-
Content Count
205,930 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Zimbabwe's ex-leader Robert Mugabe sent shockwaves through the party he dominated for decades when he posed with the retired general who will take on the ruling Zanu-PF in this year's election. Source: Hiiraan Online
-
When you think of big investors in Africa, the United States, China, Britain and France may come to mind. But over the past decade, Turkey has been steadily raising its profile in Africa, including in some of the most troubled countries on the continent. Source: Hiiraan Online
-
People who send money from the United States to their families—especially to those in poor countries—see these "remittances" as a lifeline. However, remittances and other global payments Source: Hiiraan Online
-
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo masuul ka ah maamulka Astaanta qaranka sida uu qorayo qodobka 54aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Qeybta hore ee wareejinta ayaa ahayd heshiis 7dii Maarso 2018 dhex maray Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo shirkadda Cloud Registry oo adeegyo farsamo siisa astaanta qaranka, halka qeybta dambe ee xil-wareejinta ay sameeyeen maamulkii hore ee SONIC oo ahy’ad ahaan ay si buuxda ay ula wareegtay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka. Agaasimihii hore ee SONIC, Mudane C/casiis Xuseen Cumar, oo xilkaas iska casilay, mas’uuliyaddana ku wareejiyey Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu muddo adeeggan u soo hayay dalka, ugu dambeyntiina uu mas’uuliyaddaas ku soo celiyo Dawladda. Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Cabdi Sheekh Axmed, ayaa sheegay in sharciga isgaarsiintu uu qorayo in furaha taleefoonka (252) iyo astaanta internetka (dotSO) ay yihiin hanti qaran oo ay qasab tahay in ay ku soo noqdaan gacanta dawladda, waxayna tallaabo billow ah u tahay in hantidii qaranka ee dhinaca isgaarsiinta iyo internetka dib loogu soo celiyo gacanta dawladda, isaga oo sidoo kale ugu mahadceliyey Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda waqtiga badan ee uu geliyey sidii ay u suurtogeli lahayd wareejintan. Waxaa munaasabadda xil-wareejinta iyo wada-hadalladii saxiixa heshiiska qeyb iyo goobjoogba ka ahaa Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, wasiirka xannaanada xoolaha, Mudane Sheekh Nuur Maxamed, Garyaqaanka Guud ee Qaranka, iyo wakiil ka socday Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka, oo heshiiska u kala qaabilsanaa hubinta sharciga iyo xisaabaadka, waxayna gebogebo u ahayd hannaan soo socday muddo 10 bilood ah oo uu billaabay wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada 15-kii Abriil, 2017, laba toddobaad ka dib markii uu xilka la wareegay, markaas oo la saxiixay is-afgarad hordhac ah oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada. “Maanta waa maalin kale oo guul u ah Wasaaradda, xukuumadda, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Inkastoo aan anigu hoggaaminta lahaa, haddana guusha laga gaaray arintan waxaa ka qeyb qaatay dad badan oo aan u mahadcelinayo gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha oo kalsooni iyo taageeraba nagu siiyay arrintaan illaa maalintii aan u istaagnay, waxa ayna ka mid ahayd arrimaha mudnaanta u leh Wasaaradda, oo aan ka shaqo billawnay 2 toddobaad kadib markii aan xilka la wareegnay” ayuu yiri Mudane Eng. Cabdi Cashuur oo sidoo kale u mahadceliyay wasiirka Xannaanada Xoolaha, Garyaqaanka Guud ee Qaranka iyo mas’uuliyiin kale oo aan munaasabadda joogin oo hawshan gacan weyn ka geystay. Wuxuu kale bogaadiyay shaqaalihii iyo maamulkii hore ee SONIC oo uu ugu horreeyo Mudane C/casiis oo si xilkasnimo leh u soo wareejiyay hantidan qaran. Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa hormuud ka ahaa ansixinta sharciga isgaarsiinta oo muddo 12 sano ah qabyo ahaa. Sidoo kale wuxuu waqti badan geliyey in astaanta qaranka (dotSO) lagu soo wareejiyo gacanta dawladda, arrintaas oo iyaduna muddo sanooyin ah soo jiitameysay oo aan wax guul ah laga gaarin wixii ka horreeyay 8da Maarso 2018. Waxaa dhowaan Muqdisho lagu qaban doonaa munaasabad lagu soo bandhigi doono sida adeeggan ay uga faa’iideysan doonaan dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyo qorshe cusub ee lagu horumarinayo oo muddo laga soo shaqeynayay. DHAMMAAD Xafiiska Warbaahinta & Xiriirka Dadweynaha, Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada The post Sawirro: Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya oo lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka appeared first on Caasimada Online.
-
Washington (CNN) - Myanmar has responded to the stripping of a prestigious human rights award from de facto leader Aung San Suu Kyi by claiming the awarding institution was "misled and exploited." Source: Hiiraan Online
-
Foreign Minister Dr Sa’ad Ali Shire met with MEP James Carver and discussed key issues including an investment conference which will be held in Brussels.
-
Nairobi (Caasimada Online) – Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass, kulanka oo saacad iyo wax ka badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan. Waxaa diirada lagu saaray kulanka Amniga, Dhaqaalaha iyo Horumarinta dowlad wanaaga, waxa uuna Ra’isul wasaare Kheyre kulanka ka sheegay in Somalia ay ku taameyso isbedel dhan waliba ah. Kheyre waxa uu sheegay in kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass, uu xaqiijiyay inay ka go’antahay garabsiinta Somalia, sida dhinacyada Dhaqaalaha, Siyaasada, Horumarka iyo Amniga. Nuqul kamid ah qoraalka Khayre uu kusoo daabacay bartiisa Twitter-ka ayaa u qornaa “Wada hadalka aan la yeeshay kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka waxa uu ahaa mid jawi wanaagsan ku soo dhamaaday, ujeedka wuxuu ahaa sidii loo xoojin lahaa caawimadda Soomaaliya, sidoo kale waxaa jiray kulamo kale oo aan la yeeshay masuuliyiinta dalkan.” Ra’isul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shirkaasi caalamiga ah kaga jawaabay su’aalo la xiriiray talaabooyinka ay xukuumadiisu ka qaaday soo celinta xasiloonida dalka, la dagaalanka saboolnimada, musuqa iyo hagaajinta hanaanka maamulka dhaqaalaha dalka. Waxa uu Kheyre sheegay in shirkaasi uu ifafaalo u yahay horumarada ay Somalia kusii talaabeyso, waxa uuna cadeeyay in adduunka dhan ay hordhigi doonaan rabitaankooda. Geesta kale, 6-dii March ee bishan Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka uga qeyb galay shirka (Forum Fragility 2018) oo looga hadlay Maareynta Dhibaatooyinka ka dhasha Nabadgalyo xumida iyo Xasilooni darada. Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com The post Maxaa kasoo baxay kulankii R/W Kheyre iyo kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka? appeared first on Caasimada Online.
-
During a visit to Ethiopia, Rex Tillerson has said the answer to violence in the East African country was greater freedom, and that the country should lift its state of emergency as quickly as possible. Speaking at a news conference in the Ethiopian capital, Addis Ababa, on Thursday, Tillerson said that the US recognized concerns over incidents of violence but “we do firmly believe that the answer is greater freedom.” “While we appreciate the government’s responsibility to maintain control … it is important that country moves on past the state of emergency as quickly as possible,” he said. Ethiopia declared a state of emergency in February to restore “law and order” after the prime minister, Hailemariam Desalegn, resigned suddenly. Although Ethiopia had looked like it was slowly opening up to allow more freedom for people who hold different opinions to the government, the resignation and emergency decree have triggered further political uncertainty and fueled strikes and shutdowns. Tillerson critical of China’s policy in Africa During the press conference, the US Secretary of State also repeated comments he made earlier in the week for African countries to ensure they don’t forfeit their sovereignty when they accept loans from China. China surpassed the US in 2009 to become Africa’s biggest trading partner – and its share of trade continues to grow compared to the United States. China also pumps billions into infrastructure projects around the continent, although these have attracted criticism for using Chinese labor and firms, and low-quality materials. Ethiopia is home to some of China’s biggest investments in Africa, from a railway to Djibouti that opened last year to factories and industrial parks – as well as the African Union headquarters, which Tillerson visited on Thursday. “We are not in any way attempting to keep Chinese dollars from Africa,” said Tillerson, whose visit to Africa is his first time since becoming secretary of state more than a year ago. “It is important that African countries carefully consider the terms of those agreements and not forfeit their sovereignty.” The chairperson of the African Union Commission, Moussa Faki, stressed at the same press conference that Africans “are mature enough to engage in partnerships of their own volition which will be useful for the countries and the continent,”. Tillerson was also asked (twice) during the press conference about the derogatory ‘s***hole’ remark that US President Donald Trump made about Africa in January. He refused to comment. For his part, Faki said Trump’s Africa remark was “of the past.” “The incident is behind us, the visit by the secretary of state today is proof of the importance of relations between the different parties,” he said. Others focus on business, US pushes security Tillerson’s five-nation, week-long tour of the continent is primarily focused on security issues. He is due to fly to Djibouti, host to military bases owned by the U.S., China, Japan, France, and Italy. Tillerson will then visit Kenya, a US ally in the fight against al Shabaab Islamist militants in Somalia, before traveling to Chad and Nigeria, which are also battling to contain Islamist insurgents. At the press conference, Tillerson said he had “a very good exchange” with Ethiopian officials about counterterrorism efforts. The US currently has some 6,000 military personnel spread across Africa. Many of these are supporting African troops as well as other allies, such as France. Source: DW The post US Secretary of State Rex Tillerson: Ethiopia needs ‘greater freedom’ appeared first on Caasimada Online.
-
Nairobi (Caasimada Online)-Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaaray Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac. Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa waxaa magaalada Nairobi kusoo dhaweeyay dhigiisa Kenya Isaya Osug, iyagoo kawada hadlay arrimo dhowr ah oo labada dhinac quseeya. Labada Taliye ayaa isla soo hadalqaaday sida loo wada hormarin lahaa shaqooyinka Talisyada iyo in dowlada Kenya ay Somalia ka caawiso Horumarinta dhinacyada Xabsiyada, dhaqancelinta iyo tababarada guud ahaan. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay Akadheemiyada Ciidanka Asluubta Dowladda Kenya oo ku taalla Counting Kiambu. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa xaflada ka sheegay in Kenya ay ku hormartay dhanka Xabsiyada iyo cadaalada. Sidoo kale, waxaa isla xaflada goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Kenya oo isna halkaa ka jeediyay Khudbad. The post Sawirro: Bashiir Goobe oo la kulmay dhigiisa dalka Kenya + Maxay kawada hadleen? appeared first on Caasimada Online.
-
Asne Seierstad made her name with a series of closely reported books set in conflict zones, including her 2002 bestseller, The Bookseller of Kabul, followed by One Hundred and One Days: A Baghdad Journal, and Angel of Grozny: Inside Chechnya. Then, in 2015, she turned to events in her own country with One of Us: The Story of Anders Breivik and the Massacre in Norway. Source: Hiiraan Online
-
MOGADISHU, March 8 (Xinhua) -- The United Nations senior envoy in Somalia on Thursday praised the role of Somali women in promoting a more inclusive and equitable Somali society. Source: Hiiraan Online
-
NAIROBI, Kenya, Mar 8 – Kenya will be seeking a slot in the United Nations Security Council at the 74th session of the United Nations General Assembly to be held in September 2019. Source: Hiiraan Online
-
AWLAD SERAG, Egypt (Reuters) - In a tiny village in Egypt’s southern province of Assiut, 16-year-old Amany Shamekh, who wants to be an artist one day, recalls how she was illegally circumcised with a razor blade. Source: Hiiraan Online
-
Qaahira (Caasimadda Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ku saabsan heshiiska dekadda Berbera ka reebtay dowladaha ku lugta leh ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta. Qoraal ay ku saxiixan tahay safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa lagu xusay in heshiiska shirkadda DP World ee dekadda Berbera uu xadgudub ku yahay qaranimada iyo madax bannaanida Soomaalida, heshiiskaasina sharci darro yahay si loogu daro qodobadda looga hadlayo shirka Qaahira ee wasiirada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta. Qoraalka safaaradda oo loo diray xogheynta Guddiga Jaamacadda Carabta ayaa lagu sheegay oo kaliya Shirkadda DP World iyadoo aan haba yaraatee lagu soo qaadin dhincyada heshiiska qeybta ka ah ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana muuqata in la iska dhowray labadaas dal in la magacaabo. Shirkadda DP World ayaa ah shirkad ay leedahay xukuumadda Dubai ee Imaaraadka Carabta, waxaana go’aanada ay qaadato ay yihiin kuwo ay qeyb ka tahay dowladda Imaaraadka Carabta. The post Akhriso: Dowladda Somalia oo Dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka ka reebtay Dacwad ay ka gudbisay Heshiiska Dekadda Berbera appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar(Cameey) oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad Garoowe lagu qabtay,ayaa Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Arrimaha Qoyska ee Puntland uga digay in ay haweeenka u raadiso xuquuq ka baxsan tan Shareecada Alle ku xusan. Mudane.Cameey ayaa sheegay in haweenka Puntland ay xilal fiican ka hayaan xukuumadda haatan jirta ee madaxweyne Cabdiweli Maxammed Cali,balse aan loo baahneyn in Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Arrimaha Qoyska ee Puntland ay raadiso xuquuq aan jirin iyo dhaqan laga keenay reer Galbeedka oo Diinta ka horjeeda. Dhinaca kale madaxweyne ku xigeenka ayaa haweenka Puntland ugu baaqay in ay samir iyo dulqaad muujiyaan si ay u gaaraan horumarka ay hiigsanayan,islamarkaana ay ilaaliyaan Diinteenna Suubban. Halkaan ka daawo PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo digniin u jeediyay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Arrimaha Qoyska appeared first on Puntland Post.
-
Ciidamada Booliska ee iskudhafka ah ee Magalaada Gaalkacyo ayaa Maanta Howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada waxa ay ku soo qabteen ku dhawaad 30 qof oo lagu helay in ay ka ganacsanayeen noocyada kala duwan ee Muqaadaraadka ,sida Qamriga iyo Daroogada. Ragan ayaa waxaa loo dhaa dhiciyay Xabsiga wayn ee Magaalada Gaalkacyo waxaana la sheegay in dhawaan Maxkamad la soo taagi doono. Howlgalkan ayay Ciidamada waxa ay ak sameeyeen Suuqa wayn ee Magaalada Gaalkacyo. Halkan ka dhagayso . Z0000062 - My Recording
-
Just before midday in Hargeisa, Somaliland, the pace of life starts to slow. People head home for lunch and a rest, taking refuge from the hottest hours of the day. But a few iron sheet shacks on the side of the road are a hive of activity: For a few hours, until the heat of the sun starts waning, men sit in groups and chat, either at home or under the shadow of a tarpaulin. “Women just don’t have the time to sit around and talk,” says Amran Ali as she shakes her head. “They are wives, daughters, and on top of all of that, they have to bring money home. They have businesses to run.” Amran is the founder of Association of Women in Business (AWB), an organization that she started to be a voice for women in the business community. Photo credit: Callan Quinn “Women in Somaliland are often in business, because life won’t let you have only one job,” she says. “Women are the backbone of the economy. They are the ones who run the markets, they do all the menial jobs, but they are not getting enough profit, and they are very vulnerable.” Faisal, a member of AWB who helps women navigate the world of microfinance and banking, agrees: “Unemployment is generally very high, so women have no choice but to help their husbands. They have the resilience to look after the house and the children, plus go out to work.” Photo credit: AWB But according to AWB member Warda, who is responsible for the group’s education and training team, Somaliland’s culture makes it difficult for women to work in business. “Most people still have the mentality that business is better handled by men,” she says. “But I’ve handled it countless times,” she notes with pride. Soon after its inception more than two years ago, AWB acquired its own office, where members could meet and discuss the most pressing issues facing women entrepreneurs in Somaliland: how to balance domestic duties and business; how to access finance; and how to increase productivity and gain access to markets. “It is something we had never had before — a place to discuss our ups and downs,” says Amran. Photo credit: Callan Quinn One of AWB’s most successful projects has been the Promotion of Inclusive Markets program, developed by the World Bank and DAI. AWB specifically chose to work with milk vendors, who are overwhelmingly women from poor and often nomadic backgrounds. Despite working from dawn till dusk, they found that they barely made enough to feed themselves and their families. AWB looked at ways to properly handle milk to reduce wastage and to increase the level of hygiene from production to point of sale. “We have trained over 4,000 milk women, and we have met with government stakeholders, business people, and consumers to improve the market,” says Amran. One of the thousands of women who took part in the programme is Jinow, a 50-year-old milk vendor in Gibley. For years, she struggled to make ends meet and look after her large family: Sales were slow, and at the end of the day she would have to throw away liters of spoiled milk. Photo credit: Callan Quinn But since participating in an AWB training, Jinow’s business has picked up. “I learned how to store and handle the milk properly, and I got a small loan through microfinance to grow my business.” Now AWB is allowed to sit in Somaliland’s Chamber of Commerce — and they are a force to be reckoned with. “We are a group of about 40 women,” says Amran. “We are educated and speak all kinds of languages. We can go there and challenge men, and they listen to us.” One.Org
-
It is not an opportunity to satisfy personal greed. Somaliland needs a leader with sympathetic and merciful emotions, whose 1st priority at this current situation in Somaliland shall be to bail out and support the thousands of families from rural community, who lose all their livestock due to famine and are in a situation of misery & starvation in unrecognized IDPs; a leader enabling them to start their nomadic live again; a leader whose thoughts are always concentrated on the hardships and needs of the soldiers, the farmers, the teachers, the nomads, , orphans in the camps, the jobless youngsters fleeing from the country, the poor families under the poverty-line living in all Somaliland towns and villages, and the mothers struggling to feed their children with very difficult activities, and even the street children. Somaliland needs a heart-driven Intelligent leader with professional cabinet members, whose 2nd priority shall be to introduce monetary and fiscal policies to solve the Inflation crisis, to save his poor people from this economic crisis associated with the general increase of the prices of the common services and goods that we are within; to get rid of this long time staying financial crisis that caused our peoples’ lives to worsen day after day; a leader who is free from corruption, not stealing tax payer’s money; a leader with no tendencies to corrupt even a single cent; a leader who welcomes scrutiny, for scrutiny allows a good leader to be an even greater leader Somaliland needs a great leader who serves the best interests of the people and the country; a leader who keeps his word and does not lie to his people; a leader with integrity, one who says what he means; a leader who doesn’t make false beautiful promises, just to reach the chair; a leader who is not greedy to safe as much dollar as he can; while hundreds of thousands of his people are under mass starvation, hunger and at the edge of death due to the famine; while others are in the mid of high inflation that they can’t get properly one of the three meals in a day. Somaliland needs a leader who should always be open and tolerant to criticism from the public; not a leader who is afraid of his dirty hands to be revealed under heavy light; not a leader who is silencing the contrary opinion and dissent; because he only feels secure in the darkness; a leader who supports the media and true freedom of speech, not oppressor with censorship ideals; a leader who make decisions and agreements that can have great positive impact on the well-being of our nation and our people, not for his benefits; a responsible leader who will give high regard for morality & law abiding; a leader whose deriving joy is in serving for his people; a Leader who is willing to listen to the voices and needs of the common people and willing to represent them faithfully; a peacemaker leader, one who unites not divides. ”Leadership is a privilege to better the lives of your people. It is not an opportunity to satisfy personal greed”. Mwai Kibaki Adam Ali Younis Email: aayonis@hotmail.com
-
Nairobi (Caasimadda Online) – Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) uu safar qarsoodi ah ku joogo dalka Kenya, isagoo kulamo la leh saraakiil ajanbi ah. Sheekha oo hore uga mid ahaa hoggaamiyeyaasha Alshabaab ayaa heshiis aan weli la shaacin kula jooga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Nairobi, isagoo halkaaso kulamo qarsoodi ah kula leh saraakiil reer Galbeed ah oo ay ka mid yihiin Mareykan. Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa wata qorshe u gaara oo uu doonayo inuu kula dagaalamo Alshabaabka ku sugan degaanada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed aanay ka hadlay maqaamka Sheekha uu leeyahay xilligan. Wararka ayaa sheegay uin shirarka ka socda Nairobi waxaa Sheekh Mukhtaar Roobow ku wehliya Taliyaha Nabadsugida Koonfur Galbeed oo la sheegay inuu la dhashay Muqtar Roobow Abu Mansuur.. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog: Sheekh Mukhtaar Roobow oo Nairobi Shirar Qarsoodi ah kula leh Saraakiil Reer Galbeed ah appeared first on Caasimada Online.