Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    210,420
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Nairobi (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in halkaa lagu gowracay ku dhawaad 10 ruux oo kamid ah dadka ku nool tuullooyinka ku yaalla xadka xiga Tanzania. Dadka la goracay ayaa waxa ay isugu jiraan Haween, Carruur, waxaana kamid ahaa dadka la gooracay Caaqilka tuuladaasi. Falkaan ayaa waxa uu ka dhacay Tuullada lagu magacaabo Monjane oo ku taalla Waqooyiga kuna dhow xuduudka Tanzania, iyadoo ay falkaasi geysteen Maleeshiyaad taabacsan al-Shabaab oo ka dilaacay Mozambique, oo isla Al-Shabaab lagu magacaabo. Dadka ay maleeshiyaadkan ka faracmay al-Shabaab gowraceen ayaa aaminsan diinta Kirishtanka waxaana loo gowracay inay la shaqeeyan Dowlad. Caaqilka la gowracay ayaa isna lagu eedeeyay in Dowlada Mozambique uu la wadaagi jiray xaaladaha Tuullada, isagoo warbixino kasiin jiray hadba wixii kusoo kordhay Tuullada. Maleeshiyaadkan ayaa kasoo kala jeeda wadamada Kenya iyo Mozambique, waxaana tababar dhanka ciidanka ah siisay al-Shabaab. Macalimiin isugu jirta al-Shabaabka Somalia iyo Kenya ayaa bixiyay tababarka, waxa ayna warbaahintu sheegeysaa in Kooxdaan ay ka faracantay al-Shabaab. Bishii October 2017 ayaa waxaa halkaas tagay al-Shabaab kasoo jeeda Kenya oo tababar siiyay Muslimiinta Tuulladaas, si ay isaga daafacaan kuwa kale ee heysta diimaha aan muslimka aheyn. Dhinaca kale,, Dowlada Mozambique ayaa arrintaas u xirtay 300 oo muslimiin ah kuwaa oo lala xiriirinaayo inay wax ka ogaayeen gowraca ay geysteen maleeshiyaadkan ka faracmay al-Shabaab. Xigasho: https://www.enca.com/africa/suspected-islamists-behead-10-in-mozambique-village-sources Caasimada Online Xafiiska Nairobi Caasimada@live.com
  2. OTTAWA—Immigration Minister Ahmed Hussen says he has approached the American government with ideas for modernizing a 14-year-old agreement on refugee claimants who attempt to cross the border between Canada and the United States. Source: Hiiraan Online
  3. Hargeysa (Caasimada Online) – Iyadoo inta badan ay Soomaalidu ku wareersan tahay dagaalka ka taagan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa. Buubaa, ayaa sheegay in dagaalka uu yahay mid ay gadaal ka riixayaan Shirkado Shisheeye oo uu sheegay inuu damac uga jiro Shidaalka ku jira Gobolka Sool. Buubaa, oo u waramaayay warbaahinta magaalada Hargeysa ayaa yiri ‘’Dadku waxa ay arkaan keliya dagaalka Tukaraq, sheekadu wey ka weyn tahay dagaalka ee waxaa ololinaaya Shirkado shisheeye oo isku adeegsanaaya Puntland iyo Somaliland’’. Waxa uu Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa sheegay in Shirkadahaasi ay adeegsanayaan maamulka Puntland oo uu sheegay inay dagaal cad kusoo qaaden ciidamada Somaliland ee ku sugnaa deegaanka Tukaraq, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu Siyaasigu sheegay in ujeedka dagaalka uu yahay keliya qabsashada deegaanka Holhol oo ku yaalla Gobolka Sool, isla markaana uu ka buuxo shidaal, sida uu yiri. Buubaa waxa uu intaa raaciyay hadalkiisa ‘’Waxaa jira shirkado shisheeye badan oo Puntland ku khasbaaya inay qabsadaan deegaanka Tukaraq iyo Holhol si ay uga faa’iideystaan shidaalka ku jira’’ Waxa uu intaa kusii daray ‘’Puntland iyada ayey dhibeysaa haddii ay dooneyso in Somaliland ay uga xagliso Shirkado Shisheeye oo doonaaya inay isku layaan labada ciidan’’ Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa, waxa uu cadeeyay in Tukaraq iyo guud ahaan Gobolka Sool ay hoostagto Somaliland waxa uuna sheegay inaan deegaankaasi looga hari doonin Puntland. Dhinaca kale, waxa uu saaxiibada caalamka ugu baaqay inay hakiyaan colaada ku daadaneysa dhiiga shacabka ku dhaqan Gobolka Sool. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  4. COPENHAGEN, May 29 (Reuters) - In urban areas of Denmark officially designated as "ghettos," some residents feel stigmatized and excluded from mainstream society. Source: Hiiraan Online
  5. Dubai: Khalid Abdul Nasir Ahmad began memorising the Quran at the age of five under the guidance of his father, but took a long time to complete the process of memorising the entire holy book of 114 chapters. Source: Hiiraan Online
  6. MAPUTO, MOZAMBIQUE — Ten people were beheaded in a village in northern Mozambique, police said on Tuesday, as local sources blamed the attack on Islamists. Source: Hiiraan Online
  7. "I'm everything the Daily Mail probably hates," Magid Magid announced this month. Given that the Daily Mail's hate list is as long as time itself, this may seem hyperbolic – but Magid really does tick just about every past and present Middle England moral-panic box. Source: Hiiraan Online
  8. Libya's rival leaders agreed to hold parliamentary and presidential elections on December 10 following a meeting in Paris. Source: Hiiraan Online
  9. Libya, where rival authorities in Tripoli and the east are vying for power, fell into chaos after the ouster of strongman Muammar Gaddafi in October 2011. Source: Hiiraan Online
  10. Rainfall that’s been twice the seasonal average in parts of eastern Africa has claimed almost 500 lives, forced thousands from their homes and damaged crops, raising the specter of a repeat of last year’s food shortages. Source: Hiiraan Online
  11. NEW YORK -- Mobile-based services, including money transfers and ride-hailing, have spread rapidly around the world and are becoming available in many of the poorest countries. Source: Hiiraan Online
  12. Muqdisho (Caasimada Online) – War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Caawa weerar lagu qaaday ciidamo ka tirsan dowlada oo ku sugnaa nawaaxiga carwo Iidka oo ku dhaw isgoyska Baar-ubax. Weerarkan ayaa lagu qaaday ciidamada Xasilinta oo halkaa kawaday baaritaano, waxaana lasoo sheegayaa in lagu weeraray dhowr Bam gacmeedyo. Weerarka ayaa la sheegay inay geysteen maleeshiyaad dhinacyada kasoo maray ciidamada, kuwaa oo Qaraxyada Bamka kadib rasaas ooda uga qaaday ciidamada. Weerarka oo gaadmo ahaa ayaa waxaa ku dhaawacmay askari. Hay’adaha amaanka Dowlada Somalia ayaan weli ka hadal heerka uu gaarsiisan yahay Khasaaraha ka dhashay weerarka, inkastoo lasoo warinaayo inuu kooban yahay khasaraha. Dhanka kale Maqribkii ka dib ayaa degmada Waaberi waxaa lagu dilay ah qof rayid waxaana goobta ka baxsaday kooxihii dilka geystay. Amniga magaalada oo mas’uuliyaddiisa lagu wareejiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa liita, tan iyo markii gobolka Banaadir lagu wareejiyay amniga caasimadda waxaa la dilay dad badan oo rayid ah mana jirto ilaa iyo hadda tallaabo uu qaaday gobolka oo looga hortagayo dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaalada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  13. Magaalada Buuhoodle waxaa lagu qabtey kulan ay isugu yimaadeen ku dhawaad 10 Issim oo kasoo jeeda Gobolladda Sool,Sanaag iyo Cayn, waxaana looga hadlay xiisada iyo colaada ka jirta deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan labo ciidan oo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland kuwaas oo todobaadyaddii lasoo dhaafey dagaalo culus dhexmareen. Kulanka waxaa fadhiyay inta badan Issimadda beelaha Sool, Sanaag iyo Cayn, halka qeybtood-na telefonka uga qeybgashay iyagoo ku sugan meelo kale oo ka baxsan Buuhoodle,Issimada kulanka ka qeybgalay ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland inuu ka baxo Sool,Sanaag iyo Cayn, Iyagoona uga digay inuu kusii adkeysto sii joogitaanka Gobolladdaas. Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Garaad Saleebaan Buraale oo ka mid ahaa Issimaddii ka hadlay shirka ayaa sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo horey iyo hadda ay ula galeen maamulka Somaliland, islamarkaana uu xad gudub iyo duulaan ku yimid dhulkooda. “Waxaa la yaabsanahay waxay naga rabto Somaliland,waxaanu la yaabsanahay waxay nagu sheeganayso,waxaanu la yaabsanahay sababta ay Somaliland ku tiri Annaga ayaad naga mid tihiin oo idin xukunna, haddii aad diidaana waa idin laynaynaa,Qarnigii 21 baa lagu jiraa Adduunka wax sidaas u dhaqma lama arag” ayuu yiri mid ka mid ah Issimadii ka hadlay kulanka lagu qabtey magaalada Buuhoodle. Dhinaca kale waxay sheegeen Issimadda kulankaas isugu yimid bulshada ku nool Gobolladda Sool,Sanaag iyo Cayn inay ka tirsan yihiin maamulka Puntland islamarkaana ay wax ka dhisteen sanadkii 1998-dii. Isku soo wada duuboo hadalka Issimada ayaa kusoo beegmaya xilli xiisad culus oo dagaal ka dhex jirto labada maamul ee dariska Puntland iyo Somaliland kuwaas oo xilli kasta ciidamadooda la filan karo dagaalo ku dhexmara deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo ay iminka isku horfadhiyaan. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Buuhoodle:-Issimada SSC oo ka hadlay xiisada ka jidha Gobolka Sool. appeared first on Puntland Post.
  14. After days of heavy fighting, Yemeni forces say they have advanced within 20km of the Houthi rebel-held port city of Hodeidah, a vital lifeline where millions of Yemenis get their food and medicine. Local media reported a major retreat by the rebels on Monday, with the Houthi-appointed governor of the city purported to have fled after coalition forces seized several areas along the Red Sea coast. “The Yemeni army backed by the coalition is around 20km outside Hodeidah and military operations are ongoing,” Saudi coalition spokesman Turki al-Maliki told reporters late on Monday. insidenewsSaudi Arabia, together with several other Arab nations, launched a military campaign in Yemen in 2015 aimed at rolling back advances made by the Houthis after they overran much of the country in 2014, including the capital, Sanaa. Since then, more than 10,000 people have been killed, most of them civilians. The military coalition has launched more than 16,000 air raids since March 2015, with nearly 1,500 targeting residential areas, more than 200 on school buildings, about 60 against factories and at least 44 targeting mosques. The fighting in Hodeidah – the country’s third-largest city and a main gateway for imports of relief supplies and commercial goods – escalated earlier this year following a flurry of missile attacks against Saudi Arabia. Riyadh sees Hodeidah port as the entry point of weaponry for the Houthis and has accused its regional rival Iran of sending missiles to the rebels, a charge Tehran has denied. “Our goal is to cut the vein that the Houthis are benefiting from,” Maliki said. United offensive The United Nations has warned any operation aimed at seizing Hodeidah would disrupt the entry of aid shipments to Yemen, 70 percent of which flow through the rebel-held port. The threat of mass famine continues to loom over Yemen. “The key question isn’t whether the coalition can take Hodeidah,” tweeted Gerald Feierstein, a former US ambassador to Yemen and a director at the Middle East Institute. “It’s what they intend to do next. Can they use control of the port to ensure humanitarian supplies can get in unimpeded?” The offensive on Hodeidah is being carried out by a disparate collective of forces including the National Resistance, a group of fighters loyal to Yemen’s ex-president Ali Abdullah Saleh, the Tihama Resistance, a group of fighters loyal to Yemen’s exiled president Abd-Rabbu Mansour Hadi, and the Giant Brigades, an elite unit backed by the UAE. The war in Yemen, the region’s poorest country, has led to massive food shortages and the “worst recorded cholera outbreak”, according to the World Health Organization. The UN says 22.2 million people are in need of aid, with at least eight million on the verge of famine. Source: – Al Jazeera
  15. A former Somali refugee who came to Nova Scotia as a child will be in federal court Tuesday, as his lawyers continue to fight his deportation. Abdoul Abdi never received Canadian citizenship while growing up in foster care in Nova Scotia, and was detained by the Canada Border Services Agency after serving five years in prison for multiple offences, including aggravated assault. newsideTuesday’s appearance in Halifax’s federal court could spell an end to the threat of deportation. Abdi’s Halifax-based lawyer Benjamin Perryman said the judicial review could see government ordered to issue a warning letter instead of deportation, or to make a third decision on deportation. “What he’s asking for is effectively a second chance to prove himself,” Perryman said via email in March. In March, Abdi’s sister and other supporters rallied outside Province House, calling on the provincial government to intervene on his behalf. Premier Stephen McNeil has said children in the province’s care are presented with many options, including information about citizenship. Source: – HalifaxToday
  16. Police in Somalia’s breakaway Somaliland region arrested more than 40 protesters and two journalists at a demonstration in a town whose ownership is disputed by a neighbouring region, a police officer said. Protesters marched through the town of Las Anod on Monday, shouting in support of rejoining the federal government, based in Mogadishu, residents said. “We arrested 47 demonstrators including women and youth who were misled,” said Abdirisak Mohamed Faarah, police commander for Somaliland’s Sool region, said at a news conference in Las Anod on Monday. “There are also two reporters in jail for creating chaos. We are also looking for others and we shall arrest them. “We arrested them because they were destabilising peace and we shall take measures against those who masterminded it.” Last week, fighting between Somalia’s semi-autonomous Puntland region and breakaway Somaliland killed dozens of soldiers. The fighting appeared to be a resumption of more than 10 years of periodic conflict between Puntland and Somaliland over the disputed region of Sool. A week earlier, clashes between the two sides over the ownership of Tukaraq village, taken by Somaliland last month, killed at least 45 people. Forces from Puntland and Somaliland remain stationed on opposite sides of Tukaraq. “We shall continue fighting till we liberate Las Anod town. We urge Somaliland to stop suppressing the residents,” Abdihakim Abdullahi, deputy president of Puntland, told Reuters on Monday. Other Somaliland officials could not be reached for comment. Source: – Reuters
  17. Kenya’s security officers in coastal Lamu County have started an operation to flush out al-Shabab returnees who have secretly come back and refused to surrender to authorities for rehabilitation. Lamu County Commissioner Joseph Kanyiri said on Tuesday that relatives and other community members who are found guilty of hiding the returnees are also targeted in the new operation. “We are glad that a considerable number of communities have cooperated with security officers, but it’s unfortunate that there are some communities that have been hiding and aiding al-Shabab,” Kanyiri told journalists in Lamu. “These communities have also remained tight-lipped whenever al-Shabab returnees come back from Somalia,” he added. “We told them to surrender such people to us for rehabilitation. Investigations are a critical stage and people shall be prosecuted soon enough.” The authorities insist that the normal procedure is for the community to surrender any returnees to the police for rehabilitation after which they can be incorporated back into society. The east African nation has announced amnesty for all al-Shabab returnees who shall surrender to the police. Despite the assurance, not many have heeded as fears rise that it could be a trick by police to capture and eliminate the returnees. Kanyiri said the government has adequate intelligence that many of those posing as returnees are in fact spies for the militant group. In addition to Lamu, the coastal county of Tana River and Garissa county in northeastern Kenya are also notorious for hiding al-Shabab returnees, Kanyiri said. Some community members in those counties have been working with militants by giving them such information as movements of security officers, he said. Kanyiri insisted that the returnees have in fact been helping militants launch terror attacks across the region. He warned that anyone found culpable of aiding terrorism shall be treated like a terrorist and face the full force of the law. The militants’ spies are also responsible for spreading propaganda leaflets across the region with the intent to mislead, intimidate and instill fear in residents, he said. Locals have been asked to stay put and not allow themselves be divided along religious or tribal lines. “People wake up to propaganda leaflets strewn all over villages in which the militants claim they have no issues with Muslims and that their main target are the Christians and tribes from outside the coastal region. We must be aware of such intentions and vow to remain sober-minded and united so we can win against them,” said Kanyiri. Source: – Xinhua
  18. Cadaado (Caasimada Online)-Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga jawaabay haddal saacadihii ugu danbeysay kasoo baxay Xildhibaanada ka tirsan baarlamaka ee laga soo doortay deegaanada maamulka Galmudug. Maamulka oo ka jawaabaya haddalkaasi ayaa sheegay in Xildhibaanada baarlamaanka laga doonaayo inay gutaan howlaha loo igmaday ka hor inta aysan ka hadlin arrimaha maamulka. Maxamuud Xasan Masagaway, oo ah Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in Xildhibaanada Dowladda ay dayaceen howlihii laga sugaayay, sida uu hadalka u dhigay. Masagaway, waxaa uu sheegay in warkii shalay kasoo baxay Xildhibaanada uu ahaa mid aan xiligiisa la joogin isla markaana u muuqday mid baalmarsan Sharciga maamulka Galmudug. ‘’Waa ayaan darro in Xildhibaan howlihiisa dayacay uu ka hadlo mid aan isaga khuseyn, waxaan leenahay guta waajibaadka idinsaaran ee aad dayacdeen’’ Sidoo kale, Wasiir Masagaway, waxa uu ugu baaqay dowladda Dhexe , Beesha Caalamka iyo dowlad goboleedyadda in aan lasoo faragelin howlaha dib u heshiisiinta ee ka socota Magaalada Dhuusmareeb. Si kastaba ha ahatee hadalkaan ayaa kusoo beegmaya xilli shalay xildhibaanada dowladda Dhexe ee laga soo doorto degaanada Galmudug ay sheegeen in ay kasoo horjeeddaan qaabkii loo maray dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusunna. Caasimada Online Xafiiska Cadaado Caasimada@live.com
  19. Madaxweynaha Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Salaasa ah waxa uu madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi uu hogaamineyey ku-xigeenka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Peter De Clercq. Weftigan balaaran ee uu hogaaminayey Peter De Clercq ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxa xafiiska (OCHA) Mr. Justin Brady iyo Agaasimaha ROLSIG (UNSOM) Mr. Staffa Tillander iyo sidoo kale saraakiil ka tirsan Unsom iyo UNDP. War ka soo baxay xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in kulankan maanta uu Madaxweynaha Puntland la yeeshay Mr. Peter De Clercq ayaa waxaa uu ku saabsanaa arimaha bani’aadanimda iyo xuquuqda dadka tabaalaysan ee roobabka duufaanada wata iyo abaaruhu aafeeyeen, kuwaas oo roobabkii dabaylaha watay ee ku dhuftay soomaaliya iyo wadamo badan oo deriska ah barakac baahsan iyo waxyeelo u geysteen. Mr. Peter De Clercq ayaa dhankiisa sheegay inuu soo maray gobolada waqooyiga Soomaaliya oo iyagana duufaanadii iyo roobabkii ka da’ay todobaadkii lasoo dhaafay khasaare baaxad leh oo naf iyo maal ahba u geysteen. Sidoo kale Peter De Clercg ayaa sheegay inuu haatana Puntland u yimi sidii ay ugu kuudh geli lahaayeen xaalada dadka reer guuraaga ah iyo kuwa ku teedsan dhul xeebadka Puntland ee duufaanadii iyo roobabkii sanadku halakeeyeen, isla mar’ahaantaanaa ay wax uga ogaan lahaayeen xaalada bai’aadanimo iyo raadkii abaarahu ka tageen. Warar madaxbanaan ayaa sheegaya in guddigan ka socdey Qaramada Midoobey ay labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland kala hadleen xaaladda Tuakaraq, sidii xabbad joojhin loo sameyn lahaa si dadka baahan loo gaarsiiyo gargaarka ay u baahan yihiin.
  20. LAMU, Kenya, May 29 (Xinhua) -- Kenya's security officers in coastal Lamu County have started an operation to flush out al-Shabab returnees who have secretly come back and refused to surrender to authorities for rehabilitation. Source: Hiiraan Online
  21. Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qaybg-alay xaflad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Somalia ay mudnaanta koowaad siinayso dib-u-habeynta garsoorka dalka. “Muddooyinkii la soo dhaafay dadkeennu waxa ay ka hadlaayeen caddaalad darro dhinac walba ah oo baahsan. Waxaan ku samaynaynay daraasad meesha dhibku ka taagan yahay iyo xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka. Waxaa noo soo baxday in loo baahan yahay dib-u-habayn, dib-u-habayntaasina maanta ayay bilaabatay, waxaana noogu xigi doona in aan dhisno Golaha Adeegga Garsoorka.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare Avv. Baashe Yuusuf Axmed ayaa uga mahad-celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda xilka culus ee uu u magacaaabay, isagoo ka codsaday laamaha dowladda iyo dadka Soomaaliyeedba in ay gacan ku siiyaan sidii uu u gudan lahaa xilka culus ee loo igmaday. Guddoomiye Baashe oo hadal kooban jeediyay dhaarinta kaddib ayaa yiri: “Helitaanka garsoor hufan, madax-bannaan, dhexdhexaad ah, ummadda Soomaaliyeedna ugu adeega caddaalad, waxa uu aasaas u yahay in la helo caddaalad oo iyaduna saldhig u ah wax kasta oo saameeya nolosha bini’aadamka.” “Haddii ay noqoto horumar, haddii ay noqoto amni iyo haddii ay noqoto kor-u-kac dhaqaale dhammaantood waxaa aasaas u ah in la helo caddaalad, helitaanka caddaaladduna waa masuuliyad wadareed saaran qof kasta oo muwaadin ah oo Soomaaliyeed, aniguna waxaan ahay qofka masuuliyadda koowaad ay ka saaran tahay.” Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu duceeyay Guddoomiyaha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka, wuxuuna faray goleyaasha dowladda in ay soo dhameystiraan dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka oo wax weyn ka taraya dib-u-habeynta iyo hufnaanta garsoorka dalka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in uu magacabaayo Guddiga Dib-u-eegista Dacwadaha iyo Cabashooyinka oo si dhaw ula shaqeynaya Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare. Guddigan oo ka kooban sharci yaqaanno iyo culumada diinta ayaa dib u dhegeysanaya dacwadaha lagu muransan yahay iyo xukunnada ay sida khaldan u rideen hay’daha Garsoorka dalka. Ugu dambeyn, Munaasabadda lagu dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka waxaa kaloo goob-joog ka ahaa gudoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan, Guddoomiye K/Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Wasiirka Caddaalada Mudane Xasan Xaaji, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Saalax Axmed Jaamac, Garsooreyaasha Maxkamadda Sare, Xeer-ilaaliye K/Xigeenka Qaranka iyo Taliyeyaasha Booliiska iyo Asluubta. PUNTLAND POST The post Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Dalka oo loo dhaariyay appeared first on Puntland Post.
  22. Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay mudnaanta koowaad siinayso dib-u-habeynta garsoorka dalka. “Muddooyinkii la soo dhaafay dadkeennu waxa ay ka hadlaayeen caddaalad darro dhinac walba ah oo baahsan. Waxaan ku samaynaynay daraasad meesha dhibku ka taagan yahay iyo xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka. Waxaa noo soo baxday in loo baahan yahay dib-u-habayn, dib-u-habayntaasina maanta ayay bilaabatay, waxaana noogu xigi doona in aan dhisno Golaha Adeegga Garsoorka.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo. Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda xilka culus ee uu u magacaaabay, isaga oo ka codsaday laamaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeedba in ay gacan ku siiyaan sidii uu u gudan lahaa xilka culus ee loo igmaday. Guddoomiye Baashe oo hadal kooban jeediyay dhaarinta kaddib ayaa yiri: “Helitaanka garsoor hufan, madax-bannaan, dhexdhexaad ah, ummadda Soomaaliyeedna ugu adeega caddaalad, waxa uu aasaas u yahay in la helo caddaalad oo iyaduna saldhig u ah wax kasta oo saameeya nolosha bini’aadamka.” “Haddii ay noqoto horumar, haddii ay noqoto amni iyo haddii ay noqoto kor-u-kac dhaqaale dhammaantood waxaa aasaas u ah in la helo caddaalad, helitaanka caddaaladduna waa masuuliyad wadareed saaran qof kasta oo muwaadin ah oo Soomaaliyeed, aniguna waxaan ahay qofka masuuliyadda koowaad ay ka saaran tahay.” Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu duceeyay Guddoomiyaha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka, wuxuuna faray goleyaasha dowladda in ay soo dhameystiraan dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka oo wax weyn ka taraya dib-u-habeynta iyo hufnaanta garsoorka dalka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in uu magacabaayo Guddiga Dib-u-eegista Dacwadaha iyo Cabashooyinka oo si dhaw ula shaqeynaya Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare. Guddigan oo ka kooban sharci yaqaanno iyo culumada diinta ayaa dib u dhegeysanaya dacwadaha lagu muransan yahay iyo xukunnada ay sida khaldan u rideen hay’daha Garsoorka dalka. Munaasabadda lagu dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare waxaa kale oo goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan, Guddoomiye K/Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Wasiirka Caddaalada Mudane Xasan Xaaji, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Saalax Axmed Jaamac, Garsooreyaasha Maxkamadda Sare, Xeer-ilaaliye K/Xigeenka Qaranka iyo Taliyeyaasha Booliiska iyo Asluubta. . Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  23. NAIROBI, May 28 (Reuters) - Kenyan authorities charged 54 people, mainly civil servants, on Monday in an investigation into the theft of nearly $100 million of public funds, a rare move to hold officials to account for graft in a nation where it is widespread. Source: Hiiraan Online
  24. Muqdisho (PP) ─ Garsoorayaal ka tirsan maxkamadda Sare ee dalka ayaa si buuxda u taageeray go’aankii Madaxweynaha Somalia uu xilka uga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka, Ibraahim Iidle Suleymaan isla markaana soo dhaweeyay guddoomiye cusub ee la magacaabay. Mas’uuliyiintan ka tirsan Maxkamadda sare ee Somalia ayaa sheegay inuu madaxweynuhu xaq u leeyahay inuu xilka-ka-qaado Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isla markaana uu magacaabo guddoomiye cusub. Garsoore Axmed Maxamed Sheekh Ibraahim [Baardheere] oo ku hadlayay magaca garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa ku tilmaamay go’aan wanaagsan tallaabada uu madaxweyne Farmaajo xilka kaga qaaday guddoomiyihii maxkamadda Sare, Ibraahim Iidle Suleymaan. Sidoo kale, Wuxuu sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan in wax weyn uu garsoorka ka badali doono guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay jagada maxkamada sare ee dalka. Guddoomiyihii xilka laga qaaday, Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa si cad ugu soo hor-jeestay xil-ka-qaadista lagu sameeyay, sidoo kale xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale ayaa sheegay in wado sax ah aan loo marin xil-ka-qaadista guddoomiyaha maxkamada sare. Dhanka kale, Waxaa maanta loo dhaariyay xilka guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka guddoomiyaha cusub ee xilka loo magacabay, Baashe Yuusuf Axmed, xilli weli uu guddoomiyihii hore diiddan yahay xil ka qaadistii lagu sameeyay. Guddoomiyaha cusub ayaa horay uga tirsanaa xisbiga Waddani ee ka midka ah xisbiyada mucaaradka Somaliland, iyadoo aqoontiisa garsoorenimo shaki weyn la gelinayo, maadaama la sheegay inuusan weligii wax garsoor ah ka sameyn dalka gudihiisa. Ugu dambeyn, Guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaday ayaa sheegay inaan waddo sax ah loo marin xil ka qaadistiisa, iyadoo la xusuusto in xilkaas uu u magacaabay madaxweynihii hore ee Somalia, Xasan Sheekh – iyadoo aysan jirin garsoor soo jeediyay magacaabiddiisa. Haddaba, DHAGEYSO: Codka Garsoorihii ku hadlay afka Garsoorayaasha; http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/05/DHAGEYSOGarsoorayaal-taageeray.mp3 PUNTLAND POST The post Garsoorayaal Taageeray go’aankii xilka looga qaadya Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare appeared first on Puntland Post.
  25. Recent flash and river flooding in Somalia has affected an estimated 772 000 people and displaced nearly 230 000 people from their homes. The World Health Organization in Somalia is responding to the health needs of the most vulnerable, including by airlifting emergency medical supplies to different parts of the country. Source: Hiiraan Online