-
Content Count
205,991 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa Ayaa Jugtiisa si weeyn looga maqlay Guud ahaan degmooyinka Gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa ka dhacay wadadda Makka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeeyso Wadda sayidka iyo Isgoosyka Dabka. Qaraxa ayaa geeystay qasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac hayeeshee si rasmi ah looma xaqiijin karo. Faah Faahinta dib kala soco Insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Wararka hadda naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu qarax xooggan halkaas ka dhacay. Qaraxaan oo ahaa mid si weyn looga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo baxayo warar hordhac ah. Sida ay goobjoogayaal sheegayaan qaraxaan oo ahaa gaari ismiidaamin ah ayaa wuxuu ka dhacay kasoo horjeedka Hotelka Wehliye oo ku yaal inta u dhaxeyso Dabka iyo Sayidka. Lama ogo Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas balse waxay wararka hordhaca ah sheegayaan inuu jiro Khasaaro xoggan oo halkaas ka dhashay. Waxay dhibaato xoog leh kasoo gaartay dadweyne ku shaaheenayo agagaarka Hotelk, maadaama ay meeshaas tahay meel aad loo buuxo. Qoraal ayaa ku socdo Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Garoowe (Caasimadda Online) – Maalmihii ugu dambeeyay ayaa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa uu kulamo gooni gooni ah la qaadanayay Golahiisa Wasiirada iyo gudiga arrimaha dibada ee Baarlamaanka Puntland si go’aan looga gaaro mowqifkooda ku aadan ka mamnuucida dalka laga Mamnuucay shirkada DP World. Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in kulamadaas oo aad u dheeraaday ay ugu dambeyn maanta la filayo in puntland Go’aan rasmi ah ka qaadato ka mamnuucida dalka laga mamnuucay shirkada DP World. Lama oga go`aan ay qaadan doonaan mamnuucitaankii dalka laga mamnuucay shirkada laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World, horay ayey aheed markii xubno ka tirsan maamulka Puntland ay u sheegeen in ay soo dhaweynayaan in dalka laga mamnuuco shirkadaasi oo ay ku eedeeyeen in gacan saar ay la leedahay Soomaaliland. Saacadaha soo aadan ayaa la filayaan in uu soo gaba gaboobo kulamada xasaasiga ah ee ka socda madaxtooyada Puntland ee Garowe, iyadoona Puntland ay cadeyb toonto mowqifkeeda ku aadan ka mamnuucida dalka laga Mamnuucay shirkada DP World. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Waxaan wada ognahay Bishii Agoosto 2012-kii in Baarlamaan Faderaalka soomaaliya beesha caalamku aqoon satay markii lagu soo xulay habka qabiilka ee 4.5 cabirka ku dhisan. Waxaa Guddoomiyihii ugu horeeyey noqdey Maxamed cismaan jawaari waxay doorteen Madaxweyne cusub Sebtembar 2012. Bishii Oktoobar 2012 waxaana madaxweynuhu uu soo magacaabay ra’iisul wasaare cusub. Markaa ka dib Baarlamaanka Federaalka ayaa ansaxiyay ra’iisul wasaaraha cusub iyo golaha wasiirrada bishii November 2012-kii. Waxa Golaha barlamaanka Federaalku uu helay aqoonsi caalami ah iyo taageero weyn oo ka timid beesha caalamka iyo deeq bixiyayaasha. Waxaa loo ogolaaday dhaqaale aan xadi lahay oo gacanta ugalay Guddoomiye jawaari. Guddoomiye jawaari waa siyaasigii ugu Fursada wanaagsanaa siyaasiyiinta soomaaliyeed waxaan taas ula jeedaa wuxuu gacanta ku hayey Rajada shacabka soomaaliyeed waa Guddoomiyihii hay’adda sharciga waxaa laga suga yey dib-u-dhiska adeegyada dawladda kadib 22sano bur bur sana in uu tusaale unoqdo bilow wanaagsen. Xaqiiqda jirta waxay tahay 5sano ee Guddoomiye jawaari xilka hayey Golaha baarlamaanka Faderaalka waxaa ka muuqata habacsanaan dhinac kasta ah oo aan xaqiiqda la qarin karin. Maxaa keenay in xarunta Golaha shabacku ahaato meel foolxun oo khilaaf siyaasadeed xarun u noqota.? Xarunta Golaha baarlamaanku malaha adeegyada caadiga ah sida gargaar caafimaad oo deg dega baabuur ugaara xildhibaanada iyo shaqo maalmeedkooda qalab lagu shaqeeyo sida miisas iyo kuraas. 1: Qolka shirarka gaarka ah Maqaayad laga heli karo adeega cuntada bilicsanaan nimaad oo muujinaysa Magaca (GURIGA UMADDA), intaa waa dhibaatada xarunta ka muuqata oo masuuliyadeed uu qaadayo Guddoomiye jawaari lacaga loogu deeqay xarunta ee deeq bixiyaashu bixiyeen way ka badan tahay. 80milyan $ 2012- 2016 mashruucii Hiigsiga. 2: Arinka labaad ee aa Falanqayn tayda aan farta ku fiiqayo waa markii galaha baarlamaanka Faderaalka ee aduunku aqoon san yahay la aasaasay 2012 -2016. Waxa uu awood u waayey la xisaabtanka madaxtooyada iyo xukumada ilaalinta sharciga. Waxaa la dilay 19 xildhibaan oo logu dilay siyaabo kala duwan, Guddoomiye jawaari intooda badan aaskoodii kama qayb galin mana muujin xilweyn oo ah xildhibaanadaa la dilay xuquuqdooda dalka ay ku leeyihiin xarunta Golaha baarlamaanka laguma muujin magac yadooda iyo Taariikhdooda, aduunk aan ku nool yahay dilka xildhibaanku Dhinta isagoo gudanaya Hawl Qaran waa in goor kasta la xasuustaa . Sababtana waa taariikhda oo loogu muujiyo wadada adag ee loo soo maray nabada iyo nolosha Waxaan kaloo tilmaamayaa in Golaha baarlamaanku yahay ilaalinta sharciga markasta Waqtigii 2012 ilaa 2016 waxaa is badal siyaasadeed oo inta badan loo maray wax aan sharciga waafaq saney lagu sameeye in 3 R.iusul wasaare. Xilka laga qaadey 130 wasiir. 4 taliye Nabad sugid. 5 taliye bolice. 3 taliyaha xooga dalk waxaa isbadal ah marna baarlamaanka guddoomiyaha jawaari ka yahay Dood kama furin maxaa keenay in waxaa oo xil ah in lisku bad badalo? Waxeey aheyd in la baaro. Markaan ka hadlo dhanka dagaalka lagula jiro Ururka Al shabaab Gudoomiye Jawaari, waxa uu aad uga gaabsadey in uu dhaleeceeyo xasuuqa alshabaab shacabka ku hayaan waxaad ka raadin kartiin khudbadaha uu jeedin jiray arinkaa wali waxba la iskama waydiin waana siyaasiga kaliya ee ka tirsan madaxda ugu saraysa dawlada Faderaalka oo aaney waligii weerarin al shabaab arinkana waa wax shaki keeni kara. Falanqayn taydu maaha wax ka fog xaqiiqda jirta ee waa mid aan fariin ugu dirayo xildhibaanada diidan mooshinka jawaari maxay ka xasuustasn hogaanka liita ee Guddoomiye jawaari maaha inay xukumada Raysal wasaare khayre khaladka la saaro Madoonayno taariikhdii madoobeed ee sanadihii 2012 ilaa 2016 waa in isbadal muuqda lagu sameeyaa golaha baarlamaanka si wax walba dhinaca sharciga looga saxo. Waxaan Falanqeyn tayda ku soo gaba gabaynayaa waxa uu yahay Guddoomiye jawaari hogaankiisu waxa uu ka muuqdaa gudaha dhismaha baarlamaanka iyo dhaqanka xildhibaanada, xildhibaan si shaacsan u caayaya madaxweynaha wadanka soomaaliya uu bayka jirtaa. Dhaqabka madaxda la caayo iyo bur burinta sharciga intaa Tusaale u qaado. Xasuuso taariikhada 2012 ilaa 2016.khilaafkii jiray. W/Q:Danjire Maxamed Caalim
-
Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa Rwanda ku saxiixay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi oo afrikaanka u ogollaanaya inay si xor ah isku dhexgalaan, una ganacsadaan qaaradda dhexdeeda. 44 dal oo ka tirsan 55 dal oo qaaradda Afrika ah ayaa saxiixay heshiiskan la filayo in suuq xor oo badeecooyinka u kala gudbaan la abuuri-doonno sanadaha soo socda. 1.2 Bilyan oo dad oo qaaradda ku nool ayaa ka faa’ideysan doono, waxaana la sheegayaa in dhaqaalaha kor u kici-doono. Aagga ganacsiga xorta ah waa mid ka mid ah mashaariicda waa weyn ee fulinteeda la qorsheeyay inuu ku dhaqan-galo muddo toban sano gudahooda, taasi oo ujeedkeedu yahay isdhexgal dhammeystiran, waxaana barbar socon doona hindisooyinka kale ee la xiriira sida Suuqa keli ah ee gaadiidka cirka Afrika “Single African Air Transport Market”, Qabyo qoraalka Sharciga isu socodka xorta ah ee dadka “Protocol on Free Movement of Persons” iyo baasaboorka Afrika. Suuqan AfCFTA, waxaa uu shaqo abuur u sameyn-doonaa ilaa 1.2 billion oo Afrikaan ah, waxaa uu GDP-ga kor u qaadi-doonnaa illaa 2.5 trillion U.S.
-
Taliska Ciidamada Booliska ee Gobolka kar kaar ayaa kawarbixiyay Howlagalo Amniga lagu Xaqiijinayo oo ay Ciidamada Booiska ay ka wadaan maalmahan Gudaha Magaalada Qardho Ciidamada ayaa Gaadiidka dadweynaha ee leh bacaha Madow ka fiiqayay ,waxaana looga digay dadweynaha in aysan Bacahaasi kuxiran Gaadiidkooda. Taliyaha Qaybta Booliska ee degmada Qardho Axmed Muuse Jaqanaf oo Warbaahinta kulahadlay Magaalada Qardho ayaa sheegay in waxa ay Ciidamada har iyo habeen ay ka shaqaynayaan ay tahay in lasugo Amaanka shacabka ,waxa uu sheegay in cidii ka dhaga adeegta Amarka Ciidamada laganaaxi doono . Taliyaha Jaqanaf ayaa ugu danbeen ka codsaday shacabka in ay Ciidamada la shaqeeyaan . Halkan ka dhaagayso . Taliyaha qaybta ee degmada Qardho Jaqanaf
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Haween ka shaqeenayay Nadaafada Dagmada Cabdicasiis ayaa lagu buufiyay wax loo maleenayo Sun waxaana ku buufiyay Rag watay Gaari Noha ah oo aan taargo la heen kaasi oo goobta ka baxsaday. Haweenka Sunta lagu buufiyay tiradooda waxa ay gaareysaa 9 waxaana liidata xaaladda Afar kamid ah Haweenkaasi oo jirkooda uu isbadalay kuwaas oo loo qaaday Spitaalka Erdugan ee Ex Digfeer. Maamulka Dagmada C/casiis ayaa KNN u xaqiijiyay dhacdadaasi, iyaga oo dhanka kale sheegay inay ku raadjoogaan cidii ka dambeysay arintaasi. Dhaqaatiirta Caafimaadka ee Spitaalka Hubaal oo haweenkaasi qaar kood la geeyay oo ku yaala Xaafada Sanca ayaa Kulmiye u sheegay inaysan ka hordhici Karin waxa lagu buufiyay Haweenkaasi,balse ay dib ka soo sheegi doonaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Madaxweynaha dowladada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay markasta ka go,antahay in Al-shabaab laga saaro Gobolada ay gacanta kuhayaan. Waxa uu sheegay in Al-shabaab oo laga adkaado ay Aasaas iyo gundhig unoqon karto oo kaliya in la helo Ciidankii Qalabka siday ee Soomaaliya lana soo celiyo haybadii ay Ciidamada lahaayeen. Waxa uu sheegay in ay ku qasban yihiin in dalkan ay dib ugu soo celiyaan gacanta shacabka Soomaaliyeed . Madaxweynaha ayaa sheegay in ay balan ku qaaday Xukuumadiisa in dalkan aysan ka talin doonin Al-shabaab . Halkan ka dhagayso. Madaxweyne Farmaajo
-
AU stresses intelligence sharing to foil attacks in Somalia
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
MOGADISHU (Xinhua) -- Intelligence officers from African Union Mission in Somalia (AMISOM) and local security forces wrapped up a three-day meeting in Mogadishu on Wednesday by rooting for stronger intelligence gathering and information sharing. Source: Hiiraan Online -
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo tababar u soo xiray askar ka mid noqoneysa Ciidanka Asluubta ayaa sheegay in dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida ay ka qeyb qaadanayaan dagaalka dalka looga xoreeynayo argagixisada Alshabaab. “Waxaa la idiin tababaray in aad ka mid noqotaan Ciidanka Asluubta, balse taas macnaheedu ma ahan in aad ilaalineysaan maxaabiis oo kaliya ee waxaa idin ku waajib ah, in aad hawlgallada xoreynta dalka aad ka qeyb gashaan, sababtoo ah dalku waxa uu ku jiraa dagaal adag oo loo baahan yahay in aan ka xorreyno argagixisada nagu soo duushay.”ayuu yiri Madaxweynaha oo khudbad u jeediyey askarta ka mid noqotay Ciidanka Asluubta. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay xaaladda dagaal ee dalku uu ku jiro iyo sida looga baahanyahay muwaadin kasta in kaalintiisa uu ka qaato, dowladduna ay xoog iyo dhaqaalaba ku bixineyso sidii Alshabaab looga guuleysan lahaa. “Maanta waxaa u dhaarateen in aad dhiigiina ku bixsaan dalkiinna, una hurtaan naftiinna. Dadaal ka dambeeya arrinkan ma jiro, waana waajib ina wada saaran dhammaanteen in aan dalkeenna difaacanno, markii uu nabad yahay iyo markii uu colaad ku jiro.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xaqiijiyey in maanta ay u furantahay dhallinyarada la marin habaabiyey ee ka mid noqday argagixisada Alshabaab iyo horjoogayaashooda in ay dadkooda dib ugu soo laabtan, kana waan toobaan dhibta iyo gumaadka ay ku hayaan shacabkooda. “Marar badan waan xaqiijinnay in aan cafis u fidinay, balse hadii aysan qaadan cafiskaas waxaa noo ballan ah in aan ka sifeyno dalka, waana aaminsannahay in aan ka adkaaneeyno, sababtoo ah waxaan difaacaneynaa sharafteenna, dalkeenna iyo diinteenaba.” Ugu dambeyn, Munaasabada tababarka loogu soo xiray ciidamadan, waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Somalia, Xasan Xuseen Xaaji, Lataliyeha Madaxweynaha ee Amniga Qaranka Cabdisaciid Muse Cali, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Axmed Cali Daahir, Taliyeha Ciidamada Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Taliyeha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdiweli Jaamac Gorod, Taliyeha Ciidanka Booliska Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamad iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Soomaaliya oo amar culus dul-dhigay Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed appeared first on Puntland Post.
-
Kaddib doorashadii 30th maarso 1964 oo aqlabiyada Baarlamaanka ee ku guuleysteen xisbigii SYL 69 xildhibaan iyo 12 xildhibaan oo doorashadii ka dib ku biiray SYL oo ka dhigtay 81 MPs, Wadarta guud ee xildhibanada waxay ahayeen 123 xildhibaan. Hal sano kaddib Febaraayo 1965, waxa mooshin laga keenay gudoomiyihii baarlamaanka Axmed sheikh Maxamed oo laga soo doortay Berbara, Somaliland. Waxa mooshin ka keenay 55 xildhibaan SYL waxa lagu eedeeyay in uu mooshinkaas kadaal ka riixayay PM Abdirizak oo ka mid ahaa SYL. Kulankaas baarlamanka waxaa xaadiray 119 xildhibaan, waxaana codka kalsoonida kala laabtay 85 mudane waxa ka aamusay 1 xildhibaan,halka 33 mudane ee kahor yimadeen. Gudoomiye Axmed Sheekh Maxamed waxa lagu eedeeyay inuu caqabad ku yahay mashaariicda SYL iyo howlaha horyaalo baarlamaanka. Ka dib Waxa gudoomiye baarlamaan loo doortay Sheekh Muqtaar oo laga soo doortay baydhabo. Doorashadii 2017 hal sano ka dib waxa mooshin laga keenay gudoomiye Jawaari, waxa lagu eedeeyay Jawaari inuu caqabad ku yahay baarlamaanka shaqadiisa iyo ku tagrifal awoodeed. Waxa gadaal ka riixayo mooshinka PM Kheyre. Khudbadii Ra’iisul wasaare Kheyre ka hor jeediyay baarlamanka inta codka loo qaadin wasiirada wuxu yiri ““Xukuumaddayda, waxaa hal-beeg u noqon doona Karti iyo Hufnaan, sidii hal-hayska u ahayd Ra’iisul Wasaarihii hore, Allaha u naxariistee, Mudane Cabdirasaaq Xaaji Xuseen. Ra’iisul wasaare Cabdirasaaq Xaaji Xuseen wuxu khudbadaan jeediyay 15 June 1964 markii uu magacaabay golihiisa wasiirada. Waxay kalo ka siman yihiin inay aad uga hadlaan “Musuqmaasuqa”. Waqtiga iyo duruufaha aad ayay ukala duwanyihiin laakin Soamaalia moashin kuma cusba iyo ra’iisul wasaare mooshimaya gudoomiye baarlamaan. W/Q: Abdinasir Gedi
-
Shir looga arrinsanayey sidii loo samayn lahaa nidaam lagula socda shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe, waxaana shirkaasi guddoominayey guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland Mustafa Siciid Shabac. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay wakiillo metelayey dhammaan hay’adaha kala duwan ee dawladda kuwaas oo isugu jirey Agaasimeyaal iyo Madaxqaybeeddo isla markaana waxay shirkaan ku lafo gurayeen sidii loo heli lahaa nidaam sax ah oo lagu kor joogteeyo shaqaalaha dawladda. Nidaamkaan ayaa marka la meel mariyo waxa uu noqonayaa mid kala saara shaqaalaha dawladda kuwo ku habboon shaqada ay hayaan iyo kuwa aan ku habboonayn isla markaasna waxa uu fududaynayaa in la dallacsiiyo qofka mutaysta dallacsiin si shaqaalaha kalena ay ugu dhiirradaan shaqo wanaag. Inta shirkaani socdo waxa si dhab ah loo dersayaa sidii loo xaqiijin lahaa in nidaamkaanu uu u noqon lahaa mid marka hore isaga si dhab ah loo fahmo isla markaana dadka ku shaqaynayaa ay u ahaan lahaayeen kuwo si mugleh u fahamsan maadaama uu yahay mid masiiri u ah shaqaalaha dawladda. Habkaana ama nidaamkan ayaa kamid ah siyaasadaha ay dawladdu beryahan ku hawllan tahay hirgelin tooda waxaana dawladda ka caawinaya Baanka adduunka oo dawladda ka taageera qayb kamid ah tayaynta hay’adaha dawladda. The post Shir looga hadlayey shaqo gudashada shaqaalaha dawladda oo Garoowe lagu qabtay appeared first on Puntland Post.
-
Dowladda Puntland, ayaa maanta oo khamiis ah lagu wadaa inay shaaciso mowqifkeeda ku aadan Go’aankii ay labada Gole ee Barlamaanka Federaalka dalka kaga mamnuuceen shirkada DP-world iyo heshiisyada ay kula wareegtay dekeda Berbera iyo Bosaso. Guddi wasiirro oo ay dowladdu 20-kii bishaan u saartay arrintaan, ayaa maanta lagu wadaa inay shirka golaha wasiiradda horgeeyeen talo bixintooda ku aadan mowqifka ay dowladdu ka qaadan karto go’aanada dowladda federalka. Xubnaha guddigaan oo muddo labo maalin ah ku shirayay xarunta madaxtooyada ayaysan warbaahintu wax faahfaahin ah ka helin qodobada horyaalay ee ay ka doodayen, waxaase maanta lagu wadaa in warbaahinta loo yeero ama war qoraal ah dowladdu soo saarto. Waqti xaadirkaan wafdi Puntland ka socda ayaa haatan ku sugan dalka Imaaraatka, iyagoo halkaas u tagay dhameystirka heshiiska dekeda Bosaso ay kula wareegtay shirkada DP World. Puntlandi.com
-
Xisbiga Waddani ayaa Kalsoonidii kala noqday guddiga doorashooyinka Somaliland, kadib markii ay ku eedeeyeen inuu ku guul daraystay inuu dhex dhexaad unoqdo xisbiyada ku loolamaya siyaasada maamulka Somaliland. Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen ayay ku dalbadeen in guud ahaanba guddigaan la kala diro lanasoo dhiso guddi kale oo cadaalad ugu shaqeeya xisbiyada Somaliland, waxayna sheegeen doorashooyinki ugu dambeeyay inay ahaayeen wax aan lagu tilmaami karin doorasho. Waxa kale oo ay sheegeen in ay soo bandhigidoonaan khaladaad ay sheegeen inuu guddigu galay xilligii Doorashadii Madaxtooyada. Puntlandi.com
-
Ciyaaryahanka caanka ah ahna laacibka aduunka, Cristiano Ronaldo ayaa si adag u cambaareeyay duqaynta dowladda Sria iyo xulafadeedu ku garaacayaan goobaha mucaaradku haystaan ee dalka Sria, halkaas oo lagu dilay in ka badan 400,000 shacab ah. Ronaldo ayaa baraha bulshada ku diray farriin qiiro xambaarsan oo uu ku kula hadlayay shacabka ku nool magaalada Ghouta oo kutaala daanta Bari ee caasimadda Dimishiq. “”Ha debcinina, iimaankiina adkeeya, marna ha quusaninia.” ayuu bartiisa wtitterka kusoo qoray Cristiano Ronaldo. “Tani waa farriin ku socota Carruurta Syria, “Waan ognahay in aad dhibaataysan tihiin, waxaan ahay ciyaaryahan caan ah, adinkana waxaad tihiin geesiyaasha dhabta ah, ha luminina rajadiina, aduunkuna waa kula jiraa, waan idin daryeeleynaa, waan idinla jiraa.”ayuu yidhi Ronaldo. Ciyaaryahankaan reer Portugal iyo kooxda Real Madrid ayaa sidoo kale faafiyay muuqaal kasoo baxay hay’adda Save Children oo ka hadlayay xaalada carruurta bariga Ghouta. Kadib todobo sano dagaalka Sria, waxaa la qiyaasay in 10 milyan oo carruur ah ay u baahan yihiin gargaar caawinaad ah oo degdeg ah. Puntlandi.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa weli ku howlan dadaalka uu ku qaboojinaayo Khilaaf Siyaasadeedka u dhexeeya Guddoomiyaha baarlamaanka ee uu Mooshinka ka yaal Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Xildhibaanada Mooshin wadayaasha ee Mooshinka gudbiyay. Madaxweyne Farmaajo oo ka duulaaya xiliga lagu jiro iyo Khilaaf Siyaasadeedka heerka uu maraayo, ayaa kulamo gaargaar ah la qaadanaaya Xildhibaanada qeybahooda kala duwan, si looga wada shaqeeyo xalka. Madaxweyne Farmaajo, ayaa la soo sheegayaa in Xildhibaanada qaar uu ku qanciyay inay ka shaqeeyan maankooda isla markaana qaboojiyaan xiisada Siyaasadeed ee muuqata, waxaana dalabkaasi soo dhaweeyay qaar kamid ah dhinacyada u nugul xasiloonida dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale, Xildhibaanada aan u nuguleyn daminta khilaafka ugu baaqay inay ka dhex baxaan labada dhinac si loo qaboojiyo khilaaf Siyaasadeedka, waxa uuna tilmaamay inuu tixgalinaayo aragti waliba oo khuseysa Mooshinka. Sidoo kale, mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Madaxtooyada Somalia ayaa dhankooda kawada dadaal lagu doonaayo in lagu qaboojiyo Mooshinka, waxaana halkaa ka socda kulamo joogta ah oo aan kala joogsi laheyn. Geesta kale, baarlamaanka Somalia ayaa isku raacay in Mooshinka lagu xalinkaro keliya in lagu kala baxo cod bixin, oo la filaayo inay dhacdo maalmaha fooda nagu soo haya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
According to the African Union, this would consolidate a market of 1.2 billion people, and a gross domestic product of $2.5 trillion. But, Nigerian President Muhammadu Buhari and Ugandan President Yoweri Museveni have both snubbed the summit in Kigali, Rwanda. African heads of state have gathered in Kigali, Rwanda, to sign a free trade agreement that would result in the largest free trade area in terms of participating countries since the formation of the World Trade Organization. Leaders are poised to approve the African Continental Free Trade Area, a deal that will unite the 55 member countries of the African Union in tariff-free trade. The agreement is touted by the African Union as encompassing a market of 1.2 billion people, and a gross domestic product of $2.5 trillion. It is hoped that it will encourage Africa’s trade to diversify away from its traditional commodity exports outside of the continent, the volatile prices of which have hurt the economies of many countries. “Less than 20 percent of Africa’s trade is internal,” Rwandan President Paul Kagame, also currently chairperson of the African Union, said in a speech Tuesday. “Increasing intra-African trade, however, does not mean doing less business with the rest of the world.” But, the deal has its critics. It was announced over the weekend that Nigerian President Muhammadu Buhari would not be attending the summit, despite his federal cabinet last week approving the deal. “This is to allow more time for input from Nigerian stakeholders,” said an official statement from the foreign ministry. The agreement is opposed by the Nigeria Labour Congress, an umbrella organization for trade unions in the country. “Given the size of its economy, population, and given its political clout, Nigeria’s stance towards the African Continental Free Trade Area is key,” Imad Mesdoua, senior consultant for Africa at Control Risks, a global risk consultancy with offices in Lagos, told CNBC via email. Nigeria is the continent’s most populous nation and considered by some metrics to be sub-Saharan Africa’s largest economy. “There is a general sentiment among (labor unions and industry bodies) that Nigeria’s export capacity in non-oil sectors isn’t sufficiently robust yet to expose itself to external competition,” Mesdoua said. The president of Uganda, Yoweri Museveni, also called off his visit at the last minute, although it remains unclear as to why. Africa’s population is expected to reach 2.5 billion by 2050, according to the African Union. By this time it will account for 26 percent of the world’s working age population. Talks for the African Continental Free Trade Area began in June 2015. Should the agreement be signed, second phase talks are expected to begin later this year. These will focus on investment, competition and intellectual property rights. According to a study published by the United Nations last month, the deal will lead to long-term welfare gains of approximately $16.1 billion, after a calculated $4.1 billion in tariff revenue losses. But, the report did warn that benefits and costs might not be distributed evenly across the African continent. In principle, a free trade area across Africa “makes perfect economic sense,” Ben Payton, head of Africa at risk consultancy Verisk Maplecroft, told CNBC via email. But, he added: “The biggest risk is that African countries would be unable to effectively enforce external customs controls. For example, this would mean cheap Chinese goods that are imported into Ghana could eventually cross various African borders without further controls and make it into Nigeria. This problem already exists, but a free trade area would potentially make it worse.” The World Trade Organization was formed in 1995 and comprises of 164 members. Source: – CNBC
-
(The term “liquid gold” has also been used to refer to wood cleaner, hair products and of course, urine. For the love of God, please don’t confuse pasta water with any of these.) Because pasta is made of flour, it releases starch into the cooking water as it boils, creating a white, cloudy liquid that we often deem “dirty” and then dump down the sink. Big mistake. That’s the liquid gold we’re talking about. Why would you want to keep that cloudy liquid, you may ask? Because it’ll help emulsify and thicken your sauce. Now you’re probably wondering, “But why would I want to emulsify my sauce? Who even cares?” Emulsification makes a difference, as science and taste buds prove. All too often, a plate of spaghetti is encircled by a watery, red puddle. You know what we’re talking about. It pools around the edge of your plate and ruins a gorgeous plate of pasta. That puddle results when the water and oil in your pasta and sauce separate from each other. Here’s where emulsification comes in. Emulsification is the process of blending two liquids that would otherwise repel each other ― in the case of pasta, it’s oil and water ― into a smooth, inseparable mixture. The starch in your pasta water, as luck would have it, is an emulsifying agent and also a thickener. So if you save some of your pasta water and then slowly mix a ladlefull of it into sauce, you’re binding together the liquids and oils, creating something creamy and thick that won’t ever separate into a puddly mess. There’s another benefit of using pasta water: By not rinsing your pasta, you’re keeping a nice coating of starch that’ll bind the pasta itself to the sauce, creating yet even more harmony on your plate. (Some people also claim pasta water makes your dish more flavorful, but that’s for super refined palates.) If you cook alternative pastas made with lentils, black beans, brown rice or just about anything else, those are all wonderfully starchy as well, and that water also can be used as liquid gold. Serious Eats was skeptical about whether laypeople could tell the difference between a regular sauce and a sauce that’s been emulsified with pasta water, so the website conducted a taste test that compared three different preparations of pasta. The one that used pasta water in its sauce won by a landslide. Pasta water works its magic in just about every kind of sauce, not just tomato. It can make an Alfredo sauce less greasy, and it can give a silky texture to a pesto. Here’s how to save your pasta water. Choose one of the following methods: If you insist on dumping your pasta into a giant colander, first make sure you’ve ladled out a couple cups of the cooking liquid and saved it in a bowl. Or you can use a pot with a pasta strainer insert. It allows you to just lift up the strainer when the pasta is ready, reserving all the liquid in the big pot. These things are magical. For long pastas like spaghetti and fettuccine, you can just use a pair of tongs to move the cooked pasta to a saucepan. Fish shorter pastas like macaroni and penne out of the water with a spider skimmer ladle. Source: – Huffingtonpost
-
The prime suspect in a botched terror mission targeting the Supreme Court and other government installations in Nairobi worked with several Kenyans who helped him acquire fake documents and move around. Police say Abdimajit Hassan Adan worked closely with Anthony Kitila Makau, Mohamed Osman Nane, John Kiarie, and Lydia Nyawira Mburu. All of them will be arraigned at the Milimani Law Courts Thursday morning. The Nation is aware of the alleged roles of each of the aides of Abdimajit, who was arrested in Merti, Isiolo, as he transported a vehicle laden with a total of 110 kilogrammes of Trinitrotoluene (TNT) explosives, five AK-47 rifles, 36 gun magazines, three modified Nokia phones, 36 unprimed hand grenades, 18 pairs of grenade primers, five military-grade projectiles, and three military knives. AL-SHABAAB Security officials say the suspects targeted the Supreme Court as the epicentre of the bomb attack, which would have been followed by successive explosions at the Kenyatta International Convention Centre, Parliament Buildings, County Hall, Technical University of Kenya, Central Bus Station, Jeevanjee Gardens, Serena Hotel, the University of Nairobi, and Milimani Law Courts. A document profiling the suspects and their Kenyan aides, all of whom operated from Nairobi, states that Abdimajit travelled to Somalia to join Al-Shabaab in early 2015, underwent training in various camps in Somalia, and carried out some “assignments” in Somalia and in Kenya. “He procured the vehicles that were to be used, sourced for safe houses, and facilitated the movement of the vehicle laden with explosives to Nairobi from El-Adde in Somalia through Elwak and Merti.” Police believe that in late September 2017, Dhere, a senior Al-Shabaab commander in Jilib, informed Abdimajit that he was to travel to Nairobi, rent a house and obtain a driving licence within the shortest time possible. A month later, Dhere gave Abdimajit the equivalent of Sh300,000 in US dollars and saw him off to Nairobi. DAMAGE Inspector-General of Police Joseph Boinnet says had the plot succeeded, it would have caused massive infrastructural devastation, deaths and injuries. “Typically, terrorists prefer ramming an armed vehicle into a gate or main entrance to the target to avoid premature detonation,” Mr Boinnet says. Source: Dauly Nation