Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,515
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidammada sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabee Maxamed Kayse Bigeeye oo la sheegay in uu buug ka qorayay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Eng. Maxamed Keyse oo qoray buugga la magac baxay: “Tusaalaha Guusha” ayay qoyskiisa xaqiijiyeen inuu maalintii saddexaad ku xiran magaalada Hargeysa, iyadoo lagu heysto buugga uu ka qoray madaxweynaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya inaan weli Buugga la soo bandhigin, laakiin qoraaga yaa bartiisa facebook-ga ku soo bandhigay ogeysiis ah buugga inuu dhameystiray qoristiisa goor dhowna uu soo bandhigi doono balse Ciidamada sirdoonka Somaliland ayaa ka war helay xabsiga dhigay. Eng. Maxamed Kayse Maxamuud ayaa ah nin dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargaysa kana soo jeeda Bariga Burco, waxaana shalay la horgeeyay maxkamada gobolka Maroodi-jeex oo amartay in dib loo dhiggo kiiska dacwadda. Wararka qaarkood ayaa sheegaya in qoraaga xiriir la lahaa wasiirka wasiirka ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, wuxuuna bartiisa Facebook kusoo banadhiggay sawirro uu ku wehliyo wasiir Maareeye.
  2. Wasaaradda Waxbarashada iy o TS Puntland ayaa Tababar aqoon kororsi ah Dalka uganda ugu qaaday Qaar kamid ah Masuuliyiinta Jaamacadaha Puntland Tababarkan Waxaa Bixinaya Ururka Midowga Jaamacadaha Africa. Waxaana xooga la saari doono Tababaro sida, Dhanka Waxbarasita Tacliinta Sare iyo Kor u qaadida Tayada Jaamacadaha. Kulani wuxuu soconayaa Mudo 7 beri ah..Waxaana Waftigaan Hogaaminaya Agaasimaha Tacliinta Sare Puntland Mohamed Ahmed Shirdoon. Tababarka ayaa noqonaya kii 4 aad ee 3 bilood ee u dambaysay Dalka dibadiisa Wasaaradu ugu qaaday Jaamacadaha Puntland. Tababarkan Waxaa Bixinaya Ururka Midowga Jaamacada Africa. Waxaana xooga la saari doono Tababaro sida, Dhanka Waxbarasita Tacliinta Sare iyo Kor u qaadida Tayada Jaamacadaha. Kulani wuxuu soconayaa Mudo 7 beri ah..Waxaana Waftigaan Hogaaminaya Agaasimaha Tacliinta Sare Puntland Mohamed Ahmed Shirdoon. Tababarka ayaa noqonaya kii 4 aad ee 3 bilood ee u dambaysay Dalka dibadiisa Wasaaradu ugu qaaday Jaamacadaha Puntland The post Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo tababar u qaadday qaar kamid ah mas’uuliyiinta jaamacadaha Puntland. appeared first on Puntland Post.
  3. Waxaa xalay lagu daahfurey Jaamacadda Puntland State University (PSU) barnaamij Maqal iyo Muuqaal ah (PSU VIRTUAL CLASSES) oo ah casharo muqaal ah oo la diyaariyey , kuwaas oo loogu talogalay inay ka faa’ideystaan Ardayda Soomaaliyeed ee ku kula sugan dalka iyo dibadiisa . Daahfurka barnaamijka ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare Puntland , Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka, Madaxweynaha jaamacadda PSU, Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacadda, Dhakhaatiir iyo Ardayda Jaamacadda PSU . Madaxweynaha jaamacadda PSU Maxamuud Xaamid Maxamed ayaa ku dhawaaqay in jaamacadda PSU ay fureyso kuliyada Barashada Dhakhtarnimada ( Faculty of Medicine ) qorshaheeduna uu socdo dhawaana ay daahfuri doonto . Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland Faarax Maxamed Warsame oo aad u bogaadiyay barnaamijkaan ayaa sheegay in la galiyey juhdi iyo waqti aad u badan si ay uga faa,iideystaan Ardeyda Soomaaliyeed oo ay haystaan caqabado kala duwan. Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Dowladda Puntland Prof Abshir Awyuusuf Ciise oo ka hadlay munaasabada daahfurka ayaa sheegay Jaamacadda PSU inay tahay mid hal abuur leh oo mar kasta la socota casriga iyo is bed bedelada adduunka ka jira. Ujeedada laga leeyahay Barnaamijkan ayaa qeyb ka ah sidii kor loogu qaadi lahaa tayadda iyo aqoonta Ardeyda Jaamacadda PSU madaama ay jiraan caqabado kala duwan oo ay kala kulmaan waxbarashada wuxuuna noqonayaa barnaamij si fudud ardeydu uga heli karaan khadka Internetka iyagoo ku isticmaali kara Computer ama Telefonadooda gacanta. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Barnaamij loogu magac darey (PSU VIRTUAL CLASSES) oo lagu daahfurey Garowe appeared first on Puntland Post.
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Dekadda magaalada Muqdisho ayaan wax dhaq dhaqaaq ah ka jirin mudo isbuuc ah, kadib markii ganacsatada gobolka Banaadir ee dekadda wax kasoo degsata lagu soo rogay canshuur dheeraad ah. Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ayaa Canshuur dheeraad ah kusoo rogtay ganacsatada gobolka Banaadir, waxa ayna ganacsatada ka cabanayaan in aan si siman canshuurta looga qaadin dhamaan ganacsaada dalka. Kulan maanta ku yeesheen Ganacsatada gobolka Banaadir ayey uga soo horjeesteen canshuurta dheeraadka ah ee lagu soo rogay ganacsatada gobolka oo kaliya, waxa ayna sheegeen in ay raali ka yihiin hadii guud ahaan ganacsatada si isku mid ah canshuurta loogu kordhiyo. Ali Dhoore oo ku hadlayay magaca ganacsaada gobolka Banaadir ayaa sheegay in ganacsatada aysan waxba kala soo degin Dekadda Muqdisho mudo isbuuc ah, waxa uuna xusay in ganacsatada aysa raali ka aheyn canshuur kordhinta. Ganacsatada maanta kulanka yeeshay ayaa ugu baaqday Madaxda ugu sareysa dowlada Federaalka Soomaaliya in ay soo faro galiyaan canshuur kordhinta lagu sameeyay ganacsatada gobolka Banaadir. Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Ganacsatada Gobolka Banaadir JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Taariikh: 11/02/2018 Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ku: Ra’isul-Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ku: Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Og: Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Og: Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya. Og: Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga G/Banaadir. Ujeeddo: Warsaxaafadeed ka soo baxay Ganacsatada G/Banaadir. Annaga oo ah Ganacsatada Gobolka Banaadir waxaan Cabasho ka qabnaa Canshuuraha xad dhaafka ah ee sida gaarka ah dusha looga saaray Ganacsatada Gobolka Banaadir taas oo sababtay in ganacsatadu ay ku khasaaraan Badeecooyinka ay ka soo dejiyeen Dekeda Muqdisho.. Asbaabta Cabashadeena oo faah faahsan. Dekeda Muqdisho waxa ay ka qarash iyo Canshuur badan tahay Dekedaha kale ee ka jira Soomaaliya inteeda kale taas oo sababtay in Ganacsatada Muqdisho ay ku khasaaraan Badeecada ay ka soo dejiyaan Deskeda Muqdisho maadaama ayna la tartami karin Badeecadaha kale laga soo dejiyo Dekedaha kale wadanka oo laga qaado Canshuur ka yar tan laga qaado Ganacsatada Muqdisho. Waxaan xusuusineynaa madaxda Dowlada in Ganacsatada Gobolka Banaadir ay tahay ganacsatada ugu Canshuur bixin badan Dalka Soomaaliya oo dhan ayna si gaar ah isga xilsaareen dhismaha Wadooyinka Muqdisho iyo arimaha la xariira gurmadka iyo taakuleynta dadka nugul ee dhibaatadu ka soo gaartay Abaaraha iyo dhibaatooyinka kale ee wadanka kajira. Waxaan ka codsaneynaa wasaaradda maaliyadda in canshuuraha xad dhaafka ee sida gaarka dusha looga saaray ganacsatada Gobolka Banaadir ay dib u eegis ku sameeyso maadaama ay shirkada waaweyn oo ganacsi ay kaceen ayada oo ay isku biirsatay Duruufaha dhaqaala xumada ee wadanka kajira iyo canshuuraha xad dhaafka ee Dekeda Muqdisho looga qaado iyo Canshuuraadka kale ee hada dusha laga saaray ganacsatada Muqdisho. Waxaan ugu baaqeynaa wasaaradda maaliyada in ay si ku mid ah oo loo wada siman yahay uga qaado Canshuuraha dhamaan ganacsatada Soomaaliyeed lagana daayo Ganacsatada Gobolka Banaadir Culeyska Canshuureed ee sida gaarka ah loogu haayo. Ugu dabeyntii waxaan ka codsaneynaa Madaxda Dalka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, in ay soo faragiliyaan arintaan waxna laga qabto dhibaatada haysatada Ganacsatada Gobolka Banaadir. Waxaan rajeynaa in aad naga aqbali doontaan codsigeynga ,waxna ka qaban doontaan dhibaatada haysata Ganacsatada Gobolka Banaadir. WABILAAHI — TOWFIIQ MAHADSANIDIIN. The post Sawiro: Dekadda Muqdisho oo xiran iyo Ganacsaada G/Banaadir oo Canshuur dheeraad ah lagu soo rogay appeared first on Caasimada Online.
  5. Former British MP, now head of a joined business investment company, is on an official visit in Somaliland. Ms. Edna Aden Ismail welcomed the envoy headed by Sir Tony Baldry; former Mp of the conservative party was accompanied by Ian Fenwick, Yusuf Ahmed Hersi, Mohamed Abdirahman and a Mr. Markus who are expected to meet newly elected president, Muse Bihi Abdi and several members of his cabinet ministers, in hope of getting too know each other and also discuss vital investment plans. In 2015, Anglo Somaliland Resources (ASR) was formed after a meeting then president of Somaliland, Ahmed Mohamed Silanyo were granted a contract license to develop the country’s 850-KM marine coast line. ASR officials also have done their share of community work since its establishment, by donating much needed hospital supply in three different regions and their endless commitment of support when its needed. “I would like to warmly welcome, Sir Tony Baldry who was part of the first British envoy or MP’s to visit Somaliland in 2002/03 and is an active advocate of Somaliland’s cause in different ways, economically and gaining international recognition.” Edna Aden. Envoy is expected to meet on Sunday minister of interior, livestock, foreign and the president.
  6. Somali president Mohamed Abdullahi Farmaajo is scheduled to meet with Somaliland leader, Muse Bihi ahead the resumption of Somalia-Somaliland talks. Speaking at press conference on Saturday in Hargeisa, Somaliland foreign minister, Sa’ad Ali Shire said the leaders will hold a meeting in Djibouti to pave the way for further discussions between the two sides. Mr. Shire noted that the talks between the leaders are aimed at devising dialogue channels and keeping them open to work out between the two parties. He indicated that the environment created between the two sides was conducive enough to encourage further talks. “We see no obstacles in the continuation of the negotiations between Somalia and Somaliland,” he said. The Somalia-Somaliland talks collapsed several times after the two sides tabled hard conditions. Somaliland declared independence in 1991 from Somalia after it accused the government of late Mohamed Siyad Barre’s military of carrying out atrocities against people in northern Somalia (now Somaliland). Despite maintaining law and order, the breakaway republic of Somaliland has not yet gain recognition from the international community. HOL
  7. Hargeysa (Caasimadda Online) – Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidammada sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabee Maxamed Kayse Bigeeye oo la sheegay in uu buug ka qorayay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Eng. Maxamed Keyse oo qoray buugga la magac baxay: “Tusaalaha Guusha” ayay qoyskiisa xaqiijiyeen inuu maalintii saddexaad ku xiran magaalada Hargeysa, iyadoo lagu heysto buugga uu ka qoray madaxweynaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya inaan weli Buugga la soo bandhigin, laakiin qoraaga yaa bartiisa facebook-ga ku soo bandhigay ogeysiis ah buugga inuu dhameystiray qoristiisa goor dhowna uu soo bandhigi doono balse Ciidamada sirdoonka Somaliland ayaa ka war helay xabsiga dhigay. Eng. Maxamed Kayse Maxamuud ayaa ah nin dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargaysa kana soo jeeda Bariga Burco, waxaana shalay la horgeeyay maxkamada gobolka Maroodi-jeex oo amartay in dib loo dhiggo kiiska dacwadda. Wararka qaarkood ayaa sheegaya in qoraaga xiriir la lahaa wasiirka wasiirka ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, wuxuuna bartiisa Facebook kusoo banadhiggay sawirro uu ku wehliyo wasiir Maareeye. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Somaliland oo Xabsiga dhigtay Nin Buug ka qoray Guushii Doorashada Madaxweyne Farmaajo appeared first on Caasimada Online.
  8. It is a much-storied political dynasty rivalry, but the history of the love-hate relationship between the Kenyatta and Odinga families keeps turning new chapters with the latest instalment playing out in the ongoing political standoff with a remarkable sense of deja vu. Source: Hiiraan Online
  9. A key committee of South Africa’s ruling ANC party will hold an emergency meeting Monday as the nation awaits word on whether President Jacob Zuma will resign soon because of corruption allegations, South African media reported. Source: Hiiraan Online
  10. Kenya is special. As diplomats living here, we see and admire daily the determination and creativity of the Kenyan people; the energy and innovation of Kenyan business; and the inspiring democratic journey that Kenya has made since independence. These and Kenya’s many other achievements have made it a hub for the region and indeed for the continent and the world. Source: Hiiraan Online
  11. A jet operated by Saratov Airlines crashed in the Moscow region on Sunday, killing all 71 people on board, according to Russian news agencies. Source: Hiiraan Online
  12. Dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia iyo Jabhada ONLF ayaa bilaabay wada hadal rasmi ah oo uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa hogaaminaya xubnaha wada hadalka la galaya jamhadda ONLF, taasoo muddo dheer dagaal kula jirtay dowladda Ethiopia. Waa wada hadalkii labaad oo dhexmaraya labada dhinac tan iyo sannadkii 2012, xilligaas oo shir sidaan oo kale ah la isugu yimid, balse wax natiijo ah shirkaas lagama gaarin. Arrimaha ugu weyn ee shirkaan la filayo inay kasoo baxaan ayaa ah xabbad joojin labada dhinac ay heshiis ku gaaraan iyo in lasoo afjaro colaada. Wada hadalkaan ayaa loo arkaa talaabo dhanka wanaagsan loo qaaday laguna soo afjarayo qalalaasaha in muddo ah ka taagaanaa Gobolkaas. Jabhada ONLF ayaa muddo dheer dagaal hubaysan kula jirta Dowladda Ethiopia dagaalkaas oo ay dad badani ku naf waayeen kumanaan kalena ku baro kaceen.
  13. NAIROBI, Kenya (AP) — Eleven western envoys, including those from the U.S. and Britain, Sunday urged Kenya’s opposition leader to recognize President Uhuru Kenyatta as the country’s legitimately elected leader. Source: Hiiraan Online
  14. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa sheegay in la kordhinaayo duqeymaha ka dhanka ah Ururka Al Shabaab ee lagu beegsanaayo Saldhigyada Shabaabka ay joogaan. Farmaajo oo Wareysi gaar ah siiyay laanta Afka Somaliga BBC, ayaa wuxuu sheegay, iyadoo laga duulaayo dagaalka ka dhanka ah Ururka Al Shabaab ee dowladda Somaliya ku jirto in la kordhinaayo duqeymaha. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dalalka caalamka ka codsan doonto in duqeymaha la xoojiyo si looga adkaado Al-Shabaab. Waxa uu sidookale sheegay Madaxweynaha duqeynta lala beegsanaayo Shabaab in laga taxadaraayo i ay waxyeelo ka soo gaarto dadka shacabka ah, waxayna arintaasi ka wada hadleen masuuliyiin ka tirsan dowladda Mareykanka, maadaama Mareykanka ay fuliyaan duqeymaha diyaaradaha. “Duqeymaha waa dhab waa ay bateen waana ay sii badan doonaan, maxaa yeelay Shabaab iyo argagixiso in aan ka ciribtirno Somaliya muddo kooban, kaliya ma kula dagaali karno ciidanka dhulka ah, mana hayno ciidan cir, Mareykanka waxa ay ii xaqiijiyeen in bartilmaameedkooda uu yahay meelaha ay joogaan Shabaab, si dadka shacabka ah waxyeelada looga ilaaliyo.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in la kordhinaayo duqeymaha lala beegsado kooxda Al Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  15. I would like to enlighten the increasing gangs in Hargiesa city, the worsening of the Security and it is impact on the people living in the city. Source: Hiiraan Online
  16. MOGADISHU, Feb. 11 (Xinhua) -- Somali forces repelled an attack by the al-Shabaab militant group near the capital city of Mogadishu Saturday night, local authorities said Sunday. Source: Hiiraan Online
  17. The ministry of health of Somaliland has banned all employees talking to media on Sunday. This was disclosed by the health minister, Dr. Hasan Ismail Yusuf who has issued a directive forbidding the engagement of media with staffers at the ministry without the consent of the minister. The minister has released a circular and apprised the deputy minister, the director general and heads of departments to put the order into operation and urged that all should comply with the new rule in place. The new directive will take effect from 7th February 2018 where the minister has released the circular.
  18. Nairobi-(Caasimadda Online)-Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa soo sheegaya in maanta Nairobi uu ka furmay shir u dhaxeeya wakiilo ka socda Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda dib u xuraynta Ogaadeeniya ee ONLF. Jabhadda dib u xureynta Ogaadeeniya ee raadineysa xurnimada Soomaali Galbeed iyo Dowlada Itoobiyo oo waligood la dagalamayay ayaa isku haaya madaxbanaanida gobalka iyo dadka Soomaaliyeed oo ay Itoobiya Gumeysato waxaana dagaaladii dhacay lagu waayay kumaanan Soomaali iyo Itoobiyan ah. afayeenka Jabhadda dib u xuraynta Ogaadeeniya C/qaadir Xasan Hirmooge ayaa sheegay in maanta shir u dhaxeeya Itoobiya iyo ONLF in maanta Nairobi uu ka furmay isla markaana ay la tageen qorshayaal waa weyn. Shirkaan u dhaxeeya Itoobiya iyo ONLF ayaa la sheegay in qodobada looga hadlayo ay ku jiraan kuwa adagtahay in is faham laga gaaro soona taagnaayeen wax kabadan 40 sano oo ay wadahalo socdeyn, Itoobiya ayaa dooneysa in ay maamusho Dhulka Soomaali Galbeed halka ONLF ay doonayaan umadax banaani iyo Arimaha u gaarka ah Soomaali Galbeed ayuu sheegay Afayeenka ONLF. Dowldda itoobiya ayaa waxaa caaadis xoogan kuhaya wadamada yurub, ameerica iyo qaar ka mid ah Wadamada Africa waxa ayna shirkaan ku doonaysaa in ay kudajiso xaaladda siyaasadeed iyo midda amin ee kajirta gobolka soomaali galbeed. shirkaan ayaa kusoo beegmaya xila dowladda itoobiya ay gacanta kuhayso In kabadan 5,000 oo qof ugu yaraan 2,000 oo ka mid ah ay yihiin xubnaha sare ee ONLF waxaana la sheegaa in ay wajahayaan xaalado adag oo dhinaca Nolasha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post ONLF iyo Itoobiya oo ku shiraya magaalada Nairoobi kadib Cadaadis ka yimid qaar kamid ah wadamadda aduunka. appeared first on Caasimada Online.
  19. From 2010 to 2012, pirates ruled Somali waters, costing commercial ships billions of dollars in ransoms. Over the last few years, increased naval patrolling and security improved the situation drastically and many former pirates turned to fishing to earn an honest living. However, NewsHour Weekend Special Correspondent Jane Ferguson reports that domestic conditions could reverse this trend. BPS
  20. Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ayaa booqasho shaqo wuxuu ku joogaa Magaalada Nairobi, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Kenya. Madaxweyne Cabdi, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa intii ku sugan yahay Kenya wuxuu la kulmi doonaa Jaaliyada Itoobiya ee Dalka Kenya ku sugan. Madaxweynaha ayaa wuxuu hada la kulmay Wakiilka Hay”adacQaxootiga Aduunka u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Afey iyo Siyaasiyiin ka mid ah Siyaasiyiinta Kenya ee kasoo jeeda DmGobolka Waqooyi Bari Kenya. Puntlandi Nairobi
  21. HARGEISA–The Somaliland authority on Sunday affirmed the recommence of Somaliland-Somalia talks after a pause for quite some time. The resumption will be attended by delegations headed by Somali president, Farmajo and Somaliland counterpart Musa in Djibouti, where this will be the first face to face meeting between the two leaders. The minister has said that a date has not been fixed for the dialogue to restart but a common understanding has been reached between the two sides to reopen the negotiations which has been under suspension for certain period of time. Somaliland’s FM Dr. Sa’ad Ali Shire has confirmed that the request to restart the talks was first initiated by Somalia where it has been agreed that the two Heads of States will hold first face to face meeting in Djibouti in order to announce the reopening of the stalled dialogue. The FM has further cited that Switzerland has showed interest to play a mediator role in the talks which the minister said that he welcomed it. The minister stated that once the two leaders meet in Djibouti, then the formal talks will begin. The minister has talked about that Turkey used to give the venue but did not use to attend the talks as a mediator role although he affirmed that they made clear that there stance was to bring the greater unity of Somalia.
  22. Afgooye–(Caasimadda Online)-Wararka ka imanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Xaalad deganaansho ah laga dareemayo kaddib dagaal culus oo xalay halkaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Dagaalka oo aan weli la shaacin khasaaraha ka Dhashay ayaa Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee degmadaasi waxa ay sheegeen in ay ka hortageen Weerar kaga soo wajahnaa dhanka kooxda Al_Shabaab. Wararkii u dambeeyey ee naga soo gaaraya Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska ay wadaan howlgallo baaritaano ah walow howlihii Ganacsiga Iyo isu socodka dadka Iyo Gaadiidka uusan saameyn ku yeelan. Taliyaha ciidamada booliska Afgooye C/qadir Cismaan Nuunow ayaa warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ay weerareen meel banaanka ka ah degmada. Al-shabaab ayaa inta badan bartilmaameesadaan saldhigyada ciidamada dowladda iyo AMISOM ku leeyihiin degmada Afgooye qeybaha kale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xaalada degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose oo degan kaddib dagaal xalay ka dhacay appeared first on Caasimada Online.
  23. By M.A. Egge The Dahabshiil Group of Companies heeded the calls for relief needs in the north and western parts of the country, especially Lughaya region. Following outcries that was first sounded a fortnight ago of the new spate of recurrent drought that is taking its toll in the western parts of the country, the Dahabshiil Group rose to the occasion and rushed the relief food supplies to over one hundred families of Kalawle area of Lughaya district. According to the company’s Awdal and Selel regional boss Mr. Haji Ismael Rirash, Dahabshiil decided to rush to the aid of the residents whose families were direly in need having been adversely and severely affected. He said that the relief aid they supplied consisted of basic foodstuffs such as rice, sugar, cooking oil and wheat flour which are basically the traditionally staple foods used in the country. Mr. Rirash appealed to similar entrepreneurs to rise to the occasion and help the needy. He noted that the Dahabshiil Group always stood by the needy in such times since, they, he said, were parts and parcels of their clienteles hence though it wise to return a portion to them in reciprocation. He likewise appealed to Somalilanders within the country and those abroad to eke in whatever support that they deemed fit. Whatever the case Dahabshiil group has led the pack to help the needy along the western coastal regions of the land in their time of need. Meanwhile it is worth noting that pastoralists along the Ethiopia – Somaliland border along Beligubadle-Salahley- Lebisagaal strip had crossed the border in such of pasture in the past couple of months following severe drought in the country. Similarly relief water supplies had been started in Borama in Awdal and Berbera in Sahil regions by various entities to quench thirsts of the needy.
  24. INAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. GEERIDU WAA XAQ. Waxaa maanta oo ah Axad 11.02.2018 ku geeriyootay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Allaah ha u naxariistee Marxuumad Caasho Aden Warsame Islaan. Geeridaa naxdinta leh ee ku timid Hooyo Caasho Warsame Islaan awgeed waxaa tacsi tiiraanyo xanbaarsan loo dirayaa dhamaan Awladeedii Reer Xasan Cusmaan Yusuf Kenadiid ( Reer Xasan Nadiif) iyo Dhamaan qoyska Reer Warsame Islaan,Ehelkii iyo Asxaabtii ay ka baxday marxuumadu in Ilaah samir iyo iimaan ka siiyo. Sidoo kale Maamulka iyo Hawlwadeenada Shabakda Caalamiga ah ee Puntlandi waxay Tacsi gaar ah u dirayaan Suldaan Axmed Xasan Cusmaan Kenadiid geeridaa naxdinta leh ee ku timid Hooyadiis Marxuumad Caasho Aden Warsame Islaan, waxaana Ebbe uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumada Allaah u naxariisto, Janadiisa Fardousana ka waraabiyo.
  25. Muqdisho-(Caasimadda Online)-wararka ka imaanaya magaaladda muqdisho ayaa sheegaya in maanta lagu dilay askari katirsan ciimadama soomaaliye. Kooxo hubeysan oo watay Bustoolado ayaa Goordhow waxa ay dil ka geysteen meel aan ka fogeyn Isgoyska Sanco ee Magaalada Muqdisho. Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in halkaasi lagu dilay,iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkaas ay goobta ka baxsadeen. dad kusugnaa halka uu falka kadhacay ayaa sheegay in mar uun ay ka warheleen rasaas kadibna ay arkeen Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo Goobta yaalla. Ciidamo ka tirsan Dowladda ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay kuwaas oo haatan halkaasi howlgallo ka wada wallow aysan jirin cid ilaa iyo iyo hadda ay u qabteen dilkaas. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Goordhow Lagu Dilay magaalada Muqdisho iyo Kooxahii dilka gaystay oo.. appeared first on Caasimada Online.