Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Duqii hore ee degmada Bosaaso injineer Yaasiin Mire ayaa shaaca ka qaaday sababta keentay in ay iska hor yimaadaan isaga iyo Golihii deegaanka ee degmada Bosaaso oo markii dambe uu Madaxweynaha kala diray . Yaasiin Mire ayaa sheegay in caqabadii ugu horaysay ee ka hortimid mudadii labada sano ahayd ee uu xilka hayay ay ahayd 31 kii xil dhibaan ee laka ladiray oo ay soo wada shaqeeyeen , kuwaas oo uu ku sheegay in lagu soo xulay baahi ka jirtay guryaha ay ka soo toosaan , balse aan lagu soo xulin dareen iyo wadaniyad ay ugu adeegaan shacabka Bosaaso. Yaasiin Mire aya yiri”Duq walba oo yimaada oo gole deegaan ah Xafiiska markii uu tago subixii waxaa hor yaala warqad shidaal ah mid guno Caafimaad ah, iyo adeegyo kale hadii uu diidana waa af salax ku dhag, hadii uu aamusana dawcwad iyo dood kama marna meesha ayuu yiri Yaasiin Mire. Waxa uu ku baaqay gaba gabadii in Xildhibaanada dambe ee iman doona laga fiirsado xubnaha la soo xulayo ee matalaya golaha deegaanka ee degmada Bosaaso. Magaalooyinka Bosaaso iyo Gaalkacyo ayaa ah Magaalooyinka ugu badan ee uu khilaafaad ka soo kala dhex galo Duqa iyo Golayaasha deegaanka taas oo keenta in uu dib udhac ku yimaado Mashaariicdii hor umarineed ee degmooyinkaasi ka socday. Hadalkan ayuu ka sheegay xili shalay uu si toos ah uu xilkii ugu wareejiyay Duqa cusub ee ku meel gaarka ah . Halkan ka dhagayso hadalka Yaasiin Mire Duqii hore ee Bosaaso. Yaasiin Mire Duqii hore ee Bosaaso
  2. Muqdisho (Caasimadda Online) – Wixii ka dambeeyay heshiiskii saddex Geesoodka ahaa ee ka dhacay 1-dii Bishaan March magaalada Abuu Dubai Dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Muqdisho iyo Guud ahaan Soomaaliya Waxaa ka taagan hadal heyn siyaasadeed iyo kulamo arintaan ku saabsan. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa 4-tii maalmood ee la soo dhaafay Waxaa ka soconaya kulamo wada tashi ah oo ku saabsan heshiiska Berbara ee xiisadda Siyaasadeed ka dhax abuurtay Soomaaliya Itoobiya iyo Imaaraadka. Kulamadaan ayaa u dhaxeeya hogaanka Dalka sida hay’adaha fulinta, Sharci dejinta Hanti-dhowrka iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada iyo Madaxweynaha Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan Villa Somalia ayaa Idaacadda Kulmiye u xaqiijiyay in kulamadaan saacadihii la dhaafay ka socday Madaxtooyada iyo Guriga Ra’iisal Wasaaraha looga arinsanayay Nuuca Jawaabta uu dalkaan ka bixin doono wax lagu tilmaamay Weerar Siyaasadeed oo lagu soo qaaday Madaxbanaanida Soomaaliya. Dad ka mid ah xubnihii ka qayb galay Shirarkii dhacay ayaa Idaacadda Kulmiye u xaqiijiyay in la isku soo hadal qaaday qodob midkood looga fal celiyo Faragelinta Imaaraadka ee Arimaha Soomaaliya. Qodobada la isku soo hadal qaaday oo aan wali midna la isku raacin ayaa Waxaa ka mid ah In la Cayriyo Safiirada Imaaraadka iyo itoobiya ee Soomaaliya. In Xariirka loo jaro Dalka Imaaraadka Carabta oo ay Soomaaliya ka qabto Tabasho kale. In Dacwad ka dhan heshiiska Bar-bara loo Gudbiyo IGAD, AU, Jaamacadda Carabta iyo Q.M. Iyo in Arinta Bar-bara laga aamuso oo looga haro hadalkii Xukumadda ee ku sheegtay in uu ahaa sharci darro. Dalalka Jabuuti, Qatar iyo Turkiga ayaa la sheegay in ay sidoo kale dabada ka riixayaan in Dowladda ay qaadato go’aan adag oo jawaab u noqon kara Faragelinta Imaaraadka ee Soomaaliya oo sii xoogeysatay. Sidoo kale Wararka la helay ayaa sheegaya in qubaro Caalami ah ay ka qayb qaadanayaan talooyin ku saabsan sidii laga yeeli lahaa faragelinta Imaaraadka carabta ee Soomaaliya. Wararka ugu badan ayaa sheegaya in ay suurta gal tahay in laga Gudbiyo Dacad Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka, taas oo loo gudbin doono, IGAD, AU, Jaamacadda Carabta iyo Q.M. Maalmaha soo socda ayaa laga yaabaa in ay Dowladda Soomaaliya soo saarto go’aankeeda ku aadan Arinta Berbara kaas oo ka badal hadalkii Xukumadda ee ahaa in heshiiskaas uu sharci darro ahaa. Sidoo kale Waxaa suurta gal ah in ay Dowladda Soomaaliya ay sidaas uga aamusto muranka Berbara Dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa saameyn Balaaran ku leh Siyaasadda iyo amaanka Soomaaliya waana arinta u sahlaysaa in ay faragelin nuucaan oo kale ah ay saameyaan Balse falanqeeyaasha Arimaha amaanka iyo siyaasada ayaa ka digaya in dhibka uu intaan ka badnaado hadii laga aamuso arinta Berbara. Xigasho: Radio Kulmiye Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Madaxtooyada Soomaaliya oo ka fekareysa go’aanka ay ka qaadan lahayd heshiiskii Berbara iyo 4 arrin midkood oo dhici karta appeared first on Caasimada Online.
  3. Muqdisho (Caasimadda Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray 13 ka mid ah dhallinyarada Soomaalida ah ee ku xir xirnaa Dalka Liibiya,halkaas oo ay gacanta ugu jireen Magafayaasha dalkaasi. Mas’uuliyiin ka mid ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhallinyaradan ku soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Dhallinyaradan soo celintooda waxaa fududeysay dowladda Soomaaliya iyo hay’adda socdaalka Adduunka ee IOM,taas oo dhallinyarada ka sooq aadday Liibiya. Waa qaybtii labaad dhalinyaro dowladda Somaliya ay dib uga soo celisay dalka Libya, kuwaasi oo u dulqaadan waayay dhibaatooyinka kala duwan ee ay kala kulmaan xabsiyada dalka Libya. Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada ku jira xabsiyada dalka Libya ayaa iska diiday inay dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo, waxayna sheegeen inay ka miro dhalinayaan hadafka tahriibkooda. Dowladda Soomaaliya ayaa u saartay wafddi uu hoggaaminayo danjiraha Soomaaliya ee Yurub Cali Siciid Fiqi in inta oggol maxaabiista Soomaalida ah ee ku maqan Liibiya dalka dib loogu soo celiyo. The post Sawiro: Maxaabiis laga keenay dalka Libya oo Muqdisho la soo gaarsiiyay iyo dowladda Farmaajo oo.. appeared first on Caasimada Online.
  4. Dagaal ayaa markale goor dhoweyd dib uga qarxay degaannadii shalay beeluhu ku dagaallameen ee Horufadhi iyo Gocondhaale oo u dhexeeya magaaloyinka Buuhoodle iyo Caynab ee Puntland. Dagaalka haatan socda oo aan weli faahhaahin dhammaystiran laga hayn,ayaa wararku sheegayan in uu dhaawac culus ka soo gaaray mid kamid ah ragga hoggaaminaya malayshiyaadka beelaha ee ku dagaallamay halkaasi. Nabadoonno,Cuqaal, iyo Waxgarad ka baxay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa iminka ku sii jeeda degaannada mashaqadu ka socoto,si ay uga qeyb qaataan joojinta dagaalka,islamarkaana u kala dhexgalaan beelaha walaalah ah ee dagaallamaya. Wixii ka soo kordha kala soco: Puntland Post The post Dagaal mar kale maanta ka qarxay degaannada Horufadhi iyo Gocondhaale Puntland appeared first on Puntland Post.
  5. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Aadan cade Waxaa lafilayaa in ay ka soo dagaan maanta 13 qof oo ah Maxaabiis ku xirneed Xab siyada Taruja iyo Ziika, ee dalka Libya. Waxaa sidoo la sheegay in 48 kale oo Maxaa biistaasi ah lafilayo in maalmaha soo socda laga soo daayo Xab sigaasi. Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo lahadlay Puntlandi ayaa sheegay in maanta ay ku soo wajahan yihiin Maxaabiistaasi Magaalada Muqdisho . Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan Xab siyada dalkaasi Libiay ka soo daysay Maxaabiis gaaraysa 76 qof. Halkan ka dhagayso Fiqi. 120129_001 - My Recording
  6. Muqdisho (Caasimadda Online) _ Taliyaha howlgalka ciidamada Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo Africom Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa shalay guddiga arrimaha ciidamada ee Aqalka Wakiilada ee Mareykanka uga warbixiyay howlgallada ka dhanka ah-Al Shabaab ee uu taliskiisu ka wado Soomaaliya. Thomas D. Waldhauser wax uu sheegay in howlgalka ay ka wadaan Soomaaliya uu qeyb ka yahay dadaalada Caalamiga ah ee lagu caawinayo Soomaaliya sibuu yiri ay dadka Soomaaliyeed u dhameystirtaan dhismaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya. Taliyaha ayaa si gaar ah waxaa wax looga weydiiyay Howlgalka ay kawadaan Soomaaliya waxa uu sheegay Howlgalka ay ka wadaan Soomaaliya uu mid ka yahay dadaalada caalamiga ah oo lagu caawinayo Soomaaliya. General Thomas ayaa soo hadal qaaday intii su`aalaha la weydiinayay Duqeymo ay ka fuliyeen Gobolada Jubooyinka iyo Sh/Hoose, iyo dagaalka lagula jiro dagaalamayaasha Al-shabaab, wuxuuna sheegay duqeymii ay ka fuliyeen Goboladaasi ay dhamaan ay la bartilmaameesadeen Xubno sar sare iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab. Wuxuu sidoo kale uu ku nuux nuux saday in wali ay taagan tahay Awooda dagaalamayaasha Al-shabaab, wuxuu tusaale u soo qaatay Weeradii Al-shabaab ay ka fuliyeen Isgoyska Zoobe ee dhacay sanadkii tagay 2017-da, iyo qaraxyo kale oo ka dambeeyay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Mareykanka u qaabilsan Afrika ee AFRICOM General Thomas Waldhauser ayaa dhanka kale tilmaamay in ay sii wadi doonaan Duqeymaha ay ka fuliyaan Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Duqeymahaasi ay ku taageerayaan Dowlada Soomaaliya sidii ay ugu adkaan laheed Al-shabaab iyo sidii ay u dhisan laheed Ciidamo sugo amaanka Dalka Soomaaliya. Taliska AFRICOM ee Mareykanka u qaabilsan Howgalada Qaarada Afrika ayaa kordhiyay sanadkii tagay iyo sanadkaanba Duqeymaha ay ka fuliyaan Soomaaliya. Taliska Mareykanka ee ka howlgalla Afrika gaar ahaan Soomaaliya ayaa ka taageera Ciidamada dowladda Soomaaliya dhinacyada tababarka iyo tasiilada,waxaa kaloo ay iska kaashadaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay ka fuliyaan Gudaha dalka Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Mareykanka oo sheegay in wali ay taagan tahay Awooda Al-shabaab iyo duqeymaha oo la sheegay inay… appeared first on Caasimada Online.
  7. Hargeysa (Puntlandi) Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay 3 nin oo lagu eedeeyay inay magaalada Hargeysa ku sameyn jireen Baasaboorka Soomaaliya. Raggaan ayaa loo haystaa inay u shaqeynayeen saaraakiil hay’adda socdaalka Soomaaliya usoo magacowday waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee fadhigeedu yahay Hargeysa. Inkastoo saddexdan nin la xiray maalmo kahor hadana aqbaartooda waxaa la helay maalintii shalay kadib markii booliisku ay sheegeen inay hayaan rag Muqdisho lacago lagasoo siiyay si ay Hargeysa uga fuliyaan howlo qarsoodi ah oo uu kamid yahay sameynta Baasaboorka Soomaaliya. Warbaahinta Hargeysa waxay qorayaan in sarkaalka loosoo magacaabay inuu barnaamijkaan ka shaqeeyo ay qaraabo dhow yihiin madaxweyne Muuse Bixi Cabdi. Waxaa kaloo dadka la xiray ku jira rag u shaqeynayay shakhsiyaad u shaqeynayay shirkadaha duulimaadka. Puntlandi.com
  8. Taliska qeybta Booliiska gobolka Nugaal ayaa xalay iyo habeen hore hawlgal culus oo lagu fiiqayo bacaha madow ee muraayadaha gawaarida lagu dhejiyo ka bilaabay xaafado kamid ah caasumadda dowladda Puntland ee Garoowe. Hawlgalka ayaa sidoo kale lagu xir-xiraya dhalinyaro kooxo u abaabulan oo todobaadyadii u dambeeyay dhac iyo fowdo ka waday xaafadaha Waaberi,Horseed iyo Hodon ee magaalada Garoowe,kuwaasoo adeegsanaya gawaari muraayado madow lagu dhejiyay iyo mootooyin taarikadii laga fujiyay,sida ay sheegeen saraakiisha Booliiska gobolka Nugaal. Taliska Booliiska Nugaal ayaa u sheegay PUNTLAND POST in xalay oo keli ah la soo qabtay dhalinyaro badan oo ku hawlanaa dhac iyo fowdo ka socday xaafadaha Waaberi iyo Hodon ee Garoowe. Dhinaca kale taliska ayaa sheegay in gawaari badan laga fiiqay bacaha madow ee muraayadaha lagu dhejiyo,waxaana gaadiidka laga fiiqay kamid ah qaar ay wataan mas’uuliyiinta dowladda Puntland. PUNTLAND POST The post Hawlgal culus oo ka socda magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland. appeared first on Puntland Post.
  9. LONDON (Reuters) - Britain’s grand welcome for Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman will begin on Wednesday with a lunch with Queen Elizabeth, as the two countries seek to widen longstanding defence ties into a far-reaching partnership. Source: Hiiraan Online
  10. Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa lagu wadaa in ay maanta sooo saarto digniin cusub oo ku aaddan khatarta ka soo wajahan abaaraha daba-dheeraaday ee ka jira degaannada Puntland cudurro laga soo sheegayo meelaha qaar. Maareeyaha hay’adda Musiibooyinka Puntland ee HADMA Cabdillaahi Cabdiraxmaan Ceerow ayaa la filaya in uu soo saaro digniinta oo ku socota degaannada miyiga ah ee Puntland,gaar ahaanna meelaha ay abaartu ku daba-dheeraatay ee dadkii iyo duunyaduba aadka u liitan. Sidoo kale digniintan ayaa looga hadli doona shirka golaha Wasiirada Puntland ee Khamiista berri ah sida ay xogta ku heshay PUNTLAND POST. Wixii ka soo kordha kala soco: Puntland Post The post Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee HADMA oo maanta soo saaraysa digniin heerkeedu sarreeyo. appeared first on Puntland Post.
  11. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida laga soo xigtay xubno ka tirsan Guddiga Dastuurka waxaa cirka isku sii shareeray Khilaafkii u dhexeeyay Wasaarada Dastuurka iyo sidoo kale Guddiga Dastuurka. Khilaafka labada dhinac ayaa xoogeystay kadib markii Guddiga Dastuurka ay si bareera u diideen howlaha uu waday Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xoosh. Guddiga ayaa sheegay laba maalin un ka hor inay kalsoonida kala noqdeen Wasiir Xoosh, islamarkaana ay ku war galiyeen Gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay inaanu socon doonin awoodaha uu adeegsanaayo Wasiir Xoosh, xili ay jiraan cawaaqiib gaara oo hortaagan howlaha Dastuurka. Qodobada loo cuskaday eedeymaha loo jeediyay Wasiir Xoosh, ayaa waxaa kamid ahaa inuu ka baxay wada shaqeyntii ay ka lahaayeen arrimaha Dastuurka, isagoo keligiisa isku koobay shaqada Dib u eegista loogu sameynayo Dastuurka. Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Guddiga Dastuurka Aqalka Sare ayaa xaqiijiyay in meel xun uu iminka gaaray Khilaafka. Waxa uu sheegay Xuseen Sheekh in Khilaafka uu saameyn ku yeeshay xitaa shaqaddii dastuurka ee la doonayay in la meelmariyo. ‘’Waxaan qirayaa in Khilaafka uu iminka gaarsiisan yahay meel xun, waxaan ku talineynaa in madaxda ugu sareysa dalka ay kusoo sameeyan faragalin’’ Sidoo kale, Xuseen Sheekh, ayaa intaa ku daray haddalkiisa in Wasaarada dastuurka ay noqotay Fadhiid, Wasiirkana la doonaayo in meesha uu ka baxo si loo bilaabo howlaha dastuurka. Xildhibaanka ayaa cadeeyay in Khilaafka uu gaari doono heer xun oo aan daba qabasho laheyn, waxa uuna ku baaqay in wax laga bedelo Khilaafka. Haddalka Xuseen Sheekh ee arrinta Khilaafka ayaa kusoo beegmaaya xili dhammaan Hay’adaha dowlada ay yihiin kuwo madaxa isugu jira. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Maxaa ka jira in meel adag uu gaaray Khilaafka ka dhexeeya Guddiga Dastuurka iyo Wasaarada Dastuurka appeared first on Caasimada Online.
  12. Marine Gen. Thomas Waldhauser pauses before the start of a hearing before the House Armed Services Committee on Capitol Hill in Washington, Tuesday, March 6, 2018, about “National Security Challenges and U.S. Military Activities in Africa. (AP Photo/Carolyn Kaster) U.S. military presence in Africa grew by more than a thousand troops over the past year, Gen. Thomas Waldhauser, the U.S.’s top commander in Africa, acknowledged Tuesday. Speaking to the House Armed Services Committee, Waldhauser, the head of U.S. Africa Command, said on any given day the total American force rounded out to roughly 7,500 troops, including 1,000 contractors. In 2017, the U.S had roughly 6,000 troops in Africa on a given day, according to AFRICOM. Waldhauser said the majority of these U.S. personnel were concentrated in two areas: in the East Africa region — namely Djibouti, Kenya, Somalia — and in the west of the continent. The new numbers are the latest indication that the U.S. war on terror on the African continent shows no signs of slowing. Waldhauser said the U.S. was focused on fighting violent extremist groups like ISIS affiliates in the Sahel, Boko Haram, al-Shabaab, and al-Qaida. The U.S. has 1,800 personnel fighting joint missions across 13 nations, the size of the continental U.S., according to the annual statement. Waldhauser specified that the bulk of U.S. forces — more than 4,000 service members— centered on the East Africa region, where U.S. troops are focused on the escalating conflict in Somalia. The U.S. doubled its troop count last year in Somalia — putting boots on the ground in numbers not seen since the “Black Hawk Down” disaster of 1993 — and launched a record number of airstrikes. But Waldhauser demurred from calling it all-out war. At the committee meeting, Rep. Beto O’Rourke of Texas asked the general, “Functionally, I would argue that we are at war in Somalia, is that an accurate reading of the situation there?” To which Waldhauser responded, “Congressman, I would say it’s an accurate reading. I wouldn’t characterize that we’re at war. It’s specifically designed for us not to own that.” But with loosened rules of engagement and a ramp-up in military activity, it’s increasingly hard to tell the difference. U.S. airstrikes rose from 14 to 35 in 2017, according to data provided by the Bureau of Investigation Journalism. And recent reports have highlighted the gray area of AFRICOM’s “advise and assist missions.” The Daily Beast reported in November that U.S. troops were involved in the massacre of 10 civilians in a village in Somalia. Waldhauser pushed back against that report, saying it “just didn’t happen.” The U.S. military base in Djibouti was also the subject of major concern. Djibouti remains a critical strategic base for the U.S. military largely because of its port and its proximity to Middle Eastern countries. But the Horn of Africa country recently became a source of tension after China chose to build its first overseas base there. Waldhauser described the Chinese location as “right outside our gates.” And while he acknowledged the U.S. wasn’t ignorant of China’s expansionist goals in Africa, he said there may be opportunities for collaboration. The Niger ambush last October, in which four Army special forces were killed, repeatedly came up during the hearing. Waldhauser said he had submitted the long-awaited report of the attack to Secretary of Defense James Mattis and Chairman of the Joint Chiefs of Staff Joseph Dunford. Source: – VICE The post U.S. military presence in Africa grew again, but “we’re not at war,” top U.S. commander says appeared first on Caasimada Online.
  13. Al-Shabab attacks against African Union peacekeepers and Somali government forces could worsen as troops try to reopen Somalia’s main supply roads, currently cut off by the militants, a spokesman for the peacekeepers warns. Lieutenant Colonel Wilson Rono said the African Mission in Somalia (AMISOM) troops and Somali National Army forces are trying to reopen the highway linking the capital, Mogadishu, to Baidoa, 240 kilometers (150 miles) to the west. It’s one of three main roads linking Mogadishu the south, southwest and central regions. Rono spoke to VOA’s Somali service this week after al-Shabab militants ambushed an AMISOM supply convoy about 40 kilometers (25 miles) north of Mogadishu on Friday, killing at least 10 soldiers and destroying most of the 20 trucks. It was the latest of many deadly attacks the militant group has waged against the AU forces. Al-Shabab was pushed out of Mogadishu in 2011 and in following years lost control of almost all the country’s major towns. It had to resort to “difficult” guerrilla tactics, Rono said. Rono said AMISOM soldiers repulsed another al-Shabab ambush Friday near the town of Fafahdhun in Somalia’s Gedo region. He said the soldiers killed 23 Al-Shabab fighters. Mohamed Hussein al-Qadi, the district’s deputy governor, put the Shabab death toll at five. “We learn from each incident,” Rono said. “But the nature of the asymmetrical warfare and fighting of insurgency makes you certain that this kind of thing will happen” again. Bal’ad ambush The deadly attack Friday occurred near the town of Bal’ad. At least five armored AMISOM vehicles were escorting a convoy transporting supplies to Jowhar, the main headquarters of the Burundian peacekeepers operating in the Middle Shabelle region. Rono said the militants were hiding in thick vegetation along the road when they detonated explosives then attacked the convoy with machine guns, rocket-propelled grenades and gunfire. Just three weeks ago after an attack on a military checkpoint killed several Somali soldiers, AMISOM and Somali troops cleared vegetation along the road to improve visibility and remove possible militant hiding spots. Al-Shabab claimed it killed 23 Burundian soldiers, a figure Rono disputes. “We lost three of our troops and six of them are injured and are here in Mogadishu,” Rono said. But other sources put the AU death toll higher. Burundi Vice President Gaston Sindimwo told VOA’s Central Africa Service that five of his country’s soldiers had died. At least 10 AU peacekeepers were killed in the ambush on Friday, according to three separate Somali officials. If correct, that makes the ambush one of al-Shabab’s deadliest attacks on AMISOM since the AU mission arrived in Somalia 11 years ago. Withdrawal? AMISOM currently has over 20,000 peacekeepers in Somalia. Last year, the mission announced plans to gradually reduce its troop strength. The Mission says eventual withdrawal will be “conditions-based,” but has made it clear to Somali leaders it wants to see concrete progress in building a national force to take over security responsibilities. Few soldiers have actually been withdrawn, on the grounds that Somalia’s army needs more time to strengthen and cohere in order to hold off al-Shabab. Hussein Arab, former Somali defense minister and current head of the Parliamentary Defense Committee, welcomed the plan to rebuild Somali forces and improve their coordination with AMISOM. “The important thing is that we focus on our forces that will be taking over the security,” he told VOA Somali. Soon after his February 2017 election as Somalia’s president, President Mohamed Abdullahi Farmajo vowed to build a capable Somali army within two years. Farmajo, a dual U.S.-Somali citizen, now has less than a year to meet that deadline. Source: VOA The post AMISOM Warns of Increased Al-Shabab Ambushes appeared first on Caasimada Online.
  14. Djibouti’s Doraleh Container Terminal Management Company has signed a deal with Singapore-based Pacific International Lines (PIL) to raise by a third the amount of cargo handled at the port, the country’s Ports and Zones Authority said on Tuesday. The agreement is expected to raise performance at the Doraleh Container Terminal, allowing it to handle an extra 300,000 20-foot equivalent unit containers (TEU) annually, the authority said, without providing any further details. Last month, Djibouti ended its contract with Dubai’s DP World, one of the world’s biggest port operators, to run the Doraleh Container Terminal, citing failure to resolve a dispute that began in 2012. [nL8N1QC6D5] DP World called the move an illegal seizure of the terminal and said it had begun new arbitration proceedings before the London Court of International Arbitration, which last year cleared DP World of all charges of misconduct over the concession to run the terminal. The Doraleh terminal has a capacity of 1.6 million TEUs per year. “This agreement is a first important step towards Doraleh Container Terminal fulfilling its capacity potential,” the ports authority said. PIL is one of Asia’s biggest shipping companies, ranked “11th amongst the top container ship operators in the world,”, it said on its website. Source: Reuters The post Djibouti signs port deal with Singapore-based Pacific International Lines appeared first on Caasimada Online.
  15. Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay dagaal-beeleed shalay ka dhacay degaannada Horufadhi iyo Gocondhaale oo u dhexeeya magaaloyinka Buuhoodle iyo Caynab ee Puntland. Dagaalka oo salka ku haya khilaaf ka dhashay degaanno lagu muransanyahay,ayaa la sheegaya in uu ka dhex bilowday malayshiyaad abaabulan oo reer miyi ah gelinkii dambe ee shalay,sida ay sheegeen goobjoogayaal. Nabadonnada,Waxgaradka iyo culimada reer Puntland,gaar ahaanna kuwa ku sugan magaalada Buuhodle oo saaka la haday PUNTLAND POST ayaa sheegay in ilaa iyo haatan ay xasiloon yihiin degaannadii shalay lagu dagaallamay,balse laga cabsi qabo in uu markale dib u cusboonaado dagaalku. Cuqaasha, Nabadonnada,Waxgaradka iyo culimada ayaa intaas ku daray in ay dadaal ugu jiraan sidii loo qaboojin lahaa colaaddaasi u dhexaysa labada beelood ee walaalaha ah,iyagoo kaashanaya mas’uuliyiinta iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda degaannadaasi. Wixii ka soo kordha kala soco:Puntlandpost.net The post Khasaaraha ka dhashay dagaal dhexmaray laba beelood oo reer Puntland ah. appeared first on Puntland Post.
  16. WASHINGTON — An adviser to the United Arab Emirates with ties to current and former aides to President Trump is cooperating with the special counsel, Robert S. Mueller III, and gave testimony last week to a grand jury, according to two people familiar with the matter. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimada Online)-Taliska ciidamada AMISOM ee Somalia ayaa digniin kasoo saaray weeraro la sheegay inay damacsan yihiin maleeshiyaadka al-Shabaab. Taliska ayaa sheegay in weeraradaasi xoogooda ay noqon doonaan kuwo loo adeegsado Qaraxyo miino iyo kuwo toosa, waxa ayna ka digeen in la sahalsado digniintooda. Saraakiisha Taliska ayaa sheegay in weerarada ay kamid yihiin kuwo dhabagal ah oo waddooyinka loogu galaayo gaadiidka ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa AMISOM. Waxa ay tilmaameen in weerarada ay iminkaba yihiin kuwo qorsheysan oo la doonaayo in lagu wiiqo awooda Hay’adaha amniga ee ku howlan xaqiijinta amniga dalka. Gaashaanle Dhexe Wilsom Rono oo kamid ah Saraakiisha ciidamada AMISOM, ayaa sheegay inuu soo dhamaaday qorshaha ay maleeshiyaadka al-Shabaab ku xoojin lahaayen weerarada ay ku qaadan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM. Sidoo kale, Gaashaanle Dhexe Wilsom Rono, ayaa ka digay in maleeshiyada al-Shabaab ay weeraro dhabagal ah ku qaadan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee la doonaayo inay qaadan howlgalada. Dhinaca kale, AMISOM ayaa dowlada Somalia uga digtay inay muujiso habacsanaan dhanka amaanka ah, waxa ayna xaqiijiyeen inay jiraan weeraro qorsheysan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Taliska AMISOM oo digniin kasoo saaray weeraro ay damacsan yihiin Xagjiriinta Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimada Online)-Xubnaha Guddiga Ciidamada ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa su’aalo la xiriira dagaalka uu Mareykanka kula jiro al-Shabaab ka weydiiyay Taliyaha Ciidanka Mareykanka u qaabilsan Afrika ee AFRICOM General Thomas. General Thomas, ayaa waxaa su’aalo dhanka amaanka ah laga weydiiyay howlgalada uu Taliska AFRICOM ka wada Somalia, waxa uuna si qoto dheer uga jawaabay su’aalaha. General Thomas, waxa uu sheegay in ciidamada cirka iyo kuwa dhulka Mareykanka ay wadaan Howlgalo lagu maja xaabinaayo al-Shabaab iyo qeybaha kale ee argagixisada. General Thomas, waxa uu sheegay in Howlgalka ay ka wadaan Somalia uu mid ka yahay dadaalada caalamiga ah oo lagu caawinayo Somalia. Waxa uu Generaalku sheegay in duqeymo ay ka fuliyeen Gobolada Jubbooyinka iyo Sh/Hoose, iyo dagaalka lagula jiro al-Shabaab, uu yahay mid mirro dhalay, waxa uuna cadeeyay in lagu dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad hubeysnaa. Wuxuu intaa raaciyay in lagu burburiyay Saldhigyo dhowr ah oo ay lahaayen argagixisada Somalia iyo kuwa kale ee Afrikaanka ah, balse ma uusan cayimin tirade Saldhigyada ee lagu guuleystay burburintooda. Generaalka waxa uu ku celcelshay in wali ay taagan tahay Awooda dagaalamayaasha al-Shabaab, wuxuu tusaale u soo qaatay weeradii al-Shabaab ay ka fuliyeen Isgoyska Zoobe ee dhacay sanadkii tagay 2017-da, iyo qaraxyo kale oo ka dambeeyay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. General Thomas, oo arrintaas ka hadlaayay ayaa yiri “Ma dhahayo qatar way dhamaatay laakiin inaga oo ku saleyneyna qaar ka mid ah howlaha aan qabanay oo ay barbar socdaan wada shaqeynta saaxiibadeena kale ee caalamka ayaan waxa aan dhihi karnaa taasi waxa ay sababtay in Shabaab ay maamulaan dhul yar, 14-kii October waxaa jiray qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho’’ Sidoo kale, wuxuu sheegay duqeymihii ay ka fuliyeen Goboladaasi ay dhamaan ay la bartilmaameesadeen xubno sar sare iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab. Wuxuu intaa raaciyay in maleeshiyada al-Shabaab ay weli qatar ku yihiin Somalia iyo Gobolka, isaga oo carab ***** inay suuragal tahay in xiligaan uu saro kaco dagaalka ay kula jiraan Dowlada Somalia. Xubnaha Guddiga Ciidamada ee Aqalka Wakiilada Mareykanka, ayaa soo dhaweeyay hanaanka uu Taliska u wado howlgalada ka socda Somalia iyo guud ahaan Gobolka. Dhinaca kale, Taliyaha Ciidanka Mareykanka u qaabilsan Afrika ee AFRICOM General Thomas Waldhauser ayaa dhanka kale tilmaamay in ay sii wadi doonaan Duqeymaha ay ka fuliyaan Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Duqeymahaasi ay ku taageerayaan Dowlada Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM oo Su’aalo laga weydiiyay Duqeymaha ka dhaca Somalia appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in maanta oo arbaco ah magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia laga soo dajin doono maxaabiis ku xayiran dalka Libya. Maxaabiista lagu wado in la keeno magaalada Muqdisho, ayaa waxaa soo daysay dowladda Federalka Soomaaliya, kadib markii ay korortay dhibaatada lagu hayo Soomaalida Tahriibka. Xubnaha dowlada Federaalka u qaabilsan soo dhaweynta Maxaabiista iyo kawarqabkooda ayaa sheegay in tiradooda ay gaareyso ilaa 13 dhalinyaro oo doortay in dalkooda dib loogu soo celsho. Xubnaha qaabilsan arrinta Maxaabiistaan ayaa sheegay in xiligaan ay ku sugan yihiin Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, saaka ayaana lagu wadaa inay soo gaaraan Magaalada Muqdisho. Sidoo kale, dhalinyaradan ayaa waxaa si gaara looga soo daayay xabsiyada Tajora iyo Sika ee dalka libya, inkastoo ay jiraan dhalinyaro kale oo fara badan, kuwaasi oo xabsiyada wali ku jira. Dowlada Somalia ayaa xooga saareysa sii deynta Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Libya iyo caalamka intiisa kale kuwaa oo la kulmo ciqaab xoogan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Diyaarad sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo kusoo jeeda magaalada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  20. U.S. military presence in Africa grew by more than a thousand troops over the past year, Gen. Thomas Waldhauser, the U.S.’s top commander in Africa, acknowledged Tuesday. Source: Hiiraan Online
  21. Strikes protesting Ethiopia’s state of emergency spread across the restive Oromia region ahead of U.S. Secretary of State Rex Tillerson’s arrival for talks with the Horn of Africa nation’s embattled government. Source: Hiiraan Online
  22. WASHINGTON (Reuters) - The top U.S. general for Africa told lawmakers on Tuesday that the American military could face “significant” consequences should China take a key port in Djibouti, as Beijing becomes increasingly muscular in Africa in an effort to expand its influence. Source: Hiiraan Online
  23. Nairobi (HOL) - Somali Prime Minister Hassan Khaire has addressed the participants of the World Bank’s annual Fragility Forum which began on Monday in Washington D.C. Source: Hiiraan Online
  24. DJIBOUTI (Reuters) - Djibouti’s Doraleh Container Terminal Management Company has signed a deal with Singapore-based Pacific International Lines (PIL) to raise by a third the amount of cargo handled at the port, the country’s Ports and Zones Authority said on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  25. Al-Shabab attacks against African Union peacekeepers and Somali government forces could worsen as troops try to reopen Somalia’s main supply roads, currently cut off by the militants, a spokesman for the peacekeepers warns Source: Hiiraan Online