Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,859
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Addis Ababa (PP) ─ Iyadoo toddobaad ka hor uu xilkii iska-casilay Ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Hailemariam Degalegn ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan cidda bedeli doonta. Ilo wareedyo ku dhaw xukuumadda Itoobiya ayaa laga soo xigtay in afar qof midkood laga yaabo in laga dhigo Ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya oo aan la ogeyn xilliga lagu dhawaaqi doono. Xubnaha ugu cad-cad ee loo maleynayo in xilkan loo magacaabo ayaa waxaa ka mid ah; Lemmy Megersa oo ah Madaxweynaha Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya, Debretsiyon Gebremikael oo ka tirsan xisbiga TPLF, Demeke Makonnin oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Amxaarada iyo Abiyi Ahmed oo isna ka tirsan xisbiga OPDF. Dhammaan xisbiyada ay xubnahan ka socdaan ayaa waxay ka tisran yihiin xisbiga talada dalkaas haya ee EPRDF, waxaana go’aanka kama dambeysta ah iska leh mas’uuliyiinta xisbiga talada dalkaas haya. Tan iyo markii uu xilka ka dagay ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas, waxaa ka dhacaya dalkaas dibadbaxyo ay dhigayaan qowmiyadaha dalkaas ugu tirada badan ee Orormada iyo Amxaarada, kuwaasoo ka cabanaya sida ay sheegeen xadgudubyo lagula kacay. Ra’iisul Wasaarihii hore ee talada ka dagay, Degalegn ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay inay muhiimad weyn u leedahay isbedello dhanka siyaasadda ah oo ka dhaca dalka Itoobiya, isagoo sheegay in go’aan shaqsiyan ah uu uga dagay xilka oo aanay jirin cid ku qabsabtay inuu kursiga banneeyo. Dalka Itoobiya ah oo ka mid ah dalalka ugu dadka badan Qaaradda Afrika isla markaana uu dhaqaalihiisu aad u kobcayay ayaa waxaa lagu soo rogay xukun deg-deg ah si bannaanbaxyada rabshadaha wata xal loogu heli lahaa. Ugu dambeyn, Qowmiyadaha dagga dalka Itoobiya ayaa waxaa ugu badan qowmiyadda Oromada waxaana cadadkooda lagu sheegayaa 34.4%, halka Amxaara lagu sheego 27%, Soomaalida lagu sheego 6.2% Tigreega lagu sheego 6.1% iyo kuwa kale oo lagu sheego 26.3%. PUNTLAND POST The post Yaa ka mid ah Xubnaha ugu Cad-cad ee laga yaabo in ay bedelaan Hailemariam Degalegn? appeared first on Puntland Post.
  2. The Consular-General of the Ethiopian Government to Somaliland, General Berhe Tesfaye released the below-copied statement to the local press Wednesday. It reads: Hargeisa: In the last two decades the government of Ethiopia goes through serious policy reforms and implementations. Implementing those well-organized policies and strategies, Ethiopia has become one of the fastest growing economy in Africa as well as in the world. This happened because of the conducive political-economic environment created in the country. Therefore, Ethiopian GDP uplifted close to 80 Billion USD that makes the country to have this huge economy in its region. However, this fast economic growth has brought income disparity among different section of the society. At the same time the booming of youth population in the country resultedunemployment problem. Even though the government has attempted to create millions of jobs, still there is substantial unemployment problem. At the same time, incompetent government officials created a discontent among the society with inefficient service provision. Against this backdrop, it is almost two years since the government of Ethiopia has started deep reform and renewal process in a bid to address popular quests arising from lack of good governance, incompetence of officials, corruption and rent seeking. Despite remarkable achievements over the last 26 years in all walks of life, Ethiopian government still fall short to match public’s growing demand for more development, inclusivity andequal participation. As is clearly stated by EPRDF executive committee statement following its 17 day meeting last December, the main source of all the problem is in the leadership. It is evaluated that there is a gap among senior government officials in providing timely and strategic leadership. Having identified the source of the problem, Ethiopian government is undertaking several concrete reform measures to address the fundamental grievances of the people and move the country forward in terms of ensuring sustainable peace, national security and widening political space. Prime Minister Hailemariam’s resignation should also be seen as part of EPRDF’s continued reform attempt to address popular demand. The Prime Minister himself in his resignation address stated that, “I see my resignation as vital in the bid to carry out reforms that would lead to sustainable peace and democracy.” Foreign Minister Dr. Workeneh Gebeyehu, while briefing members of the diplomatic community, also elucidated that the resignation is aimed at supporting the ongoing reforms that the government has been undertaking to widen political space and hasten the democratization process. In this regard, the foreign minister assured the diplomatic community that the process of choosing the next Prime Minister who will succeed Hailemariam will be peaceful and democratic. The prime minister will continue to serve in his current capacity until his resignation is accepted by the parliament and replacement is appointed at the next EPRDF congress. Following the request from the larger public, the council of Ministers has declared State of emergency for six months to protect the constitution and constitutional order as well as ensuring security and stability of the country. It is expected the decree will create enabling environment for the smooth transition of political power and to enhance political reforms. Finally, History taught us that EPRDF is capable of managing any challenge. No doubt EPRDF will address all legitimate demands of the people and annihilate anti peace elements to bring lasting peace and enhance democratization in the country with the full participation of the people. It will also once again make history by making peaceful transition of power as per the existing legal procedures and consolidate the remarkable progress made in the socio-economic development of the country.
  3. Shacabka ku dhaqan degmada Qandala ee gobolka bari oo maanta lahadlay Warsidaha Puntlandi ayaa sheegay in xaalada guud ee Degmada ay ku jirto jawi adag oo Abaareed ,dadka magaaladana ayaa Noloshoodana waxa ay ku xirneed xoolaha iyo kaluunka, kuwaas oo hada Gobaabsi noqday Dhanka kale degmada ayaa waxaa soo gaaray qoysas reer miyi ah oo Abaarta ka jirta qaybo ka mid ah degmada ay saamaysay ,kuwaas oo Magaalada soo maciin biday . Faarax Maxamed Xuseen oo kamid ah wax garadka degmada Qandala ee gobolka bari ayaa sheegay in Ceelashii Magaalada ee ay dadku ka cabi jireen biyaha ay xumaadeen ,dowladdana ay ka sugayaan in ay arintan wax ka qabato. Waxa uu sheegay in degmada aysan lahan adeeg yadii bulshada sida Caafimaadka iyadoo uu sheegay in haween xaamilada ah xiliga dhalmada marka ay gaaraan loo soo qaado magaalada Bosaaso oo qiyaastii ujirta Qandala 75 kmtr. Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa dhamaadkii Sanadkii tagay waxa ay sheegtay in deegaanada ka baxsan laamiga ee gaari waaga loo yaan ay gaarsiin doonto Barnaamijka baxnaaninta Hooyada iyo dhalaanka. Halkan Hoose ka dhagayso. Faarax
  4. Hailemariam Desalegn's snap resignation as Ethiopia's prime minister last week set off a dramatic chain of events in a country that has seen mass, anti-government protests for several years. Source: Hiiraan Online
  5. Mogadishu (HOL) - A car bomb was detonated near Villa Somalia on Friday afternoon followed quickly by a second blast and an exchange of gunfire. Source: Hiiraan Online
  6. The Chobe National Park in northern Botswana is a 11,700 sq km (4,517 sq mile) sanctuary for animals. Families of endangered African elephants wander freely through the park, which is bordered by Namibia in the north and Zimbabwe in the east. The animals visit watering holes, feed on the lush vegetation, and play with the youngest of their groups. Source: Hiiraan Online
  7. MOGADISHU, Feb. 23 (Xinhua) -- African Union troops are still needed in Somalia until 2021 to help flush out Al-Shabaab militants and speed up stabilization, an AU envoy has said. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (PP) ─ Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Somalia, Danjire Francisco Madeira ayaa shalay Muqdisho kulan kula yeeshay qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, kulankaasoo looga hadlay caqabadaha hor-taagan Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ee dalka jooga muddo 11-sano iyo guulihii la gaaray muddadaas. Kulankan ayaa waxaa ka qayb-galay siyaasiyiin, xubnaha bulshada rayidka, bahda ganacsatada ah, culimada, aqoonyahaanno, khabiirrada dhinaca amniga, kuwaas oo weydiiyay hoggaamiyeyaasha sare arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka AMISOM iyo dowladda Soomaaliya, meelaha ay dhaqaalaha ka helaan, qorshaheeda ka bixitaanka dalka iyo barnaamijyada tababarka ay siiyaan ciidamada ammaanka ee Soomaaliyeed iyo arrimo kale. Iyada oo la isla eegayey guulaha ay gaartay AMISOM, Danjire Madeira ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay in ay garab istaagaan Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ah si ay gacan uga geystaan dardargelinta hannaanka xasilinta iyo in dalka dib looga hirgeliyo nabad waarta iyo amni. “Howlgal waliba waxaa uu u baahan yahay wada-shaqeyn, waxaa uu u baahan yahay qorshe wadajir ah in la sameeyo, oo aan kaliya lala sameyn militariga iyo sirdoonka, balse xitaa kuwa ku howl leh arrimaha bani’aaddinimada, maamullada, dowlad goboleedyada iyo dowladda heer qaran, kuwaas oo aqoon fiican u leh dalka. Sidaasi markii la sameeyo, fursadaha guusha waa ay badnaanayaan, aad ayay u ballaaranayaan. Waana sidaas sida aan dooneyno in aanu sameyno, waana taasi jihada ay qaadeyso xeeladda ka bixitaanka dalka,” ayuu xusay Danjire Madeira. AMISOM waxaa ay haatan hirgelineysaa qaraarka Golaha Amniga ee QM ee la ansixiyay sanadkii la soo dhaafay, kaas oo meel mariyay dhimista ciidamada iyo in mas’uuliyadda amniga qaranka lagu wareejiyo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya. Danjire Madeira ayaa ka dhawaajiyay in AMISOM ay sii wadi doonto in ay si dhow ula shaqeyso dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada inta lagu guda jiro muddada xil wareejinta, si looga caawiyo Soomaalida in ay hormuud ka noqdaan dalkooda ayna gaaraan horumar waara. Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Afrika, oo ay wehlinayeen hoggaamiyeyaasha sare ee Howlgalka, ayaa AMISOM ka difaacay eedeymaha la xiriira in aysan wax qabad lahayn, isaga oo sheegay in imaatinkooda Soomaaliya ay horseedday wakhti la helay xasillooni ah, ayna dalka cagta u saartay waddadii ay ku gaari lahay doorashada qof iyo cod ee lagu wado in ay dhacdo 2021-ka. “Waxaa kordhay dhaqdhaqaaqa iyo ganacsiga, waxaa sare u kacay howlaha duulimaadyada caalamiga ah, gaadiidka kuwa gaarka loo leeyahay iyo kuwa dowliga ahba. Waxaa kobac laga dareemaya dhismooyinka iyo ganacsiyo cusub oo ka furmaya dalka, waxaana meesha ka maqneyn tirada sii badaneysa ee hay’adaha dhaqaalaha ee ka jira dalka. Dhammaan isbeddelladan waxaa sabab u ah nabadda hadda lagu naaloonayo ee ka jirta dalka oo idil, taasi oo ay sabab u tahay joogitaanka ciidamada Midowga Afrika,” ayuu Danjiruh hadalkiisa ku daray. Sidoo kale, Waxaa uu si gaar ah u xusay in sugidda amniga geeddi-socodka doorashooyinkii 2016-kii, kuwaas oo lagu soo gabogabeeyay doorashadii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, laguna dhisay baarlamaan ka kooban labo aqal, in ay ka mid ahayd guulaha ugu waaweyn ee laga sameeyay dhinaca siyaasadda, sababo la xiriira iskaashiga u dhow ee ka dhaxeysa AMISOM iyo ciidamada amniga Somalia. Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa sheegay in nabadda hadda ka jirta dalka awgeed, ay hay’adaha bixiya deymaha, gaar ahaan Hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka, ay dalka dib ugu soo laabteen kaddib in ka badan 25 sano oo ay ka maqnaayeen. “Bangiga Adduunka waxaa uu haatan taageeraya hay’adaha dowliga ah eee Soomaaliya si ay horumariyaan maamul wanaagga, ay dardargeliyaan dib u soo kabsashada dhaqaalaha ayna abuuraan shaqooyin. Hadda waxaa jiraa jawi wanaagsan iyo kalsooni ballaaran ee lagu maalgashado Soomaaliya,” ayuu yiri Wakiilka. Sanadkii la soo dhaafay, Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in ay dhici karto in ay Soomaaliya ka caafiso lacago deyn ah oo gaaraya 5.3 bilyan haddii ay dowladdu qaaddo tallaabooyin wax ku ool ah ee ku aaddan dib u habeynta dhaqaalaha iyo horumarinta maamul wanaagga. Danjire Madeira ayaa xusay in AMISOM ay xoojisay wada-shaqeynta ka dhaxeysaa iyada iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya si ay u suurtagasho in ay u bulshada u fidiso adeegyo wanaagsan. “Arrimahan dhammaan waxaa raacsan taageerro farsamo oo joogta ah oo ay AMISOM u fidiso dowladda kuwaas oo ku aaddan arrimaha sharci dejinta, jinsiga, dib u heshiisiinta, iyo maareynta iyo xallinta khilaafaadka,” ayuu raaciyay. Wakiilka Midowga Afrika ayaa hase yeeshe xusay in tobanka sano oo ay AMISOM ku sugneyd dalka aysan ku joogin caqabad la’aan, caqabadahaas oo u baahan in si degdeg ah wax looga qabto. “Weli waxaa taagan caqabado aad u culus ee dhinaca ammaanka kuwaas oo aan la yareysan karin. Caqabadahaasi waxaa ka mid ah, xagjireynta lagu sii wado dhallinyarada, shaqaaleynta, tababarka, tashkiilinta, iyo in carruurta maskaxdoodii lagu shubo fikrado khaldan si ay u qaataan xagjirnimada ayna geystaan falal argagixiso ah. Waxaan u baahannahay in aan dib u kabsanno carruurtan, iyo sidoo kale laabta iyo maanka dadka la shaqeeyo argagixisada,” ayuu raaciyay. Isaga oo ka jawaabayo su’aalo ay soo jeediyeen ka qayb-galayaasha, ayuu Danjire Madeira ka sheegay kulanka in Midowga Afrika ay sameysay koox ka kooban ergey khaas ah kuwaas oo gacan ka geysanaya in ay abaabulaan bah-wadaagta dhinaca horumarinta in ay ku taageeraan AMISOM iyo Soomaaliya dhaqaale la saadaalin karo, si ay ugu suurtagasho in ay si hufan ula dagaalamaan Al-Shabaab. Taliyaha Ciidamada AMISOM, Jim Owoyesigire, iyo ku Simaha Taliyaha Booliska AMISOM, Christine Alalo, ayaa ku raacay hadalkii uu soo jeediyay Danjire Madeira, ayaga oo sheegay in Howlgalka Midowga Afrika ay sii wadi doonto in ay Soomaaliya ka taageerto dhisidda hay’ado dowli ah oo xooggan kuwaas oo muhiim u ah soo celinta nabadda iyo amniga. Madaxa Heritage Instite, oo ah hay’ad Soomaaliyeed oo la talin ah, Cabdirashiid Xaashi, ayaa soo dhaweyay kulanka asaga oo sheegay in ay ka caawisay Soomaalida in ay faham wanaagsan ka helaan howlgalka AMISOM ee Soomaaliya. “Waxaan u maleynayaa kulanka waxaa uu ahaa mid furan, waxaan isleeyahay AMISOM iyo Soomaalida, labada dhinacba, ay hal ama labo shey ka barteen maanta,” ayuu yiri Mudane Xaashi. Ugu dambeyn Maxamed Shire oo ah qof falanqeeya arrimaha amniga, ayaa sidoo kale ku ammaanay qaban-qaabiyeyaasha in ay bixiyeen goob iyo fursado lagu arrinsado xeeladda ka bixitaanka dalka ee AMISOM. “Kani waxaa uu ahaa kulan aad u wanaagsan, oo dhacay xilligii loo baahnaa, xilli aan ka fikireyno qorshaha ka bixidda dalka ee AMISOM,” ayuu raaciyay Shire. PUNTLAND POST The post DANJIRE MADEIRA: Horumarka ay ku Tallaabsatay Somalia waa mid ay Suuro-gelisay AMISOM appeared first on Puntland Post.
  9. Dowladd goboleedka galmudug ayaa bilaabay howlgalo ay ku bur bu rinayaan dhismayaal iyo wadooyin sharci daro ah oo ka dhisnaa Degmada Hobyo ee gobolka mudug sida uu maamulka sheegay. Duqa degmada Hobyo C/laahi Axmed faad ayaa sheegay in sababta ay howlgalkan bur bur burinta guryaha sharcidarada ah ubilaabeen ay tahay in bilicda Magaalada lahagaajiyo oo ay Magaalada noqoto meel qaab dhismeed keeda uu yahay mid caalami ah. Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in Hobyo oo horay loo hagraday ay doonayaan in ay noqoto magaalo loo soo dalxiistago . Taliyaha qaybta Booliska gobolka mudug ee dhanka Gal mudug Maxamed Nuur Cali oo isna Warbaahinta lahadlay ayaa udigay dadka ka soo hor jeeda bilicda magaalada Hobyo, waxa uu sheegay in Ciidamada ay talaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadi doonaan dadka ka hor yimaada howlgalka . Maxamed Cali Guure oo kamid ahaa dadkii laga dumiyay gur uu ku lahaa Magaalada Hobyo ayaa sheegay in gurigiisa si sharci daro ah looga bur buriyay iyadoo aan lagala tashan maamulka iyo golaha deegaanka . Holgalkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee laga fuliyo degmada Hobyo tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu Madaxwenaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo uu dhagax dhigay Dekeda Magaalada Hobyo. Hadaba halkan hoose ka dhagayso Codaadka. Codadka hobyo
  10. Tuulooyin hoos yimaada degmada Baran ee gobolka Sanaag ayaa laga soo sheegayaa Abaar saameen ku yeelatay dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi. Abaarta ayaa dadka waxaa u sii dheer dhur waaga ama waraaba oo faro ba,an ku haya xoolaha iyo dadka oo uu mararka qaar soo weerara Deegaanada ay Abaarta ugu sii darantahay ayaa waxaa ka mid ah Tuulada Habar shiro oo hoos timaada degmada Baran,. Dadka reer miyiga ah Abaarta waxaa usii dheer xanuuno ay ka mid yihiin shuban biyoodka ,mana lahan goobo Caafimaad oo dadka lagula tacaalo . Dadka xoolo dhaqatada ah ayaa ka cabanaya Hay,adaha wax bixiya oo ay sheegeen in ay raashiinka siiyaan dad gaar ah oo aan ahayn dadka ay xooluhu ka dhamaadeen. Dowladda Puntland ayay ugu baaqeen in dadkaasi ay la soo gaarto gar gaar deg deg ah. Hadaba Nabadoon Maxamed Warsame ismaacii, Waxa uu ka midyahay Nabadoonada kunool deegaanada ay Abaartu ka jirto waxa uu warsidaha Puntlandi uga waramaya sida ay deegaanada uu ka yimid Abaartu ay u saamaysay . 140829_003 - My Recording
  11. Tuulooyin hoos yimaada Degmada Baran ee Gobolka Sanaag ayaa laga soo sheegayaa Abaar saameen ku yeelatay dadka iyo Duunkada ku dhaqan halkaasi. Abaarta ayaa dadka waxaa u sii dheer Dhur waaga ama Waraaba oo faro ba,an ku haya Xoolaha iyo dadka ,oo mararka qaar soo weerara Deegaanada ay Abaarta ugu sii darantahay ayaa waxaa ka mid ah Tuulada Habar shiro oo hoos timaada degmada Baran,. Dadka reer miyiga ah Abaarta waxaa usii dheer xanuuno ay ka mid yihiin shuban biyoodka ,mana lahan goobo Caafimaad oo dadka lagula tacaalo . Dadka xoolo dhaqatada ah ayaa ka cabanaya Hay,adaha wax bixiya oo ay sheegeen in ay raashiinka siiyaan dad gaar ah oo aan ahayn dadka ay xooluhu ka dhamaadeen. Dowladda Puntland ayay ugu baaqeen in dadkaasi ay la soo gaarto gar gaar deg deg ah. Hadaba Nabadoon Maxamed Warsame Ismaacii, Waxa uu ka midyahay Nabadoonada kunool deegaanada ay Abaartu ka jirto waxa uu warsidaha Puntlandi uga waramaya sida ay deegaanada uu ka yimid Abaartu ay u saamaysay . 140829_003 - My Recording
  12. Muqdisho (PP) ─ Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa sheegay in haddii aan laga shaqeyn midnimada Somalia ay iyagu ka bixi doonaaan dowladda dhexe ee Somalia. Maareeye ayaa ka digay in dowlad mucaarad ku ah Somaliland Muqdisho laga dhiso, wuxuuna ku taliyay in lala galo Somaliland wadahadalo is-faham iyo wax wadaqeybsi ku salaysan. Wasiir Xayir ayaa sheegay in isagu uu yahay shaqsi matala shacabka ku nool Somaliland, haddii la isku dayo in la Qiyaameeyo wadahadalada lala galayo Somaliland ayuu xusay in isaga iyo xildhibaannada kale ee matala maamulka Somaliland ay isaga tagayaan Dowladda. ‘Aniga iyo Xildhibaanno kale oo baarlamaanka ka tirsan, waxaan wakiillo ka nahay shacabka ku nool Somaliland, haddii aan laga shaqeyn Midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeedna waan isaga baxaynaa dowladda,” ayuu ku cel-celiyay Maareeye. Maareeye oo ka mid ah xildhibaano kasoo jeeda Somaliland laakiin lagu soo doortay Muqdisho ayaa warkiisan wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo dhawaan Somaliland ay cafis u fidisay – Maxamed C/llaahi Oomaar oo horaye uga soo noqday wasiirkii arrimaha dibadda ee Dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya. Dhanka kale, Dowlada Federalka Somalia ayaa waxaa haatan ay wajahaysa culeys xoog leh oo kaga imanaya sidii loo qaban lahaa doorashada qof iyo cod oo ay sheegtay in ay ka dhacayso dalka Soomaaliya sannadka 2020-a. Ugu dambeyn, Dowladda Somalia iyo Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa in dhawaan ay wadahadallo uga furmaan dalka Jabuuti, kuwaasoo gogol-xaar u noqonaya wadahadallo u dhexeeya labadan dhinac oo ka dhaca Switzerland. PUNTLAND POST The post MAAREEYE: Haddii aan Midnimada Dalka laga shaqeyn innagu waan ka baxaynaa Dowldda appeared first on Puntland Post.
  13. For more than two decades, Ethiopia is governed by the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF), a coalition consisting of four major parties: the Tigray Liberation Front (TPLF), the Oromo People’s Democratic Organization (OPDO), the Amhara National Democratic Front (ANDEM), and the South Ethiopian Peoples’ Democratic Front (SEPDF). The other five regions of Ethiopia are governed by parties which were created by the EPRDF and are officially known as EPRDF allied parties. These parties are Ethiopian Somali People’s Democratic Party, Afar National Democratic Party, the Harari National League, the Gambela People’s Democratic Movement and the Benishangul-Gumuz People’s Democratic Unity. Ethiopia’s ruling party, EPRDF, and its political dispensations has been dominated by the TPLF. They have established a revolutionary ethnocentric political system, which controls the country from the Kabale to the federal system through military and intelligence apparatus. Masquerading under ethnic federalism, they have manipulated the political system, intervened in regions local affairs and incited regions with one another. In 2015 election, the ruling party won 500 of the 547 seats and the Allies of EPRDF won the remaining seats, practically eliminating any political space for opposition to operate and forbade any freedom of the press. Strong winds of change are now blowing with a potential to reconfigure the political landscape of this country. In a statement released from Ethiopia’s ruling party EPRDF executive committee during their meeting in Dec 2017, they publically admitted that the party was facing a growing “mistrust” and “apprehension” among the four major parties that make up the EPRDF. Even though the Ethiopian masses are watching these major cracks in the EPRDF, so far, the coalition has not come up with clear and inclusive agenda to correct the course. Continued civil obedience and peaceful protest in the majority of Oromo and Amhara regions have forced the release of prominent Oromo and Amhara political prisoners and the nominal Prime-Minster of Ethiopia Hailemariam Desalegn to resign. Faced with an immense political challenge, and amid political wrangling at the top leadership and continuing unrest in the country, the TPLF led government declared a state of emergency a few days ago. What we are witnessing is an accumulation of years of frustration from ethnic groups that have been marginalized by the government. Albeit the current political tension and the unpredictable political situation brought to bear by the continued defiance of the majority of Ethiopian ethnic regions, the Somali region seems on a different trajectory of a self-defatting path, an inter-clan conflict instigated by the current leader Abdi Mohamud Omer and his inner circle. This paper provides some background information about the current state of affairs of the Somali region and calls to action to salvage the people of Somali region from a gloomy future under the dictates of Abdi Iley and his TPLF commanders. Somali Region and the Current Political Dynamics Although the Somali People’s Democratic Party claims to be the ruling party of the Somali Region, the region has been largely under military rule since 1994. The Ogaden National Liberation Front (ONLF), which has been waging a war of independence for over the last 25 years, has provided a convenient pretext for the Ethiopian military to become de facto rulers of the Somali Region, with the help of Abdi Omer, the autocratic Regional president, although other regions without armed rebellion have also been governed by parties under the TPLF tutelage. Abdi Mohamed Omer (known as Abdi Ilay) came to power in 2011 without prior work experience in administration or governance. His carrier started as an informant for military commanders in the region who have rewarded him generously for his work and appointed him as the president of the region. All of his relationships were with security institutions and has gained strong guardianship by military commanders; which solidified his political alliance and career with the TPLF military leadership. When the Amhara uprising began in Gonder, in July 2016, Abdi immediately started a campaign to denounce the movement. He forced the Jigjiga population to show solidarity with TPLF and provided funding for the displaced Tigray people. Furthermore, to undermine the momentum of the Oromo upspring; he, under the TPLF direction, used the Liyu police to start a conflict between the Somali and Oromo neighboring communities. In doing so, the Liyu police attacked Oromo communities at the border towns. In retaliation for the Liyu police actions, innocent Somalis were murdered in Oromia region, resulting in massive displacement and killings in both regions. No other Ethiopian regional leader has put his people in such unwarranted warpath and bloodshed, and himself in disgraceful a political quagmire. Despite Abdi’s unwavering support for TPLF, the Somali Diaspora all over the world has increasingly shown discontent for Abdi Ilay and the TPLF dominated administration in Addis Ababa. Even few pockets of the Somali region diaspora communities who have been sympathizers to Abdi in the past have publically protested against him. A newly formed movement in the Diaspora called “Dulmi Diid” ( holding a protest meeting in different cities led by Garad Omer Doll and Sultan Mohamed Bade in Minneapolis and its affiliated chapters in Saudi Arabia, South Africa etc. are true testimonials of the current sentiments of the people. Furthermore, there is also the newly established Somali Region Alliance for Justice, which is another significant addition to Somali Region political organizations representing Somalis in Ethiopia working towards a peaceful transformation of the current political quagmire in the Somali region. Ongoing discussions within the intellectuals of the region and with others vying for democratic and just Ethiopia is also likely to lead to consolidation of the emerging movements for just and democratic Somali region. Intimidated by all these new movements, Abdi Mohamed has implemented cruel and more brutal attacks, indiscriminately jailing family members and relatives of those who are allegedly participating in these movements in Diaspora. For example, On February 10, 2018, alone, more than 50 members of the Jidwaaq clan have been arrested. Their assets such as hotels, gas stations coffee shops and houses were confiscated. Members of the Jidwaq clan such as Ali Abdi Issa and Abdikarain Qalinle have been used to carry out these illegal abductions of Somali citizens without any due process In Jigjiga, Lagahida and Kabri Beyah and other towns. The Danger of False Narrative As the unpredictable political crisis in Addis Ababa enters unknown territory, Abdi’s fate of holding the presidency for foreseeable future seems to fading. Hence, Abdi and his inner circle are continuing to commit crimes against humanity. He has mascaraed entire villages and communities on the pretext that one individual from these communities was part of ONLF. He has jailed countless men, women, youth, and elders in the notorious Jail Ogaden. At a time when Ethiopia is at crossroads and TPLF domination is fading away, Abdi is borrowing a leave from TPLF’s book of dirty trick: divide people along clan lines and rule. Abdi is spreading the false narrative that the presidency belongs to a particular clan (i.e the Ogaden clan) and it has to be defended. He also claims those who are opposing him are merely doing so because he belongs to this clan. To solidify his claims in action he has provided certain groups with more privileges than others. For example, in his recent trip to Nairobi, he was accompanied by a number of people that have no official positions in his government; some were even past political opponents who he has reconciled with recently and granted multi-million Birr contracts, basically to divide and rule. We warn our people not to buy in such false narrative. The right path is the path for justice for all. The truth is that he neither cares about the Ogaden nor other clans in Somali region. If he cared, he would not have massacred thousands of people, jailed thousands, and displaced thousands who are in refugee camps across the Horn of Africa and beyond. This is not to say that individuals from the president’s clan do not get a bigger piece of the pie. They do. We have written about this in the past. TPLF has designated Abdi to put power in the hands of specific sub-clans of one of the clans that inhabit the region while marginalizing the other sub-clans of the same clan as well as the rest of the communities in the region. We have provided the list of names including members of his inner family who are profiteers of war. And we believe Abdi Iley and anyone in his family, his clan, other clans, and TPLF commanders and politicians who have committed the horrific and untold crimes against humanity in Somali region should all be brought to justice. He is also propagating the false narrative that since Ethiopia is under transformation and a lot might change, we should forget about his past crimes in the name of unity. This is also a cheap narrative because there is no logic to preserving unjust and undemocratic administration that has unleashed terror to its people. This is a false narratives designed to mislead certain parts of the community in order to prolong Abdi’s ambition to stay in power. Furthermore, one needs to go beyond the Abdi’s rhetoric and chest thumping and dig deeper. If he cares about unity, he has the perfect chance to call for a regional reconciliation conference, to release prisoners, and to resign so that the many capable leaders of the region inside and outside the country can step to the plate and not only reform Somali region but also proudly represent the Somali region in the national efforts aimed at democratizing Ethiopia, a process that neither Abdi Iley nor TPLF can stop. If he cares about unity, let him not target specific communities because of opposition by individuals from those communities. Abdi’s call for unity is trap for the naïve and tribalism minded. No one will buy it! A Call to Action; The need for leadership and unity While the majority of Ethiopians are fighting for representation and participation in a democratic Ethiopia, the Somali people in Ethiopia are denied their basic human rights. Abdirashid Ali Shuaa, a Somali region activist said recently “what I want for my people is to have the minimum rights other people in Dire Dawa, Addis, Oromia, Amhara or other parts of Ethiopia have. I do not want to see any more Somalis killed or prisoned because his/ her brother or sister had said something in social media or have a family member that supports ONLF”. The comments of the activist clearly indicate the horrible circumstances that Somalis are subjected to and the fear and terror they have to endure. What is happening in the Somali region is a collective punishment by the regional administration under the direction of TPLF politicians and commanders: the family members of activists in the social media who oppose Abdi Mohamed Omer’s unfair and undemocratic administration are prisoned or killed. A year ago, for example, the brother of Mustafa Omer, another well-known activist, Faysal Omer was killed in cold blood, entire family properties including homes and cars have been confiscated and the family has been forced into exile just because Mustafa commented or shared his idea on the social media. Our region and people are at a critical time. As we are writing this paper, the state of emergency declared by the federal government, which could not be implemented, anywhere else is in full operation in the Somali regions. Reports are indicating that the resignation of the prime-minster was designed for a military takeover and the move has been seen as last desperate measure to justify TPLF control. The central government has lost any legitimacy and events are changing rapidly and there is lots of uncertainty about what might happen next. The Somali people more than any time in recent history need a unifying leadership. The stakes are too high to be divided or to be carried away in Abdi’s sinking clan wagon. Every clan community has suffered equally under Abdi Omer brutal directorship, be it when he was the head of the Security Coordination Bureau or now. Never has it occurred in the history of the region grandmothers to be raped in such horrific scale, elders to be tortured and executed in such numbers, youth to be transformed into monstrous criminals in uniform ( Liyu police), who take exorbitant pride in killing their own people. As such, it would be a gross historical mistake to even entertain to save Abdi and his criminal inner circle from accountability. The responsibility to unify the people of the region rests on three groups: Somali Region traditional elders, and Somali Region youth and intellectuals. Somali Region’s traditional leaders such as Garads, Sultans, and Ugases and intellectuals have to start playing their leadership role to unify the people; they have to stand against oppression and dehumanization of the Somali people; they have to end the collective punishment of the Somali people. We call on of the Somali region youth to break the fear and go out to streets to demand their rights peacefully, and to unite with other Ethiopian ethnic groups to bring lasting changes to Ethiopia. TPLF has no respect for the Somali people; they have not released a single Somalis prisoner out of the 6000 prisoners released. They have denied this region a fair representation, and the right to choose whom the people wants to elect and to live with dignity as human peacefully. We call on Somali people to unite against Abdi Mohamud Omer destructive agenda of inciting intra-clan conflict against each other. He does not represent any clan but the TPLF politicians and military commanders that have given him the authority to decide who should live or die in Somali Region. Ali Abdi Karamarda Group Executive Committee The Karamarda Group is a group of Somali Regional State citizens who are interested in promoting Democracy and Good Governance in the Somali Region of Ethiopia and could be reached at karamardagroup@gmail.com
  14. Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wada-tashiga Dadweynaha ee ay wadeen guddiga madaxa-bannaan ee dorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo dhan. Kulammadaas ayaa intii ay socdeen diiradda lagu saaray qorshaha Istaratiijiga ah ee salka u noqon doona howlaha uu wado guddigu, iyagoo bixiyey tallooyin ku aaddan waddooyinka ugu habboon ee lagu hirgelin karo doorashooyin qof iyo codkiisa sanadka 2020. Guddoomiye Eng. Yarisow oo munaasabadda xiritaanka hadal ka jeediyey ayaa tilmaamay in kulamadani ay dhabaha u xaari doonaan sidii loo heli lahaa tallooyin wanaagsan oo ay isku raacsan yihiin dadweynaha Soomaaliyeed, waxuna uga mahadceliyey guddiga kulamadii wadatashiga ee ka dhacay G/Benaadir ee bulshada lagu weydiinayey tallooyinka. “Waxaa jirta rajo wanaagsan oo muujinaysa in dadka Soomaaliyeed talada dib loogu celiyo si ay go’aan uga gaaraan cidda matalaysa, maamulka G/Benaadir na qorshihiisu waa in taladu ay dib ugu noqoto shacabka. Muqdisho waa muraayaddii midnimada iyo wadajirka ummadda, waana in ay horseed ka noqoto doorashoyinka dhacaya sanadka 2020”.Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow. Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan waxa uu kula dar-daarmay dadkii ka faa’iideystay wadatashiyadan in dib ay ugu celiyaan talada degmooyinkii ay ka yimaadaan, si shacabku ay ugu sii diyaar garoobaan una bartaan wax-yaabaha looga baahan yahay si ay doorashadu u dhacdo. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo munaasabadda ka hadlay ayaa xusay si loo gaaro doorashooyin guud oo dhaca sanadka 2020 in loo baahan yahay caqabadaha jira in looga gudbi karo isku tanaasul, dulqaad iyo in qof walba ogaado danta ugu jirta sidii looga guuri lahaa nidaamkii hore. Ugu dambeyn, Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb-galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanno, Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Maamulka sare ee gobolka Benaadir. PUNTLAND POST The post Kulammo looga Tashanayay Geeddi-socodka Doorashooyinka 2020 oo lasoo Gunaanaday appeared first on Puntland Post.
  15. Gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee dalka Soomaaliya ayaa magaalada Mudisho maanta ku soo gaba gabeeyay kulamadii wadatashiga ahaa ee geedi socodka doorashooyinka dalka oo maalmahanba ay gudigu ka wadeen gobolada dalka. Munaasibadii lagu soo qatimay kulamadaasi wada tashiga bulshada ee geedi socodka doorashooyinka 2020ka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir injineer Yariisow , Xidhibaano katirsan labada Aqal Wasiiro iyo marti sharaf kale. Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dlka Xaalimo Yarey ayaa sheegtay in uu guul ku soo dhamaaday Barnaamijkiii wada tashiga Bulshada ee looga hadlaayay qabsoomida doorasho qof iyo cod ah oo ka dahcda dlka Soomaaliya 2020 ka marka lagaaro iyado hoosta ka Xariiqday in bushada inteeda badan ay isku raacsanyihiin in laga gudbo nidaamka hada wax lagu doorto oo ah 4.5 . Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya mudame Mahadi Maxamed Guuleed ayaa dhankiisa sheegay in loobaahanyahay Soomaaliya in ay ka gudubto nidaamka qabaailka ah ee wax lagu doorto si taas looga baxana waxa uu sheegay in loo baahanyahay dulqaad iyo isku tanaasul. Gudoomiyaha gobolka Banaadir Injineer C/raxmaan Yariisow oo Munaasibada soo xiray ayaa sheegay in wadatashigii bulshada iyo Dowladda ay ka soo baxeen talooyin wanaagsan oo laysku raacay loogana bixi karo nidaamka hada madaxda lagu doorto, waxaan uu sheegay in ay muuqato ifi faalo ah intalada dalka dib ay ugu soo noqonayso shacabka Soomaaliyeed . Waxa uu gaba gabadii gudiga doorashooyinka uga mahad celiyay Mudadii ay howshan kujireen iyo sida ay ugu dhabar adeegeen . Dadbadan oo soomaaliyeed oo isugujira Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Quburo kuxeel dheer arimaha Soomaaliya ayaa qaba fikir ah in 2020 ka Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah Maadaama Al-shabaab ay ganacta ku hayaan dhulbadan oo kamid ah gobolada ugu khayraadka badan Soomaaliya.
  16. Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud ayaa Maanta cafis Madaxweyne ku soo daayay Maxaabiis Soomaaliyeed oo mudo dhowr iyo labaatan sano ku xirneed dowladd deegaanka Itoobiya. Maxaabiistan uu cafiska ufidiyay Madaxweyne Cabdi Maxamuud ayaa gaaraysay 1,500 Qof oo intooda badan ay ahaayeen Jabhadda hubaysan ee Mucaaradka ah ee ONLF . Madaxweyne Cabdi Maxamed ayaa Yiri “Maxaabiis badan ayay Xukuumadu cafisay, qaar baa waqtigoodii u dhamaaday, qaar kalena waxa ay ka tirsanaayeen ururka Nabad Diidka ah , shaqo abuur ayaa loo sameynayaa, sanadkata waan sii deynaa Maxaabiista.” Ayuu yir Madaxweyne Cabdi Maxamuud. Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa kadib markii dalka Itoobiya laga siiyaadayay Maxaabiis farabadan oo ku xirnayd Magaalada Addis-Ababa ee Caasimada dalkaasi uuna iscasilay Ra’iisul Wasaarihii dal kaasi, kadib markii Caasimada mudo dhowr bilood ah ay ka socdeen Mudaaharaadyo looga soo horjeeday xukuumada oo cadaadis ku haysay qoomiyadaha kale ee dalkaasi Itoobiya ku nool .
  17. Mogadishu (HOL) - The Somali government has warned of an imminent terror attack barely six months after the deadliest attack in Somalia's history. Source: Hiiraan Online
  18. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayey. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Dowladda Turkiga taageerada ay mar walba la garab taagantahay Soomaaliya, waxa uuna ammaanay xiriirka walaaltinnimada leh ee kala dhexeeya Turkiga. Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga ayaa dhankiisa uga mahadceliyey sida diirran ee ay Dowladda Federaalka usoo dhaweysay isaga iyo wafdiga la socday, wuxuuna ammaanay dadaallada dib u heshiisiineed ee ay Dowladda Federaalka ka wado dalka iyo horumarka dhanka Siyaasadda ay ku tallaabsatay. Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka ayaa caddeeyey in ay fulin doonaan heshiisyadii ay Soomaaliya ku kala saxiixdeen Ankara bishii Janaayo ee sannadkan, ayna ka bilaabayaan maalgashiga Kalluumaysiga Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa kala hadlay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga sidii loosii adkeyn lahaa loona horumarin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhanka dhaqaalaha iyo maalgashiga, wuxuu Madaxweynuhu ku bogaadiyey Dowladda Turkiga tababaridda, tayaynta iyo qalabaynta ciidanka Soomaaliyeed si ay uga xoreeyaan dalka argagaxisada. Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga ayaa sheegay in sannadkan ay kordhiyeen miisaaniyadda ay ku kabaan Dowladda Federaalka, sidoo kalena ay maalgashi ku samayn doonaan webiga Shabeelle si kor loogu qaado waxsoosaarka Beeraha Soomaaliya. Waxaa kulanka kasoo qeyb galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiiru Dowladaha Arrimaha Dibedda Mudane Cabdiqaadir Axmed Kheyr, Lataliyaha Madaxweynaha Arrimaha Dimuqraadiyadda Mudane Maxamed Cabdirisaaq. Dhinaca Turkiga waxaa kasoo qeyb galay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Olgan Bekar, Madaxa Hay’adda TIKA Mudane Serdar Çam, Xildhibaan Muhammed Müfit Aydın, Xildhibaan Halil Etyemez oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Turkig
  19. Dalka Jabuuti maanta waxaa ka socota doorashada Baarlamaanka dalkaasi ,waxaana loo tartamayaa ilaa iyo 65 kursi . Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya xisbiyada mucaaradka iyo Muxaafidka, waxayna musharaxiita labada dhinac ay gaarayaan 65 Musharax . Codbixinta ayaa ka dhici doonto ilaa iyo 296 goobood oo magaalada Jabuuti ah oo kaliya iyo degmooyinka hoos yimaada. Doorashada ayaa lasheegay in ay korjoogto kayihiin xubno sare oo beesha caalamka ka socda. Mucaaradka dalkaasi Jabuuti ee USN lana tartamaya xisbiga muxaafidka ayaa kuraastooda xooga ku saaray magaalada Jabuuti, waxaana sababta lagu sheegay in ay tahay in aysan taageero buuxda kulahayn degmooyinka kale. Hoos ka dhagayso gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dalkaasi Jabuuti Diine Maxamed Burhaan oo kawaramaya qaabta ay doorashada maanta usocto. Diini Maxamed burhaan
  20. Dubai (HOL) - DP World has accused the government of Djibouti of illegally seizing control of the Doraleh Container Terminal hours after the Djibouti government said it was terminating the concession with DP World. Source: Hiiraan Online
  21. Djibouti (HOL) - Djiboutians went to the polls on Friday morning to elect the country's next National Assembly. Voters began pouring into polling stations across the country at around 6 am this morning to elect candidates running for the 65 seats in the National Assembly or Chamber of Deputies as it is known locally. Source: Hiiraan Online
  22. The illegal seizure is the culmination the government's campaign to force DP World to renegotiate the terms of the concession. Source: Hiiraan Online
  23. In power since 1999, President Ismail Omar Guelleh’s Union for the Presidential Majority coalition is likely to retain a strong majority of Djibouti’s parliament after winning 55 seats in 2013’s legislative elections. Source: Hiiraan Online