudihiis. Wasiirkii Diinta iyo Owqaafta, Iimaan cabdullahi Cali waxaa Xilkii laga qaaday 26 kii November 2017 kii, Awood qaybsiga dartiis. Wasiirkii Warfaafinta, Cabdi raxmaan Cumar Cismaaan, Waxaa loo magacaabay gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho 20 kii January ee Sanadkaan, sidaasna waxaa ku banaanaaday Xilkii uu hayay ee Wasiirnimo. Wasiirka Gargaarka iyo Bini’aadanimada, Maryan Qaasim ayaa iska casishay xilkeedii 15 November 2017, kadib isku dhexyaac ay sheegtay in uu ka jiro Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirkii Tamarta iyo Biyaha, Saalim Caliyoow Ibroow ayaa todobaadkaan gudihiisa iska casilay xilkii si uu ugu tartamo Afhayeenka Golaha shacabka. Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta, Ibraahin Yaroow Isaaq, ayaa sidoo kale iscasilay si uu uga qayb qaato tartanka Golaha Shacabka. Wasiiru dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa isaguna isu casilay Tartanka Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaare Khayre uu doonayo in uu isku shaandheeyn ku sameeyo Golihiisa Wasiiradda si uu usoo buuxiyo Wasaaradaha banaan. Isha: Radio Kulmiye Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Fariin uu soo duubay Sheikh Hassan Daahir oo la soo gaarsiiyay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si dheer uga hadlay Xaaladda amni ee Soomaaliya iyo Arimaha Siyaasadda. Fariinta Sheikh Hassan Daahir oo socatay 53 daqiiqo ayaa waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ugu weyn Dilalka Al-shabaab ay ka fuliyaan Soomaaliya ee loo geesto dadka muhiimka u ah hogaanka Bulshada iyo Waayihii Al-shaab iyo Sheikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur. Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in wax laga xumaad ay tahay in la dilo culimada, indha garadka, Odayaasha iyo ganacsatada, wuxuuna sheegay inay marka ay arrinta halkaas mareyso ay tahay inaan wax la is dhaamin khaladaadkana uu sii badan doono. Wuxuu sheegay in Abuu Mansuur uu Al-Shabaab ka caawiyey inay qabsadaan meelo badan, wuxuuna sheegay in lagu abaal dhacay isagoo Cali Dheere ku cambaareeyey hadalkii uu ku sheegay inuu Abuu Mansuur diinka ka baxay. ” Bal Cali Dheere wuxuu meelaha la caac lahaa buu Mansuur waa ridoobay, qofkii ka hor imaado Al-Shabaab ma gaalbaa, xataa qofka haddii uu Khilaafada islaamka ka hor imaado diinta miyuu ka baxay, Abuu Mansuur waa ninkii gacanta idiin soo geliyey gobolada Bakool, Bay iyo Hiiraan, dadka isaga aad u galeysaan iyo sidii rasuulka u geli jiray isma lahan, abaal ma lihidiin” Wuxuu Al-Shabaab ugu baaqay inay wax badan ka badalaan istaraatiijiyadooda dagaal, isagoo ka digay inay Soomaaliya u hoggaamiyaan meel halkaan kasii daran. Halkaan hoose ka dhageyso hadalka Shiikh Mukhtaar Roobow oo ay Warbixin ka sameysay idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/04/warbixin-Xuseen-Cabdulle-iyo-Shiikh-Xasan-Daahir-Aweys-.mp3 Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. A De Montfort University Leicester (DMU) graduate spends her free time helping underrepresented entrepreneurs as she understands how hard it can be to progress from learning to earning. Source: Hiiraan Online
  20. Mogadishu (HOL) - A conference on security expected to commence today in Garowe between the federal security ministry and its regional counterparts. Source: Hiiraan Online
  21. MINNEAPOLIS (WCCO) — Minnesota has the highest population of Somalis outside the country itself. Source: Hiiraan Online
  22. MOGADISHU, April 25 (Xinhua) -- A contingent of Sierra Leone's police officers have completed orientation course tailored to familiarize them with African Union Mission in Somalia (AMISOM) mandate and have been deployed in southern Somalia, the mission said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
  23. Madrid (Caasimadda Online) – Spain ayaa indhaha ku heysa in Xarunta ugu weyn ee la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida ah laga hirgeliyo Caasimadda dalkeeda ee Madrid, maadaama sida horey loo shaaciyay Dowladda Ingiriiska ay ku dhawaaqday in ay ka baxdo liiska wadamada Midowga Yurub ka tirsan. Dowladda Spain ayaa hardan adag waxay kala kulmeysaa Dowladda Talyaaniga oo laftirkeeda ku warjo weyn in xarunta la dagaalanka Burcad Badeeda Midowga Yurub laga dhigo Magaalada Rome. Waxaa kaloo jira wadanka Netherlands oo isaguna ka mid ah wadamada u hanqal taagaya in saldhigga ugu weyn howlgalka la dagaallanka burcad badeedda Soomaalida uu qaabilo. Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Spain, General Fernando Alejandre Martinez waxa uu sheegay inay xaqiiqdii muhiim u tahay dalkiisa inay Xarun Dhexe u noqoto Hawlgalka EU-da (Atalanta operation) ee La-dagaalanka Burcad-baddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia. Sidoo kale Spain waxay dooneysaa in xarunta Howlgalka EUNAVFOR Atalanta Operation ee la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida ay ka dhigto magaalada Rota oo ku taalla Koofurta dalkaas. Dhinaca kale, Ciiddanka Spain waxay ka mid yihiin Ciiddamadda EUFOR ee qeybta ka ah Hawlgalka lagula dagaalamayo Burcad-baddeeda Soomaalida. “Waxay u baahan tahay xarun gaar ah oo xarunteedu tahay (Operational Office) taas oo u oggolaanaysa jihada istaraatiijiga ah iyo xakamaynta aagagga juqraafiga xiisaha weyn ee Yurub, waxaan aaminsanahay inaan awoodno xilkaas.” Ayuu yiri Wasiir Maria Dolores. Howlgalkan waxaa la sameeyay 2008-dii markaas oo Burcad badeedda Soomaalida ay weeraro badan ka geysanayeen Xeebaha Soomaaliya, Gacanka Carabta iyo Badweynta Hindiya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa galabta soo xiray qabashada araajida musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, waxaana si rasmi ah shuruudaha u buuxiyey 11 musharax oo beel qura kasoo jeeda. Guddiga ayaa shaaciyey magacyada 11-ka xildhibaan ee u tartamaysa xilka gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka oo lagu wado inay dhacdo 30-ka bishan April 2018. AKHRISO MAGACYADA MUSHARIXIINTA 1- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 2- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen 4- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 5- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe 6- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 7- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar 8- Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal 9- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 10- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 11-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur Tirada u taagan xilka uu banneeyay Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa noqonaya tiradii ugu badneyd ee xilkan isu soo taaga tan iyo sanadki 2000 shirkii Carte, waxaana ku jira wasiiro xilalkoodii iska casilay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  25. Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dhageysan doonaa khudbadaha waxqabadka qaar kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Guddiga qaban-qaabada doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya oo shalay soo xirey araaji qabashadda Musharixiinta ayaa sheegay in ay is diiwaan galiyeen 11-musharax oo isugu jira Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsanaa Xukuumadda Soomaliya. Dhanka kale Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay si taxadar leh ay u dhagaysan doonaan Khudbadaha Murashaxiinta Islamarkaana ay ka soo xulan doonaan Xildhibaankii ay u arkaan inuu Baarlamaanka hogaamin karo. Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa iska casilay 9-kii bishaan Gudoomiyihii hore Maxamed Shiikh Cusmaan jawaari,kadib cadaadis uu kala kulmay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Xildhibaanada oo dhageeysanaya Qudbadaha Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamaanka appeared first on Puntland Post.