-
Content Count
214,822 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Garoowe (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa mar kale ku celshay in maamulkiisa uu xiliga loogu tallo galay qaban doono doorashada. Cabdiwali Gaas, waxa uu sheegay inay muhiim tahay in wakhti hore loosii diyaar garoobo doorashada waxa uuna cadeeyay in dhankooda ay ka diyaar garooben. Cabdiwali Gaas, waxa uu sheegay in wakhti hore uu kasii digaayo in la carqaladeeyo arrimaha khuseeya doorashooyinka Puntland, isagoo faragalin dhacdaa cagsigeeda ku sheegay iska celin. Waxa uu tilmaamay in si gaara ay ugu digayan Dowlada Somalia oo uu sheegay inay u caaboon tahay faragalin dhanka doorashada Puntland ah. Waxa uu Cabdiwali Gaas sheegay inuu aad uga walaacsan yahay laba qodob oo wakhti hore uu uga sii digaayo dowlada kuwaa oo kala ah:- 1-In Puntland ay ka digeyso in dowlada Somalia ay faragalin ku sameyso doorashada Puntland oo uu tilmaamay inay muqadas tahay in loo madax-baneeyo maamulka. 2-In Puntland ay dowlada Somalia uga sii digeyso inay is garabtaagto musharaxiin gaara, xili uu jiray heshiis dhigaya in maamulada loo madaxbaneeyo howlahooda dhismo. Cabdiwali Gaas, waxa uu cadeeyay in Puntland ay diyaar u tahay la shaqeynta dowlada Somalia, hase yeeshee aysan marnaba aqbali doonin in lagu xadgudbo hanaanka doorashada. Hogaamiye Cabdiwali Gaas ayaa cod dheer ku sheegay inaanu dhici doonin dib u dhac ku imaada xiliga doorashada. Haddalkan ayaa kusoo beegmaya xili Xildhibaanada Puntland ay isla garteen in doorashada Puntland ay dhacdo 8-da January ee sanada 2019-ka, halka Xildhibaanada baarlamaanka la kala diri doono 31 Decembar ee 2018 ee sanadkan 2018. Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com
-
Waxaa 5 bilood laga joogaa markii uu Baarlamanka Somalia diiday heshiiskii Berbera. Waxaa heshiiska diidmadiisa la daba dhigay inuu saxiixo madaxweyne Farmaajo kadibna ay xukuumada Kheyre gaarsiiso Dowlada Imaaratka. Arrintaas wali ma fulin. Waxaa loo arkaa inuu amarkaasi ahaa dagaalkii sababay inuu is casilo gudoomiyihii Baarlamanka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari. Xafiiska Farmaajo waxaa yaala waraaqo badan oo u baahan inuu madaxweynuhu saxiixo si loo fuliyo. Dadka isha ku hayay arrintaan ayaa sabab uga dhigaya saddex arimood oo is biirsaday dartood in loo saxiixi diiday go’aankii Baarlamanka. Mowqifka Somalia ee dhanka Imaaratka ayaa is badalay waxaan arrintaan loo arkaa mida ugu weyn ee sababtay in aan la dhaqan galin mowqifka Baarlamanka, mida labaadna waxaa lagu micneeyay in madaxda sare aaney muhiim u arag xiligaan fulinta go’aankan. Siyaasiyiinta reer waqooyiga ah ee ka tirsan Dowlada federaalka ah ayaa la sheegay iney iyaguna diideen in Somaliland gooni loo beegsado iyadoo aan wali waxba laga qaban dekada Boosaaso oo iyaduna ay maamusho shirkada DP world. Saddexdaas arimood ayaa loo arkaa iney sababtay in go’aankii Baarlamanka ee bishii March uu dhaafi waayo xafiiska madaxweynaha. Baarlamanka ayaa dib u furmi doona bisha soo aadan waxaana laga yaabaa in xildhibaanadu dib u keenan dood la xiriirta sababta uusan madaxweyne Farmaajo wali u saxiixin go’aankii Baarlamanka ee shirkada DP world. Xigasho: Muqdisho Evening Post Muqdisho Evening Post waa wargeys madax banaan oo fiid walba kasoo baxa Muqdisho.
-
Shalay galinkii dambe waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo lagu xiray Taliyaal Dowlada Soomaaliya ay ku soo magacowday deegaanada Jubbaland. Jubbaland ayaa xertay Taliye Cali Mire Ducaale oo ah Taliyaha nabadsugida oo Dowlada Soomaaliya u magacoday Jubbaland iyo ku xigeenkiisa Maxamed Ibraahim. Jubbaland ayaa sheegtay in magacaabista saraakiishaasi aan lagala tashan iyada oo ku xeray xabsiga garoonka diyaaradaha Kismaayo. Saraakiisha Jubbaland ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah ay dib ugu celin doonaan saraakiishaan magaalada Muqdisho. 13-kii July ee isla sanadkaan ayey aheyd markii Jubbaland ay garoonka Kismaayo ka cilisay Taliyihii guutada 43-aad ee ciidamada Xooga dalka Soomaaliya. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Jubbaland oo soo Musaafurineyso Saraakiil ciidan appeared first on Puntland Post.
-
Washington (Caasimadda Online) – Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka oo lagu magacaabo Heather Neuert ayaa muujisay walaaca Washington ee ku aaddan xiritaanka dadka u doodo xuquuqul Insaanka ee lagu xiray Sacuudi Carabiya. Wasaaradda Arrimaha Debadda ayaa Maamulka Riyadh ku boorisay hubinta in dacwad sharci ah loo heysto dadka la xiray iyo in loo cadaalad sameeyo. Wasaaradda Arrimaha Debadda ayaa tiri “ Waxaan mar kasta tixgelineynaa xuquuqda Xuriyadda hadalka, waana arrin aan ka hadalno mar kasta oo lagu xadgudbo, waxaana hadda Sacuudiga kala hadalnay xariga loo geystay dadka u doodo xuquuqul Insaanka ,waana sii wadaynaa” . Wasaaradda Arrimaha Debadda Mareykanka ayaa tilmaamtay inay si kasta iyo qaab kasta diyaar u tahay difaacidda Xuriyadda hadalka mar wax laga waydiiyey hadalkii Trump kasoo yeeray oo ahaa inaysan dowladiisa muhiimada koowaad u aheyn difaacidda Xuquuqul Insaanka. Wariyaha Al-Jazeera uga soo hadlo Magaalada Washington Mohamed Ahmed ayaa sheegay arrinta ay soo faragelisay Wasaaradda Arrimaha Debadda inay tahay middii keentay inuu xumaado xiriirka dowladaha Sacuudiga iyo Canada. Wariyaha Al-Jazeer ayaa sidoo kale sheegay inaysan Afhayeenka ka jawaabin su’aal ay saxaafadda waydiiyeen oo aheyd haddii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Mike Pompeo uu Boqorka Sacuudiga u sheegay in USA ay taageersan tahay mowqifka dowladda Canada. Wariyaha ayaa sidoo kale sheegay inaysan muuqan cadaadis xoog leh oo ay dowladda Mareykanka ku sareyso Sacuudiga inay sii deyso dadka ay xir xirtay ay u doodi jiray Xuquul Insaanka. Afhayeenka ayaa sidoo kale meesha ka saartay in Dowladda Mareykanka wado dhex dhexaadin ay u sameeneyso dowladaha Sacuudiga iyo Canada. Waxaa shaki la gelinayaa mowqifka Sacuudiga ee ku aadan Xiriirka xumaaday u dhaxeeyo dowladaha Canada iyo Sacuudiga waxayna warar aan la hubin sheegayaan inay Mareykanka garab taagan tahay Canada. Caasimada Online Xafiiska Washington Caasimada@live.com
-
Mogadishu (HOL) - Thousands of voracious readers are converging in Mogadishu on Wednesday for the fourth annual Mogadishu Book Fair which has attracted participants both locally and internationally. Source: Hiiraan Online
-
Araare (Caasimadda Online) – Howlgallo ay Ciidamada xoogga dalka ka sameyeen deegaanno hoostaga Gobolka Jubbada Hoose ayaa la sheegay in lagu khaarijiyay 4 horjooge iyo 7 maleyshiyaad oo ka tirsan Al-shabaab. Deegaanada laga fuliyay howlgalka ayaa la sheegay in ay ahayeen Muuse xaaji iyo deegaanka Araare oo Al-shabaab ay ku lahayeen saldhigyo kooban. Abaandullaha qeybta 43Aad ee ciidanka xoogga dalka G/sare Maxamed Buule oo la hadlay Idaacada ciidamada ayaa sheegay in howlgaladan ay ciidamadu xoogga dalka ka fuliyeen degaanada Araare iyo Muuse Xaaji lagu dilay Afar Horjooge iyo 7 maleyshiyaad ah. G/sare Maxamed Buule ayaa intaa Ku daray in gacanta lagu dhigay labo ka mid ah gaadiidkii dagaalka ee ay isticmaalayeen Nabadiidka Al-shabaab , iyagoo burburiyay Saldhigyadii halkaas ay kulahaayeen Argagixisada. Wararka aan la xaqiijin ayaa sheegaya in howlgalkan ay ka qeyb qaateen Ciidamo Mareykan ah oo taageero ka helaya diyaaradaha qumaatiga u kaca. Dhinaca kale howl galkii Ciidamada kumaandooska Soomaaliya, AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ka sameeyeen deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan. Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta afka Ciidamada ku hadasha u sheegay in howl galka ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Ciidamada dowladda iyo kuwa Caddaan ah ayaa maalmihii dambe joogta ka dhigay weeraro ka dhan Al-shabaab oo lagu qaadayo saldhigyo iyo xarumo ay kooxdaan leeyihiin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Doorasho ka dhacday xalay Dalka Mareykanka ayaa waxaa ku guuleeystay muwaadiniin Soomaaliyeed. Ilhaan Cumar ayaa ku soo baxday is reeb reebka Xisbiga golaha Congress-ka ama Aqalka Dalka Mareykanka, halka Hodan Xasan iyana ay ku guuleysatay golaha Congress-ka gobolka Minnesota iyo Maxamuud Nuur oo isna ku guuleystay kursigii ay horey u baneysay Ilhaan Cumar. Ilhaan Cumar ayaa doorashada waxa ay ka heshay codad gaaraya 59,322 oo ka dhigan 48.1%, sida ay shaaciyeen Guddiga Doorashada. Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay guushaan ay gaartay iyada oo boqolaal Soomaaliya la hadashay ayey sheegtay in guusheeda ay sabab u yihiin Soomaalida Mareykanka. Ilhaan Cumar ayaa Doorashada ugu dambeeysay ee Senator-nimada ah waxa ay gali doontaa 6-Bisha November ee sanadkaan waxaana ay la tartami doontaa cidii ka soo baxda Xisbiga Republican-ka dalka Mareykanka. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Ilhaan Cumar, Hodan Maxamed iyo Maxamuud Nuur oo Ku Guuleeystay Doorasho ka dhacday Mareykanka appeared first on Puntland Post.
-
Nairobi (Caasimada Online) – Dowlada Kenya ayaa lagu wadaa inay burburiso dhismooyin badan oo ay leeyihiin Soomaalida Kenya kuwaa oo lagu tilmaamay sharci darro. Dhismooyinkaan oo guryo waaweyn ay ku jiraan ayaa intooda badan ku yaalla magaalada caasimada ah ee Nairobi ee dalka Kenya. Burburinta guryaha Soomaalida ee laga soo saaray go’aanka ayaa sidoo kale ku yaalla Degmada Strarehe oo daris la ah degmada kamakunji oo Somalida ay degantahay. Milkiilayaasha Soomaalida ee leh guryahaasi ayaa waxaa soo food saaray walaac aad u balaaran oo ku aadan burburinta guryaha oo ay dowlada kenya ka bilowday caasimada dalkaasi. Dowlada Kenya ayaa dhismayaashan ku calaamadeysay istalaabka waxaana ay sheegen in uu shaki ku jiro dhismayaashaas sharci ahaan shahooda. Xaafada burhan State oo iyada qeyb ka ah degmada Starehe ayaa milkiilayaasha leh guryahay waxay sheegeen in ay qaarkood ka cabsi qabaan in la burburiyo. Soomaalida ku nool Xaafada burhan State ayaa isla dhexmarayan maalmihii la soo dhaafay in dhammaan guryahooda la burburin doono. Sidoo kale, dowlada Kenya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay waday burburinta dhismayaasha sharci darada oo ay leeyihiin qaarkood xubno ka tirsan dowlada kenya. Si kastaba ha ahaatee, dhulalkaan la burburinayo ayaa markii hore la sheegay in dhisashadooda loo maray hab aan waafaqsaneyn sharciga lahaan shiyaha dhulka ee Kenya. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
-
Boosaaso (Caasimadda Online) – Kooxda Daacish garabka Soomaaliya ayaa lacago kusoo rogtay ganacsatada Magaalada Boosaaso oo ah Xarunta ganacsiga Maamulka Puntland. Kooxda Daacish ayaa ganacsatada Magaalada ku amartay inay bixiyaan lacago haddii kale laga qaadi doono tallaabo adag. Kooxdaan ayaa ganacstada ugu hanjabtay in la dili doono ciddii aan lacagtaas bixin ama ka hor timaado amarkaan iyo in sidoo kale la cuuryaamin doono ganacsigooda. Kooxdaan oo ku dhuumaaleysta saldhigyo ku yaal Barriga Puntland ayaa waxay bilaabeen bilihii ugu dambeeyey qorshe xowli ku socda oo ay dhaqaale kaga urur-sanayaan ganacsatada iyo guud ahaan shirkadaha dagan magaalada Boosaso. ” Waxaa jirta baqdin aad u badan oo lasoo gudboonaatey ganacsatada iyo shirkadaha kuwaas oo la waydiinayo lacag xad-dhaaf ah,” sidaas waxaa Saxaafadda gudaha Puntlnad u sheegay ganacsade diiday in la magaciisa la. Sidoo kale Kooxda Al-Shabaab oo muddo ku sugan deegaanada Puntland ayaa iyadana lacago ka qaadato ganacsatada balse hadda waxaa olole xooggan wado kooxda Daacish oo aan maamul ahaan hoos tagin Al-Shabaab. “ Al shabaab iyadu muddo ayey ka qaadaanayeen lacago ganacsata Boosaaso, uma baahna hadda iney Dad ku laayaan balse qolada ololaha cusub la soo baxdey waa Daacish, “ sidaas waxaa sheegey qof ku sugan magalada Boosaaso oo diidey magaciisa. 7 August,2018 ayaa Boosaaso waxaa lagu diley Maaareeye ku xigeenkii shirkada Isgaarsiinta Golis Cabdulahi Cali Cumar kadib markii dabley hubeysan rasaas la begsadeen isaga oo kasoo baxaya Masjid Salaada Cisho uu ku tukanayey. Dilkaan ayaa la aaminsan yahay inay fuliyeen ururka Daacish wuxuuna salka ku hayaa arrin la xiriirta lacagaha lagu soo rogay ganacsatada. Arrinta muujineyso inay dilkaan ka dambeyso Daacish ayaa ah: Birta anteenada taleefanada Shirkadda Golis ay ku leedahay degmada Qandala ayaa waxaa damiyey Kooxda maalmihii la soo dhaafey Kooxda Al-Shabaab oo sheegtay inaysan wax lug ah ku laheyn dilka loo geystay ganacsadahaas. Sida ilo xogogaal ah oo ka tirsan saraakiisha amniga Puntland sheegeen kooxda Daacish ayaa bil walba magaalada Boosaaso ka hesha dhaqaale gaaraya 72000 dollar. Caasimada Online Xafiiska Boosaaso Caasimada@live.com
-
Minnesota (Caasimadda Online) – Ilhan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ayaa u muuqata in ay noqon doonto gabadhii ugu horreeysay oo Muslin ah oo loo doorto aqalka Congress-ka Mareykanka kaddib markii ay ku guuleysatay doorashada horudhaca ahayd ee xisbiga Dimuqraadiga ee kursiga shanaad ee Minnesota talaadadii. Ilhaan Cumar oo ay da’deedu tahay 36 ayaa ah Soomaali Mareykanka ku soo gashay qaqaxootinimo iyada oo da’yar, waxa ay ka adkaatay lix musharax si ay u buuxiso booska uu hadda ugu jiro xisbiga Jamhuuriga Keith Ellison. Ellison waxa uu go’aansaday in uu u tartamo xeer ilaaliyaha guud ee Minnesota halkii uu ku soo laaban lahaa Congress-ka; waxa uu la kulmay eedeemo la xiriira tacadiyo maxali ah maalmihii ugu dambeeyey ee ol’olihiisa. Ilhaan Cumar waxa ay u muuqataa in ay hadda iyada cid aan ahayn ku soo bixi doonin kursigaas bisha November doorashada dhici doonta. Waxa ay ku biiri doontaa Rashida Tlaib oo noqotay gabadhii ugu horreeysay oo Muslin ah oo loo doorto aqalka Congress-ka. Tlaib waxa ay doorashooyinka horudhaca ah ku guuleysatay toddobaadkii hore si ay u bedesho Jogn Conyers oo Jamhuuri ah kaas oo fadeexado lagu helay kaddibna is casilay. Congress-ka waxa ay hadda leeyihiin laba xildhibaan oo Muslim ah – labada oo uu ka mid yahay Ellison waa rag. Ilhaan Cumar waa gabadhii ugu horreeysay oo Soomaali American ah oo loo doorto kursiga xildhibaannimo ee gobolla Minnesota ama kursi dhan oo loo tartamo oo Mareykan ah. Dhanka kale, Maxamuud Nuur, oo isna ah Muwaadin Soomaali-Mareykanka ah ayaa ku guuleystay Kursigii Ilhan Cumar baneysay ee [60B district], ee Gollaha Sharci-dejinta gobolka Minnesota. Sidoo kale, Hodan Xasan, oo ah Gabar Soomaali-Mareykanka ah ayaa ku guuleystay kursiga [62A district] ee Gollaha Sharci dejinta Minneapolis, waxaana saddexda qof ay noqdeen kuwa guushooda aad u farxad gelisay jaaliyadda Soomaaliyeed. Caasimada Online Xafiiska Minnesota Caasimada@live.com
-
Ankara (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu cunaqabatayn kusoo rogi doono badeecooyinka elektronica ah ee Maraykanka. “Haddii ay heystaan iPhone, waxaa dhanka kale yaala Sansung” ayuu yiri Erdigan oo ka hadlaya shirkadda Apple ee Maraykanka iyo tan tartanka uu kala dhaxeeyo ee Kuuriyada Koonfureed. Erdogan ayaa waxa uu sheegay in ay qaadayaan tallaabooyin ay ku adkaynayaan dhaqaalaha dalkaas, isaga oo intaas ku daray in aysan u jabi doonin wax uu ku tilmaamay ‘hagardaamooyinka cadawga’. Wasiirka arrimaha dibeda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa cunaqabatayntii Maraykanka uu kusoo rogey Turkiga ku tilmaamay mid aan sharci ahayn. Waxa kale oo uu Maraykanka ku eedeeyay in ay adduunyada ka waddaan tartan ganacsi oo aan xaq iyo xalaal ahayn. Tallaabadan uu Erdigan qaaday ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii lacagta Liiraha ee dalkaas ay hoos u dhacday boqolkiiba 34%, waxaana ka dhashay in qiimaha badeecooyinka oo dhan ay sare u kacaan. Bangiga dhexe ee Turkiga ayaa ballanqaaday in uu kaabayo lacagta Liiraha,Wasiirka Maaliyada Turkiga oo ah wiil uu soddog u yahay Erdogan ayaa lagu wadaa in maalinta Khamiista ee soo socota inuu u xaqiijiyo illaa boqol maalgeliyaal caalami ah in dowladu ay ka go’an tahay in ay gacan ka geysato sidii qiimaha Liiraha uusan hoos ugu dhici lahayn. Caasimada Online Xafiiska Ankara Caasimada@live.com
-
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho ayaa xalay Muqdisho Casharaf ugu sameeyay Wafdigii Dowlada Eritrea. Casho sharaftaan ayaa waxa ay ka dhacday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Muqdisho waxaana loogu sameeyay wafdi uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Dibada Eritrea Cismaan. Xafdladaasi waxaa ka soo qeeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Guuleed, Wasiiro Gudoomiyaal iyo xubno kale. Gudoomiye Yariisoow oo Goobta ka hadlay ayaa sheegay in Muqdisho ay caan ku tahay soo dhoweeynta Madaxda ka socoto Wadamada Caalamka. “Magaalada Muqdisho waxa ay astaan u tahay dawladnimada iyo midnimada shacabka Soomaaiyeed. Dhammaanteen waxaan xasuusannahay sida ay ugu soo hiran jireen Madaxda Afrika iyo guud ahaan caalamka, maantana waxaa muuqata ifafaallo ku saabsan in maqaamkaasi uu u soo laabanayo caasimadda.” Ayuu Yiri Eng Yariisoow Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Eritrea Mudane Cismaan Maxamed Saalax ayaa uga mahad celiyey Duqa Caasimadda soo dhaweynta sare ee ay u sameeyeen . Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Duqa Muqdisho oo Casho sharaf u sameeyay Wafdigii Eritrea appeared first on Puntland Post.
-
In Somalia, poverty is forcing women into sexual exploitation as men from the country who’ve emigrated to the west return to take advantage of them. Many of the women are refugees who are lured by the offer of a better life abroad. Source: Hiiraan Online
-
Mandera is prone to outbreaks of chikungunya, cholera, dengue fever and polio because of proximity to Somalia and the nomadic lifestyle of residents. Source: Hiiraan Online
-
The port of Sète in Hérault and Corsica both say they are ready to welcome the ship Aquarius, which is carrying 141 Africans rescued from the Mediterranean – however this would depend on the French government’s go-ahead. Source: Hiiraan Online
-
UN says favorable weather improves food security in Somalia
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Favorable weather conditions experienced during the main (Gu) rainy season combined with a large-scale humanitarian assistance have improved the food security situation in Somalia, the UN said on Tuesday. Source: Hiiraan Online -
ROME – The NGO Doctors Without Borders (MSF) said on Tuesday that most of the 105 people on board the Aquarius migrant vessel who came from Eritrea and Somalia were suffering from chronic malnutrition. Source: Hiiraan Online
-
Minneapolis (HOL) - Three Somali-American candidates won their primaries in Minnesota on Tuesday in important elections around the U.S. Source: Hiiraan Online
-
Authorities in the Kingdom of Saudi Arabia have cause to be returned some 27,000 livestock – sheep and goat – to Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Nine people dead, several hurt as Al Shabaab attack farmers
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
At least nine people have been killed and several others wounded in clashes between Al-Shabaab and local fighters, near Jilib town in Middle Jubba region Source: Hiiraan Online -
During Hassan Sheikh Mahmoud administration Somalia ranked among the world’s most corrupt countries. Hassan sheikh M started with the corrupt process of bribing Somali MPs during the federal election by cash handout. The former Governor of the Central Bank of Somalia Ms. Yusra Abrar also resigned from her position after less than two months on the job citing that the Central Bank of Somalia was not allowed to function free of interference from the President’s office. Likewise, a U. N. report on Somalia released in July 2014, stated that eighty per cent (80%) of the withdrawals from the country’s Central Bank was used for private purposes. Prolonged absence on foreign visits and the waste of resources on airfares and hotels. While civil servants and members of the Somalia armed forces in the four years of his presidency were paid less than two years’ worth. Insecurity was also a major issue; the instability at time greatly restricts business. Corrupt government officials tolerated illegal activities in return for bribes. Dysfunctional institutions facilitate an environment of lawlessness, and the absence of any form of regulatory framework hinders prospects of economic competitiveness. Business is based on patronage networks, and tight monopolies dominate the market. Somalia’s Provisional Constitution criminalizes several forms of corruption (including abuse of office, embezzlement and bribery); however, implementation these were not on Hassan Sheikh agenda they were is non-existent. The governing elite is continuously being involved in allegations of embezzlement of public funds from the already meagre Somalian coffers. Finally, it reached a point that bribery was commonplace in all sectors, and procurement contracts frequently involve corruption and close family and friends of Hassan Sheikh. Hassan Sheikh Administration were incapable of protecting property rights. The construction boom the country is currently witnessing has further fuelled conflict as title deeds are either unavailable or forged). Forced evictions by both private and public actors, coupled with the absence of land deeds and corruption was common during Hassan Sheikhs Presidency. Land owned by the government were given to private individuals and some was sold another major problem for the government of Hassan Sheikh Mahmoud. And get up to 30,000 plots were sold illegally by his Administration. Since 2012, public land has been privatised without any transparency. This includes lands owned by ministries, local government, the custodial corps, government hotels, and schools. Some notable places are Hotel SYL, Hotel Uruba Hotel. Businesses were likely to face extensive corruption in the customs sector. Bribery was common when clearing goods through the Mogadishu port. Generally, the diversion of revenue from ports is very common; for instance, revenue from the Mogadishu port totalled more than USD 5.5 million per month during 2013 (to put this in perspective, the Somali central bank in 2014 received an average of USD 4.6 million per month) Public procurement in Somalia holds high corruption risks for business. The majority of public tenders are treated as confidential. “Secret contracting,” where officials or family members close to the Hassan Sheikh would get the deals in complete absence of transparency and oversight, it was a common practice By: Abdullahi Mohamed Hurie Abdullahi.hurie12@gmail.com
