Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,266
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Addis Ababa, 28 Jan, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku bilaabay mahadcelin uu u jeediyey Madaxweynayaasha kasoo qeyb galay shirka, isagoo sidoo kale bogaadiyey hiigsiga Afrika ee sanadka 2063, kaas oo isku xiri doona Afrika, una yeeli doona awood dhaqaale iyo mid horumar. Madaxweynaha ayaa caddeeyey in sanadka 2018 uu yahay sanadkii ay Afrika ku guulaysan lahayd la dagaallanka musuqmaasuqa, waxa uu tusaale usoo qaatay sida Afrika hodonka u tahay iyo sida dadkeedu saboolka u yihiin, Madaxweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay in musuqmaasuqu sabab u yahay in horumar fiican laga sameyn waayo Afrika. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Madaxda Afrikaanka ah in Dowladda Soomaaliya ay muhiimadda koowaad siinayso la dagaallanka musuqmaasuqa, wuxuu xusay Madaxweynuhu in ay sameeyeen Sharciga La-dagaalanka Musuqmaasuqa, adkeynta Nidaamka Maamulka Maaliyadda Dowladda iyo qaababka loo raacayo oo ay kamid tahay shaqaalaysiinta Dadweynaha, taas oo u baahan isla xisaabtan iyo in loogu adeego danaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in Dowladdiisa ay muhiimad gooni ah siinayso soo celinta ammaanka, horumarinta dhaqaalaha, adeegga bulshada iyo maamul wanaagga. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbad kale ka jeediyey shirka dib-u-qaabaynta Ajendaha Midowga Afrika, wuxuu caddeeyey Madaxweynuhu in Soomaaliya taageersantahay dib-uqaabayn lagu sameeyo Ajendayaasha Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa xusay in ay taasi caddaynayso ka dhab-ahaanshaha Ururka ee xaqiijinta Hiigsiga 2063, taas oo keenaysa isdhexgalka iyo horumarka Bulshada Afrika. -DHAMMAAD- The post Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Shir-Madaxeedka Midowga Afrika appeared first on Puntland Post.
  2. Siyaasi Maxamuud Xaaji Jeeni-yare oo mar guddoomiye Somaliland uga noqday gobolka Sool ayaa markii ugu horraysay qiray warar soo baxay oo tibaaxay in khilaaf xooggan hareeyey ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool. Mudane. Jeeni-yare oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland,Faysal Cali Waraabe in uu sabab u yahay khilaaf qabiil ku salaysan oo ka dhex abuurmay ciidamada Somaliland,kadib markii uu caayey beelaha dega gobolada SSC. Sayaasigan ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool ay fitno ka dhex abuurantay,kadib markii Faysal Cali Waraabe uu si xun u caayey beelaha dega SSC. Siyaasi Jeeni-yare ayaa ku baaqay in umadda laga qabto Faysal Waraabe oo ku tilmaamay qof waalan. Hadalka Jeeni-yare ayaa ku soo beegmay xilli ay soo baxayan warar sheegaya in khilaaf xooggan ka dhex jiro ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool,islamarkaana ay qeybsanyihiin. PUNTLAND POST
  3. Mogadishu (HOL) - Noor Idow Beyle has been elected as new lawmaker for Somalia's Lower House in a hotly contested poll in Jowhar. Beyle emerged victorious in the second round of voting after garnering 27 votes out of the possible 51. Source: Hiiraan Online
  4. Noor Idow Beyle has been elected as new lawmaker for Somalia's Lower House in a hotly contested poll in Jowhar, which culminated into his win in the second round after garnering 27 votes out of the possible 51. Source: Hiiraan Online
  5. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku taariikhaysan 26-kii Janaayo 2018, ayaa lagu magacaabay Guddi isku dhaf ah oo kor kala socon doona Hay’aha kala duwan ee Dowladda dhanka shaqo qorista, kuwaas oo shaqdoodu noqonayso xallinta cabashooyinka dhanka shaqaalaysiinta shaqaalaha. Guddigan oo ka kooban Shan xubnood ayaa leh Gudoomiye iyo Guddoomiye waxaa ka dhexmuuqda Agaasimaha guud ee Hay’adda Astaynta maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuq maasuqa, Gudoomiyaha Hanti dhowrka guud iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adaha Dowladda. U Jeedada loo magacaabay Guddigan ayaa noqonaysa in laga hortago wixii musuqmmaasuq iyo Nin jeclaysi ah, waxayna xoojinaysaa qorshaha Puntland ee isla xisaabtanka, adeeg hunfanaanta, daahfurnaanta iyo kasbashada kalsoonida dadweynaha. Dowladda Puntland ayaa ku howlan soo saarista shaqaale tayo leh oo ku yimaada Karti, Aqoon iyo ku habboonaanshaha shaqada ay qabanayaan. Hoos ka akhriso Wareegtada ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga xallinta cabashooyinka Shaqaalaha appeared first on Puntland Post.
  6. Gaarisa (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta lala eegtay ciidamo ka tirsan Milatariga Kenya. Qaraxa oo ahaa mid aad u xoogan ayaa waxaa ciidamada lagula eegtay inta u dhaxaysa degaanada Haluuqa iyo Ijaara oo ka wada tirsan magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Sida laga soo xigtay Saraakiisha ciidamada Kenya ee Gaarisa waxaa Qaraxa ku dhintay 4 Askari oo labo kamid ah ay u dhinteen dhaawac soo gaaray, halka labana ay fagta hore ee Qaraxa ku dhinteen. Laba kamid ah Askartaan ayaa dhaawaca soo gaaray u geeriyooday dhowr saacadood kadib xiliga Qaraxa, waxaana jira warar sheegaya in Saddex askari oo kale, oo isku dayay in ay ka boodaan gaariga, ay toogteen dagaalyahanada lagu tuhunsan yahay Alshabaab islamarkaana si xun loo dhaawacay. Ciidamada la dhaawacay ayaa la xaqiijiyay in loo duuliyay cusbataalka ciidamada Militiriga Memorial Hospital si loogu daaweeyo halkaasi. Dhinaca kale, Saraakiisha ayaa ku adkeysaneysa in Qaraxa uu ahaa Miinada nuuca dhulka la geliyo oo haleelay Gaari ay saarnaayeen kolanyo ka tirsan Milatariga Kenya oo ka baxayay Gudaha Soomaaliya kuna sii jeeday Wadanka Kenya. Caasimada Online Xafiiska Gaarisa Caasimada@live.com The post Khasaaraha ka dhashay Qarax lala eegtay ciidamada Kenya oo kordhay appeared first on Caasimada Online.
  7. The African Union on Friday urged Mauritania to make a greater effort to eliminate slavery after the country handed out lenient sentences to a family of slave owners in a landmark conviction. Said Ould Salem and his brother Yarg were born into slavery in the West African nation and forced to work every day from an early age by a wealthy family, campaigners said. Their owner was found guilty in Mauritania’s first ever prosecution for slavery in 2011, but was sentenced to only two years in prison while the law required five to ten years, said UK charity Anti-Slavery International. This verdict puts a lot of pressure on Mauritania to take slavery seriously. He has yet to be jailed, pending appeal, and other members of the family walked free, the campaign group said. In a statement published online, the African Union (AU)’s Committee of Experts on the Rights and Welfare of the Child said that all members of the family should be given sentences commensurate to their crimes. Mauritania should also “give due regard to the issue of slavery and make the elimination… one of its priorities,” the pan-African body said. “This verdict puts a lot of pressure on Mauritania to take slavery seriously,” said Jakub Sobik, a spokesman for Anti-Slavery International. The AU also recommended that Said and Yarg, now teenagers, receive psychosocial support, schooling and compensation. Mauritania was the last country in the world to abolish slavery in 1981, and has one of the highest rates of slavery in the world, with 1 in 100 people living as slaves, according to the 2016 Global Slavery Index. Slavery is a historical practice in Mauritania, where dark-skinned ethnic groups make up the main “slave caste”, often working as domestic servants and cattle herders. A new anti-slavery law in 2015 doubled the prison term for perpetrators to 20 years, but in its second prosecution a year later Mauritania gave two slave owners only five-year sentences. “The problem is that there is a law criminalsing slavery, but it’s not respected,” said Lucy Claridge, legal director for Minority Rights Group International, which helped bring Said and Yarg’s case to the African Union. The country is due to host two high-level AU meetings this year, which could increase pressure, she said. “This is a fantastic decision. I very much hope that it’s taken seriously,” Claridge told the Thomson Reuters Foundation. Source: AfricaNews The post African Union urges Mauritania to step up efforts to fight slavery appeared first on Caasimada Online.
  8. Addis Ababa, 28 Jan, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku bilaabay mahadcelin uu u jeediyey Madaxweynayaasha kasoo qeyb galay shirka, isagoo sidoo kale bogaadiyey hiigsiga Afrika ee sanadka 2063, kaas oo isku xiri doona Afrika, una yeeli doona awood dhaqaale iyo mid horumar. Madaxweynaha ayaa caddeeyey in sanadka 2018 uu yahay sanadkii ay Afrika ku guulaysan lahayd la dagaallanka musuqmaasuqa, waxa uu tusaale usoo qaatay sida Afrika hodonka u tahay iyo sida dadkeedu saboolka u yihiin, Madaxweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay in musuqmaasuqu sabab u yahay in horumar fiican laga sameyn waayo Afrika. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Madaxda Afrikaanka ah in Dowladda Soomaaliya ay muhiimadda koowaad siinayso la dagaallanka musuqmaasuqa, wuxuu xusay Madaxweynuhu in ay sameeyeen Sharciga La-dagaalanka Musuqmaasuqa, adkeynta Nidaamka Maamulka Maaliyadda Dowladda iyo qaababka loo raacayo oo ay kamid tahay shaqaalaysiinta Dadweynaha, taas oo u baahan isla xisaabtan iyo in loogu adeego danaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in Dowladdiisa ay muhiimad gooni ah siinayso soo celinta ammaanka, horumarinta dhaqaalaha, adeegga bulshada iyo maamul wanaagga. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbad kale ka jeediyey shirka dib-u-qaabaynta Ajendaha Midowga Afrika, wuxuu caddeeyey Madaxweynuhu in Soomaaliya taageersantahay dib-uqaabayn lagu sameeyo Ajendayaasha Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa xusay in ay taasi caddaynayso ka dhab-ahaanshaha Ururka ee xaqiijinta Hiigsiga 2063, taas oo keenaysa isdhexgalka iyo horumarka Bulshada Afrika. -DHAMMAAD-
  9. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku bilaabay mahadcelin uu u jeediyey Madaxweynayaasha kasoo qeyb galay shirka, isagoo sidoo kale bogaadiyey hiigsiga Afrika ee sanadka 2063, kaas oo isku xiri doona Afrika, una yeeli doona awood dhaqaale iyo mid horumar. Madaxweynaha ayaa caddeeyey in sanadka 2018 uu yahay sanadkii ay Afrika ku guulaysan lahayd la dagaallanka musuqmaasuqa, waxa uu tusaale usoo qaatay sida Afrika hodonka u tahay iyo sida dadkeedu saboolka u yihiin, Madaxweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay in musuqmaasuqu sabab u yahay in horumar fiican laga sameyn waayo Afrika. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Madaxda Afrikaanka ah in Dowladda Soomaaliya ay muhiimadda koowaad siinayso la dagaallanka musuqmaasuqa, wuxuu xusay Madaxweynuhu in ay sameeyeen Sharciga La-dagaalanka Musuqmaasuqa, adkeynta Nidaamka Maamulka Maaliyadda Dowladda iyo qaababka loo raacayo oo ay kamid tahay shaqaalaysiinta Dadweynaha, taas oo u baahan isla xisaabtan iyo in loogu adeego danaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in Dowladdiisa ay muhiimad gooni ah siinayso soo celinta ammaanka, horumarinta dhaqaalaha, adeegga bulshada iyo maamul wanaagga. Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbad kale ka jeediyey shirka dib-u-qaabaynta Ajendaha Midowga Afrika, wuxuu caddeeyey Madaxweynuhu in Soomaaliya taageersantahay dib-uqaabayn lagu sameeyo Ajendayaasha Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa xusay in ay taasi caddaynayso ka dhab-ahaanshaha Ururka ee xaqiijinta Hiigsiga 2063, taas oo keenaysa isdhexgalka iyo horumarka Bulshada Afrika. The post Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shir madaxeedka Midowga Afrika appeared first on Caasimada Online.
  10. ADDIS ABABA – The leaders of Egypt, Ethiopia and Sudan will meet on Monday in a bid to break a deadlock in negotiations over a hydroelectric dam Addis Ababa is building along its share of the Nile river, two official sources said on Sunday. Cairo – solely dependent on the Nile for its water – is at odds with Ethiopia over the construction of the Grand Renaissance Dam, which it fears could reduce waters cascading down from Ethiopian highlands and through the deserts of Sudan to its fields and reservoirs. Ethiopia says the $4 billion-dam will have no such impact. “The aim is to agree on the resumption of the consultations,” said a diplomat attending an African Union summit in the Ethiopian capital Addis Ababa, where the three leaders are gathered. The diplomat was speaking on condition of anonymity. An Egyptian government source confirmed that Egypt’s President Abdel Fattah al-Sisi would participate, saying he extended his stay to do so. Sisi will meet Sudanese President Omar Hassan al-Bashir and Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn, according to the diplomat. Discussions have been deadlocked for months over the wording of a study on the dam’s environmental impact. In December, Egypt proposed that the World Bank be allowed to help settle the dispute, a call dismissed by Ethiopia. Countries that share the Nile river have argued over the use of its waters for decades – and analysts have repeatedly warned that the disputes could eventually boil over into conflict. A bone of contention for both Ethiopia and Egypt is the speed at which the dam’s reservoir would be filled. The Grand Ethiopian Renaissance Dam – now over 60 percent complete and which will churn out 6,000 MW upon completion – is centerpiece to the country’s ambitious power exporting plans. Reuters
  11. Ethiopian middle-distance runner Samuel Tefera (Getty Images)amuel Tefera, Ethiopia, sport, Athletics Ethiopian teenager Samuel Tefera provided the unexpected highlight of the Meeting Elite en Salle de Leure in Val de Reuil on Saturday (27) when he broke the world U20 indoor 1500m record* with a world-leading 3:36.05. Tefera, who represented Ethiopia at the IAAF World Championships London 2017 after winning their national trial race, was competing in the first indoor race of his burgeoning career. But his youth and relative inexperience proved no barrier as he comfortably beat 2012 world indoor champion and 2015 world bronze medallist Abdalaati Iguider. Tefera crossed the line in 3:36.05 to take 0.23 off the previous world U20 indoor record set by Belal Mansoor Ali in 2007. Iguider, the 2012 Olympic bronze medallist, finished second in 3:36.87 with fellow Moroccan Brahim Kaazouzi taking third in a PB of 3:37.15.
  12. Adis Ababa (Caasimadda Online)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Antonia Guetters oo ka qeyb galaya Fadhiga 30-aad ee Midowga Afrika. Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya laguna faah-faahiyey kulanka Madaxweynaha iyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa u qornaa: Addis Ababa, 28 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu ka qeyb galayo Shir-Madaxeedka Caadiga ah ee Midowga Afrika, ayaa waxa ay kulan gaar ah yeesheen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bogaadiyey horumarka la taaban karo ee Dowladdu ka sameysay dhinacyada siyaaadda, amniga iyo dib u heshiisiinta. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiniciisa sheegay in Dowladda ay ka go’antahay sii xoojinta dib u heshiisiinta iyo xasillina dalka, isaga oo intaas ku daray Madaxweynuhu in ay muhiim tahay in Qaramada Midoobay ay dardargaliso caawimaadda ay siiso Soomaaliya. Ugu dambeyn Madaxweynaha iyo Xoghayaha ayaa isla soo qaaday meesha ay mareyso u diyaarinta ciidamada Soomaaliya in ay amniga dalka la wareegaan , Xoghaye Guterres ayaana qiray in Ciidamada Soomaaliya ay yihiin kuwo la isku hallayn karo oo u baahan in la taageero oo kaliya , waxa uuna hadalkiisa kusoo gabagabeeyey in Qaramada Midoobay ay gargaar dhinaca bini’aadanimada ah gaarsiin doonto Soomaaliya. -DHAMMAAD- Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Waxyaabihii ay ka wada hadleyn Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha Guud ee QM oo la ogaaday appeared first on Caasimada Online.
  13. Garowe (Puntlandi) Guddoomiyaha degmada Boocame ee gobolka Sool, Xayle Xasan Shirre, ayaa si adag uga jawaabay warar been abuur ah oo ay saxaafadu qortay oo ku saabsanaa in ciidamo maamulka Hargeysa katirsan ay gudaha u galeen degmadaas. Guddoomiyaha ayaa sheegay warkaasi sheegay inuu yahay mid aan waxba ka jirin oo ay baahiyeen dad aan waxba kala ogayn oo doonaya inay qalqal galiyaan shacabka gobolka Sool ee u diyaar garoobaya xoraynta gobolka Sool. Xayle ayaa sheegay inay jirto meel 15km ujirta degmada Boocame oo ay yimaadeen ciidamada Somaliland, balse durbadiiba isaga carareen kadib markii ciidanka difaaca Puntland uu xagooda soo aaday. Waxaa uu ku baaqay in dowladda Puntland lagala qeyb qaato difaac iyo xoraynta gobolka Sool, isagoo sheegay degmada Boocame inay kamid tahay degmooyinka ugu horeeya ee ka qeyb qaadanaya dagaalka gobolka Sool looga sifaynayo maleyshiyada kusoo duushay ee lagasoo diray Burco, Berbera iyo Hargeysa. Source: Puntlandi
  14. Jowhar (Caasimadda Online) – Nuur Iidow Beyle ayaa ku guuleystay doorashada kursiga Xildhibaano Golaha Shacabka ee Beesha Cali Madaxweyne, kaddib markii wareegii labaad uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu helay 24. Tirinta cododka wareega labaad ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo natiijada horudhaca ah ay muujineyso in Nuur Iidow Beyle ku guuleystay kursiga Xildhibaannimo ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle. Waxaa tartanka Wajigiisa Koowaad ku haray Musharixiinta 1:-Xuseen Axmed Geelle 2:- Dahabo Xasan Axmed 3:-Dahir Cabdulle Cawaale 4:-Cali Cabdullaahi Cosoble Haddaba Caasimadda Online ayaa xog faahfaahsan ka heshay lacagihii waalida aheyd oo ay Sanbaloolshe iyo Iidow u isticmaaleyn doorashada sidii uu midba midka kale guusha uga heli lahaa. Sida ay xogta hoose sheegeyso Iidow ayaa waxaa gadaal ka riixayey Madaxtooyada Villa Somalia, wuxuuna ahaa ninka ugu badan ee bixiyey lacaga la siiyey ergada 51 qof ee doorashada sameenayey. 1) Iidow ayaa ergada siinayey midkiiba lacag gaareyso ilaa 10.000 (Toban Kun oo Dollar), waxaana la qiyaasayaa inuu 35 ergo siiyey lacagta sare ku qoran 2) Sanbaloolshe ayaa isna ergada siinayey min 5,000 (Shan Kun oo Dollar), wuxuuna lacag siiyey ilaa 30 kamid ah ergadii wax dooraneysay. Iidow ayaana awoodda sare helay, wuxuna 2 cod ka saramaray Sanbaloolshe, iyadoo arrintaas loo aaneenayey lacagta badan ee uu bixiyey. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kala socotaa lacagihii waalida aheyd oo ay kursiga Xildhibaanimo u adeegsadeen Sanbaloolshe iyo Iidow? appeared first on Caasimada Online.
  15. Jowhar (PP) ─ Waxaa goor-dhaw lagu soo gaba-gabeeyay Degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe doorashada xlidhibaan ka tirsan golaha baarlamaanka federaalka Somalia, kaasoo ay ku tartmeen lix musharrax. Doorashadan oo billaabatay duhurnimadii maanta ayaa waxaa ku tartamay musharraxiinta kala ah; C/llaahi Maxamed Cali [Sanbaloolshe] 2. Cali C/llaahi Cosoble Siyaad 3. Daahir C/lle Cawaale, 4. Nuur Iidow Beyle, 5. Dahabo Xasan Axmed 6. Xuseen Axmed Geelle. Wareeggii koowaad ee doorashada waxaa isugu soo haray C/llaahi Maxamed Cali [Sanbaloolshe] oo helay 24 cod iyo Nuur Iidow Beyle oo helay 23 cod, sidoo kale waxaa hal cod Cali C/llaahi Cosoble, Waxaana xumaatay Saddex cod, ugu dambeyn waxaa wareega labaad u gudbay Sambaloolshe iyo Bayle. Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Marwo Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa ku dhawaaqday in kursigan uu ku guuleystay Nuur Iidow Beyle oo helay 27-cod, halka 24-cod helay C/llaahi Maxamed Cali [Sambalooshe]. Dhanka kale, Xarunta Doorashada ay ka dhacaysay waxaa goob-joog ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-shabeelle, Guddoomiyeyaasha Gobolka iyo Degmada, Mas’uuliyiin iyo xubno ka socda ururrada bulshada rayidka ah. Madaxweynaha Hir-shabelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigeenkiisa, Cali Xuseen Guud-laawe ayaa hoolka doorashada soo gaaray markii lasoo gaba-gabeeyay doorashada, laakiinse aan lagu dhawaaqin doorashada. Ugu dambeyn, Doorashadan oo Maxkamadda sare ee Somalia ay sheegtay in aan la qaban doonin ayaa dhacday, iyadoo aysan jirin wax war ah oo kasoo baxay dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Doorashada Kursi ka dhinaa Baarlamaanka Somalia oo lagu soo Gaba-gabeeyay Jowhar appeared first on Puntland Post.
  16. Addis Ababa, 28 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu kaga qeyb galayo Shir-Madaxeedka Caadiga ah ee Midowga Afrika, ayaa waxa ay kulan gaar ah yeesheen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bogaadiyey horumarka la taaban karo ee Dowladdu ka sameysay dhinacyada siyaaadda, amniga iyo dib u heshiisiinta. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiniciisa sheegay in Dowladda ay ka go’antahay sii xoojinta dib u heshiisiinta iyo xasillina dalka, isaga oo intaas ku daray Madaxweynuhu in ay muhiim tahay in Qaramada Midoobay ay dardargaliso caawimaadda ay siiso Soomaaliya. Ugu dambeyn Madaxweynaha iyo Xoghayaha ayaa isla soo qaaday meesha ay mareyso u diyaarinta ciidamada Soomaaliya in ay amniga dalka la wareegaan , Xoghaye Guterres ayaana qiray in Ciidamada Soomaaliya ay yihiin kuwo la isku hallayn karo oo u baahan in la taageero oo kaliya , waxa uuna hadalkiisa kusoo gabagabeeyey in Qaramada Midoobay ay gargaar dhinaca bini’aadanimada ah gaarsiin doonto Soomaaliya. -DHAMMAAD- The post Madaxweyne Farmaajo iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Kulmay appeared first on Puntland Post.
  17. Jowhar (Caasimadda Online) – Nuur Iidow Beyle ayaa ku guuleystay doorashada kursiga Xildhibaano Golaha Shacabka ee Beesha Cali Madaxweyne, kaddib markii wareegii labaad uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu helay 24. Tirinta cododka wareega labaad ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo natiijada horudhaca ah ay muujineyso in Nuur Iidow Beyle ku guuleystay kursiga Xildhibaannimo ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle. Waxaa tartanka Wajigiisa Koowaad ku haray Musharixiinta 1:-Xuseen Axmed Geelle 2:- Dahabo Xasan Axmed 3:-Dahir Cabdulle Cawaale 4:-Cali Cabdullaahi Cosoble Doorashada Kursigan ayaa aheyd mid aad u xiiso badneyd oo dhaqaale badan lagu baxshay, iyadoo Sanbaloolshe oo horay kusigan u baneeyay uu dadaal badan ugu jiray sidii uu mar kale ugu guuleysan lahaa, hase ahaatee haatan looga adkaaday. Guddiga doorashada Madaxa banaan ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ku dhawaaqo natiijada rasmiga ah, iyadoo hoolka doorashada ka dhacday uu goor dhow gaaray Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne kuxigeenka Cali C/llaahi Cosoble iyo Mas’uuliyiin kale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Deg deg: Nuur Iidow Beyle oo ku guuleystay Kursiga Xildhibaannimo ee Beesha Cali Madaxweyne appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in xarigii looo geystay laba ka mida mas’uuliyiinta xisbigiisa oo uu afduub ku tilmaamay inay muujineyso sida hay’adda NISA u noqotay mid loo adeegsado dano siyaasadeed. Kadib war-saxaafadeed xisbiga wadjir kasoo saareen xarigii koobnaa ee guddoomiyaha iyo xogahaya xisbigaasi u geysteen ciidamada NISA ayuu si weyn u canbaaraynayaa afduubka uu sheegay in lagula kacay labada masuul ee xisbiga uu hoggaamiyaha ka yahay. “Hay’adii Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka waxay noqotay mid lagu fushado danaysi siyaasadeed oo shakhsi ah..” ayuu fariintiisa ku yiri C/raxmaan C/shakuur oo weli ay ku socoto maxkamad loo heysto Qaran dumisnimo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post C/raxmaan C/shakuur: “Hay’adii Nabadsugidda Qaranka waxay noqotay mid lagu fushado daneysi siyaasadeed oo shakhsi ah” appeared first on Caasimada Online.
  19. Guud ahaan Xaalada Gobolada Ceyn iyo Sool aad ayay u degan tahay marka laga reebo howlgal ay Ciidan kooban oo Puntland ahi ay kasameeyeen Deegaanada God-qaboobe iyo Boocame. Saaka waabarigii ayaa howlgal kooban waxaa sameeyey Ciidan qaybka ahaa Khaatumo oo horey ugu biiray Ciidanka Puntland, kuwasoo weerar ku qaadey Maleeshiyaad taabacsan Soomaaliland oo deegaankaas isku urursaday. Deegaanka Howlgalka laga fuliyey ayaa ah Dhinaca Gudaha marka loo eego Tukaraq oo deegaankaan wuxuu Dhinaca Laascaanood ka xigaa Tukaraq. Tukaraq dhankeeda Waxba kama jiraan oo aad ayay u degantahay. Saaka Wixii dhacay Ma ahayn ama Laguna tilmaami karo Dagaal, wuxuu ahaa Howlgal kooban, Khasaaruhuna Ma badenymfer oo hal Nin oo ka mid ahaa Maleeshiyaadka is urursanayay ayaa geeriyooday. Dowlada Puntland kama aysan hadal howlgalka saaka dhacay ee lagu kala eryey Maleeshiyaad is urursanayay, Guud ahaana Xukuumadu waxay adkeysay in wax macluumaad ahi ay baxaan ama lasiiyo saxaafada. Wariye Madaxbanaan oo ku sugan Buuhoodle iminka si kumeelgaar ah ula shaqeeya Puntlandi oo kasoo Qaramada Deegaanada Sool iyo Ceyn wuxuu sheegay in Guud ahaan Xaaladu ay aad u degan tahay. Puntlandi.com Buuhoodle
  20. Addis Ababa, 28 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu qeyb galayo Shir-Madaxeedka Caadiga ah ee Midowga Afrika, ayaa waxa ay kulan gaar ah yeesheen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bogaadiyey horumarka la taaban karo ee Dowladdu ka sameysay dhinacyada siyaaadda, amniga iyo dib u heshiisiinta. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiniciisa sheegay in Dowladda ay ka go’antahay sii xoojinta dib u heshiisiinta iyo xasillina dalka, isaga oo intaas ku daray Madaxweynuhu in ay muhiim tahay in Qaramada Midoobay ay dardargaliso caawimaadda ay siiso Soomaaliya. Ugu dambeyn Madaxweynaha iyo Xoghayaha ayaa isla soo qaaday meesha ay mareyso u diyaarinta ciidamada Soomaaliya in ay amniga dalka la wareegaan , Xoghaye Guterres ayaana qiray in Ciidamada Soomaaliya ay yihiin kuwo la isku hallayn karo oo u baahan in la taageero oo kaliya , waxa uuna hadalkiisa kusoo gabagabeeyey in Qaramada Midoobay ay gargaar dhinaca bini’aadanimada ah gaarsiin doonto Soomaaliya.
  21. Jowhar-(Caasimadda Online)-Xildhibaan Cabdullahi Maxmaed Cali Sanbaloolshe ayaa ku guuleystay doorasho maanta ka dhacday Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle. Doorashada Kursiga Beesha oo ay ku tartamayeen Lix Musharrax ayaa waxaa si dirqi ah ugu guuleystay Cabdullahi Maxamed Cali Sanbalooshe oo helay 24 Cod,halka Xildhibaanka ku soo xigay oo ah Nuur Iidow Beyle uu helay 23 Cod. Wareegii koowaad ee Doorashada ayaa hadda soo gaba gaboobay,waxana isugu soo haray Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo helay 24 Cod iyo Nuur Iidoow Beyle oo helay 23 Cod 3 Cod weey halaabeen halka 1 Cod uu helay Cali Cabdullaahi Cosoble. Waxaa tartanka Wajigiisa Koowaad ku haray Musharixiinta 1:-Xuseen Axmed Geelle 2:- Dahabo Xasan Axmed 3:-Dahir Cabdulle Cawaale 4:-Cali Cabdullaahi Cosoble Gudiga doorashooyinka ayaa shaaciyay in goordhow ay ku dhawaaqi doonaan natiijada Rasmiga ah ee doorashadaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Sanbaloolshe oo hoggaaminaya doorashada ka socota Jowhar,wareeg 2aad ayaana loo gudbay appeared first on Caasimada Online.
  22. The stand-off between Somaliland and Puntland forces at Tukaraq hamlet in Sool reminds Somalis of what Somalia and Ethiopia were going through more than thirty years ago: a conflict based on border dispute. Whereas the Ethiopian-Somali territorial dispute was between two sovereign states, the territorial dispute between Somaliland and Puntland is raging within a sovereign state. Somali leaders have not asked themselves the question Somalia’s first generation of political leaders had failed to ask about territorial disputes. On Somalia’s case for seeking to gain control of “missing territories” Bahru Zewde, the author of A History of Modern Ethiopia 1855-1991, writes: “Diplomatically, however, the cause of Somali irredentism was doomed. In the African context in particular, the Organization of African unity, founded in 1963, for understandable reasons reaffirmed the inviolability of international borders, however arbitrarily they might have been drawn in the past ” ( Zewde, p.192; 2001). The African Union upholds the inviolability of international borders principle. Will the AU consider the pre-Union border between Somaliland Government and the ex-Italian Somaliland as a basis for making a decision on the territorial dispute? It was border that existed for five days but might fall within the category of arbitrarily drawn borders. Somaliland government does not have the advantage Eritrean People’s Liberation Front and Sudan People’s Liberation Army had had when they negotiated with Ethiopia and Sudan to become sovereign states in 1993 and 2011 respectively. Somaliland unilaterally seceded from Somalia in 1991 and conducted a referendum in 2001. The referendum did not take place in parts of the ex-British Somaliland currently known as “disputed territories”. This is the territory Somaliland has designated as jiidda hore ( the frontline ). It is not accessible to aid workers. While the blame for this situation cannot be solely pinned on Somaliland government, its claim of the disputed territories based on border between ex-British Somaliland and ex-Italian Somaliland puts inhabitants at disadvantage when it comes to implementing development projects funded by the international community through either Somaliland or Puntland. Although Somaliland claims the territory on account of it being a part of ex-British Somaliland it has never addressed the plight of the people in the territory the International Community has designated as disputed territories. British support for Somaliland political institutions and economic development only benefits social groups that signed Protectorate agreements and live in non-disputed territories . A large part of the disputed territory is home to people whom the British colonial administrators did not include in the “Proclamation of Terminating Her Majesty’s Protection Over the Somaliland Protectorate.” London Gazette published on 24 June 1960 implicitly states the distinction the British government made between subjects from clans in the Protectorate and the clans from non-Protectorate territories: “Now, therefore, We do hereby, by and with the advice of our Privy Council, proclaim and declare that, as from the beginning of the appointed day between Us or Our Government of the United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland and any of the Tribes of the said territories, all Our obligations existing immediately before that day towards the said territories and all functions, powers, rights, authority or jurisdiction exercisable by Us immediately before that day in or in relation to the said territories by treaty, grant, usage, sufferance or otherwise, shall lapse.” Somaliland is not only in territorial dispute with Puntland, a federal member state. A few weeks ago when the Planning Minister of the Federal Government of Somalia paid a visit to Badhan, the Somaliland Minister for foreign Affairs accused Somalia of violating “territorial integrity of Somaliland”. Somaliland claims disputed territories on the basis of a colonial border before the Union ( 1 July 1960 ), whereas Puntland retains the privilege to appoint federal MPs and Senators from disputed territories, as the contentious electoral map developed by UNSOM in 2016 shows. In this situation neither political representatives from disputed territories based either in Hargeisa or in Garowe are capable of addressing the plight people in “Eastern Somaliland” without Britain’s commitment to “enhancing political stability in Somalia,including in Somaliland.” Britain is “supportive of dialogue between Somaliland and neighbouring Puntland, and with the Federal Government of Somalia on areas of mutual interest.” A war between Somaliland and Puntland will prolong the suffering of people in disputed territories. Despite Somaliland government’s indifference to the plight of people it looks upon as citizens, it has a major advantage over Puntland, which is claiming disputed territories on the basis of shared clan affiliation and the 1998 Puntland Charter. Puntland invoked the Charter for federal representation priveleges during negotiations with the Somali Federal Government before the 2017 election in Mogadishu. Since 2009 the International Community has used different approaches such as the dual track policy to diffuse tensions periodically triggered by the territorial dispute between Puntland and Somaliland. Britain’s development assistance and scholarships to Somalia hardly reach people in the disputed territories. As the country that facilitated end of the transition in Somalia and generously contributes to AMISOM budget, Britain has the diplomatic influence to facilitate talks between stakeholders in the disputed territories. A threat of war makes disputed territories inaccessible to aid workers, and youths vulnerable to radicalisation. The disadvantage imposed by disputed territories status on people is more pronounced in areas such as Lasanod, Huddun and Taleh, where people cast their votes during 2017 Somaliland elections but will never enjoy benefits the successfully conducted election will create in the form more development assistance for non-disputed territories in the ex-British Somaliland, and soon to be enhanced Somaliland Compact. Both the arguments for a clan-based adminstraton (Puntland) and pre-indendence identity (Somaliland) are failing people in the disputed territories. Liban Ahmad libahm@icloud.com
  23. Magaalada Jowhar ayaa maanta waxaa ka bilowday doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Wararka laga helay Goobta Doorashada ayaa sheegaya in kursigaan ay ku tartamaayaan xubno si weyn looga yaqaano Soomaaliya, kuwaasi oo ah Lix Musharax, iyagoo iska diiwaan geliyay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka,waxyna buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa sida ay sheegeen Guddiga doorashooyinka madaxa banaan. Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka madaxa banaan Xaliima Yarey oo ka hadashay doorashada ayaa akhrisay magacyada Musharaxiinta 6-da ee ku tartamaya Kursigan, waxaana ay ka mahad celisay kaalinta uu Maamulka Hirshabeelle ka qaatay fududeynta howsha. 51 Ergo ee soo dooraneysa kursigaan ka banaan Golaha Shacabka ayaa hadda ku howlan soo doorashada shaqsigii ayaga ku matali laha Golaha Shacabka. Magacyada Musharaxiinta tartameysa ayaa waxay kala yihiin:- 1- C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe 2- Cali C/llaahi Cosoble 3- Dahir Cabdulle Cawaale 4- Nuur Iidow Beyle 5- Dahabo Xasan Axmed 6- Xuseen Axmed Geelle Kursigan lagu tartamo ayaa doorashadiisa uu horey ugu guuleystay Taliyihii hore Hey’adda Nabad Suggida Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, kaddib markii loo magacaabay taliyaha hey’adda Nabad-sugida Qaranka. The post Doorashada kursi kamid ah Golaha shacabka oo ka bilaabatay Jowhar appeared first on Caasimada Online.