Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,125
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho, sida xalay lagu soo wargeliyey xildhibaannada. Ajendaha golaha shacabka ayaa maanta ah Labo qodob, waxaana qodobka ugu horreeya yahay ansixinta xubin cusub oo kamid noqoneysa guddiga madaxa banaan ee hirgelinta Dastuurka. Sidoo kale xildhibaannada ayaa waxaa la filayaa in loo qeybiyo wax ka bedalka xeer hoosaadka golaha shacabka, iyadoo intaasi kadibna ay ka doodi doonaan. Arrinta ugu weyn ee doodda ku saabsan tahay ayaa ah soo xaadirista xildhibaannada golaha shacabka oo guddoonka golaha shacabka marar badan ka dalbaday xildhibaannada iney si koogta ah usoo shaqo galaan. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  2. Meydka qof shacab ah ayaa lagu soo waramayaa in saakay lagu arkay suuqa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in ninkaan jirkiisa ay ka muuqato rasaas badan, iyadoona lasoo dhigay bartamaha suuqa oo ahayd halkii dhowaan ay ku dagaallameen maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Qaar kamid ah ganacsatada suuqa Gaalkacyo ayaa sheegay in ninkaan la diley uu kamid ahaa xoogsatada suuqaasi, iyadoo illaa iyo haatan la ogeyn cidda dilkiisa ka dambeysa. Ganacsatada suuqa Gaalkacyo ayaa Meydka halkaasi ka qaaday si loo aaso, maadaama la sheegay in saacado badan uu halkaasi yaallay. Dilalka sidan oo kale ah ayaa noqday kuwo kusoo noq noqday magaalada Gaalkacyo oo hadda la filayey iney ka dhalato Nabad, lana arko isbedallo badan. Maamullada Puntland iyo Galmudug oo ka wada arrimiya Gaalkacyo, weli wax war ah kama aanay soo saarin qofkaan la dilay. Goobjoog News Source
  3. Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helayey kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab weerar ku qaadeen fariisin ay ciidankaan ku lahaayeen deegaanka Mashalaay oo duleedka ka ah degmada Qoryooley. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku dhaawacmay Saddex qof oo mid kamid ah yahay shacab, Iyadoo khasaarahana intaasi ka badan karo. Saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa sheegay in khasaare xooggan ay soo gaarsiiyeen dagaalyahannada Al-shabaab, balse dhanka Al-shabaab war lagama hayo. Xaaladda deegaankii lagu dagaallamay saakay waa mid deggan, iyadoo shacabkii halkaasi ku dhaqnaa ay soo wada aadeen dhanka degmada Qoryooley. Al-shabaab ayaa marar badan weerar ku qaaday ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose. Goobjoog News Source
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in si rasmi ah uu manta magaalada Muqdisho uga furmo shir looga hadlaayo ammaanka guud ee dalka. Shirkaan oo ahmiyad gaara leh ayaa ka dhici doona xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka qayb galaya Madaxda Qaranka, Wakiilada Beesha caalamka iyo Madaxda maamulada qaybta ka ah dowladda. Shirkan ayaa waxaa furi doono sida uu qorshuhu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo,waxana goobjoog ka noqon doona inta badan Madaxda Maamul goboleedyada oo badankood ku sugan Muqdisho. Shirkaan ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda Soomaaliya waxaana laga soo saari doonaa qodobo wadajir ah oo amaanka ku saabsan sida ay noo sheegeyn qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha Shirkaasi. Marka laga soo tago amniga dalka waxaa intiisa badan xooga lagu saarayaa go’aamadii ka soo bxay shirkii London, waxaana lagu soo hadalqaadi doonaa qorsha dib u dhiska Ciidamada, dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sidoo kale yareynta Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya. Maalinta xigta oo Berito ah kuna beegan 5,ta December ayaa sidoo kale waxaa Muqdisho ka furmi doona shir lagu qiimeyn doono qorshaha xukuumadda,iyo sidii dhamaan Hay’addaha Dowladda uga Shaqeyn lahaayeen kobcinta Dhaqaalaha dalka iyo fulinta mashaariic horumarineed. Sidoo kale, xalay waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Shir Guddiga amniga, waxaana looga hadlaayay arimo ku saabsan dhanka ammaanka, kadib markii Madaxweynaha Somaliya uu shirkaasi shir Gudoomiyay. Shirka maanta dhacaya ayaa wuxuu kaga duwan yahay Shirkii xalay, Safiirada reer Galbeedka u fadhiya Magaalada Muqdisho ayaa Shirkan ka qayb galaya, waxayna dhankooda ka hadli doonaan taageerada ay la garab taagan yihiin qorshaha ammaanka Somaliya. Docda kale, diyaar garoowga shirka Maanta ayaa haatan waxaa laga dareemayaa Gudaha Magaalada Muqdisho, shirkaan oo ah mid horay loo Go’amiyay Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa kala soctaa qodobada sida gaarka ah diirada loogu saari doono shirka ka dhacaaya Xarunta Xalane? appeared first on Caasimada Online.
  5. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa saaka inta badan xiran wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho oo lagu arkaayo ciidamo aad u diyaarsan. Waddooyinka aadka u xiran ayaa waxaa kamid ah wadada Makka al-Mukarama iyo wadada wadnaha oo kamid ah waddooyinka ugu mashquulka badan Magaalada Muqdisho. Ujeedka loo xiray wadooyinka Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay shirarka Muqdisho ay martigelineyso maanta iyo berri oo Talaado ah. Shirarkaan ayaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin ammaanka iyo dhaqaaalaha, waxaana marti ku ah Mas’uuliyiin heer caalami ah. Dadka saaka isticmaalaya Wadooyinka waa weyn ee Muqdisho ayaa ah keliya Gaadiidka ay wataan Mas’uuliyiinta Dowladda iyo Gaadiidka Dagaalka ee Ciidamada Dowladda ay wataan. Sidoo kale, Gaadiidka shacabka ayaa maraya wadooyinka xaafadaha oo qaarkood xitaa ah kuwa xiran sababo la xiriira adkeynta amniga magaalada Muqdisho. Waxaa sidoo kale, xiran Iskuulada iyo Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho oo la sheegay in ardayda dhigata shalay lagu sii wargeliyay inay fasax yihiin. Ma aha shirkii ugu horeeyay oo loo xira waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana xusid mudan in dhammaan waddooyinka la xiro xiliyada ay dhacayaan shirarka waaweyn. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa u sabab ah in Saaka la xiro dhammaan waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaanada Golaha Shacabka Somalia ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho kaa oo looga doodi doono sababaha keenaya in Xildhibaanada ay soo xaadiri waayan kalfadhiyada uu baarlamaanka leeyahay. Ajandaha guud ee shirka maanta ayaa ah labo qodob oo kala ah ansaxinta xubin cusub iyo sidoo kale adkaynta soo xaadiradda kulamada Baarlamaanka. Guddoonka baarlamaanka Somalia ayaa dhibaato ku qaba xaadiritaanka Xildhibaanada oo aad u liita, iyadoo xiliyada qaar tirade xaadirta aysan gaarin heerkii loogu tallo galay. Guddoonka ayaa dhowr jeer Xildhibaanada ka dalbaday inay laasimaan xaadiritaanka fadhiyada, waxaase muuqaneysa inaan dhag jalaq loo siin soo jeedinta Guddoonka. Dhibaatooyinka lagu qabo baaqashada Xildhibaanada xiliyada ay jiraan shirarka inay baaqdan doodaha ay yeelan lahaayen Xildhibaanada sababo la xiriira kooramka oo aan dhameystirmin. Dhinaca kale, waxaa lagu wadaa in maanta go’aan laga gaaro qodobka xaadir la’aanta Xildhibaanada oo dhibaato weyn ku ah dhameystirka Ajandayaasha horyaal BFS. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Guddoonka BFS oo maanta ku dhagan Xildhibaano caqabad ku ah fadhiyada baarlamaanka xili ay sabab u noqdeen in… appeared first on Caasimada Online.
  7. Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa saaka lagu soo daadiyay wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo aad u farabadan ayaa isugu jira Boolis iyo Nabadsugid iyaga oo wata Gaadiidka Dagaalka islamaarkaasina ku amray in gaadiidka ay dib u laabtaan. Wadooyinka Maka Al-Mukarama, Wadnaha iyo Soddonka ayaa guud ahaan saaka Xiran iyaga oo aanay gaadiidka isticmaaleeynin. Sababaha ugu weeyn ee saaka loo xiray wadooyinka Muqdisho ayaa lagu sheegay shirka u dhaxeeyo madaxda dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada oo maanta ka furmayo Muqdisho. Dadweynaha Muqdisho si ay isaga gudbaan degmooyinka Muqdisho ayaa waxa ay isticmaalayaan lug iyada oo xitaa lagu soo waramayo in meelaha qaar dadka loo diidayo in ay lug ku maraan oo dib loo soo cilanayo. Shacabka ku dhaqan Muqdisho ayaa cabasho balaaran ka muujinayo xirnaashiyaha wadooyinka Muqdisho oo saameeyn balaaran ku yeelatay. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Ciidamada Dowlada oo Hakad Galiyay isku Socodka Gaadiidka Dadweynaha Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  8. HE the the Minister of Education and Higher Education Dr Mohamed Abdul Wahed Ali al-Hammadi met Somalia’s Minister of Education, Culture and Higher Education, Abdirahman Dahir Osman, and his accompanying delegation, in Doha yesterday. The meeting discussed co-operation between Qatar and Somalia in the education sector and means to develop them. The Somali minister and his accompanying delegation are scheduled to hold field trips to educational, cultural and social institutions in Qatar. Source – Gulf Times The post Qatar-Somalia ties reviewed appeared first on Caasimada Online.
  9. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan iyo wefdi uu hoggaaminayo shalay magaalada Doha kula kulmay Wasiirka waxbarashada dalka Qatar Cabdulwaxiid Cali Al-hammadi. Labada Wasiir ayaa ka wada-hadlay iskaashiga horumarinta dhinaca waxbarashada ee Soomaaliya iyo Qatar,sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay wasaaradda Waxbarashada dalka Qatar. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo wefdigiisa ay booqan doonaan xarumaha waxbarashada iyo dhaqanka ee waddanka Qatar. PUNTLAND POST The post Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay Iskaashiga Waxbarashada. appeared first on Puntland Post.
  10. Somalia is seeking urgent actions to prevent the recruitment and use of child soldiers in armed conflicts in the Horn of Africa. According to a joint statement issued in Mogadishu on Sunday after a five-day meeting of key representatives from the government and federal member states, recruitment and use of children is a key security concern and has the potential to undermine efforts aimed at bringing lasting peace to Somalia. African Union Mission in Somalia (AMISOM)’s Child Protection Adviser Musa Gbow stressed the importance of coming up with a roadmap that will be translated into a policy document and implemented at both the federal and regional levels. “Our aim is to have a smooth transitional exit strategy, but we cannot just leave vacuum. We have to ensure that the federal government and federal member states continue to work together especially with regards to dealing with the prevention of the recruitment and use of children as soldiers in the conflict in Somalia,” Gbow said. Various international instruments across the globe criminalize the recruitment and use of children in armed conflict. Available statistics also show that 70 percent of the children in armed conflict in Somalia are recruited by Al-Shabaab terror group. During the forum, organized by AMISOM, participants discussed how to prevent the recruitment of and use of children in armed conflicts. The forum provided an avenue for various government departments including the security sector to interface alongside AMISOM military, in coming up with tangible solutions to the problem. Deputy Special Representative of the AU Commission Chairperson (DSRCC) Simon Mulongo said the AU mission is addressing the issue of use of child soldiers in armed conflicts as part of its transitional arrangements. “That is as we transit from activities being managed and overseen by AMISOM, we would like to prepare the Somali people to manage these programs by themselves,” Mulongo said. According to a UN Security Council Report on Children and Armed Conflict in Somalia published in January, 5,933 boys and 230 girls were recruited as child soldiers between April 1, 2010 and July 1, 2016. Statistics show an improvement between 2012 and 2014, but the figures sharply rose in 2016, when 1,092 children were used as child soldiers in the first six months. Source: Xinhua net The post Somalia mulls swift actions to prevent use of children in armed conflicts appeared first on Caasimada Online.
  11. Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiran qaar kamid ah waddoyinka magaalada Muqdisho, waxaana tani ay saameysay isku socodka gaadiidka dadweynaha. Ciidamada ayaa la arkayaa iyaga oo gaadiidka dadweynaha celinaya, islamarkaana ku amraya iney ka laabtaan waddooyinka xiran. Sidoo kale waxaa la arkayaa shacab badan oo lugeynaya, kuwaasi oo markii hore aan fileyn in la xiro waddooyinka Muqdisho. Sababaha loo xiray waddooyinkaan ayaa loo maleynaa iney tahay shirka Madasha “Somali Partnership Forum” oo ah madal Soomaalida iyo beesha caalamka uga wada hadlayaan xallinta arrimaha la xiriira Amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source
  12. Garowe (Puntlandi.com) Xulka kubada cagta Puntland ayaa maanta u safraya magaalada Muqdisho ee caasimada gobolka Banaadir, si ay uga qaybgalaan tartanka kubada cagta ah dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Tartanka kubada cagta ah ayaa waxa uu magaalada Muqdisho ka furmayaa todobada bishaan sida uu qorshuhu yahay, waana sannadki labaad oo xiriir ah oo la qabanayo. Puntland oo ah horyaalka kubada cagta Soomaaliya, ayaa sannadkaan mar kale rajeynaysa inay guul taariikhi kasoo hoyaan tartankaan. Warsidaha Puntlandi ayaa dhinaca kale ogaaday in marka laga reebo Jubbaland ay dhammaan dowlad goboleedyada kale laga xulay magaalada Xamar, halkii loo baahnaa in dowlad goboleed kasta ay ka yimaadaan kooxahaooda. Puntlandi.com
  13. Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabo Madasha “Somali Partnership Forum” oo ah madal Soomaalida iyo beesha caalamka uga wada hadlayaan xallinta arrimaha la xiriira Amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha. Madasha waa mid horay usoo socotay, waa heshiis ay Soomaalida iyo beesha caalamka ku galaan fulinta barnaamijyo gaar ah, tusaale ahaa shirkii (HLPF) ee Istanbul waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay 46 dal iyo mas’uuliyiin ka socota 11 urur. Saaka waxaa xiran jidadka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, waxaa la istaajiyay gaadiidka dadweynaha arrintaas oo dhibaato ku ah ganacsatada, shaqaalaha iyo ardeyda. Shirkan kala soco, Goobjoog News Source
  14. Gaalkacyo (Puntlandi) Jaaliyada Puntland ee Londan ee dalka Ingiriiska ayaa lacag $8000 gaarsiiyay guddiga dib udhiska isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo. lacagtaan ayay jaaliyaddu ugu talo gashay inay kaga qeyb qataan dhismaha ka socda qeybihii horey u burburay oo hadda meel wanagsan maraya Guddga ayaa shir ay ku qabteen isbitaalka gudihiisa waxa ay kaga warameen lacagtaasiGudomiyaha Guddoomiyaha gobolka Mudug Xasan Maxamed Khliif oo guddiga xubin ka ah ayaa waxa uu shegay in loo bahan yahay in laga wada qeybqaato dhismaha isbitaalka wuxuuna u mahad celiyay jaliyada puntland ee landon ee lacagtaasi ugu deeqay isbitaalka. Puntlandi.com
  15. Waxaa ka furmay magaalada Djibouti ee caasimadda dalkaasi bandhig ganacsiyeedkii ugu horreyay kaasi oo ay ka qeyb galayaan 500 oo shirkadood iyo 9 dowladood oo ay ka mid tahay Turkiga. Ra’iisulwasaaraha Djibouti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed iyo madaxa rugta ganacsiga Djibouti ayaa ka qeyb galay furitaanka xafladda bandhig ganacsiyeedka taasi oo socon doono ilaa 7 December. Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa yiri “Dhacadaani muhiimka ah waxay ka qeyb qaadan doontaa horumarinta dhaqaalaha wadanka,sidoo kale waxay xaqiijineysaa horumarka ay ku talaabsaneyso qaaraddeena Afrika”. Bandhig ganacsiyeedkaan caalamiga ah ayaa waxaa uu ka qeyb qaadan doonaa kobcinta dhaqaalaha gobolka sidoo kale waxay fursad maalgashi u tahay maalgashiga caalamiga ah oo ay sameynayaan shirkadaha shisheeye. Dowladaha ka qeyb-galaayo bandhigaani ayaa waxay kala yihiin Turkiga, Japan, Soomaaliya, France, Imaaraadka,UK, Canada, Itoobiya iyo Djibouti oo ah dalka martigalinayo. Bandhig ganacsiyeedkaan ayaa waxaa uu furmay shalay oo Axad aheyd waxaana lagu wadaa inuu socdo ilaa 7 December. Goobjoog News Source
  16. Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa ku waramaya in halkaasi heshiis hor dhac ah ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynaha Gobalada dhaxe ee Ahlusunno Waljameeca. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf i Sheekh Maxamed Shaakir ayaa kala saxiixday heshiis hor dhac ah oo labada dhinac ay isku fahmeen kadib 8 cisho oo ay ku shirsanayeen gudaha Dalka Jabuuti. Heshiiskaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Mas’uuliyiin katirsan Dowlada dhaxe iyo xubno ktirsan labada Maamul Galmudug iyo Ahlu-suna iyo Madax ka socotay Ururu Gobaleedka IGAD. Labada Maamul ayaa waxaa dhax maray shirar gaar gaar ah kuwaa oo sababay iney isku soo dhawadaan labada Maamul, arintaana ay sababtay inuu dhaco heshiis labada dhinac ay gaaren. Qodabadii hor dhaca ee lagu heshiiyay ayaa lagu wadaa heshiiska rasmiga in qodobada lagu heshiiyay lagu soo bandhigi doono magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Gal-Mudug iyo Ahlusunno oo Heshiis Hordhac ah ku Gaaray Djabouti appeared first on Puntland Post.
  17. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeenii hore ku sheegnay Ra’isul wasaarihii hore ee Masar ahna murashax u taagan xilka Madaxweynaha Masar Axmed Shafiq ayaa dib ugu laabtay magaalada Qaahira kadib markii laga tarxiilay dalka Istuga Imaaraatiga Carabta oo uu muddooyinkii danbe ku noolaa. Shafiq ayaa Arbacadii lasoo dhaafay si rasmi ah u shaaciyey inuu ka qeyb geli doono Doorashada Madaxweynaha Masar ee sanadka soo socda 2018, isagoona la loolami doona Madaxweyne Cabdifatax Al Sisi. Axmed Shafiq waxaa loo haystay arrimo la xiriira musuqmaasuq iyo wax isdaba marin. Qoyska iyo Qareenka Axmed Shafiq, ayaa sheegay in dowlada Imaaraatiga ay xirtay hogaamiyahaasi Jimcihii lasoo dhaafay, iyagoona xili danbe u tarxiilay wadankiisa Masar maadaama Imaaraadka uusan la dhacsaney musharaxnimada Shafiq. Ra’isul wasaarihii hore ee Masar Axmed Shafiq oo goor dhow kasoo muuqday Telefeshinada isla markaana ka jawaabaya walaaca ay qabaan Taageerayaasha iyo qooyskiisa ayaa sheegay inuu nabad qabo oo aanan la afduubin. Axmed Shafiq, waxa uu sheegay inuu weli ku taagan yahay mowqifkiisa la xiriira musharaxnimada, isla markaana aysan saameyn u geysan doonin sharaf dhaca uu kala kulmay Imaaraadka Carabta. Sidoo kale, Axmed Shafiq waxa uu tilmaamay in Imaaraadka Carabta uu ku ahaa deegan isla markaana uusan uga maarmi doonin degnaanshihiisa inta uu ka qabanaayo xilka maadaama ay ku noolyihiin qoyskiisa. Dhinaca kale, dalka Masar ayaa iminka marti galinaaya dhaqaale xumi iyo amaan darro baahsan oo ka jirta deegaano dhowr ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Muxuu Axmed Shafiq ka yiri bahdilkii uu kala kulmay dowlada Imaaraadka & Rajadiisa Madaxweyninimo ee Masar? appeared first on Caasimada Online.
  18. Wasiirka aririmaha dibadda ee qartar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Aala-thani ayaa sheegay in Amiir Tamiin uu ka qeyb gali doono shir madaxeedka sanadlaha ah ee ay ku yeelanayaan hogaamiyayaasha Khaliijka magaalada Kuwait ee dalkaasi. Shir-madaxeedka ay yeelanaa hogaamiyayaasha Khaliijka ayaa waxaa la qaban doono 5- 6 bishaani December inkastoo oo ay jiraan khilaafyo diblomaasiyadeed oo ka dhex jiraan kooxdaani. Khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya dowladaha Khaliijka ayaa waxaa uu soo bilowday bishii June, markaas oo dowladaha Sacuudiga,Imaaraadka,Baxreyn iyo Masar ay ku eedeeyeen Qatar inay taageerto argigixisada balse dooxa ay iska fogeysay eedeymahaas. Goobjoog News Source
  19. Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in dagaalyahano ka Tirsan Al-shabaab in ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada midowga Afrika AMISOM ay ku leeyihiin Gobolkaas. Al-shabaab ayaa weeraray Saldhig ciidamadda AMISOM ku leeyihiin deegaanka lagu magacaabo Mashalaayo ee hoos taga degmada Qoryooley ee Shabeelaha hoose. Goobta la weeraray wuxuu ahaa saldhiga weyn oo Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Gobolkaas waxaana halkaas ka dhacay dagaal waqti badan qaatay. Warbaahinta Al-shabaab ayaa lagu baahiyay in saldhigaas laga weeraray dhowr jiho islamarkaana khasaaro la gaarsiiyay Ciidamada AMISOM. PUNTLAND POST The post Al-shabaab oo Weeraray Saldhig AMISOM Ku Leeyihiin Shabeelaha Hoose appeared first on Puntland Post.
  20. Nairobi (Caasimada Online)-Dagaal culus ayaa waxa uu ka socdaa Magaalada Sanca ee Xarunta Wadanka Yemen, kaa oo u dhexeeya Maleeshiyada Shiicada Yemen iyo Ciidamo taabacsan Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Cali Cabdalla Saalax. Dagaalka oo leysu adeegsanaayo Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa qarxay kadib markii Maleeshiyada Shiicada Yemen ay weerar gaadmo ah ku qaaday mas’uuliyiin si dhow ula shaqeynaayay Cali Cabdalla Saalax. Maleeshiyada Shiicada ayaa weerar dhinacyo badan leh ku qaaday dhowr guri oo magaalada Sanca ay ka degnaayen mas’uuliyiintaasi taabacsanaa Cali Cabdalla Saalax. Mas’uuliyiinta lagu weeraray guryahooda ee taabacsanaa Cali Cabdalla Saalax, ayaa qeyb weyn ka ahaa ololaha lagu doonaayo in xulafada Sacuudiga kusoo celiso heshiis mar kale awooda Yemen loogu gacan galinaayo Cali Cabdalla Saalax. Maleeshiyada Shiicada Yemen ayaa markii hore siyaasad ahaa garab u ahaa Cali Cabdalla Saalax, waxa ayna dagaal mideysan kula jireen isbahaysiga uu hormuudka ka yahay Sacuudiga, balse isu dhacooda waxa uu yimid, markii Cali Cabdalla Saalax uu wadahadalo ugu baaqay isbahaysiga Sacuudiga. Dagaalka hadda socda ayaa albaabada usii furaaya dagaal hor leh oo dhexmaray Maleeshiyada Shiicada Yemen iyo Cali Cabdalla oo iminka la qorsheynaayo inuu soo laabto. Geesta kale, waxa uu dagaalkan sii adkeynaaya nolosha dadka reer Sanca, oo markii horeba la daallaa dhacayay duqaymaha dalalka isbahaysiga. The post Sawirro: Qeybo kamid ah Magaalada Sanca oo marti galineysa Dagaal culus & Awooda Cali C/Saalax oo soo rogaal celisay appeared first on Caasimada Online.
  21. HARGEISA—-As opposed to prior elections the 2017 presidential polls saw local media houses perform devoid of any unethical acts. This was revealed by a committee appointed to monitor local media performance during the 2017 presidential elections during a meeting organized by the Somaliland Journalists Association SOLJA in Hargeisa To brief participants among them a representative of the national election commission NEC were members of the media monitoring committee, SOLJA chairperson and minister of information while others representing international organizations opted to witness SOLJA Executive Director Yahye Mohamed Abdi MadarAccording to the SOLJA Executive Director Yahye Mohamed Abdi Madar the main import of the gathering was to get a brief from the monitoring committee as well as recognize organizations that assisted in making the exercise possible Thanking SOLJA for availing office space and relevant tools during its entire lifespan, chairman of the committee monitoring local media during the 2017 Somaliland presidential Elections, Mohamed Hasan Ali ‘Wejiye’ said that not a single media house or journalist was found to have contravened the Elections media code of conduct The Media Code of Conduct during Presidential Elections with the aim of setting parameters guiding responsibilities of media before, pre-election, election and post-election election periods was jointly signed by SOLJA and NEC in mid September 2017 brieing Stressing that the professionalism portrayed by local media houses made his committee’s work very easy Mohamed Hasan Ali ‘Wejiye’ said that it was also evident that all sectors in Somaliland have attained highest maturity in tenets of democracy. Revealing that the complete report shall be submitted to NEC soon the veteran journalist concluded by thanking all those who made the monitoring possible. The seven members of the media monitoring committee during 2017 presidential elections were pooled as follows a. Two representatives nominated by Somaliland Journalists Association (SOLJA) b. Two representatives nominated by ministry of information. c. One representative from the women in Journalism Association (WIJA) d. Two representatives nominated by the National Electoral Commission more so from among lawyers and intellectuals of the country According the chairman of SOLJA Mahmud Abdi Jama ‘Huto the good performance by local media houses is directly related to enhanced skills acquired during various trainings undertaken by his organization ‘It is of great pride that for the first time local media houses are reported to have performed professionally during elections, that is without bias to anyone political party or candidate said Huto committee monitoring local media during the 2017 Somaliland presidential Elections Chairman Mohamed Hasan Ali WejiyeRevealing that the local journalists body could not have achieved anything without support, The SOLJA chair went on to thank various partner organizations like Coffey international, IMS, Free Press, NED, UNSOM and VIKES among many ‘These organizations played a big part in helping achieve current success achieved by media in Somaliland be it through funding trainings, availing technical expertise and equipment supply said Huto In conclusion Huto who congratulated President-Elect Muse Behi Abdi on behalf of local journalists also pledged apt cooperation with the incoming administration While the entire Somaliland fourth estate was reported to have carried-out election related reporting in a most professional manner, the state media received special commendation from left Somaliland information minister Osman Sahardiid and SOLJA Chairperson Mahmud Abdi Jama Huto at the briefing’Contrary to expectations all branches of the state media acted professionally by availing the three parties equal coverage said the minister of information Osman Abdilahi Sahardiid ‘Adani’ Stating that ruling Kulmiye and opposition Wadani and UCID parties had all their campaign activities given equal coverage by Radio Hargeisa, Somaliland National TV and Dawan Group of Newspapers, Minister Adani said this was made possible not only by pursuit of adhering to media conduct but courtesy of prevailing professionalism as well political impartiality While the media code of conduct for the 2017 polls had set out general guidelines for the entire Somaliland fourth estate there were specific ones relevant to the state owned ones namely: State-owned media such as Radio Hargeisa, Somaliland National TV and Dawan Group of newspapers should be impartial to all political parties and it must provide equal platform and time to all parties during campaign period. The Somaliland presidential elections contested by Kulmiye, Wadani and UCID parties were held the 13th November with Muse Behi of Kulmiye emerging winner with 55% followed by Abdirahman Irro of Wadani 40% and Eng Feisal Ali o UCID with 4% of the Votes cast. Somaliland journalists
  22. Turkish companies are participating in an international trade fair launched on Sunday in the strategically heavy-weight but tiny Horn of Africa nation of Djibouti. More than 500 companies from more than 10 countries are taking part in the five-day fair, dubbed the first of its kind to be organized in the port city-state, which lies at a point along the Red Sea, which is the busiest maritime lane in the world. Turkey, Japan, France, Djibouti, the United Arab Emirates, the U.S., Somaliland, Canada, Ethiopia and Egypt took part in the fair. “We are major flour manufacturers in Turkey and we have a major market base in Africa,” Turkan Tulum, sales and marketing manager of Taflan Flour, told Anadolu Agency “We supply markets in 24 countries across Africa,” she said. According to her, participating in the Djibouti International Fair would help businesses get more customers in Africa and elsewhere. “Establishing more business contacts is one of our targets of participating in this trade fair.” Marland, a Turkish construction firm engaged in building pre-fabricated homes, also took part in the fair. Tolga Capraz, general manager of the company, told Anadolu Agency his firm wishes to enter the African market. “At present, we have our customer base mainly in Djibouti,” he said, adding the company was planning to expand to Ethiopia and other places in East Africa. Speaking at the event, Prime Minister of Djibouti Abdulkadir Walid said that the international fair constitutes a strong integration of economies and provides an opportunity to benefit from international experience in various sectors. The event coincides with the country’s 40th independence anniversary and 110th anniversary of the Djiboutian Chamber of Commerce. Source: Yenisafak
  23. The Somaliland local governments have been an essential entities in balancing to those of the central government and in the interests of the local residents as they satisfy the common community needs, despite the overwhelming challenges the Somaliland municipalities have faced in addressing the intended services over the last decades, the local councils were moderately introduced to facilitate the burden of the tasks and support the smooth implementation of the strategic plans in place, since then almost every attempt dramatically failed to bring the expected outcomes and the fruitful aspirations which ended up in absurd situations, the services were not sufficiently delivered and never-ending greediness for power was always contested, challenged and propagated on the media outlets as well and needless to mention is the poor institutional capacities that are almost at the peak of the issues, In this regard, the Somaliland citizens have usually shown an extreme concerns over the disorganized functions of the local governments/councils whereby recommendations put forward to the improvements be made as part of fast trucking the requirements they needed to assume and carry on within the sphere of their own local authorities. In the light of this, I am about to draw the attention of the president-elect and the public at large to the importance of steering the wheel of the municipalities in wing-wing drive model for a sustainable development so as to be realized in the course of the term of the president-elect over the upcoming 5 years. Firstly, there is a need for the government to emphasize on the status of the local government’s role in the overall good governance and the development, in which there should be a Ministry of Local councils and governments to be established in order to specifically coordinate and give the intended directions and accountability. The government also ought to offer a merit-based award for the achievements of the local councils on a yearly basis to motivate a healthy competition among them Finally, What I would like to share with the new government is that they should more likely achieve aspirations of the development goals by initially setting a frontline strategic cooperation with the local governments in addressing the basic needs of the urban context. According to the World Bank, It’s estimated that over 80% of the global GDP and economic growth is generated within the cities and that we the Somaliland citizens desperately look forward to the social development and the environmental focus, last but not least contribute to an outstanding compatible cities that are clean, green and with the livability infrastructures and services in particular Abdifatah Hussein Dahir Student of Masters in Urban Development Studies https://www.facebook.com/abdifatah.hussein.395 +8801632698069 Bangladesh
  24. (Left to right) Abdirahman Ahmed, Abdiamin Hassa, Saada Abdar, Mohamed Bakal and Said Tahar celebrate Somaliland’s recent presidential election at the Portuguese Cultural Centre at 12964 52 St. in Edmonton on Saturday, Dec. 2, 2017 “Our people have spoken and expressed their wishes by their votes rather than violence and bombings.” The much anticipated election of a new president in Somaliland had expats dancing the night away Saturday in Edmonton. Chair covers decked out in the red, white and green of the Somaliland flag, balloons and banners in the yellow and green of the victorious Kulmiye party, and thumping music was the backdrop for the celebration at the Portuguese Cultural Centre at 12964 52 St. Wearing a Kulmiye scarf and cap, Mohamad Bakal said the party is closest to what the people want. Somaliland, a semi-autonomous region in the northwest of Somalia, elected president Muse Bihi Abdi of the Kulmiye party — also known as the Peace, Unity and Development Party — on Nov. 13. The results of the region’s fifth presidential election were confirmed by Somaliland’s National Electoral Commission a week after recounts. Guests who attended the celebration were greeted with a petition, which will be sent to Prime Minister Justin Trudeau, asking for Somaliland’s independence to be recognized. Bakal said it will be good to get a somewhat younger president in power who will bring fresh ideas on how to develop Somaliland. Abdi is 68 while outgoing president Ahmed Mohamed Mohamoud is 86. Somaliland was previously colonized by the United Kingdom while the rest of Somalia was colonized by Italy. The recent election had been delayed for two years due to drought and lack of funding. Britain funded the election. To prevent electoral fraud, iris-recognition technology was used in the elections, Bakal said. Mohamoud Jama with the Somaliland Cultural Association said in a speech that Somaliland’s democratic elections can serve as an example for the rest of Africa. “Our people have spoken and expressed their wishes by their votes rather than violence and bombings,” Jama said. “All parties have won in this case there are no winners or losers. We are all winners.” Source: Edmintonsun