-
Content Count
205,859 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somali refugee leaders from the Dadaab refugee camps in Kenya have been taken by the UN’s refugee agency, UNHCR, on a ‘Go and See’ visit to Mogadishu and Baidoa in southern Somalia. UNHCR says the initiative is intended to inform refugees about the situation on the ground in Somalia to enable them to make informed decisions about whether to return home. Source: Hiiraan Online
-
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay qaadeen weerar duqayn ah oo ka dhan kooxda xagjirka ah ee Alshabab, waxayna ku dileen saddex xubnood. Weerarkaan oo ka dhacay meel ku dhow degmada Jilibka ee gobolka Jubada dhexe , ayuu Maraykanku sheegay inaanu jirin wax khasaare ah oo kasoo gaaray shacabka. Maraykanka ayaa weeraro badan oo duqayn ah ka geystay Soomaaliya, kuwaas oo lagu taageerayo dowladda federalka. Inta ugu badan weeraradaan ayaa lala batilmaameesaday Alshabab, balse waxaa jira tiro weeraro ah oo lagu qaaday kooxda Daacish ee farriisinka ku leh dhulka buuraleyda ah ee Puntland. Inka badan 30 weerar ayuu Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya sannadkii tagay ee 2017, kadib markii madaxweyne Trump uu balaariyay howlgalka milatari ee ka dhanka ah Alshabab. Balse Maraykanka ayaa sannadkaan bilowga ah qaaday afar weerar. Puntlandi.com
-
Sida ay Qoreen Saaka Qaar kamid ah Warkeysayada ka soo baxa Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaaliland waxaa magaalada Muqdisho ku sugan Wasiirkii Maaliyada ee Soomaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan. Marwo Sam Sam ayaa aheyd wasiirkii maaliyada ee maamulkaasi Soomaaliland Xukuumadii Siilaanyo uu hogaaminayay. Warkeyska Foore ayaa sheegay in Marwo Zam Zam ay Muqdisho u tagtay arimo ku saabsan lacag malaayiin Dollar oo ay ka dhaceen Sida la sheegay dad Soomaali iyo Koonfur Afrikaan isugu jiro. Warkeeyska ayaa sheegay in Ganacsatada Soomaaliyeed ee lacagta ka dhacay Marwo Sam Sam ay ehelo dhow yihiin madaxweynaha Gal-Mudug Xaaf. Marwo Zam Zam ayaa hadda Muqdisho waxa ay ka dagantahay Guri uu Muqdisho ku leeyahay Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Si dhab ah looma oga Lacagtaan iyo inta ay dhantahay iyo qaabka looga dhacay walina Marwo Zam Zam kama hadlin arintaasi. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Wasiirkii Maaliyada Soomaaliland Marwo Sam Sam oo ku sugan Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Information from Israeli intelligence helped to prevent the downing of a passenger jet, Prime Minister Benjamin Netanyahu has said. Local media linked his comments to the attempted bombing of an Etihad Airways flight. In a speech to US Jewish leaders in Jerusalem, Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said on Wednesday his country’s elite military intelligence unit had prevented the bombing of an “Australian airliner.” “The Israeli intelligence services thwarted the downing of an Australian plane, an unimaginable slaughter,” the Israeli leader told delegates. “This would have caused a major disruption in global air transport, and this is only one of dozens of terrorist attacks we have foiled around the world,” Netanyahu said, without giving any other details. His comments followed a statement from the Israeli army that a branch of military intelligence known as Unit 8200 had foiled an “air attack abroad” by the “Islamic State” (IS) militant group. Read more: Munich Security Conference: How to stop a post-caliphate jihad? Israeli media said the army statement referred to an attempted bombing in July of an Etihad Airways flight, due to leave Sydney for Abu Dhabi. Information provided by 8200 — an elite Israeli unit that gathers and analyses intelligence using sophisticated information technology — led to the arrest of two IS militants who were working “toward the execution of the attack,” the army said. Bomb in luggage Two Lebanese-Australian brothers, Khaled Khayat and Mahmoud Khayat, were charged with plotting to bring down the passenger jet by trying to smuggle an improvised explosive device in luggage onto a July 15 flight, but the attempt was aborted before they reached security. Reports at the time of their arrest suggested that one of the men had asked his brother to carry the luggage on board without telling him that the bag contained explosives. The homemade bomb, disguised as a meat-mincer, was built at the direction of a senior IS commander based overseas, Australian police said. The Israeli tip came on July 26, nine days after the attempt to board the plane. The pair were arrested three days later, along with two others — who were later released without charge, The Times of Israel reported. Read more: German intelligence part of secret anti-terror unit targeting returning IS fighters – report Days after the plot was revealed, Lebanon’s interior minister said Beirut had monitored the brothers for more than a year and had worked with Australian authorities to disrupt the attack. Etihad earlier this week confirmed it was working Australian authorities on their investigation. Source: – dw The post Israel thwarted ‘Islamic State’ plot to blow up plane from Australia: Netanyahu appeared first on Caasimada Online.
-
The US Military says it has carried out an airstrike in Southern Somalia that killed three members of Alshabaab militants. A statement on Wednesday evening from the US Africa Command says the attack took place on Monday in Jilib district. The strike was conducted “in coordination with the Federal Government of Somalia,” Africom said in the statement. Africom vowed that U.S. forces will continue to use all authorized and appropriate measures to protect Americans and disable terrorist threats. “This includes partnering with AMISOM and Somali National Security Forces (SNSF); targeting terrorists, their training camps and safe havens throughout Somalia, the region and around the world,” the military noted. The date of the attack coincides with the day Alshabaab claimed to have killed a US soldier during gun battle that took place near Kismayo. “AMISOM and US troops came in helicopters at area between Yontoy and BuulaGaduud villages. Our fighters responded to the attack as a result one US soldier was killed and several wounded,” said the group in a statement posted on pro-Alshabaab website. The U.S military refuted Alshabaab claims saying no American soldier was killed or injured in Southern Somalia by Alshabaab. “We are aware of the reports but they incorrect. No American military soldier was killed or even injured on the outskirts of Kismayo as alleged in the report,” said the spokesperson of AFROCOM, Samantha Reho. The airstrike will be the first of its kind since President, Mohamed Abdullahi Farmaajo last month declared new offensives against Alshabaab. Al-Shabaab has been trying since 2007 to overthrow that government, which has the support of the international community. Source: Hol The post US airstrike kills three Alshabaab in Southern Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada Haweenka Gobolka, isagoo ku bogaadiyey kaalinta muuqata ee ay ku leeyihiin hor-u-socodka Caasimadda. Duqa Muqdisho ayaa xaqiijiyey in wada shaqeynta dhow ee ka dhaxeysa Haweenka Soomaaliyeed iyo maamulka ay furo u tahay soo celinta amniga Caasimadda iyo guud ahaan gobolka Benaadir. “Haweenka la’aantood, dawladda ma shaqeyn karto waayo waa laf-dhabarka bulshada, kaalintiinuna waa mid muhiim ah maadaama aad sidoo kale door weyn ka ciyaari kartaan horumarka iyo dhismaha dalka. Idinkoo adeegsanaya fursadahaas waa in aad ka shaqeysaan sidii loo heli lahaa ummad midaysan oo ka fekeraysa mustaqbalka dalka iyo dadkooda”.Ayuu yiri Guddoomiye Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan. Qaar kamid ah Haweenkii kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyey Guddoomiyaha sida ay uga go’an tahay in door muhiim ah ay ka ciyaaraan maamulka siyaasadda dalka, isla markaana ay diyaar u yihiin in ay ka qeyb qaataan horumarinta bulshada ku nool Caasimadda. Ugu dambeyn, Eng.Yarisow ayaa ugu baaqay bulshada gobolka Benaadir in ay ka wada qeyb qaataan Todobaadka Nadaafadda oo ku beegan bil walba dhammaadkeeda, kaas oo dhaqan soo jireen u ah daadallada bilicda iyo nadaafadda ee ay sida wada jirka ah uga wada shaqeeyaan bulshada iyo Maamulka. PUNTLAND POST The post ING. YARIISOW: Haweenka waa laf-dhabarka bulshada la’aantoodna Dowladdu ma shaqeyn karto appeared first on Puntland Post.
-
Nairobi (Caasimada Online)-Dowlada Ethiopia ayaa sii deysay in ka badan 1,500 oo maxaabiis ah, kuwaa oo ku eedeysnaa inay Xubno ka yihiin Jabhada ONLF. Maxaabiistan oo ay ka muuqatay caafimaad daro ayaa laga sii daayey xabsiga lagu magacaabo ‘’Jeel Ogaadeeniya’’ oo ku yaalla Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Somalida dalka Ethiopia. Maxaabiistaan siideyntooda ayaa lagu soo beegay xili magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu wadahadal uga furmay dowlada Ethiopia iyo ONLF. Dowladda Ethiopia ayaa dhawaan si deysmadan lamid ah xabsiga uga sii deysay boqolaal ka mid ah Kooxaha Mucaaradka ah ee Oromadda. Hoggaamiyaha maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamud Cumar, ayaa kaalin weyn ka qaatay deysmada Maxaabiista. The post Sawirro: Sidee Jeelka Ogaadenia looga sii daayay Maxaabiista Jabhada Mucaaradka ee ONLF appeared first on Caasimada Online.
-
Dowlad-degaanka Soomaalida Ethiopia,ayaa saaka Xabsi ku yaalla magaalada Jigjiga ka sii daysay in ka badan 1400 oo mabaaxiis ka tirsan Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya ee ONLF. Dowladda Ethiopia ayaa dhowaan wada-hadal la gashay Jabhaddaasi oo muddo dheer dagaal ka waday dowlad-degaanka Soomaalida,waxaana wada-xaajoodka ku jiray dalab ka yimid Jabhadda ONLF oo ku aaddanaa in la siidaayo maxaabiista ka xiran ee ku jira xabsiyada Ethiopia. Maxaabiista haatan ay sii daysay dowlad-degaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sida wararku sheegayan waxaa ku jira qaar sannado badan xirnaa,taasoo loo arko tallaabo lagu kasbanayo Jabhadda,si ay miro-dhal u noqdaan wada-hadalada bambe ee loo ballamay. The post In ka badan 1400 oo laga siidaayay xabsi ku yaalla magaalada Jigjiga. appeared first on Puntland Post.
-
A United States Congressman has insinuated that Ethiopia’s dominant party, the Tigrayan Peoples Liberation Front (TPLF) is on its way out of power. Source: Hiiraan Online
-
Militariga Maraykanka ayaa sheegay in duqeyn ay ka gaysteen Soomaaliya ay ku dileen saddex ka tirsan Xagjiriinta Al-shabaab. Qoraal uu soo saaray Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in duqeynta oo Isniintii ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe aan wax rayid ah khasaare ka soo gaarin. Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika faahfaahin kale kama bixin weerarka,balse duqeynta ayaa noqonaysa tii afraad ee Maraykanku ka geystay Somaliya sannadkaan gudihiisa. PUNTLAND POST The post Militariga Maraykanka oo sheegay in ay dileen xubno ka tirsan Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Somalia ayaa mar kale kaalmaha ugu horeeya ka gashay Musuq-maasuqa kadib warbixin ay soo saartay Hay’adda Transparency International ee la dagaallanta Musuq maasuqa. Hay’adda Transparency International ayaa warbixinteeda ku sheegtay in Somalia uu weli ka jiro Musuq-maasuq halakeeyay sharciyada. Liis dheer oo ay soo saartay Hay’adda ayaa muujinaaya in Somalia oo ka mid ah Wadamada Qaarada Afrika ay kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa. Liiskan sannadlaha ah ayaa dhinacyada uu qiimaynta ka eego waxaa ka mid ah ‘’laaluushka iyo madaxda oo xukuumadaha oo aan lagu ciqaabin musuq maasuqa’’. Hay’adda Transparency International oo xiganeysa khuburo sameeyay baaritaano ayaa sheegtay in dalalkaan la soo saaray heerka uu gaarsiisan yahay musuqa ka jira lagu cabiray 1 illaa 100,dalalka ugu horeeyana ay ka mid yihiin Somalia iyo Suudaanta Koonfureed. Somalia iyo Suudaanta Koonfureed ayaa warbixinta lagu sheegay in ay yihiin dalalka ugu Musuq maasuqa badnaa Sanadkii lasoo dhaafay , waxaana la siiyay dhibo dhan ah 9 oo Soomaaliya ah iyo 12 oo ah Suudaanta Koonfureed. Dalalka Denmark iyo Finland ayaa iyana helay 85 iyo 88 kuwaas oo lagu tilmaamay in ay yihiin wadamada ugu musuq maasuqa yar Caalamka. Dhinaca kale, waxaan jirin dal ilaa iyo hadda helay boqolka dhibcood, waxaase 89 helay dalka New Zealand, halka Finland iyo Denmark ay heleen 88 iyo 85 , kuwaas oo ah dalalka ugu musuq maasuqa yar yahay. Xigasho: transparency Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Akhriso: Somalia oo mar kale kaalmaha koowaad ka gashay heerka Musuq-maasuqa appeared first on Caasimada Online.
-
Puntland Post-Warbixin ay soo saartay Transparency Internation ayaa waxa ay shaaca uga qaaday in dalka Soomaaliya uu weli kaalmaha hore kaga jiro Wadamada ugu musuq maasuqa badan Caalamka. Liiskaan Sanadlaha ah oo ay Hay’addu soo saartay ayaa muujinaya in Soomaaliya oo ka mid ah Wadamada Qaarada Afrika ay kaalinta koowaad ka gashay musuq maasuqa. Hay’adda ayaa qiimeyn ku sameysa musuq maasuqa ay sameeyaan madaxda Dowladda taas oo aan wax ciqaab ah u marin. Hay’adda oo soo xiganeysa khuburo sameeyay baaritaano ayaa sheegtay in dalalkaan la soo saaray heerka uu gaarsiisan yahay musuqa ka jira lagu cabiray 1 illaa 100,dalalka ugu horeeyana ay ka mid yihiin Soomaaliya iyo Suudaanta Koonfureed. Cabdiqani Boos Puntland Post The post Soomaaliya Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Dalalka Ugu Musuq Maasuqa Badan Caalamka appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka ka imaanaya Saraakiisha is maamulka Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in manta oo Khamiis ah ay Xabsiyada maamulka kasii deyn doonaan Maxaabiis farabadan. Saraakiisha ayaa sheegay in Maxaabiistaas ay tirro ahaan dhanyihiin 1,500 Maxbuus oo siyaabo kala duwan looga xiray Jabhada ONLF. Maxaabiista laga sii deynaayo Xabsiyada ayaa waxaa ku jira kuwo xiran ku dhawaad 10 sano, halka qaarna lagu qabtay howlgalo ay ciidamada ku sameeyeen duleedka magaalada Jigjiga. Saraakiishu waxa ay sheegtay in deysmada Maxaabiista ay daba socto wadahadal qaatay maalmo badan oo dhexmaray dowlada Ethiopia iyo ONLF. Qoysas aad u farabadan ayaa la filayaa in ay saaka tagaan Xabsiga lagu magacaabo Jeel Ogaadeeniya ee Magaalada Jig jiga halkaas oo ay inta badan ku xir xiranyihiin maxaabiista ONLF ee saaka la siideynayo. Sidoo kale, deysmada Maxaabiistan ayaa kusoo beegmeysa xili ay dowladda Ethiopia dhawaan xabsiga ka siidaysay boqolaal ka mid ah Kooxaha Mucaaradka ah ee Oromadda. Dhinaca kale, Dowlada Ethiopia ayaa u muuqaneysa mid ku socota boholo mugdi ah oo mideyn kara burbur iyo qalalaaso amni. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Ethiopia oo sii deyneysa Maxaabiistii ugu badneyd ee ka tirsan Jabhada ONLF appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo dowlada Federaalka ah ee Somalia dhawaan sheegtay inay la dagaalantay Musuq-maasuqa dhaqanka u ahaa shaqsiyaadka xilalka ka haya dowlada, ayaa waxaa soo baxaaya kiisas cusub oo la xiriira musuqa. Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo arrintaas ka hadlaayay ayaa sheegay inuu jiro kiisas badan oo la xiriira Musuqa kaa oo ay iminka xaqiijiyeen. Yariisow, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay jiraan Canshuuro laga qaado Shacabka Soomaaliyeed , kuwaasoo aan haba yaraatee ku dhicin Qasnadda dowladda. Waxa uu Yariisow sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Shaqsiyaad gaar ah ay adeegsadaan Hantidda loogu tala galay Shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna ku goodiyay inay daaqada ka saari doonaan shaqsiyaadka lagu helay musuqa muuqda. Shaqsiyaadkaas ayuu sheegay Yariisow inay ka qaadi doonaan talaabo sharciga waafaqsan, waa haddii ay is dabaqaban waayan shaqsiyaadkaas. Sidoo kale,Yariisow ayaa arrin muhiima ku sheegay in canshuurta laga qaado Shacabka ay muhiim tahay in ay ku dhacdo qasnadda dowladda si dib loogu soo celiyo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Musuqa lagu hayo Canshuurta G/Banaadir oo gaaray heerkii ugu sareeyay & Yariisow oo qeyla dhaan afka furtay appeared first on Caasimada Online.
-
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Ciidan ahaan u qoraneyso Dowladda Qadar ayaa maalmaha soo socda ka baxaya dalka,waxaana dhalinyaradaan oo tiradooda aan la qiyaasi karin ka baxayaan magaalada Hargeysa halkaasi oo diyaarad Qadar leedahay ka qaadeyso. Qaar ka mid ah dhalinyarada oo ka baxay magaalada Muqdisho oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay iney ku sii jeedaan magaalada Hargeysa oo ay kaga sii gudbayaan dalka Qadar oo tababar ciidan ay u aadayaan. Waxay sheegeen dhalinyaradaan in lacagta ay ku tagayaan magaalada Hargeysa ay iyaga iska dhiibayaan, balse maalmo ka dib halkaasi ay ka qaadi doonto diyaarad laga soo dirayo dalka Qadar. Hanaankaan Ciidan qorista ayaa Dowladda Qadar u soo martay mas’uuliyiin caan ah oo Soomaaliiyeed oo qaarkood Dowladda hadda ku jira, waxaana loo qeybsaday hanaanka qabiliga ee 4.5. Warfaafiye.com
-
Mogadishu (HOL) - The U.S. military says it has carried out an airstrike in southern Somalia that killed three Al-Shabaab militants. Source: Hiiraan Online
-
The US Military says it has carried out an airstrike in Southern Somalia that killed three members of Alshabaab militants. Source: Hiiraan Online
-
The US Military says it has carried out an airstrike in Southern Somalia that killed three members of Alshabaab militants. Source: Hiiraan Online
-
The new freezers at Somalia’s only forensic laboratory can store thousands of DNA samples, although for now there are just five.The big hope is that they could be the start of a revolution in how the troubled Horn... Source: Hiiraan Online
-
Waxyaabo badan ayey wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya kuwaas oo ah labo dal oo deris ah isla markaana wadaaga dhinacyada siyaasadda iyo amniga, iyada oo taasi jirto ayaa dadka ka faalooda arrimaha Africa waxa ay sheegayaan in ay saameyn ay ku yeelan karto isbeddelka ka dhacay Itoobiya Soomaaliya. Dhawaan ayaa waxaa is casilay ra’iisulwasaaraha dalkaasi, waxa ayna aaminsan yihiin dad badan in Soomaaliya saameyn aan wanaagsaneyn ay ku yeelan karto xaaladda ka taagan Itoobiya. Prof, Axmed Maxamed ayaa arintani ka hadlay waxa uuna yiri: “Haddii ay burburto Itoobiya annaga dan nooguma jirto, maxaa yeelay horaa waxaa loo dhahay biyo kaa badan iyo col kaa badan waa ay ku hafiyaan, sababtoo ah boqol milyan haddii ay waayaan dowladnimadii xajineysay annagii oo dhan ayaa qatar galeyno, Jabuuti ayaa qatar galeyso, Soomaaliya sidoo kale qatar ayey galeysaa cid kasta oo xaduud la leh qatar ayay galeysaa”. Itoobiya Soomaaliya waxaa ka jooga ciidamo aad u badan kuwaasi oo ku sugan gobollada dalka, qaarkoodna waxa ay ka mid yihiin ciidamada AMISOM waxa ayna ka caawiyaan dowladda Soomaaliya dhinacyada nabad-gelyada. Dr Xasan Sheikh Cali oo ka faalooda arrimaha ammaanka ayaa ka warramay saameynta ay Itoobiya ay ku yeelan karto Soomaaliya waxa uuna yiri: “ Haddii Itoobiya ay dhibaato ka dhacdo oo qalalaaso ka dhaco, waxa ay nagu yeelaneysaa raad xun waxaa imaanaya dadka Itoobiyaanka ah in ay nagu soo qaxaan intee ayaan geyneynaa, dhulkeenna ayey sidii hirka u soo galayaan meel aan dajinno ma heyno dhulkana waa ay la wareegayaan”. Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sanadkii hore wada-gaaray heshiisyo dhowr ah kuwaasi oo ay ka mid yihiin in la iska kaashado dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda. The post Isbeddelka Itoobiya saameyn ma ku yeelan karaa Soomaaliya? appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Boosaaso markii ay howlaheenni nooga dhammaadeen ayaan ka shiraacannay oo mar kale aan soo marnay waddada dheer. Qaddar aan ku hakannay Qardho ka dib waxaan toos u tagnay Garowe. Habeen markii aan hoyannay waan ka soo gudubnay. Cadaado ayaan u istaagnay in aan shidaal ka qaadanno, kaalin shidaal oo nadiif badan oo aan u maleynayo in ay markaa cusbayd. Oday keligii joogay ayaan shidaalkii ka iibsannay. Intii gaariga uu ku shubayay shidaalka ayaan odaga iskala sheekeystay oo aan magaciisa weydiiyay. Adan ayuu ku soo koobay. Waxaan weydiiyay wiilal uu dhalay oo Xamar jooga in ay jiraan? Haa mid baa dhigta Jaamacadda, ayuu ka billaabay. Qaarka kale inta aanuu sheegin ayaan weydiiyay magaca wiilkiisa Jaamacadda dhigta. Wuu ii sheegay. Markaas ayaan odaga weydiiyay oo aan ku iri adigu ma Adan hebel ayaad tahay? Wuu ila yaabay! Ka dib waxaan u sheegay in wiilkiisa aan saaxiib nahay. Qofka keliya ee aan Cadaado wadahadalnay ayuu ahaa, wuxuuna noqday saaxiibkeey Aabbihiis oo aanan weligeyba hore isu weydiin in uu nool yahay iyo magaalada uu deggan yahay ama waxa uu ka shaqeeyo. Waxaan maalintaas safarkeenna ku hakinnay Beled Weyne oo aan habeen ku hoyannay. Markaan aniga oo og wixii socodkii hore iga qabsaday, waan ka baaqsaday Hotel. Waxaan jiif ka helay xarunta Italian Medical team. Maalintii xigtay ayaan subaxnimadii ka soo baxnay Beled Weyne waxaanan ku soo laabannay Muqdisho goor galab ah. Ilaaheey mahaddiis intaa aan soconnay Muqdisho ilaa Boorama, Borama ilaa Garowe iyo Boosaaso, Boosaaso ilaa Muqdisho baabuurka wax cillad ahi nagama gelin. Marka laga reebo in shidaal, saliid iyo biyo aan ku shubnay, xataa hal taayar lagama beddelin. Wuxuu ahaa safar guul noogu dhammaaday. Xarig Laakiin warka aan Muqdisho ugu nimid wuxuu ahaa in Cali oo aan Hargeysa u xilsaarany in uu waraaqaha ku goobo qoysaska ay u socdaan xabsiga la dhigay. Ma ahayn marka keliya ee Cali ay ciidammada amnigu ay xireen. Marna wakhti gaaban ka dib ayay iskood u soo daayeen. Marna waxay kalliftay in aan la xiriiro Madaxa Radio Hargeysa, Xasan – Kuuriya, si uu General Morgan u wargeliyo. Tabtaas ayaan Cali xabsiga uga soo deynay. Waxaa billowday in annaga oo la kaashaneyna Ururka Bisha Case e Soomaaliyeed xarumihiisa Gobollada, iyo hey’ado kale oo badan in aan jawaabo ka helno wakiillada aan Gobollada u xilsaarnay in ay goobaan qoysaska Maxaabbiista. Wakiillada qaar waxay ahaayeen dad ay ICRC shaqo gelisay, qaarna waxay ahaayeen dad Dowladda u shaqeeya oo si samafal ah uga qeyb qaadanaya howsha. Safar Kale Safarkii marka aan maalmo yar ka nasannay, Beatrix iyo anigu waxaan isu diyaarinnay safar kale oo aan ugu baxayeno Wanla Weyn, Buur Hakaba, Baydhaba, Luuq, Garba-Haarreey, Buur Dhuubo iyo Qansax Dheere. Markan waxaa socdaalka nagu wehlisa Kornelia oo u timid in ay shaqada ka beddesho Beatrix oo loo beddelay Lima, dalka Peru. W/Q. Yuusuf Garaad The post Boosaaso – Muqdisho – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Saddex iyo Tobnaad appeared first on Caasimada Online.
-
Jabuuti (Caasimada Online)- Ciidamada mariiniska badda ee Soomaaliya ayaa ka qey qeybgalay dhoolatus ay wadajir u sameeyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Jabuuti. Dhooaltuskaan oo taliska Mareykanka ee Jabuuti soo qaban qaabiyay ayaa loo qabtay dalalka xeebta badweynta India dhaca. Ciidamada mariiniska Somalia ayaa kusoo bandhigay ciyaarsiis iyo khubradooda, iyadoo ay goob joog ahaayeen ciidamo ka socda dalalka midowga Yurub. Somalia ayaa leh xeebta ugu dheer Afrika, hase ahaatee waxaa xeebaheeda ku sugan ciidamo ajnabi ah oo burcad badeeda ka ilaaliya. The post Sawirro: Ciidamada mariiniska badda Soomaaliya oo Jabuuti kusoo bandhigay dhoolatus cajiib ah appeared first on Caasimada Online.
-
Nizar Manek February 21, 2018, 8:12 AM ESTUpdated on February 21, 2018, 8:43 AM EST Ethiopia’s ruling party could choose the leader of the protest-hit Oromia region as its next chairman, a step toward succeeding Prime Minister Hailemariam Desalegn, a party official said. The Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front will probably decide on a new head within the next two weeks, Getachew Reda, a member of the EPRDF’s executive committee, said in an interview on Tuesday. Lemma Megersa, the leader of the Oromo Peoples’ Democratic Organization, has been touted as a potential successor to Hailemariam. Hailemariam Desalegn “There is nothing institutional, moral or legal that stands in the way of Lemma becoming chairman,” Getachew said in the capital, Addis Ababa. “This is not in any way an endorsement of anyone. Technically, anyone can come in.” Hailemariam resigned Feb. 15 after failing to quell more than two years of sporadic and often deadly anti-government protests in the Oromia and Amhara regions. The next day, the government declared a state of emergency, the second time since 2016 it’s suspended the constitution to deal with the unrest. The demonstrations occurred amid conflict between the Oromo and Somali regions that has forced more than 900,000 people to flee their homes. Ethiopia, Africa’s fastest-growing economy over the past decade, is a key U.S. ally in its battle against al-Qaeda in the Horn of Africa. Home to more than 100 million people, the $72 billion economy has drawn investors including General Electric Co., Johannesburg-based Standard Bank Group and hundreds of Chinese companies. The Oromo and Amhara communities together make up more than half of Ethiopia’s population, Africa’s second-largest after Nigeria. Activists from both groups claim that minority ethnic Tigrayans, who make up about 6 percent of the population and are represented by the Tigrayan People’s Liberation Front, dominate an authoritarian government. The EPRDF Council is expected to meet by the first week of March to decide on whether to accept Hailemariam’s resignation, Getachew said. The politburos of the EPRDF and the South Ethiopia People’s Democratic Movement — a regional party that makes up the ruling coalition alongside the Tigrayan People’s Liberation Front, the Oromo People’s Democratic Organization, and the Amhara National Democratic Movement — “technically endorsed” Hailemariam’s decision to stand down last week, he said. Power Vacuum “Once the council has decided, there will be a vacuum, and that vacuum will need to be filled immediately,” Getachew, who is also a member of the TPLF’s executive committee, said. Lemma is a member of the EPRDF Council, but isn’t a member of Ethiopia’s parliament, the House of People’s Representatives. That means the council could elect him chairman, but a new prime minister “will have to become a member of parliament,” possibly through a special by-election, Getachew said. If no constituency is available, an MP could be removed or stand down to make way, he said. During the EPRDF’s quarter-century rule of Ethiopia, both of its prime ministers — Hailemariam, a southerner from Wolayta, and Meles Zenawi, a Tigrayan who died in office — have also been chairmen of the ruling coalition. Lemma has been president of the Oromia region since 2016.