Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    200,098
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. FILE – African Union (AU) soldiers stand with their armored vehicles near a checkpoint on the eve of presidential elections in Mogadishu, Somalia, Feb. 7, 2017. WASHINGTON/NAIROBI — The African Union Mission in Somalia (AMISOM) says it needs urgent and reliable funding in order to defeat al-Shabab militants and transfer security responsibilities to the Somali National Army. AMISOM chief Francisco Madeira issued the appeal while talking to reporters in Nairobi Thursday. “We need urgent support. Our troops are ready, but they need to be resourced. This has not been happening to expectations, despite the repeated commitments by partners in different forums,” said Madeira. Madeira warned that lack of funding could endanger the hard-won gains in the fight against militants over the last decade. “A stable Somalia is critical for the stability across the East African region and beyond, and if we do not decisively address the threat of al-Shabab, [the group] will continue to pose a danger,” he said. AMISOM has said it will begin drawing down the number of troops in Somalia ahead of a total pullout in 2020. The first batch of 28 Ugandan soldiers left the country earlier this month. FILE – The U.N. Security Council votes on a resolution concerning Somalia, March 23, 2017. President Mohamed Abdullahi Mohamed addressed the council via a video link from Nairobi. A recent United Nations Security Council resolution slightly reduced the maximum number of troops to 21,626. Pre-conditions The AU plan for withdrawal set pre-conditions, including the training and equipping at least 30,000 Somali National Army (SNA) personnel with the support of the U.N. and other donor countries. Madeira says it is the time to help the SNA prepare to take the lead in the stabilization process. “It is urgent that Somalia security forces are capacitated to take over the security responsibilities of their country. The integration of Somali National Army needs to happen in urgency,” said Madeira. Mission optimism As the clock ticks towards a new year, AMISOM and the Somali Army, with the help of U.S. military, are preparing for a major offensive to drive al-Shabab militants out of their strongholds in the Juba Valley, the Gedo region and the Middle Juba region. “We look forward for 2018 with great optimism,” said Madeira. Madeira said AMISOM’s 2018 plans include handing over major frontline bases across Somalia to the SNA. But he questioned the viability of these plans without adequate funding and support. “We will work with the Somali National Forces and other stake holders to open unsecure main supply routes, protect strategic infrastructure such as key bridges in order to link population centers and support humanitarian activities. These operations are all subject to availability of adequate support,” said Madeira. On Tuesday, Somali Defense Minister Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman said an assessment conducted by the government found that approximately 30 percent of the SNA soldiers do not have weapons. The evaluators said some units also lack medium and heavy weaponry, and some are “undermanned.” Khadar Hared contributed to the story from Nairobi. VOA
  2. Somaliland is often described as a breakaway state, void of international recognition. But most parts of Somaliland—including Hargeisa—boast safe, democratic, and culturally compelling destinations for tourists and professionals alike. Situated on a more temperate plateau, Hargeisa was a cultural epicentre for Somalis until the 1970s, and an overdue revival of its historical and creative essence is being fuelled by the tens of thousands of Somalis returning from the diaspora to their homeland with ideas and capital to invest. With a population of roughly 800,000, Hargeisa is the capital city and financial hub of Somaliland. Its construction and telecommunications sectors are booming, with new buildings coming up on a weekly basis. In the midst of all this modernization, many souvenirs can be picked up from the central market, including cowbells made of wood, dhiil (traditional milk containers), and the baati, a cotton dress recently popularized by a major international fashion magazine. A mandatory-without-being-mandatory trip to Laas Geel will expose you to the rich history of the region: stunning cave paintings dating back 6,000 years are just an hour away from Hargeisa. The cave paintings are some of the most vivid rock art in Africa, telling stories of cattlemen with ceremonial robes (and domesticized dogs!). Speak to the curators at the Saryan Museum, who would happily accompany you, and enjoy the art of their story-telling, so integral to Somalis across the globe. Nightlife in Hargeisa is filled with music, drawing inspiration from 1970s funk, contemporary pop, and Somali storytelling again. A famous boiling pot of creativity is Hiddo Dhowr (“preserve culture”), a restaurant and music venue built like traditional Somali homes (aqal Soomaali). Famous artists from Hargeisa, Mogadishu, and the West perform classical and contemporary Somali music every Thursday. Make sure you try dancing Dhaanto and Buraanbur, and finish your evening with sweetened Somali tea made with camel milk. Cash is king in Hargeisa. There are several ATMs available in hotels and banks, but most people use mobile money, as mobile penetration is amongst the highest in Africa. The Ambassador Hotel, located a mile from the airport, provides some of the best goat meat and tropical fruit smoothies in East Africa. You can also go to Café Barbara for good coffee and, in case you’re interested, the latest political and social intrigue making the rounds! For the more lazily inclined visitor, Gulivery delivers food to your doorstep, competing with the likes of UberEats. No trip to Hargeisa is complete without a quick fadhi ku dirir session in the shade. There are hundreds of tea stalls across the city, with plastic chairs or stools made out of cow skin, for you to sit and embrace the city’s atmosphere. Don’t hesitate to say “iskawaran?” (“how are you doing?”) to passing residents to evoke the hospitable responses of Somalis in Hargeisa. Worldbank Hassan Hirsi Communications Consultant Hassan Hirsi is a Communications Consultant working with the Somalia Country Management Unit (CMU). Blogging on: NASIKILIZA
  3. Taliyihii ciidanka bilayska Puntland ee gobolka Cayn Col, Maxamuud Jaamac Cali ayaa ku geeriyoodey magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Taliyaha ayaa u geeriyooday xanuun awgiis, sida ay eheladiisa u xaqiijiyeen weriyaha Puntlandi ee Garowe, wuxuuna uu ku geeriyooday isbitaalka guud ee Garowe. Maanta oo jimco ah ayaa marxuumka lagu aasayaa magaalada Garowe, iyadoo ay ka qeyb galayaan masuuliyiin dowladda katirsan iyo saraakiil ciidan. Puntlandi.com
  4. Sheikh Cabdiraxmaan Dabcasar ayaa ku sugan saldhiga booliska madaarka Hargeysa ka dib markii saaka Jabouti ku soo celisay diyaarad shalay lagaga masaafuriyey Hargeysa. Shaqaalaha madaarka ayaa inoo sheegay inay ku war heleen Dabcasar oo diyaarada dhexdeeda fadhiya oo diidan inuu dego ilaa markii dambi laga soo dejiyey ka dibna la geeyey qaybta booliska madaarka. Dabcasar oo shalay laga sii daayey xabsi ku yaalla Hargeysa ayaa intii diyaaradii lagu masaafuriyey ayna ka bixin hawada madaarka wuxuu dhexdeeda ku duubay muuqaal uu ku dhaliilayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Puntlandi.com
  5. Muqdisho (Caasimada Online)-Gudoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka jawaab celiyay qoraal ay dhawaan usoo dirtay Xeer ilaalinta Qaranka Somalia. Jawaari ayaa qoraalka Jawaab celinta ah u diray Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir, waxa uuna ku cadeeyay inay Jawaab u tahay warqad codsi ah oo ku saabsaneyd xasaanad ka qaadida Xildhibaanada kala ah Xasan Macalin iyo Cabdi saabir Nuur Shuuriye. Warqadan oo ka koobneyd Saddex bog ayaa waxa ay ku taariikheysneyd 19-ka bishan December 2017-ka. Jawaabta warqada ayaa waxaa lagu qeexay go’aan kasoo baxay fadhi ay 18-kii bishan Guddiyada Joogtada ka yeesheen warqada codsiga uu u soo gudbiyay Xeer Ilaaliyaha, waxaana kulanka kaddib ay isku raaceen jawaab cad ah oo dhaliilo iyo talooyin loogu jeediyay Xeer Ilaaliyaha. The post Akhriso: Jawaari oo Xeer ilaaliyaha Qaranka u diray Warqad Jawaab celin ah appeared first on Caasimada Online.
  6. Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa loogu baaqay inay waxbadan ka bedesho talaabooyinka ay ku caburineyso Siyaasiyiinta kasoo horjeeda. Qaar kamid ah Xisbiyada Mucaradka oo ka gadoodsan caburinta lagu hayo Siyaasiyiinta dhaliilsan howlaha Qaranka ayaa sheegay in DFS laga doonayo dulqaad maadaama ay tahay tan laga sugaayo isbedelka. Waxa ay sheegen in dhinacyada Mucaaradka ay xaq u leeyihiin inay dhaliilan wax waliba oo ay u arkaan caqabad, balse dowlada laga doonaayo inay si hoose u saxdo khaladka la faramuuqaayo ee lagu eedeynaayo Farmaajo iyo Kheyre. Waxa ay cadeeyen in mucaaradka uu yahay mid codkiisa ku raadinaaya xil ama kursi heer Madaxweyne sidaa aawgeed aysan munaasib aheyn in DFS ay ku jawaabta qori caaradiisa. Waxay Dowladda ka dalbadeen inay yareyso caburinta ay ku heyso siyaasiyiinta, waxeyna sheegay hadii Dowladda ay adeegsato awood in ay imaan karto khalaase hor leh oo caasimaddu ay gasho. Dhinaca kale, waxa ay ku taliyeen in xariga iyo caburinta la huri waayo loo maro waddo sharci ah oo aan loo marin rasaas iyo duulaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post DFS oo loogu baaqay ka fogaan shiyaha arrin ay aad u dhibsanayaan Mucaaradka appeared first on Caasimada Online.
  7. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida ay baahinayaan wakaaladaha Africa waxaa sii xumaanaya wada shaqeynta ka dhexeysa Xildhibaanada baarlamaanka Ethiopia, kadib markii ay isku khilaafeen qaabka loo wajahaayo xiisada ka dhex aloosan Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Xildhibaanada ka soo kala jeeda Amxaarada iyo Oromada oo aad uga careysan dhibaatooyinka labada qowmiyadood ayaa si cad u qaadacay kulanka baarlamaanka Ethiopia. Xildhibaanada Amxaarada iyo Oromada, ayaa sheegay inaan la qaban doonin kulan danbe oo ay isugu imaanayaan Xildhibaanada waa haddii aan la qaadin talaano lid ku ah rabshadaha u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Xildhibaanada ayaa sheegay in xiligaan aanu jirin sabab uu baarlamaanka u kulmo ilaa Ra’isul wasaare Hailemariam Desalegn uu ka bixinayo sharaxaad ku saabsan rabshadaha u dhexeeya labada qowmiyadood iyo sida ay ku bilawdeen. Xildhibaanada ayaa Ra’isul wasaaraha ugu baaqay inuu hor imaado baarlamaanka si wax looga weydiiyo rabshadaha, maadaama ay dhibaatadu sii xoogeysaneyso. Sidoo kale, Xildhibaano kale oo ka tirsan isla baarlamaanka ayaa qaba in rabashadaha u dhexeeya labada qowmiyadood uusan saameyn ku yeelan howlaha baarlamaanka. Khilaafka labada qowmiyadood ee saameynta ku yeeshay Xildhibaanada ayaa ka dhashay xasuuq Isbuucii la soo dhaafay ay qowmiyada Oromada u geysatay Soomaali dhan 60 qof. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ka hadlay TV-ga dalkaasi ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah lagu laayay xero boolis dhexdeeda. Dhinaca kale, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa xaqiijiyay in guddi loo saaray arrinta si ay u soo baaraan ka dibna wuxuu sheegay in waxa sharciga uu ka qabo lagu qaadi doono kuwa dembiga uu ku caddaado. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dagaalka Soomaalida & Oromada oo saameyn adag ku yeeshay Xildhibaanada baarlamaanka Ethiopia appeared first on Caasimada Online.
  8. Xukumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa uga digtay masuliyintii hore ee dawladda Soomaaliya in ay isticmaalaan Gadiid ciidamada melatariga Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta xukumadda Soomaaliya EN. Cabdiraxmaan Yarisow, ayaa sheegay in caqabad tagan ay tahay in gadidka ciidamada ay wadataan shaqsiyaad gaar ah. Wasiirka ayaa intaasi raaciyay inay jiraan shaqsiyaad dawladda ka mid ahaa oo si gaar ah u heesta gadiid ciidamada xooga oo baahi looqabo in dalka loogu adeego. Wasaarada gadhandhiga federaalka ee Soomaaliya oo dhowaan soo sartay Daraasad lagu qiimeynayey agabyada ciidanka heysto, caqabadaha jira, tababarka ay heystaan iyo diyaar garowgooda, ayaa waxaa ka mid ahaa in gaadiidka ciidanka ku jiro gacan kale. Daraasada ayaa soo bandhigtay inay jiraan gaadiid ciidanka XDS oo shaqsiyaad mas’uuliyiin hore iyo dadkale ay wataan, tanoo ka soo horjeeda nidaamka sharciga. Golaha Wasiirada ayaa si aqlabiyad leh u codeeyey in dhammaan gaadiidka ciidanka la soo celiyo oo cidii soo celin weysana sharciga la horgeyn doono. Goobjoog News Source
  9. Muqdisho (Caasimada Online)-Qaramada Midoobay ayaa loogu baaqay inay xayiraad kusoo rogto amiirka dhaxal sugaha ah ee dalka Sacuudiga Mohammed bin Salman oo lagu eedeeyay xadgudubyo loo geystay Yemen. Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa QM ugu baaqday inay hakiso dhammaan dhaqdhaqaaqyada Bin Salmaan, iyadoo loo aqoonsan doono qaswade. Akshaya Kumar, oo ah ku-xigeenka Agaasimiha hay’adda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch, ayaa sheegtay in Bin Salmaan uu halis ku yahay rajada shacabka Yemen, waxa ayna ku talisay in la cunaqabateeyo. Akshaya Kumar, waxa ay sheegtay in dhaxal sugaha Sacuudi Carabiya uu ka masuul yahay xadgudubka gudaha Sacuudiga iyo dhibaatada bani’aadamnimo ee sii socota ee ka jirta dalka deriska la ah ee Yemen.” Kumar ayaa sheegtay in dib u habeynta Mohammed bin Salman, sida haweenka u oggolaanaya in ay wadaan gawaarida, furitaanka waxbarashada jimicsiga ee gabdhaha, iyo masraxyada filimka in ay furaan, ay ahaayeen tallaabooyin muhiim ah, balse waxa ay ka digtay dhibaatooyinka Amiirka u ka gaysanayo meelaha kale. Akshaya Kumar, oo arrinkaas ka hadlaaya ayaa tiri “Dagaalka Yaman, iyo doorka weyn ee xilka wasiirka difaaca, ma aha kuwa si aan fiican u sharxi kara hoggaamiye dhalin-yar ah,” oo aragti iyo isbadal doon ah ayay tiri. Dhinaca kale, Kumar ayaa hadalkeeda raacisay maaddaama xaddidaada la saaray Yaman ay halis galinayso qarkana ay u saaranyihiin malaayiin qof macaluusha iyo faafinta cudurrada caadiga ah ee la daweyn karo, ma aha in Amiirka Mohammed bin Salman loo ogolaado inuu suubiyo waxa uu rabo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Dhaxal sugaha Sacuudiga oo loo aqoonsanaayo qaswade boholo mugdiya kuwada mustaqbalka wadanka… appeared first on Caasimada Online.
  10. Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya ciidammada xoogga dalka, aysan lahayn qorsho wada shaqeyn iyo isdhexgelin ah. Francisco Madeira wuxuu sheegay in tababarada kala duwan ee ciidammada Soomaaliya la siiyo aysan ka muuqan goobta dagaalka ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab. Tani waxay imaaneysaa iyadoo AMISOM ay bilowday in si aayar ah uga baxdo Soomaaliya. Illaa 1000 askeri ayaa illaa iyo hadda ka baxay dalka. In AMISOM ay bilowdo ka bixidda Soomaaliya wuxuu ka dhashay qaraar ay Qaramada Midoobey saxiixday bishii August. Qorshaha wuxuu yahay in masuuliyadda howlgalka ay la wareegaan ciidammada xooggadalka Soomaaliya. Askarta ayaa laga doonayaa in ay qeyb muhiim ah ka noqdaan dhowridda amniga dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Qodobada ugu muhiimsan ee uu ka hadlay madaxa AMISOM ■ Ciidammada Soomaaliya isku tababar ma ahan, mana wada howlgali karaan ■ Ma lahan talis sax ah iyo xakameynWaxaa tababara EU, Turkiga, UAE iyo dalal kale ■ Wada shaqeyn la’aan ka dhexeyso dalalka soo kala tababara ciidammada Soomaaliya ■ Waxay ciidammadaasi ku kala biiraan maamul goboleedyo, shirkaddo gaar ah ■ Kuwa militariga ku biiray ma haystaan adeegga aasaasiga ah sida hub iyo hoy ■ AMISOM kun askeri ayey Soomaaliya ka saartay. Sannadka soo socdana kun kale ayaa la bixi doonaan ■ Militariga Somaaliya diyaar uma ahan in uu la wareego fariisimada AMISOM ay banneyneyso ■ AMISOM ciidammo badan way keeni kartaa, haddii maalgashi ay hesho ■ Tirada ciidammada waxay ku xiran tahay qalabka ay haystaan sida diyaaradaha ■ AMISOM in ay isku dayeysay in ay caawiso ciidammada Soomaaliya si hubka uusan gacanta ugu galin Al-Shabaab Laakiin madaxa AMISOM wuxuu sheegayaa in militariga Soomaaliya aysan “diyaar u ahayn in ay la wareegaan saldhigyada ay AMISOM ka bexeyso iyo howlgalka amniga”. Soomaaliya ma isku filan tahay bixitaanka AMISOM ka dib?Ma lagu guuleysan karaa dhismaha ciidammada qaranka Soomaaaliya?Yaa masuul ka ah rayidka lagu laayay Soomaaaliya? Ciidammada Soomaaliya ma haystaan qalab ku filan, tiradoodana ma gaareyso inta loo baahan yahay, balse waxay hadda la howlgalaan kuwa AMISOM iyo ciidammo kale oo ajaaniib ah. Francisco Madeira wuxuu sheegayaa in tababarka aadka loogu baahan yahay ee hadda socda uusan lahayn mabaadii’da aasaasiga ah. Midowga Yurub, Turkiga, dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, iyo kuwa kale ayaa tababara ciidamada Soomaaliya, balse Madeira wuxuu sheegayaa in loo baahan yahay in la isu yimaado oo la isku raaco qaabka loo mideyn karo dadaalka la wado. Wuxuu sheegay in qaar ka mid ah ciidammada la tababaray ay maamul goboleedyo ka tirsan yihiin, qaarna ay ku biiraan shirkado gaar loo leeyahay oo amniga ka shaqeeya, kuwana ay ka tirsan yihiin militariga balse “aysan haysan waxyaabaha aasaasiga ah sida hubka iyo xarrumo”. AMISOM dhankeeda waxay wajeheysaa dhaqaale xumo ka dhallatay maalgelinta xaddidan, waxaana jirto cabsi ah in ka bixitaankooda uu saameeyo guulaha ay ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
  11. Addis Ababa (PP) ─ Xildhibaannada kasoo jeeda Amxaarada iyo Oromada ayaa Qaadacay kulanka Baarlamaanka dalka Itoobiya, iyagoo ka careysan rabshadaha u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Mudanayaashu waxay sheegayaan inaysan jirin sabab uu Baarlamaanka u kulmo illaa Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn uu ka bixinayo sharaxaad ku saabsan qalalaasaha u dheexeeya qowmiyadaha ee dalka ka taagan. Sidoo kale, Amxaarada iyo Oromada waxay muddo ka dibadbaxayeen waxay ku tilmaameen faquuqa siyaasadeed iyo midka dhaqaale ee ay sheegeen in si gaar ah iyaga loogu hayo. Muddo bilo ah waxaa socdo dagaal dad badan ay ku dhinteen oo u dhexeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Toddobaadkii lasoo dhaafay ayaa in ka badan 60-qof oo Soomaali ah lagu dilay Gobolka Oromada ee Itoobiya. Dhanka kale, Arbacadii lasoo dhaafay ayaa Xisbiga EPRDF ee talada wuxuu ku eedeeyay Golihiisa Fulinta inay awoodi waayeen inay rabshadaha dalka taagan ay xal u helaan. Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay TV-ga dalkaasi ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah lagu laayay gudaha Xero Booliis oo ku taalla Gobolka Oromada. Inkastoo Desalegn uusan sheegin tirada Soomaalida ah ee la dilay, ayaa la sheegayaa in tirada la laayay ay u dhaw yihiin 100-qof, wuxuuna Desalegn sheegay in dhibaato badan ay ka dhacday goobtaas. Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya ayaa xaqiijiyay in guddi loo saaray arrinta si ay u soo baaraan ka dibna wuxuu sheegay in waxa sharciga uu ka qabo lagu qaadi doono kuwa dambiga uu ku cadaado. PUNTLAND POST The post Khilaafka u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada oo Saameeyay Baarlamaanka Itoobiya appeared first on Puntland Post.
  12. Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo dhawaan uu Madaxweynaha Mareykanka ku goodiyay inuu talaabo ka qaadi doono wadamada xubnaha ka ah QM ee ka hor imaada go’aanka Qudus,, ayaa waxaa arrinkaas jawaab ka bixiyay Wadamada qeybta ka ah QM. Wadamadan ayaa si buuxda uga soo horjeestay hanjabaada Maraykanka iyaga oo u codeeyay qaraar ka dhan ah go’aanka madaxweyne Donald Trump. Wadamadan waxa ay qaadaceen go’aanka Trump ee uu Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israel, waxaana qaraarka lagu ansixiyay Shirwaynaha Guud ee Golaha Khamiistii. Waxaa u codeeyay 128 dal waxaana kasoo horjeestay 9 dal, halka 35 dal ay ka aamuseen arrintaan. Sidoo kale, wakiilada golaha ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay qaraarka inkasta oo maamulka Trump ay isku dayeen inay cabsi galiyaan wadamada ka hor imaaday go’aanka Qudus looga dhigay caasimada Israel. Maamulka Trump ayaa ayaa ugu caga jugleeyay dowladahaas in ay kaalmada dhaqaale ka jarayaan dalalka xubnaha ka ah golaha ee codkooda uga soo horjeesta go’aankiisa. Safiirka Maraykanka u fadhiya QM, Nikki Haley, ay ka digtay in ay qaadi doonto magacyada dalalkaas, waxa ayna arrin culeyskeeda leh ku sheegtay talaabada ay qaadayaan wadamadaasi. Dhinaca kale, Wakhti kooban ka dib codeynta, hoggaamiyeyaasha Falastiiniyiinta ayaa ugu yeeray codka guusha ree Falastiin waxayna u mahadcelisay wadamada xubnaha ka ah UN-ta ee diiday in ay taageeraan go’aanka “Trump” inkastoo oo cadaadis badan lagu soo rogay”. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Go’aankii Trump ee Qudus oo lalaalay & Golaha Guud ee QM oo hal mowqif yeeshay appeared first on Caasimada Online.
  13. Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas maanta oo tagay Magaalada Burtinle ayaa sheegay inay wadaan hishiis ay kala dhex dhigayaan Dadka kud-dagaalamay degaankaasi. Madaxweynaha Puntland oo booqday degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa ka hadlay dagaal labo beelood ku dhex maray deegaanka Gumbur ah howdka u dhexeeeya Gobalada Sool iyo Nugaal. Madaxwayanaha ayaa kulama laqadanaya dadka degaanka waxaana uu sheegay in labada dhica uu lahadlay dirirta ay u-dhaxeeso ayna balann qadeen hishiis rasmi ah inay wada-gaaraan. Waxaa kale uu sheegay dhica Mudug in meel wanaagsan ay marayaan nabada Gaalkacyo oo dhawaan hishiis la gaaray taasi uu sheegay in waxbadan ay kabadashay nolosha dadka uu sheegay inay donayaan nabad waaarta. Source
  14. Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan [Jawaari] ayaa u qoray Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir Warqad jawaab u ah codsigii uu Xeer-ilaaliyaha soo gudbiyay oo ahaa Xasaanad-ka-qaadidda Xildhibaanada kala ah Xasan Macalin iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye. Warqadan oo ka ku Taariikheysan 19-ka bishan December 2017-ka, ayaa ka soo baxday shir gaar ah oo ay bishan 18-keedii yeesheen gudiyada joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale, Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay Xeer-ilaaliyaha in iyadoo aanu guddoonka soo gaarin warqadii codsiga Xasaanada uu Saxaafadda ka sii daayay, isla markaana ka sheegay magacyada labada xildhibaan, taasoo lagu sheegay inay mid qalad ah oo baal marsan sharciga. Haddaba, AKHRISO; Qoraalka kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Somalia; PUNTLAND POST The post AKHRISO: Guddoomiye Jawaari oo ka Jawaabay hadalkii Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka appeared first on Puntland Post.
  15. Deegaanka Caggaare, weli waxaa is hor fadhiya laba beelood oo Colaad dhawaan ku dhexmartay deegaano u dhaxeeya Gobolada Sool iyo Nugaal, Dagaalkii ugu danbeeyay ee dhexmara Xoolo dhaqatada ayaa sababay dhimasho iyo dhawaac. Inta la xaqiijiyey 14 Qof ayaa ku geeriyooday in kabadan 50 Qof oo dhinacyadii dagaalku uu dhexmaray iyagana dhawac ayaa soo gaaray. Waxaa hadda laga Cabsi qabaa in mar kale ay isku dhacaan dadka Reer miyaga ah kuwaas oo isku haya deegaanka, Mid Ka Mida Waxgaradka Puntland oo Dawlada Ugu Baaqay inay Ciidamo Kala dhexdhigto Beelaha dirirtu ku dhexmartay Deegaanka Caggaare. Nabadoon Xuseen Cabdiraxmaan Xaaji oo ka mida Wax-garadka ka soo jeeda deegaanada wax ka dhaceen ay Puntkland Ugu baaqay in Ciidamo kala dhex gala dadka dirirsan u dirto. Xaalada degaanka ayaa hada ah Mid degan waxaana soconaya waan lagu xoojinay nabada iyo xabad joojin lakala dhex dhigayo beelaha halkaasi kudagalamay. Goobjoog News Source
  16. Halyey Cali Maxamed Geedi oo maanta booqasho ah dhiiri galin iyo taageero ugu tagay xulka Kubada Cagta ee Puntland
  17. Wasiirka Dastuurka Soomaaliya cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay weheliyaan Wasiirada Dastuurka dowlad Goboleedya dalka iyo guddoomiye ku xigeenka gobola Banaadir,ayaa Maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Wasiirka Dastuurka Puntland iyo mas’uuliyiin ka socday Wasaaraddiisa ayaa wefdiga ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe,waxaana ujeedka wefdigaan ayahay shir weyne ku saabsan Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka oo Maalinta berri ah ka furmi doona Garoowe. Shirka oo muddo laba maalmood ah socon doona ayaa si gaar ah looga hadlayaa turxaan-bixinta Dastuurka dalka,waxaana ka qaybgalaya dhamaan Wasiirada Dastuurka dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir. Bishii May ee sannadkaan,Wasiirka Dastuurka Soomaaliya iyo Wasiirada Dastuurka dowlad goboleedyada ayaa samaystay madal ay ku midaysan yihiin,kadib shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Madasha ayaa loo as-aasay sidii looga fogaan lahaa khilaaf ku saabsan Dastuurka oo ka dhex abuurma dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada,balse waxaan xilligaas Madasha ku jirin oo haatan ku soo biiray maamulka gobolka Banaadir. PUNTLAND POST
  18. Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii Maanta si aqlabiyad ah ugu codeeyay qaraar burinaya go’aankii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu Caasimadda Israel ugu aqoonsaday magaalada Qudus. 128 dal ayaa u codeeyey qaraarka,sagaal waddan ayaa diiday,halka 35 dal ay ka aamustay,kadib kulan deg deg ah oo Goluhu ku yeeshay magaalada New York gelinkii dambe Maanta. Qaraarka loo codeeyay ayaa ku baaqaya in la buriyo go’aan kasta oo wax ka beddelaya xaaladda haatan ay ku sugan tahay Qudus,inkastoo uusan si gaar ah u magacaabin madaxweyne Trump,sidoo kale wuxuu dalalka ku boorrinayaa in aanay wax safaarado ah ka furan magaalada Qudus. Maraykanka iyo Israel ayaa cambaareeyey dalalka u codeeyay qaraarka. PUNTLAND POST The post Golaha guud ee Qaramada Midoobay oo si aqlabiyad leh ugu codeeyay qaraar ka dhan ah go’aankii Trump. appeared first on Puntland Post.
  19. Somalia has released without charge a former minister and critic of the government who spent two days in jail after being arrested for alleged treason, a lawmaker said on Thursday. The arrest of Abdirahman Abdishakur, who was a candidate in a February election won by President Mohamed Abdullahi Mohamed, followed mounting pressure on the president and his UN-backed government to end an Islamist insurgency. “Last night at midnight, they released ex-minister Abdirahman Abdishakur,” lawmaker Mahad Salad told Reuters. The MP said he, other colleagues and the ex-minister were going to court on Thursday to “know the evidence on what he (Abdishakur) was first arrested”. Islamist militants al Shabaab have been stepping up pressure on Mohamed’s government by staging frequent and increasingly large-scale bombings against both civilian and military targets in recent months in the capital Mogadishu and elsewhere. The group is fighting to expel African Union peacekeeping force AMISOM from Somalia, topple the federal government and impose rule based on its strict interpretation of Islam’s sharia law. More than 500 people were killed in twin bomb blasts in Mogadishu in October while this month a suicide bomber killed at least 18 people at a Mogadishu police academy. At a news conference after his arrest, Somalian attorney general Ahmed Ali Dahir had described Abdishakur’s house as a hub for the opposition and a gathering point for people who wanted to replace the government. Early on Thursday, al Shabaab militants ambushed three vehicles belonging to the military’s U.S.-trained special forces unit Danab on a road between Mogadishu and the town of Wanlaweyn. The group said it seized the three cars while residents said they saw two burning cars. Police Major Ahmed Nur told Reuters al Shabaab had targeted the convoy with a roadside bomb before ambushing it. “We sent reinforcement to the area but we believe many died from both sides,” he said. “We ambushed the so-called military commandos and took their pickups,” Abdiasis Abu Musab, al Shabaab’s military operation spokesman, said. Somalia has been locked in lawlessness and violence since the early 1990s, following the ouster of dictator Mohamed Siad Barre. Source: Reuters The post Somalia releases jailed ex-minister and government critic appeared first on Caasimada Online.
  20. Hadal laga soo duubay wadaadka caanka Sheikh Daahir Aw-cabdi oo gaaray Warbaahinta PUNTLAND POST wuxuu si adag uga hadlay Shiikhu dhawr arrimood sida xiriirka u dhaxeeya Somalia iyo Dalalka Carabta,Digniin habaar ah oo ku socota Xildhibaanada Dowladda Soomaaliya oo uu ugu baaqay inay joojiyaan mooshin ka dhan ah Xukuumadda iyo Arrimo quseeya dib u dhaca mudada dheer ka jiray dalka. Sheekh Daahir ayaa intii uu waday khudbada waxaa indhihiisa soo dhaaftey ilmo wuxuuna ku sheegay dalalka carabtu inaysan abaal iyo wanaag midna ku lahayn taariikhda kasoo kabashada colaadihii mudada dheer ka jiray dalka Soomaaliya. Shiikha ayaa ku eedeeyay dalalka Carabta kuwo aan u turi jirey shacabka iyo madaxda Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay inay xaaran tahay maanta in lala kala safto, Isagoona ugu baaqay Soomaalidu inay ka shaqeyso sidii ay u garab istaagi lahaayeen Dowladooda. Daawo Digniinta Sheikh Daahir Awcabdi Abshir Dhiirane PUNTLAND POST. The post Sheikh Daahir Awcabdi oo digniin adag u direy Baarlamanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa dagaal qaraaran oo dhexmaray ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska iyo Maleeshiyaadka al-Shabaab kaa oo ka dhacay degaan u dhow Alifow oo hoosyimaada degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo ahaa mid qaraaran ayaa waxa uu yimid kadib markii maleeshiyada al-Shabaab ay dhexda u galeen Ciidamo ka tirsan Kumaandooska oo watay gaadiid dagaal. Maleeshiyada ayaa ciidamada wadada ugashay xili ay galbinayeen Maxabiis ka tirsan Al-shabaab, waxa ayna Saraakiisha ciidamada daboolka ka qaaden in dagaalka lagu dilay laba Maxabuus oo horey ay gacanta ugu hayeen Ciidamada. Saraakiisha ayaa sheegay in dilka labada maxbuus ee al-Shabaab uu yimid kadib markii ay isku dayeen inay baxsadaan inta uu socday dagaalka. Saraakiisha ayaa intaa raacisay in maleeshiyaadka weerarkooda uu ahaa mid ku qotomay badbaadinta labada maxbuus. Labada Maxbuus ee ciidamada ay dileen ayaa waxa ay kala ahaayeen Kalar Maadow Caliyow oo Al-shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada Shabeellaha Hoose iyo C/laahi Xasan oo u qaabilsanaa La-taliyaha Sarkaalka Al-shabaab ee Gobolka shabeellaha Hoose. Dhinaca kale, Saraakiisha Kumaandooska waxa ay xaqiijiyeen in maleeshiyaadka al-Shabaab ay ka furteen Hub iyo Gaadiid ay kusoo duulaan tageen. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kumaandooska Somalia oo khaarijiyay laba maxbuus oo xilal waaweyn ka hayay al-Shabaab (Magacyada) appeared first on Caasimada Online.
  22. Djibouti Telecom and its partners have agreed a supplier contract with TE SubCom for the Djibouti Africa Regional Express (DARE) subsea cable system. DARE will link Djibouti with Mobasa, Kenya, with branches to three major coastal cities in Somalia – Mogadishu, Berbera, and Bosaso. The 5,400km cable will offer 100G low-latency services to East Africa and the Horn of Africa with high-capacity transmission delivering up to 30Tbps of capacity. It is configured as a two fibre pairt trunk, with each trunk fibre pair offering cross-sectional capacity of 150 channels at 100Gbps. “With high-capacity and low-latency, the DARE system will offer an alternative route to East Africa and the Horn of Africa, easing congestion across existing systems, promoting competition and supplying much needed capacity to a rapidly expanding region,” said M Mohamed Assoweh Bouh, Djibouti Telecom general manager. “We are confident in TE SubCom’s superior technology and operational expertise and look forward to launching the implementation phases of the project.” DARE will include diversified points of presence (PoP) with option for future connectivity via TE SubCom’s reconfigurable optical add/drop multiplexing product line (ROADM), with an additional optional branch available to Dar E Salaam in Tanzania. It mark the latest in a number of contracts for TE SubCom. The subsea company is involved with the Monet cable linking Latin America to Africa; Hawaiki, which links Australia to the US via Hawaii; and a new Pacific cable involving Facebook and Amazon, among others. “Our selection as supplier demonstrates our commitment to the regional short-haul marketplace and we are very pleased to partner on the DARE project to deliver this system that will stimulate growth in the region by providing robust, reliable and low-latency connectivity,” said Sanjay Chowbey, President, TE SubCom. “TE SubCom is proud that DARE has entrusted our team with the responsibility to make their project a reality.” The regional submarine cable system is expected to be completed by May 2018. capacity media
  23. Djibouti wants to build sustainable, productive and promising economic ties with Turkey, says country’s president ANKARA–The current trade volume between Djibouti and Turkey can be boosted through cooperation, top visiting Djibouti officials said on Wednesday. “We want to build more prospective, sustainable, productive and promising relations,” Djibouti President Ismail Omar Guelleh said in a message read out by Ilyas Moussa Dawaleh, Djibouti’s economy and finance minister, during a roundtable meeting of Turkey’s Foreign Economic Relations Board (DEIK). Guelleh and his official delegation arrived in the capital Ankara on Tuesday for a two-day official visit. Turkey’s exports to the coastal Horn of Africa country stood at $83.6 million in the first 10 months of this year, while imports from Djibouti totaled $317,150, according to the Turkish Statistical Institute (TUIK). Guelleh said the DEIK meeting, which brought his delegation together with Turkish business leaders, is a good sign of Turkey’s willingness to develop new business opportunities. “We aim for win-win cooperation for our businesspeople, institutions, and the private sector,” he underlined in his message. Guelleh argued the investment climate should be approved to counter challenges and international competition. Djibouti provides investment opportunities in many sectors for the Turkish private sector, he added. ‘Opportunities for Turkish investors’ Speaking at the meeting, Turkish Deputy Finance Minister Cengiz Yavilioglu called Djibouti a strategic country which offers a number of opportunities to Turkish investors. The countries have the potential to cooperate in the areas of infrastructural investments, construction services, energy, agriculture, livestock and health sectors, Yavilioglu said. Hailing the promising rise in the bilateral trade volume seen this year, Yavilioglu said this still falls short of potential as both countries are hubs for international trade routes. “Boosting a balanced trade volume will continue to be one of the priorities for our bilateral economic agenda,” he said. Nail Olpak, the head of the economic relations board, also said that Turkey and Djibouti’s shared Ottoman-era cultural legacy and brotherhood would enable them to strengthen economic ties. “Our bilateral trade could reach $84 million in the first 10 months of this year. We made efforts to raise it to $150 million as a first step then to the range of $300-500 million in the medium and long term,” he stated. Guelleh’s visit at the invitation of Turkish President Recep Tayyip Erdogan comes two years after Erdogan’s visit to Djibouti. In 2005, Turkey’s official outreach to Africa gained new momentum when, Erdogan, then prime minister, declared 2005 the Year of Africa, and Turkey was accorded observer status by the African Union. AA
  24. Chinese soldiers are seen in front of a PLA flag at the force’s base in Djibouti. Photo: PLA Daily The Chinese military said it needed a replenishment facility to supply food and fuel to its vessels participating in United Nations-led anti-piracy patrols in the Gulf of Aden. That was the justification for leasing a large chunk of seafront land in the East African country of Djibouti. Djibouti is located between the Gulf of Adan and the Red Sea. Photo: Getty Images But observers say Taiwan should be worried that the People’s Liberation Army has ratcheted up expansion of its first overseas camp that sits right on the Horn of Africa, after its August inauguration. Recent satellite images show that legions of permanent structures have been erected on the PLA base, which lies to the west of Djibouti city and adjacent to the capital’s multipurpose port. A command building, several warehouses and nine helicopter hangars along a 400-meter runway are easily identifiable, and a 300-meter port is also taking shape. Military analyst Andrei Chang believes the port will ultimately be able to service four to six guided-missile destroyers at the same time. PLA base taking shape in Djibouti. It’s said that a brigade from the PLA’s ground force, the Marine Corps, has been stationed there, raising suspicions that replenishment of vessels could go far beyond food and fuel and may also include ammunition or even personnel reinforcements. Not many buy Beijing’s story that it is renting and fortifying a portion of Djibouti’s coastline simply to combat pirates in the nearby Gulf of Aden and Red Sea. Some observers say that when Beijing beefs up its military presence overseas in places of strategic significance, it has Taiwan on its mind. The resource-scarce island, which Beijing regards as a renegade province of China, depends substantially on the narrow waterway linking the Suez Canal and the Arabian Sea for oil imports from the Middle East as well as trade with Europe. China has deployed a number of destroyers and cruisers in the anti-piracy patrol in the Gulf of Aden. These warships would be able to intercept Taiwan-bound oil tankers in the event of war. Photo: Xinhua In the event of a military showdown with Taiwan, it could take more than a month for the PLA to dispatch warships from ports at home to waters surrounding the Horn of Africa some 9,000 kilometers away to intercept tankers ferrying oil to the island. Yet such a deployment would be way swifter if made from the new naval base in Djibouti, from where just a handful of PLA corvettes or destroyers could seal off Taiwan’s oil and trade artery in no time. Such a stratagem will be especially vital if the PLA loses its sea and air supremacy in the East and South China Seas to blockade Taiwan, should the United States and its Asian allies step in. Yet others argue that it remains to be seen how Camp Lemonnier, a US Navy expeditionary base that is in close vicinity to the PLA camp, would respond in such a scenario should PLA warships interrupt freedom of navigation in neighboring waters. Atimes
  25. Madaxweynaha Puntland oo Gaadhay Buurtinle “waxaan ugu baaqayaa Shacabka Puntland inay nabad kuwada noolaadaan nabad kuwada daaqaan “. Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar shaqo ku tegey magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa magaalada Buurtinle kusoo dhoweeyey maamulka degmada Buurtinle, nabadoono waxgarad, aqoon-yahano iyo shacabka magaalada Buurtinle oo aan u kala hadhin ka qayb qaadashada soo dhoweynta Madaxweynaha iyo weftigiisa. Madaxweynaha dawladda Puntland oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal ay ka socoto mashaariic horumarineed kuwaas oo ay dawladdu ka hirgelisey. “Aad ayaanu ugu faraxsan-nahay inaan maanta magaalada Buurtinle ku nimaadno safar shaqo, waana wax lagu farxo mashaariicda waaweyn ee magaalada sida dhabta ah uga socota, waa magaalo weynaatay oo ay degen yihiin dad badani tuulooyin badannina ay ku xeeran yihiin markaa waa lagama maarmaan inay heshaa adeeg fiican” ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland. ” Waxaan idiin rajaynayaa guul iyo inay mashaariicdaasi si dhab u hirgalaan haday noqoto saldhigyada Booliiska, nalalka magaalada [Solar System], biyo gelinta, iyo xaruntii degmada Buurtinle waaxa la rabaa dhammaan mashaariicdaasi inay u hirgalaan sidii lo qorsheeyey Insha Allaahu, sidoo kale waxaa iyana halkan ka socda mashruucii dhismaha waddada isku xidhaysey Garoowe iyo Gaalkacayo” ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland. Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadalay shaqaaqada dhexmartay dadka walaalaha ah ee reer Puntlaand, waxaana uu baaq u diray Madaxweynahu dadka shacab ka ah ee ay dhexmartay xurguftu, isla markaana waxa uu ku booreyey inay joo jiyaan dagaalka nabad iyo waaan-waanna kusoo dabaalan xaaladda hadda jirta. ” Waxaa sidoo kale nagu soo siyaaday shaqaaqada ka socota Hawdka oo runtii aan aad uga xunnahay dadkaa Soomaaliyeed ee dhintay. intii dhimatay Alle haw-naxariisto, inta dhaawaca ahna waxaan rajaynayaa in Alle u booga-dhayo, ka Puntland ahaanna waajib nasaaran weeye shacab kayaga markay dhibi gaadhto inaanu u nimaadno wixii shiddo iyo shar wadana aanu ka qabano, bulshadaa wada degan ee walaalaha ahna waxaan ugu baaqaynaa inay wanaag, ehelnimo, walaaltinimo ay kuwada deganaadaan, nabad kuwada noolaadaan nabad kuwada daaqaan ” ayuu Yiri Madaxweynaha dawladda Puntland. ” Waxaan ugu baaqayaa isimada, cuqaasha, nabadoonada, waxgaradka, culuma awdiinka reer Puntland meel kastay joogaanba inay u istaagaan xaaladdaa iyada ah deminteeda iyo dadkaa walaalaha ah isu soo dhowaan shahooda iyo dhibtaasi dhacday furdaaminteeda in loo istaago ayaan ku baaqayaa, waxaan kaloo ku baaqayaa in la joojiyo colaadda iyo xasaradda labada dhinacba inay joojiyaan, wixii dhib ah oo dhacayna ay intaa ku ekaadaan” ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland. =DHAMMAAD=