Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,364
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The president of Somaliland Musa Bihi Abdi has dismissed the statement from the Int’l Community in conjunction with the United Nations to withdraw its forces from Tukaraq, a town Somaliland army took control after it overpowered Puntland backed militia soldiers. The members of international community that have close working relationship with Somaliland authority called on its forces to withdraw its forces in an orderly fashion and return to bases. The new president Hon. Musa has rejected the appeal from the IC and has declared that its forces are not planning to engage skirmishes with Puntland and further said that the army is maintianing its presence in the border to secure peace. Mr. Bihi has called on the UN to put pressure to Somali President, Farmajo to stop the instigation of hostilities in the region. On the other hand, Somaliland president has refused to hold telephone conversation with Puntland president, Abdiweli Gaas and reiterated that his authority is ready to have talks with Farmajo’s government. Some of the representatives of the int’l community met with President Bihi and spoke of the issues in person while other have sent formal messages asking his to return his troops to previous bases before Somaliland troops captured Tukaraq from Puntland militia. Tukaraq is a town in the East of the Sool region of Somaliland. The conflict between the two began when Puntland made territorial claims against Somaliland. As a result of the ensuing skirmishes resulted in deaths and injuries among the population in the region as well forces from both sides. Ethiopia mediated the warring sides and urged both sides to resolve the dispute thorough dialogue but not by military means.Now the international community calls on Somaliland to withdraw its occupation forces from disputed areas as the two sides have engaged a protracted war. Both Somaliland and Puntland are urged by the IC to resolve their differences peacefully.
  2. Garowe (Puntlandi) Wasaaradda horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowladda Puntland, ayaa maanta shaacisay in guul muhiim laga gaaray dagaalka ku saabsan joojinta Gudniinka Fircooniga ah (FGM ), kaasoo horey looga mamnuucay deeganada Puntland. Wasiirka haweenka Puntland Maryan Axmed Drs. ed Cali, oo ka hadlaysay munaasabad lagu xusayay maalinta ciribrtirka gudniinka Fircooniga ah, ayaa sheegtay inuu uga aad yaraaday caado dhaqameedka gudniinka Fircooniga gudaha Puntland, inkastoo ay tilmaamtay in loo baahan yahay tilaabooyin dheeraad ah si loosoo gabagabeeyo. Drs. Maryan Axmed Cali waxay sheegtay in qaar badan oo kamid ah haweenkii sameyn jiray gudniinka Fircooniga in ay joojiyeen oo ay qaateen talooyinkii iyo wacyi galintii ay dowladdu siisay, Waxay sidoo kale sheegtay inay jiraan kuwo kale oo weli sameeya gudniinkaan. Wasiirka haweenka waxaa kale oo ay sheegtay in golaha xukuumada ay meel mariyeen, madaxweynuhuna uu saxiixay siyaasada mamnuucida guud ahaanba gudniinka gabdhaha, laakiin waxay sheegtay tilaabada kaliya ee dhiman inay tahay in barlamaanku meel mariyo. “Gudniinku waa faquuq iyo dhibaato jir ahaan iyo maskaxiyan dhaawac ku ah caafimadka gabdhaha, haddii aynu joojino waxaa noo badbaadidoona mustaqbalka gabdhaheena iyo dhaqaalaha qoysaskeena uga baxa dhibaatooyinka laga dhaxlo gudniinka Fircooniga,” ayay tidhi, wasiirka haweenka oo lafteedu sheegtay inay dhibbane u tahay G. fircooniga. Halkaan ka dhegayso codka wasiirka haweenka. Z0000067 - My Recording Puntlandi.com
  3. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana looga hadlayaa Xaaladda guud ee Amniga dalka, waxyaabaha ka qabsoomay shirarkii hore iyo wixii aan qabsoomin. Shirkaan oo hadda furmay ayaa waxaa Shir Guddoominaya Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi laahi Farmaajo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ah shirka ayaa furay kulanka waxaana sidoo kale ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka, dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoonka Gobolka Banaadir, Wasiirrada Caddaaladda, Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Amniga, Lataliyeyaasha Madaxweynaha iyo hoggaanka kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida. Shirkaan ayaa waxaa lagu gorfeyn doonaa xaaladda amni ee dalka, sidii loo dhisi lahaa ciidamo isku dhaf ah iyo qaabka ay u dhici doonto doorasho qof iyo cod marka lagaaro sanadka 2020-ka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Shirkii looga hadlayay Amniga Qaranka oo Goordhow ka Furmay magaaladda Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  4. Iyadoo maalmihii u danbeeyay ay magaalada Garowe ka socdeen shirar is daba joog ah oo ay lahaayeen qaybaha kala duwan ee bulshada beesha Madhibaan ee ku dhaqan deegaanada Puntland ayna kaga tashanayeen masiirkooda iyo qorshayaasha dhanka horumarka ee ay beeshu ku tallaabsatay muddooyinkii lasoo dhaafay, isla markaana lagu gorfaynayay shirarkaas sidii ay beeshu tallaabo cad oo aan turxaan lahayn uga qaadan lahayd hadal xanaf iyo xasaasiyad abuuraya oo kasoo baxay shirar is daba joog ahaa oo dhowaan ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya (DDSI). Shirkan ay qaybaha kala duwan ee bulshada Beesha Madhibaan ku yeesheen Caasimadda Garoowe ayaa wuxuu daba socdaa shirarkii ay kaga tashanayeen masiirkooda, waxayna beeshu cadaysay in aysan aqbali doonin tallaabo kasta oo lagu curyaaminayo dadnimada iyo jiritaanka beesha. Hoos ka akhriso bayaanka beesha Madhibaan ee Puntland PUNTLAND POST The post Beesha Madhibaan ee Puntland oo bayaan ka soo saartay hadalo ka soo baxay Jigjiga appeared first on Puntland Post.
  5. Baladweyn-(Caasimadda Online)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa sheegaya in xalay ka dhacay Qarax Miino,kaas oo mas’uuliyiinta Gobolka ay ku sheegeen in uu ahaa qarax qabsaday qofkii aasayay. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo uu wehlinayay Taliyaha Ciidamada Nabad-Sugida Gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamuud ayaa saakay Baladweyne waxa ay Warbaahinta ugu soo bandhigeen meydka nin dhalinyaro ah oo ku dhintay qarax miino oo uu ku aasayay wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha Ugaas khaalif & M/Baladweyne. Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay dadka degaanka in ay kala shaqeeyaan maamulka xaqiijinta amniga Magaalada Beledweyne. Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Ciidamada Amniga in ay tallaabo ka qaadaan cidkasta oo lala xiriirinayo in ay ku lug leedahay falal lidi ku ah amniga. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Nin Ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo miino uu aasayay ku Qaraxday (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.
  6. 19 Shaqaale ah oo katirsanaa Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shaqadii laga fariisiyay kadib markii ay gaareen xilligii howlgabka shaqo, waana markii ugu horeysay tan iyo markii Bankiga dib loo howgalgaliyay sannadkii 2007. Warsaxaafadeed kasoo baxay Bankiga ayaa lagu sheegay in shaqaalahaan howlgabka noqday lasiiyay dheef shaqo-ka-fadhiisashada ama hawlgabka. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Bankiga kasoo baxay.
  7. Wararka ka imaanaya dooxada Higlo-fardood ee hoostimaadda degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi uu ka kacay dab khasaare geystay. Dadka degaanka oo la soo xiriiray PUNTLAND POST ayaa sheegay in dabkaani fiidnimadii xalay qabsaday duddo(saddex qoys oo wada deggan),kadib markii ay hulaaqday digo lagu shiday duleedka xerada adhiga. ugu yaraan 6 ruux ayaa ku dhaawacmay dabkan,in ka badan 200 adhi ahna waa ku gubatay,sida uu xaqiijiyey mid kamid ah qoyska dabkan qabsaday oo la soo xiriiray PUNTLAND POST. Dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in ay ku hawlanaayeen in ay oodda ka dhuftaan adhiga xerada ku gubanaya. Duddada dabku qabsaday ayaa waxaa u badbaaday guryaha oo ka fogaa xeryaha adhiga,taasoo yareysay khasaaraha dabka. Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Ugu yaraan 6 ruux oo ku dhaawacmay dab qabsaday qoysas reer guuraa ah. appeared first on Puntland Post.
  8. Xasan Aadan Isaaq Cali Waxaa lagu xukumay dil toogasho ah, waxaa lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay Shabaab, qaybta qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ka fulisa Gobolka Banaadir, wuxuuna masuul ka ahaa labadii qarax ee 14-kii October ka dhacay Isgoyska Zoobe iyo wadada Danwadaagta, sidoo kale waxaa lagu eedeeyay gaarigii ku qarxay Danwadaagta in gacantiisa uu ku waday, ciidamadana ay qabteen. C/laahi Ibraahin Xasan Absuge oo maqan waxaa lagu xukumay Xabsi daa’in, waxaa lagu eedeeyay inuu Shabaab ka tirsan yahay, wuxuu u qaabilsan yahay soo iibinta gaadiidka loo adeegsado qaraxyada, isaga oo lahaa gaarigii Homayda ee ku qarxay Suuqa Beerta 26- 11 -2016, wuxuu kaloo lahaa gaarigii TM-ka ee Zoobe ku qarxay. C/Wali Axmed Diiriye waxaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ciidan ah, waxaa lagu eedeeyay inuu Shabaab ka tirsan yahay, sidoo kalena damiin ahaan uga sii daayay Siinka dheer gaarigii ku qarxay Isgoyska Zoobe. Maxkamada ciidamada waxa ay fasaxday eedeysanayaasha kala ah Muqtaar Maxamuud Xasan Rooble iyo Cabdul Cabdi Warsame Cali oo wax dambi ah lagu waayay.
  9. ADDIS ABABA: Clashes between two of Ethiopia’s largest ethnic groups have forced around one million people to leave their homes, according to a UN report seen by AFP. Fighting between the Oromo and Somali peoples along the shared border between their two states occurred sporadically through 2017 but the situation intensified in September, leaving hundreds of people dead by a government estimate and displacing scores of others trying to flee the violence. Statistics from the UN’s International Organization for Migration (IOM) show that the conflict-related displacement is more widespread than previously known and one of the biggest seen by Ethiopia in recent years. “Preliminary data from the latest round of the IOM Displacement Tracking Matrix conducted in November 2017 indicates that around 1 million persons have been displaced due to conflict along the Oromia-Somali regional border,” dating back to at least 2015, said a report by the UN’s Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA). In 2017 alone, 700,000 people were displaced with the IOM recording a “significant spike” in September of that year. An official with IOM’s office in the capital Addis Ababa declined to comment further on the data, cited in the OCHA report dated January 23. Ethiopia is divided into ethnically demarcated federal states intended to give the country’s many ethnic groups self-determination. While Oromos and Somalis have lived side-by-side in each others’ region, quarrels between the two ethnic groups over access to land and resources have occurred for years along the borders of their two states, Oromia and Somali. The reasons for the conflict’s sudden intensification last year remain unclear, but both sides accuse the other of carrying out atrocities and forcing people of the opposite ethnic group out of their respective states. “Often having fled with nothing more than personal possessions at hand, most of the IDPs remain in precarious conditions, fully dependent on government and international humanitarian assistance,” the IOM said. Source: AFP The post Ethiopia ethnic fighting displaces one million appeared first on Caasimada Online.
  10. Unidentified gunmen have killed the former mayor of Buloburde – a town in the central Hiran region of Somalia, 220km north of the capital Mogadishu – in Beled Weyne on Monday evening. Abdi Idow Sabriye was shot dead near his home in Beled Weyne after two armed men approached him as he walked out the mosque in the Hawa Tako neighbourhood, according to witnesses who spoke to HOL. Mr. Sabriye was a mayor of Buloburde during President Abdullahi Yusuf’s Administration. No group has immediately claimed the responsibility for the murder. His murder highlights the challenges and security threats facing former government officials who are now primary target for Al-Shabaab. Beledweyne, an agricultural strategic town that straddles between central Somalia and the neighboring Ethiopia has seen a relative stability since the AMISOM forces together with the Somali National Army forced militants out of the town. HOL The post Breaking: Former Buloburde Mayor shot dead in Beled Weyne appeared first on Caasimada Online.
  11. Shirka Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,sida ay daabacday Wakaaladda SONNA oo xiganaysa Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka Warbaahinta ee Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed. Shirkaan oo ah kii saddexaad ee ay yeeshaan Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka, dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoonka Gobolka Banaadir, Wasiirrada Caddaaladda, Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Amniga, Lataliyeyaasha Madaxweynaha iyo hoggaanka kala duwan ee Ciidamada,sida ay qortay SONNA. Muddada uu socdo shirkan waxaa dib u eegid lagu sameeyaa xaaladda amniga dalka iyo Ciidanka Xoogga, iyadoona la gorfeeyo qorshaha sadexda bilood ee soo socota iyo arrimaha mudnaanta la siinayo.Shirka Amniga Qaranka waa madasha kaliya ee haatan ay si joogta ah ugu kulmaan Madaxda Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed,taaso leh guddiyo hoosaad iyo xeer anshax. The post Shirka Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  12. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha Amniga Qaranka, ee lagu falanqeyn doono amniga dalka iyo dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Shirkan oo daba socda mid isla Muqdisho ka dhacay December 4, ee sanadkii hore, waxaa lagu wadaa in go’aan looga gaaro sidii loo dhisi lahaa ciidamada xoogga dalka, maal-gelintooda iyo soo celinta amniga guud ee dalka. Shirkaan ayaa waxaa Shir guddoomin doona Madaxweynaha Somalia, waxaana ka qeyb gali doona Madaxda dowlad goboleedyadda. Shirka ayaa inta uu socdo waxaa diirada lagu saari doonaa waxyaabihii ka qabsoomay Shirarkii hore ee dhexmaray dowladda Dhexe iyo maamulada. Hogaamiyayaasha maamul goboleedyada ayaa ku sugan caasimadda, xalay waxaa casho sharaf u sameeyay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Geesta kale, Kulankii xalay ka dhacay Muqdisho ayaa horudhac u ahaa Shirka Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa diirada lagu saarayaa shirka Golaha Amniga Qaranka ee Muqdisho ka furmaaya (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa maanta xiran qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, kadib markii dadka shacabka ah ay ku soo tooseen ciidamada ammaanka oo xiray wadooyinka, gaadiidkana u diidaya socodka. Wadooyinka xiran ee loo diidayo gaadiidka ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sheekh Cali Suufi oo Baabuurta loo diidayo dhanka Maka Al-Mukarama inay u soo gudbaan, Isgoyska Bakaaraha, Isgoyska Hawlwadaag, Isgoyska Afarta Darjiin illaa Isgoyska Sanca. Ciidamada NISA ayaa gabi ahaan lagu soo daadiyay goobaha ay ku kala gooshaan gaadiidka sida Isgooysyada iyo goobaha kale, waxa ayna waddooyinka qaar u diidayaan lugta. Waddooyinka qaar ayaa waxaad ku arkeysaa shacab farabadan oo raxan-raxan u socda kuwaa oo doonaaya in goobahooda shaqo ay ku gaaran lug, halka qaarna aysan shaqo tagin. Inta badan laamaha ammaanka ayaa lagu arkaa waddooyinka marka uu waagu baryo iyaga oo dadka iyo gaadiidka dadweynaha ku celinaya. Dhinaca kale, Xirnaanshaha maanta ayaa lagu sheegay u diyaar garowga xuska 8-February ee sanad guurada 1-aad ee doorashadii Madaxweynaha hadda talada haya ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post U diyaar garowga xuska 8-February oo loo xiray waddooyinka Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  14. Wararka ka imaanaya degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay ayaaa ku warramaya in halkaas uu Saaka dagaal ku dhexmaray ciidamada koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku soo qaaday. Ciidamada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo garabsanaya ciidanka Ethiopia eek a tirsan AMISOM ayaa la sheegay in ay iska caabiyeen weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen dagaallamayasha Al-shabaab,waxaana halkaas ka dhashay khasaare kala duwan,inkastoo aan faahfaahin sii dheer laga hayn. Dadka degaannada hoosyimaada degmada Qansax-dheere ayaa sheegay in dagaalka oo in muddo ah socday la isu adeegsaday hub aad u culus,kaasoo loo malaynayo in ay ridayeen ciidanka Ethiopia ee halkaas ku sugan. Weli wax war ah kama soo bixin dhinacyada dagaallamay ee Al-shabaab iyo Koonfur Galbeed,lamina xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay dagaalkaas. Wixii ka soo kordha kala soco:puntlandpost.net The post Al-shabaab oo weerar ku qaadday Qansax-dheere appeared first on Puntland Post.
  15. Jowhar (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta maamulka Hiiraan, ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay Qarax xoogan. Qaraxa ayaa intiisa badan laga wada maqlay xaafadaha magaalada Beledweyne, waxaana lasoo sheegayaa inuu ka dhashay miino xiliga Qaraxa la aasaayay. Qaraxa oo dhacay xalay saqdii dhexe ayaa waxa ay la Qaraxday qofkii aasaayay oo ka tirsanaa maleeshiyada al-Shabaab, waxaana uu ka dhacay Qaraxa agagaarka Garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi Beladweyne. Qaraxa kadib ayaa waxaa halkaa gaaray Saraakiisha iyo ciidamada amaanka oo halkaa ugu tagay Meydka ninkii aasaayay miinada oo goobta yaalay. Ujeedka miinada ayaa la sheegay inay aheyd mid loogu tallo galay ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Jabouti oo isticmaala wadada lagu aasay oo ay ku Qaraxday. Docda kale, Qaraxa ayaa kusoo beegmaaya xili isla xalay magaalada Beledweyne lagu dilay Gudoomiyihii hore ee dagmada Buulaburde Cabdi Iidow Warsame, oo kooxo hubeysan ay ku toogteen Xaafada Xaawo-taako ee Beledweyne asaga oo ka soo baxayay Masaajid ku yaala Xaafadaas. Maalmihii danbe ayaa wuxuu ka mid ahaa ama lasocday Culumada Tabliiqa Gudoomihii hore ee degmada Buulaburde Cabdi Iidow Warsame. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne & Guddoomiye hore oo la toogtay appeared first on Caasimada Online.
  16. Maxkmada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun saakay ku riday eedeeysanayaashii qaraxii qasaaraha badanaa geeystay oo 14-Octobar ee sanadkii horay ka dhacay Muqdisho. Eedeeysanayaashaan oo gaaraya ilaa 5- ruux ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay kiiskooda la dhageeysanayay iyaga oo maanta ugu dambeeyn xukun lagu riday. Maxkmada ayaa ku kala xukuntay ragaasi dil toogasho ah, xabsi daa’id iyo Muddo xabsi ah iyada oo fasaxday labo ruux kadib markii dambi lagu waayay. Hoos ka Aqriso Qaabka uu xukunka u dhacay 1- Xasan Aadan Isaaq Cali Waxaa lagu xukumay dil toogasho ah 2- C/laahi Ibraahin Xasan Absuge oo maqan waxaa lagu xukumay Xabsi daa’in 3- C/Wali Axmed Diiriye waxaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ciidan ah Maxkamada ciidamada waxa ay fasaxday eedeysanayaasha kala ah 4- Muqtaar Maxamuud Xasan Rooble iyo 5-Cabdul Cabdi Warsame Cali oo wax dambi ah lagu waayay. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Maxkmada Ciidamada Qalabka sida oo Xukuntay Eedeeysanayaashii Qaraxii Soobe appeared first on Puntland Post.
  17. Muqdisho (Caasimada Online)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ayaa saaka xukun maxkamadeed ku riday eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe 14-kii October sanadkii 2017-kii. Maxkamada oo tan iyo wixii ka danbeeyay Qaraxa ku howlaneed baaris iyo baadi-goobka cadeymo muujinkara in ragaasi ay ku lug leeyihiin Qaraxa ayaa maanta riday xukunka maxkamadeed. Xukunka Maxkamada ayaa u dhacday sida tan: 1-Xasan Aadan Isaaq Cali Waxaa lagu xukumay dil toogasho ah. 2-C/laahi Ibraahin Xasan Absuge oo maqan waxaa lagu xukumay Xabsi daa’in. 3-C/Wali Axmed Diiriye waxaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ciidan ah. Maxkamada ciidamada waxa ay fasaxday eedeysanayaasha kala ah:- 1-Muqtaar Maxamuud Xasan Rooble 2-Cabdul Cabdi Warsame Cali oo wax dambi ah lagu waayay. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa sidaasi ku sheegtay inuu yahay xukunka eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe. Qaraxii Zoobe oo taariikhda u galay Umadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ku dhintay inkabadan 600 oo ruux, halka dadka dhaawacmay ay gaarayaan ilaa 400. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxkamadda CQS oo xukuntay eedeysanayaashii loo heystay Qaraxii Zoobe appeared first on Caasimada Online.
  18. Kenyan police should urgently produce Miguna Miguna, an opposition party lawyer who was arrested in Nairobi on February 2, 2018, Human Rights Watch said today. Source: Hiiraan Online
  19. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf soodhaweyn ah waxa uu Madaxtooyada ugu sameeyey Golaha Amniga Qaranka. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo maanta iyo shalay soo gaaray Muqdisho, ayaa u yimid ka qeybgelitaanka Shirka Amniga Qaranka oo berri furmi doona. Casho sharafta waxaa kasoo qeyb galay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Ra’iisul wasaare Kuxigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Muudeey, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, lataliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Amniga iyo Sidoo kale Taliyaasha Ciidamada qalabka sida, Nabad-sugidda iyo Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee golahan Xubnaha ka ah. -DHAMMAAD- PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo Casho Sharaf u sameeyay Madaxda Maamul Goboleedyada appeared first on Puntland Post.
  20. Muqdisho (Caasimada Online)- Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada casho sharaf iyo soo dhoweyn ugu sameeyey golaha amniga qaranka ee madaxda maamul goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir. Madaxda maamul goboleedyada ee xubnaha ka ah guddiga amniga qaranka ayaa magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb gelitaanka shirka amniga qaranka oo maanta ka furmi doona Muqdisho. Xubnaha kasoo qeybgalay casho sharafta ayaa waxaa ka mid ahaa ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaaliya, Xasan Cali Kheyre, ku Xigeenkiisa, Mahdi Maxamed Guuleed, guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka, Cabdiwali Ibraahim Muudeey, Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Galmudug, Axmed Ducaale Geele Xaaf, Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Hirshabeelle , Maxamed Cabdi Waare, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan madaxtooyada Villa Somalia. The post Sawirro: Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada oo ku kulmay Villa Somalia appeared first on Caasimada Online.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka hadlay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ku kulmayaan Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul Goboleedyada ka jira dalka. Axmed Madoobe ayaa sheegay inay muhiim tahay in mar waliba ay iska warqabaan Golaha Amniga Qaranka, isla markaana sameystaan shirar ay uga wadatashanayaan xaalada uu ku jiro dalka. Axmed Madoobe,waxa uu sheegay inaanu macquul aheyn in iyadoo dhaqaale xoogan lagu bixinaayo shirarka Golaha Amniga Qaranka, hadana aan la qaadan qodobada kasoo baxa shirarka qabsooma. Waxa uu Madoobe sheegay in heerka amni daro ee ka taagan dalka uu gaaray heer Caasimadaha maamul Goboleedyada ay xiliyada qaar ay qalqal galiyaan al-Shabaab, waxa uuna cod dheer ku sheegay in taa ay ugu wacantahay gaabis ku yimid ka dhabeynta talaabooyinka lagu sugaayo amniga. Waxa uu Axmed Madoobe sheegay in dowlada laga doonaayo inay la imaado qorsho cad oo looga gaashaamankaro dhagarta ay al-Shabaab u maleegayaan dadka shacabka ah, waxa uuna ku taliyay in xili hore leyska kaashto ka hortaga al-Shabaabka. ‘’Shirka waa inuu yeeshaa qorsho fulineed, waxba masoo kordhineyso in dhaqaale lagu bixiyo shir ceynkaan ah, hadana aanu kasoo bixin wax natiijo ah, waxaan dooneynaa in la dhaqan galiyo wixii kasoo baxa shirka’’ ‘’Waad aragtaan al-Shabaab waxa ay gudaha u galayaan deegaano aysan horay u heysan marka aaway qodobadii kasoo baxay shirarkii hore ee amniga, ma waxay aheyd in la diiwaangaliyo oo keliya, waa inaan yeelanaa awood aan isaga soo afjari karno shabaabka’’ Sidoo kale, Madoobe ayaa wacad ku maray in Jubbaland ay Naf, Dhaqaale iyo Hubka ku bixineyso iska xoreynta al-Shabaab, hase yeeshee dowlada laga doonaayo isgarabtaag. Haddalka Axmed Madoobe ayaa u muuqanaaya mid lagu duraayo dhammaan xubnaha qeybta ka ahaa shirkii hore ee Golaha Amniga Qaranka oo iyagu u muuqda kuwo aan weli qaadin wax talaabo ah, waxa uuna hadalkaan kala dhantaalay rajada Xubnaha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Axmed Madoobe oo kala dhantaalay niyada xubnaha golaha amniga qaranka appeared first on Caasimada Online.
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo inta badan baraha bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in la sumeeyay fannaanka caanka ah Cali Dhaanto, ayaa waxaa wararkaasi ka hadlay Fannaanka. Cali Dhaanto, ayaa sheegay inuu yahay mid caafimaad qaba isla markaana ay soo gaaren warar sheegaya in lagu sumeeyay magaalada Kismaayo, hase ahaatee wararkaasi ay been yihiin. Cali Dhaanto oo u waramaayay Idaacada Dalsan ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in laga faafiyay warar been ah, isla markaana magaalada Kismaayo uu ku sugnaa muddo todobaad ah. ‘’Wey isoo gaaren warar sheegaya in leygu sumeeyay xaflad ka dhaceysay Kismaayo waxaas ma jiraan anigu waan caafimaad qabaa dantii aan u aaday Kismaayo waan soo gaaray’’ ‘’Waxaa jira dad aad uga faa’iideysta dhibaatooyinka dadka anigu dhibaato lama kulmin waxaana taageerayaasheyda u sheegayaa inaan caafimaad qabo’’ Fannaan Cali Dhaanto, waxa uu hadalkiisa intaa raaciyay in xaaladiisa Caafimaad ay tahay mid wanagsan, waxa uuna ugu baaqay dadka baraha Bulshada isticmaala in aysan faafin wararka been abuurka ah. Haddalka Cali Dhaanto ayaa imaanaya xili inta badan dadka isticmaala baraha bulshada ay iska wareysanayaan wararka la faafiyey ee la xiriira in Fannaanka lagu sumeeyay Xaflad uu uga qeybgalaayay magaalada Kismaayo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa ka jira wararka sheegaya in Fannaanka Cali Dhaanto lagu sumeeyey Kismaayo? appeared first on Caasimada Online.
  23. Mogadishu, 5 February 2018 – The top United Nations envoy in Somalia today praised the work of the Aamin Free Ambulance Service in responding to the urgent medical needs of Mogadishu’s residents, and called for more support for the 24/7 volunteer-run service. Source: Hiiraan Online
  24. For More than a quarter of a century the state of Somalia is experiencing a protracted conflict, this prolonged conflict which lasted for a generation now has negatively impacted all groups in Somalia's population but one group's impact stands above all with the exception of women and children, that group is Somali youth. The population of Somali youth is estimated at 70% of the general population of Somalia, two-thirds of them were born after the overthrow of Siad Barre government in 1991. This period marked the downward spiral, disintegration and collapse of the state of Somalia. Source: Hiiraan Online