-
Content Count
213,146 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
A treacherous rescue bid to free a youth football team trapped in a flooded Thai cave entered its second day Monday, with nine of the "Wild Boars" still inside after elite divers guided four out. Source: Hiiraan Online
-
Riek Machar will be reinstated in his position as part of a peace deal to end a near five-year-old war that has killed tens of thousands and devastated Africa's youngest nation. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (PP) ─ Shirka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Kusimaha Guddoomiyeha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda, taliyeyaasha heer Federaal iyo heer gobol ee ciidammada Booliska iyo Nabad-sugidda ayaa waxaa lagaga hadlay xaaladaha guud ee amniga caasumadda, gaar ahaan qaraxii argagixso ee lagu beegsaday Xarunta Wasaaradda Amniga. Guddiga ayaa warbixin ka dhageystay laamaha ammaanka ee gacanta ku haya baaritaanka lagu sameeynayo su’aalaha la xiriira qaraxaas, iyagoona tilmaamay sida ay uga go’antahay in ay soo bandhigaan gaabkii amni ee dhacay iyo la xisaabtanka cid kasta oo gudan weeyday masuuliyadda kaga aaddanayd ka hortagga dhagarta argagixisada Alshabaab ee ay ku dhibaateeyeen shacabka Gobolka Banaadir. Guddiga Amniga Gobolka ayaa ku bogaadiyey bulshada Gobolka Banaadir kaalinta ay ka qaateen yareeynta iyo ka hortagga qorshayaasha argagixisada Alshabaab ay ku dhibaateynayaan shacabka, amniga iyo harumarka Gobolka Banaadir. Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka ahna Kuxigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur oo la dardaarmayey saraakiisha ammaanka ayaa yiri; “Waa in aad dardar gelisaan qorshayaasha aad ku sugeysaan amniga Caasimadda, idinkoo lakaashanayana shacabka, si aan uga guuleysano argagixsada mar walba dhibaatada u geysanaya nafta iyo maalka shacabkeena, taasna waa mid inoo ka baahan dadaal iyo masuuliyad dheeraad ah.” Dhanka kale, Guddiga Amniga Gobolka ayaa sheegay in qorshaha dalka lagaga xoreeynayo argagixisada Alshabaab ee ay ku howllantahay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaalin wayn ka qaadan doonaan bulshada Gobolka Banaadir, maadama dabar gooynta argagixasada ay mudnaan gaar ah u leedahay horumarka iyo ganacsiga Gobolka. Ugu dambeyn, dhammaan xubnaha Guddiga Aminiga Gobolka Banaadir ayaa hoosta ka xariiqay in laamaha ammaanka ee heer Federaal iyo heer gobolba ay tallaabooyin muuqda u qaadeen xasilinta amniga Caasimadda bilihii la soo dhaafay, isla markaasna ay tahay in ay laba-laabaan dadaalka ay habeen iyo maalinba ugu jiraan ilaalinta amniga shacabka iyo hantdoodaba. PUNTLAND POST The post Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha Amniga oo ka Wada-hadlay Xoojinta Amniga appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay nin ganacsade ah meel aan ka fogeyn Isgoyska Dabka ee Muqdisho, iyadoo dableyda dilkaan geystay ay goobta si fudud uga baxsadeen. Ganacsadahan la dilay ayaa lagu magacaabi jiray, Xasan Cumar Mayow oo la sheegay inuu iibin jiray waxyaabaha farshaxanka ah, iyadoo lagu dilay goob maqaahi ah oo shaaha lagu cabo. Qaar ka mid ah dadkii goob-joogayaasha ahaa ayaa sheegay in dableyda dilka geystay ay ahaayeen laba wiil oo dhallinyaro ah oo ku hubeysnaa laba bastooladood, ayna la toogteen madaxa iyo feeraha. “Dilkan waxaa geystay laba wiil oo yar-yar, xabado ay ku fufeen markii uu dhintayna way baxsadeen, mana garanayno sababta loo dilay, wuxuu ahaa 70-jir ganacsade ah,” ayuu yiri mid ka mid ah dadkii goobta ku sugnaa oo la hadlay warbaahinta. Sidoo kale, wararka ayaa waxay sheegayaan in marxuumka uu ka mid ahaa dadkii wax kasoo doortay xildhibaannada maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ugu jira baarlamaanka Soomaaliya. Maydka marxuumka ayaa waxaa goobta ka qaaday ciidammo ka tirsan kuwa nabad-sugidda dowladda oo goobta soo gaaray markii uu dilku dhacay kaddib, waxaana dilan uu qayb ka noqonayaa dilal soo laalaabtay oo ka dhacayay Muqdisho xilliyadii ugu dambeeyay. Ugu dabmeyn, Illaa hadda ma jirto cid sheegatay inay mas’uul ka ahayd dilka odaygan ganacsadaha ahaa, balse dilalka noocan oo kale ah ayaa waxaa sheegata Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Ganacsade xalay lagu Toogtay Agagagaarka Isgoys Muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
A team of Qatari cyclists has had a successful run during its fourth consecutive participation in the Global Biking Initiative (GBI) Europe initiative, which kicked off in Sweden last week and covered a distance of 750km - passing through Denmark and ending in Hamburg, Germany. Source: Hiiraan Online
-
The South Sudan peace negotiations move to Nairobi on Monday July 9, after the Khartoum Round registered progress on the issues of rehabilitation of the oil fields and security arrangements. Source: Hiiraan Online
-
Leaders in Garissa want an MP they did not name and attackers who killed three people in Elderre on the border with Isiolo arrested. Source: Hiiraan Online
-
Uganda's largest telecom MTN says security officers raided its data centre in Mutundwe, Kampala and disconnected four of its servers. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerar sabtidii lagu qaaday Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha Somalia ee Otto Otto, oo ku taalla isgoyska sayidka ee magaalada Muqdisho. Wararku waxa ay sheegayaan in qorox dhicii shalay gudaha Xarunta laga helay darees hor leh oo ay tureen maleeshiyaadkii weeraray xarunta. Dareeska oo ilaa labo ahaa ayaa laga helay qeybta danbe ee xarunta waxaana lasoo sheegayaa inay tureen maleeshiyaadkii qaaday weerarka oo markii danbe si nabadgalyo ah u baxsaday. Dareeska la helay oo kaaki ahaa ayaa waxaa jeebkooda laga helay warqado dardaaran iyo duco ay ku qornaayen, halka mid kamid ah laga helay Kitaab xusnul-Muslim ah. Waxyaabaha laga helay xarunta ayaa waxaa sidoo kale kamid ah Bamgacmeedyo ay maleeshiyaadka ku tureen gudaha xarunta inta ay ahaayen baxsadka. Sidoo kale, waxaa galabta gudaha xarunta laga helay qeybo kamid ah jirka bani’aadamka sida Lug, Madax iyo hilbo bani’aadam, kuwaa oo uu baabi’iyay Qaraxa. Hilbahaani ayaa laga helay dhagxaan hoostooda iyo halka uu ku Qarxay gaarigii hore, xili xarunta lagu waday nadaafad guud. Weerarka oo ay ku naf waayen ilaa 17 ruux ayaa waxa ay Dowlada Somalia u xirtay Taliyayaal iyo Saraakiil la sheegay inay waxbadan ka ogaayen Qaraxa. Dowlada Somalia ayaan weli ku qancin habka uu u dhacay weerarka waxaana jira shaki xoogan oo ka dhextaagan Hay’adaha amaanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Inta badan hay’adaha kala duwan ee dowladda kama dhex jirto is aaminaad iyo wada shaqeyn, waxeyna isula dhaqmaan shaqsiyaad aan waxba wadaagin oo kale, Caasimada Online ayaa sidaas ogaatay. Waxaa soo ifbaxay kala shaki iyo wadashaqeyn la’aan xoogan oo ka dhex bilabaabatay saraakiisha kala duwan ee Amaanka dowladda Fedeeralka Soomaaliya oo saldhigoodu yahay wasaaradda Amniga. Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Amniga, saraakiisha ciidamada kala duwan iyo Jeneraalada Ciidanka oo hormuud u ah shaqada laga qabanyo Amniga ayaa kala shakisan waxaana la ogaaday kadib weerarkii abaabulnaa ee lagu qaaday xarumaha wasaaradaha Amniga iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha oo halmeel kuwada yaala kana mid ah meelaha sida aadka ah loo ilaaliyo. Sidoo kale waxaa jirta in wada shaqeyn aysan jiri doonin hadii la waayo mas’uuliyiin qaadata ama ku lug leh weerarkii shalalay ee Otto Otto oo maxkamad la soo taago, waxaana loo baahanyahay isbadal balaaran oo lagu sameeyo waxaaha shaqada ku leh arimaha amniga. Dhibaatada ugu weyn ee amniga heystaya ee abuurtay kala shakiga ayaa ah, yaa suura geliya in xarumaha dowladda la weeraro, iyadoo amniga goobahaas si aan caadi aheyn loo ilaaliyo gaar ahaan goobtii ay Shabaabku weerareen oo wasaarado kala duwan ku howlgalaan waxaana ku dhintay mas’uuliyiin iyo shacab. Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Amniga ayaa kala war gaabsaday kadib markii Wasiir Isloow dhowr jeer loogu baaqay inuu iscasilo maadamaa qaraxyo dhowr ah ay dhaceyn intii uu xilka hayay. Sidoo kale La-taliyaha wasaaradda Amniga xukuumadda Federalka Soomaaliya ahna Afayeenka wasaaradda Cabdicasiis Cali Ibrahim Xildhibaan ayaa ka dhawaajiyay arimo aan caadi aheyn isagoo shacabka la saftay sheegayna in mas’uuliyiintta dowladda ay hesytaan Baasaboor a dal kale ku aadaan hadii dhiibtooyin ka dhacaan wadanka waxaana uu is weydiyay su’aal madaxda dalka aysan ka hadlin oo ah ” Sideey suurtagal ku noqotay in Shalay uu Qarax dhaco iyadoo Magaalada Qadka Cagaaran uu ka jiro” Hadalkaas ayaa cadeynaya in wada shaqeyn la’aan ka dhex jirto wasaaradda amniga oo looga fadhiyo iney ilaaliso guud ahaan nabad galyada dalka iyo waliba Caasimaadda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaraarkii ku saabsan xaaladda Soomaaliya ee dhawaan ay meel mariyeen Baarlamaanka Midowga Yurub oo arimo kala duwan kana taagan Soomaaliya looga hadlay ayaa hadane waxaa jirto arrimo in si dhab ah loo fahmo ay tahay. Baraalamaanka Yurub waxeey warbixintooda ku faah-faahiyeen khilaafka dalalka Khaliijka iyo Saameynta uu Soomaaliya ku leeyahay. Waxa ay aheyd mid aysan ku farxin dalalka cunaqabateynta saaray Qatar oo ay ugu horeeyaan Imaaradka Iyo Sacuudiga. Go’aankii dhexdhexaadnimada ee xasaradaha khaliijka ka qaadatay Soomaaliya waxaa uu ahaa mid lagu amaanay dowladda Soomaaliya sidoo kalena Midowga Yurub kama aysan hor-iman, waxaana micnaheedu yahay in ay ku taageereen. Faragelin qaawan ayey ku hayaan Soomaaliya dalalkan taa oo abuuri karta caqabado kala duwan, hadii madaxda dalka aysan ka qaadan go’aan wax tar leh, ayay tiri warbixinta. Sidoo kale dalalka Sacuudiga Iyo Imaaradka majirto wax xushmad ah oo ay u hayaan Soomaaliya, waxeyna wadaan faragelin qaawan iyagoo danahooda eegaya, ayaa lagu yiri warbixinta. Imaaraadka waxay Soomaaliya uu ku colaadinayaan, maxaa u qaadatay dhex-dhexaadnimo oo dowladda Madaxweyne Farmaajo kaga faa’ideysatay waxyaabo farabadan. Waxaa muhiim ah in aad sidoo kale ogaato in Imaaradka uu joojiyay taageeradii ciidanka iyo dowladda uu siin jiray sababo la xiriira in meesha ay ka baxday ujeedooyin uu ka lahaa Soomaaliya oo qaarkood ay halis ku ahaayeen Nabad galyada iyo dowladnimada. Waxaa Imaaradka Iyo Sacuudiga dhowr mar ay isku dayeen in Soomaaliya ay ka soo leexiyaan jidka dhex dhaxaadnimada iyagoo malaayiin doller sida, balse wey ku hungoobeen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Tan iyo markii Madaxweyne Gaas isbadalo ku sameeyey Agaasime waxeedyada maaliyada iyo maamulka wasaaradaha Puntland ayaa waxaa soo kordhaya welwelka shacabka ka qabo danaha mas’uulka ugu sareeya xafiiska Madaxtooyada ka leeyahay xilalka uu magacaabayo xiligaan kala guurka ah. Madaxweyne Gaas oo muddo xileedkiisu ku egtahay dhamaadka sanadkaan ayaa xilal hoose u magacaabay shaqsiyaad ay isku beel hoose wadaagaan, talabadaan oo qaar ka tirsan beelaha daga Puntland ka caroodeen. Magacabistii ugu dambeysay uu ku sameeyey xisaabaiyaha maaliyada gobolka Mudug 4 July,2018 kadib markii mas’uulkii ka horeeyey lagu soo eedeyey xatooyo xoolo dadweyne ayaa waxaa ka caroodey sida warsidahaan ogaadey qaar ka tirsan beelaha daga gobolka Mudug. Xisaabiyaha cusub ee wasaarda maaliyada gobolka Mudug Ismaaciil Cabdinur Maxamud (Geesay) oo kasoo jeedaa beesha Reer Khalaf Cumar Maxamud ayaa dadka la socda siyaasada Puntland waxay aminsan yihiin in talaabadaan meesha ka saareyso isu dheelitirka nidaamka qaybsiga xilalka ee beelaha ku wada nool gobolkaas. Madaxweyne Gaas oo isagu isku baho hoose kawada tirsan yihiin xisaabiyaha cusub marka la eego qaabka wada dhalasho ee beel weynta Cumar Maxamuud ayaa talaabada uu qaadey, waxaa ay saameyn ku yeelatey ciidamo ku sugan jiida hore ee Tukaraq. Ciidmadaan oo ka gadoodey go’aanka magacaabista xisaabiyaha iyo cabashooyin kale ayaa wararka sheegayaan in saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland ka shaqeyneyso sidii ay dib ugu noqon lahaayeen. Xisaabiyaha Wasaarada maaliyada gobolka Mudug ayaa tan iyo intii dhidibada loo taagey maamulka Puntland waxaa laga soo dhex magacaabi jirey beesha Reer Mahad Cumar Maxamud kuwasoo qayb wayn ka qaata difaaca gobokaas. Go’aanada Gaas ku magacaabayo saraakiisha ay isku beelaha hoose yihiin ayaa sidoo kale waxa ay saameyn ku yeelaneysa qorshaha difaaca Puntland. Beelaha daga Puntland ayaa qayb weyn ka ah ciidamada ku sugan jiida hore ee Tukaraq kadib markii dowlada Madaxweyne Gaas kasoo bixi waydey mas’uuliyadii ka saarneyd difaaca maamulkaan. Dhinaca kale waxaa muran ka taagan yahay gobolka Mudug gaar ahaan Galakacayo kadib markii xeryo dowlada leedahay dhul ku yaal Madaxweyne Gaas amar ku bixiyey in la iibsho talabadaas oo diidmo ka muujiyeen qaar ka tirsan beelaha daga gobolkaan. Beelahaan ayaa ciidamo ka buuxiyey labadaan xero taasoo wararku sheegayaan in Madaxweynaha Puntland dhulkaan iney iibsadaan heshiis kula soo galey ganacsato dagan wadamada Afrikada Barri. Dalka Soomaaliya oo dagaalo sokeeye ka socdeen muddo ku dhow 30 sano ayaa Hab qaybsiga dowladeed heer dowlad Federal iyo maamul waxa uu ku saleysan yahay nidaamka qabaa’ilka taasoo siyaasiyiinta hogaanka u soo qabatey ku guuleysan waayeen in laga gudbo. Xigasho: Garowe Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta xukuumada Somalia Daahir Maxamed Geelle ayaa guursaday maalmo un kadib markii xilkaasi loo magacaabay, oo laga soo beddelay safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga. Wasiir Daahir oo xilka Wasaarada loo magacaabay xili warbaahinta dalka ay isku dhex qasan tahay ayaa waxa uu qaaday talaabo guur oo hadal heynteeda laga dareemayo magaalada Muqdisho iyi baraha bulshada.. Dadka Muqdisho ayaa aad u hadal haya howsha ugu horeysa ee uu qabtay Wasiirka oo noqotay aroos, isaga oo guursaday gabar dhallinyaro ah toddobaadkii tagey. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Hargeysa (Caasimada Online) – Wasiirka biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ay waheliyaan xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan oo ka soo jeeda gobalka Sool, ayaa ka hadlay dhacdadii jidgooyada ahayd ee maamulka gobalka Xaysimo loogu galay wadada habeen hore. Jidgooyadan ayaa lagu dilay mid ka mid ah taliyayaasha ciidmada Somaliland ee Gobalka Sool gaashaanle Saleebaan Cabdi, waxa lagu dhaawacay maayarka degmada Taleex sida oo kale waxa dirqi kaga baxsaday guddoomiyaha gobalka Taleex, sida ay masuuliyiintani ku warameen. Wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa Puntland ku eedeeyay dhacdadan, waxaanu sheegay inay Somaliland jawaab rasmi ah ka bixin doonto dhacdadan jid gooyada ah, waxaana sidan ku sheegeen shir jaraa’id oo way wada jir ugu qabteen magaalada Hargeysa, waxaana wasiir Saleebaan Cali Koore oo dhacdadan ka hadallaayay uu ku waramay “Waxa dhacday sida aad ogsoontihiin maamul gobaleedka Puntland ciidamo ka tirsan inay xalay habeen badhkii (Habeen hore) gobalka Xaysimo maamulkiisii oo dhan inay u sameeyeen jidgooyo qoshaysan oo loogu talo galay in dadkaas lagu khaarajiyo, iyada oo madaxdaas gobalka Xaysimo ay marayeen deegaankoodii iyo dalkoodii, wadadoodii iyo meeshii ay ku dhasheen, iyaga oo u socday arimo nabadgalyo iyo arimo aadaminimo oo dad xanuunsanaaya daawooyin iyo raashin u qaybinaaya.” Wasiirka oo dhacdadan faah faahinayaa waxa uu yidhi“Waxa wadada si qorshaysan loogu galay in lagu khaarajiyo nimankaas madaxda ah qaar ka mid ah waxa si xilkasnimada iyo milgaa aadamaha ka baxsan loogu dilay goobta, isaga oo aan wax dhib ah wadin, hubaysnayn oo u socday arimo aadaminimo oo uu dadka ugu shaqaynaayay, waxa falkaas lagu dilay oo ku shihiiday gaashaanle Saleebaan Cabdi Caateeye oo ka mid ahaa taliyayaasha guutooyinka ciidamada ee Laasacaanood, waxa kale oo dhaawac khatar ah la soo gaadhsiiyay maayarkii Taleex, oo jajab iyo xabado kalena qaba, oo xaaladiisu tahay mid adag,wax xabad lagu baacsaday mudo ku dhaw 30 Km guddoomiyihii gobalka Xaysimo isaguna Alle amarkii ayuu kaga badbaaday.” Ugu danbayntii waxa uu wasiir Saleebaan sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan dhacdadan“Waa caado hor leh oo ay Puntland ku soo rogtay deegaamada awal laba ciidan ayaa is hor fadhiyay laakiin in wadada layska ugaadhsado oo madaxda iyo raga ugu sareeya sidaas loo dilo iyaga oo deegaankoodii maraaya, waanu ognahay raga deegaankaas fadhiyaa beesha ay ka soo jeedaan, wax ciidan Puntland la yidhaahdaa ma jiro ee waa qabiilo iyo qoysas midba meel laga keenay oo ciidanka Somaliland canjilaaya, qoyska meesha degan iyo raga laayayna si fiican ayaanu u ognahay oo u garanaynaa, waana arin ay gadaal ka ogaan doonaan jawaabteeda. Ka dawlad ahaan iyo ka xukuumad ahaan ma ka dul qaadanayno waxaanay naga heli doonaan jawaab cad.” Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool ayaa isaguna dhankiisa dhacdadan ka hadlay“Puntland in dhabooyinka laysku galo cid uga nuguli ma jirto xuduudayadu ilaa Boosaaso iyo Garoowe ooda ayaanu ku haynaa, xaga hawdkana ilaa Gaalkacayo ilaa Garoowe ooda ayaanu ku haynaa, sune ayaad abuurteene meel u samaysta.” Ugu danbayntiina Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho ayaa Puntland ugu hanjbay inay Somaliland iyo deegaankaasiba ay ka aarsan doonaan“Aad iyo aad ayaanu uga xunahay waxii aanu anagu ka xishoonaynay inay nagu kalifaan iyaga oo ku xaragoonaaya, jawaab degdeg ah ayay naga helayaan mid dawladeed iyo mid deegaanba, dadkaasina dad abaaraysan ayay u socdeen, dad xanuunsanaya ayay sideen oo qoryo may sidan, waxaan leeyahay soo dhawaada oo waxaas aad bilowdeen ha ka cabanina.” Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@livce.com
-
Dalalka Geeska Afrika waxaa saamayn Nololeed iyo mid Nabadgeliyo ku yeeshay Colaadaha Mandiqadda ka socday dhowr iyo labaatankii sanno ee la soo dhaafay. Deganansho La’aanta waxay horseeday inay Dagaaalo caynba-cayn ah ka dhacaan inta badan dalalka ku teedsan Geeska Afrika, iyadoo colaadaha ugu samaynta badnaa kala ahaayeen Dagaalki ilagu hoobtay ee Ethiopia iyo Eritrea dhex maray sannadihi 1998-dii ilaa 2000, Dagaalka Kooxaha ku hardamaya dalka Koonfurta Sudan iyo Colaadaha aan dhamaadka lagayn ee weli ka socda gudaha Somalia. Inkastoo Dagaalkii Ethiopia iyo Eritrea uu dhamaaday muddo haatan laga joogo 18-sanno, haddana ma jirin Heshiis Siyaasadeed oo ay Madaxda dalalkaasi ka gaareen Xilli-colaadeedkii ay Dadyowga labada dhinac ku riiqmeen. Haddaba, Isbedelka cusub ee ay Dowladaha Ethiopia iyo Eritrea doonayaan inay kaga gudbaan Colaadihii soo maray ayaa la sheegay inay tahay Tallaabo wanaagsan oo wax badan ka beddeli kartta Deganaanshaha Siyaasadeed iyo Colaadaha ay labadaasi Dowladood ku lug leeyihiin ee ka aloosan Mandiqadda. Ra’isul-wasaaraha Isbedel-doonka Ethiopia, Abiy Axmed oo xilkaasi loo doortay bishii April ee la soo dhaafay waxa uu garwaaqsaday in laga gudbo Isbaaro-siyaasadeedka ka dhashay Dagaalkii ay la galeen Eritrea. Waxa uu si cad usheegay inuu doonayo inuu la heshiiyo Dowladad Eritrea iyo inuu Ciiddankiisa ka soo saarayo Degmadda Badme oo ay Milliteriga Ethiopia ka qabsadeen Eritrea. Madaxweynaha muddada dheer ka talinayey dalka Eritrea, Issias Efewerki waxa uu sopo dhaweeyey Nioyad-wanaagga Ra’isul-wasaaraha da’da yar ee Ethiopia, Abyi Ahmed, kaasi oo shalay markii ugu horreysay booqasho rasmi ah ku tegay caasimadda dalka Eritrea ee Asmara. Is-fahamka Siyaasadeed ee Ethiopia iyo Eritrea ayaa la saadaalin Karin inuu wax ka bedeli karo Jawi haatan ka aloosan Mandiqadda, gaar ahaan Dagaalka Somalia iyo muranka Eritrea iyo Jabuuti ee Lahaanshaha Jesiiradda Dumeyra oo u dhow Gacan-biyoodka Baabul-mandabka ee Koonfurta Badda Cas. Milliteriga labada Waddan waxaa uu iska horimaad ku dhex maray xuduudka sannadkii 2008-kii, iyado oDowladad Qatar ku guuleysatay inay Ciiddamo Nabad-ilaalin kala dhex dhigto xuduudka labadaasi Waddan. Dowladda Eritrea waxaa docda kale saaran Cunaqabataynta QM ee Hubka, kadib, markii Dowladda Eritrea lagu eedeeyey inay ku lug leedahay Dagaalka ka socda Somalia, isla markaana ay Alshabaab siiyaan teegeerao Milliteri iyo mid Dhaqaale. Balse, Dowladda Eritrea waxay beenisay Eedeymahaasi, iyadoo Kormeerayaashs QM ee Cunaqabataynat Hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea sheegeen inaysan haynin caddaymo muujinaya inay Eritrea taageeraan Dagaalamyaasha Alshabaab ee dagaalka kula jira DFS iyo Ciiddanka AMISOM. Hoggaamiyayaasha dalalka Afrika waxay horey u go’aansadeen in Eritrea laga saaro xubinnimadda Ururka Midowga Afrika iyo in la saaro Go’doomin Siyaasadeed. Dowladda Ethiopia ayaana loo aaneeya inay Midowga Afrika ku riixeen inay Eritrea go’aamiyaan sababo la xiriiray Khilaafkii Siyaasadeed ee kala dhexeeyey. Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in Dowladda Eritrea haysato Fursad Caalami iyo mid Gobaleed, si ay mar kale ugu soo muuqato Masraxa Siyaasadda iyo Kulamadda Ururradda Caalamiga, waxaana hor yaalla Fursad ay ku heshisiin karto Dowladda Ethiopia iyo Ururka Xoreynta ee ONLF, oo ay Madaxdooda haatan ku sugan Caasimadda Eritrea ee Asmara. Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Eritrea door ma ku yeelan kartaa inay Dowladaha Gobalka heshiis siyaasadeed la gaarto Dowladda Federalka Somalia iyo Dowladda Jabuuti iyo inay gacan ka geystaan xal-u-helista dagaallada ka socda Somalia, Koonfurta Sudan iyo muranka Xuduudka eek ala dhexeeya Jabuuti.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in caawa Xabsi la dhigay Saraakiil ka tirsan Hay’adaha amaanka dowlada Somalia. Saraakiisha caawa xabsiga la dhigay oo tirro ahaan lagu sheegay 14 Sarkaal ayaa lagu tuhunsan yahay inay kaalin weyn ka qaaten weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Otto Otto oo ay degan yihiin Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo tan amniga. Saraakiisha la xiray ayaa la xaqiijiyay inay taliyayaal ka ahaayeen Koontoroolada laga soo galay Xaruntii la weeraray iyo waddooyinka ay soo mareen gaadiidka loo adeegsaday ismiidaaminta. Saraakiisha caawa u hoyday Xabsiga ayaa maamuli jiray Isgoosyo ay kamid yihiin Dabka iyo tan ka timaada degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir,waxa ayna isugu jiraan Boolis iyo Nabadsugid. Waxaa ku jira Saraakiisha la xiray kuwo maamuli jiray barahakoontarool ee Isgooska Bakaaraha kuwaa oo la sheegay in lagala sii dardaarmay gaadiidka ismiidaamiyay. Saraakiisha xiran qaarkood ayaa lagu helay cadeymo kadib markii la dhageystay Teleefanada ay sida gaarka ah u isticmaalayeen. Sidoo kale, Amaraka lagu xiray Saraakiisha ayaa waxaa bixiyay Wasiirka Amniga Qaranka Ducaalle oo tan iyo markii uu dhacay Qaraxa hayay baaritaan. Geesta kale, Xariga Saraakiisha ayaa imaanaya 24 Saacadood kadib weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee shalay lagu qaaday Xarumaha Wasaaradda Amniga iyo Gudaha oo ku taalla Otta Otta ee Magaalada Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxay shalay weerar ku bilowday is-qarxin ku qaadeen dhismaha gurmadka isgaarsiinta boliska ee Otto Ottooo kaabiga ku haya isgoyska sayidka ee magaalladda Muqdisho. Xog aan helnay ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabka uu u dhacay dagaalkaasi iyo sida ay Al-Shabaab gudaha ugu galeen xarunta 88 oo ay wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka wada deggan yihiin. Askari ka tirsan bolisii ku sugnaa dhismahaasi oo la hadlay idaacadda Dalsan ee Muqdisho ku taalla ayaa sharaxaad ka bixiyey qaabka uu weerarkii ka dhacay dhismahaasi. Waxa uu tilmaamay in rag la socday 2 gaari oo nooca saarif (Surv), oo watay waraaqaha aqoonsiga ee ciiddamadda iyo kuwa shaqaalaha wasaaradaha amniga qaranka iyo arrimaha gudaha ay teesarayaashaasi kaga soo gudbeen baraha kontoroolka ilaa albaabka weyn ee laga galo dhismaha Otto-Otto Waxaa la sheegay inay dagaalamayaasha Al-Shabaab iska dhigeen inay ka tirsan yihiin mas’uuliyiinta, shaqaalaha wasaaradahaasi iyo ciiddan ka tirsan kuwa dfs, iyagoo ilaaladda tusinayey kaararkooda aqoonsiga. Xogta waxay muujinaysaa in ilaa 5 dagaalame oo la socday gaadiidkaasi ay gudaha u galeen dhismaha otto-otto, ka hor inta uusan gaari kale oo la socday isku qarxin barta ciiddanka wax ku baara ee isgoyska sayidka. Xogta waxaa kaloo lagu sheegay in dagaalamayaashii Al-Shabaab ee gudaha u galay dhismaha ay tacshiirad iyo qaraxyo la beegsadeen ilaaladdii dhismaha iyo qaar ka mid ah shaqaalihii ku sugnaa xafiisyadda wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka. Iska-horimaad iyo qaraxyo ayaana laga maqlay dhismahaasi, iyadoo xog aan helnay muujisay in 3 ka mid ah Al-Shabaabla dilay, halka 2 kalena la sheegay in goor dhow lagu dilay iska-horimaadkaasi. Warar ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo ilaalo ku sugnaa dhismahaasi la dilay, halka kuwa kalena la dhaawacay, inkastoo aynaan helin tirada rasmiga ee dadkii lagu dilay iska-horimaadkaasi. Haddaba, waa maxay istaraatijiyadda dhismaha xarunta Otto-Otto? Dhismaha isgaarsiinta boliska ee Otto-Otto oo ku yaalla degmadda waaberi ee magaalladda Muqdisho waxay ku taallaa goob istaraatiji ah oo laga ilaalayn karo qeybo ka mid ah magaalladda Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga xarunta golaha shacbiga qaranka ilaa madaxtooyadda villa Somalia. Xarunta dhexe ee wasaaradda amniga qaranka ayaa hal sanno ka hor waxaa loo soo raray dhismaha isgaarsiinta bolisks ee otto-otto ee weliyow cadde. Waa goob aad loo ilaaliyo, waxaa ka ag dhow koontaroolka isgoyska Sayidka oo laga sugo ammaanka madaxtooyada iyo baarlamaanka. Aad baa loo adkeeyey ammaanka isgoyska Sayidka ee ku dhow xarunta dhismaha 88, iyadoo ilaalo xooggaan baaraan dhamaan gaadiidka isticmaala wadadda dheer ee isku xirta madaxtooyadda Villa Somalia iyo maka al-mukarama Waddada isgoyska sayidka iyo tan u dhexeysa masjidka isbahaysiga iyo dhismaha otto-otto waxaa la dhigay jid-gooyo xooggan iyo dhagxaan , weyna adag tahay in sahal lagu soo gudbo kontoroolka yaalla isgoyska sayidka. Si kastaba ha ahaatee, weerarkii Al-Shabaab shalay kaga soo gudbeen kontoroolkaasi iyo weerarkii ay ka geysteen dhismaha Otto-Otto ayaa waxa ka dhalan kaerta is-weydiin ballaaran oo ku aadan arrimo badan oo haatan mugdi ku jira. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
A high level Somaliland delegation led by the assistant minister in charge of home affairs returns from three day working visit to Kenya on Friday. The minister, Hon. Mohamed Muse Dirie was flanked by the director general of foreign affairs ministry, Hon. Abdinasir Ahmed Hirsi and the head of coastal guards, Brigadier General Abdi Hirsi Duale. The Somaliland delegates met with international organizations that provide assistance to Somaliland on wide range of development projects. The Director General of the foreign ministry has said that the international community supports the Special arrangement which means that Somaliland should receive aid via its channels.
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee guddiga dhaqaalaha dalka oo looga hadlay sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, dhismaha golaha dhaqaalaha, Sharciga iibka, sharciga canshuuraha, qaadista canshuurta berriga iyo maaraynta maaliyadda. Ugu horeyn Wasiirka maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka war bixiyay halka uu marayo qorshaha dayn cafinta dalka, SMP3 iyo waxyaabaha la doonayo in lagu guulaysto si Soomaaliya deynta looga cafiyo dibna ay ula fal gasho hey’adaha dhaqaalaha aduunka. Wasiirka qorsheynta xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa isna ka war bixiyay dhismaha qolaha dhaqaalaha oo maraya heer gebagebo ah kaas oo dawladda ka taageeraya ka shaqeynaya kobcinta dhaqaalaha. Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa hoosta ka xariiqay in dhaqaalahu uu yahay laf-dhabarta dawladnimada Soomaaliya, dhibaatooyinka hor taagan horumarka dalkana ay ugu horeyso dhaqaala yarida, sidaas darteed muhiimadda 1-aad ee xukuummaddu ay tahay in Soomaaliya deynta laga cafiyo si caqabadaha hor-taagan looga gudbo oo dawladdu ay awood ugu yeelato in adeegyada muhiimka u ah shacabka Soomaaliyeed wax ka qabato sida horumarinta amniga, waxbarashada, caafimaadka, shaqo abuurka iyo dhismaha wadooyinka. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dhamaystirka tubta horumarinta dhaqaalaha iyo qorshaha lala tegayo shirka Brussels oo dhawaan uu ka qeyb gelayo wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo). PUNTLAND POST The post Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir Gudoomiyay Kulan Ay Yeesheen Guddiga Dhaqaalaha Dalka appeared first on Puntland Post.
-
The Problem: The cost of living has been going up steadily in Somaliland for the last few months due to depreciation of Somaliland Shillings against the U.S. Dollar since most of the goods are services, especially the imported goods, are priced in Dollars. In addition, local producers and service providers are pricing their goods and services in dollars since Somaliland Shilling fluctuates erratically and is therefore considered unreliable. Even private schools, universities, health centers, residential rentals (landlords) are pricing their goods and services in dollar instead of the local currency. Therefore, whenever the value of Dollar appreciates, the value of the Somaliland Shilling depreciates which hits, especially hard, on laborers, daily wagers and government employees including civil servants, police, correctional officers, coast guard and the military because their salaries are paid in Somaliland Shillings. If not addressed immediately and without further delay, this problem could have devastating negative effect on peace and social stability. The political leaders in Somaliland can no longer ignore this problem without putting Somaliland’s stability in greater risk. Evidence that the Problem Exists: The exchange rate of the Somaliland Shilling against the U.S. Dollar has increased from $1= SL Sh. 6,500 to over 1$ = SL Sh. 9,000, an increase of 40% from 2010 to 2017. Since there is no economic boom in the country which can cause inflation, there is a clear indication that there is an excess supply of Somaliland Shilling relative to the amount the market demands for. Current Policy: In order to address the problem, the former Minister of the Presidency, Mahamoud Hashi, has issued two policy directives. First, he artificially fixed the exchange rate of U.S. Dollar against Somaliland Shilling to $1 = 7,000 SL. Sh. This directive has resulted the opposite effect: the local money exchangers immediately hoarded their U.S. Dollar holdings which eroded the supply of dollar in the market and further depreciated the value of Somaliland Shilling bringing the bad memory of Kadare (the one who made the situation worse)—-the failed economic policies of the then Somalia’s Finance Minister, Abdirahman Jama Barre, who miserably failed when he tried to artificially fix the prices of goods and services in the market thirty years ago. Second, he has ordered Telesom and Dahabshil, which operate mobile money transfer/e-payment systems of Zaad and E-Dahab services, respectively, to restrict the ability of their customers to electronically send or buy goods and services in excess of $49. The logic goes that if this restriction is imposed, customers would buy goods and services that are less than $50 value in Somaliland Shilling which in turn would increase demand for the local currency and thereby result appreciation of its value. The Telesom Company has argued and has since convinced the government that it could not technically implement this policy without a major programming revamp of its IT systems which, they argued, could not happen right away. As of today, this directive has not been implemented. However, even if it is implemented, it would have little or no effect in the money market. Factors Contributing to the Problem: There are several factors contributing to this problems some of which are listed below: The inability of the Central Bank to conduct Open Market Operations due to shortage of its reserved U.S. Dollars which is mainly the result of: Closure of Central Bank branches in the main airports where travelers used to pay immigration entry/exit fees in U.S. Dollars as well as mandatorily buy some local currency in exchange of their U.S. Dollars. This was a good source of U.S. Dollars currency for the Central Bank The drastic reduction of government dollar revenue source from the export of livestock to Gulf States due to the drought and the health related ban imposed on Somali livestock by the Saudi Arabian health authorities. This reduction of this revenue stream again negatively impacted Dollar reserves of the Central Bank The reckless policy of the government to pay some of its well-connected contractors/suppliers in U.S. Dollars instead of Somaliland Shillings which subsequently depletes Dollar reserves in the bank. The new decision of Ethiopian Qat traders to sale their “drug” in U.S. Dollars instead of their local currency, the Birr. This increased the demand for Dollar in the money market because of the buying spree of Qat importers from Somaliland who normally buy U.S. Dollars from the local market in exchange of Somaliland Shillings thereby reducing Dollar supply in the market and causing the appreciation of its value against the local currency, the Somaliland Shilling. The demand of the Ministry of Finance to collect some of taxes/fees in the form of U.S. Dollars. For instance, anyone applying a vehicle title transfer has to pay taxes/fees in Dollars. This increases the demand for dollar in the market and the appreciation of its value against the Somaliland Shilling. The inability of the government to recognize that this is an Economics problem and it needs an Economics solution. The government has to convene a council of economists to advise her on economic issues. Possible Solutions (Policy Alternatives): There are several policies that, if implemented, can address the problem. Below are some of those policy choices: Increase the U.S. Dollar reserves of the Central Bank of Somaliland to conduct Open Market Operation–a Monetary Policy tool whereby Central Bank buys local currency in exchange with dollars–whenever the market conditions demand in order to maintain the value of the Somaliland Shilling. This will require the government to take the following steps: Re-open Central Bank branches in main airports and restore its monopoly to collect government immigration entry/exit fees in Dollars. Pay all government contractors/suppliers in local currency, the Somaliland Shilling. This will stop the depletion of Dollar reserves in the bank. Negotiate with Government of Ethiopia to stop the demand of its Qat importers to sell their “drug” in Dollars. This will greatly reduce the demand for Dollar in the local market and subsequently result the depreciation of its value against the Somaliland Shilling. Put the blame on Telesom’s Zaad and Dahabshil’s E-Dahab, Somaliland’s e-commerce and money transfer brands, for the depreciation of Somaliland Shilling. Theoretically, restricting the use of electronic e-commerce in Dollars may increase the demand for Somaliland Shilling but it will not offset its excess supply in the market. Preferred Policy (Recommended Policy): I recommend that the government adopt policy alternative (1) listed above. The government should not re-invent the wheel since Open Market Operation was the most effective tool that previous governments have used with success to regulate the value of the Somaliland Shilling. By: By Abdillahi Hussein Abhussein1988@gmail.com . Abhussein1988@gmail.com