Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,885
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. The streets start emptying at dusk. “As soon as the sun goes down, the kids come out and take over,” said Abdi Ali. He gestured towards the western end of Queens Crescent, the entrance of Weedington Road, prime turf for the gang that controls this corner of Camden, north London. Source: Hiiraan Online
  2. DHAKA, Bangladesh (AP) — Their houses are often made of plastic sheets. Much of their food comes from aid agencies. Jobs are few, and there is painfully little to do. The nightmares are relentless. Source: Hiiraan Online
  3. Gaalkaco (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan dhinaca Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Xalay la joojiyey munaasabad la doonayo in lagu taageero waxqabadka Xukuumadda Xasan Cali Kheyre taasoo sanad jirsatay. Maamulka Puntland ayaa la sheegay inuu amray in la joojiyo kulankaas isla markaasna tallaabo sharci ah laga qaadi doono ciddii la arko iyadoo qabaneyso kulamada noocaas oo kale ah. Haddaba Puntalnd ayaa War ka soo saartay joojinta munaasabadaas,waxana War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyarada & ciyaaraha lagu sheegay in maalmahaan ay soo baxeen Ururo ku qaraabanaya Magaca dhalinyarada kuwaas oo dhibaato ku ah Nabadgelyada iyo Siyaasada Puntland. Halkaan hoose ka akhriso warqaadaas The post Maamulka Puntland oo Xalay joojiyey xaflad lagu taageeri rabay waxqabadka Xukuumadda Xasan Cali Kheyre appeared first on Caasimada Online.
  4. Dubai (Caasimadda Online) – Atirishadan caanka ahayd ayaa magaalada Dubai ku geeriyootay xili ay ka qayb galeesay xaflad aroos ama meher oo halkaas ka dhacday laguna casuumay iyada iyo qoyskeeda. Sridevi tan iyo markii 4-jir ahayd ayay filim jilista ku dhex jirtay waxayna la shaqeesay shirkadaha luqadaha kala duwan filimada ku sameeyaan ee Hindiya ka jiraan amil, Telugu, Malayalam, Kannada iyo Hindi (Bollywood). Sridevi waxaa loo tixgalin jiray inay ka mid ahayd atirishooyinka naadirka ah ee Boxoffice-ka guulo waa weyn ka gaari jireen ayagoon isku haleynin ama ku tiirsaneyn atoore caan ah. Warbixinada waxay intaas ku darayaan in Sridevi ay la socdeen seygeeda Boney Kapoor iyo gabadheeda Khushi marka ay Dubai ku geeriyootay. Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa bartiisa Twitter-ka Sridevi ku maamuusay kana tacsiyeeyay geerideeda kadiska ahayd wuxuuna yiri “Aadban uga xumahay inaan maqlay aqbaarta ah inay Sridevu geeriyootay, waxayna ahayd atirisho xirfadeeda aad u sareesay jiliin ahaan, shaqo ahaan iyo soo saare ahaan” “Run ahaantii waan ku raaxeestay la kulankeedii mar aan dhawaan Hindiya socdaal ku tagay” Maxaa Sridevi Ka Dhigay Atirisho Guusha U Saaxiib Ahayd? Sanadii 1978 ayay bilaawday sameynta filimada ay hogaamiye ka tahay, waxayna si sahlan ku noqotay jilaayaasha taariikhda fanka Hindiya ugu awooda badnaa. Mudo 50-sano ah oo ay fanka filim jilista ku jirtay waxay sameesay in ka badan 150-filim oo ay ku jiraan filimada Classic ah ama caanka ah sida Mr India, Chandni, ChaalBaaz iyo Sadma. Sridevi oo door walbo sameyn karto sanadii 1997 ayay nasiino ka qaadatay filim jilista kadib markii xiligaas tiyaatarada loo saaray filimkii Judaai. Sanadii 2012 ayay Bollywood-ka dib ugu soo laabatay ayadoo sameesay filimkii la wada jecleesatay English Vinglish. Sanadii 2013 dowlada Hindiya ayaa Sridevi siisay bilada loo yaqaan Padma Shri oo ah bilada afaraad ee ugu darajo sareyso lana siiyo muwaadin Hindi ah. BBC News Ayaan Kasoo Xiganay Warbixintaan Xiliga Aan Turjunay Labo Saac Ka Hor Ayay Soo Daabaceen…. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Atarisho caan ka ah dalka Hindiya oo wadno xanuun u geeriyootay appeared first on Caasimada Online.
  5. Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, islamarkaana deegaan doorashadoodu ay tahay gobolka Bakool, ayaa kulan ay yeesheen waxay kaga soo horjeesteen wareegto uu madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan uu degmo ugu magacaabay deegaanka Yeed ee gobolkaasi. Kulanka ayaa ahaa mid albaabada u xiran, waxaana xildhibaannadan ay ku andacoonayaan in xilligaan aanay suurtagal ahayn in deegaan laga dhigo degmo, maadaama deegaanno kale ay iyaguna wax tabanayaan. Senator Xuseen Sheekh oo goobjoog ka ahaa kulankaasi ayaa u sheegay Goobjoog News, in waddo aan sharci ahayn loo maray degmo ka dhigista Yeed. Waxay sidoo kale sheegeen xildhibaannadan kulmay in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya keliya uu deegaan ka dhigo karo degmo. Halkaan hoose ka akhriso warqad xasaasi ah oo kasoo baxday XIldhibaanadaas Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xildhibaanno Federaalka ah oo ka hor yimid wareegto kasoo baxday shariif xasan appeared first on Caasimada Online.
  6. Three international aid agencies on Saturday expressed concern over a recent ruling by the government of Somaliland in Somalia that encourages female genital mutilation (FGM). Source: Hiiraan Online
  7. In what looks like a bid to take up the prime minister’s position, the Oromo People’s Democratic Organisation (OPDO) — one of the four members of the ruling coalition in Ethiopia Source: Hiiraan Online
  8. Bosaso-[Puntland Post]-Munasabad balaaran oo lagu daah-furayey adeegga Internetka ee Viber Optic ayaa lagu qabtay magaalada Bosaso, iyadoo ay ka soo qeyb galeen madaxda Shirkadda Golis iyo Bulshada qeybaheeda kale duwan. Maareeyaha guud ee Shirkadda Golis Saciid Aadan Axmad oo ugu horey ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay in Shirkadda in muddo ah ay ku howlanayd in ay keento adeeggan, balse markii dambe lagu guuleystay ”Adeeggan si hufan ayuu u shaqeenayaa, dadweynaha in muddo ah ayey dhegaha u taagayeen, maanta waxaa soo gaarnay waqtigii la daah-furi lahaa, waana daah-furnay ”ayuu yiri Maareeyaha guud ee Shirkadda Golis Saciid Aadan Axmad. Madaxa suuq geynta Shirkadda Golis Sheekh Fu’aad ayaa sidoo kale ka hadlay goobta, waxa uuna sheegay in mashruucan uu yahay mashruucii ugu qiimaha badnaa ee Soomaali maal geliso oo dalka la keeno. ”Maanta waxaan helnay adeeg Internet oo xawaarihiisu sareeyo, isla markaana qiima jaban ayuu yiri Sheekh Fu’aad.” Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamad Waceys Dhedo oo ugu dambeyn ka hadlay xafladda ayaa sheegay in Shirkadda Golis ay ka qeyb qaadato hormarinta arrimaha bulshada, sida abaarihii ka dhacay dalka iyo dib u dejintii dadkii ka soo qaxay dagaalka dalka Yemen. Waa markii ugu horeysay ee Mashruucan laga hir geliyo deegaanada Puntland-Soomaaliya. Cabdiqani Boos Puntland Post-Bosaso The post Shirkadda Golis oo si rasmi ah u Daah-furtay Adeega Internetka ee Viber Optic appeared first on Puntland Post.
  9. Kenya’s Cabinet Secretary for Foreign Affairs and International Trade, Monica Juma, spoke to Pamella Sittoni about the country’s position in the region’s economy, stability and the recent travel advisory against South Sudan. Source: Hiiraan Online
  10. Saraakiil uu Farmaajo Xilal U Magacaabay Lagu Xidhay Hargeysa Xukumada Kornayl Muuse Biixi ayaa xabsiga dhigtay saddex nin oo la shaqeeya taliyaha socdaalka iyo jinsiyadaha madaxwaynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo u soo magacaabay Somaliland. Ciidanka booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay saddex nin oo Hargeysa kala shaqaynaayay Sarkaalkaa Farmaajo usoo magacaabay laanta socdaalka Iyo jinsiyadaha Somaliland oo lagu magacaabo Cismaan Sheekh Maxamed Isxaaq oo ay isku juffo hoose yihiin madaxwaynaha Somaliland Kornayl Muuse Biixi. Seddaxdaan nin ee Hargeysa ku xidhan ayaa waxaa ka mid ah Khadar Xuseen Axmed oo madax ka ahaa xafiiska Sky Travel Agency oo ku yaalaa badhtamaha suuqa Hargeysa. Ragaan la xidhay ayaa xoggaha warbaahintu heshay tibaxayaan inay si toos ah ugu sameyn jireen Hargeysa baasaboorka Soomaaliya oo si caadiya ah dadka Somaliland ay ugu socdaalaan dunida. Qaran News
  11. Hageysa (Caasimada Online) – Wafti ballaaran oo uu hoggaaminaayo wasiirka gaadiidka Itoobiya Axmed Shide ayaa ku sugan magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Wasiirka iyo wafdiga uu hoggaaminaayo oo Jimcihii soo gaaray Hargeysa ayaa ujeedada socdaalkooda lagu sheegay inay la xiriirto qorshaha ay dawladda Itoobiya ku doonayso inay ku isticmaasho dekedda Berbera oo laga siiyay saami maalgashi oo dhan 19%. Weftiga oo uu madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, ayaa waxay kulamo la yeeshaan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada si loo hirgeliyo qorshaha isticmaalka Itoobiya ee dekedda Berbera. Dekadda Berbera oo maamulkeeda mudo 30 sano ah lagu wareejiyay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa saami qeybsiga dakhliga waxaa 19% ku leh dowladda Itoobiya oo badeecadaha ugu badan kala soo degi doonta. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com The post Wasiirka gaadiidka Itoobiya oo Hargeysa u yimid qorsho ay Imaaraadka Carabta ku naas nuujineyso appeared first on Caasimada Online.
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha Xukuumada Xasan Kheyre ay si wada jira u bilaabeen qorsho lagu sara qaadayo amniga magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Kheyre ayaa isla wada qorsho Hay’adaha amaanka DF loogu kordhinaayo miisaaniyada si dhaqaalaha ugu badan ee dalka ugu baxo xaqiijinta amniga. Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ayaa isla arkay in xaalada amni darro ee ka jirta dalka ay sabab u tahay ciidamada oo aan xuquuqdooda si rasmi ah u helin iyo Talisyada Hay’adaha amaanka oo dhiiri galin u baahan. Waxa ay labada mas’uul isla fahmeen inay muhiim tahay in dhaqaalaha ugu badan lagu bixiyo amniga dalka, iyadoo laga duulaayo weerarada ay maleeshiyaadka al-Shabaab u maleegayaan shacabka. Waxa ay labada mas’uul is dul-taageen in la kordhiyo miisaaniyada lagu xaqiijiyo amniga Muqdisho, inkastoo ay isla fahmeen in qodobkaas laga sameeyo wada-tashi. Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Kheyre ayaa sidoo kale, sheegay in dowlada Federaalka ay xooga saari doonto sida lagu soo afjari lahaa al-Shabaab oo ay sheegen inay kasii dhamaaneyso rajada. Sidoo kale, waxa ay isla garteen inay muhiim tahay in la dhiiri galiyo ciidamada Qalabka sida ee Somalia, oo iyagu mudan in loo diyaariyo difaaca dalkooda. Geesta kale, labada mas’uul ayaa si wada jira u ballanqaaday in awooda ugu badan ee dowlada leysugu geeyo amniga, si ay u dhaqan gasho rajadii laga lahaa Somalia oo nabad ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Farmaajo iyo Kheyre oo qorshe cusub ka damacsan amniga Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  13. Hargeysa (Caasimada Online)- Maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay saddex nin oo la shaqaynaya taliyaha socdaal iyo jinsiyadaha oo madaxwaynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo u soo gobolada Waqooyi ee la magac baxay Somaliland. Ciidanka booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay saddex nin oo Hargeysa kala shaqaynaayay masuulkan Farmaajo usoo magacaabay laanta socdaalka Iyo jinsiyadaha Somaliya oo lagu magacaabo Cismaan Sheekh Maxamed Isxaaq waxayna ninkaan isku juffo hoose yihiin madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi. Seddaxdaan nin ee Hargeysa ku xiran ayaa waxaa ka mid ah Khadar Xuseen Axmed oo madax ka ahaa xafiiska Sky Travel Agency oo ku yaalaa bartamaha suuqa Hargeysa. Ragaan xabsiga ku jira ayaa si toos ah ugu sameynayay Hargeysa baasaboorka Soomaaliya oo si caadiyan ah dadka Somaliland ay ugu socdaalaan dunida. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com The post Somaliland o o xabsi ku gurtay dadkii la shaqeynayey nin uu Farmaajo xil u magacaabay appeared first on Caasimada Online.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adaha amaanka dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in dowladu ay si gaara u doon dooneyso shaqsiyaad looga shakisanyahay in ka tirsanyihiin maleeshiyaadka al-Shabaab. Hay’ada Booliska Kenya ayaa sheegtay in shaqsiyaadkaasi la duldhigay lacago farabadan oo lasiin doono cida la wadaagta xogaha shaqsiyaadkaasi oo iminka ku sugan gudaha dalka. Saraakiisha Taliska Ciidamada Booliska Kenya ayaa u balan qaaday qofkii keenaa macluumaadka shaqsiyaadkaas ama mid un kamid ah shaqsiyaadka sida weyn loo baadi-goobaayo lacag dhan 2 million oo shillinka Kenyaanka ah. Saraakiisha ayaa sheegay in shaqsiyaadkaas ay tirro ahaan dhan yihiin 6 argagixiso oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayaan inay weerar ka fuliyaan waddanka. Booliska ayaa sheegay in lixda qof oo ay haweenay ku jirto ay ku suganyihiin dalka iyagoona looga shakisanyahay inay xubin ka yihiin kooxda al-Shabaab. Sidoo kale, Lixdaasi qof ayay Saraakiisha ciidamada Booliska magacyadoodu ku sheegeen Issack Alio, Cabdiwahab Cismaan, Hareth Hillow, Kusow Yarrow iyo Mumina Erobe. Dhinaca kale, Saraakiisha iyo ciidamada Booliska ayaa shacabka ku boorriyay in ay feejignaadaan oo ay macluumaad walba ee dadkaasi ku saabsan ku soo wargaliyaan Saldhigyada Booliska. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kenya oo lacag duldhigtay 6 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab (Akhriso magacyada) appeared first on Caasimada Online.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Somalia Maxamed Abuukar Islow Ducaalle, ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaab ay weli maleegayaan dhagaro ay ku waxyeeleynayaan dadka shacabka ah. Wasiir Ducaale, ayaa sheegay in dhibaatooyinka ay maleegayaan al-Shabaab looga gaashamankaro keliya dadka shacabka ah oo la shaqeeya ciidamada amaanka. Waxa uu Wasiir Ducaale sheegay in ujeedka ugu weyn ee Shabaab uu yahay inay laayan dadka shacabka ah, waxa uuna farta ku goday in goob waliba oo ay wax ka geysanayaan ay tahay goob ay ku badan yihiin dadka shacabka ah. ‘’al-Shabaab awood mahayaan ee waxaa shacabka laga doonayaa inay la shaqeeyan keliya ciidamada amaanka anaga ayaa wixii intaa ka danbeeya jawaab ka bixineyna’’ Sidoo kale, waxa uu tilmaamay in dhagarta al-Shabaab ay tahay mid ka fog aragtida shacabka ay ka heystaan, waxa uuna qiray in rabitaankooda uu yahay in gabi ahaan Soomaalida laga tiro dalka. Dhinaca kale, Hay’adaha amaanka iyo ciidamada ayuu ugu baaqay inay laba jibaaran dhafarkooda si ay u difaacan dadka shacabka ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Ducaale “Qorshahooda waa inay shacabkeena marba qeyb u laayan si silac ah” appeared first on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Goor subax ah ayaan gaari wanaagsan kaxeysannay oo aan toos u aadnay Baydhaba. Saddex ayaan nahay – waa Beatrix, Cornelia iyo aniga. Hotel Eden ayaan ku degnay saddxdeennuba. Xuseen oo Madax u ahaa Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed faraciisa Gobolka Bay ayaa howsha baadi-goobka qoysaska hore u sii waday. Xuseen waa Madaxa Bisha Case ee Baay, waana macallin Jaamici ah oo Dugsiga Sare wax ka dhiga. Waa nin deggan, xushmad badan oo shaqo yaqaan ah. labadiisa shaqana daacad u ah. Isla maalinta aan nimid ayaan Xuseen la qaadannay shir. Warbixin ayuu na siiyay. Dokumenti hor lehna waan kala qaadannay. N. S. S* Subax hore ayaan quraac u fariisannay makhaayadda hotelka. Waxaan ku jirnaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ee safarkeenna maanta aan ugu amba baxeyno Luuq. Annaga oo quraacaneyna, iskana hubeyneyna in ay wax walba noo dhan yihiin oo aan qorshaheenna ku soconno, ayaa waxaa ii yeeray saddex nin oo fadhiya miis aan naga fogeyn. Mid nimanka ka mid ah ayaa i soo dul istaagay oo hadal gaaban igu yiri waan kuu baahan nahay ee noo imow. Waan u tegey. Waxay gashan yihiin muraayado madmadow, waxaadna mooddaa in ay wax qarinayaan xataa qaabka ay iila hadlayaan ma ahan caadi. Aniga oo ka koobinaya, waxay ii sheegeen in ay ka tirsan yihiin Nabad Sugidda Qaranka, NSS, ayna doonayaan in ay su’aalo i weydiiyaan. Waxaan su’aashoodii ugu horreysay uga jawaabay in aniga iyo labadan gabdhood aan ka soconno Laanqeyrta Case ee Caalamiga ah, ICRC. Su’aasha labaadna waxaan uga jawaabay in gabdhaha dhalashadoodu ay tahay Swiss. Waxay yiraahdeen Ethiopia miyaad ka timaaddeen? Maya ayaan ugu jawaabay ee Xamar ayaan ka nimid. Waxay daba dhigeen, hadda ma Ethiopia ayaad u socotaan? Mar kale ayaan u sheegay in aan xaalku sidaa ahayn. Cabbaar ayay aammuseen oo is fiiriyeen. Su’aalahooda markaan qiyaasay waxaan gartay in ay ka warheleen in aan waraaqo ka keennay Ethiopia, kuwa kalena aan hadda u sidno. Waxaa aan u fasiray ICRC iyo waxa ay qabato. Intaa ka dibna waxaan u sheegay howsha aan wadno iyo waxa ay tahay. Waxay yiraahdeen yaa idiin fasaxay? Marka aan gabdhaha ku laabtay oo aan ka soo qaaday ayaan nimanka hordhigay dokumenti. Waa waraaqo caddeynaya oggolaashada Dowladdu in ay howshaan la socoto. Intaas ka dib way i fasaxeen. Gabdhaha markii aan u fasiray waxa miiska aan tegey ka dhacay iyo sida ay ku dhammaatay ka dib, waddada Yurkud ayaan ku dhacnay. Gedo Yurkud waa tuulo u dhexeysa Baydhaba iyo Luuq dhagax miiran ah. Dhagxaan aad mooddo in hadda lagu daadiyay ayaa waddada karooran. Inteenna baabuurka saaran, sheeko warkeed daa ee waxaa adag in aan is maqalno. Waxaan uga gudubnay Luuq. Waxaan ku degnay qolo Mareykan ah oo joogtay xerada Qaxootiga Halbo. Waxaan u maleynayaa in ay ahayd Halbo Two. Casho iyo jiif ayay na siiyeen subixiina wey na quraaciyeen inta aan shaqo loo kallahin. Luuq ayaan subaxaas ka billownay howshii baadi goobka qoysaska. Habeen labaad ayaan seexannay Luuq. Subixii xigay waxaan u baxnay safar dheer oo qallooc ah. Waxaan ku hakannay tuulada Meyka-reebay. Cillad ayaa gaariga naga gashay. Nasiib wanaag, dhakhso ayaan uga saarnay. Markii aan u weecannay Garbahaarreey oo aan joognay saacado kooban laakiin aan dad badan kula kulannay waxaan sii wadannay safarkeenna. Waxaan u gudubnay Buur Dhuubo iyo Qansax Dheere. Annaga oo kax la ah daal, boorka dusheenna saaranna aad yaabto ayaan u soo hoyannay Baydhaba iyo mar kale Hotel Eden. Maalintii xigtayna waxaan ku soo laabannay Muqdisho. Adam Aw Xersi oo hadda ah Wasiir ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa mar dambe ii sheegay in nin ay isku magaalo ahaayeen laga warhelay in Ethiopia ay dhaawac ku qabaty. Waaxaa looga duceyn jiray Dugsi Quraanka iyo Masaajidkaba in Allah ka soo badbaadiyo. Ninkaas waxaa mar dambe la soo sheegay ayuu yiri in la dilay. Waxaa shakiga naga saaray aakhirkii waraaq aad safarkaas keenteen oo maxbuusku soo qoray. Markii aan Baay iyo Gedo ka soo laabannay, safar kele oo noo qorsheysnaa Beatrix in aan isu raacno wuxuu ahaa Kismaayo. Muddo markaas dhowr bilood laga joogo ayaan Kismaayo ku tegey safar dhulka ah aniga oo ka socda Radio Muqdisho. Inkasta oo aan safarka Kismaayo aad uga soo helay, howsha maxxiistuna ay wadnaha iiga taallay, kolkaan waan ka cudur daartay safarka. Beatrix waxay Kismaayo isu raaceen Faaduma Shiikh Cabdi oo ka tirsanayd xafiiska ICRC. Taxanaha Taxanaha Maxaabbiistu wuxuu geli doonaa Qormooyin ku saabsan, heshiiskii Soomaaliya iyo Ethiopia iyo kala beddeleshadii Maxaabbiista dagaal ee labada dal. Waxaan ka warrami doonaa sida aan u amba bixinnay dhowrkii kun ee ka joogay Ethiopia ilaa aan geyno Diri Doa. Iyo maalin shaqo tii abid iigu farxad badnayd oo ah soo laabashadii Maxaabbiista Soomaaliya ee ICRC ay ka soo qaaday Dire Dawa. Madaxweyne Maxamed Siyaad ayaa ku soo dhoweeyay airporka. Ka dibn waxay Dowladdu dejisay xerada militeriga ee Xalane. Halkaas oo aniga iyo Cornelia aan wareysi kula yeelannay Maxbuus kasta goonidiisa. ———————– *NSS waa ciidankii qarsoodiga ahaa berigii Madaxweyne Maxamed Siyaad. W/Q. Yuusuf Garaad The post Baydhaba iyo Luuq – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Shan iyo Tobnaad appeared first on Caasimada Online.
  17. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo axad ah la filayaa inuu u ambabaxo magaalada Abu Dhabi ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta. Safarka Kheyre ayaa ka danbeeyay casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda Imaaraadka Carabta kaddib markii bishii hore ay magaalada Davos isku arkeen wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta. Safarka ra’iisul wasaare Kheyre ee Imaaraadka Carabta ayaa horay labo jeer dib u dhacay arrimo farsamo iyo culeysyo kale oo ka yimid sida la sheegay xafiiska madaxtooyada Villa Somalia. Imaaraadka Carabta ayaa kaalin muuqata ku leh arrimaha siyaasadda Somalia, sanadihii danbe, iyadoo awood muuqata ay ku dhex yeesheen maamulada gobolada kadib go’aanadii maamulada ka qaateen mowqifkii khilaafka ee mandaqada Khaliijka. Hase ahaatee, dowladda dhexe ee Somalia ayaa go’aan dhexdhexaadnimo ah ka qaadatay khilaafkaasi, taasoo kala qeybisay dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada oo taageeray garabka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga, kana soo horjeestay Qatar. The post Kheyre oo saacadaha soo socda u dhoofaya Imaaraadka Carabta appeared first on Caasimada Online.
  18. The post Sawirro: Doorbin hotelka oo ah kan ugu casrisan Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay qaraxyo appeared first on Caasimada Online.
  19. Xiddigtii caan ka ahayd Ballwoodka Hindia ee Sridevi, ayaa geeriyootay caawo kadib markii uu Wadnuhu istaagay, sidaasina waxaa xaqiijiyay Sanjay Kapoor oo ahaa dumaashigeed. Sridevi, ayaa ku geeriyootay da’da 54 sano, Waxayna ahayd haweenaydii ugu caansanayd Ballwoodka waddanka Hindia. Waxaa lagusoo waramayaa waqtiga ay dhimanaysay inay la joogeen seygeeda Boney Kapoor iyo gabadheeda Khushi. Sridevi, waxaa iyada iyo qoyskeeda ay ku sugnaayeen magaalada Dubai, si ay uga qeybgalaan xaflada guurka Mohit Marwah. ” Waa run inay geeriyootay diva Sridevi, hadda ayaan maydkeeda kor joognaa, waxaan ku suganahay Dubai, ayuu wargeyska indianexpress u sheegay Sanjay, isagoo sheegay inuusan faahfaahin dheeraad ah ka bixin karin waxa dhacay. Waxay ahayd mid kamid ah hablaha ugu sareeyay jilitaanka aflaanta ee dalka Hinida, waxayna ku guulaystay abaal marino caalami ah, waxay kaloo mudatay biladii afaraad ee ugu sareysay ee lasiiyo qof rayid ah, biladaas oo ay dowladda Hinida guddoonsiisay Aktaradaan. Filimkeedii ugu dambeeyay ee ay kasoo muuqato wuxuu ahaa filimka MOM, Gabadheeda Janhvi ayaa qarka u saaran inay noqoto qofka ugu horeeya sannadkaan. Puntlandi.com
  20. Thirty years of conflict and insecurity have persistently destabilized Somalia. Persistent famines, internal displacement, terrorist activities and ineffectual central governments have Source: Hiiraan Online
  21. Somaliland’s economy is daunted by the dual tender where two currencies are legally acceptable in the domestic markets. Economists call this effect as currency substitution which is a situation that occurs when the citizens of the country use, fully or partially by foreign currencies. This effect is not specific to one market, but, is common to all markets and transactions in Somaliland Economy. The prime implication of the dollarization is currency depreciation as domestic currency loses value over the Dollar. Currency depreciation is a favorable by itself when the country is an export maximizing and striving to gain competitiveness in the international markets. In import dominated economies like Somaliland, currency depreciation leads to inflation as domestic prices rise, which in effect raises the living costs of the nation and put pressure to the working class. Although the causes and the curries of the inflation is beyond the scope of this section. This paper assumes that inflation in these economies, is partially caused by dollarization. How inflation could be targeted in existence of dollarization is this paper ‘s purpose. DOLLARIZATION – THE MAIN SOURCE OF SOMALILAND’S INFLATION Dollarization is a procedure in which one country embraces to substitute its currency with a foreign currency in all main basic roles of money. Previously in Somaliland, dollarization was mostly linked to the role of money as a medium of exchange where people use foreign currency to buy some of the imported goods. Somaliland Shilling’s defacement led a new term financial dollarization that refers to the substitution of the role of store of value of domestic currency to the foreign currency. Dollarization in Somaliland is a more limited form of dollarization, real dollarization, which is the use of the foreign currency for price and wage contracts. It is a phenomenon that is very common in many countries in Latin American those fully dollarized their currencies, gave up their monetary policy autonomy and spared all the stabilization policies to be undertaken by monetary authorities. Although the dollarization is a universal issue resulted from the globalization and openness of financial markets, dollarization in Somaliland reaches the highest value as the economy suffers from high inflation, lost trust in home currency, currency devaluations, fiscal deficits or illegal trade. Monetary economist argues that dollarization has the advantage of lower transaction costs and higher involvement in the international markets. These advantages are outweighed by its hindrances those are loss in monetary policy independence, inability to adopt strict fiscal policy and the vulnerability of the banking system. In addition, dollarization devalues the home currency and as result inflation accelerates. Monetary authorities that aim to achieve price stabilization need to consider the pitfall pose by dollarization. WHAT DO WE MEAN BY INFLATION TARGETING, AND IS IT REALIZED? The most common definition of the inflation targeting is a monetary policy aiming to achieve price stability in the economy. Put it in another way, any policy that attempts to eliminate the inflationary pressure is said to be inflation targeting. Macroeconomist agree that the inflation target should not be zero, but in somewhere that balances employment and inflation. Inflation can be targeted by a central bank by taking these measures: Defined quantitative targets for inflation in the medium term should publicly be declared by the central bank. The central Bank’s main goal of monetary policy is to attain price stability; and know that target of the aggregate demand. The central bank needs to be highly transparent and accountable during the application of the monetary policy and its performance in achieving the target. The central Bank constantly communicates to the public the objectives set, choices made by the bank authorities and outcome; The policy framework of the central bank would emphasis on future inflation by taking into account a lot of information in defining the settings of policy instruments. Unless these characteristics are developed by the central bank of Somaliland, any policy taken to achieve the inflation target would ineffective and unable to attain its nominated goals. CONCLUSION The results from the Somaliland Consumer Price Index and the empirical findings of the research confirm there is high food inflation in Somaliland. Somaliland has experienced continual inflation since independence but the price of food has historically risen only gradually. However, there has been drastic food price inflation in the first half of 2017 which shows no signs of abating. The current food price inflation has caused almost all prices of food items to augment significantly while prices of some items have doubled in a very short space of time. Income and salary can no longer buy as much and this has adversely affected the standard of living of many Somaliland households particularly the most vulnerable groups in the society such as the low wage earners, those who earn their salary with domestic currency and those on a fixed income. It also led in to worsening levels of poverty in the country. Factors that have contributed to the existing food price inflation being experienced in Somaliland can be classified into two categories: The first are those factors which have accelerated the excessive increase of food prices in the last nine months. These factors include the rise of the US Dollar exchange rate which has influenced price levels directly through imported goods. This is particularly important as most locally consumed food is imported from abroad. The livestock ban, printed notes, dollarization system, Khat importers switched to buying Khat using US Dollars and prolonged droughts which have reduced local crop production have also contributed to the recent sharp rise. The second category is factors that cause long term existing and more gradually increasing food price inflation in Somaliland. These include a lack of monetary policies, ineffective government institutions, seasonality and low production of local crops, lack of trade segmentation / Trading classification, population growth and rural to urban migration. Importunate inflation in Somaliland has damaged government income and expenditure and undermines national economic growth and can potentially have adverse effects on risk-taking, investment, and other activities that are essential to the prospects for future economic stability. POLICY RECOMMENDATIONS The Government of Somaliland, particularly the Central Bank and relevant ministries, should put in place sustainable and visionary foreign exchange and economic policies such as a monitory policy and fiscal policy and must initiate strong rules and regulation for food suppliers. Policies should be introduced which ensure that local currency is used in all transactions and which encourage market segmentation by reducing the number of importers who are also wholesalers and retailers. Local products must be promoted by the Government, such as traditional stable foods (for example maize and other cereal products). Commercial farming sectors must be encouraged and supported by the Government in order to improve food production at local levels, and reduce food imports. Incentives should be given to anyone who is interested in establishing viable commercial agricultural projects. However, the most significant measure which could control and resolve the current food price inflation issue is to make the Dollar exchange rate more stable. A number of techniques could be employed to tackle the issue including settling the issue of trading in Khat with the Dollar currency from Ethiopia, working towards relieving the livestock ban, increasing locally produced food and exported items. Abdi Halim Musa