Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    205,930
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ee Haweenka, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay sannadahan dhow ka gaareen horumarka – gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka. “Haweenka ayaa isku hayay qoysaska Soomaaliyeed intii lagu jiray sannadihii dheeraa ee fowdada iyo colaadda hubaysan ee dalka,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating. Haweenka Soomaaliyeed waxay dhigeen taariikh xilligii hanaankii doorashada ee sannadkii 2016kii, markaaso ay murashaxiinta haweenka ahi ay ku guuleysteen boqolkiiba 24 kuraasta baarlamaanka federaalka. Kumanaan haween ah ayaa codkooda ka dhiibtay 275 ahaa ergooyinka doorashada ee soo xulay xubnaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka. Afar ka mid ah toban kasta oo haweenka dhallinyarada ahi waa kuwo dhaqaale ahaan u firfircoon, haweenkuna ku fideen dhinacyada qabashada shaqada iyo wax soo saarka nolosha ee dhaqan ahaan ay raggu qaban jiraan, gaar ahaan haween badan ayaa mas’uuladda u qabtay wax soo saarka dakhliga qoyska. Hase yeeshee, haweenka iyo gabdhuhu waxay weli wajahayaan takoor ballaaran iyo caqabado badan oo hortaagan horumarkooda xirfadeed iyo kan waxbarasho. In lagu qiyaasay boqolkiiba 98 oo ka mid ah dhammaan haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed ayaa lagu sameeyay gudniinka fircooniga. Tacaddiyada galmada iyo kuwa ku saleysan jinsiga qofka ayaa ah xaqiiqo ah dhibaato adag oo haysata malaayiin haween ah oo ku dalkoo dhan, haweenka Soomaaliyeed ee dhallinyarada ah waxay helaan dhaqaale iyo fursado aad u yar, marka loo fiiriyo dhiggooda raga ah. “Caqabadahan waa in wax laga qabtaa oo laga gudbaa iyadoo la sameynayo shuruuc adag, siyaasado dowladeed iyo barnaamijyo wax ku ool ah. Ka qaybgalka haweenka ee go’aan qaadashada xilalka hoggaamineed oo la kordhiyo ayaa lagama maarmaan ah,” ayuu yiri Md. Keating. Awood siinta haweenka ayaa weli ah arrin udubdhexaad u ah dadaallada Qaramada Midoobay ay wax kaga qabanayso caqabadaha bulsho, kuwa dhaqaale iyo kuwa siyaasadeed ee Soomaaliya iyo adduunka oo dhan. Maalintan oo sannad walba la xuso 8da bisha Maarso, mowduuca xuska sannadkan waa: “Waqtigu waa Hadda: U ololeeyeyaasha miyiga iyo magaalada oo isbedel ku sameynaya nolosha haweenka.” Isagoo jeedinaya farriintiisa sannadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Haweenka, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres wuxuu caddeeyay in “gaaridda sinaanta jinsiga iyo awood siinta haweenka iyo gabdhaha ay tahay shaqada aan weli dhammeystirmin ee waqtigeena, iyo caqabadda baniaadan ee ugu weyn eek a jirta adduunkeena.” Xisgasho:https://unsom.unmissions.org/so PUNTLAND POST The post War-saxaafadeed: Ergeyga QM oo bogaadiyay kaalinta ay haweenku ka qaataan horumarinta appeared first on Puntland Post.
  2. Muqdisho (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul uga hadlay warar sheegaya inuu wado qorsho muddo kororsi ah. C/weli Gaas, ayaa sheegay inuu helay warar mugdi ku jira oo tilmaamaaya in shaqsi ahaantiisa uu ku howlan yahay inuu kororsado xilka ka dhamaaday. C/weli Gaas, waxa uu tilmaamay in mudada u harsan ay tahay 10 bil, waxa uuna cadeeyay inay ku filan tahay mudada uga harsan xilka. Gaas ayaa sheegay in warkaasi uu yahay mid been abuur ah, islamarkaana sharciga Puntland aanu qabin in doorashada waqtigeeda la dhaafiyo, sida uu hadalka u dhigya. Doorashada ayuu sheegay C/weli Gaas inay dhici doonto xilliga loogu talogalay, isla markaana ku dhici doonto qaab ka wanaagsan sidii hore, wallow aanu qaabkaasi faah faahin. ‘’Anigu ma qabo wax la yiraahdo waqti kororsi, waxaan halkaan ka cadeynayaa inaanu dhici doonin waqti kororsi isla markaana ay doorashada ku dhici doonto waqtiga loogu tallo galay’’ Dhinaca kale, C/weli Gaas, ayaa mar kale ku celiyay in 8 January 2019 la qaban doono doorashada madaxweynaha maamulka Puntland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Muxuu C/weli Gaas ka yiri wararka laga faafiyey ee ku saleysan doorashada maamulka PL appeared first on Caasimada Online.
  3. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyo qaar kamid ah dhaawacyada qaraxii 14kii October ee ka dhacay Isgooyska Zoobe oo muddo badan lagu dabiibayay Isbitaalo ku yaala Turkiga. Dhaawacyadaan oo soo dhameystay daawooyinka loogu qaaday dalka Turkiga ayaa waxaa iminka laga soo sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Ankara. Dhaawacyadan maanta kusoo fool leh magaalada Muqdisho ayaa waxaa Garoonka Ankara kasoo sagootiyay Saraakiil ka kala tirsan Wasaarada Caafimaadka iyo Arrimaha Gudaha Turkiga. Maamulka Safaarada Somalia ee Turkiga ayaa sheegay in dhamaan dhawacyadii soo gaaray dalka Turkiga dib loogu celiyay muqdisho,iyagoo caafimaad qaba, guud ahaan dhawacyadaas oo ka koobnaa 35 ruux iyo 34 ruux oo la socotay. Dhaawacyada la filaayo inay maanta soo gaaran magaalada Muqdisho ayaa waxaa kamid ah: 1-Axmed Siyaad Cabdi 2-Liibaan Nuur Cosoble 3-Axmed Xuseen Warsame 4-Cabdullahi Cali Maxamed 5-Laylo Isaq Maxamed. The post Akhriso: Liiska dhaawacyada Qaraxii Zoobe ee maanta dib looga soo celinaayo dalka Turkiga (Sawiro) appeared first on Caasimada Online.
  4. The Government of Somalia has reported on the tax system reform and tax administration improvements it is introducing with support from international agencies. In its yearly consultation with the International Monetary Fund, the Somalian authorities said they had implemented a number of key policy measures in 2017. These included concluding discussions with telecommunications companies to pay their tax obligations in line with existing laws, retroactively to October 2017. Under the agreement, telecommunications companies have started paying sales taxes based on self-reported sales figures, which local authorities will audit to ensure accuracy. Authorities said “the agreement also clarifies that there will be no more negotiated payments of taxes; instead, compliance with the income tax (personal and corporate) law and the sales tax law will be enforced.” Somalia has also concluded an agreement with an airline for it to pay in full its sales tax and arrival and departure fees. Somalian authorities told the IMF: “We are determined to strengthen tax collection. A significant increase in domestic revenue remains an important target under the program. We are pressing ahead with the implementation of the recently agreed-on tax measures as well as improving compliance. We will continue discussions on the harmonization of customs with federal member states and draft a common customs strategy roadmap for Somalia. We expect the large and medium taxpayer office (LMTO) to start enforcing tax compliance with the identified taxpayers in early 2018.” In addition, the country has said it will look to establish a more effective audit program by March 2018. In concluding comments, Somalia sought technical assistance in a number of fiscal areas, including tax policy, revenue, and customs administration; budget preparation and execution; and reforms in cash management and forecasting. Source: – TAX NEWS The post Somalia Seeking To Enforce Tax Regime, With Int’l Support appeared first on Caasimada Online.
  5. The Foreign Affairs Ministry has allowed miraa dealers to lead trade talks between their Somaliland counterparts and the Meru County government. Nyambene Miraa Traders Association acting chairman Kimathi Munjuri wrote to Governor Kiraitu Murungi last month asking him to revive negotiations on the lucrative Somaliland market. In a letter addressed to Mr Munjuri and seen by the Nation, the director of economic affairs at the ministry of foreign affairs said the initiative was welcome as it aimed at enhancing trade relations. TAXES “We propose a team of government officials is co-opted during the visit to take note of any policy issues that may require attention,” the letter read. The association wants the county government to ask Somaliland to begin talks on doing away with punitive tax imposed on Kenyan miraa. A kilogramme of Ethiopian miraa attracts a $3 tax (about Sh303) compared to $20 (about Sh2,025) imposed on Kenyan produce. “The nod could not have come at a better time. We expect miraa supplies to increase by the end of this month due to the rains. This market will serve to rationalise the prices thereby giving farmers reasonable returns,” Mr Munjuri said. “The unfavourable and discriminative taxation needs to be harmonised. We will also be pushing for supply quotas specifying variety, standards, period and price per unit through a signed agreement.” FLIGHT Mr Munjuri said Kenyan traders gained access to the Somaliland market when shortage hits Ethiopia. “We have been exporting about four tonnes of miraa to Hargeisa daily and two more to Lasaanod daily. But since Kenyan miraa is taxed three times than the Ethiopian produce, it is difficult to sustain the market” Mr Munjuri added. He said Kenyan traders were forced out of the market in January when Somaliland imposed high taxes on their miraa. “This tax alongside more than Sh184,000 charged per flight drove us us out of the market,” he said. DJIBOUTI The traders have been fighting for a stake of the Somaliland miraa market which is said to be valued at more than Sh40 billion. An attempt by former Meru Governor Peter Munya to push for talks to scrap punitive taxes in 2016 caused a diplomatic row between Kenya and Somalia. Traders hope to enter the Djibouti market. Source: Daily Nation The post Kenya: Meru miraa farmers to hold talks with Somaliland on taxes appeared first on Caasimada Online.
  6. MINNEAPOLIS (KMSP) - As another round of Somali detainees are set to be deported later this month, dozens of families protested outside of the federal courthouse in Minneapolis to stop the immigration arrests. Source: Hiiraan Online
  7. Sydney’s diverse African community will be celebrating this Saturday when the 10th annual Africultures Festival transforms Lidcombe’s Wyatt Park for the day. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (Caasimada Online)-Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in maamulkiisa uu ciidamo gaara u diraayo Gobolka Shabeellaha Hoose. Hoggaamiye Shariif ayaa sheegay in maamulka uu wado abaabulka ciidamada loo diri lahaa Gobolka, waxa uuna cadeeyay in ciidamadaasi ay la dagaalami doonaan al-Shabaab. Shariif Xasan ayaa sheegay in Gobolka Shabeellaha Hoose ay geynayaan Askar uu tiradooda ku sheegay 2,500, kuwaa oo si gaara uga howlgali doona Gobolka, sida uu hadalka u dhigay. Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin ‘’Gacma’’, oo isna la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qeybaha ugu danbeeya uu maraayo Abaabulka. Gacma, wuxuu sheegay ciidamadan degaanka ah marka la diyaariyo in ay la wareegi doonaan ammaanka goobaha ay qabsadaan ciidanka Millitariga iyo kuwa Kummaandooska ah, sida uu qorshuhu yahay. Sidoo kale, ciidamadan ayaa loo dhameystiri doonaa dhammaan agabkooda dagaal, sida Hubka, Gaadiidka iyo agabka intiisa kale, si ay Shabaab ula dagaalamaan, ugana saaraan degaanada iyo degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose. Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa xili maamulka Koonfur Galbeed uu qeyla dhaan kasoo saaray Qaraxyada iyo weerarada ay al-Shabaabka ku qaadan Xarumaha maamulka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Shariif Xasan oo shaaciyay tirada ciidamada ee loogu tallo galay amniga G/Sh/Hoose (Akhriso) appeared first on Caasimada Online.
  9. The Israeli parliament has passed a law that allows the minister of interior to revoke the residency rights of any Palestinian in Jerusalem on grounds of a "breach of loyalty" to Israel. Source: Hiiraan Online
  10. BUULA BURTE (HOL) - Local administration in central Somalia has said they rescued two children who escaped from Alshabaab militants. The kids who were reportedly kidnapped by the militant group.... Source: Hiiraan Online
  11. BUULA BURTE (HOL) - Local administration in central Somalia has said they rescued two children who escaped from Alshabaab militants. The kids who were reportedly kidnapped by the militant group.... Source: Hiiraan Online
  12. BUULA BURTE (HOL) - Local administration in central Somalia has said they rescued two children who escaped from Alshabaab militants. The kids who were reportedly kidnapped by the militant group.... Source: Hiiraan Online
  13. Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweeynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan khaasa la yeeshay maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ka qeybqaatay Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Cabdi Raxmaan Cusmaan Yariisoow, ku-xigeenadiisa oo ay wehlinayaan Gudoomiye yaasha 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir. Waxaa kulanka goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Gobolka Banadir Maxamed Cabdi Sabriye, waxaana la xaqiijiyay inuu khuseeyay sida lagu hormarin lahaa amniga Gobolka Banaadir. Madaxweyne Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka, Ku-xigeenadiisa iyo Guddoomiyayaasha 17-ka Degmo ka dalbaday in la muujiyo isbedel dhanka amaanka iyo Horumarka. Farmaajo, waxa uu sheegay inaanu suuragal aheyn in magaalada Muqdisho oo ka jira maamul haddana ay ka dhacaan falal amni darro, waxa uuna Guddoomiyayaasha 17-ka Degmo ka dalbaday inay la imaadan amni iyo horumar. Xubno ka tirsan madaxtooyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu aad uga carooday habacsanaanta maamulka Gobolka, gaar ahaan kuwa Degmooyinka. Xubnaha ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha uu u sheegay Gudoomiyeyaasha Degmooyinka inay wada shaqeeyaan Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad Suggida Degmada, si wax looga qabto amnidarada ka dhacda Magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa lagu amray inuu la imaado isbedel dhanka maamulka iyo Amniga, waxaana loogu baaqay inuu dajiyo Istiraatiijiyo ka duwan kusii hore. Madaxweynuhu waxa uu dhinacyada kulanka qeybta ka ahaa ugu baaqay inay u diyaar garooban isla xisaabtan, waxa uuna cod dheer ku sheegay inaan la aqbali doonin isla xisaabtan la’aan. Madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Maalmihii lasoo dhafay waxaa uu kulamo la qadanayay Mas’uuliyiinta dhinaca Amniga ee Doowladda Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Farmaajo oo kulan la qaatay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolkan Benaadir appeared first on Caasimada Online.
  14. Kulan uu xarunta Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya kula qaatay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Madaxda Shirkadaha Diyaaradaha ayuu ugu gudbiyay amaro oo ay ay Wasaaradu uga jawaabayso cabashooyinka dadweynaha Soomaaliyeed ee raaca diyaaradaha dalka ka howlgala. Mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya oo qodobayeey Go’aanada ka soo baxay Wasaaradda ayaa sheegay inaanay aqbaleyn in lagu tunto xaquuqda Rakaabka. “Si aan uga jawaabno cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala diyaaradaha duulimaadka ka sameeya gudaha dalka iyo dibadiisa una ilaalino xaquuqdooda waxaan soo saarnay amaradan” ayuu yiri Wasiirka. 1 Rakaabka Diyaaradaha waddanka gudihiisa ama dibadiisa aadayo Garoonka waa inay soo galaan saddax saac ka hor inta aanay diyaarada kicin. 2 Rakaabka lama soo galin karo garoonka mudda ka badan saddex saacadood inta aanay diyaarada kicin . 3 Diyaarad rakaabkii sugayay oo garoonka joogo lagama kireyn karo qolo kale, iyada oo laga tagayo rakaabkii diyaarada oo ku sugan gudaha garoonka. 4 Dhammaan diyaaradaha waxaa la faraya inay soo gudbiyaan jadwalkooda duulimaadyada ee billa ah. Wasiir Oomaar ayaa intaa ku daray in la ganaaxi doono shirkadii ka xadgudubto Go’aanada Wasaarada ee lagu ilaalinay xaquuqda dadweynaha. “Cidii jabisaa amarada aan soo saarnay marka koowaad waxa ay mutaysan doontaa ganaax laba kun oo doolar ah, marka labaad shirkadii jabisaa waxay mutaysan doontaa Ganaax 2 kun oo doolar iyo 7 maalin oo shaqa ka joojin ah, marka sadaxaad cidii jabisaa amarkaana waxaan ku ganaaxi doonaa laba kun oo doolar iyo inaan kala noqono ruqsada shaqo oo ay duulimaad uga sameyn karaan dalka’’ ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka. Ku-xigeenka Mareeyaha Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya Axmed Macalin xasan ayaa tilmaamay inay dowladdu ka go’an tahay ilaalinta xaquuqda Rakaabka. Guddoomiyaha Ururka ay ku midaysan yihiin shirkadaha diyaaradaha Xasan Xaashi Muxamad ayaa ka hadlay kulanka iyo go’aanka Wasaaradda. “Kulankaan oo isku keen yeeray Wasiirka waxbadan ayaan isla meel dhignay oo aan ka doodnay oo ay ka mid aheyd caqabadaha ku yimaada duulimaadyada iyo in si sax ah aan uga wada hadalno’’ ayuu Yiri Xasan Xaashi Amaradaan ayaa la rumeysan yahay inay xal u yihiin caqadihii Rakaabka diyaaradaha ka haystay waqtiga uga lumo sugista duulimaadyada diyaaradaha ee Garoomada oo marar ka qaar saacada badan ka qaata. Halkaan ka akhriso. Wasaaradda-Gaadiidka The post Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo amar adag duldhigay shirkadaha Diyaaradaha. appeared first on Puntland Post.
  15. Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, shir Jaraa,Iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa canbaareeyay heshiishkii sedax goosadka ahaay ee dhawaan ka dhacay Magaalada Abuu dubay ee Dalka Imaaradka. Kaas oo ahaay dekada labaad ee ugu weyn Soomaaliya, ee Berbera Siyaasiga ayaa sheegay in aay ku xadgudubtay madaxbaaninada iyo midnimada Soomaaliya, loona baahan yahay in shacabka iyo Madaxda si isku mid ah ugu jawaabaan. Siyaasi Nuur Ismaaciil Sheekh ayaa shacabka ka dalbaday in aay muujiyaan go,aankooda ku aadan heshiishkii Magaalada Berbera oo aay isku soo bax ka dhigaan Magaalada Muqdisho. Dad baddan oo Soomaaliyeed, ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay heshiisha dhawaan ka dhacay Magaalada abuu dubay ee Dalka isku taga Imaaradka Carabta waxaa aayna ku baaqeen in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, ka baxiso jawaab Cad oo ah oo arintaasi la xariirta. The post Dhageyso: Shacabka Soomaaliyeed oo looga baaqay in ay muujiiyeen dareenkooda heshiishkiii dekadda Berbara iyo xadgudubka UAE appeared first on Caasimada Online.
  16. Warqad aan helnay, ayna u xaqiijiyeen diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa waxaa ku xusan in ergada Soomaaliya ee Jaamacadda Carabta ay dalbadeen in ajendaha kulanka wasiirrada Jaamacadda Carabta ee Qaahira lagu daro qodob ku saabsan Dekadda Berbera iyo heshiiska Xaqdarrada ah. Ergadu waxay sheegtay in warbaahinta laga sheegay heshiis 3 geesood ah oo looga faa’ideysanayo Dekadda Berbera kaas oo ay galeen DP World, mas’uuliyiin gudaha ah iyo mid ka mid ah dowladaha dariska. Qoraalka loo gudbiyay Jaamacadda Carabta waxaa lagu xusay in dowladda federaalka ah ay si rasmi ah u sheegtay in heshiiska aaney qayb ka ahayn, cid u matashana aaney jirin, iyada oo heshiisku ka hor imaanayo qarannimada Jamhuuriyadda Federaalka ah iyo in uu yahay faragelin arrimaha gudaha iyo midnimada Soomaaliya. Heshiiskan waxaa lagu sheegay in ay wada-galeen dad aan wax bixin karin lana siiyay dad aan istaahilin, waxaana Jaamacadda Carabta loo gudbinayaa qaraar ka dhan ah heshiiska, kuna qasbaya dowladaha xubnaha ka ah in ay u hoggaansamaan. The post Soomaaliya oo Jaamacadda Carabta ka dalbatay in laga hortago heshiiska Berbera appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Online)- Gudoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Xaflada furitaanka Munaasabada Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka Somalia Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa ka hadlay qaban qaabada munaasabada furitaanka. Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa sheegay inay wadaan qorsho wanaagsan oo lagu furaayo munaasabada waxa uuna tilmaamay inay muhiim tahay in la sameeyo munaasabad kaduwan kuwii hore. Xildhibaan C/risaaq Jurile, waxa uu tilmaamay in qorshaha uu yahay in 10-ka Bisha si rasmi ah loo furo Kalfadhiga Baarlamaanka Somaliya ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee dalka. Waxa uu Xildhibaan C/risaaq Jurile, sheegay in hal madal lagu qabanaayo xaflada furitaanka, isla markaana ay si wada jira uga soo wada qeybgali doonaan Madaxda ugu sareysa dalka. Xildhibaanka ayaa yiri “Guddoonka Labada aqal waxay magacaabeen guddi labada aqal ka kooban oo Toban Xubnood ah guddigaasi markuu kulmay waxay ii doorteen inaan Guddoomiye u noqdo’’ Waxa uu intaa raaciyay ’’Waxaan go’aaminay oo aan isku raacnay Furitaanka kalfadhiga Sedexaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inuu noqdo 10-Maarso, isla markaana Hal xaflad iyo Hal madal lagu furo Kalfadhiga sedexaad ee Labada aqal” Isagoo haddalkiisa siiwata ayuu yiri “Waa markii ugu horeysay Kalfadhi wadajir ah uu yeesho Baarlamaanka labadiisa aqal oo loo sameeyo Hal xaflad Madaxweynahana uu khudbad ka jeediyo, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mid weeye, labo aqal ayuuna ka kooban yahay’’ Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa sheegay in guul ay u noqon doonto haddii sida loogu tallo galay ay ku qabsoonto munaasabada. Geesra kale, Xildhibaan C/risaaq Jurile, ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay in labada Gole ay hal goob kuwada qabsadaan munaasabada furitaanka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Jurule ‘’Waxaan wadnaa qorsho aan waligii lagu fakerin oo lagu qabanaayo hal munaasabad’’ appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Mareykanka ayaa walaac ka muujisay Go’aanka ay dowlada Djbouti dekadeeda uga ceyrisay Shirkada DP World oo laga leeyahay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Mareykanka ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin Go’aanka Shirkada DP World looga wareejiyay Dekadda, waxa uuna tilmaamay in Heshiiskii Shirkada DP World lagu wareejinaayo shirkad Shiinaha laga leeyahay. Jeneraalka ugu sareeya ee saldhigga ciidammada Maraykanka ee Djibouti ayaa sheegay in Go’aanka Djibouti ay kusoo dhaweysaneyso Shiinaha ay ciidamada ku muteysan karaan cawaaqib kala duwan. Jeneraalka waxa uu sheegay in ay aad uga walwalsanyihiin suurtogalnimada in Shiinaha uu la wareego dekada DJibouti ee dhawaan laga wareejiyay shirkadda Imaaraatka laga leeyahay ee DP World. Waxa uu Jeneraalka sheegay in Shiinaha uu halis ku yahay Ganacsiga Africa sidaa aawgeed ay muhiim tahay in Djibouti ay ka fiirsato Heshiiska DP World ay ku joojisay, isla markaana ugu wareejineyso shirkad cusub. Djibouti ayaa bishii hore DP World ka wareejisay maamulka dekada Dooraale ee ay kasoo degaan qasacadaha qafilan ee xamuulka (kunteenarada), iyada oo sheegtay in shirkadda ay xalin weysay muran soo jiitamayay illaa sanadkii 2012-kii. Sidoo kale, maamulka Shirkada DP World ayaa go’aanka dowladda Djibouti ku tilmaamtay mid sharci daro ah, waxayna dacwad ka furatay maxkamadda caalamiga ah ee dhexdhexaadinta London. Dhinaca kale, Dowlada Mareykanka ayaa aad uga walaacsan in Shiinaha uu la wareego Dekadaha ugu dhaqaalaha badan ee Qaarada Africa, waxaana kala dhexeeya is maqiiq. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Mareykanka oo digniin kasoo saaray in dekadda Jabuuti laga howlgalsho Shiinaha appeared first on Caasimada Online.
  19. The Government of Somalia has reported on the tax system reform and tax administration improvements it is introducing with support from international agencies. In its yearly consultation with the International Monetary Fund, the Somalian authorities said they had implemented a number of key policy measures in 2017. These included concluding discussions with telecommunications companies to pay their tax obligations in line with existing laws, retroactively to October 2017. Under the agreement, telecommunications companies have started paying sales taxes based on self-reported sales figures, which local authorities will audit to ensure accuracy. Authorities said "the agreement also clarifies that there will be no more negotiated payments of taxes; instead, compliance with the income tax (personal and corporate) law and the sales tax law will be enforced." Somalia has also concluded an agreement with an airline for it to pay in full its sales tax and arrival and departure fees. Somalian authorities told the IMF: "We are determined to strengthen tax collection. A significant increase in domestic revenue remains an important target under the program. We are pressing ahead with the implementation of the recently agreed-on tax measures as well as improving compliance. We will continue discussions on the harmonization of customs with federal member states and draft a common customs strategy roadmap for Somalia. We expect the large and medium taxpayer office (LMTO) to start enforcing tax compliance with the identified taxpayers in early 2018." In addition, the country has said it will look to establish a more effective audit program by March 2018. In concluding comments, Somalia sought technical assistance in a number of fiscal areas, including tax policy, revenue, and customs administration; budget preparation and execution; and reforms in cash management and forecasting
  20. Wasaaradda ayaa sheegtay inaanay aqbaleyn in lagu tunto xaquuqda Rakaabka. “Si aan uga jawaabno cabashooyinka ka imaanaya dadweynaha Soomaaliyeed ee isticmaala diyaaradaha duulimaadka ka sameeya gudaha dalka iyo dibadiisa una ilaalino xaquuqdooda waxaan soo saarnay amaradan” ayuu yiri Wasiirka. Rakaabka Diyaaradaha waddanka gudihiisa ama dibadiisa aadayo Garoonka waa inay soo galaan saddax saac ka hor inta aanay diyaarada kicin. Rakaabka lama soo galin karo garoonka mudda ka badan saddex saacadood inta aanay diyaarada kicin Diyaarad rakaabkii sugayay oo garoonka joogo lagama kireyn karo qolo kale, iyada oo laga tagayo rakaabkii diyaarada oo ku sugan gudaha garoonka. Dhammaan diyaaradaha waxaa la faraya inay soo gudbiyaan jadwalkooda duulimaadyada ee billa ah.
  21. The Foreign Affairs Ministry has allowed miraa dealers to lead trade talks between their Somaliland counterparts and the Meru County government. Source: Hiiraan Online
  22. The deportation hearing for a former Somali child refugee who has spent most of his life in Canada has been postponed until March 21. Source: Hiiraan Online
  23. The Government of Somalia has reported on the tax system reform and tax administration improvements it is introducing with support from international agencies. Source: Hiiraan Online
  24. For many women in East Africa, it can be a long tiring walk just to find clean water for their families. Photo: Pablo Tosco/Oxfam Water is life. Water is on everyone’s mind, and as we observe World Water Day on 22 March, the time has come for us to take action and find ways to conserve this limited resource so that future generations can also make use of it. “In pastoralists’ communities, the saying that goes ‘Water is life’ really means that if we are able to conserve even a litttle drop of water that we have, it goes a long way to securing the future for our familes and livestock.” Abdishakur Ali Aar Havoyoco Project Manager in Ethiopia Where every drop counts Aleybeday is a uniquely beautiful remote village that lies on the Somaliland-Ethiopia border. The village is semi-arid with a short rainy season, receiving about 650 millimeters of rain per year. It is an area bordered by sandy land and highly susceptible to drought conditions in as much as it has a vast land covered with small trees that attract camels from faraway villages. The people in Aleybeday village were experiencing water problems over a long period of time. A local resident recalls: “We used to go to places as far as Jigjiga and Arabsio across the border to fetch water. The situation was really severe that people had to walk for kilometers to these water points of about 50 kilometers or more.” The fact is that water in the area is scarce, camel herders have to cover long distances to secure water for their families and livestock. But luckily in Aleybeday village, there is a borehole which was firstly constructed by Somali Region Water Development Bureau in 2005. The borehole was poorly constructed and lacked basic materials. It was installed with rusted pipes, water taps were clogged and the troughs too short so the animals could easily fall in. As a result, the people in the area could not get a regular supply of water for their domestic use and for livestock. Abdishakur Ali Aar, Havoyoco Project Manager in Ethiopia says: “The water pump was not functional and could not easily pump out water. Most of its materials needed replacement especially the metallic water pipes that were extensively damaged by rust.” In addition, “The borehole had no cover at all so the anxiety was that even the little water available was neither clean nor safe for consumption.” somalia-water-borehole-livestock-cows-camels-900.jpg Cattle drinking water from the borehole in Aleybeday village. Photo: Oxfam Oxfam in partnership with Havoyoco reached out to the people in Aleybeday. The team carried out a needs assessment to address the water situation and chose to rehabilitate the well due to its strategic location. Aleybeday water borehole is the only one of its kind in the area and serves the huge pastoral and agro pastoral communities that are living around the border areas of Ethiopia and Somaliland. Kebede Tesema an Engineer of Molla Taye Construction Company in charge of the rehabilitation of the borehole explains the extensive process of rehabilitation: “The materials you are seeing here now are brought from as far as Harta Sheikh and it took us about twenty days to complete rehabilitation. So far three new water troughs for cattle camels and sheep are in place and all the rusty old pipes and pumps have been replaced with new modern ones.” A source of hope Abdishakur Aar is hopeful about the rehabilitated borehole and believes it will go a long way in improving the water situation, making a great impact in improving lives for the people of Aleybeday. “We all know that in pastoralists’ communities, the saying that goes ‘Water is life’ really means that if we are able to conserve even a litttle drop of water that we have, it goes a long way to securing the future for our familes and livestock,” he explains. The borehole now provides water to the large communities in Fafan and Jarar particularly Daroor, Rabaso and Abokor in Ethiopia and Farawayne, Baligubadle, Balicabane and Wajale in Somaliland. Modern animal troughs have been put up in addition to a number of community water points that are serving about six thousand livestock and eleven thousand households. “This source of water has restored hope for the future back to the Aleybeday people. As you can see in the peoples’ faces, they are so relieved that this spring of life will be sustainable and sufficient to supply clean water especially in the dry seasons,” he concludes. somaliland-rehabilitated-borehole-oxfam.jpg The water borehole rehabilitated by Oxfam’s partner in Ethiopia, Havoyoco, in Aleybeday village. Photo: Oxfam Oxfam